Тёмный

HODAN ABDIRAHMAN & kHADRA SILIMO | AROOSKI | ALI HAYBE AND HODAN GAARIYE | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022 

Hawraar Music Production
Подписаться 1,7 млн
Просмотров 1,9 млн
50% 1

Copyright@Hawraar Music

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 617   
@falisshire2178
@falisshire2178 Год назад
Inta og inay khadro qlbi nadiif thy like sarah ❤👏
@amalamuli376
@amalamuli376 Год назад
Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir please ❤😊😊
@hakh5277
@hakh5277 Год назад
True sabr kaas ma lihi
@criyaad9901
@criyaad9901 Год назад
Waa kuu jeeda mashqul ayaa tahay ma heli KARTAA 5daqiiqo oo aad ku siliso nabi maxamed scw 🙏🙏🙏🙏🙏
@naimaahmed6060
@naimaahmed6060 Год назад
Scw
@layliinaqalbidhaya3030
@layliinaqalbidhaya3030 Год назад
Scw scw scw
@bileboss-ka9454
@bileboss-ka9454 Год назад
Scw scw scw
@bellaxaji110
@bellaxaji110 Год назад
Scw
@balqisahmed8089
@balqisahmed8089 Год назад
Scw scw
@asadhagio27fanz47
@asadhagio27fanz47 Год назад
Hadii aad ujeedo magaca Allah love saar ❤️ الله ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@turkiabdisaa9155
@turkiabdisaa9155 Год назад
❤❤❤❤❤❤
@AdoonkiiAllaah
@AdoonkiiAllaah Год назад
@maariyagabarmudug6723
@maariyagabarmudug6723 Год назад
❣❣❣❣❣❣❣
@mo-sayga9640
@mo-sayga9640 Год назад
❤ilaahey ha idin nacariisto❤️
@munamohamed7516
@munamohamed7516 Год назад
@pillanoozahmed7069
@pillanoozahmed7069 Год назад
Naagtan wlhi qalbigeedi way dhisatay❤waligeedbaa nin naag kaa raacay laga hadhi jiray✊👌khadra silimo ex dumaashi
@niciimaxasan6325
@niciimaxasan6325 Год назад
Ikimana waa dumashida saw salaad idinma hayso
@faizam523
@faizam523 Год назад
@@niciimaxasan6325 waa runtaa inta caruurteeda noolyihiin Allah ha u daayee waa forever dumaashi!
@nayramahmed7682
@nayramahmed7682 Год назад
Walee qadra silimo hilaaceda baxayo masha alaah qurux kalay iska arag noqotay+ farxada wajigeda ka muqato alaha ku siyadiyo 👸 ❤
@salaadyuusuf5932
@salaadyuusuf5932 Год назад
Hhhhhhhh oo hodan miyaa ka yareeysato oo hada waxa iledahay hodan wa eber kkkk
@mohamedabdirahman5840
@mohamedabdirahman5840 Год назад
REERAHAA ISLAAMEED DHAQAN IYO CAADO LOOMA LAHAAN JIRIN IN LA DHEX GALO KHADRA IYO HODAN UBAD BAAA KA DHEXEEEYA WALAALO AH DANTIIINA QABSADA
@aaminojubooy9203
@aaminojubooy9203 Год назад
Aamiin maarkaa daacad aatahay wajigaaga nuur ayaa alaah saaro qurux qadro
@mohamedabdirahman5840
@mohamedabdirahman5840 Год назад
@@aaminojubooy9203 LAXOOOXDIINA DUBA REERKAN WAXBA IDINKAMA GELIN CIYAAAL SAMAROON AH BAA KA DHEXEEEYA HOYOOYINKAN HAWSHIINA WATA
@thebossladythebosslady1311
@thebossladythebosslady1311 Год назад
Wacad alle inan lahesin nagtii ninkeyga xayubeysatay
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 Год назад
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤️❤️
@doolmohamed1238
@doolmohamed1238 Год назад
P0
@playinggame7866
@playinggame7866 Год назад
🥰
@aragsanmoumine7045
@aragsanmoumine7045 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mu9717
@mu9717 Год назад
If the prophet is so dear to you, how dare you mention his name here? Is it because likes mean a lot to you? What’s your intention.?
@amalafnaan3928
@amalafnaan3928 Год назад
Salalaahu caleyhi wasalam
@ladanhussein1834
@ladanhussein1834 Год назад
Khadra waa nasabkii asalkii rer hargeisa sacad muuse dadka lagu jooga hargeisa way ismuujisay walee ❤❤❤❤
@nabaadlove6019
@nabaadlove6019 Год назад
This is called emotional intelligence. Khadra waa gob aan liicin waana qof ka qalin jabisay is riixa is ximinta iyo xasadka what a beautiful soul 💖 ❤
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 Год назад
Hodan is still the woman who broke her family and got with a married man 🤷🏽‍♀️
@aaminojubooy9203
@aaminojubooy9203 Год назад
Aroosada in aan fiirsado uma fiirsan video ee wlh Khadro iyo hodon dartoo waxaana ucodeeyey qadro sababtoo ah. Waa gobtiiyoo qofa 🌹❤️❤️❤️♥️♥️♥️❤️❤️❤️♥️❤️🌹
@mustafebulshaale2648
@mustafebulshaale2648 Год назад
Khadro silimo naag awood badan. Waxay markaan toos inoo tusaysaa xaqiiqda geesteedi ahayd. "Galool baan ahay nasaba, Gobaan ahay liicim abid, Agtaydaa lagu gam,aa jacaylkana lagu gartaa". 🥰
@faizam523
@faizam523 Год назад
Show munaafaqada iyo niyad xumida raga qaar baa dumarka kaga dheereeya. Yahuu nin weyn oo carab dalable meesha lulaaya, waxaas aad akhri eysaa meeshan hada noogama muuqdaan ee wax ka duwan baanu u jeednaa.
@Fatxiyacabdi4883
@Fatxiyacabdi4883 Год назад
@@faizam523 naa heedhe inanka halkeed u cuntay runbuu sheegee maxaad u gobanaysaa mise kuwa naagaha nimanka ka qaata ayaad tahay waa su.aale bahdil waxa kuugu filan maba kuu soo jawaabin anigaa kaa naxay sorry i feel bad for you🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@faizam523
@faizam523 Год назад
@@Fatxiyacabdi4883 Naa hoy nooca maseyrsan ee goorgarada dabadii lowgu talo galey ka feydey ee madaxa ku wata ciil iyo maseyr dartiis waa adiga iyo nacaskan cataabaya ee nin faciis ah iyo xaasakiisa ka daba tumaya durbaanka. Naa maxaa idin daba dhigey reerkan is jecel ee tashadey tii lala guursadeyba waa kaga raali oo waataas ku jecel ee garabka haysata ee la saaxiibka ah walee hadaad khaso taqaanaan intaas baa khaso idiinku filan ee doqoniimada dadka kala fadhiista. Waxa dadka idin daba dhigey waa edabdaro iyo damiir xumo walee wax loo khajilo waa idinka xagee lagu arkey duul xiiqsan afar sano, tii lala guursadeyb waa happy waxa idinka idin wadaa waa munaafaqnimo. Yahuu.
@faizamohammed7706
@faizamohammed7706 Год назад
Arooska waxn leyhy hanbalyo 🌹❤️! Marka xiga meshan qadra sinimo baa bilada dulqaadka qaadatay aad iyo aad naag naag dhaaftay kaliya aa sameyn karto wxy sameysay m Allah! Waliba hodan snapkey soo galisaa iyadoo mursal dhaheyso nolosheydii my love kida kida I mean qof arursan ma aha marka. Hats off to qadra waaw👍
@issaamouni1415
@issaamouni1415 Год назад
Danteda ayeyka racdey wayo weyso bilineysa mida kle caruur aya mesha jogta
@zamzamadam4811
@zamzamadam4811 Год назад
Marka minyaro nuqooto markasta kalsuni daro aya kugudacaaysa I believe hodon is not bad person
@umallkhayraadandagaaladaan8635
Waxa halka ka muuqata inay khadra kawanagsanty
@niciimaxasan6325
@niciimaxasan6325 Год назад
Markay iska furtay bay niyada ka saartay qof caadiya buu ula yahay hodan waa naag aan xishoon khadraa ka gobsan
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 Год назад
@@niciimaxasan6325 Alyalehee hilifahaad u qaaday gabdhii hodan ahayd 😂
@ZakariaSunni
@ZakariaSunni Год назад
Khadra Silimo boqorad cod toolmoon iyo qalbi wanaag isku darsatay. Hodan waa numberka one fanka sebenka 😘
@najmaahmedhussein5506
@najmaahmedhussein5506 Год назад
Ma khadra codkedu so bxay mise ana mooday guulsyta abayoyin awladina walala dad nool ba tihin msha allh❤️
@niyaalshilall5914
@niyaalshilall5914 Год назад
Khadro naag adag wlle oo gobonimo leh quruxdeedaa baxeyso masha allaah alle ha kuu siyaadsho farxadaada ✨❤️
@amalamuli376
@amalamuli376 Год назад
Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir please ❤😊
@ibtisammohamedomar3363
@ibtisammohamedomar3363 Год назад
Khadro boqortoyada runta e dunida lagu arkay❤
@aroorseedstudio_
@aroorseedstudio_ Год назад
Hodan Abdirahman Iyo Khadra Silimo ❤ labo walalo ah oo saxiibo ah weeyi ❤
@cibaadoyar5517
@cibaadoyar5517 Год назад
Wlhi khadra waa poqorad poqorad dhaaftay mnsha Allah 👸❤❤❤❤❤
@ladanladan1718
@ladanladan1718 Год назад
Alla walee Khadra qalbi geedu Waa cajiib fiicanaa khadara waaba janadii oo soconaysa khadra silimoo Maasha allaah
@rashkamahamed6497
@rashkamahamed6497 Год назад
Mrkaad hees aad samysay ku raaxaysanysid legend Abwaan Amiin samadoon
@amalamuli376
@amalamuli376 Год назад
Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir please ❤😊❤
@JJ-xm2km
@JJ-xm2km Год назад
Masha Allah…. This is what I call emotional intelligence 😊…. Beautiful song I love these ladies
@Janno190
@Janno190 Год назад
My two favourite singer I love you khadra and hodan cabdiraxman ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@amalamuli376
@amalamuli376 Год назад
Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir please ❤😊
@Janno190
@Janno190 Год назад
@@amalamuli376 ciwaankaaga maxan Ku galaa walal
@amalamuli376
@amalamuli376 Год назад
Mikan le an kala hadlayo wa wll
@Janno190
@Janno190 Год назад
@@amalamuli376 ok abaayo macan
@rithwanmohamett1261
@rithwanmohamett1261 Год назад
Hodan io khadra dad ba tusale utihiin ubadkina wada dhashay ❤
@Cocoady134
@Cocoady134 Год назад
Dumarkani wa fananin mar mar shaqada aya isu keenaysa lkn sida muuqata khadri mursal iyo hodan dan iyo heelo kama leh somalida ula siman yihin ✅✅✅✅🌺‼️
@hodanmohamed9022
@hodanmohamed9022 Год назад
Walahi wa runta
@anfacanfacadenganow9124
@anfacanfacadenganow9124 Год назад
War ha hodan iyo qadra lahaynine rer uhamlyeeya 🙄mabruuk walalyaal😍
@amalamuli376
@amalamuli376 Год назад
Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir please ❤😊😊
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 9 месяцев назад
Masha allllah khadar silmo boqorda cod nolow hodan way eryatay khadar cod laguma gaaadho waleee❤❤❤❤❤❤
@khadraciise2044
@khadraciise2044 Год назад
Wow Nacabku Derbiyada ha Jiidho Khadra iyo hodan waa laba gabdhod oo walalo ah Saxibo ah marna Carurtodu walalo yihin Marnaba meel ma kala Tagayan Dadka munafaqada ka shaqeya khadra sidana hodan ba sidana ishii buktaay ku bikaacso waa kuwaas wada heesaya waxana u baxaysa heesti "Nacabku weligi ha daalo Dibnaha ha qaniino xaasid" Omg khadra iyo hadan Abdirahmn Dad is aaminay
@ifrahali5902
@ifrahali5902 Год назад
😢😢
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 Год назад
💚💚💚
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 Год назад
Lol runta hadi la sheego ma xasad ayn nahay, Hodan waa naagti reer dhaqmaya soo dhex gashay oo kala geesay. Qofka gobanimadu ay ku dambeeyso oo amaanta mudan waa khadra ee hodan/mursal maha 🤷🏽‍♀️😂
@somalisujuu2592
@somalisujuu2592 Год назад
The beauty of being SOMALI 💓💓💓 FINALLY HODAN and KHATRA are doing things together.
@suhaybaxmed8816
@suhaybaxmed8816 Год назад
I
@ibarahincllahi-nd2td
@ibarahincllahi-nd2td Год назад
Waa guul
@rooblecali6988
@rooblecali6988 Год назад
Khadra and hodan are another level singers of This century 13 years until now They are top
@tk567
@tk567 Год назад
Is Khadra married to Mursal?
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 Год назад
@@tk567 No he left for hodan, the one singing with her
@Janno190
@Janno190 Год назад
Walaahi waan ooyay maxamed xaashi dhamac gaariye geedibaad dhalay illahay haw barakeryo reerkeeda
@khadanabdillahiaden7690
@khadanabdillahiaden7690 Год назад
Kadra silimo we love u ❤️ 💖 from Djibouti 🇩🇯
@abdihakimmouhoumednour7972
@abdihakimmouhoumednour7972 9 дней назад
Macha allah boqorada fanka hodan abdirahmaan dheere keep going sister waku wataa ❤❤❤❤❤❤ queen boqorada codka ❤❤❤❤❤❤❤
@khadaaro10
@khadaaro10 Год назад
Hodan Mohamed haashi dhamac “Gaariye” Iyo xaajigeeda Abwaan Ali haybe hambalyo Rugsan reersan Insha Allah ❤️💯🙏🎉
@cmostech2765
@cmostech2765 Год назад
Mansha Allah, waar ma Ina Gaariyaa. GEESI baa dhalay, Thanks inaad noo sheegtay, aside hortaa ma maqal.
@ayanhashi7111
@ayanhashi7111 Год назад
Maasha Allah geesigii Gaarriye ahaa miyaa dhalay, Allah ha xifthiyo arooska
@abdiririsakawil3235
@abdiririsakawil3235 Год назад
Wow Hodan Abdirahman Laxan Aan Inama Caadi Ahayn Bay Ku Fadhiisisay Dhal Fanaan Iyo Dhal Abwaan Baa Meesha Habeenkaas U Shidnayd.
@xavinho8
@xavinho8 Год назад
Gob Io Nasab Khadra Io Hodan Alpha Mabruuk Caleyka ALI hayeb Iyo Hodan ❤️
@aymankasaanostudio1000
@aymankasaanostudio1000 Год назад
Masha allah Dad Ilaahay Isku soo dhaweeyey Khadra and Hodan Boqortooyo👍💯
@amalamuli376
@amalamuli376 Год назад
Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir please ❤😊
@abdirahmanahmed3165
@abdirahmanahmed3165 Год назад
That's good Hodan and Khadra are singing at same stage with Same song we love this event believe that guys wow.thank you. 👍🏻
@tk567
@tk567 Год назад
Is khadra married to Mursal?
@muniishmoha3190
@muniishmoha3190 Год назад
Dad walaalo ah awlaadooduna walaalo yihiin🥰wada jirkiinu waa farxadeena❤
@jamilajamac108
@jamilajamac108 Год назад
Khadray farxada wajigaga waateyda😍😍😍
@amalamuli376
@amalamuli376 Год назад
Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir please ❤😊
@maxamudcabdi7192
@maxamudcabdi7192 Год назад
Ayy qadray wa nasab ba thy nuurkagana wuu baxaya mansha Allah
@amalamuli376
@amalamuli376 Год назад
Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir please 😊😊
@cabdikhaalaq3382
@cabdikhaalaq3382 Год назад
The best person ever knowlede and the most shine all created prophet Muhammad scw
@Kaluuum123
@Kaluuum123 Год назад
Meilleur soirée ❤❤❤❤ my fav singer Hodan and Kadra ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@maymonyasiin2850
@maymonyasiin2850 Год назад
Waleee khadro waaa naag naagnimo kudugantahay I like dadka shaqsiyadeeda leh
@amalamuli376
@amalamuli376 Год назад
Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir please ❤😊😊
@bushramoha6230
@bushramoha6230 Год назад
Hambalyo marka Hore Reer kaa wanaagsane dhismay marka xigta aad baan ugu farxay marka aan arkay Khadra Sinimo & Hodan Oo wada heesaya waliba goob farxadeed sababtu Waxa weeye ineydaan ahayn dad is huraya laba goorba midi waa in caruurtiinu wada dhalatay midina waa in Aad isku mihnad tihiin fanaaniinta qarnigan Micga inoo haya kuwooda ugu miisaanka culus Hablaha. God Bless U Ladies.❤️🤞
@faizam523
@faizam523 Год назад
Bushra, waa runtaa waa laba xidigood oo ugu cadcad fanka oo dhan.
@hamdaqueen5278
@hamdaqueen5278 Год назад
Walee amiin samadoon murti way dhaaftey Inader heestani an other level👏👍😘💋❤
@alhamdulilaahalluakbar595
@alhamdulilaahalluakbar595 Год назад
My dumaashiday khadra abdi silimoo ducaale gabadha ❤
@Sarah-to7oj
@Sarah-to7oj Год назад
WALEE MY DHIIGA KHADRA GOB NASAB XALAALA, SALAAN SHARAF INDRO ❤️💞. SALDANADI CIIDAGALE
@GULLSAMARON
@GULLSAMARON 27 дней назад
Habalaahayagi ilaahow gabadh fiican oo toolkaya igu hagaji mustaqbaalka inshallah ❤❤❤
@DeeqMaalMedia10
@DeeqMaalMedia10 Год назад
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) ❤🥺💞🤲☝🕋
@qaliyamulki2525
@qaliyamulki2525 Год назад
❤❤❤❤❤❤💯💢💢💢
@cawoabdirahman142
@cawoabdirahman142 Год назад
❤❤❤
@rehdanedanassah7793
@rehdanedanassah7793 Год назад
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@NimcoJaamac-kk8lp
@NimcoJaamac-kk8lp Год назад
@hanielmi7220
@hanielmi7220 Год назад
Hodan dhamac gaariye abwaankii waynaa ee waabari ❤
@aaminojubooy9203
@aaminojubooy9203 Год назад
Qadro qurux ayey noqotay maashaa alaah gabaryar ❤
@amalamuli376
@amalamuli376 Год назад
Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir ❤😊😊
@hidaayaabukar9953
@hidaayaabukar9953 Год назад
Wow fananadeyda qadro abdi silimo qurxdada baxeyso masha allah hodan io qadro wa wllo de.ka dhamaada dadow
@amalamuli376
@amalamuli376 Год назад
Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir please ❤😊😊
@hodmaniitaqueen267
@hodmaniitaqueen267 Год назад
Boqorad khadra saliima 👸🏽❤ gobto isma qariso 😊
@sahrajamahaydle
@sahrajamahaydle Год назад
Khadra awood bay sheegatay. Strong women 100%
@ismailessa669
@ismailessa669 Год назад
Maan sha alaah qadro sinimoo iyo hodan abdi raxman dheere caruurtoda walaalo ah mursal muse iyo axmed cali cigaal ayuu bareejeeyay ee wada guursaday khadra dahir iyo maryan mursal oo ahaa 2labo gabdhood oo fanaaniina
@somalifanproducts9965
@somalifanproducts9965 Год назад
Dhamaadka dunida waxa soo bixi doona dadka Muslim la moodo Hadalka afkooda kasoo baxaya Hadana ehlu naar ah Kuwaas hada waan aragnaa Kuwo Galinka hore xun Galinka dambena dadka iska istusaya ama view ku raadsanaya Nabigeena subanaa ❤Mohammed Rasululaah ❤scw
@naimaahmed6060
@naimaahmed6060 Год назад
Scw
@maxamedmaslax6635
@maxamedmaslax6635 Год назад
Dhal abwaan hodan weeye Ina dhamac gaariye weeye Curadi sahra good dhashay weeye Erayadi zxbkay aamin samadoon Hambalyo hodan iyo cali haybe Barakoo Arooskinu raaxo iyo Ramaad iyo barwaaqi iyo Oowlad raagto oo wacan Rabbi ha idinku deeqo❤
@zahrai.mohamed6623
@zahrai.mohamed6623 Год назад
Masha Allah congratulations Cali Haybe & Hodan Gaarriye 👏❣🥰
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre Год назад
Woooow🎉 Walle Arooski Qarniga Udhacay❤
@amalamuli376
@amalamuli376 Год назад
Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir please ❤😊
@najaxhassan8695
@najaxhassan8695 Год назад
Mansh Allah waxan la dhacay Hodan iyo khadra Waa fariido ❤👏🏻
@inantaSomalilandkufanta7766
Somalidu wax kale ayey ka fakaran wata khadra iyo hodan wa sxbo marna carurtoda aya walalo ah nacabku ha jabo ♥️🔐💋
@bintiburco4485
@bintiburco4485 Год назад
sxb nagi maleh wllo lkn khadro waa qof kani adag xalal calega nah gara naysah kolay dumarka waxbay dhedha hay
@inantaSomalilandkufanta7766
@@bintiburco4485 Wey ledahay nag wax ka fcn ma jirto ee raga xun oo dhibkaba keenaya
@najiibcabdi9566
@najiibcabdi9566 Год назад
Khadra say garabka uqabsato qof qalbi wanagsan
@abdinasirhassan303
@abdinasirhassan303 Год назад
Hodan clraxmaan iyo khadra tusaalaha dadka fiican noolada
@huriahappy7003
@huriahappy7003 Год назад
inta og iney khadro silimo tahay boqorada 🎉❤like saara ❤
@bashanekoorweyne6551
@bashanekoorweyne6551 29 дней назад
Xaqiiqan heesta. Maanta arkey 🎉 waa cajiib
@idilomar3051
@idilomar3051 Год назад
Waxaan ahay gabar reer Muqdisho waanan uqiray Khadra silimo iney gobb tahay😂
@mukhtarabdi5130
@mukhtarabdi5130 Год назад
Hambalyo Abwaan Cali Maxamuud Haybe iyo Hodon Gaarriye, nolol macaan oo qurxoon iyo badhaadhe ayaan idiin rajaynayaa. Eebbe ha isu kiin barakeeyo walaalayaal.
@Khiiaa
@Khiiaa Год назад
Laxanka Hodan Abdirahman????? She is coming for the whole music industry🔥🔥🔥🔥🔥🔥 boqoroda codka, laxameyste aay noqotey
@raxmamahamed3398
@raxmamahamed3398 Год назад
Hala hala hablihii sharafta lahaabaa is helay🔥🔥🔥👌
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 Год назад
👑👑👑♥️Khadra&hodan♥️👑👑👑👑 Hambalyo ina gaariye iyo sowjkeeda⚘️🥰
@amalamuli376
@amalamuli376 Год назад
Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir please ❤😊
@MohamedEid-np9uu
@MohamedEid-np9uu Год назад
* Dhal abwaan hodan weeye * ina dhamac gaariye weeye * curadii sahra good dhashay weeye Hamanaliyo inaadeer gacal iyo sokeeyeba guurkiina lagu farax 🥰
@aniisaqalbi1679
@aniisaqalbi1679 Год назад
Indr waad mahadsanty wabad I fahansiise
@adnanhaji7072
@adnanhaji7072 Год назад
Wll ma inantii Holland joogtaybaa
@shamsoali1273
@shamsoali1273 Год назад
hanbalyo ina adeer Ali iyo hodan
@najaxhassan8695
@najaxhassan8695 Год назад
Mansh Allah wow aroos shidan isku wara abid wll hees shidan 🎊 ❤
@fardusaxasan1573
@fardusaxasan1573 Год назад
Ubadkiinaa walaalo ah cadowgi darbiyada hajiidho Khadra iyo hodan 💝💝💝💝
@cabdiqanicawil3425
@cabdiqanicawil3425 Год назад
Khadra codkeeda waa loo xiisay fankamuu danbayn best girl
@sadiayasiin2671
@sadiayasiin2671 Год назад
allh khadro gobsana nasab waye wlhi mnsha allh 😭😪
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 Год назад
Dadki fanka laha wakuwa ❤❤❤❤ hodan and. Khadra❤❤❤
@abdiali4991
@abdiali4991 Год назад
Woow 😅 laxanki😂hodan and kadra you are gold voice xasaski mursal musse Hambalyo aroos ❤
@bilana289
@bilana289 Год назад
Khadra Sinimo gacan baan u taagey inantu qalbi fiicana, kolay aniga way iga fiican tahay
@IfraaxIfraax-dy7rm
@IfraaxIfraax-dy7rm 3 месяца назад
We lov Khara ❤❤❤❤❤
@abdiaden2473
@abdiaden2473 Год назад
Khadra silmo wallee cod way haysaa ❤❤❤
@raaxoruuxi3296
@raaxoruuxi3296 Год назад
Amazing voice khadra 💯💋💖
@kawsariinalovely6546
@kawsariinalovely6546 Год назад
naag rerkayga dumisay walee inan qabrigeda siyarten inan laheso iska daaye😭😢
@zamzamadam4811
@zamzamadam4811 Год назад
Mursal aya reerkisa dumiyeey
@um.sumeya1377
@um.sumeya1377 Год назад
Xbbti nin katagay haw xanaqin ee.waalaga socda
@cr7thegod660
@cr7thegod660 Год назад
@@um.sumeya1377 Siilkii lagaa raacay miyaad u ag dhawaan lahayd???👀💀
@asmaabdi1460
@asmaabdi1460 Год назад
Msha alah tabarakalah hambalyo wlh waa laga tumay dhal abwaan geesiya alow kujanee gaariye ❤️😭
@MK-th1xd
@MK-th1xd Год назад
mursal ma isku keenay Xaajiyadii hambalyo abwan cali haybe iyo hodan abwan gaariye dhisma oo dhaqma cadowgiinu ha jabo owlaad khayr qaba kala hela aamin
@kaabahamud1168
@kaabahamud1168 Год назад
Aamiin yaa rabi 🤲 awlaad baariya allow ka dhex beer 🥰
@shacniinamuuse1407
@shacniinamuuse1407 Год назад
Waa arooskii hodan iyo khadra mideey Masha Allah ❤
@cawilyare6432
@cawilyare6432 Год назад
2020 hishiyeen
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 Год назад
masha alaaaaah xafidullahi hambalyo aroos wacan leyahay khadro hodan
@bilyandhaan7379
@bilyandhaan7379 Год назад
Dumashi hodoneey ku soo dhowoow bah ku jecel❤❤😘❤😍😍😍
@asmacuddoon5111
@asmacuddoon5111 Год назад
Hodan iyo khadro naago nool wlhi.🤍🖤
@asmamohamedmahamoud7393
@asmamohamedmahamoud7393 Год назад
Wayagaan isku dhaartay Mashalah alle haydin ka dhigo ul iyo diirkeed Kala hela ubad ficaan nolosha farxad ku qataa walalyaal 🥰🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍
@ummalkhayr461
@ummalkhayr461 Год назад
Khadra salimo horey usheegty galooool baan ahay nasaba Walee nasabnimadii waaad muujisey khadraay
@Aziiza_A
@Aziiza_A Год назад
Khadra walle waa gob gobi dhashay😍 aniga kamaba so ag dhawaadeen😢
@lifewithasomalimom9319
@lifewithasomalimom9319 Год назад
Waa Gababdho wanagsan caruurtoodu sifiican ayey iso baranayaan masha Allah
@farhiamahamuud2706
@farhiamahamuud2706 Год назад
Hodan iyo khadra waa yaabanahy Ani Aduun ka wx kasta waa laga fishaaa
@mudin8863
@mudin8863 Год назад
Khadra Codkeedu waa 😢😢😢😢 qof dareenleh walee
@fariidohfaraxzan8097
@fariidohfaraxzan8097 Год назад
Khadra iyo hoodan labo qoc dahaba leh🤩
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Год назад
Hanbalyo Hanbalyo isku waara ubad khayr qaba kala hela aamin reer lagu Nasto ee lagu negaado
@ayannitaayanfarah6873
@ayannitaayanfarah6873 Год назад
Ce vraiment incroyable hodan and khadra 😘😘
@fatimaosmanmohamud4349
@fatimaosmanmohamud4349 Год назад
Amazing khadra ❤
@Zapriinaali2
@Zapriinaali2 Год назад
1:38 gobanimo la isdheeryahay wye 😂❤❤😅😅🎉
@tarrobio.5533
@tarrobio.5533 Год назад
KhadrO silimO waa mazkiinad😢
Далее
Cleaning🤣 #shorts #トイキッズ
00:18
Просмотров 8 млн
HODAN ABDIRAHMAN UTUMA HEELADA 2023
5:20
Просмотров 231 тыс.
SAALAX SANAAG HEESTI XAASKISA  (NASTEEXO)2023
6:23