Тёмный

Hidiyalayow 

Jabuuti TV
Подписаться 109 тыс.
Просмотров 95 тыс.
50% 1

Hees geel
Abdullahi Aydid & hassan ahmed & mohamed ahmed
(somali region)
djibouti, somalia, somali

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 49   
@Hw15243
@Hw15243 5 лет назад
Allaaa. Ilaahayow somsli dhawr dhaqankeeda it’s so beautiful when you listen like this Rythem allow dadkeyga somaliyeed midee oo macaanka walaalnimada taabsii Aamiin Sarmaangarow
@HamdiSalad
@HamdiSalad 6 месяцев назад
Heesta geela 😮
@Awilsomali77
@Awilsomali77 2 месяца назад
Wali maku heestay ma caraabisay kolay maad waraabine 🤩
@saddamheelssaddamgeele5824
@saddamheelssaddamgeele5824 4 года назад
Mansha Allaah inta hidi iyo dhaqanka jecel lek iisar
@abdiasisabdalla1265
@abdiasisabdalla1265 4 года назад
Dhulbahante isaaq iyo ogaaden inta Badan waa isku luuq heesaha geela sababtoo ah isku ceelal ayay ahaayeen waayadii hore ee ceeelashu yaraayeen ceelka buuhoodle, sool, caynaba, burco ,cadaadley,hargaysa,Dabis,daroor,awaare,bulaale,marsin,ceelbaxay iyo kuwo kale oo Badan ayaa ceelal ahaa wagaas oo hada waar magaaloyin waawaeyn isku bedeleen
@munaomar9994
@munaomar9994 4 года назад
Waa sax waanu isku dhaqan sadax daa reer anigu isku si ayaan u jecelahay waayo dhaqanka aanu wadaagna iyo lahjada oo aad iskugugu midah one love ayaan leeyahay inaga daaya siyaasadan isku keentirday wax aaynanka hayn
@nasserfarahali6816
@nasserfarahali6816 2 года назад
war wa gobolka sitti dds wanna ciise
@Kader.Arab4336
@Kader.Arab4336 Год назад
Codkan waa abwaan makayte waa ogaadeen maxamed super Reer isaaq
@Awilsomali77
@Awilsomali77 3 месяца назад
@@Kader.Arab4336hada ma nool yahy sxb
@Awilsomali77
@Awilsomali77 3 месяца назад
@@munaomar9994waa run sxb isku luqad ayeenu nahay oo dadka wan iska xigsanaa marka aan meelahaas xitaa joogto waayo dadkaan ayaan la lahjad ahey siyaaasad ayaa ayaamahaan isku keen dirtay Lkn wllhi anigoo dhulbahante ah waxaan cid walbaa kaga Kalsoonahay isaq iyo ogaden waayo waaan ogahay inayna cidla igaga tageen runtii rag badan oo isaaqa waan isla soo jabnay mar ay xaaladu igu adkeed lkn ogadenku ha iska cagdheeraadeeen lol abtiyaal madaxaad iisaarantihiin
@ahmedgurey2268
@ahmedgurey2268 4 года назад
Mansha allaah waa dhaqankena soomaaliyeed yaa allaah yaa rabi noo dhoor idhaha iyo dhaqankena soomaaliyeed
@allemagan987
@allemagan987 6 лет назад
dhalinta maantay ma umalaynaayo in laga helaayo mid hal waraabinkara oo ubiyo ka dharjinkara shaah baasto bariis khaat iyo sigaar ayaa dilooday
@haboonqalanjo9274
@haboonqalanjo9274 4 года назад
Ax yaa dhaqankii waan jeclahay marka geela lashubayo ee jiibtu isu baxdo lkn sawirrka ceel dawlisa ka muuqda anigu ka ma arkin lkn waxan arkay ceelashii LA gelijiray oo 3 nin galan wax badan baan geel soo horay ragaasa rag ahaa lkn raga magaloyinka joga ma qurbaha waxba naba dhamaan waxan fila kuma jiro kuwo saas gel uwarabin laha geel dayo naftiisa ceelka ugama cabikaro
@abdishakurartan8189
@abdishakurartan8189 5 месяцев назад
Wow is best😂 son in Africa
@farxaanwadani8201
@farxaanwadani8201 6 лет назад
Dhaqankii saxdaa ahaa waakas ilahayow yaa igu celiya nagaa na walaye
@nuurdaalacay1211
@nuurdaalacay1211 5 лет назад
hhhhh sxb waa iga qoslisy you topka.ka helaysa
@nuurdaalacay1211
@nuurdaalacay1211 5 лет назад
bowe jabuuti tv qor you topka
@saryanofficial1853
@saryanofficial1853 4 года назад
Dhaqanka somlida waa manshalah
@heinzihamann2268
@heinzihamann2268 4 года назад
waa Qabri dahar heestan
@dhaqanemedianews1570
@dhaqanemedianews1570 4 месяца назад
Geelu BIYAHA Si Wacan Buu U Cabaa Marka Loo Heeso
@cabdiwaxidcali4659
@cabdiwaxidcali4659 7 лет назад
hidiya dhaqan masha allah
@hassanguedi3497
@hassanguedi3497 Год назад
gobolka sitii weeyi
@idalahow
@idalahow 5 лет назад
Geela marka loo shubaya biyaha....nooc kale oo hidiyalayoo an uheesanaaa.....wadanka Kenya
@sssdddf8508
@sssdddf8508 2 года назад
Wadanka somaliyeed dheh bala keny ka qaade
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub 6 лет назад
Markuu toobmuu tii yarayd iyo qaalmihii Tebbay,
@Kader.Arab4336
@Kader.Arab4336 Год назад
Codka abwaan makayte
@YoonisAbdi-cr9mg
@YoonisAbdi-cr9mg 8 месяцев назад
😅😅
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub 4 года назад
Cagta saarnaye caalimiintiyo caadilkow sahal
@nuurdaalacay1211
@nuurdaalacay1211 6 лет назад
dayr nin guuursaday walle dabace daanku dheeera. hhhh hh xiliga guga ha la isku beego hhhhhhh
@idirisali2058
@idirisali2058 6 лет назад
Where this they SIG frm
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 4 года назад
Idiris Ali ma call box baad tahay adeer luuqadada maxa kaa fidneeyay?
@khalifjama101
@khalifjama101 4 года назад
Waa gobogalka mudug zon goldogod bro
@cabdiqafaar
@cabdiqafaar Год назад
Mnsh allh
@caadilhasan5107
@caadilhasan5107 5 лет назад
Waa gobolka sitti somali galbeed
@abdirahmanmohamed7169
@abdirahmanmohamed7169 Год назад
Mudug waye
@anisamohamedmohamud3961
@anisamohamedmohamud3961 6 лет назад
Waa gobolkee walaal
@maxedmaxud3393
@maxedmaxud3393 6 лет назад
Anisa Mohamed mohamud Howd-ka
@hasanabokor8171
@hasanabokor8171 6 лет назад
Xalaan ciilkaa la caweeyo la cidiya fadhay hhkkkh
@islamsaidali5322
@islamsaidali5322 5 лет назад
MUDUG
@cabdullaahishire2474
@cabdullaahishire2474 4 года назад
Mudug weeye walaale.
@sgaguban7325
@sgaguban7325 3 года назад
waa gobolka sitti geeraar geela lagu waraabiyo loo tiriyo weeyi
@caadilhasan5107
@caadilhasan5107 5 лет назад
Anba gobolka shinile
Далее
Heeso dhaqan
8:53
Просмотров 199 тыс.
Hees howleedka lo'da
5:09
Просмотров 22 тыс.
Sigma Girl Pizza #funny #memes #comedy
00:14
Просмотров 2 млн
Rook
4:04
Просмотров 416
Maxamed Axmed Kuluc 🔥Iyo Heesta "JEEDAAL"
9:44
Просмотров 1,1 млн
geela cideed iyo wakhti xagaa ah
4:44
Просмотров 31 тыс.
Geesiga Dhulkiisa lyrics  | | Tubeec Iyo Hiba Nuura
7:51
heedhe hoobalowa
7:15
Просмотров 167 тыс.
Guux ( Hiddiidiiyooy )
4:37
Просмотров 485
Yahya Abdoulkader & Raliya | Dhaqan ma'u lahayn
4:22