Тёмный

heestii banaadir, barakee allow xamar, barxada koonis 

Aar jama geelbeele
Подписаться 2,5 тыс.
Просмотров 351 тыс.
50% 1

heestii banaadir, barakee allow xamar. barxada koonis

Опубликовано:

 

11 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 369   
@ilwaat4158
@ilwaat4158 10 месяцев назад
im from Hargeisa,but xamar Wa jeclahy wlhy😭❤️ barakee allow xamar🤲🤲Nabad iyo badhaadhe ayan ilahay uga rajaynayaa❤❤❤
@RaaqiyoMaxamed-vs1vh
@RaaqiyoMaxamed-vs1vh 7 месяцев назад
😢sidokale siyaad sad naka la goysay mahee qaluubtena iyo dhigeena wamid
@NimoCumar
@NimoCumar 3 месяца назад
RER HARGEYSA SXBO MAKA HELAA FROM GALMUDUG😢
@AbdikariimAdamAli
@AbdikariimAdamAli 2 месяца назад
Calanka buluuga waan necebay lakiin wllhi galmudug kama kaftamo welocme​@@NimoCumar
@EXARKAPoi
@EXARKAPoi 2 месяца назад
Waxan ku dhartay magac Allah inta nolohay dal key la gumeysan mayo ama waa dhima ama dal keyga nabad ka dhiga i.a allow Ano dalkey xorey San naftada ha iga qadin😭😭🤲🙏 allow adon kaga ahay dal key inta xorey Sayo naf tada ha iga qadin😭😭🤲 wabalan Ina dalkey ga aduun ka baro❤️‍🩹😭
@aneizamostaphaaniza1138
@aneizamostaphaaniza1138 2 месяца назад
Ano somalilanderad ah kugu bogaadinaya alle hakula garab garo
@Faatush19
@Faatush19 Месяц назад
Hadey ka goan tahay kaalay group noqone
@honpozze525
@honpozze525 Месяц назад
Sido kle pro❤
@SleepyCat-df7ez
@SleepyCat-df7ez 9 месяцев назад
Bilic iyo hufnaan iyo baaxada iyo ganacsiga beri waxaan ahaan jiray afrikaanka badidood caasimada ugu bilan😭😭😭😭💙 Ilaahow dalkeyga nabad iiga dhig From burco😢
@MohamedAbdi-c2c
@MohamedAbdi-c2c 4 месяца назад
Ad iyo ad muqshisho cadey❤❤
@fatxiisuroon4317
@fatxiisuroon4317 Год назад
22 /09/2023 walaahi wan ilmeeyay xamar ilaahay nabad haka dhigo Aamain ilaahaw itus intaaanan dhiman mar xamaro nabada Dadku is dhexmarayaan Madaxdu lugaynaayan ❤❤❤❤❤ Ilahaw ducada aqbal
@dagandaacad5812
@dagandaacad5812 7 месяцев назад
6/Marso/2024❤
@abdiwahababdi723
@abdiwahababdi723 5 месяцев назад
Amin yaa Rabbi
@moussaali8588
@moussaali8588 4 месяца назад
I am from borama I love xamar is our capital
@hamsetaani5338
@hamsetaani5338 Год назад
Allow Xamar Barakee Oo Dhibta Ka Dulqaad 🤲, I'm From Somaliland.
@ZeylacIbrahim-cc8nm
@ZeylacIbrahim-cc8nm Год назад
Shukran walal siyaasad ahaan ayaan u kala go'i karnaa lkn dhiigeena makala go'o❤
@AdaMMahameth
@AdaMMahameth 4 месяца назад
Mogadishu waligey ma arag hadana wa magaalo aan an said u jeclahay caasimada ummada somaliyed from borama❤
@Faatush19
@Faatush19 Месяц назад
Dhulkaaga waye qabiil yaan niyad laguu galin waa tagi doona aniga ❤
@nastehocise
@nastehocise 15 дней назад
Awdal state guuleyso anaa kugu soo dhaweynaayo lpx
@MaryanClnaasir
@MaryanClnaasir 6 месяцев назад
Barakee allow xamar❤ from puntland
@nastehocise
@nastehocise 15 дней назад
Barakee puntland from galmudug
@Hamdadahir-gd4lq
@Hamdadahir-gd4lq 2 месяца назад
Walhi heeadan waxan sooradiyay hbeen qaraxa ka dhacay xeebta liido dad badan ku dhibteen wan oyay ilaa xalay ma seexan wiilshii somaali ee yar yaraa walalahay ahaaa ayaa meesha ku dhintay yaaa rabi xamar oo nabad itus 😢😢😢 for somalinda waaa ini jeclahay ❤
@aali.j1
@aali.j1 2 месяца назад
ducada badi walaal from burco
@Hamdadahir-gd4lq
@Hamdadahir-gd4lq 2 месяца назад
@@aali.j1 wn ducaynaynaa in dhibka alle ka dul qaado wlleheen aan jecelnahay
@abdirizakgaafuun709
@abdirizakgaafuun709 6 месяцев назад
Caqligu ha baraarugo dadkiina ku baahi tira io allow barakee xamar heestan midho dhaxal gal ah baa ka buuxa illaahoow xamar nabad ka yeel aaamiin aaamiin from gobolka sanaag
@MohamedAbdi-c2c
@MohamedAbdi-c2c 4 месяца назад
❤❤❤❤Amin
@kamiladeria-nj4wv
@kamiladeria-nj4wv 10 месяцев назад
Kama daalo heestan ❤❤❤ Allah ha idin barakeeyo reer muqdisho❤
@RaaqiyoMaxamed-vs1vh
@RaaqiyoMaxamed-vs1vh 7 месяцев назад
Amiin sidokale😢
@xubimj3810
@xubimj3810 6 лет назад
Heestan kam xiso ila hada yaa ila dhagesta ❤️😍🇸🇴❤️😍❤️🇸🇴😍🇸🇴😍🇸🇴😍
@user-bk4ex3zm6o
@user-bk4ex3zm6o 3 года назад
Wlhi wan jeclhy wana qiroďa
@abdialimdheeg9434
@abdialimdheeg9434 3 года назад
Ani walhy kusoo cel celshadaa
@RaaqiyoMaxamed-vs1vh
@RaaqiyoMaxamed-vs1vh 7 месяцев назад
Ani marwalbo😢
@kowsarcabdikarem5503
@kowsarcabdikarem5503 2 года назад
Hesta markan dawadey wlhy wan oyey😭😭😭😭Barakee alow xamar 🇸🇴 🥺
@sumayosusu
@sumayosusu 2 года назад
Barake allow xamar🇸🇴🥺
@iqramansan
@iqramansan Год назад
I'm from somaliland but l like muqdisho❤😊
@cabdinuurcabdirasaaq9284
@cabdinuurcabdirasaaq9284 Год назад
sacado Kdipn Dhgysan🇸🇱
@xananjamaal2932
@xananjamaal2932 11 месяцев назад
😊😊😊
@zekromsxnobi1817
@zekromsxnobi1817 11 месяцев назад
Buddy, Somaliland Does Not exist It’s just Northern Somalia
@HafifMude
@HafifMude 7 месяцев назад
Somalia is 1 and it will always remain 1!!
@dagandaacad5812
@dagandaacad5812 7 месяцев назад
Waa un isla dadki iyo dalkaagi byo❤
@muuna24ali34
@muuna24ali34 8 лет назад
masha Allah fananiinta calanka ee ku labisteen iyo heeesta wadaniga ah markan arkay ilinaa iga timid wlhi ilahayow xamar no daji amiin
@mohamedshair1933
@mohamedshair1933 8 лет назад
7
@nurahmed3833
@nurahmed3833 4 года назад
Aaamin amin muna boqorad batahay wlh mhdsnid abayo
@TAARIIKHRaac
@TAARIIKHRaac 5 месяцев назад
🎉
@mohamedguunje8330
@mohamedguunje8330 6 лет назад
maalinuun arki doonaa xamar incha allah from hargeisa
@shaymaalishabel6217
@shaymaalishabel6217 6 лет назад
iam somalilander girl barakee Allow xamar wlhi heestan wan jeclahy
@caamirceynte4096
@caamirceynte4096 5 лет назад
Allow xamar barakee oo hargeesa barakee oo kismaayo barakee oo garawe barakee oo jigjiga barakee oo jabuuuti barakee oo beydhabo barakee oo all somalia barakee
@bashirshatiadde7486
@bashirshatiadde7486 4 года назад
Also I am Jubalander. Barakee Allow Xamar.
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 11 месяцев назад
Hodan abdirahmaan Dhashii Fanka ee Samaroon Siciid 🎉❤
@farahrahma7572
@farahrahma7572 8 лет назад
Fixisada Dhaceesiyo Ba' Waxa Ka Soo Hara Adoonkii Balaayada Ku Xasuusta Boqorkee Baryadii ILAAHEEY Waata Nuurka Baxayee BARAKEE ALOOW XAMAR wooooow love it
@mahadmusa9820
@mahadmusa9820 8 лет назад
thnks
@faadumomaxamuud9329
@faadumomaxamuud9329 5 лет назад
Bixisada Weeye
@kaareburburiye
@kaareburburiye 7 месяцев назад
FIXISADA,,,MAAHA,,,EE WAA BIXISADA DHACASIYO
@salougaaska3105
@salougaaska3105 4 года назад
Iam from somaliland barakee allow xamer 2020
@ikraanjama5858
@ikraanjama5858 3 года назад
Mansha allah allow barakee xamar
@adnaismael9653
@adnaismael9653 5 лет назад
Beegsataye libtaadii banaadirey ma nabad baa😘 barakee allow xamar 😢❤
@Alonebird575
@Alonebird575 3 месяца назад
Barakee allow xamr 😢😢❤❤7:56pm malin arbaco ah 10/7/02024 fasax ayan galkcyo uso aaday from garowe 😢❤guriga hooyo mcn nimco
@abdirahmanali9176
@abdirahmanali9176 8 месяцев назад
Inta daawaneesa 2024.
@Jamiilowadani
@Jamiilowadani 2 месяца назад
Waa ikan😂😂
@CadeShiikh
@CadeShiikh Месяц назад
Ani
@fardowsaomarsrelationshipa73
@fardowsaomarsrelationshipa73 7 лет назад
Suqra yareey partkeeda has me in tears marwalbo aan maqlo "inkastoo bukaan iyo soomaray xanuun badan, oo badan oogadaa bastey aahaan jiray 😢😢😢😢
@kimjongun2458
@kimjongun2458 7 лет назад
Fardowsa Omar good
@Anabeeyyyy
@Anabeeyyyy Год назад
Ddka bukaan ka walagu nacaa🥺 hada aydo xnnsan xamar taalaa😭 allow ku caafi suqra yareey
@jamiiladagaan6774
@jamiiladagaan6774 4 месяца назад
30/may/ 2024 heestan hargeisa ayaan ku dhex dhagaysanaya💚🤍❤️ barakee allow xamar 🇸🇴
@sadaqjohn1822
@sadaqjohn1822 24 дня назад
from xamar just hargeysa ayan ku dhax dhagesanoya hargeysa magalo hor martay❤️
@Anabeeyyyy
@Anabeeyyyy Год назад
Wxn dawanga dhamadka 2022 ka 🥺 2023 qariib soo yahy, Allow barakee xamar🖐❤
@alijelee
@alijelee Год назад
Aniga kadaran gorma laqaday 2023
@onlyme7792
@onlyme7792 11 месяцев назад
Anigana .06:55am 21.10.23😢😢❤😊 i love mugdisho from jijiga❤❤
@AhmedDiini-ik8xg
@AhmedDiini-ik8xg 7 месяцев назад
runtii heskaan aad bey isoo jidatay markii iigu horeysay waxan ka maqlay stadium mogdisho ciyarihii maamul goboleedka anoo dawanaya lashiday 2023/2024 barakey allow xmar
@shaaficihassan1936
@shaaficihassan1936 7 лет назад
Barakee allow xamar waa walaakiin shaafici waqooyuga somalia somalia ha midowdo
@FRENKIE-fi8sc
@FRENKIE-fi8sc Год назад
Mar uun wantagi xamar insha allah🥺❤️
@hamsehadaari-q4y
@hamsehadaari-q4y 8 месяцев назад
ax yaa hees caqligu ha baraarugo qof kasta oo somalia ah waxa uu muhiimsan waa in aan u duceyno dalkeena allhow baraakee xamar
@DEEQOISMACIILibrahim
@DEEQOISMACIILibrahim 11 месяцев назад
Waligay somali ma aadin 😢Lkn maalin uun wa taga I.n❤
@SakariyeSaleban-if3jt
@SakariyeSaleban-if3jt 3 месяца назад
illahay xamar haga dhigo nabad barake allow xamar ❤ from dowlada somaliland wllayal ma isgarab sana oo aduunka maka muuqana inagu laba dal ah
@mrssahra3435
@mrssahra3435 2 месяца назад
wll waxad jeceshihin alaha idin siiyo balse manihin dad kala maarma wan idin jcl nhy from mudisho wacaysle
@abdirahimibraahim4512
@abdirahimibraahim4512 2 месяца назад
Xamar waligay ma aan tagin, yaa igeeya 😢🙏✈️😭
@user-Jaceylow
@user-Jaceylow 9 месяцев назад
Barakee Allow Xmar Yaa Rapi😢🤲 Farom Galmudug💚💙🤚 Hada iga danbeyzo Lkie🙏
@gonegetbettervlogandfilms1575
@gonegetbettervlogandfilms1575 8 лет назад
fixisada Dhaceysiyo ba'a waxa kasoo hadhay adoonkii balaayada ku xasuustay boqorkee baryadii ilaahay waata nuurka baxayee barakee allow xamar aamin yaa rabbi 🙌🙌 we are One language one religion no more kala tag iyo kala saar
@ALWADAN1
@ALWADAN1 Год назад
Really am feeling sad and at the same time ⏲️ proud because as a somali person feeling proud and when I remember our politicals am feeling sad 😔
@shueybsahidd7931
@shueybsahidd7931 11 месяцев назад
Bi'isada dheh
@ilhaancabdi4898
@ilhaancabdi4898 4 месяца назад
Bi isada waaye
@kimjongun2458
@kimjongun2458 8 лет назад
asxaabta thanks 4 the feedback, pliz dont 4get to subscribe and like our page in facebook taanishow.com
@AbdikariimAdamAli
@AbdikariimAdamAli 2 месяца назад
Xamar ma jecli lakiin heesta waan jecalay waxaan uniyay sanayaa barbara lakiin cadaw giin unoolada
@nimconalka1866
@nimconalka1866 Год назад
17/4/2023 Waa bil ramadan wana malmihi ugu qeyrka badna waxan ilahey uweydiyay wadankena ino nabad nog dhigo alahuma aamin 🤲😭😭😭🤲
@abdirahmankhadar5072
@abdirahmankhadar5072 Год назад
😢❤amein
@hassanabdirizak9423
@hassanabdirizak9423 2 месяца назад
Kadib qaraxii foosha xumaa ee liido yaa soo booqday heestaan si uu dhiyada isaga dhisto
@yusufabdule3138
@yusufabdule3138 8 лет назад
absolutely wa hes cajib wa hes wadani ah fananin cod mcn thanks all of you
@MaslahSugow-xd6tq
@MaslahSugow-xd6tq 2 месяца назад
I'm From Ethiopia but I liked the music and Muqdisho
@MabsuudMahamed
@MabsuudMahamed Год назад
I am somalilander allah xamar nabadee
@ZeylacIbrahim-cc8nm
@ZeylacIbrahim-cc8nm Год назад
Thank u wllky
@Hazzanbinhaaji
@Hazzanbinhaaji 9 месяцев назад
Muqdisho muuq bilan Allow Barake Somali oo dhana ilhy ha tusiyo iney walaalo yihiin ♥️🇸🇴🫡
@MUQDISHOMEDIA
@MUQDISHOMEDIA 8 лет назад
BEST SONG ALL Hodan, siciid daud and surqo 1,2,3 INTA KALE weey dadaaleen good song
@abubakarmayowjeylani9302
@abubakarmayowjeylani9302 8 лет назад
masha allah aad baan uga helay heesta. barakeey allow xamar.
@cabdullahicasyr2218
@cabdullahicasyr2218 2 месяца назад
Who is listening 2024❤😢
@abdirahimibraahim4512
@abdirahimibraahim4512 2 месяца назад
Me😢
@AbyanAbdiibraahim
@AbyanAbdiibraahim Месяц назад
Me 😂
@haboonmohamed-vq2ge
@haboonmohamed-vq2ge 3 месяца назад
Xamar aadbaan ujacelahy lkn cidna imadagana allow barakee xamar
@AminoAbukar-r6z
@AminoAbukar-r6z 8 месяцев назад
Xada i kacdo wlhi somalinimo xamarnimo 😍❤🇸🇴
@usaameadan8763
@usaameadan8763 Год назад
Hees taaan waxa ay ii gu thy mid aad ii xasuus galiso mar ka aan dhagaysto maxa yelay aaba hayga mcn aya dhagay san jidhay 20:20 😢blse hadda ma ila jogo maxa yelay waa uu geri yoday cadow aya iga dilay aabe aba laan aya aha 20:21 10 17 maalin axad ah ayuu geriyoday maalin aan ilaawi donin inta aan joogo dunida 😢aabe la aan nolosha waa laf dhabar la aan hoyana waa iftiin la aan 😢blse ma ilaawi doono maalin taas ilaa xanuun kaasi hadda waa haya 20:23:04:09 allow qabriga kuu ifi waa bil soone aaaaammmmmmiiiiinnnnn 🥰
@nimcuushahmed8345
@nimcuushahmed8345 Год назад
ᴀʟʟᴇ ʜᴀ ᴜɴᴀxᴀʀɪsᴛᴏ ғᴀɴᴀᴛᴜʟ ғᴀʀᴅᴏᴡsᴀ ᴀʟʟᴅ ʜᴀᴋᴀ ᴡᴀʀᴀʙɪʏᴏ😢🤲
@iqrahusseinabdullahi
@iqrahusseinabdullahi Год назад
Amiin😢
@MohamedQadar-g7w
@MohamedQadar-g7w 11 месяцев назад
Amiin SxP qofwalba waxbaa xasuus gooni uleh
@Its__me__maahir
@Its__me__maahir Год назад
I'm watching 2023 barakee alow xamar❤
@Hafsahirsiali
@Hafsahirsiali 8 месяцев назад
Ax heestan kama dalo wlllhi somaliya uma dhalaan hadaan waba jidhicooda dhiga somaliyeed miya mise dadka inaanu iskaa xigno maa aqaan baraake allow xamar❤❤
@somalinewsnetworksnn3335
@somalinewsnetworksnn3335 8 лет назад
Hees aad u wanaagsan alle somalida qalbigooda dhan ha isugu geeyo Walaahi dadkayga hadaan alle kasoo gaarin inaysan 10 sano sii jiri donin
@bashirmohamed5464
@bashirmohamed5464 2 месяца назад
Heestan macana Allow xamar barakey inta daawaneyso /16/07/2024 wan salaamey
@Hamdadahir-gd4lq
@Hamdadahir-gd4lq 2 месяца назад
Wll waxan soradiyay heesdan hbeenkii xeebta liido qaraxa ka dhacy calool xanuun waynaaa ax ax ax😢 walhi wn oyay man seexan xalay dhan heesdan dawananyay alloow barakee xamar oo nabad ka dhig for somalinda wllhay
@UbaxMaxamed-h9b
@UbaxMaxamed-h9b 6 месяцев назад
Barakee allahow Xamar❤❤❤Alx manta xamar dib ayaay u dhisantay qurux iyo amaan🎉
@mohamedrashid7117
@mohamedrashid7117 5 месяцев назад
Xamar weligay ma tagin. Laakiin wallaahi si weyn baan u jeclahay. From Hargeisa❤❤❤❤❤
@ayanmaxamad9136
@ayanmaxamad9136 8 лет назад
wow Aadban uga heley barake allow xamar❤❤👌👌👌
@Soloyt14
@Soloyt14 2 месяца назад
Ayaney manoshahay talow
@FAHADJIKOTA751
@FAHADJIKOTA751 9 месяцев назад
Amen allow barakey xamar iyo somali oo idil ❤❤❤
@XudeyfaYalahow
@XudeyfaYalahow 4 месяца назад
Axmed rasta dadka qurabaha ayauu matalayaaa Wuxuuna yidhi Barbaartii waxaan ahay dunidaa kubaahdee Boholyoowga keenoo Booqadashadu waxay tahay xamar bogaadintaadee baridaye hasoo noqon
@GabadhaHooyoxalimo
@GabadhaHooyoxalimo 3 месяца назад
❤❤❤barake allow xamar from Ethiopia Dollo addo
@iqramuhamed2354
@iqramuhamed2354 3 месяца назад
Daris nahay xappti ❤
@AhmedAfjar
@AhmedAfjar 2 месяца назад
Soomaali baathy
@maahircade374
@maahircade374 Год назад
Don.t miss this song , who listening to me 😢
@nouras1278
@nouras1278 7 лет назад
barakee aloow Xamar nabad waarto forever aloow cadowga galada aan rabin in ey dagto naga qabo somali ha noolaato my people my blood together we can
@laylamaxamed1309
@laylamaxamed1309 7 лет назад
Noura S1 at
@kaahakiinqalbisaafu7675
@kaahakiinqalbisaafu7675 8 лет назад
wwwwwwwwwww maasha Allah allow barakeey xamar aaamiin
@zuheylahanna1301
@zuheylahanna1301 5 лет назад
Yaa dawanaya 2019 👇 like love Barake allow xamar
@naziyapea8871
@naziyapea8871 5 месяцев назад
Anyone 2024 ❤
@abdulahi-fs7xg
@abdulahi-fs7xg 5 месяцев назад
Anyone 2025😂😂😂
@deckaali
@deckaali 4 месяца назад
Yes
@sakariyecolaad
@sakariyecolaad Месяц назад
Waa na kaan😂
@DavidEric1
@DavidEric1 4 месяца назад
Hodan Abdirahman Waa Amazing . Golden voice
@philantropist2156
@philantropist2156 Год назад
Suftu🇪🇹2013 Mogadishu🇸🇴2014 Jigjiga🇪🇹2015 Libya 🇱🇾2016 Itally 🇮🇹2017 Swizerland 🇨🇭2018 Germany 🇩🇪2019 Sweden 🇸🇪2020 France 🇫🇷2022 Holand 🇳🇱2021 U.s.a 🇺🇲 2022 Miss U My Home #Suftu #Ciyaal Jiiro Maskiin
@fatmadarman8380
@fatmadarman8380 Год назад
😢❤❤❤❤❤❤
@philantropist2156
@philantropist2156 Год назад
@@fatmadarman8380 Aad Io Aad Baan Kuu Salamey Wll
@Abdulrahman_mamuleh65
@Abdulrahman_mamuleh65 2 месяца назад
Md tahriibtay sxp berriga ​@@philantropist2156
@KamalJamal-i1e
@KamalJamal-i1e Год назад
IAM from Somali galbeed barakee allow xamar banaadirey manabadbaa
@BaarliinQuenbaarlin
@BaarliinQuenbaarlin Год назад
Saaka waa nabad birrisa Alle ayaa og
@ShacbaanDahir
@ShacbaanDahir Год назад
allaw xamar barake amiin amiin amiin❤❤❤❤❤❤
@AbdullahiBigboss
@AbdullahiBigboss 5 месяцев назад
So my life old Mogadishu miss u very much so will be here for u forever mogadisho ❤😢so like very tittle and all dancing friendship so much more love
@najaxmaxamuud5474
@najaxmaxamuud5474 9 месяцев назад
😢wa nabad barbaareeey allow nabad ka dhig muqdisho from somlilnd
@rahmamaxamuud1876
@rahmamaxamuud1876 Год назад
Barkee allow xamar wn jecelahy xamar wlhi I from soomaliland
@Atoorebadio
@Atoorebadio 9 месяцев назад
Xamar marka ka tage aya Heeskan dib uso xasuste xamarey🫶🥺❤️
@somaliweensanadwngsn8034
@somaliweensanadwngsn8034 8 лет назад
axlaan hees wlhi waa hees qiiro leh baryadii ilahaye waata nuurku baxaye bareyke alow xamar
@abdinaasir4628
@abdinaasir4628 7 лет назад
Masha alaaah my home capital city alow barakeee
@farhansandhere3855
@farhansandhere3855 5 лет назад
weligay ma arkin xamar mana tegin marwalbana wan ku fekera allow nabad igu geey oo nabad noga dhig casimadena bilan viiva xamar
@amalyuusuf486
@amalyuusuf486 2 месяца назад
Barakee allow xamar from burco❤😢
@mohametdhame3349
@mohametdhame3349 6 месяцев назад
Bilic iyo hufnaan iyo baaxada iyo ganacsiga berri waxan ahaan jiry afrikaanka badidood caasimada ugu billan maantana bislaaate 😢😮😭😰😓 Barakee Allahayow xamar Allahayow nabad waarta xamar sii 🙏🙌❤️ From burco gobolkii Ragga 😊❤
@Maryan_idil
@Maryan_idil 5 месяцев назад
Aamiin ya rabbi, waa mahadsantahay abwe. 🤴
@Ahmed_food1
@Ahmed_food1 3 месяца назад
Bilic iyo hufnaan iyo baaxada iyo Ganacsiba Bari waxaan ahaan jiray afrikaanka badidood 😢 Casimaada ugu bilan maantana...😭 8/6/2024 june Habenimo jimce ah 11:56 xasuus
@hafsoquruxo21
@hafsoquruxo21 5 лет назад
you tube igu yabka bdn abid wlhi lol 😁😂😂😂 Kim Jong un 🤗🤗🤗
@KamaalMaxmed-o3q
@KamaalMaxmed-o3q 2 месяца назад
Barake allow xamar 7:14 bm 28 7 2024😢😊
@kiinhajiali2748
@kiinhajiali2748 7 лет назад
baryadii illahey wata nuurku baxaye barakeey allow xamar aamin
@safiyicabdi
@safiyicabdi 9 месяцев назад
BARAKEE ALLOW XAMAR ❤😟🤲
@Thomaz_22
@Thomaz_22 3 месяца назад
Hodan ilohow codka ku barake Xamar ❤❤❤❤
@hamdiaahmed2603
@hamdiaahmed2603 3 месяца назад
Kalaya bulshada dhaha❤😢
@MohShineMohShiine
@MohShineMohShiine 3 месяца назад
Barakeee allaw xamar iam from hargayza
@awyl-gamer
@awyl-gamer 8 лет назад
waaw ish calaa wadaniyiin barakey allow xamar waa hees qiiro leh aan la dhargeyn
@drvjm2035
@drvjm2035 5 месяцев назад
Direct from tiktok 😂
@MaxamuudGaagaale
@MaxamuudGaagaale 4 месяца назад
Just from tiktok😢
@muqtaarahmed3327
@muqtaarahmed3327 3 месяца назад
I'm from sudan but i love xamar ❤
@FunnyCheckeredFlags-rx7hx
@FunnyCheckeredFlags-rx7hx 5 месяцев назад
Barakee allow xamar waligay ma tagin ilhow anoo nabad qaba igee❤
@muxudiinmowliid
@muxudiinmowliid 8 месяцев назад
Allow Barakeey xamar❤❤❤❤❤2024❤
@asmooshinaapip2343
@asmooshinaapip2343 6 лет назад
AMIN ILahaw xamar iigeee😩
@salahshbulle894
@salahshbulle894 2 года назад
Inan xamar wan taki inshailah barakey ilow xamar from NFD mandera
@bashirshatiadde7486
@bashirshatiadde7486 6 лет назад
Wataa Nuurku baxayee barakee Allow Xamar.
@MaxamuudXussen-k9u
@MaxamuudXussen-k9u Месяц назад
11 /Sep/2024 11:04clock Habeen ay Khamiis soo galayso Aniga io sxpky❤
@libanomar3320
@libanomar3320 8 лет назад
waxaan ayaa kaa ah fanaan viva hobalada waa bari
@Asma-w7b5d
@Asma-w7b5d 2 месяца назад
Farom muqdisho 😢😢😢❤
@OkOk-cb4nd
@OkOk-cb4nd 2 месяца назад
Barakey allow xamar 😢🤲🤲🤲
@libanomar3320
@libanomar3320 8 лет назад
dad kaan oo kale ayaa larabaa oo qalbigooda nadiif ah
@Abdulrahman_mamuleh65
@Abdulrahman_mamuleh65 2 месяца назад
muqdisho 2014 🇸🇴 Addidas 2015 🇪🇹 Hargeysa 2016💚🤍❤️ jigjiga 2017🇪🇹 Libiya 2018🇦🇫 turkey 2019🇹🇳 italy 2020🇮🇹 germeny 2021🇩🇪 sweeden 2022 france 2023🇫🇷 Miami us 2024🇺🇸 muqdisho wan ka imi ilaa iyo berriga 😢
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 5 месяцев назад
Hees iyo bar Allow barakee xamar aaaamiin
@Saro-yg9sq
@Saro-yg9sq Год назад
Masha xamareey nabad un baa sogidoon naaa
Далее
Kalgacal
9:04
Просмотров 2,3 тыс.
Aamina
12:46
Просмотров 339 тыс.
sad iyo calaf diini&farxiyo
9:59
Просмотров 248 тыс.
Xasan Aadan Hees Bulshayahay Ma Nabad baa Kaban Lyrics
7:31
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
Просмотров 540 тыс.