Тёмный

"Heshiiska Somaliland Iyo Itoobiya Wada Galeen Kama Duwana Harag" Xildhibaan Guruuje 

SAAB TV
Подписаться 495 тыс.
Просмотров 48 тыс.
50% 1

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 157   
@shukriahussein1146
@shukriahussein1146 8 месяцев назад
Guruje waa hadal yaqaan❤. SAaB TV maanta waad is dhacdeen
@basbaas12
@basbaas12 8 месяцев назад
Dal Rag iyo Rabi haysta walee inaan waxba laga qaadayn. 🎉❤❤
@CismaanYare-w1l
@CismaanYare-w1l 8 месяцев назад
Maansha alaah xildhibaan ilaahay haku xafido
@naemaessa813
@naemaessa813 8 месяцев назад
Masha allah walee naga dhalay somalilander❤❤❤
@nasratogdheer2273
@nasratogdheer2273 8 месяцев назад
Masha Allah, very proud of him, he's a hero 👏 🎉🎉 well done bro. From UK.
@WardenproU8
@WardenproU8 8 месяцев назад
Ethiopia wants a permanent seaport. Why would we offer our sea!!!
@hanalander
@hanalander 8 месяцев назад
@@WardenproU8 Ethiopia wants to rent by going the appropriate channels whereas the expanionist maamulka somalia-italia wants to keep umada somaliland under their thumb like slaves, by getting political recognizition umada somaliland gonna be free frm the expansionsit somalia-italia
@abdirazakmahamoud2829
@abdirazakmahamoud2829 8 месяцев назад
Caqliga Allah Hakuu Ziyaadiyo Cildhibaan
@hodanibrahim1059
@hodanibrahim1059 8 месяцев назад
Been ku dharte ya ku rumeysanaya
@safialambert3861
@safialambert3861 8 месяцев назад
Machaala guul Somaliland ❤❤❤❤❤
@Banuhashim237
@Banuhashim237 8 месяцев назад
EESH QIYAASAK WAAKAA GARXAJIS KII LA YAQAANAY ABTIYAASHEEN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ MADAXWEYNAHA MUSTAQBALKA INSHA LAAH WAA G36
@xamdaxassan8345
@xamdaxassan8345 8 месяцев назад
Alle ayaanu ku dhaarine laaluush ha ka qaadan arinkaa bada ee ummada ka eega wa x lagu qancona soo saara
@DeeqacismaanBeeleeye-qb2dg
@DeeqacismaanBeeleeye-qb2dg 8 месяцев назад
Maan sha allaaha waa geesi❤❤❤
@abdirazakmahamoud2829
@abdirazakmahamoud2829 8 месяцев назад
Markuu Baloodhadii Dhameeyay, Badii Ayuu Usoo Dhigtay , Maalinta Xigtana Shacabkuu Iibinayaa , Allaw Nagasoo Gaadh .
@asadhamud9294
@asadhamud9294 8 месяцев назад
Libaax Libaax dhalay guul iyo gobaanimo somaliland ❤
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 8 месяцев назад
Masha allaah geesi geesi dhalay ❤❤❤❤❤❤❤
@CabdiDiiriye-y8r
@CabdiDiiriye-y8r Месяц назад
Adeer from the Border to the Sea, Suuragal maaha 20km oo xuduuda KA SOO bilaabma WAXAY lamidtahay in khayraad shidaal ee ceegaaga ITOOBIYA LAGU wareejo HADAAN REER AWDAL NAHAY MArnaba ogolaan mayno HADUUNA HAL QOF NAGAHADHAYN REER SOMALILAND TAA HA OGAADAAN HADAY DALKA LEXJECLO KAGAJIRTO FIIRAGAAR AH HA UYEESHEEN DALKA IYO DADKIINA A INLAGADAY MAXAA KEENAY LABAATAN 20KM DADO LAMAROKABADAN BALSE WAA BADDA LEEDQHAY ITOOBIYA.
@imbashiir1825
@imbashiir1825 8 месяцев назад
Xildhibaan Garuuje maanta sida rageedii buu u hadlay, Aqoon, aftahanimo iyo taariikhbu ku hadlay. Bravo❤
@khadarindhojacayl6256
@khadarindhojacayl6256 8 месяцев назад
Waxaan u'baahanahay toban ina Garuuje oo miidhan ah ... Geesi Qaran nin Rageed ah... ina Garuuje waa Madaxweynaha mustaqbalka SOMALILAND
@mohamedsfirstwaadseali724
@mohamedsfirstwaadseali724 8 месяцев назад
Rageedii this is how most smaliland poeple cadow gooda iskaga celiyaan Geesinimo smaliland udaa fuleynimana Faqash iyo koonfur somalia udaa Viva smaliland guul iyo gobanimo
@omarjama7627
@omarjama7627 8 месяцев назад
Lengen of the lengen! Walaaahi waa Masuul Nin Rageed❤️🤍💚💪💪💪
@AxmedCiro-r2k
@AxmedCiro-r2k 8 месяцев назад
Guruuji siyaasi caqli badan
@YurubYurub-mx6ez
@YurubYurub-mx6ez 8 месяцев назад
Adeer badii Farmaajo siita Ituuubiya ayuum bbu Biriisha usaaray dad ibaa citiraaf ah wax ma bixin Karoo sexeexiii far maajo ayuub usoo jididyo way inoo dhamaatsy Mar kaa Hore ayay usheegeen ina somliin kilaka 6xaad Hay uhir gashay itoobya
@deeqaabdikarim9233
@deeqaabdikarim9233 8 месяцев назад
Weriyuhu Waa Huwantii Xamar Oo Su'aalihiisu Suaalihii Wadankiisa Uhiilinaya May Ahayn Weriye iyo Saabtv ba Ha isasaxaan
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 8 месяцев назад
Saldhig military oo ay somaliland ay itobiya siiso wuxuu khatar ku yahay 5 milyan somalilanders, Ethiopia oo ka badan 100,000+ oo Ethiopian ah.
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 Месяц назад
WAX KASTA WAY CADAANAYAAN IDINKIYO KUWA AAD IS HAYSAAN ALLE AYAA IDIN KALA SAARAYA MAALIN DHAW
@AbdilaahiAbdirahmaan
@AbdilaahiAbdirahmaan 8 месяцев назад
Xildhibaanka maxaa helay kkkk
@abdirahmanfarah7268
@abdirahmanfarah7268 8 месяцев назад
Wax maxaya
@yasminmimi8796
@yasminmimi8796 8 месяцев назад
Mansha Allah illaha Afka kuma gooyo waa rageed guul baan inoo rajeynayaa 🙏
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Месяц назад
Cadayn ma haysaa inay is raaceen 2 maamulkkkkkkk Aduunku hadal maahee waa cadayn. Siyaad Barre waxa kaa riday Hawiye adigu wax aad uska celisay ma jirto.
@LUISFIGO-tr5pw
@LUISFIGO-tr5pw 8 месяцев назад
Kkkk maxaaa caruurta laqaldayaa
@mrali3601
@mrali3601 8 месяцев назад
Kan tuug bu u egyahay, warhoy fiiro gaar ah
@KadarcamirAarkamedia
@KadarcamirAarkamedia 8 месяцев назад
Guruuje❤❤ %dhashiisa cune muuse baahi heshiis,meesha mayaale,tuuga liinta hakucabo xabsiga
@mustafecadaani6843
@mustafecadaani6843 8 месяцев назад
Masha Allah hadal waad dhamaysay
@abdiahmed9094
@abdiahmed9094 8 месяцев назад
War af libaax ictiraaf lagama doono ee si miyirqab leh caqligu ha u shaqeyo
@NewsFusion24
@NewsFusion24 8 месяцев назад
Ethiopia waa laweheliyaa sxb, imaraad oo inkaar qaba ayaa kujira meesha.oday muuse madiidi karo.
@ahmedjajale6312
@ahmedjajale6312 8 месяцев назад
Wxa naga jidhaya 20 kilomitir aynu sinay itobiya tas ayn afkisa ka hayna muse bixe wanu sinaya
@abdirizakmohamed6123
@abdirizakmohamed6123 8 месяцев назад
Nin rigeed Eebe aqoon iyo xikmad ku manaystey . Hore usoco xildhibaan.
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 Месяц назад
Waan ka soo horjeedaa Itoobia Inay timaado Badda Somaliland. Qoriga ha qaato oo ha la difaaco Somaliland. Ufuuf Itoobia!!!
@cumayr
@cumayr 8 месяцев назад
Rijalada aad nagu yar yihiin ragano kle hade badan lahayeen cidna noma soo dhacdeen
@Khadar-h8b
@Khadar-h8b 2 месяца назад
Maashalah xildhibaan jiro joog❤❤
@abdirahmanahmed6176
@abdirahmanahmed6176 8 месяцев назад
Xildhibaaan guruuje aadban kusoo salmy wakhtigeediii bad hadashy
@kedirindhoyare2044
@kedirindhoyare2044 8 месяцев назад
Guruje indeer kadaa hamataginee somali waa midee
@janagalemumin1197
@janagalemumin1197 8 месяцев назад
Af_miishaar waa umada halkaa dhigay, nin oday ah ayaa halhays u lahaa Allah ku yaqaan
@aminamohamed847
@aminamohamed847 8 месяцев назад
Masha Allaah guul guul guul Somaliland
@Saajac2024
@Saajac2024 8 месяцев назад
Salaan saare somaliland iyo guurugeh .Mataa anaa suu allo weedinayaa xildhimaan guruugeh. 1. Cidaanka badaah Ethiopia markaa aay haaga baadaa kaa yimaadaan ooy fasaah galaan . Suuqaa hargessa ayee imaanayaan sii aay waax imsaadaan . Markaa iyaaga iyoo oromadii hargessa iyoo poliska somaliland sidee xeer loguu sameen . Kaaso jaawaab . Askarii Ethiopian haadii waax gadhaan . Qoof somalilanderka ah maa xeero cidaan oo Ethiopia laageey misee saldhiigaa hargessa. From Djibouti somaliland horee u socoo anaku Ethiopian oromo waan diidnaay
@user-fp9bc4ej1w
@user-fp9bc4ej1w 8 месяцев назад
maan Allah geesi dhalay
@nimoadam3508
@nimoadam3508 8 месяцев назад
Thank you so much masha Allah ❤❤❤❤❤🦁🦁🦁🦁🤴🤴🤴👍👍👍👍👍🫀🫀🫀🫀🫀✅️
@mohammedhassanademadem
@mohammedhassanademadem 8 месяцев назад
Somaliland Is one and united force against terrorists and Al-Shabaab sympathizers
@FoosimuuseMadoobe
@FoosimuuseMadoobe 8 месяцев назад
Nimankii cadawga gudaha la odhan jiray ee aan meelaba haysan ee dalka lagu gumeeyay miyaanay jaaniskaa ka faa iidaysan
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 8 месяцев назад
Hhhhh duriyaudu waa mid cadowgu ha ogaado doqontu maraka la ficil tamaayo in la kala teegayo moodaa
@AbwanMusseAli-gi6kq
@AbwanMusseAli-gi6kq 8 месяцев назад
Allaylahe u jawaabtay faarax nacas iyo Shakur is mood.
@musayussuf1044
@musayussuf1044 8 месяцев назад
Asc si xikmadi ku jirto ayuu u hadlay xil-ku hambalyo ayaan leeyahay.cimri dherer iyo caafimaad cibaado ku lamaantay ayaan allaah kaaga baryayaa.maha dsanid
@SultanAbdalla45
@SultanAbdalla45 8 месяцев назад
Taariikhyahan Guruuje.
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 29 дней назад
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa waxa yaableh madaxweyne muuse biixi cabdi ilaa maanta muu soo bandhigin wuxuu ka koobanyahay heshiisku iyo waxa lagu kirreynayo. 2.0. Waxan dhahayaa hubsiima halgoysee ku dar hadalka ku dar. 3.0. Ku dar hadaĺka hadalka kuba dar. 4.0. Hadduu heshiisku noqdo mid boosh ah waa la laalayaa. 5.0. Hadduu heshiisku noqdo mid waafiyana waa la qaadanayaa. 6.0. Hubsiimaa hal goysee ku dar hadalka ku dar. ku dar hadalka kuba dar
@suhaybfaysal
@suhaybfaysal 8 месяцев назад
Gadhba gadhba latusaa Libaaxasa Na matala REER KOONFUREEY
@hoodomahaddiiriye1303
@hoodomahaddiiriye1303 8 месяцев назад
Nin adag nagu bananid somalilanda
@hibonour9657
@hibonour9657 8 месяцев назад
Libaax wallee hadal wuu dhameeeyay
@faisahassan8983
@faisahassan8983 8 месяцев назад
Waar waan kugu raacsanahay in aynu isku eegno waxaa muuse soo walaaqaye bal inaga eeg
@saeedabdirahman8257
@saeedabdirahman8257 8 месяцев назад
Wallee waa geesi afka alle kuma gooyo
@nuuriinahmed459
@nuuriinahmed459 8 месяцев назад
Hhhhhh alla guruuje nin nool dhe odayada xunxun ee faarax macalin u waynyay baalaha maka riftay jah
@muxumedcaraale1373
@muxumedcaraale1373 8 месяцев назад
Halyey qaran alle afka kuma gooyo
@yonis-kin7966
@yonis-kin7966 8 месяцев назад
That is why you should call It the Harg-iesa shuffle... That shuffled Right off a Cliff The very next day
@amranibnukhayre6722
@amranibnukhayre6722 8 месяцев назад
Geesi qaraan
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd 8 месяцев назад
Ethiopia andinet including new region somaliland! Oromo government leader ABIY Ahmed bring back Ethiopia 🇪🇹 sea ports by force 😅😅😅😅😅
@aadammax9534
@aadammax9534 8 месяцев назад
kkkkkkk Xildhibaan Guruuje runtuu taabtay
@user-jw4wr7fm2z
@user-jw4wr7fm2z 8 месяцев назад
Somalia somali baaleh Somaliland waa soomaaliya cudadayadu shacabka somaliyeed 👏👏👏👏👏👏👏 adigana nama matalaysid haad taageerayso in Etiopia naqaadato No way
@guletizmail8349
@guletizmail8349 8 месяцев назад
Hooyadin Oohinta ka wasa.😂😂😂 somaliland soo noqosho maleh.✊️
@AbwaanMucaashaq-ig7sj
@AbwaanMucaashaq-ig7sj 8 месяцев назад
Xaqiiqadu waxay tahay somalia soomaali ayaa leh somalilnd somalilander ayaa leh wax dhul soomaliyeed ladhehaa majiro Ninkii aniga taag iihayaa haygu xidho tiir Hakaraama seegina reer qaxaaye
@cabdinuurahmed951
@cabdinuurahmed951 Месяц назад
Libaaxa reer sheekh isaxaaq garuaqaan guruuje xaquu bayaamiuey mucaarid waa ninkaas ookale xaqa iftiiminaya dadkiisa iyo dalkiisa difaacaya balwakaase halaga helo kuwa kursiga u yaacay ee leh xukumad iyo axsaab ninkaa garyaqaanka ah hadii uu xisbi baacaarad musharax kanoqonlahaa dalkana wuu ilaalinlahaa isna waaladooranlahhaa hadba maxaa udiiday kuwan kuwan xisbiyada iyo xukumad leh ee ummadii wadadhalatay ee walaalah ahaa kalaqaybinaaya
@user-gc3fs6kh3x
@user-gc3fs6kh3x 8 месяцев назад
Inader nolow❤
@hanalander
@hanalander 8 месяцев назад
well done
@ahmedalin
@ahmedalin Месяц назад
ETHIOPIA OO MAANTA LACAGTEDII BIR-TA SARIFKII 50% HOOS LOO DHIGAY DAYNTA IMF & WORLD BANK SIISAY OO DHAQAALAHEDII SICIR BARAR XOOG LEH KU DHACAY AYAAD ICTIRAAF KA SUGAYSAAN. MANTA SOMALI-LAND AYAA KA CREDIT FIICAN ETHIOPIA OO WAX DAYN AH LAGUMA LAHA.
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 8 месяцев назад
Muuse markuu laascaano werarayay miyu idinlahadlay baarlaman mesha majoge iskada yaha mD xasan sheekh isaga masul ka ah somali land barlamanka somaliya ba kahadli kara oo kaliya
@shamisali4599
@shamisali4599 8 месяцев назад
Umadan caloshod bis yaqanan wadan mayaqanan allaha naga qado
@hamzemaal8233
@hamzemaal8233 8 месяцев назад
Legend.
@AliMohammed-yn3yv
@AliMohammed-yn3yv 8 месяцев назад
Adoo haraglaa oo harga gada ayaa lagaa dhigay xildhibaan haragii daloolad gadi doontaa adoon xor ahayn oo itopiyan madaxa kaa garaci doontaa
@Mfarah100
@Mfarah100 8 месяцев назад
Xaasid uraya
@aminamohamed847
@aminamohamed847 8 месяцев назад
Masha Allaah buufi cayayaanka.
@caliqarshe4170
@caliqarshe4170 Месяц назад
Guruji waqabyaladeste ciyaldarbe kusokoray
@hassanomar8696
@hassanomar8696 8 месяцев назад
Xildhibaan Garuuje waa Fariid u dacaa ah dalkiisa hooyo ee Somaliland.
@bookhismaileid9399
@bookhismaileid9399 8 месяцев назад
Raganimo waa sidaa uu xildhibaanku sheegay waa arrinkani waa maslaxad qaran, cid is-hortaagi kartaana ma jirto afka ayaa jaambad lagala dhacayaa, Jaziiradda Sacaadadiina garowga ayuu ku cunayaa, carkee
@user-ig4bk2jr7v
@user-ig4bk2jr7v 8 месяцев назад
Waxaasi looyar ayuu sheegtaa waxaana waa ku hadlayaa!!
@falisa576
@falisa576 8 месяцев назад
Afka day tabiskaa muu ka hadlo Muuse aftaag badi iyo dhulka Xaraashaya iyo umada ay u taliyaan Mustaqbalkoda iyo hantidoda marka Xabashi iyo oromo 150 milyan ah Laga iibinaayo xayawaan iska hadlay Baa tahay sidii afka ad ugu so wada Taagayseen koonfurta ayaa dhulkii Iyo dakadihii laydinka qaaday waxna Kamina qabanin dhulki iyo dakadihi wada dakada saylac wa cidlo mana dhisna Dhulcidlaa cadowgu wu qaadanaya Walalo ba nahay Itoobiya maxa inka Raacay meeshii ad xoonsanaydeen Xabashi hoosteeda is dhigteene kamaala
@Abdillahi-qt7oj
@Abdillahi-qt7oj Месяц назад
Cadowga gudaha ka ugu wayn ayuu yahay ninkani qiiquu isku qarinayaa.
@calaacalmadobetv8612
@calaacalmadobetv8612 8 месяцев назад
laandheere murusade ah tusaale usoo qaatay harag
@maryanapas9124
@maryanapas9124 Месяц назад
M😊
@shukriahussein1146
@shukriahussein1146 8 месяцев назад
Guul iyo gobanimo Somaliland ❤❤❤. Allow jebi oo naga qabo cadowga debed iyo gudaba
@HassanAli-ok4zo
@HassanAli-ok4zo 8 месяцев назад
Dadkan maxaa ka qaldan waar maxaa laba dawladooda Somaliland mahaa dawlad waa Gobol wax heshiis ah ma Gali karto
@Bertil-r5q
@Bertil-r5q 8 месяцев назад
Mashallah Jamuryada Somaliland SOCOTAY 💚🤍🇪🇹🇪🇹🇺🇲🇬🇧
@hanicaydiid2893
@hanicaydiid2893 8 месяцев назад
❤❤❤❤
@halimadirie5301
@halimadirie5301 8 месяцев назад
Mushkilada ugu wayni waa amxaar oo aan wax lagu heshiiyo weligeed aan fulin
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 7 месяцев назад
Hassan Sheekha aad caaya hadaanu aheyn intaanba isla maanan soo gaarneyn. Waad ogtahay mushaarkiina xitaa inuu isaga soo fasaxo. Hadii aan mar hore talaabo idin ka qaadi laheyn sidaas umaadan hadasheen.
@Youngsomaliman-e7e
@Youngsomaliman-e7e 8 месяцев назад
Waar gumaysi habashiyeed hadii aad donaysaan waxaad waxaad ka heshaan Codina waxba Hama siinina.walle cidhibtiin waa gam,
@CumarMaxamed-qr8jy
@CumarMaxamed-qr8jy 8 месяцев назад
Aar nagashaandheeya waxa
@AbdilaahiAbdirahmaan
@AbdilaahiAbdirahmaan 8 месяцев назад
Ninkaan waxaan uhaystay wadani wanaagsan lkn inuu jaajuusyahay ayaad moodaa
@abdiqadiraden1335
@abdiqadiraden1335 8 месяцев назад
NACNAC AYAAD HALKAN LA FADHIDAA SOMALIYA. SOMALI BAA. LEH
@Sirad47
@Sirad47 8 месяцев назад
Garuuje tolow ma kuwa xamar looga yeerayaabaa.
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 8 месяцев назад
WAA AFARTII LAGU YAQAANAY MARKAY SOMALILAND WAX USOO KORDHAAN, MASAYIRI JIREY!!!!!!!.TII DPNWORLD MA XUSUUSATAAN??????.AMA WAA INAY HUWAN U NACAM LEEYAAN, WOXOODU WAA SOMALILAND KA CIIDEE!!!!!.MUSHAHARNA WAA QAATAAN!!!!!!.
@cabdigujipages9358
@cabdigujipages9358 8 месяцев назад
Kuwan lkin iyaga xadduud maleh
@truecomment3650
@truecomment3650 8 месяцев назад
Xamar iyo Hargeesa arintu ma ahan ee yaan nala boobin oo jiritaankeena yaan la baabi,in. Badeena Iib ma ahan
@muuminbarkhadle3915
@muuminbarkhadle3915 8 месяцев назад
guruuje miishaar,kisa u ilashaday xaqiiqdi
@user-mf8hn2md8l
@user-mf8hn2md8l 8 месяцев назад
Somaliland hanolato guuuuuuuuuuul guuuuuuuuuuul iyo gobonimo ku wara waliga
@AbwaanMucaashaq-ig7sj
@AbwaanMucaashaq-ig7sj 8 месяцев назад
Nin rageed nin rageed dhalay wlhi waad igu banaanthy guruuje
@Fowzi-t8j
@Fowzi-t8j 8 месяцев назад
GURUUJOW. HADAL JILEECASI WAA WAXA SULDAN ABAAR KUGU DILAY. TALABAAD SIYASI MA TIHID ADIGA IYO XILDH OOYAYE WAXA LAYDIIIN NACAY TV YADA. WAAR XISHOODA YAAA IS BARAYSAAN. MARKAD HADASHAA LA ARKAYAA AQOONTADU INTAY LEEGTHY
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 8 месяцев назад
Dhulbahante baa idin waalay markaasaa xadkii kabaxdeen aduunka sharci baayaala hadal waxba mataro kuwaasaa dalka xukuma hadal baxba mataro
@NimcoFf
@NimcoFf Месяц назад
Liismahante mxuu haystaa ma bad buu leeyahay lagala hadlo tuulo yar xagee ihor wadaa
@viapureats3116
@viapureats3116 8 месяцев назад
Muuse Biixi Must be Arrested
@GQ-sz2xn
@GQ-sz2xn 8 месяцев назад
Ethiopia lama diidana ee aqoosiga Somaliland aya la diidanyahay
@mohamadabdulahi5521
@mohamadabdulahi5521 8 месяцев назад
Guruuje walaahi waxba kam tegin saalaxdiin ma jeelbaa laga furay many maqle
Далее
Pure Comedy #ti13
00:38
Просмотров 213 тыс.
Моя Бывшая - Зомби Вернулась!
24:45
Pure Comedy #ti13
00:38
Просмотров 213 тыс.