Тёмный

Heestii Maakhir iyo Xaamud Ubax 

Shabcaan Show
Подписаться 10 тыс.
Просмотров 246 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

15 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 468   
@zakiyusuf-sb3bn
@zakiyusuf-sb3bn Год назад
Reer maakhir iga danbeyow like itaabo from dhahar. 14/8/2023
@abukerabdi7082
@abukerabdi7082 6 лет назад
dhulkaygii inta warsangali ah like
@Suldaan-Maakhiri
@Suldaan-Maakhiri 4 года назад
kuu saaray zxb anna subscribe isaar kkkkk tolku haysu camiro
@ilhaanyasin617
@ilhaanyasin617 4 года назад
Hhhhh tolku haysu camiro xaqiiq labadiinaba ana idiin saaray boqortooyo maxamuud harti ❤💋👍🇸🇴
@ilhaanyasin617
@ilhaanyasin617 4 года назад
Hhhh tolku haysku camiro xaqiiq maxamuud harti boqortooyo sadexdinaba idiin saray ilma adeerayaal❤💋
@murqaankahalatunto3504
@murqaankahalatunto3504 4 года назад
ogayslabe iyo reer geerad baa lee badhan wixii ka lee waa second citizen
@faisalahmed1411
@faisalahmed1411 4 года назад
@@Suldaan-Maakhiri I
@garaadilkacase8621
@garaadilkacase8621 5 лет назад
Msha allllah Dhulkiiii baqortooyada Somaliyeeed WARSANGALI Salaaaan diiiran from Daraawiishta 💪💪💪
@ilhaanyasin617
@ilhaanyasin617 4 года назад
❤❤❤❤❤❤❤❤💋👈
@farhiaahmed8381
@farhiaahmed8381 3 года назад
♥️♥️darwiish wlaladey
@ifrahbiibo371
@ifrahbiibo371 3 года назад
Wan Kaqadny wll hartinimo warsangali💕💕
@garaadilkacase8621
@garaadilkacase8621 3 года назад
@@ifrahbiibo371 Thanks wll u welcome
@ifrahbiibo371
@ifrahbiibo371 3 года назад
@@garaadilkacase8621 sido kle wll qli
@nimcohappy311
@nimcohappy311 Год назад
ALah Heeztan zaa uraadinayey waa Heez mcn wllhi waLaladeYy aaLooQadaYy zuLdamadiih waan idinJecLahay From darwiishiita🐎❤
@imanabdrxman967
@imanabdrxman967 Год назад
ilhy haku jeclaado abaayo thank you meela uma kala harno😭❤
@marishmohamet9122
@marishmohamet9122 3 года назад
QabiiL Warsengeli ka ahaw DhuLna Ka deg sanaag Alle mahdiii Warsengelinimo❤️❤️💪🌹
@faaruuqdabaq3883
@faaruuqdabaq3883 4 года назад
Warsnaglinimo😍 Rad baan ciir ku dhamayaaa♥️
@miskoo1333
@miskoo1333 3 года назад
😙😚❤🌡inder
@amiinoabdul8586
@amiinoabdul8586 Год назад
❤️
@mohamedabdirahman7657
@mohamedabdirahman7657 11 месяцев назад
Mar walba oo aan dhulkaygii u xiiso heestan ayaan dhagaystaa waxay isiisaa dareen gooniya . Heestaydii fanankaygii ❤️ Degaanada heesta ku jira dhamaantood waan tegey waana ku faraxsanahay inaan kusoo koray dhulkaa qiimaha badan ♥️ Berlin ayaan maanta ku dhagaysanaya 9/11/2023
@salebansalebanciro9529
@salebansalebanciro9529 10 месяцев назад
Dhulki sandalada harti warsangali kama daalo dhagaysiga heestan tilkay wlhi wan jeclahy from darawiishta Buuhodle ❤
@samsamducaale332
@samsamducaale332 3 года назад
WARSANGELI BAD IYO BARI IYO BUUR BA WAY LEYIHIIN IYAGA ISKU FILAN ISKA DHAL WARSANGELIYA ❤💋
@caligaraad4113
@caligaraad4113 10 лет назад
Waaw waa fanaanka caanka ah toloow waa kuma deee yaa kale waa fananka sandka xaaamud ubax waxaa halka kaa salamaya cali m jama suldaan oo kunol london loonayaqaan cali garaad
@sheekhmaxamadshaafi7563
@sheekhmaxamadshaafi7563 5 месяцев назад
Waxaad faladan qoratay 9 sano kohor zxb ma noshahay hada
@mohamedmuse2167
@mohamedmuse2167 5 лет назад
Reer Garaad Warsangeli maxaa loogu daraa qabiilkeyga ha la ibaro ❤️❤️❤️❤️
@ilhaanyasin617
@ilhaanyasin617 4 года назад
Ana ku gala barayee diyar mawtahay wllka👈
@G-dirir_bulgaz
@G-dirir_bulgaz 7 месяцев назад
Reer garaad bah dhabayaco ku dar waysku dhantahaye
@mustaphekablalaxofficial3525
@mustaphekablalaxofficial3525 5 месяцев назад
Warsangeli wa reerka kaliyee 4 gobol dega bari,sanaag,highland iyo sool. Ku darsoo wa dhul bad,buur,beri iyo banaan leh wa saldanadii ugu horeysay e soomali yeelato wa reerka kaliya aan laguumaysan engriis iyo talyaniba cidkale iska daayee saaso tahayna maaha dad isku xidhan o tashada lkn mar uun way dhacaysaa comingsoon maakhir state somalia🇧🇸❤️ Seediyaal warsangeliyow waan idin salamay guulaysta😅
@mustapheahmedmire8754
@mustapheahmedmire8754 4 года назад
Xingalool ban la xididi insha allh warsangeli great dad dun xariira gobolka sanaag mag iyo mamuus ku leh🖐🖐🖐❣❣❣❣❣
@azuuabdirahman1024
@azuuabdirahman1024 2 года назад
Xingalol magaldeyda ♥️💯
@zamzammoha3490
@zamzammoha3490 Год назад
Welcome dumashi ❤️
@nimanabdi7032
@nimanabdi7032 4 года назад
Heesta Aad Ayay um macaantahay waa dhulkii xadaaradii Warsangeli Alle haydin xafido waa Walalkii from Hargiesa
@haliimolibaaxo4137
@haliimolibaaxo4137 4 года назад
warsangali state, Dadkii layga beeray allaha idin daysto nuux yuusuf( muxumud ) girl 🥰🙏
@AbdallaSaid-nu5qd
@AbdallaSaid-nu5qd Год назад
Nice song i ever seen
@RahmaCumarAhmed-nb8eu
@RahmaCumarAhmed-nb8eu 5 месяцев назад
Still I’m listening 2024❤
@Queendaha
@Queendaha 8 месяцев назад
Warsangaliyow 😢 wiil igu darsada dhulkiina waan ka helee from Hg ❤😂
@hanad7116
@hanad7116 28 дней назад
Kaaley anaa ku geynaya😂❤
@hanad7116
@hanad7116 28 дней назад
Kaaley anaa ku geynaya❤😂
@aamina864
@aamina864 Год назад
Wow inkasto aan dhulka arag lkn wan jeclahay dhahar baan ku geen lahaa hesta ban anigo yar maqli jiray😅 rer maakhir salama from xamar❤
@leylogamadiid1914
@leylogamadiid1914 3 года назад
One love suldamada Warsangari from marexan 💋❤
@drhafsa4220
@drhafsa4220 8 месяцев назад
Waan ku jeclnahay qaali from warsangali ❤
@Viral_videos822
@Viral_videos822 Год назад
Tolkay warsangeli wan salamaya from Dhulbahante ❤️
@samsamducaale332
@samsamducaale332 3 года назад
REER MAKHIR IS MUJIYA FROM BADHAN❤❤😂
@walalsooraj7073
@walalsooraj7073 3 года назад
Cawan daawanyaa heestii qaranka maakhir from bah igeyslabe$
@abdirashiidabdulaahi
@abdirashiidabdulaahi 2 месяца назад
Bu'da damala-xagare iyo yubaan booqan doona😢❤❤❤
@badriamohamed6610
@badriamohamed6610 10 месяцев назад
Greeting salam from Gorowe saldanada warsangali eebe ha idin xifdiyo Rer ayeyahy🥰
@xorbaynoloshukuteheceelafw9270
Mansha allaah xaamud ubax walal alle codka ha Ku dayo walaahi waa fanan dhab ah oo heesihiisu misan leyihin akhlapna leh waa fanan reer sanaag ah allow ha i dilin anigoo an Ku arag reer sanaag igu nolada adunka waxan ugu jeclahay badhan iyo ceelafwayn iyo dhahar iyo buraha galgala waaw xaamud ubax reer sanaag
@maxamedismaciil3676
@maxamedismaciil3676 Год назад
Heestan meeqa laxan saaran cajiib!!! Waa yartahy hees sidaas oo kle dhowr laxan lagu kulmiyay Mogadishu Allow balayada hareer mari
@daldhisdaljir641
@daldhisdaljir641 4 года назад
MAA SHAA ALLAAH.waryaa daawanaya maanta oo ah 12ka October 2020. Saldanada faca weyn ee MAAKHIR WARSANGELI, dhulkii quruxda badnaa ee gobta waan idin salaamay ilma adeerrayaal. Moe Jamac From Galkacyo UDUG.
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 3 года назад
wanka qadnay salanta legend
@jaabirmohamed5765
@jaabirmohamed5765 Год назад
ReeR AbtigaY MakHir DHaHar Oo Barwaaqo aH ❤
@sheekhmaxamadshaafi7563
@sheekhmaxamadshaafi7563 5 месяцев назад
24/4/2014 Waa markaygii kobaad een dhagaysto heestan Mahamad shaafi from dhagbuur somali galpeed magaladaas waan booqan doonaa I.n. badhan ❤❤
@shiineabdirashiid3717
@shiineabdirashiid3717 4 года назад
Heesta waaka helay inkastoo aan " shimbiraale Ku jirin Wersengeli nimo .
@rajosame9437
@rajosame9437 4 года назад
Bro wn jecelahy dhulka hooyo o dhan
@ilhaanyasin617
@ilhaanyasin617 4 года назад
Hhhhhh saxibow ma muxumud batahay 🤣🤣
@nasriinainadalmar5911
@nasriinainadalmar5911 3 года назад
Hhhh shimbaraale ma wayna💎💙
@fatxikhaliif2138
@fatxikhaliif2138 3 года назад
Boqortoyadi nuux yusuf
@amiishamoha8470
@amiishamoha8470 5 лет назад
Tolkay Kuwii layga bEeraY Caawa hEestan ArkaY InsHa AllaH mar Waan iman SanaaG Dhulkygi🥰🥀💖
@CashonurAxmed
@CashonurAxmed Год назад
Abyooy aniga. Warsangali ahy barsho wacan su al ma ku weydiyaa
@CashonurAxmed
@CashonurAxmed Год назад
Abyooy aniga. Warsangali ahy barsho wacan su al ma ku weydiyaa
@CashonurAxmed
@CashonurAxmed Год назад
Abyooy aniga. Warsangali ahy barsho wacan su al ma ku weydiyaa
@munaahmed3497
@munaahmed3497 4 года назад
Mancha allah dhulkii boqortoyada warsangali oodhan allow balayada harer mari idin jecelahay dadkaygii❤ From hargeisa🙋‍♀️
@ismailduulane
@ismailduulane 3 года назад
love you xbbi❤️❤️❤️❤️💯
@SaynabSagal-gu9fr
@SaynabSagal-gu9fr Год назад
Quen🤍👸
@yaasinmuniir1643
@yaasinmuniir1643 Год назад
The best song dhashii harti warsangali from dhulbahante ❤️
@amiiraqurux863
@amiiraqurux863 6 лет назад
Xingalol my home💖❤
@abokorahmed7148
@abokorahmed7148 10 лет назад
inaderkay Qaali xamuud ubax marna gacalkeey walashay muna Qaaba noloow cood aya kugu jiraa walahii xafadenii makhiir caddey ayad hees waac uga siseey gacal iyo xiigtaba waa la dhowraa noloww walalao long life igu salan familka dhan anigu wali meshii cidla aya iska jogaaaa nooh viva makhiir
@Feyte12
@Feyte12 10 лет назад
maasha allahu, walahay waa Hees kacsan,waxa iii Muuqda Saxiibkay, Shabcaan,Al-Fanaan Qamaan- sidoo kale Hamud Ubax waxaan leeyahay, Bilad baad leedahay, Hadii aanu Nahay Jaaliyadda Woqooyiga America ee Maakhir
@fadumohassan9108
@fadumohassan9108 6 лет назад
Maaha,alla ilahay ha barakayo maakhir afkaka caana lagu qabey ha midowdo makhir
@jamajokar
@jamajokar 3 года назад
Masha allah
@queenzanna1196
@queenzanna1196 3 года назад
Reer Abtinimo DhaHar oo barwaaqo AH❤️
@farhiyoyusuf7236
@farhiyoyusuf7236 6 месяцев назад
Guul Maahir State of Somalia 🇸🇴!
@najmaaliahmed2619
@najmaaliahmed2619 3 года назад
Ogyslabe Allahi iga dhigay ban umahdiya 💗💗😭💕💜💖💗💓💞🖤💙💕💜💚
@naturalvideos9392
@naturalvideos9392 3 года назад
Laandheere salama
@AbdibasidmohamudMohamedy-fi9xn
@AbdibasidmohamudMohamedy-fi9xn 11 месяцев назад
Ayeeyo salan sare hada noshahay hada dhimatayna alle haku naxariato😊
@baasheali8419
@baasheali8419 7 лет назад
one love from your borthers lascaanood sool
@makhiriya6753
@makhiriya6753 7 лет назад
baashe ali Same here inader wanu jeclnahay walaladayada dhulos 😍
@libaansergio4426
@libaansergio4426 7 лет назад
baashe ali mahadsanid masuul
@daganmaxamuudharti949
@daganmaxamuudharti949 6 лет назад
mahadsanid inader guul reer lascanood dhulos
@josephjoseph2641
@josephjoseph2641 6 лет назад
Mahadsanid Inaadeer Xushmad Gaar ah
@ozameomar9665
@ozameomar9665 6 лет назад
Mid lamida inder
@salmasaid7815
@salmasaid7815 6 лет назад
hadaftimo ma bala maraine rad ban ciir ku dhamayaa 😍😍
@gabdhamamhinda1157
@gabdhamamhinda1157 8 месяцев назад
9 years ago hada fiirsan like ii saaro warsangeli wan idin jecelhy ❤❤❤
@axlaamahmed5605
@axlaamahmed5605 9 лет назад
wwww xaamud ubax afkaga caano lagu qabay 😘 waa hees nagu qaaliya viva sanaaaaaaag
@waranle961
@waranle961 7 лет назад
quruxda warsangeli
@zamzammoha3490
@zamzammoha3490 Год назад
Jah xingalol io xadeed dhulkaygii ❤️❤️ 20 Feb 2023 dip udhagaysan heesta kaliya aan ka daalin 💯
@drsilentofficial8414
@drsilentofficial8414 Год назад
Dadki heesta loo qaday
@zamzammoha3490
@zamzammoha3490 4 месяца назад
26/may/2024 malinkii maakhir 🇧🇸❤️
@rooblesamatar3085
@rooblesamatar3085 8 лет назад
Maakhir State Sanaag ♥
@sultandaily2952
@sultandaily2952 7 лет назад
Amaal nuux
@ozameomar9665
@ozameomar9665 6 лет назад
@FaadumoAhmed-uv5vo
@FaadumoAhmed-uv5vo Год назад
Baraqaha qol my home
@mastar4899
@mastar4899 6 лет назад
17/10/2018 Warsangali waa gob gobi dhashay
@abumaxamedbelbel648
@abumaxamedbelbel648 5 лет назад
thanks
@ifrahbiibo371
@ifrahbiibo371 3 года назад
Txn wll qli wa runta karam Kolkata haahato💕💕
@jamajokar
@jamajokar 3 года назад
Warsengeli gob
@shirwacoogle659
@shirwacoogle659 5 лет назад
Aaway boosaaso iyo ceerigaabo dee 😍😍 mnsha allah from mudug gaalkacyo salaan gobeed reer maakhir cost
@guduudocarwo2717
@guduudocarwo2717 4 года назад
Gobolka sanaag buu tirinayaa shirwac walaalo
@ruwaydamahamed6669
@ruwaydamahamed6669 4 года назад
Hhhhh oo bro bosaso ma sanaag ba
@shirwacoogle659
@shirwacoogle659 4 года назад
Haa inkastoo walaalayaal deegaamada warsengeli sheegayo waxay ahayd inuu ku daro bosaso iyo ceerigaabo
@ruwaydamahamed6669
@ruwaydamahamed6669 4 года назад
Hhhh wa runta
@jamajokar
@jamajokar 3 года назад
Ok mdn fahmin wa sanaag wersangeli ku badan yahay wll
@mahamedfuaad5564
@mahamedfuaad5564 Год назад
Warsangli sultanate 👑
@hamudubax9629
@hamudubax9629 9 лет назад
Aad baad u mahad san tihiin dhamaaa n tiin ehel iyo asxaab iyo jamhuurka codkayga xiiseeyaba dhamaan taan ilove u all
@fatahduale7219
@fatahduale7219 8 лет назад
Ada mudan inader god bless u heestaba aad bay uqiima badan tahay
@libaansergio4426
@libaansergio4426 7 лет назад
Noolow libaax codkaaga allaha kuudaayo blhi caadi maaha masha allah noolaada reer sanaag
@salmasaid7815
@salmasaid7815 6 лет назад
hamud ubax wad ku mahdsnthy sida aad dalkaga u amaanty
@abdiazisabdilahi8174
@abdiazisabdilahi8174 3 года назад
Abtoow aaaadbaaan kuuzalaaamay nice word
@ifrahbiibo371
@ifrahbiibo371 3 года назад
Wwww ad ayad umahadsanthy wa nagu qai heentada from warsangali 💞🙏
@saynabcabdi1090
@saynabcabdi1090 Год назад
Www manshalalh makhur staste♥️al warsanagliyah dad dhul lagu fani karo leh dad gooba gobinimada wax ka yaqanah nolada
@hassanmohamud2317
@hassanmohamud2317 3 года назад
Dhulkaygii from hadaftimo xaruntii suldamada like ta ku booba ❤👑💪🏼🇧🇸👑🇧🇸👑🇧🇸👑🇧🇸👑🇧🇸👑🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸👑👑👑👑👑👑🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸
@saidhersi1516
@saidhersi1516 3 года назад
Mashalaah. Dhulkii. Boqortooyada maxamuud harti iyo heestii Maakhir. Oo ku luuqaynayo alfanaan xaamud ubax ducaale axsan hees. Iyo codmacaan ❤️❤️❤️❤️❤️
@khadariiman1544
@khadariiman1544 4 года назад
Sanaag Bari wn jeclahay alle mar uun haygeeyo isha allah wn tagi
@ahmett5835
@ahmett5835 3 года назад
Sanaag bari xage la dhaha adeero isku xisho
@AliMaskiin
@AliMaskiin 2 года назад
@@ahmett5835 waa qashin iska dhigaya beesha. Looma jawaboo
@khadarismail5809
@khadarismail5809 Год назад
@@AliMaskiin waar kumaan caayin lkn anu dhulkaa wn Jeclahay inaan tago meeshay doonto ha ahaateee neefow
@khadarismail5809
@khadarismail5809 Год назад
@@ahmett5835 igu qaado pro putland miyaa wn idin Jeclahay wnan idiin iman isha allah
@ahmett5835
@ahmett5835 Год назад
@@khadarismail5809 nio dhibmalahan kolay idoor ama kuwada gadabuursi ba t batahya wan ku fahamsane sanaagta aad kala qadayso jooji
@engxikmawi
@engxikmawi Год назад
One of the mi favourite song From sulthan warsnagli❤
@hassansaed3433
@hassansaed3433 7 месяцев назад
ayy song🎉🎉🎉 dhulki saldanada
@CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh
@CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh 11 месяцев назад
My city yubbe🥰😭
@mohamedabdulahi8376
@mohamedabdulahi8376 4 года назад
41 kowda unlike Ta saartay warsangali sultanate waligeed bay jirtay wayna jiri doonta waa anoo dubaysa
@ruwaydamahamed6669
@ruwaydamahamed6669 4 года назад
Masha Allah dhulki layga beeray alle hano xafiido sanaag dhulki carfiga my home buraan lkn makala jeceli wa dhulkkaygii
@randaahmed805
@randaahmed805 5 лет назад
Batar kiyo cayaartana baradii jacylkiYo badhan baan dhextagaya Mxan uxiisaY badhan 😍❤
@jamajokar
@jamajokar 3 года назад
Soo noqo adoo nabada wll
@ahmetramos8928
@ahmetramos8928 2 года назад
heestan kama daalo walahi dhegaysigeeda from wersengeli 14/03/2022❤️❤️❤️
@NaimoMohamad-o3y
@NaimoMohamad-o3y 11 месяцев назад
Favourite song 🎵 makhir 🇧🇸
@Maryama_Ahmed
@Maryama_Ahmed Год назад
Is kuus kuusa warsangaliyo anigoo gabadh maxamud saleeban ah ayaa idinkula dhagan❤❤❤
@MohamudAar
@MohamudAar 6 лет назад
Snaag may dhulkaygii Mxaan uxiisay❤❤. Rabbi idin barakee
@ubaxgardaxubaxgardax4825
@ubaxgardaxubaxgardax4825 5 лет назад
Buran iyo baliga iyo ceelayo 😍👌👊😍
@ruwaydamahamed6669
@ruwaydamahamed6669 4 года назад
Adi kaliga uma xiisin ee anaba wan uxiisnay
@jamajokar
@jamajokar 3 года назад
So noqo ado nabada wllo
@cilmixasan5900
@cilmixasan5900 7 лет назад
Axsan sxb hore u soco Al fanaan xaamud cabdi laahi faarax sxb
@osmanmohamed4626
@osmanmohamed4626 10 лет назад
Waa fanaankii reer maakhir.. Cabqarigii al Ustaad xaaaaamud ubax salaan iyo bogaadin from UK
@bandargori1045
@bandargori1045 9 лет назад
The best Wadani song ever. Long live Maakhir State.
@caqlikoriye593
@caqlikoriye593 8 месяцев назад
Let's know who's Makharian are watching this song in 2024.
@kamaalhasan763
@kamaalhasan763 3 года назад
Dadkaygoow maxaan idin jeclahay Warsangeli 🥰🥰🥰 waligay nasiib uma yeelan inaan ku noolaado balad Maakhir, lkn waan rajaynayaa.
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 3 года назад
insha allah bro kalay dhulkaga kala baro inta noshahay waliba xingalol ayan kugu casumaya insha allah😍
@kamaalhasan763
@kamaalhasan763 3 года назад
@@abdirahmanruuzhka2474 Insha Allah sxb qaali, aad ayaad u mahadsantahay.
@axmedmakase
@axmedmakase Год назад
suldamadi layga beray from warsangali abti yaday from xingalol ila basaso❤
@AhmedMohamed-gu8hr
@AhmedMohamed-gu8hr 6 лет назад
maasha Allah Qurbow ku nahay markaan arko dhalintan oo aan aabayaashood aqiin isku dhalin yaro ahayn Ilaahay ha idin xifdiyo 😈
@Sharmarke-cirowe
@Sharmarke-cirowe 8 месяцев назад
Still super hit
@فيوريمحمد
@فيوريمحمد 5 лет назад
One love you my abtiyaal 😍😍😍😍😍😍😍😍😍farom qardho
@MonaAMohamud
@MonaAMohamud 8 лет назад
CeelBuh all the way
@mustapheahmed6061
@mustapheahmed6061 6 лет назад
nuux cumar
@a-rahmanoday6320
@a-rahmanoday6320 5 лет назад
Mona Nura ❤
@suldanwaliid3269
@suldanwaliid3269 4 года назад
💯❤
@abdullahihurre9843
@abdullahihurre9843 2 года назад
One Love Reer Tolkay Marna Seediyaday From Sool. Halka aan u jeclahay heestu waa. Batarkiyo Cayaartana. Barridii Jaceylkiyo. Badhan Baan Dhex Tagayaa. Kumuyaaal Barbaaraan Isbariidin Doona. I wish. One day, I will go there on vacation Imsha Allah.
@nawalali7934
@nawalali7934 2 года назад
Garaadadeydii ilma adeerty guuleyso dumaashigy guuleyso geesi reer.sool
@ifrahmohammed6020
@ifrahmohammed6020 3 года назад
From Puntland Bosaaso salan kal iyo laab udiraya walalaha reer maakhir sultanate Maxamoud Harti Asxaap qali kuleyahay reerkàas my child friend baa ah inin reer Galgala ah alle haina dhowro walalayaal
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 3 года назад
boqortoyo wan ka qadnay salanta adna alle haku xafido 😍
@caanodahab2488
@caanodahab2488 5 лет назад
waxaaan idnk codsanyaa reer maa khir heetan like iyo cometaga haloo badiyo like halay saaro
@aawad1260
@aawad1260 7 лет назад
talk about being the times. Heestan jirta 3da sannadood, malaha haddaa iigu horreysa maqalkeeda! dhulkan ku xusan heestuna xasuus gaar ah buu ii leeyahay- waan ku soo korey & I feel nostalgic. Noolow Xaamud!
@zakiaxmed5243
@zakiaxmed5243 10 лет назад
war xamid ubaxle ayaaba icajibiyey cod ayaa kugu dhamaadey good fanaan hamid ubahle
@xamdafaysal1200
@xamdafaysal1200 6 лет назад
Dawlo Dawlo ❤❤❤❤Bugacdi duruduri Lazsqory badhan ❤❤mnshallaah meshaan ku so barbaraay dhulakygi love u
@farhiaahmed8381
@farhiaahmed8381 3 года назад
Makhir state ♥️warsangelinimo☝️
@mahamedilsar2750
@mahamedilsar2750 10 лет назад
Mansha allah heestu caadi maha dhelkii boqortoiyada bay ka hadlaysa lkin magalyoyin baa maqan.meeday ceerigaabo iyo shinbiraale and midigale,ceeldaahir heesta hagaal gaga soo dar bro thanks
@munayassin415
@munayassin415 10 лет назад
akaga caano lagu qabay muwaadin dhab ah allah yacisak alfanan xaamud ubax viva maakhir proud to be maakhirawia
@Cawkeable
@Cawkeable 10 лет назад
Boqolaal kun oo sano Boqortooyo aan Dumin Barta laga hogaanshaa ? waa midhihii, laxankii iyo weliba codkii XAAMUD UBAX
@ifrahbiibo371
@ifrahbiibo371 3 года назад
Dhulki layga beray from warsangali dhiga dhiga ❤❤❤❤
@cubaydmuse5167
@cubaydmuse5167 6 лет назад
Ninkaan dhulka uu tirinayo mar inan booqdo waan jeclahay
@fadumohassan3800
@fadumohassan3800 4 года назад
Ku soo dhow buuraha gudban ee calmadow waad temeshleyn doonta
@khadariiman1544
@khadariiman1544 4 года назад
Sidoo kle wll
@hibkoaliiihibkoaliii9339
@hibkoaliiihibkoaliii9339 3 года назад
M.a dhul warsngli
@LaakoTv
@LaakoTv 6 лет назад
Rad bn ciir ku dhamayaa😍😍😍
@faaruuqdabaq3883
@faaruuqdabaq3883 4 года назад
Laandhere😁
@caishajamacnuur5337
@caishajamacnuur5337 11 месяцев назад
Baran io buraan ❤❤❤
@savageboy1844
@savageboy1844 6 лет назад
Cergaabo ❤️ viva maalhir
@quruxsan6531
@quruxsan6531 Год назад
Ma ooyaaaa😢😢😢 Dhiiga igu jiro BIYO MAAHA❤🎉🎉🎉
@shukrimohamudguued5137
@shukrimohamudguued5137 3 года назад
Heesteena viva warsangali rer abahay walhi xaada i istaagtay ina adeer inolow
@gobaadAbdikariim
@gobaadAbdikariim 9 месяцев назад
2023❤🎧🎻
@gabadhajecelwiilashajidhka5812
msha alh wan ku faana dalkayga hoooya sanaag tnks
@HawaXasan-i2n
@HawaXasan-i2n 5 месяцев назад
Warsangali nimo ❤❤🎉🎉🎉
@abdiaizisse113
@abdiaizisse113 8 лет назад
halaa halaa al suldaan all fanaan xaamud yare yaa salam mmmmmmmmm wooow
@Childish91
@Childish91 10 лет назад
greattttttttttttt song salaaaaaaaaaaaaamz mujaahidddddddd sanaag patriot
@shamsosaciid1965
@shamsosaciid1965 3 года назад
Dhulki suldanada warsangeli dhigaygii 🇸🇱❤
@yaxyekuluc9401
@yaxyekuluc9401 3 года назад
Badhadi jaceylkiyo badhan ba dhex tagayayo 😭❤👏
@UbahMahamed-o6g
@UbahMahamed-o6g 8 месяцев назад
29/1/2024 ❤ From waragsangali 🆎️
@hanadosman5798
@hanadosman5798 9 лет назад
Fanankena rer makhir axsan fanaan ilahay ha dhawro dhulkena
@cismancaato3548
@cismancaato3548 3 года назад
warngli reer abtigy viv mj 🥰
Далее
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Просмотров 4 млн
*Xaamud Ubax | Maakhir
7:46
Просмотров 38 тыс.
Silent Hill 2 - Мульт Обзор
07:26
Просмотров 328 тыс.
ABDIRIZAK ANSHAX MAAKHIR WAA DHULKEYGII HEES CUSUB
4:47
Heestii Amaal iyo Xaamud Ubax
7:24
Просмотров 11 тыс.
farxaan badacas iyo heestay hagarlii - YouTube
7:05
Просмотров 214 тыс.
XAAMUD UBAX HEESTII OMOS FARSAMADII  SAMATAR SAID SALAH
9:06
Silent Hill 2 - Мульт Обзор
07:26
Просмотров 328 тыс.