Тёмный

Higaada quraanka kariimka Q1aad Mucalim Aadam Nuur Shalqane 

Aadam islamic channel
Подписаться 52 тыс.
Просмотров 1,3 млн
50% 1

skype: qorane3355@gmail.com, Email : shalqane@gmail.com Tel.0634423458,som. / 00447799958229 uk

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 998   
@NimcoHodan-r5f
@NimcoHodan-r5f 7 месяцев назад
Waxan daawanayaa 2024 cidii iga dambaysa like
@ShindoHuseen
@ShindoHuseen 6 месяцев назад
ana ka danbeya wax maka fahantay ❤😂
@anisaabdirashid920
@anisaabdirashid920 18 дней назад
@@ShindoHuseen anna ka sii danbeyo ma fahan’teen 😅
@ahmedyare5455
@ahmedyare5455 2 года назад
Isoo duceeya walalahey quraanka wali ma dhameen hada rabaa inaa bilabo allah ifududeyo 🤲
@fadumohassan5715
@fadumohassan5715 2 года назад
Ilaaheey ha kuu fududeeyo walaal.
@shikhmaxamud
@shikhmaxamud Год назад
Kawaran hada madhamaysay
@Hassaansubey
@Hassaansubey Год назад
Alle hakuu yasiro akhii
@Hassaansubey
@Hassaansubey Год назад
Jasaakalaahu khier. Khierul jasaa
@roowdaahmed5406
@roowdaahmed5406 Год назад
Moana beautiful
@najaxbaashe8546
@najaxbaashe8546 Год назад
Waa riyadeyda inaan quranka dhameeyo I.a intaa soo bilabo ilahow ifududede iguna hanuuni🤲
@roowdaahmed5406
@roowdaahmed5406 Год назад
وبغض ثانيه بلادنا قصغخ How's the weather in ladies and May
@roowdaahmed5406
@roowdaahmed5406 Год назад
شنخح@١٢٣٤٥٦٧٨٩0١
@roowdaahmed5406
@roowdaahmed5406 Год назад
I know how long again
@AhmedSahal1
@AhmedSahal1 Год назад
amin ana hadan bilabaya ilahay hayno fudediyo amin
@samsamahmed2456
@samsamahmed2456 Год назад
4:34 😂😢
@cawobilan5721
@cawobilan5721 8 месяцев назад
Walhi waariyadayda inaan barto quraanka sida loo qoro oyo sida loo akhriyo allah ibaro ingna iiso duceeya in barto🤲🤲
@aliimanallvideos6857
@aliimanallvideos6857 8 месяцев назад
Ana kula imada wll Allaha no fududeyo ma is garabsana
@UbahMohamed-f6x
@UbahMohamed-f6x 12 дней назад
Ma noshihiin😂​@@aliimanallvideos6857
@AwilOsman-uh9jj
@AwilOsman-uh9jj Год назад
16/7/2023 waa maalinta aan go aansadey inaan quraanka barashadisa aan dub uu bilaabo walaalayal iggu soo duceya inuu ilaahay swt uu fudeydiyo aniga intii muslinba Anna waan idin soo duceyna
@aadamislamicchannel4423
@aadamislamicchannel4423 Год назад
Allaah hakuu fududeeyo
@NM-lo3jv
@NM-lo3jv 5 месяцев назад
Hada inte wax ku marayan 😢😢😢
@hawakiinhasan7618
@hawakiinhasan7618 7 лет назад
shukran shiikh wllhi higaada waan u bahnahay in badan ajiir iyo xasad allah ku siiyo
@abshirmacalin4986
@abshirmacalin4986 5 лет назад
hfj9
@anabhassan2865
@anabhassan2865 4 года назад
Maaaaasha Allah Tabaraka Allah Macalin Allaha ku barakeeyo ❤️❤️❤️
@Sahra.452
@Sahra.452 3 года назад
Aamiin🤲🏻🥰
@mushtaqabdifitax1793
@mushtaqabdifitax1793 3 года назад
Hi
@ibraahim441
@ibraahim441 2 года назад
Amin
@istarmaxamed6253
@istarmaxamed6253 4 месяца назад
9/5/2024 go,aankii ugu ficnaa ee abid aan gaaro wuxu ahaa qur,aanka barashadisa ayn bilaaway😭💔 Iso duceya in uu alle ifududeyoh abayooyin io abowoowin🥺❤️🤲🏽
@nihaaalhassan9856
@nihaaalhassan9856 3 месяца назад
Ma bilawday abyo
@ibtisaamqurux1634
@ibtisaamqurux1634 3 месяца назад
Wll ma isla billaawnaa
@iqrodollar8830
@iqrodollar8830 10 месяцев назад
Isoo duceeya wlalalhey quraanka wali ma dhameen hda rabaa inaa bilabo allow ifuudyada yaa rabi😊
@aadamislamicchannel4423
@aadamislamicchannel4423 10 месяцев назад
Amiin
@user-hl4qs1bj2y
@user-hl4qs1bj2y 7 месяцев назад
Sheikhow Allah hajuhifdhiyo darsigada sad iyo baa laga faiidheyste jazakallahu kheiran
@aadamislamicchannel4423
@aadamislamicchannel4423 7 месяцев назад
aamiin
@ikraandaahirmaxamed8771
@ikraandaahirmaxamed8771 Год назад
Asc macalin anigoo ilaway oo raba in aan 2023 sanadkan cusub bilaabo quraanka baan garan laaa markan baray adaa iga soo hor baxay wana kaa fahmay alllah ku barakeeyo miisanka alllah kuu saato
@saadiasundus5748
@saadiasundus5748 4 года назад
MASH ALLAH jazakllah sheikh waxbadan aya nofaideysi ILAHAY S.W.T haku xifdiyo ajirn haka siyo AMIIN 🤲
@safialibaan2183
@safialibaan2183 2 года назад
Dug
@safialibaan2183
@safialibaan2183 2 года назад
Ir0ffhgjjgfnncuj
@SuheybAbdirashiid-g2l
@SuheybAbdirashiid-g2l Месяц назад
Walalayal ilaahey dartiis faataxada isoo mara inuu ilaahey qur’aanka ii fududeeyo Ina. Fahansiiyo isoo duceeya 🤲🏽
@aadamislamicchannel4423
@aadamislamicchannel4423 Месяц назад
Allah hakuu fudaydiyo
@faaeem4805
@faaeem4805 3 года назад
Aad iyo aad Bay ku fiican tahay sidaad u dhigay saa walaal, Jizaakallaahu khayran
@bronmiki765
@bronmiki765 3 года назад
qer alaha kusiyo runti mabaran quranka lkn wu ibilowna hingada ad ugu bahna isoduceya inu ale ifududeyo insh alah
@كلاممنذهب-ف9خ
@كلاممنذهب-ف9خ 3 года назад
Ilaaahey hakuu fududeeyo wll
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 3 года назад
Mash allah jazakallah khayr shikh illahay haka abaal maariyo hingada carabiga iyo barashada quraanka ilahay hano fududeyo dhamtena scw scw
@sidiqsaed5276
@sidiqsaed5276 2 года назад
Jhhgediiaydtudi7eefyu
@NimcoMaxamuud-v7z
@NimcoMaxamuud-v7z 7 месяцев назад
goaan baan ku gadhay inaa quraanka dhigto waxaan bilaabay 27/06/2023 Alhmdulilaha hadan waan wada waxaan jeclahy inaan higaada saxo insha allah
@maryam16911
@maryam16911 2 года назад
Masha Allah Shekh I'm practicing right now and l love it 😀 ❤ 😇🥰💯 love this somila teacher 👨‍⚖️ because l'am learning 🧑‍🏫👩‍🏫
@aadamislamicchannel4423
@aadamislamicchannel4423 2 года назад
Contact us to send PDF books to you
@najibab2138
@najibab2138 Год назад
@@aadamislamicchannel4423please send me the book too!
@HamdiSiyaad
@HamdiSiyaad 9 месяцев назад
ASC sheekh buuggaan sidee ku Heli karaa
@walaaldadkisaj6291
@walaaldadkisaj6291 7 лет назад
shukran sheikh jazakallah kheer Ramadan kariim
@aadamislamicchannel4423
@aadamislamicchannel4423 7 лет назад
Ramadaan mubaarak Geedi have you seen the new clips
@hawoomar6392
@hawoomar6392 2 года назад
@@aadamislamicchannel4423 Sabdow
@abdullahifarah96
@abdullahifarah96 7 лет назад
manshaa allahu arabiga siidad usharaxeyso manshaa allahu alxm ilaheey ayaa mahada iskale kasokona adiga ayaa mahada mudan
@samsammaxamed8510
@samsammaxamed8510 3 года назад
Msha allah hka jisaa siyo
@MarkoosMarkoos-oy2cd
@MarkoosMarkoos-oy2cd 4 месяца назад
Asc ​@@samsammaxamed8510
@aishaluul3626
@aishaluul3626 2 дня назад
Ilaahow ifududee quraanka barashadiisa baan bilaabay 18/9/2024 isoo duceeya in rabi ifudududeeyo
@aadamislamicchannel4423
@aadamislamicchannel4423 2 дня назад
Allaah hakuu fudaydiyo
@abdullahihussein249
@abdullahihussein249 Год назад
Wiil yaro fariida quranka ku fiican baan ahaa 9 sano ka hor baan mareykanka imid kitaab aankala furana malinkaan imid baa igu danbeesay maantana ilahay baa igu og hal xaraf ma kicin allahayoow adiga weeyn Allahuma yaa muqalibal qulub thabit qalbi cala diinik 😢
@aadamislamicchannel4423
@aadamislamicchannel4423 Год назад
Dadaal badan samee
@safiajowlesafia11
@safiajowlesafia11 Год назад
Allha kufududeeyo brother ku dadaal in mar walb aqrisid uun anigan iso ducey hada Ayan bilabaya qur aankee in alle wàyen ii fududeeyo yarbi allhu diin Naga dhige o no fududey qur aankaaga Amin yarbi🤲😪
@deksfarah
@deksfarah 8 лет назад
Masha Allah khayr fara badan Rabi ha ku siiyo dabigaaga iyo kii walidkaana Allaah ha dhaafo Rabi kuwa uu raali ka noqdayna Allaah ha kaa dhigo mugdi baad iga saartee Rabi ha ku xafido.Amiin
@aadamislamicchannel4423
@aadamislamicchannel4423 8 лет назад
deks ,maasha Allaah, khayr Allaah haku siiyo
@mustafawarsame372
@mustafawarsame372 3 года назад
@@aadamislamicchannel4423 asc walaal waxa brabah inah bartoh hingadah fadlan isodir telkadah
@aadamislamicchannel4423
@aadamislamicchannel4423 2 года назад
+447799958229
@abdullahifarah96
@abdullahifarah96 7 лет назад
sheikh aniga hada Ayaan quranka baranaya alifka Ayaan higada kubilawaya inshaa Allahu adigaa aqriiskaga ayaana igu dhiira galiyey alxm lkn hanaga jojiin inosiiwad kheerbadan rami hakusiyo
@aadamislamicchannel4423
@aadamislamicchannel4423 7 лет назад
Abdullahi ila soo xidhiidh wixii talooyin ah waan ku siin
@THEHIGAADINSTITUTE
@THEHIGAADINSTITUTE 7 лет назад
ru-vid.com/group/PL2JVniz1IlX5oIDPCSZSA1PEsP8T1kVW3
@museadan2109
@museadan2109 6 лет назад
Telephone kagaa sheekh ama emails
@jevader8107
@jevader8107 4 года назад
Ik heb een vriendin
@fartunwerar1187
@fartunwerar1187 4 года назад
Ytiup06hg
@AshaluulAhmed
@AshaluulAhmed 8 месяцев назад
A. S. C. Macalin. Taleefanka. Ii. Soo. Qor. Dugsiga. Ayaan. Rabaa I. Sha. ALaah
@aadamislamicchannel4423
@aadamislamicchannel4423 8 месяцев назад
Tel ku qoran yahay xagga hoose ee videos
@faadumoosman6020
@faadumoosman6020 7 месяцев назад
Ilaah hakaa ajir siiyo
@lakiburco9415
@lakiburco9415 7 лет назад
Mansha Allah sheekh Adam Allah haku xiftiyo faaiido badan ayaad wada Ana waxan raba barashada carabiga inan ku so Biro halkee kala so xidhidhi Kara aadna wada umahadsantahay
@aadamislamicchannel4423
@aadamislamicchannel4423 7 лет назад
email soo dir
@ustaadciilmooge1371
@ustaadciilmooge1371 4 года назад
@@aadamislamicchannel4423 walal kitaabkaan xagee laga heli karaa
@aadamislamicchannel4423
@aadamislamicchannel4423 4 года назад
@@ustaadciilmooge1371 emailkaaga soo qor PDF ayaad ku helaysaa waa free
@UbahMohamed-f6x
@UbahMohamed-f6x 12 дней назад
​@@aadamislamicchannel4423 8:39
@AsAs-rf6vq
@AsAs-rf6vq 3 года назад
ماشاء الله شيخ جزاك الله خير
@hiboroble2768
@hiboroble2768 3 года назад
112go
@hawoomar6392
@hawoomar6392 2 года назад
Asc Adam Old authority
@shueibahmednour
@shueibahmednour Год назад
Khuran ka ila saddex jus ka bartay Hadane inta kle ad iyo aad igu adag tahay wallahi intaa bartay cadi u aqan lkin Surado kle ma kicin kro Dhibaa I hysta allow Ii fududee Dadalka waa la imanaya I.a 🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲
@aadamislamicchannel4423
@aadamislamicchannel4423 Год назад
Aamiin
@zh4772
@zh4772 Год назад
May Allah Grant you Jannatul-Firdouz-Al'Alaa.
@abokorlemz
@abokorlemz 9 месяцев назад
Jazakumulah Adero Allah Cimridher iyo Cibado Salixa Haku Siyo Amin yaa Rab 🤲
@DuniyoXasan-hh2ud
@DuniyoXasan-hh2ud 10 месяцев назад
Masha alaah جزاك الله خير الجزاء
@xadarisoxadir2940
@xadarisoxadir2940 4 года назад
Waxan ahay wiil aan qurunka markuu baran walidkaygu eed male ee anaaa aha qof ciyar badan wax barasho jaclayn lkn manta ayaa qomameeya wax qudha xooga saryaa waa quranka alle from Frankfurt 😭😭🤦🏽‍♂️🤦🏽‍♂️
@fadumoabdulkadirshekh5737
@fadumoabdulkadirshekh5737 2 года назад
ASC Maçalin Aduunyo Iyo Aakhiro Tama Allha Ķu Siiyo Inshaa Allaah Amiin
@ibraahimsacda8818
@ibraahimsacda8818 Год назад
Mash Allh sheekh ale ha ku barkeyo
@XalimoGaras-hd8rv
@XalimoGaras-hd8rv 3 месяца назад
Allow ifududey yaa rabi yaa raxman waxan raba in aan barto qur aanka karimka insh alah isoo duceya walalayal waa 2024 /6 /17❤ 🤲🤲🤲
@aadamislamicchannel4423
@aadamislamicchannel4423 3 месяца назад
Allaah haku fududeeyo
@retrolocc5198
@retrolocc5198 7 лет назад
i like your barashada in quran
@munamuuse5179
@munamuuse5179 2 года назад
Sheekh ajiiir iyoxasanaad alle hakusiiyo
@abdiaziizheybe
@abdiaziizheybe 4 года назад
mansha allaah macalin alle ha ku xiftiyo aakhiro iyo aduun insha allaah
@abayoali2558
@abayoali2558 4 года назад
Masha Allah ❤️ thanks macalin
@mohamedxaji8015
@mohamedxaji8015 3 года назад
Mansha allah Sheikh Allah miisanka Xasanaadka allah haku saaro Yaa rabbi Yaa rahmaan
@eng.mohamedahmedissack5037
@eng.mohamedahmedissack5037 4 года назад
Masha ALLAH macalin ALLAHA kubarakeyo waan kufa idanay cashiradada mash allah
@abdikaringck4807
@abdikaringck4807 2 года назад
Ijisaa Allahu khayran mucalin👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽
@abdifarah4976
@abdifarah4976 3 года назад
Masha allh sheekh allh hakubarakeeyo
@hamdaibrahim172
@hamdaibrahim172 3 года назад
manshallah jasakallahukhyr macalin ilahy hakusharfo aduun iyo akhiraba
@engmohamedamiin9543
@engmohamedamiin9543 2 года назад
Mclin aadan allah ku xifdiyo. Shukran
@sahraahmed6021
@sahraahmed6021 Год назад
Jazakumalhaa qayr sheikh allha subxana watacala haa ka ralii noqdo Inshallah
@manoissackadan401
@manoissackadan401 6 лет назад
masha Allah sheikh jizaakallahu qar
@AsAs-rf6vq
@AsAs-rf6vq 3 года назад
Masha Allah skekh noosii wat jaza kalaahu keyran
@munasirbashiir7498
@munasirbashiir7498 5 лет назад
mnshllh mnshllh ustaad anoo macalin ah yaan wax badan kaa faa iidey
@aadamislamicchannel4423
@aadamislamicchannel4423 5 лет назад
ma wada dhegaysatay maca suuradaha all clips
@munasirbashiir7498
@munasirbashiir7498 5 лет назад
@@aadamislamicchannel4423 ustaaad hada yaan dhageystaa cashiradaada shaley unbaa iigu horeysay tartiib aad u fiican oon ilmaha wax ugu faa iideyn karo yaan kaa faa iiday
@DeqoAhmed-im5hh
@DeqoAhmed-im5hh Месяц назад
Masha allh shikh ale haku barakeyo❤
@duusa2010
@duusa2010 3 года назад
maaha allaah sh nasii bar ilaahey hana wada siyo qeer
@qaliali1186
@qaliali1186 Год назад
Masha allah ajir iyo xassan allaha kaa siiyo macalim aadan walalaha qoralkayga arkaa waxaan idinka codsanaya inaad isoo ducaysaan oo rabi ii fududeeyo quraanka kariimka ah
@aadamislamicchannel4423
@aadamislamicchannel4423 Год назад
Allaah hakuu fudaydiyo , number soo qor
@qaliali1186
@qaliali1186 Год назад
@@aadamislamicchannel4423 xagee ku soo qoraya walal
@aadamislamicchannel4423
@aadamislamicchannel4423 Год назад
+447799958229 call me
@ismailarshe1881
@ismailarshe1881 4 года назад
Mashallah Jazakallahu Khayr ya Sheikh
@kamilicaddey5269
@kamilicaddey5269 6 лет назад
masha allah maclin qeer allah kusiiyo aniga qu'aanka waa aqri kara lkn wax shaqal laheen ma aqri karo ina iga cawisa raba
@aadamislamicchannel4423
@aadamislamicchannel4423 6 лет назад
QAYBTA CARABIGA LA SOCO INTII HORENA EE KU JHIRTANA WADA DHEGAYSO click all videos
@hindicusub8996
@hindicusub8996 3 года назад
Wll ilasoo xidhiidh 0634979075
@anadliban8447
@anadliban8447 4 года назад
Mash allah shekh
@ahmedyaasiin2036
@ahmedyaasiin2036 2 года назад
Hin gaada soobadi wll qali
@guleedmohamee7276
@guleedmohamee7276 Год назад
Hrovgkfifkxjmcibkcikggpbck.
@anabyusuf8768
@anabyusuf8768 2 месяца назад
Asxabeey iso duceya Hada quraanka bilawe illahay inu ii fududeyo
@aadamislamicchannel4423
@aadamislamicchannel4423 2 месяца назад
@@anabyusuf8768 Allaah haku fududeeyo
@farxiyasaalax7958
@farxiyasaalax7958 3 года назад
Masha allah Macalin ilaa yar ayaad iga faaidasay
@aswarme2724
@aswarme2724 2 года назад
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته جزاك الله خير اخي في الله ممتاز ماشاء الله تبارك الله سبحانه الله وبحمده سبحانه الله العظيم
@strucidwallaby5658
@strucidwallaby5658 5 лет назад
Masha allah Mahadsanid jasakalahu khayran
@CadeyAbdi-m2c
@CadeyAbdi-m2c 9 месяцев назад
Allaah raxmaankiihi ha kugu badalo Khayr iyo bishaaro macalin
@hodanali8857
@hodanali8857 3 года назад
Masha Allah ijzakallahu kheer Sheikh Wax badan ka faideey
@najmamostafe2433
@najmamostafe2433 Год назад
manshalla tabarka rahaman sidaad u sharayeso waa wax aad u fican alleh ha ku barkeeyo
@AhmedAhmed-ws3lb
@AhmedAhmed-ws3lb 4 года назад
Masha Allah thank you
@zemzemkadar5307
@zemzemkadar5307 8 лет назад
mansha Allah ilaahay ajar iyo xasanaad hakaa siiyo
@idilmaxedyasmiingoodby8846
@idilmaxedyasmiingoodby8846 5 лет назад
masha allaah shiikha
@umaasmaacookingandbeauty
@umaasmaacookingandbeauty 5 лет назад
Mashaallaah wll isoo booqo
@maaful
@maaful Год назад
Noloshayda macallin soomaali ah oo ka fiican ma arag. Waxa aan la yabaa sida uu Aadan luqadda carabiga u fahansan yahay iyo sida degen ee uu dadka wax u baro. Waxa kale oo aan la yaabay qaabka ay soomaalidu wax u soo barteen Aadan ma uu yaso. Mahadsanid.
@ifraaxcraxmaan8767
@ifraaxcraxmaan8767 5 лет назад
mash allah
@nuraali3198
@nuraali3198 Год назад
Masha’Allah macalin. Jazaka’Allah khayr
@mascuudabdimalik4940
@mascuudabdimalik4940 6 лет назад
Insha Allah waxaaa rabye dugsiga xagee ku yaala
@fardousahasan760
@fardousahasan760 5 лет назад
G dhibicdeedi awday
@ziiyechannel6164
@ziiyechannel6164 3 года назад
Mashallh sheikh jazakala hum kheir
@naasirbaashe5119
@naasirbaashe5119 6 лет назад
maasha lllah sheekh waad mahsantahy ilahy ha ka abal siiyo
@mohamedsharif2030
@mohamedsharif2030 3 года назад
Masha Allah Jazakallahu kheyr ustaad
@aamindayl1604
@aamindayl1604 7 лет назад
sheikh aad ayd u mahad san tahay waxan ilahay kaga baryay jano fardawsa alle hakugu abaal mariyo aamin aamin aamin
@aadamislamicchannel4423
@aadamislamicchannel4423 7 лет назад
aamiin ,dhamaanteenba
@faaraxyuusuf1808
@faaraxyuusuf1808 2 года назад
Macalin mahadsanid waa dariiqa aan is leeyahay waa ka ugu haboon oo qof wax loo baro
@iftinaan1022
@iftinaan1022 4 года назад
masha allah macalin ad ayad umahdsantahay
@iimaanhasan8237
@iimaanhasan8237 4 года назад
😄😄😄😄😄😢
@fardowsaomar4314
@fardowsaomar4314 Год назад
جزاك الله خير ❤❤❤
@munamohamedofficial1607
@munamohamedofficial1607 5 лет назад
Masha allah mocallin
@safialibaan2183
@safialibaan2183 2 года назад
Ma 7pounds
@khadarhassan3730
@khadarhassan3730 6 месяцев назад
Sheikh aniga hada ayaan quranka baranaya alifaka ayaan higada kubilawaya inshallah adiga aqriskaga ayana igu dhira galiyey alx
@aadamislamicchannel4423
@aadamislamicchannel4423 6 месяцев назад
Whatsup number soo qor
@nasteehocaday7717
@nasteehocaday7717 5 лет назад
Manshaallah sheikh qeer allah ku siyo adun iyo aqiroba
@aadamislamicchannel4423
@aadamislamicchannel4423 5 лет назад
AAMIIN dhamaanteen
@maryanbintyussuf8416
@maryanbintyussuf8416 11 месяцев назад
Allow sheikhan kheir sii Aqaro iyo adunbo
@ashaluulchunnelofficial1002
@ashaluulchunnelofficial1002 4 года назад
Masha Allah macalin illahay ha kaa ajir siiyo jizaakallah kheyran
@MaryamadanroobeeyeRoobeeye
@MaryamadanroobeeyeRoobeeye 8 месяцев назад
Asc
@MaryamadanroobeeyeRoobeeye
@MaryamadanroobeeyeRoobeeye 8 месяцев назад
Jasaakalahukhar
@NuroMohamadHansen
@NuroMohamadHansen Год назад
good video its exelent for my child to learn from💎
@aadamislamicchannel4423
@aadamislamicchannel4423 Год назад
Glad to hear that
@sheikhnurbashiirisack9562
@sheikhnurbashiirisack9562 3 года назад
Mash allah ajar iyo iimaan allah xaku siyo aamiin yaa allah
@omarmuhumad6179
@omarmuhumad6179 2 года назад
Runtii wankafaidhay inkastoo ansomaray habka ardaadha loofahansiya جزاك الله خيرا يا استاذ
@hudaaabdulahi167
@hudaaabdulahi167 6 лет назад
maashaa Allah warsoomaaliyeey kafaaiideeysta
@KaafiyoBashir
@KaafiyoBashir 7 месяцев назад
Insha allaah wan kafaaidaysan❤
@caashocuudinagaarene6058
@caashocuudinagaarene6058 2 месяца назад
Masho Allah macali Alaha kubarakeyo walahi Aniga waxa idhibo isaku xiraka xarafaha wana jecelahaya quranaka hadana wuu igu adagayaha waxana inaka codasanaya inada ilahaya daratisa igu ducesana walalayalowa walahi waa iga codasiya 😢ilahayowa musalimaka dhana muradakoda ufudude aniga amuraha isahala Adiga Raxamana ahe 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭
@aadamislamicchannel4423
@aadamislamicchannel4423 2 месяца назад
Allaah haku dududeeyo
@farhanabdihoosh1626
@farhanabdihoosh1626 Год назад
ALLAHA HA KU BARAKEEYO SHEEKH MAANSHA ALLAHA
@fuaadmuxammeddaahir4028
@fuaadmuxammeddaahir4028 Год назад
Qisooyin
@ZakariyeAdw
@ZakariyeAdw 2 месяца назад
Waxan jeclahy inaa Barto quranka iso duceya😢
@aadamislamicchannel4423
@aadamislamicchannel4423 2 месяца назад
Allaah hakuu fududeeyo
@maqaalomedia8710
@maqaalomedia8710 5 лет назад
Masha allah sheekh
@ilhanmohamedismail9764
@ilhanmohamedismail9764 Месяц назад
Jazaakalahu kheyr ustaad ❤
@jaanagalehassan6307
@jaanagalehassan6307 6 лет назад
Mansha allah macalin khayr alle haku siyo runtii wax badan ayan fahmaye
@jaanagalehassan6307
@jaanagalehassan6307 5 лет назад
Haa najiib
@سكىنهسكىنه-خ3ذ
@سكىنهسكىنه-خ3ذ 7 лет назад
jazaakallah kheyr Sheikh
@mariaomar2821
@mariaomar2821 5 лет назад
buugan intee kahelaa macliin waa ubahanady walahi isheg ilaah qeer xaku siiye
@asmaxadi3902
@asmaxadi3902 6 месяцев назад
3.5.2024 maanta waxaan go’aan sadaye inaan barashada quraanka dib ubilaabo rabiye haye fudeediyo aniyo inta ila midka ahba
@maryamaruun5232
@maryamaruun5232 5 лет назад
Maa shaa Allah jazakumullahu qeyr
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 4 года назад
Maanshaa kheyr Allaah ha ku siiyo sida sahlan eed noogu sheegtay
@shukrisaleebaan5786
@shukrisaleebaan5786 7 лет назад
masha allaaaaah shiiiq alle kheyr hakasiiyo
@sadiaaden3425
@sadiaaden3425 3 года назад
Manshaalah Maclin ilahay ha ku xifdiyo from ceelhur
@calimaxamed3786
@calimaxamed3786 3 года назад
Jasakallah khayr
@nimcohonesty4817
@nimcohonesty4817 7 лет назад
masha allha
@asadomar537
@asadomar537 7 лет назад
alhamdulilah adaan bartay
@kisiabdilahi8995
@kisiabdilahi8995 3 года назад
Mnshaallaaah tabarakallaaah fikuuum ilaahaayoow quraanka noo fududee barashadiisaa aaaaaamiiiiiiiiiiiin
@abdio_o7439
@abdio_o7439 5 лет назад
Jazaakallahu kheyran mahadsanid
Далее
Qubee Qur'aanaa haa barannu.
14:08
Просмотров 560 тыс.
ataxiyaadka labaad we lagu ataxiyaasado
5:35
Просмотров 59 тыс.
Hamzatul Qadci, Hamzatul Wasli
8:07
Просмотров 69 тыс.