Тёмный

Hereri & Iceland Qaybta 3aad 

Universal Somali TV
Подписаться 341 тыс.
Просмотров 98 тыс.
50% 1

www.universalsomalitv.net
universalsomalitv
tvuniversal
www.instegram.com/tvuniversal

Опубликовано:

 

13 май 2017

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 124   
@engabdirashidhassan
@engabdirashidhassan 7 лет назад
waa barmaamuj aad u qiima badan thanks universi iyo abdisalaan hereri hormuudka suxufiyiinta somaliyeed
@sadiiqhasan3715
@sadiiqhasan3715 7 лет назад
kkkkkkkkkkkk waa sida soomaalida lagu yaqaan iney diinta waardiye unoqdaan balse sey tahay ugu dhaqmin
@abdiazizdahirloxos4553
@abdiazizdahirloxos4553 3 года назад
Maashaa allaah islaamku fiicanaa oo macaanaa ,ilaahyow khaatumada noo suubi.
@abdiamericoameriko9435
@abdiamericoameriko9435 7 лет назад
manshalah alle rer ka somalida Iceland gabdha haysu barakeeyo waa qof diyarsan somalidy ku haysta ba
@musasomalia6462
@musasomalia6462 7 лет назад
mansha Allah Allah ha barakeeyo qoyskaaa somaaliga ah ee muslimka
@abdilahiismail4656
@abdilahiismail4656 7 лет назад
machalh Mach Allah ugaaz abdizalaan hereri nooloow inbada wlky waa history
@dailyxiin
@dailyxiin 3 года назад
Iceland 48 sano kohor miyay diintu gaadhay hadii ninku ugu horeeyay uu islaamay 1972.....!!!
@HajjiWarsamah24
@HajjiWarsamah24 7 лет назад
Ugaas Soomaaligagu aad buu u liita fadlan ku dedaal barashadiisa. Cabdisalaan waad ku mahadsan tahay sheekadan Iceland.
@ccaziizkayze1127
@ccaziizkayze1127 5 лет назад
Masha Allh Soomaalida Iciland
@xasanshuceyb7314
@xasanshuceyb7314 2 года назад
Maashalh allaah
@mohamedwarsama2677
@mohamedwarsama2677 8 месяцев назад
15:28 spot on ! alhamdulilah you became Muslim before you knew them
@cabdimaxamedcabdimaxamed4215
@cabdimaxamedcabdimaxamed4215 7 лет назад
Hadalka xaaji cali ee ninka maalina waanshay maalina cabay waxay ku tusaysaa muhiimada inaad ku toosnaato diintaada si dadka kale kuugu daydaan
@ridwanali4931
@ridwanali4931 7 лет назад
hereri aad bad ugu mahadsan tahay macluumadka wangsan noo soo gudbiso mar walba
@barnibaarafrax5551
@barnibaarafrax5551 2 года назад
😘19 06 2022 Ceesh laydiyariyay ayaan anna diyaarinaya manta😚😊😊😊🤣
@qaysmohamed659
@qaysmohamed659 2 года назад
Cabdisalaan iyo cunto maxaa kala haysta😂😂😂
@naasirbashiir3246
@naasirbashiir3246 7 лет назад
herare iyo hargaysa
@abdiboos2802
@abdiboos2802 3 года назад
I remember valhalla that was
@suuaadmohamud5158
@suuaadmohamud5158 3 года назад
Mansha alllaah sc alle haye haa iidin ku dilo xaqaa
@nuniyepeaceman3881
@nuniyepeaceman3881 4 года назад
❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@abdi-yarenouniho9386
@abdi-yarenouniho9386 7 лет назад
Aar ma somaliyadbaa waabay xishoonaysaaye
@muxsinkhalif2452
@muxsinkhalif2452 7 лет назад
ilaahay amarkiisu badanaa goormay cunto Somali noqdeen bariis, baasto iyo sabaayad
@abdirahman8422
@abdirahman8422 7 лет назад
Muxsin Khalif cunta dhaqamed kena wa #cad iyo #caano
@muxsinkhalif2452
@muxsinkhalif2452 7 лет назад
Hereri baaban layabanahay isagu 70 jir aha lasoo taagan waa cunto dhaqameed. Somalidu intay bariis iyo baasto taqaano 50 sano kama badno
@bilealiali9258
@bilealiali9258 5 месяцев назад
😂😂😂😂 maya wlahi masako iyo.cano.kalay 😊​@@abdirahman8422
@ahmedabdulahi1961
@ahmedabdulahi1961 7 лет назад
Ugaaska somalida guulayso sxb
@hindasaarmashalhshiiqxasan605
@hindasaarmashalhshiiqxasan605 7 лет назад
ahmed abdulahi #nnjjkoo9ojjoojjiIOOiLPaaaaABj. p mmA. www zZ∞=_[=]}…
@mohammedBille
@mohammedBille 7 лет назад
here mansha allah wadamo baden ayaa uu marey isagaaba wareysi u baahen .
@ridwanahmad9019
@ridwanahmad9019 7 лет назад
Tolow meshas shaqo malaga hela iceland hadii shaqo taalo wan imani ilen yurub hadan tago ceer uso fadhi iyo hada iyo kow luqad baro kama bixi kare lol
@aziiz94
@aziiz94 5 лет назад
Dunida offline a thy a fila Iceland yurub lee maka mid oho mise wxa mooday ine qaarada Australia ku dhaxtalo 😁😂 teda kle yurub somalida sidada o kle o waligood arkin Aya qalad Ka fahmin ileyn nolosha yurub ceyr lee ma ahan qof walba iyo kartidiisa Wye adigo joga Africa Aya shaqesa karta hada qof hami leh thy
@amalmohamed928
@amalmohamed928 9 месяцев назад
❤❤❤❤
@maxamedaxmedcali6962
@maxamedaxmedcali6962 5 лет назад
War Iceland igeye plz aan xavado cadan ah helee
@salimsalim2859
@salimsalim2859 3 года назад
Yasinow waankuslmya sxb
@xoriyaddooncubkaxaaji5692
@xoriyaddooncubkaxaaji5692 3 года назад
Somalidu waa dad cajiib ah, weriyihii baa u kala qaadey somalidii aduunka geeskiisa joogtey somaliland iyo somali
@salmacabdinaasir9169
@salmacabdinaasir9169 3 года назад
Waaaa kala laba somaliland iyo somalia Wllo🤣🤣😅🤣🤣😅Waaa ku sideeee Cuqdada iska daaaa
@yusuffamily9799
@yusuffamily9799 3 года назад
Xoriyada amison ka qaado horta intaad afkaaga qadhmuun hawl aan laguu diran galayso awoowyaashaa oon dhalanbay laba dal ahayde
@AhmedSaid-cc3xb
@AhmedSaid-cc3xb 7 лет назад
Asc waa barnaamij fiican illahay sw ha ku xafido Somalida joogta Iceland dhamantod iyaga iyo ubadkodaba. Arinta dadka diinta islamka soo gala waxaa haboon in loogu yeedho revert not convert wayo qof kasta wuxuu yahay Islam marka uu dhasho, sidaa daradeed way ku soo noqdeen diinta (revert) wa bilahi tawfiq.
@KaderShow
@KaderShow 2 года назад
Maasha Allaah caqliga ha waayin wll. حياك الله
@burhaancaseyr1079
@burhaancaseyr1079 11 месяцев назад
Mncha Allh alle haku barakeyoh wll🎉
@Memestv1000
@Memestv1000 3 года назад
Hareri (If I ask you) intaa safiican ayaat ugu dhawaaqeysaa 😂😂
@cabdicooskayoutubecom
@cabdicooskayoutubecom 7 лет назад
hareeri safar le miya shaqadiisi
@shukrihusseen8825
@shukrihusseen8825 4 года назад
Asc walal waxaan rabaaa in ad igu caawi saan iceslan qof samalia ah oo jogo telkisa cabdi walalyaal
@abdishakuurahmed1923
@abdishakuurahmed1923 4 года назад
Ma waxaad is lahayd aad tagtid Iceland wll
@abdirahiinhanfi9858
@abdirahiinhanfi9858 3 года назад
Asc
@musasomalia6462
@musasomalia6462 7 лет назад
ana kiii labaaad ahy
@nasranuur3639
@nasranuur3639 2 года назад
Sxbw waxaad ikajawabtaan reer iceland. qof visa kuyimid yurup siiba France iyo jarmal iceland yimaada farahaasi makusobaxayaan Faraha safaradaha EU kuyaal africa ayuu kasoqatay visaha
@chouhoudkheyr4810
@chouhoudkheyr4810 6 лет назад
😂 allow anoona iceland takin ha i dilin
@sooraanyare3761
@sooraanyare3761 5 лет назад
Illhaay haku geeyo island
@naxarxandule3170
@naxarxandule3170 2 года назад
Ilaahay ka bari hagaaga diinta iyo caafimaadka jidhka , waxyaaliha kale ma dhadhamaan hadii caafimaad jirin .
@rihaanamohamet7370
@rihaanamohamet7370 Год назад
Hada matagtay tllow 2023 arkay comentigaan😂
@mustafesiciidismaaciil357
@mustafesiciidismaaciil357 Год назад
Tolow weli ma tagtey😅
@leilaabdi3075
@leilaabdi3075 7 лет назад
nacalka wa bashaleen dadkaan allow ya ii keeya icland bisinka
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 3 года назад
Single ma tahay wll
@leilaabdi3075
@leilaabdi3075 3 года назад
@@habilgaraad2441 haa
@Geyre02
@Geyre02 3 года назад
@@leilaabdi3075 lambarkaaga soobaas
@guledmawlid1239
@guledmawlid1239 3 года назад
RUntiise aad baAn uga helAa barnaamujkaasOo kale hereriir hoRE usOc 275
@maryanigal3300
@maryanigal3300 3 года назад
wariye isaaq maa tahay mise wariye soomaaliyeed
@karimhasan8967
@karimhasan8967 3 года назад
Labada wuu yahay maxa dhibe kujira ma dadka cuqdad qabilka qaba tahay
@geeljire395
@geeljire395 3 года назад
War dee qurbaha waxaa lagu noqday Qorqodeyaal kkk
@abdirahmandirir3807
@abdirahmandirir3807 3 года назад
Naaag aceland miyaa citiraf lagu radinaya gurkoda?????
@yusuffamily9799
@yusuffamily9799 3 года назад
Calooshaa ku xanuunaysa ee alle haku shaafiyo diin faafin iyo wax lagu faano oo magaca iyo diintoo dhan sumcad iyo xushmad iyo qiimo sare usoo xaraysay ama xaraynaysa ayaa meesha lagu hayaayoo adna ummad dhanood kasoo jeedo kuu caayi maayee adaa nooca aan ibnu xalaalka ah ahayn gabadhana ninbaa muslimiyay kaa sharaf badan oo ajarkeeda leh adna saxaradaada guri la’doo dad aanad gaadhin karin Cadaan iyo madoow tooduun ku mashquulsantoo taadi ku dhaaftay ijooy
@asxabiboqore4521
@asxabiboqore4521 7 лет назад
Qofkii ugu hoereeyey ayan ahay edawada lol
@musasomalia6462
@musasomalia6462 7 лет назад
Hussein Ibrahim mahadaaa lasoo geliyey brnajimkan
@asxabiboqore4521
@asxabiboqore4521 7 лет назад
Musa Somalia haaa wll hada aya lasoo galiyay
@hanaali1380
@hanaali1380 7 лет назад
Hussein Ibrahim haaye haaye
@musasomalia6462
@musasomalia6462 7 лет назад
Hussein Ibrahim waar wll waxarbaan ujiraaa tolow makusii daayaaba waaa meel shidane
@nassweekly2161
@nassweekly2161 5 лет назад
Argentina nogu kaalay
@VAAROFFICIALGAMING
@VAAROFFICIALGAMING 3 года назад
Yaah Argentina Side Kutactay Zxp Ruunti waaa yaab Somalese are Everywhere
@nassweekly2161
@nassweekly2161 3 года назад
@@VAAROFFICIALGAMING bro i live here more 10 years I’ve family I’m happy alhamdu lillah. Infact is nice country
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 2 года назад
Waad tarhiibeysaa intuusan idin soo gaarin wariyhu
@axmedabokor4427
@axmedabokor4427 3 года назад
Ol
@user-jt9me9tu9x
@user-jt9me9tu9x 11 месяцев назад
Aar bal iigawarama ice lan aan imaado
@sokorowshows6452
@sokorowshows6452 7 лет назад
waa only wariye Caan ah oo qabiileyste ah aad Uma garaad foga
@abdishakuurahmed1923
@abdishakuurahmed1923 4 года назад
Soo somalilander maaha dhilaa ku xaarteee
@yusuffamily9799
@yusuffamily9799 3 года назад
Oo waliba proud ku ah intaa kuwiina qarxinaysaan anaga kuwayagu way naacnaaxeen dibiradana holiday gay iskaga soo ridaan
@drizm9257
@drizm9257 7 лет назад
Adeer magaca iska hagaajiya waa Iceland maaha ieland, ninbaa aduunka dacalkiisa tageya markaasuuu magaca wadankiiba khaldayaa, Somalidu professionalism maaha oo shaqadooda kama adka 🙄
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 7 лет назад
Driz M wll wa siday icelandisku ugu dhawaaqaan markaa khalad maaha bay ila tahay
@aziiz94
@aziiz94 5 лет назад
Hubsiimo halba la siista qandho falsafo bdn adigo wx ogeen Aya Somalida caac ku ledahy
@yusuffamily9799
@yusuffamily9799 3 года назад
Magaca maadaa ula baxay mise hooyaa kuu sheegtay aduu magaca gaalkeed sidato iska soo sax looxoow anagaa wax idi baree
@hassandhamanalamodi1202
@hassandhamanalamodi1202 7 лет назад
somali ha noolaato
@abukaryusuf5542
@abukaryusuf5542 7 лет назад
lkn hadalada hala iska saxao jamhuuriyad waa looyaqan dal ee gobol looma yaqan isi saxa
@abdishakuurahmed1923
@abdishakuurahmed1923 4 года назад
Hadalka iga giiji dhilaa ku dhashee
@yusuffamily9799
@yusuffamily9799 3 года назад
Catuurii amison
@drabdirahmanahmed7579
@drabdirahmanahmed7579 7 лет назад
soomaaliya waa mid ina heririyow
@umukhairmahmod9085
@umukhairmahmod9085 7 лет назад
+Random Dude nimanka 20 ka ah ee iceland jooga waxey meesha ku galeen somaliya ayan ka imaanay ee dooda bilaashka ah iska daa huno
@umukhairmahmod9085
@umukhairmahmod9085 7 лет назад
+Random Dude ingaris luqadeyda mahan
@drabdirahmanahmed7579
@drabdirahmanahmed7579 7 лет назад
random what happen r U somalian why U talk about
@drabdirahmanahmed7579
@drabdirahmanahmed7579 7 лет назад
Umukhair Mahmod waa runtaa wall alle caqliga hakubarakeyo lkn ma iceland ayad joogtaa
@yusuffamily9799
@yusuffamily9799 3 года назад
Idinkaa kusoo gala soomaaliyaanu ka nimee maba nihin soomaali amison Somaliland baa nala yidhaa ilma amisonoow
@somaliasomalia7925
@somaliasomalia7925 3 года назад
Madaama qaxooti aad tahay somaliland iyo xisbiga ucid maxaa keenay
@yusuffamily9799
@yusuffamily9799 3 года назад
Adaa qalbiga qaxooti ka ah dadkan meesha aan ku arkayaa waa xor looxoow
@karimhasan8967
@karimhasan8967 3 года назад
Rer somalia qaxoti ah lkn rer somaliland qaxoti maha dalkoda iyo qarankoda ayay ku jogan dhulka qurbaha tusale na wad kala argta farqiga udhaxeya xisbiyadodi iyo qarabkodi ayay ku watan dalalka ay jogan indhaha kala fura marka rer somaliyaw
@alimohamed6736
@alimohamed6736 Год назад
No somali land,but somaliya,,fake country called somali land
@mohamedsheikh1201
@mohamedsheikh1201 2 года назад
Waaba somaliland mesha
@fareysaladsaid7073
@fareysaladsaid7073 7 лет назад
meshad tagaba reerwawooyi le wareeysaneysan waxa kaburan waceeb dadka kale usheeg
@abdifatah1821
@abdifatah1821 7 лет назад
wllh waiga qoslsisay cuqdad iskala her ebow tahriib iyo dibad iyo qax wanaloga horeyay
@shakuryasin2834
@shakuryasin2834 7 лет назад
farey Sal illaahey ayaa meel walba dhigey ee illaahey haku cafiyo
@aziiz94
@aziiz94 5 лет назад
sidas ma ahan sxbow ee qoodhan tahriib iyo qaxooti nimo ayaga macalin u ah somalida kle marka la yaab maleh Hadi ula kulmo meelan wali lo maqal
@hah7064
@hah7064 4 года назад
Meeshan aan hore loo tegi jirin wuu ku mahadsanyahay Mr. HERARI inuu la kulmo Somalida joogta waxay doonaanba ha ahaadaan. Hadii ay Qadaadweyn yihiina sidaas uun buu ula kulmi lahaa. Markaa lama odhan karo muxuu ula kulmay Somali ka soo jeeda Somaliland.
@abdishakuurahmed1923
@abdishakuurahmed1923 4 года назад
@@aziiz94 hooyada siilka ka wase reer xamarka miyadan arkin qudhacyahow somaliland way ka il baxsanthee afka kala baxa dhakhyahay
@muhimmohd4243
@muhimmohd4243 7 лет назад
maxaa faiday marka
@yusuffamily9799
@yusuffamily9799 3 года назад
Waxaanad fahmayn looxoow ee magaca inanta dhig oo magac rag soo qaado
@abukaryusuf5542
@abukaryusuf5542 7 лет назад
somaliland waa gobol xagee uwadaa magacii soomaliya away
@banuhaashim9539
@banuhaashim9539 7 лет назад
Abukar Yusuf waa jamhuuriyad. iyagaa isu aqoonsan. calan gaar ah ayay leeyihiin iyo lacag gaar ah. farmaajana kama tali yo mana tagi karo
@neyruusnalkageesnews7056
@neyruusnalkageesnews7056 6 лет назад
kkk usheeg bo somaliland wa gobal
@abdishakuurahmed1923
@abdishakuurahmed1923 4 года назад
@@neyruusnalkageesnews7056 ma futadaada ka dhigtay gobol
@salmacabdinaasir9169
@salmacabdinaasir9169 3 года назад
😅😅😅🤣🤣🤣🤣🤣🤣Riyadaaadu haku koobnaaato Ice land inaad tagto mar un😅lkn Haysku Qaldin Laba wadan Heeeey Cafimaaad ma jiraaaa Somaliland iyo Somalia😁😅😅🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣Hurdada ka kac
@yusuffamily9799
@yusuffamily9799 3 года назад
Alaylee idinkaa gobol amison ka tirsan ah ilma loox
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 7 лет назад
Markaad leedahay Harerriyow Somaliland macnaheeda ma waxaa weeyaan 20 ka qof ee ku nool waa reer waqooyi. mida kale cunta Waa Cunto Soomali laakin Dadku waa Somaliland cajiib.
@banuhaashim9539
@banuhaashim9539 7 лет назад
H H adiga maxaa ku dhibaya. somaliland waa soomaali anagaana idinka soomalisan xaga dhaqanka murtida iyo gabeyga. rer somaliland waa sida markay leeyahay rer jabuti sida carab ISKu yihiin Qatar iyo Kuwait
@somalilandgovernment8938
@somalilandgovernment8938 6 лет назад
Ikraam
@hah7064
@hah7064 4 года назад
Hadaanad xanuusanayn waxaad xeerin lahayd dhalashada Somalinimada adigoon wadan wadan u eegin.
@salmacabdinaasir9169
@salmacabdinaasir9169 3 года назад
Cuqdada iska daaa wllo Somaliland iyo somalia Wax yaa bo badn bey ku kala duwanyiin Xagga cuntada wana kala laba wadan😅
@muuseyuusuf1422
@muuseyuusuf1422 3 года назад
@@salmacabdinaasir9169 🤣🤣🤣🤣🤣
@gabadhaheerdarawiishlascan7365
cadukabileh heriri awoowe iskayaree closha xmilo caml
@ubaxjaamac-bc7hp
@ubaxjaamac-bc7hp 4 года назад
Waa ceebe raga calloshoda lama sheego
@ubaxjaamac-bc7hp
@ubaxjaamac-bc7hp 4 года назад
Ileen callosha waxa ka hooseyaa was qoodhehee
@abdishakuurahmed1923
@abdishakuurahmed1923 4 года назад
Xishood waa aabaha oo kale bilaa akhlaaq yahy
@yusuffamily9799
@yusuffamily9799 3 года назад
Ma nooca raga kahelaa tahay nacalad yahay maxaad ninka hoostiisa ka eegaysaa
Далее
Hereri iyo South Africa Part 6
46:30
Просмотров 59 тыс.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Flo Rida - Whistle НА РУССКОМ 😂🔥
00:29
Xagaaga Iceland waa sidee ?
18:06
Просмотров 159 тыс.
Hereri & Hargeisa Ee Dhulka Hawdka
40:39
Просмотров 96 тыс.
Hereri iyo Istanbul
50:29
Просмотров 134 тыс.