Тёмный
No video :(

Hobolada Waaberi in China 

LBchannel
Подписаться 44 тыс.
Просмотров 149 тыс.
50% 1

Hobolada Waaberi oo bandhig faneed kusoo bandhigay wadanka shiinaha 1980's.
ANAGA IYO SHIINUHU ILAA ABEDKAYO ABED ANAGA IYO SHIINUHU ILAA ABEDKAYO ABED WAXAAN NAHAY UL IYO DIIR IYO EHEL WALAALAA. ANAGA IYO SHIINUHU ILAA ABEDKAYO ABED ANAGA IYO SHIINUHU ILAA ABEDKAYO ABED WAXAAN NAHAY UL IYO DIIR IYO EHEL WALAALAA. IS AF-GARAD KALGACAL IYO ILBAXNIMO DHEX TAALO IS AF-GARAD KALGACAL IYO ILBAXNIMO DHEX TAALO ARAGTIDA WADAAGEE. INDHIHII ISJECELBAA EEGMADOODU WACANTEE INDHIHII ISJECELBAA EEGMADOODU WACANTEE WAY INOO AHAATEE. IS AF-GARAD KALGACAL IYO ILBAXNIMO DHEX TAALO IS AF-GARAD KALGACAL IYO ILBAXNIMO DHEX TAALO ARAGTIDA WADAAGEE. INDHIHII ISJECELBAA EEGMADOODU WACANTEE INDHIHII ISJECELBAA EEGMADOODU WACANTEE WAY INOO AHAATEE. IDILKIIN DHAMAATIIN UBAX IYO SALAAN FARAX LEH IDILKIIN DHAMAATIIN UBAX IYO SALAAN FARAX LEH. ABOOWAYAALOOW ABOOWAYAALOOW NAGA GUDOOMA ABOOWAYAALOOW ABOOWAYAALOOW NAGA GUDOOMA. IDILKIIN DHAMAATIIN UBAX IYO SALAAN FARAX LEH IDILKIIN DHAMAATIIN UBAX IYO SALAAN FARAX LEH. ABOOWAYAALOOW ABOOWAYAALOOW NAGA GUDOOMA. ARLIGAYGU WAA ARLIGIINA ARLIGIINA ARLINGIINA ARLIGAYGU WAA ARLIGIINA ARLIGAYGA ARLIGAYGA ARLIGAYGU WAA ARLINGIINA ARLIGIINA ARLIGIINA. ARLIGUUNA WAA ARLIGAYGA ARLIGAY ARLIGAYGA. UMADIINU WAA UMADAYDA UMADAYDU WAA UMADIINA UMADIINU WAA UMADAYDA UMADAYDU WAA UMADIINA UBAX IYO SALAAN FARAX LEH NAGA GUDOOMA. ARLIGAYGU WAA ARLINGIINA ARLINGIINA ARLINGIINA ARLIGIINU WAA ARLIGAYGA UMADIINU WAA UMADAYDA UMADAYDU WAA UMADAYDA UMADIINU WAA UMADAYDA UMADAYDU WAA UMADAYDA UBAX IYO SALAAN SHARAF LEH NAGA GUDOOMA ABOOWAYAALOOW ABOOWAYAALOOW NAGA GUDOOMA. ABOOWAYAALOOW ABOOWAYAALOOW NAGA GUDOOMA. ABOOWAYAALOOW ABOOWAYAALOOW NAGA GUDOOMA ..............

Опубликовано:

 

1 мар 2011

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 68   
@yaasircatafad7469
@yaasircatafad7469 2 года назад
Ayeeyadey khadiijo cabdullahi cali warfaa allow.kuu naxariiso💓🙏🌹💯🥰
@Amora4053
@Amora4053 11 лет назад
mashallah somalia it was big country have relation with all countries nd respect also... inshallah it wil come back again
@abyan1351
@abyan1351 6 лет назад
Amora4053 inshaaallah
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 7 лет назад
waxaan ka garanayaa caasha cabdow,faynuus, qalanjo, maandeeq, shamsa ,cumar,shumey, ragana waxaan ka garanayaa bacalwaan iyo hanuuniye, intii dhimatay ilaahy ha unaxariisto inta noolna caafimaad ilaahay hasiiyo
@shukrielmi2767
@shukrielmi2767 6 лет назад
hadaan lamidoobin waa lais guumaysan free man seynab cige
@shukrielmi2767
@shukrielmi2767 6 лет назад
hadaan lamidoobin waa lais guumaysan free man kaba baalwaan
@shukrielmi2767
@shukrielmi2767 6 лет назад
hadaan lamidoobin waa lais guumaysan free man tani.wa kaltuuma
@soomaaliyasoomaalibaaleh3634
@soomaaliyasoomaalibaaleh3634 8 лет назад
yaasalaam waa kuwaanaa soomaalidii nasabka aheed
@cmcproductionxd9449
@cmcproductionxd9449 6 лет назад
Alow Ku naxariiso Qadiijo Cabdulaahi Camey Daleys hooya dii Fanka Somaliyed wale kuma ilowno mamo duco ayaa noga bahan tahay manta Alow khabriga Ku qabooji 😭
@dalmardeeqsimedia1536
@dalmardeeqsimedia1536 5 лет назад
Isku xishood hoyadi fanka wa shamis Abokor ismail gududo carwo
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 5 лет назад
@@dalmardeeqsimedia1536 Gududo carwo = waqooyi Dalays= Koonfur
@abdullahi1988
@abdullahi1988 13 лет назад
Bacalwaan oo yar iyo sooraan iyo kuluc ragbadan baan halkaas kagaranayaa maansha allah
@C.kariimSharma
@C.kariimSharma Месяц назад
Dadkaan waxan ka gartay Qadijo qalanjo, maandeeq, feynuus sheekh dahir, shankaroon, faduma muse wanaag, luul jeylaani, caasha cabdow Raguna bacalwaan kaliya ka gartay
@muqaxwe
@muqaxwe 12 лет назад
wallaahi waa hees qiiro le oo ku xasuusinaysa somaliya qiimaha ay lahayd berri samaadkii ku darsoo dawlada shiinaha somaliya ayaa ka mid ahayd dawladihii udoodaaayay in qaramada midoobay kursi laga siiyo maantana waad aragtaaan
@abdullahiissa2750
@abdullahiissa2750 10 лет назад
Maashallah ilaahow sharaftii iyo sumcadii somalia dib inooogu soo celi .
@abdiqafarabdullahi9313
@abdiqafarabdullahi9313 7 лет назад
amiin
@studioreebi1630
@studioreebi1630 5 лет назад
Amiin ya allh
@jabaanlaaye
@jabaanlaaye 12 лет назад
LBchannel, sxb, waa isla heestan, lakiin tii hore tan way ka wanaagsanayd, waxaana ku jirtey gabadh chinese ahayd, sida aan filayo inay furitaanka ahayd baan filayaa.waa taas middaan ku waydiinayo, adigoo mahadsan.
@suguleadan1592
@suguleadan1592 3 года назад
Waa xaflad fanneed lagu qabtay Beijing China oo loo qabtay xiriirka Somalia iyo Shiinaha.
@NOURMOHAMED-lg8sc
@NOURMOHAMED-lg8sc 2 года назад
Mansh Allah
@abdullahi1988
@abdullahi1988 13 лет назад
Aleelehe waxbaa kadhacay ala maxaa fanaan iyo fanaanad halkaas taagan walee dadkaani fanaaniin waa haysteen iyo mada taalo Mahadsanid suldaan qawdhan
@abdulghanimoallem2998
@abdulghanimoallem2998 6 лет назад
wooow i don’t know what i say really i like this song and culture
@micnamalahan
@micnamalahan 13 лет назад
maba ogeen heeska Shiinaha ma jiray asigane ;-).
@jeneralsooyaal3447
@jeneralsooyaal3447 11 лет назад
YAA SALAAM ABOOWALAAYLOOW NAGA GUDOOMA TALLOW YAA NOO SHARAXA FANAANIINTAAN MAGACYADOODA, TOLLOW CABDINAASIR MACALIN MAKUJIRAY BACALWAAN WAABA KA GARTAYEE WALI WAXAAN LA AHAY MEEL CABDINAASIR MACALIN SICIID AUN UU KUJIRO WAQTIYADAAN WUU NOOLAA KOLEEY FANAANKI FANAANIINTANA WAA UU AHAA WAQTIGIISIYE YAA NOOSOO GALIYA MEESHAAN
@nouramohamed3219
@nouramohamed3219 3 года назад
Yaa salaam waayo waayo
@soomaaliyasoomaalibaaleh3634
@soomaaliyasoomaalibaaleh3634 8 лет назад
hobaladii waaberi
@Mahad921
@Mahad921 12 лет назад
LBchanel you will be happy to know that the first somali female singer that was played on radio was fadumo dalay and guess wat she was marehan
@abukarabdi4220
@abukarabdi4220 Год назад
Aniga iyo shiinihu
@Mahad921
@Mahad921 12 лет назад
sowhatyousayin91 ilaahay hakusoo hanuuniyo. hadii Amtrak ilaahay uf caleyk kaleeday.
@kaminjoseph9865
@kaminjoseph9865 6 лет назад
awaleh
@Mahad921
@Mahad921 12 лет назад
i c a lot of heaters. faqash la aandee sidaad isku gumaadeysaan waa la arkayye hadda hala arko waxaad qabatiin. viva SADE. qaraara looseeeeeeers.
@somalia01
@somalia01 13 лет назад
i like the part when she talks in chinese
@Abdigeri
@Abdigeri 12 лет назад
hej Khawdhan. cajaladaan waa barisamaadkii faqash ee maxaad u soo daysay brother. waa adigii siyaad iyo kacaankii dhuuso ku tilmaamayey? Gaalka dil gartiisana sii ayey somalidu dhahdaa. marka siyaad iyo kacaankiisii waa fiicnaayeey mararka qaarkood sax
@duceysane1
@duceysane1 12 лет назад
@Hindisaa hindisa gabdha haa halaa iga maqan aankusaxo gabdhaha geeska qalanjo mandeq feynuus magaran fadumo wanaag luul jeylaani caasho abdoow xakiimo from folkor danse madiino abdi ali xaga wiilasha waxey ubadan yihiin folkor danse bacalwan aun abdiqadir calasow hanuuniye iyo fanaaniinta hada jooga dubea ee niikada
@baashaal4
@baashaal4 12 лет назад
abkaa magan waxaa ku jiro fanaankii waynaa yuusuf (jaabooley)
@MahdiMohamedMAHDIGA
@MahdiMohamedMAHDIGA 11 лет назад
Hunuhini hadal maaha kkkkkkk, Heesta ugu horaysa ee Dalees qaadayso yaa ii sheega magaceeda.
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 6 лет назад
mohamed mahdi hunu hunu hadal mahan lol la dhaha
@dalmardeeqsimedia1536
@dalmardeeqsimedia1536 5 лет назад
Saynab cige waxay ku xigta fadumo qaasin beriga qurux badnayda Iyo Faynus sheekh daahir
@C.kariimSharma
@C.kariimSharma Месяц назад
Seynab cige iyo fadumo qasim kuma jiraan e sifiican u daawo
@oceangatetradingcoltd9029
@oceangatetradingcoltd9029 11 лет назад
chinese garad malaha... amaantaas wxay noogu badaleen cay iyo inan kala xishono wadankii an ka nimi.
@NOURMOHAMED-lg8sc
@NOURMOHAMED-lg8sc 2 года назад
Somalia Hanoolaato
@user-iu5sx9iy7i
@user-iu5sx9iy7i 4 месяца назад
Dalays dalays camay
@shiramussajamal5200
@shiramussajamal5200 3 года назад
Somali markaysay mid ahayd
@aweysmohamed3091
@aweysmohamed3091 4 года назад
Shiinaha o dadkiisa cunaan tixriga iyo cayaanka dhan iyo masaska maxaa walalo naga dhigay hobolada waabari waa ino gafteen lkn waa idin cafinay in badani waa geriyoten
@shonazef7351
@shonazef7351 4 года назад
Aweys moalin ilmayahow anan aqoon qiimaha saxibnimada tariikhda o burburka iyo qaxa ku dhashay maxad ka fahmin qiimaha heesta
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 3 года назад
Waagaas somalida waxaa matali jiray hidaha & dhaqanka maanta wadaada waaabiya oo afcarabi jajabi kuhadlaayo oo khamiis dirac kadheer iyo cumamad qabaa matala somalid halaag baa kadhacay , argagixiso iyo bakhti iyo tuuksi by meelaha lawareegaan wahaabiyadu, wax somali layiraahdo kama maqlaysid😜
@Mahad921
@Mahad921 12 лет назад
I aint gonna waste anotha comment on you, we will c if your day dream exists in 6 yrs time
@Mahuraan979
@Mahuraan979 5 лет назад
Qalanjo .maandeeq.feynuus . Shankaroon .faduma muuse luul jeylaani caasha cabdow xakima calin iyo madina cabdi cali
@Cukaashe.
@Cukaashe. 5 лет назад
Yaaa iisheegi kara xilligii laqaadey?
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 Год назад
1980 kii
@jokoraaw
@jokoraaw 12 лет назад
Qofta afka chinaha kuhadashay waa Caasha Cabdow caafi maahan
@fatuuusharaf5660
@fatuuusharaf5660 6 лет назад
عبد الرحمن بأفضل wa fadumo khasim
@C.kariimSharma
@C.kariimSharma Месяц назад
Sxp waa caasho cabdow Fadumo qasim halkan kuma jirto
@samahirdaahirmaxamad7282
@samahirdaahirmaxamad7282 4 года назад
Socod xumaa kkkkkkkkkkkkkkkkk walle dowladnimo waataas
@ahmedgaroonalichanel9852
@ahmedgaroonalichanel9852 5 лет назад
War ileen waa hees hunu hunu hadal maaaha hhh
@C.kariimSharma
@C.kariimSharma Месяц назад
Haa waxa qaada daleys Ereyaduna waxaa leh cali sugulle dun carbeed
@abrahamfarah3421
@abrahamfarah3421 11 лет назад
WTF. Just listen to yourselves. You speak same language, have same - literally - culture, same colour, same ... shall I go on. Pity you are short sided all of you
@mahamedmusa205
@mahamedmusa205 3 года назад
@@FashionBIRD404 f
Далее
KALAMAAN 15 AUGUST 2024
11:01
Просмотров 36 тыс.
Kooxdii Waaberi 🔥 Iyo Heesta "SAXANSAXO"
12:52
Просмотров 29 тыс.
Qaranimadii Somalia Wayo wayo xusuus
7:42
Просмотров 44 тыс.
Safarkii Nayjeeriya ee Hobolada Waaberi ku dhinteen
5:08
Bandhigga Kooxda Waaberi ee Khartuum, Suudaan - Q2
8:55
Riwayad hobolada waaberi
5:31
Просмотров 451 тыс.
Hoboladii Waaberi Hees Wadani ah
6:25
Просмотров 17 тыс.