Тёмный

Hereri iyo Majaajiliiste Bracetamol maxaa kala qabsaday Qosolka Aduunka iyo shactiro 

Xogmaal Media
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 415 тыс.
50% 1

Hereri iyo Majaajiliiste Bracetamol maxaa kala qabsaday Qosolka Aduunka iyo shactiro

Развлечения

Опубликовано:

 

1 дек 2018

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 331   
@makamedinachannel785
@makamedinachannel785 5 лет назад
Walaayaal salaada tukada qofka salada tukada wuxuu ku jiraa balan ilaahay
@abdallaabdoo4170
@abdallaabdoo4170 5 лет назад
Shukran wll jasakallah khayr
@anzelali5725
@anzelali5725 5 лет назад
Ridwaan Yuusuf +a49393
@mohamedabdulkadirfarah8609
@mohamedabdulkadirfarah8609 5 лет назад
@Hiboayaan X haa wll. Allaha naga aqballo.
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 5 лет назад
@Hiboayaan X goormee is badashay kkkkkk war heedhe ruuxa salaad dadka faraya yaa dood ka qaba walee salaad ruuxu yareesta asagaa hankiisu yaryahay wuuna mahadsan yahay qofka dadka xasuusiyay gabar iyo wiil miduu yahay ma hube.
@makamedinachannel785
@makamedinachannel785 5 лет назад
@Hiboayaan X haa walal cidna ha la caytamin majadsanid ilaahayna ha kuu aqbalo camalaadaa fiican dambigana ha kaa dhaafo
@sacdiyoaden8315
@sacdiyoaden8315 5 лет назад
Mashallah! He’s very humble, intelligent, and professional well done willka Somaliyeed🇸🇴❤️🎤
@cabdiqanimahad1524
@cabdiqanimahad1524 5 лет назад
calanka bluuga ah waa nacay iska badala nio somalinimo hadda rabtaan 0 calan
@abdifatahalfa
@abdifatahalfa 5 лет назад
Pracetimool ani waxaan bartay waqtigiise Casho libaax . Ee wuu jili jilay naagta . Ninkaan waa top really keep going bro ❤❤
@shibiskadheh2745
@shibiskadheh2745 5 лет назад
Ninkaan sida aan utaageero waligey shaqsi caan ah Uma taageerin. Kalsoonida iyo fur furnaashaha ayaa ka arkeysaa dadnimadiisa. Jilaa lawada jecelyahay maxamed paristimol
@xogside5513
@xogside5513 5 лет назад
Daaawadayaal xaladiina kawarama madama inta soo gaarty like ta iigu roonada
@argsan3782
@argsan3782 5 лет назад
Manshallah l like how he claims his first name Muhammad
@jamalabdi4723
@jamalabdi4723 5 лет назад
filinhindiafsomali
@c.diraxmaanyooniscali1477
@c.diraxmaanyooniscali1477 5 лет назад
Waa idiin salaamay maxamed baristimool iyo wariyahy lajoogo
@abdirizaqshire2627
@abdirizaqshire2627 5 лет назад
A very talented young actor. Keep on moving forward brother
@faysabargail8147
@faysabargail8147 5 лет назад
Masha allahu cabdisalaam Mohammed xereri noolwo inta noolijirto amiiine ❤️😍😘🙏
@faadumoaxmed7139
@faadumoaxmed7139 5 лет назад
Comp
@abdishakurawl1773
@abdishakurawl1773 5 лет назад
Wll,.. dhammantiin qofkasta oo qoraalkan arka alle farxad ha siiyo dhibka iyo cidhiidhkana haka fogeeyo,.. Si gaar ah wlaalaha somaliyeed ee siatal degan iyo kuwa Columbus degan..
@munahomelife3072
@munahomelife3072 5 лет назад
Masha allah Mohamed kep going ❤️❤️❤️💯
@mahadhussein4157
@mahadhussein4157 5 лет назад
Very nice interview which makes sense, awesome
@sumayazuzu5486
@sumayazuzu5486 5 лет назад
Masha allah wa wiil aan jeclahay jilitankiisa run ahaanti oo humble ah horey u soco walal qaali❤❤❤
@2jaboisak761
@2jaboisak761 5 лет назад
Prestimol= aaaa aaaa aaaa Hareri= haaye haaye haaye
@fardoussaahmed794
@fardoussaahmed794 3 года назад
Mashallah wan ka heley fananka nolow walal horey u soco
@nasraabda1709
@nasraabda1709 5 лет назад
Masha alah. Waan kahelahya
@khadardaahir8790
@khadardaahir8790 2 года назад
Keep going my pro
@leilacaynab6305
@leilacaynab6305 5 лет назад
Maansha allah soo dhawada
@heerqaranheerqaran7595
@heerqaranheerqaran7595 5 лет назад
Mashallaah maxamed iigu yeedh. Mashallaah markale
@AliAli-yd8vm
@AliAli-yd8vm 5 лет назад
Haaaye haaaye inta jecel inuu waraysto like iiisaaaraaa plz😅😅😅
@AliAli-yd8vm
@AliAli-yd8vm 5 лет назад
ღ202ツ King ADEM ღ202ツ kkk SAS miyaa ad iyo aad
@hindiafsomali5824
@hindiafsomali5824 5 лет назад
Good video 👏👏👏
@abdirahmansmart3896
@abdirahmansmart3896 5 лет назад
Sxp sare aad baan kuu tageeraa Mr Paracetamol. One Love from Kenya #PeaceAndLove
@alinoor8322
@alinoor8322 5 лет назад
Abdirahman Smart also north eastern
@fatumaosman3849
@fatumaosman3849 5 лет назад
Like me
@iqraanaali2077
@iqraanaali2077 5 лет назад
Prastimol qof aan jiliinkiisa jclhy wlh 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@kunjeeranigakujecel32
@kunjeeranigakujecel32 5 лет назад
😍😍
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 5 лет назад
ninkan waxaan odhan lahaa taataabashada dumarka iska ilaali waa danbi weliba waa sino yar gabadha aad filinka la metelayso inaad taataabato ayaa kuu caado ah marka iska jir wllky
@hawayassin7044
@hawayassin7044 5 лет назад
Kkkkk diiniyan uma qurux badna ....tatabashada..dhaman jilayaasha fanaaniinta beenta ku badan .......
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 5 лет назад
@@hawayassin7044 Haa wll wacyi gelin baan soo gudbinayaa iyo dhaqanxumo isma laha
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 5 лет назад
Haa wll mahadsanid
@nabiilbulle5434
@nabiilbulle5434 5 лет назад
Parstamol legend💥
@saaramohamed4103
@saaramohamed4103 5 лет назад
Commentska inee aqriyaan dadka usoogalay ee comment Bixinen like na saarin wa idin salaamay😜😉
@ibraahimsaalaxx.xassan7014
@ibraahimsaalaxx.xassan7014 3 года назад
Barasetimol Jiila jilaa dhaafay thanks
@bitterorsuschenal4213
@bitterorsuschenal4213 5 лет назад
Rer Cabudwaaq iyo rer galkacyo RU-vid kaa ma joogan miyaa rer mudugow idinko jooga aan bilaa like noqdo walalayaal 👈🙏 mohamed prastimol subscribe isaar hada nin rer mudug ah tahay😂
@amiinacasaanyo4170
@amiinacasaanyo4170 5 лет назад
ma jidho baayo hdeer waa leska dhafey
@mamustvpro6492
@mamustvpro6492 5 лет назад
Aqiyaareey aan ogaado waxa laga helo like bal hadii somali dhalad tihiin
@heerqaranheerqaran7595
@heerqaranheerqaran7595 5 лет назад
Horaan usu,aalay su,aashaada waliba ku tuugsanaayo dadka waanan garsn waayay ilaa iyo waxa laga helo
@mamustvpro6492
@mamustvpro6492 5 лет назад
Anaa ka sal gaaraayo ee saar waxaan ka so helanaa waa kuso gaarsiinaa
@ahmed676mohamed9
@ahmed676mohamed9 5 лет назад
Calankii puntland u jeda masha allah
@mB-ro8er
@mB-ro8er 5 лет назад
WAAA ANSHAX XUN YAHAY
@fatuuxahmed8477
@fatuuxahmed8477 5 лет назад
Axsan isim Mohamed❤❤❤❤❤🌷🌷🌷🌷
@simranqurux595
@simranqurux595 5 лет назад
Maxamad jaceylka saujisho wanjeclahay sidacadiga ah nolashana wad ujilikarta aan filaya wan jeclahay raga marwalibo faraxsan mashallah nolow tageyro nabarkow ayan kuahay
@carafaadaleeli5144
@carafaadaleeli5144 5 лет назад
Maxamed wllhy legend waa shaqsigaN ku qoslo markaN dawado
@waayahadunidalyrics5283
@waayahadunidalyrics5283 4 года назад
Actor of Somalia barastimol xaqiiq asi cml waa ii dhinaay aad baan u taageeraa cimri dheer iyo cibaada suuban
@noormohamed9317
@noormohamed9317 2 года назад
Am waiting diidan
@Nuurdin
@Nuurdin 5 лет назад
Columbus Ohio Minneapolis MN waxay leeyihiin community afaar Qawiil
@xaalixalane2317
@xaalixalane2317 5 лет назад
gabdhaan yaaweeye kulahaa kuye Dee waa #gabar #barastimal caadi matihid
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 5 лет назад
Hareri waxaan talo ku siin lahaa Microphone ka shaatiga la suro oo yar yar ha diyaarsado saan silac waaye 18 minutes dhan inuu gacanta 1 microphone ku hadlaan
@cmcyoung4187
@cmcyoung4187 5 лет назад
Adero ilaa 1956 ayuu soo waday wanxana waa shaqadisa wana la qabsaday
@waberihassan7867
@waberihassan7867 5 лет назад
Ina Dahir walal uu laqab sadan wax badan ayuu kaso shaqey jirey
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 5 лет назад
Haha walhi waa yaab dad 60 sano ka soo shaqeeyay xattaa Saan ma gali karaan. Dhanka aan ka hadlaayo ma ahan qibrad ee waxaa wanaagsan habkaaa kale. Sidaan waa silac.
@cadirizackaden1107
@cadirizackaden1107 5 лет назад
Studio majogoo walal mcn.....
@Wasiirka98
@Wasiirka98 5 лет назад
Ina dahir Waa fikir fiican
@shukriinalihaji3634
@shukriinalihaji3634 5 лет назад
Jecliyaa ninkaan jiliinkiisa 😘😘😘
@sacdiaabdi5294
@sacdiaabdi5294 5 лет назад
Masha allaaha waa geesi fiican wax u jilo
@amiragoobe8588
@amiragoobe8588 3 года назад
Wan kula jecelhye
@amiinacasaanyo4170
@amiinacasaanyo4170 5 лет назад
wiilaan jeclhy ayey isku magac yihiin oo isku dhaqan yihiin faradhaadheeranta oo xtaa waa isku reer Puntland 😍😍😍😍😍
@haboonqurux2600
@haboonqurux2600 5 лет назад
Amiina Casaanyo ninkan reer puntland ma ah waa ni mareexan reer Cabuudwaaq ah
@edebsanabdimahad8715
@edebsanabdimahad8715 5 лет назад
Haboon wll caadi Iska dhig wiilkaan waa reer Puntland asal ah waxay mareexaankaa ka sheekynayso wll
@tm_isiibo_a_kusiistee9663
@tm_isiibo_a_kusiistee9663 5 лет назад
Amiina Casaanyo: Mahubtaa quruxey
@Khaatumo411
@Khaatumo411 5 лет назад
Edebsan Abdimahad waa reer Jubaland (Mareexaan)
@harunhasanharun1595
@harunhasanharun1595 5 лет назад
Wuuuuw wiilkeena mala isku heysta war ninka waa nin reer dalaal ah micnaha farmaajo ina adeerkis 😅😅
@cajamiboy
@cajamiboy 5 лет назад
Haa e haa e haa e😂 Aaa aaa Hal hees qurxoon bey ka wataan labadaba👏
@naftaqalbi6125
@naftaqalbi6125 5 лет назад
ninku ma kaniini baa magaciisu yaahuu loooove odayga hareeri ah codkiis
@user-ss7ls5mc7p
@user-ss7ls5mc7p 5 лет назад
Barasitimol wan ka hele riwaydihisa
@divisionlivestock618
@divisionlivestock618 5 лет назад
SALAN SARE MY BEST COMEDIAN PARACETAMOL
@somspecial6658
@somspecial6658 5 лет назад
Ilaahay hano naxariisto dhamaanteyn
@jacfarnadiir4251
@jacfarnadiir4251 5 лет назад
GREAT MAN PRISTAMOL PLEASE GIVE ME YOUR LIKE 🙏🙏👏🙏
@hadiilchocola
@hadiilchocola 5 лет назад
inanku Aaaaaaaa badanaaa Anay way hore usoco Jilaaa fcn bd noqotay mudo koban
@ahmeddahir2298
@ahmeddahir2298 5 лет назад
Hadiil Chocola Aaa, macnaheedu warka ayuu la yahay, marka waa uu raadinayaa
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 5 лет назад
Hareri: Magacaaga? Pracetamol: Aaaa Maxamed Hareri: Imisa sano ayaad America joogtaa?' Pracetamol: Aaa dhowr iyo toban sano Hareri: Maxaad jeceshahay? Pracetamol: Aaaa wlhi ma aqaan
@ELMANSSON
@ELMANSSON 5 лет назад
😂😂😂😂😂😂😂😂 Aaaaaa buu raaxadii nooga qaaday odaygu
@baroquraanka782
@baroquraanka782 5 лет назад
Meel xun leë wax ka arkaa 'n somaliadan waalan yaa ku tusay waaye aaaaaaaaaaa diisa
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 5 лет назад
Marnamijyadiisu meel kaliya maahan marba dal ayuu tagaa markaa miisku maqad mayo
@abdifatahhassanabdullahi7122
@abdifatahhassanabdullahi7122 5 лет назад
hhhhhhh barteeda dhigtay
@mahadabdilahi7743
@mahadabdilahi7743 5 лет назад
Yrruybbbbbfo
@nawalabdirasak105
@nawalabdirasak105 5 лет назад
Mnsha allha
@zamzambeutyhina
@zamzambeutyhina 5 лет назад
wallheyga qaliga ah eelasocdo xogmal waxaan idinka codsanayaa inad somalinimo iyo Muslim nimmo subscribe iigusartaan
@mohamedhashi1693
@mohamedhashi1693 5 лет назад
maxamed barasatimo waa nin ruwaydihiisa tagero
@abdulkadirhajiahmed1368
@abdulkadirhajiahmed1368 5 лет назад
Hay haye
@prettyofficial3191
@prettyofficial3191 3 года назад
Isoboqda walaleheyga somaliyeda sabiscarab isara isodaweya please
@mugadishowhamar9099
@mugadishowhamar9099 5 лет назад
Prestimol jilistisa wanjeclan jiray barigi hore hadalo xigmadesan buuku hadlijiray baryahan danbe hadalo akhlaaq xumo ah bu kujila gabdhaha waxlajila wexe iskaga qaban layihin ban layaba.
@mahadguray4241
@mahadguray4241 5 лет назад
Waad ku mahadsantay harari
@prettyofficial3191
@prettyofficial3191 3 года назад
Masha allha
@najibabdikadir51
@najibabdikadir51 5 лет назад
Hahhhahah so cool🤩🤩🤩
@abdiazizkynan
@abdiazizkynan 5 лет назад
Aragti ahaan herari wd ku mahdsanthy background ka dadka an dawano ood nala socodsisay, lkn microphonka iska bdal.
@atoorahalohlbach1673
@atoorahalohlbach1673 5 лет назад
isaara hadaa qabiil necebtihiin
@buurnasare4026
@buurnasare4026 5 лет назад
Atooraha qabyaalad dheh badowyahow
@abwaandige2774
@abwaandige2774 3 года назад
@@buurnasare4026 zzz
@husseinhaji9746
@husseinhaji9746 5 лет назад
4:12 hhh Af-Soomaali'gaagu waa Safka hore hhhh.
@saidabdikaremhersi5576
@saidabdikaremhersi5576 5 лет назад
Hhhhhhh. Paracetamol ad bn u tageraa. He is funny guy...
@saynabahmed7877
@saynabahmed7877 5 лет назад
Wan idinsalamayaa hereri iyo barasitimol barasitimol waxan leeyahay wll waad fiicantahay lakiin wll waxii dhaqan xumo ah is kadaa wll please sida tii hada ugu ugu haraysay
@juhdimedia7725
@juhdimedia7725 5 лет назад
Guuleeso Mr paracetamol
@Ahmediej
@Ahmediej 5 лет назад
mashallah
@somaliachannal5442
@somaliachannal5442 3 года назад
Yakugu shubay Kulahaaaa 😂😂😂😂 Caviø TEAM2020
@aishaaadan8905
@aishaaadan8905 5 лет назад
maxamed xanuun baa.biya kkk waa cajiib
@mm.joseph4351
@mm.joseph4351 5 лет назад
HAAYE HAAYE WAA SIDAASE WAA (HEREERI) WARIYE WAYN ILAAHAY BAA WAYNE.
@mohamoudomarasawe5981
@mohamoudomarasawe5981 5 лет назад
Panadol extra in loo bixiyo bay ahayd like isaar wlle hadaaba soo booqato
@mandeeqradwan6299
@mandeeqradwan6299 5 лет назад
Thanks bracetamol great msg ayay gudbineysaa ruwayadan gabdho hays dagaalina hadii tan oo kale kugu Dhacdo
@mursalabdi5904
@mursalabdi5904 5 лет назад
Hadii Aad koley Heesi Waxfiican oofitna ama fasaad keeni iskajir waxdiin iyodalkaba waxtarleh waaiga waano
@deeqosaid4075
@deeqosaid4075 5 лет назад
Wlhi wiilkan aad ayn u jclhy please qofki number ama ciwan sax ah ka hayo ha ila soo socodsiiyo wlhi been ha modina hdlkaga waa iga dhab ee i cawiya xata hda wx kle ii a wodin ii ducay ❤️
@sabrinadnaan9761
@sabrinadnaan9761 5 лет назад
Kii laiga beray boqorki abahey mcn 💕❤
@hanadgigis8049
@hanadgigis8049 5 лет назад
Keeba ah
@zuzumohamed7384
@zuzumohamed7384 3 года назад
Keeba ah🤔
@ikraanmaxamadhussein1935
@ikraanmaxamadhussein1935 5 лет назад
Haye haye haye haye hhhhhhhhhh funny wlhi
@maxamuudsanturawe3808
@maxamuudsanturawe3808 5 лет назад
wariye herariri iyo barstimol waxaan Lee yahay in ay magara vonka in ay iska bdalaan
@suuaadmohamud5158
@suuaadmohamud5158 3 года назад
Yes
@abdirizakmohamed3830
@abdirizakmohamed3830 5 лет назад
Inta aad ugahesha baracetol riwaayadihisa plz like isaara😃😋
@m.deekowchanel9033
@m.deekowchanel9033 5 лет назад
Haye soo daa sheekada
@munirkh
@munirkh 5 лет назад
Nin culus oo ku fiican jilida. Run ahaantii waxan la yaabey filimkiisa JAHAWAREER si fiican buu uga dhex muuqdaa kooxda. From Hargeysa.
@ciyaalcaruur9001
@ciyaalcaruur9001 5 лет назад
Hei
@hamseaskar1620
@hamseaskar1620 5 лет назад
Aaa Aaa iska da zxp😂😂
@fadumoina2810
@fadumoina2810 5 лет назад
Maxamed paracetamol ninka kaliyen dawado 😍
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 5 лет назад
Jilaagan caadi maaha aad ayaan utageeraa qosol miiran weeye
@farahalas3312
@farahalas3312 5 лет назад
My first time to comment video cos am first today.
@Moeflow123
@Moeflow123 5 лет назад
FARAH ALAS no one cares
@dekofarah3627
@dekofarah3627 5 лет назад
@@Moeflow123 Hey! You are so mean.
@Moeflow123
@Moeflow123 5 лет назад
Deko farah I’m tired of these people mentioning every video that they first to comment lol there are no prizes for first commenter
@dekofarah3627
@dekofarah3627 5 лет назад
@@Moeflow123 Right.
@dekofarah3627
@dekofarah3627 5 лет назад
Even I am confused,idont know what's the benefit of being first commenter.
@fathiahmed9428
@fathiahmed9428 5 лет назад
Hhhhhhhh naa maa anaa Ku irii waa dhiimaatay kulaahaa Allah beerkaa kaanaa naa naagtaa igaa ceelii kulaahaa
@farhiyoali7571
@farhiyoali7571 5 лет назад
Sheeydanka ayaa kudhaxdhigay ee joog oo allaah uka cabso noloshaada yar oo lagu siiyay
@sadamahmedaden1341
@sadamahmedaden1341 3 года назад
Markad caqli waydo wax ha dhaleecayn
@maankayare5586
@maankayare5586 5 лет назад
Hhh funy waye parstimol
@mubarakgambo9692
@mubarakgambo9692 5 лет назад
Inta abdisalaan hareeri taageersan subscribe igu caawiya
@youngdayib9639
@youngdayib9639 5 лет назад
Plz like I dhaha somalinimo hade jirto
@ayaanleabdulleali9937
@ayaanleabdulleali9937 5 лет назад
yes magacayka ubixi ayaanle
@hanihaji3503
@hanihaji3503 5 лет назад
Barasitamoool
@amaaniaragsan4310
@amaaniaragsan4310 5 лет назад
Jilaa khatara #Mohamed Bracetamol more Taageero HoreY usocoH kuleenahay hadaan umada somaliyeed nahaY 🤙👏inta taagerta like ta😅😘
@Muhanad958
@Muhanad958 18 дней назад
02{12}[December}2018 >>>>>>>13{07}{July}2024 5 Years Ago Waraysigaan Markuu 10 Sano Gaaro Baa Inaa Balana After 5 Years 2029 Insha Allah Bye Bye ❤Long Life Somalia Abdisalan Hareri Iyo Mohamed Practimool 2018 2024
@daarulmaqam3371
@daarulmaqam3371 5 лет назад
Like isaar hadaa soomalinida jecshahy ood qurbo jogtahay hhhhhh
@queen-xd9wr
@queen-xd9wr 5 лет назад
Anig waxan jecalahay ninkan parstimol use iyo yurub ayan kala jogan 😘❤ i Love you
@wiilwanaaagsan6794
@wiilwanaaagsan6794 5 лет назад
Sacdiya darbigaad isla dhacdaa miyaa habenkasta cidlo ka xoqanaysaaa mii
@amiirqayzarab4985
@amiirqayzarab4985 4 года назад
Haaya Haaya
@ismailmohamed6848
@ismailmohamed6848 5 лет назад
Ok
@muna2378
@muna2378 5 лет назад
prastimaal love love love ❤ha lagu cawiye qofki ugu cawinkaro
@aziiz94
@aziiz94 5 лет назад
Jinaa Abdirahman waba hado waqti ku hayo 😂
@muna2378
@muna2378 5 лет назад
@@aziiz94 sas ha dhihin
@aziiz94
@aziiz94 5 лет назад
Jinaa Abdirahman hye ilaheey haku sahlo rajadada 😁
@muna2378
@muna2378 5 лет назад
amiin dhmn muslimta muradkood macsi lahay allah usahlo wll
@istaarmohamed6031
@istaarmohamed6031 5 лет назад
Tolow wilkan iyo gabad an saxibo nahay oo nastexo kheyre ladhaho ma walala say iskugu eg yihin🤣🤣🤣🤣
@saynabcabdi9693
@saynabcabdi9693 3 года назад
Raga iyo dumarka qaar badan baad moodaa inay marfuucul qalam yihiin siday wax u wadaan waxaan leeyahay illaahay ka casada waqtigan illaahay agtiisa cudurdaar heli maysaan
@radhas2411
@radhas2411 5 лет назад
Fadlan soo booqo channelkan subscribena saar .
Далее
Best exercises to lose weight ! 😱
00:19
Просмотров 7 млн
ВОТ ЧТО МЫ КУПИЛИ НА ALIEXPRESS
09:35
SULDAAN SERAAR MA ILLUMINATIBAA?
12:44
Просмотров 1,7 тыс.
SHORT FILIM: XAN-DUMAR # 4
18:53
Просмотров 201 тыс.
Покормили бы кошечек?
0:18
Просмотров 5 млн
Талантливый консультант
1:00
Просмотров 1,9 млн