Тёмный

HEESTII / SOKEEYE ILEEN MA DAALO 

RTD WEB TV
Подписаться 177 тыс.
Просмотров 1,7 млн
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 529   
@yacinmedaneh2752
@yacinmedaneh2752 11 месяцев назад
I am djiboutien🇩🇯 and somalian i love thé contre🇸🇴❤️
@ShamsoAxmed-ok1us
@ShamsoAxmed-ok1us 2 месяца назад
🎉 3:02
@BarehelmiIbrahim
@BarehelmiIbrahim 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤
@daqandeka105
@daqandeka105 Месяц назад
🇩🇯❤🇸🇴
@user-fb8nj6ch7j
@user-fb8nj6ch7j 4 месяца назад
Macha allah je suis vraiment tres contente pour la reconstruction du Somalie 🇸🇴 car elle est ma moitié Tant que je suis un djiboutien 🇩🇯 vive la RÉPUBLIQUE FEDERAL SOMALIE ET VIVE LA RÉPUBLIQUE DE DJIBOUTI 🇩🇯
@upsomalia5
@upsomalia5 Год назад
Dadka Qaar ee U fahmay in Ismail Geele kaliya la amaanayo Maahan Sidaas Asigu waa madaxa Hada ee Djibouti lkn waxa la amanaya dhaman Dadka reer Djibouti ee wallahen ah madax iyo majaba wll mahadsanidiin
@kadarjama5950
@kadarjama5950 Год назад
Wlhi heesta markaan maqlo sibaan dareenkaygu isubadalaaa noloda wllaheen Somalia 🇸🇴 hiilwalal nahay 🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤️❤️🇸🇴🇸🇴
@abdirashidroble9922
@abdirashidroble9922 4 месяца назад
55 sano ayaa jiraa mar walba ee aan dhageysto waan ooyaa
@Nasteexotahliilcali
@Nasteexotahliilcali 28 дней назад
💗🙏🇸🇴🇩🇯
@husseinaden7255
@husseinaden7255 Год назад
Reer jabuutow waad u qalantaan heestani. ● Waxaa tihiin hiil walaal iyo ● Hilib igu yaal ● Hubaal waan idin jecelnahee ● Hooygiin ku nabadgalo.
@alis_media
@alis_media Год назад
M.a💚🤍❤
@halimomouse3932
@halimomouse3932 Год назад
Hubaal waan idin jecelnahee wllo from🇩🇯🇩🇯
@Kabtaay
@Kabtaay Год назад
Waaa xaaqiiiiq hadaalkaasi
@ismailimanismogeo2896
@ismailimanismogeo2896 10 месяцев назад
Waa saas we love jabuti
@abshiramohamed8687
@abshiramohamed8687 8 месяцев назад
Wa runta wll
@user-zc3fv1pz1q
@user-zc3fv1pz1q 6 месяцев назад
Somalinimo 🇩🇯🇸🇴 From 🇩🇯
@feysalsalaad8955
@feysalsalaad8955 Год назад
Walalha Jabuuti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 from Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-qv3ng1ue8l
@user-qv3ng1ue8l 11 месяцев назад
Merci frères somaliens 😊
@WahibLadan-qy6em
@WahibLadan-qy6em 3 месяца назад
I am Djiboutien 🇩🇯 and somalien i love thé contre🇸🇴🇩🇯🇸🇴❤❤
@fatoumaomarabdillahi2455
@fatoumaomarabdillahi2455 Год назад
J'aime bien cette chanson depuis mon enfance sérieuse j souhaite vraiment à cœur ❤️ ouvré que ma grande Somalie 🇸🇴🇸🇴 sois en paix comme avant
@alidararmohamed5207
@alidararmohamed5207 Год назад
Jkkoi9
@alidararmohamed5207
@alidararmohamed5207 Год назад
Bbkk
@bilanmohamed3948
@bilanmohamed3948 Год назад
Ameen inchallah on l'espérons bien🤲❤️
@idrisshossein2074
@idrisshossein2074 Год назад
❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤
@hassanibro9238
@hassanibro9238 Год назад
Elle ressent c chansons orsque tu dit depuis mn enfance c une erreur.....
@user-qv3ng1ue8l
@user-qv3ng1ue8l 11 месяцев назад
Nous vous aimons frères et sœurs somaliens from Djibouti 🇩🇯 Je ne me lasse jamais d'écouter cette chanson 🥰 Somaliens,🇸🇴 nous vous souhaitons paix et prospérité All Les cinq Somaliens Djibouti 🇩🇯 Somaliland🇮🇹 Somalia 🇸🇴 NFD 🇸🇴 DDS 🇸🇴❤🥰🥰
@Naatoomedia2030
@Naatoomedia2030 11 месяцев назад
I am Oromo. However, It doesn't resist me to Love Somali forever. I love Somali
@faadumomohamud7949
@faadumomohamud7949 11 месяцев назад
Thankz
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 11 месяцев назад
Somali & oromo is same ethnic for real pro👍👍👍
@ismailimanismogeo2896
@ismailimanismogeo2896 10 месяцев назад
Welcome to Somali
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 10 месяцев назад
Thanks.iam somali and like oromo people 💕💕💕✌️ thanks again My friend 👍
@futuredoctor1966
@futuredoctor1966 9 месяцев назад
Please keep your love we don't need Ethiopian love
@hassanabdi2542
@hassanabdi2542 8 месяцев назад
Mansha Allah, I’m here in Burco. Thank you Djibouti people. Somalia is in bad situation. We hope some miracle will happen to us. We are failing all areas of life as we know it.
@reeddempter6079
@reeddempter6079 7 месяцев назад
Yeah brother we will rise together again from 🇩🇯🇩🇯
@statsm8339
@statsm8339 Год назад
Mashaa Allah. Djibouti Allahayoow koryeel. Hiil Walaalnimo ayeey noo gashay na garab istaagtay maalmihi aan hiil u baahnayn. Nacas ayaan garanayn waxay Djibouti noo gashay haddaan Somali nahay. 1000 jeer Mahadsanid Madaxweyne Ismaciil Cumar Gelle.
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 9 месяцев назад
Madaxwayne xasan.the best somali president i have ever seen long life dalxoreeye again thanks mr president.iam from galmudug stete of somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍
@adannoorhassan1547
@adannoorhassan1547 Год назад
Proud to be Somali from garre gandhere samaale.
@mohanlee2242
@mohanlee2242 Год назад
Garee are not Somali you're oromo
@maskblack2472
@maskblack2472 Год назад
@@mohanlee2242 nacas
@Amuur0
@Amuur0 Год назад
@@mohanlee2242hoyada ba oromo ah
@mohanlee2242
@mohanlee2242 Год назад
@@Amuur0 we don't want you go to oromo or Amhara .we dislike garam garam
@maskblack2472
@maskblack2472 Год назад
@@mohanlee2242 doqonyo garre wa rahweyne. Wan wa somali samaale
@manaicha5976
@manaicha5976 Год назад
Madaxweyneha 5ta somaliyed Ismail omar guele 🇩🇯♥️
@Daljirka-Dahsoon
@Daljirka-Dahsoon 4 месяца назад
9 waaye hada, wali 8 kalaa dhimam. 17 soomaali oo jabuuti le'eg ayuu rabaa geele.
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 Год назад
Abwaan Singub ilaahow kuu naxariiso oo janadii udgooneyd ku geey aamin yaa allah 🤲🤲🤲
@h.i.w5669
@h.i.w5669 Год назад
Eebe nabad ha idin siiyo sunta sunta saaka soomaali dilaysee magaceeda sida tana Allaha saaroow kasifeeyow nabad Allaha siiyoo kusimo iyo kala sarayn soomaali wayn ☝ 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@modrichamzuk86
@modrichamzuk86 Год назад
Depuis mon enfance j’entendu cette chanson car c’est une chanson sentimentale 😢❤❤
@MohamedHassan-sw2kf
@MohamedHassan-sw2kf Год назад
Are u French-speaking
@UpdywahabMoha-mz9nt
@UpdywahabMoha-mz9nt 7 месяцев назад
🇸🇴🇩🇯 somalia mid ah allow na tus🤲 shisheeye waa nakala dilay rabow xal waaro ukeen dadkii alle iga beeray somalia🇸🇴
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 11 месяцев назад
Anita iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲❤❤❤❤😮
@abdikaniibrahim6696
@abdikaniibrahim6696 6 месяцев назад
Amin
@nasteehanor9559
@nasteehanor9559 5 месяцев назад
Amiin jazakallah aqii
@ahmedhousseinwador
@ahmedhousseinwador 3 месяца назад
Amin Wll qali ❤
@ahmedhousseinwador
@ahmedhousseinwador 3 месяца назад
Somalia karamo ayn u hayn hadi an nahy rer Djibouti walhi ❤
@farhiyomohamed9160
@farhiyomohamed9160 10 дней назад
Reer Muqdisho ahay lkn somalida Reer Jabuuti ugu jeclahay waa dad qalbi fiican❤❤❤❤❤❤
@LydiaAhmed
@LydiaAhmed Год назад
Allow 5ta Somali no dhawr.. Proud to be Muslim somali woman before my 🇩🇯 nationality
@habonhusein1952
@habonhusein1952 Год назад
Ax wllhi xaada i istagty😩❤💋 ilen sinjigaa ma meyrmo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@medtchtv4525
@medtchtv4525 Год назад
Weeh weeh indeed the song is carrying a bold massage, Djabuti is home for all some elites Jabutay jir oo joog
@najiibdajiye7828
@najiibdajiye7828 Год назад
Salaan ka timid sadriga iyo qalbiga sokeeyow naga gudoma🇩🇯🇸🇴
@salaadmoh509
@salaadmoh509 Год назад
We love you our nation Djibouti 🇩🇯🇩🇯❤❤ from Somalia 🇸🇴🇸🇴
@guuguulemedia
@guuguulemedia Год назад
Djibouti walaaleheen aan jecelnahay walaalayaal aan cadawga iska dugsano❤❤❤❤
@safamubarak411
@safamubarak411 Год назад
Masha Allah walegay hees ma sher garen lakin tan waa hees qero xanbarsan❤
@ishaa068
@ishaa068 Год назад
Maasha’allah , best song ever ❤waxaa isoo jiitay sida et ay u asturanyihiin gabdhaha ❤
@mahdihirsi7015
@mahdihirsi7015 Год назад
IsmaiL You are right Masha Allah your Iman is strong Allah ku Xafiido
@aminadirieh6699
@aminadirieh6699 24 дня назад
iam from djibouti and j love the somalian people insha Allah peace and love for you my people ❤❤❤❤❤❤❤
@abdullahiali323
@abdullahiali323 Год назад
Proud to be somali by blood from kenya🇰🇪
@Zahra-ri2pl
@Zahra-ri2pl 6 дней назад
Muqdisho.jabuuti are one nation.ciiltirit ismaaciil cumar geele allah ku xafido.hiil walaal you're my heart love you jabuuti
@abdullahihassan9979
@abdullahihassan9979 Год назад
From kenyan i see here my leader aden bare duale wazirka gashan digaa
@mohaaadam9335
@mohaaadam9335 Год назад
Abwaan sangub alllow kuu naxariiso midnimada umada somaliyeed aad buu u jeclaa in badan įåùbuaàti waa dad gob ah , dhul amaan ahna ku nool , siyaasad hufana haysata ilaahay ha idiin siyaadiyo reer djabuti nabad ku noolaada Qaranku idinkuu idinku dhisanyahy Ismail omer guelleh
@abdirahimdahirmalin6728
@abdirahimdahirmalin6728 7 дней назад
SANGUB HEESTAAN MALAHAN abwaan abdi dhuux xersi ayaa leh
@Farxan.dirac7
@Farxan.dirac7 11 месяцев назад
Jabuutay kuseexo nabad ❤somalia 🇸🇴 hasareyso
@anissamahmoud1652
@anissamahmoud1652 Год назад
Viva Somalia qaraan buxo noladaa horey uu socda 🤲🙏🤲
@nasroabukar7487
@nasroabukar7487 2 месяца назад
I love Djibouti 🇩🇯 ❤️ ♥️ 💕 💓 💖 🇩🇯 from Somalia 🇸🇴
@nashmaamaxamed21
@nashmaamaxamed21 Год назад
Jabuuti Allah uga baryeyna guul horumar iyo barwaaqo
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE Год назад
Assalaamu calaykum assalaamu caleykum Soomaali Wayn magaceeda markeey si saanya ugaadhay siigadii waadka jafteenee Assalaamu calaykum 🎉❤ Walaalheenii samaayoow samaaloow ❤ dowladda Djibouti 🇩🇯 ❤
@asmamaxamedmaxamud143
@asmamaxamedmaxamud143 Год назад
Soomali ha noolato guul iyo gobonimo allow umad guulaysata ka dhig soomalinimo alx , yaana lay so maagin From somaliland
@XasancabduleCawaale
@XasancabduleCawaale 11 дней назад
Yes
@asmamaxamedmaxamud143
@asmamaxamedmaxamud143 11 дней назад
@@XasancabduleCawaale wa sas
@mohmedkader702
@mohmedkader702 Год назад
امين wan idinka gudoonay wallaalayaal anakoo an anagubaa ilaawiin sida ay dawlada Somalia🇸🇴 ay noo garab istaagtay wakhtigii gumaysiga aan ku jirnay siduu waalidkaygu ii cheekay chirwalba oo ay Somalia kaqayb gasho xiligaa waxay ku dhawaaqayeen dakanaga somalida ah ha helaan gobanimo Se vraiment une parole qui explique ce qui veux dire l'amour qu'il en pour nous Et se exactement la même chose que notre président son excellence Monsieur Ismail Omar Guelleh à fait 2015 a arta Xasuus walahi
@aisha665
@aisha665 Год назад
RER JABUTI WEY NO OGYIHIIN XORNIMADOODA INA KA QEEB QAADANAY,ANA TAGAY JABUTI MUDO HORE ANO SAFARADA MAREYKAN VISA KA RABO AYU U WADAY IGUNA YIRI SOMAALI ABAAL AYEY NAGU LEEYIHIIN O XORNIMADEY NOGU HALGAMEEN ,MARKA WALAALAHA INEY ISKU DAMQADAN ISKUNA HIILIYAN WA WAAJIB. LAAKIIN DADKAAN JABUTIYANKA MAXEY FARANSISKA UGU HADLAAN SIIBA HADA FIIRI MEESHAN WA WADA FARASIIS
@ALWADAN1
@ALWADAN1 Месяц назад
Wlh waa run wada dhalashadu wax cayaar ah maaha dad wada dhashayna waxa ka dhaxeeya biyuhuna ma dhaqaaan birtuna ma gooyso Respect my blood Brothers and sister's jabuuti
@anasvfofficial9130
@anasvfofficial9130 Год назад
Hees Qiro leh 1Heesta waxa ku xusan AUN ABWAAN SANGUB😢 2SOKEEYO MA DALO WAA SAX JABUTI WAA WALALAHEN MEEL NAGA JIRAN 3 SIDA AN KU ARKAY TARIIKHDA 2000 SHIRKI DOWLAD SOMALIYA LAGU DHISAY WAXA DADKA SOMALIYED ISKU KENAY WALALAHA JABUTI 4WALALAHA JABUTI WAA DAD SOMALIYED THANK YOU😢
@Bilkheyrcrahman2352
@Bilkheyrcrahman2352 Год назад
Xaqiiiq❤❤❤
@anasvfofficial9130
@anasvfofficial9130 10 месяцев назад
Xaqiiq weye
@jetiraisbien2615
@jetiraisbien2615 Год назад
Il y a un seul pays qui s'appelle la Somalie et en tant que djiboutien on reconnait simplement la somalie. Faut pas rêver les IDOORS car la somaliland n'est pas un pays, cest un territoire de la somalie qui a fait sécession et InchaAllah tôt ou tard vous allez réintégrer à la grande Somalie.
@abdeckrashford
@abdeckrashford Год назад
Waaa hees aay jibuti mudaan thy wayoo jibuti ayaa kaa dambaysay dhismaha somalia villa somalia
@kawsarhussein4446
@kawsarhussein4446 7 месяцев назад
🇩🇯🇸🇴 sinjigeena Waa somali 🥰 guuleysta gaalo nakala geeysay
@daljiredarandoole2724
@daljiredarandoole2724 9 месяцев назад
Jabuuti waa dad wllheen ah m.a allha u siyaadsho nawada eey heestaan allha u siyaadiyo m.a m.a
@najiibdajiye7828
@najiibdajiye7828 Год назад
Walaalkii na saacidow gogosha samo no fidshow sax baad ugu abaal gude Hiil Walaal❤🇩🇯🇸🇴💙
@wahibomarali9522
@wahibomarali9522 Год назад
Abaalki wakhtiki gumeysiga no gaashan ayaan gudaneyna qof abaal galey iyo qof abaalki gudanaya nahay wll from jabuuti 🇩🇯
@Zahra-ri2pl
@Zahra-ri2pl 11 дней назад
Aabaheen ciiltire ismaaciil cumar geele.waxaan nahaye one nation.plan allah swt is the best..dagaaladii sokoye.ilaahey wuxuu noo direye walaalheen jabuuiti.hill walaal waxaad tahiin my heart love you all.god bless jabuuti.
@buraale8530
@buraale8530 Год назад
Masha alalah umada soomaaliyeed way mahadsantahay . Balse aad waxaan uga xumaaday dad walaalahay ah oo aan u fahmay inay reer tabuuti yihiin oo faransiis Dareenkooda ku muujinaya taana ismaaciil iyo kuwii ka horeeyay baa ka masuul ah .balse waxaan leeyahay dadka afkooda ha la baro .walaalayaal idinkuna barta mahadsanidin.
@zaki-rd6jv
@zaki-rd6jv 8 месяцев назад
Ma fransis baad maqasha ugaaz
@amiiraali2173
@amiiraali2173 Год назад
Maasha Allah Djibouti 🇩🇯 🙏 💖 ❤️ ♥️ iqro A garane
@mohameddagane2764
@mohameddagane2764 Год назад
I'm proud to be Somali.
@mohamed-zr9yz
@mohamed-zr9yz Год назад
Mashaa Allah 👌 wadani 💪dab Ah👈ill cadaw ✊kuma ✍️Araagto👈 inshallah ✊
@user-fj2or4hc1m
@user-fj2or4hc1m 8 месяцев назад
Somalia mon âme en vous oublieras jamais vous été dans nos coeur paix et prospérité incha allah
@jamaljayhood42
@jamaljayhood42 Год назад
nous souhaitons à nos frères paix et prospérité insha allah 🇸🇴❤️🇩🇯❤️🇸🇴❤️🇩🇯❤️🇸🇴❤️🇩🇯❤️🇸🇴❤️🇩🇯❤️🇸🇴❤️🇩🇯❤️🇸🇴❤️🇩🇯❤️🇸🇴
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Год назад
Siduu singub horay u sheegay Ileen singaada ma mayrmo Afkaadu ileen ma suula Ileen sumaada ma guurta Sokeeyo ileen ma daalo Allah unaxariisto abwanka 2012 ayu heeskan sameeyay iyada iyo heeski caan baxay ee kuftay kacday Abwanka wxu aha nin somalinda ku weyn tahay burburki 1991 ila u ka dhimanaay somaaliyeey ayu ku haay lkn naga wa fahmi waynay nolasha u nala rabay
@ymmmu7734
@ymmmu7734 Год назад
Jabuuti waa dhiigeyna waligiin haliicina oo ha jabin cadowgiina cagta ka hoos
@alisooyaalofficial3788
@alisooyaalofficial3788 3 месяца назад
waa hees aan xili walbo markaa dhageesto aan ku qiiroodo wlhi my mom from jabuuti my dady somalia + Galmudug
@maxamuudsiciid-hc8te
@maxamuudsiciid-hc8te Год назад
IlAyn sinjigaa maguro waa dhab somaalAy allah haysuken sakhiro
@elmihassan3302
@elmihassan3302 Год назад
MASHA ALLAH VIVE SOMALIA FROM DJIBOUTI
@ayubmohamudali4248
@ayubmohamudali4248 Год назад
Hees iyo badh 😢 🇩🇯🇸🇴
@zakariazakariafarah3518
@zakariazakariafarah3518 Год назад
Sois en paix Somalia 🇸🇴 from 🇩🇯🇩🇯
@Salahdiator
@Salahdiator Год назад
Luugada Hoyo a kor u gaadno Abo
@sitazonou5296
@sitazonou5296 11 месяцев назад
💚💚💚💚🤲🤲🤲🙏🙏🙏🇸🇴from 🇧🇫
@FadumoMaxamud-ud5rz
@FadumoMaxamud-ud5rz 10 месяцев назад
​@@Salahdiatorsee
@AhmedMohamed-wm5zk
@AhmedMohamed-wm5zk 2 месяца назад
🎉❤Somali weyne from 🇰🇪 Kenya;we always stand with our Somali brothers and sisters;👍Djibouti🇩🇯 iyo 🇸🇴
@amirsheikh691
@amirsheikh691 Месяц назад
Masha allah kooxda hiddo fanka guubabada ah wey hormariyeen waxana ku mahadsan abwaan dhuux xirsi
@saadabogoreh8219
@saadabogoreh8219 Год назад
Très belle chanson allahamou ijmac khouloubal mouslimin amin
@malaboa591
@malaboa591 Год назад
SOOMAALIDA DHIBAATADA HAAYSATO ILAAHOOW KA SAMATABIXI YAA RABI INSHAA ALAAH
@user-gu6jx7ib2c
@user-gu6jx7ib2c 4 месяца назад
Amiin wll
@elmihoussein9011
@elmihoussein9011 Год назад
Big love from Djiboutie for somalia
@makahilmead4725
@makahilmead4725 Месяц назад
Walaalahayn jabuuti iyo madaxweynahooga alaha noo daayo, walaal dhab ah
@galanne-ey2015
@galanne-ey2015 Год назад
Superbe chanson Vive Djibouti ❤ mon pays Vive la Somalie aussi
@abdilahiasoweadilahi1892
@abdilahiasoweadilahi1892 Год назад
Abdiiah
@mariamibrahim7592
@mariamibrahim7592 Год назад
Assalamu alaykum Djibouti mon pays Love love 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🤲🤲🤲🙏🙏🙏❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Somalia
@user-fn6yz7wn2t
@user-fn6yz7wn2t Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ismailimanismogeo2896
@ismailimanismogeo2896 10 месяцев назад
Guul walaalaheena
@abdisalangure3599
@abdisalangure3599 7 месяцев назад
Surely rer Djibouti have really helped us alot .thank you president omar geele.
@mohamed-zr9yz
@mohamed-zr9yz Год назад
Mashaa Allah wadaana yaal dab ah🥀gul gul iyo gobanimo
@MouktarAhmed-c2d
@MouktarAhmed-c2d 6 дней назад
Moi aussi j aime ce chansons quand j etais au somali en maintueux de paix
@Zahra-ri2pl
@Zahra-ri2pl Месяц назад
Hiil walaal you're my heart love you all jabuuti.viva..god bless jabuuti.aabaheena ismaa ismaaciil cumar geele allah ku xafido.we live for the sake of allah swt.ciiltir ku nool caafimaad cimri dheer iyo cibaado suuban.
@Icnn365
@Icnn365 Год назад
WE LOVE OUR BELOVED LEADER PRESIDENT ISMAL OMAR GELLE OF JIBOUTI AND HIS NATION
@Zahra-ri2pl
@Zahra-ri2pl 26 дней назад
Ciiltire cimri ha raago.aabaheeneena ismaaciil cumar geele.taariiqda baal dahab ayaad ka gashaye..hiil walaal you're my heart.love you all gid bless you all jabuuti..iyo madexweyanaheen xasan shiiq maxamuud oo noo hurey naftiisa markay eithiopia dili rabeen .xasan waxaa taahey geesi geesi dhalay.oo walaal jaceyl oo jaceyl soomaali dhamaan.laakiin markasta waa jira dad nabad naceeb.oo la jaceyl reer muqdisho.qarax iyo colaada.waxaan lee nahaye ilaahey idin caafiyo waa idin duceynaye.dadka colaada la jaceyl reer muqdiso qarax.reer muqdisho waa dad isku duuban waxaaa daga dhamaan qabiilada soomaali dhan..muqdisho ilaahey ayaa idiin jaceyl.wixii la soo marey nabad ayaa ka denbeyso.
@user-mk5xv3bm6w
@user-mk5xv3bm6w Год назад
Maasha allah guul iyo gobanimo runtii
@saidnimamiel
@saidnimamiel Год назад
Longue vie plein de santé excellence Monsieur Ismail Omar Guelleh,🇩🇯🦁💙💚🤍❤️
@xaliimokeynaan8465
@xaliimokeynaan8465 Год назад
Shacabka reer jabuuti waa gon laakii cismaan cumar geele mafiicno badeena ayuu kenya u rabaa lugooyo ayuu nala rabaa ee ilaahow naga celi aamiin aamiin
@Abdimalik68
@Abdimalik68 Год назад
Somalinimo 🇸🇴🇩🇯🙏🏿
@malaboa591
@malaboa591 Год назад
MAANSHAA ALAAH HEEYSTAAN WAXEEY MUUJISAY INEEY JABUUTI IYO SOOMAALIYA YIHIIN DAD WADA DHASHAY.ILAAH WUU JECEL YAHAY WALAALAHA IS JECEL OO DAACADA ISKU AH.
@TTOTI539
@TTOTI539 Год назад
Notre président Ismaël il nous donne la force💪🏻 on vous aime💝 papa Djibouti🇩🇯 vive toujours inchallah somali🇸🇴 vive toujours le pays voisins on vous aime 💝
@user-tn5or9iw1c
@user-tn5or9iw1c 7 месяцев назад
SSC KHATUMO STATE GUUUUUUL AWDAL STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE
@Nasronasser-io5dg
@Nasronasser-io5dg 3 месяца назад
J adore aussi cette chanson depui mon enfance,nostalgie
@ahmedchnnel505
@ahmedchnnel505 Год назад
I proud to be somali form barama
@ciisemadoobe3549
@ciisemadoobe3549 Год назад
Xafajooy shib dheh dawarsi majiro meesha 😂😂😂😂
@user-zc3fv1pz1q
@user-zc3fv1pz1q 6 месяцев назад
Wecelguursi Meesha Xaad Kasoo Doontay Somali Baa Wada Hadlaysa Adu Oromo Ayaad Tahy 😢😂😅
@hirabmimiHii-nl1ui
@hirabmimiHii-nl1ui 5 месяцев назад
Jadore cette chanson, MashaAllah 🇩🇯🇸🇴
@Ismailmohamedali-oo7fs
@Ismailmohamedali-oo7fs Месяц назад
I am somalia 🇸🇴 we ❤️ love jabuuti
@izzysaid3117
@izzysaid3117 Год назад
We are one, one love we are United
@user-hz2ty6cg1b
@user-hz2ty6cg1b 2 месяца назад
Ileen sinjigaa ma meero ileen sumadaa ma guurto soomalino🇸🇴🇸🇴From baydhawo
@abdullahijeylaaniali5099
@abdullahijeylaaniali5099 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ I love my brothers jabuuti
@ikranibrahim2188
@ikranibrahim2188 Год назад
Vive la République de la somali
@AhmedMohamed-wm5zk
@AhmedMohamed-wm5zk 2 месяца назад
Somalia will rise again Inshallah,as a Somalis of Kenya we support our brothers Somali weyn
@bisharGellowMahad
@bisharGellowMahad 10 месяцев назад
Love from northern Kenya 🇰🇪❣️🇸🇴🇩🇯
@abeg2026
@abeg2026 Год назад
For somalian presidend WE LOVE YOU
@fathiabachir7625
@fathiabachir7625 Год назад
Manshallah viva Somalie from Djibouti
@siradm
@siradm Год назад
Asc walaaleheenni samaayow! idinma illaawo cidna idinkuma doorsado, Jabuutaay kuseexo nabad, walaalkay sama wadow kuseexo inan ku ahay
@amedassanomar788
@amedassanomar788 Год назад
Thank you bro long live somalie 🇸🇴
@siradm
@siradm Год назад
🙏
@faridfarid6561
@faridfarid6561 Год назад
Jabuuti kulayl nolol mataalo. Odeygaan wuunadhibay.
@siradm
@siradm Год назад
@@faridfarid6561 amow asagu idiin roon yahayba? Annqgaa mucaarad been noo sheegay
@maryamomar2309
@maryamomar2309 Год назад
MaashAllah SOOMALIA
@NasroXamud-lu6mf
@NasroXamud-lu6mf 2 месяца назад
Guuleeso D. Jabuuti from muqdisho ❤❤❤
@Darusiha6254
@Darusiha6254 13 дней назад
D.jabuti populations are our brother hood we are same blood we are close relative they are part organs of Great somalia Waa walalaheena jabuuti cadowgeena ayaa nakala uqeybshay
@Zahra-ri2pl
@Zahra-ri2pl Месяц назад
Anaga qurbo jogaa nahaye waxaan tageeraan dhamaan soomaalida .doqon ma rabo oo burburinaayo wadan caado qaatee.doqon.jaajus.gaalada ku raaceye.oo diinta dadka iyo dalka iibsanaayo.doqon jaajus.cadow.taageerayee gaalada.walaalkaa ma ahan soomaali weyn wake up.we wanted all soomaali to united.kuwa ka soo horjeesto talaabo sharci ayaan ka qaadayen.
Далее
The Klopp Era - Top 10 CRAZY Matches
17:30
Просмотров 1,1 млн
Прохожу маску ЭМОЦИИ🙀 #юмор
00:59
🎙А не СПЕТЬ ли мне ПЕСНЮ?🍂
3:04:50
Djib-Talent | Troupe Gourmade  - Dareen Somaliyeed
5:42