Тёмный

Hodan online iyo ibraahim sideey isku barteen iyo naagti lala qabay oo ka hadashay……😳😳 

Amina Anas's Family
Подписаться 27 тыс.
Просмотров 16 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 79   
@aminaanassfamily
@aminaanassfamily 8 месяцев назад
Qof walbo fikirkiisa xor ayuu u yahay xumaan iyo samaan
@haniabdulle88
@haniabdulle88 8 месяцев назад
Inay waalato sugaayey kulahaa subhanallah, qof kasta oo imaan leh oo ilaaheey aaminsan qadarta rabi wuuku qancaa wuuna kasocdaa, naagahaan bilaa camalka ah oo bilaa dhaqanka ah oo qurmay wax isku fala oo isla yaaba uff caleek.. hodan is smart and beautiful ilaaheey haxafido ayada iyo awlaadeeda iyo nolosheeda quruxda badan❤❤
@fadxiyahassan3406
@fadxiyahassan3406 8 месяцев назад
Hodon online maalintay ninkeeda u ooyeysay hadana markiiba guur ukacday baan ka samray lkn maxaa inaga galay faraha halaga qaado iyada caafimadkeeda taqaano somali amay dacweeyan naagtan waxay gashay iyaday ka so baxaysaa hala daayo
@fatmaabdalla3430
@fatmaabdalla3430 8 месяцев назад
😂😂😂😂oo maaday ku guursan lahyd wtf naa hdu dhintay ma ka daba dhiman lahyd
@AishasiratAshikiin
@AishasiratAshikiin 8 месяцев назад
Subaxan allah nagahiina daalan gabadha faraha kaqada ha xamanina cadaabka Allah kabaqa yarabi nagaha gabadha rifayo Wa mamoyin waweyn ya Allah shiidaaa naaago uf
@fadumohirad4621
@fadumohirad4621 8 месяцев назад
Subxan alaah walalayaalo waxay caruurteeda iyo reerkeeda ku samaysay maxaa idinka galay idinka ma wax Bay idiin gaysaday😢
@munaworldofficial
@munaworldofficial 8 месяцев назад
Maasha Allah sis guulayso❤❤❤
@yasmingolden4675
@yasmingolden4675 8 месяцев назад
Subxanallah masha layidhi dumarka waxey ku badan donan naarta walahi been maha, haweenow gabdhan armad ku naar mudatan idinka isku xaasid ah, maad iska deysan waxey rabto ha gursato meshey donto haka dhacdo she’s free woman
@maryanrun9555
@maryanrun9555 8 месяцев назад
Ar nagahan qaraar badanaa hodon idii jawaabi meeyso bisniskeeda ka xuntihii qaraar😊😊😊
@MamaNeymar
@MamaNeymar 8 месяцев назад
Diint barta horta hodan xaq bey u leedahay in ninkeed haduu dhinto asaay dhigto in ey guurasto soomali dhaqankeed waab in si deg deg loo dumaalo diinteen wabto ee haku mashquulin jaceeylkeed ey ku nasaneusee heshay buuq joojiya
@FilsanRaabi-l1x
@FilsanRaabi-l1x 8 месяцев назад
Nàyadeheen hodan wad gari kariwayden yaahuu nahi jalusiina tihiin tiina ku mashqulka naag naag dhaftay ayaa Laga daba ciyaa alaah ayaa u baneyay guutka ha cunina
@MaymuunAbdikadir-yb3bd
@MaymuunAbdikadir-yb3bd 8 месяцев назад
Xaasid kulhaa waxaan sugayey naag walan oo maxy ka rabtaa😢
@ilhan6838
@ilhan6838 8 месяцев назад
Wa cadow yahuudood
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 8 месяцев назад
Naaoorada. Oo shaaqo. Yeesha. Oo. Isakaaday. Maxa. Idiinka. Gaalay. Kuwiina. Sifiicaan. Uhaasata. Xaasidiin. Waa. Gabadha. Idiilamada. Ee. Shaaqo. Yeesha. Maniinkeeda. Baada. Rabataan. Naaisala. Yaaba. Oo. Gabadh Yar. Isaka. Daaya. Adiga. Imataqaan. Adiguuna. Mayaqaan. Soomaali. Darateeda. Iyo. Musaliniimo. Ayaan. Ugu. Hiilinayaa. Laleexada. Bisiinka. Gabadha. Masha. Allah. Yaab. Xaasidiin. From. Buraco
@barafkashiilan3096
@barafkashiilan3096 8 месяцев назад
Qof dhintay miyaa rabteen in ay ka daba dhimato nolosha wey sii soconeysaa
@AshaCabdi
@AshaCabdi 7 месяцев назад
Subaaxnalh maxkakli cajiba ilahay kabqa subaaxnalh bisika
@Tasnim-j8b
@Tasnim-j8b 8 месяцев назад
Ilmahaas aakhiro yaan laydin weydiin
@barafkashiilan3096
@barafkashiilan3096 8 месяцев назад
Waa areebonimo hadii ay injir ku gashee ma nin jaceyl baa
@dekhaabdulle5455
@dekhaabdulle5455 8 месяцев назад
Asc Gabdhaha soomaliyeedow Allah ka baqa oo dulmiga iyo xanta iska dhaafa. Qofkaste wuxuu geystey alle ayaa kula xisaabtmin’ ka fakara labada malak oo qoraya wax kaste oo aad ku hadashaan. Cafis waydiista qofwalbe oo aad xaq ka gasheen.
@siradbarre6788
@siradbarre6788 7 месяцев назад
Naagayow maxaa idinka qusaya shaqo raadsada oo danbiga iska daaya oo raadsada canal alle ka baqa oo maseerka dhaafa maseer master.
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 8 месяцев назад
Ellahay kabaqa iskadaaya gabadha
@ubahadow7662
@ubahadow7662 8 месяцев назад
Sorry for children 😮
@mamaqarankacaan8229
@mamaqarankacaan8229 8 месяцев назад
tollow naagahan miyeynan ilaahy aqoon naa intaad gabadh islaameed caayeyso adigu maad ilaahey kabaqdid oo aad aakhiradaada ubaqdid
@haweeyaumalaskar3062
@haweeyaumalaskar3062 8 месяцев назад
Walaalyaal gabdhan hady denbi gashay ayada la xisaabinya sow ma fiicna in aad iska deysaan
@Tasnim-j8b
@Tasnim-j8b 8 месяцев назад
Naagahaan tallow ma kuwii Faaduma buraanbur dacweeyaa hadal badanaa meeqa cajalad ayry liqeen yaa huu
@deeqawaeys2376
@deeqawaeys2376 7 месяцев назад
Bal max idinka galaxy subxanallah
@ilhan6838
@ilhan6838 8 месяцев назад
Adi horta hodan waxi kahadlayo lee usoqadataa waxad iska dhig ee qof fican arsaqad intas karadsanee
@saidaopsye6801
@saidaopsye6801 3 месяца назад
😢🦠🦠🦠🦠🦠🦠
@fadumosiicow3401
@fadumosiicow3401 7 месяцев назад
Danbigii idin deeq waa wax aan allah aqaan
@sucaadcali3184
@sucaadcali3184 8 месяцев назад
Dumarku waxaba isuma quuraan naa ilaahey kabaqa
@suban974
@suban974 8 месяцев назад
Nagahaan gabadhan yar maxa daba dhigay SubhanaAllah Hasbiyalaahu wanimal wakiil
@casalasal6466
@casalasal6466 8 месяцев назад
NAAYAA AAMINO ADIGA IYO NAAGAHAA SARQAMINTA AH MASIIBO ALLAHA IDINKU RIDEE MAAD HODAN KA HARTAAN
@NemaDahir
@NemaDahir 8 месяцев назад
Ilaahay ka cabsada.
@ifraax4859
@ifraax4859 8 месяцев назад
Naa guurka alle ayaaa ubAneeyay gabadha kaleexda musiibo idinku dhacdaye alle kabaqa
@hiboali4523
@hiboali4523 8 месяцев назад
Nayada shoqo ka radsada gabadh niga yaar oo qimaha badan uuf
@ayanhersi2024
@ayanhersi2024 8 месяцев назад
Sharmutoyinka nolol mahaystan Masayr baay hodan kayihin xaramintan Nagtan hadlaysa kowdha hore ninkedha hore cabtoydha aha baa so niyadjabiyay Shikhalka aha iyo kii dhuloska ahana wuu furaay qac 😂😂
@sonitalodon7097
@sonitalodon7097 8 месяцев назад
Masser kaliya maha ragoda yaa wada qiyama ayna ogyihin meel na udhafii layihiiin 😂
@kaltoumwaiss9634
@kaltoumwaiss9634 8 месяцев назад
Bisinka allah bal maxa iniga galay ilmaha iyad dhashay
@groep8lolgroep824
@groep8lolgroep824 8 месяцев назад
Naa Ilaahay ka baqa oo shaqo xalaala doonta waad u quudhi la dihiin nolasha dee waxaad tihiin naago dhintay oo shaqo la aan hayso maxaa idinka galay arimeheeda guurkeeda geerida ninkeeda ma idinkaa xisaabinaya waa yaabe naa shaqo doonta taadan soo dhigaysa Ilaahay risaqa kugu cidhiidhi ee xoolo xalaala raadao qushaash ayaad tihiin soomaali uf magafe ayaa soo wada waalay naago waawayn oo waxaas ku hadlaya akh akh 🤫🤛🏽🤫🤫🤮🤫🤮🤫🤛🏽🤮🤫🤛🏽🖕🏿🖕🏿🖕🏿🖕🏿🖕🏿🖕🏿🖕🏿🖕🏿🤫🖕🏿Domme koe 🐮
@deeqaali8293
@deeqaali8293 8 месяцев назад
Waxan oo cagejare ma waxa idanku siiyo nolasha Inantaa hasto
@ubahadow7662
@ubahadow7662 8 месяцев назад
It's ture yes 😢
@AmaalMursal-er8xg
@AmaalMursal-er8xg 7 месяцев назад
Lkn xanta maaxa laga hela waa yaabe ta hadlaysa ta faafinaysa isma dhaamaan
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 8 месяцев назад
Hayaay war xishooda war maxaad karab taan gabadhaan acuudu bilaahi mina shaydaani rajiim yaahuu
@fabu2526
@fabu2526 8 месяцев назад
War gabadhaan iska daaya.
@fabu2526
@fabu2526 8 месяцев назад
Ilmaheeda iyo business keeda maxaa kaa khuseeya. Nolol samaysta.
@zuzanali5962
@zuzanali5962 8 месяцев назад
naa xaa idinka gale naagahaan jilaajka ka dhamaada gabarta shaqo aada socda shaqa la.aan idin haysee aqas calaykum 😡
@FilsanRaabi-l1x
@FilsanRaabi-l1x 8 месяцев назад
Nagahan gabadha way ka maysayren maxa ka galaybal alaahba u xalaleyay odaygeda cusun alaah waxan idinkaa baryayaa in musibadi ku dhacday hodan ay idinku dhacdo
@deeqaali8293
@deeqaali8293 8 месяцев назад
Ilaahye a ka yaaabe oo iska daaye gabdh qabri miyaa I😮 idanku dabyena
@mamaqarankacaan8229
@mamaqarankacaan8229 8 месяцев назад
saasaa loogamaseyraa qof noloshiisa wata maseyrow masalajaanow naaga malgoodow
@Shukri-i3y
@Shukri-i3y 8 месяцев назад
Idinka shaqo malihidiin miyaa? Waan yaabaye
@AbdiDaahiye-s3j
@AbdiDaahiye-s3j 8 месяцев назад
War ilaahey ka baqa oo xanta publika waa style cusub wala xoowla wala quwata ila bi idni laah war ilaah ka baqa xan ta live qadka ah joojiya gabadhu dareen bdn tahay malaha dhaqsaha waan layabay aniga ba
@queenquruxwanag1241
@queenquruxwanag1241 8 месяцев назад
O hada gabadh maxa lagu hista sido kale sowuti tidhi wuxu igu yidh waliga ado uskaag leeh yan hagu arag taa labad dinta so barta ilahay ba qofkan wakhtigis ka dhigay miyay la dhiman lahiid na ordo kaa fuuqa gabadh imanka beele gurigina kaa shaqista o iska shaqeeye hooyi urto 😂😂😂
@munaxasandahabo7331
@munaxasandahabo7331 8 месяцев назад
Na isla xishoda waxaad sa ucunaysaan naag somaliyeed oo walashiina weeye asayda wakhtigeedu marku dhamaday saw xormaaha haday guursato ma dhibatay samaysay inantu
@sonitalodon7097
@sonitalodon7097 8 месяцев назад
And you think ceebaha bini adamka run iyo been baa ina fafiso is a good think isku xishow oo allah la cabso shaqa la’an y’a nihaysa adiga iyo kuwan time kaa uu haya dadka kale noloshoda I personally live in USA I swear god nago waqti uu haya falaqenta dadka they absolutely have nothing plus ragoda ha ogadan Depression yaa ku dilay adunka oo ragoda yaa lacagtoda africa nago ku gursada subxanallah Allah kacabsada
@mulkimahamed-ht4gu
@mulkimahamed-ht4gu 8 месяцев назад
wll lay maad ilahay kabaqdid
@FadumoOmer-n8l
@FadumoOmer-n8l 8 месяцев назад
Dhiloyin maa ninkeedad jeclayden oo idin diday
@FilsanRaabi-l1x
@FilsanRaabi-l1x 8 месяцев назад
Dajiyafilsanrabi
@zamzammohamoud4907
@zamzammohamoud4907 8 месяцев назад
Naa canta iska daaya
@mamaqarankacaan8229
@mamaqarankacaan8229 8 месяцев назад
Naa isutudh maxaa kaagalay naa waad kamaseertet noloshaaada kuqanac
@halimoabdi6336
@halimoabdi6336 8 месяцев назад
Warya dhaheen ficaneydaa markii xanta guryaha lagu dhex sheegijiray xumaan badana shoshal Midiya dadka dadkale ku xamanaya
@ubahadow7662
@ubahadow7662 8 месяцев назад
I'm for children 😮
@sihaamahmed2143
@sihaamahmed2143 8 месяцев назад
Subxaana laah war isku xishooda gabadhaas idin dhaaftaye dambigiina alla ka baqa ee wax isku fala yaab🤔🤔🤔🤔🤔🤔😏😏😏😏😏
@manalqalbi9745
@manalqalbi9745 8 месяцев назад
Adiga aakhiro ma lihid miyaa maxa ku daba dhigay walaaley illaahay ka cabso gabadha walaasha ah amaan gali views waxba kuuma taraaya markaa dhimato
@zamzammohamoud4907
@zamzammohamoud4907 8 месяцев назад
Na nagahaw xanata iska daaya subxanallah
@ayanzaali3623
@ayanzaali3623 8 месяцев назад
Hhhh naago washay kulaha waxan sugayey iney walato yaab naaguhu wa xasid
@queenfarxiyo143
@queenfarxiyo143 8 месяцев назад
oo hada ma in ay nolosha kadhacdo oo injir gasho maa rabteen
@zamzammohamoud4907
@zamzammohamoud4907 8 месяцев назад
Naa iskadaa beenta madayr aya d wali hadlaysa ninkedina wu jeclaa hodan illahay aya fasaxay ninkadeba wuu cashaqay ea inan qurux badan na xanta iska daaya kkk
@bulohus8548
@bulohus8548 8 месяцев назад
Naa ‘Alle kacabsada!! Gabadha ka Hara, Gabadha ‘ kadaba hara !!!? ilmaheeda Reer keeda ‘haya !!!?
@Tasnim-j8b
@Tasnim-j8b 8 месяцев назад
Ilmahaas gacanta ha ugalina cadow
@wiiliskaako5875
@wiiliskaako5875 8 месяцев назад
Hudan wa boqorad ee dabiga is kafhafa
@nuriaabdinoor3939
@nuriaabdinoor3939 4 месяца назад
Cil ayanihayo shuboyinyohow,
@SabaxMire
@SabaxMire 8 месяцев назад
Naa ilaahay kabaqa gabadhan qurux deeda ayaad kaxuuntiin raguuna quruday ku arkeen waa hablahaa somaalida kuwa ugu qurux badan ruuntii niinki helaa ayaan leeh naa fool xumiida meelaha lataga waa quruxlay ruuntii yaa daynkara waad kurayn layd inaad sideeda uqurux badnaato xaasidiinyaay
@nimcocabdilahi5435
@nimcocabdilahi5435 8 месяцев назад
Naa ilahay ka cabsada qof walba kaligiiba la xisaabinayaa hodan online Ma gaadhi kartaane faraha ka qaada iimaanka laydinka qaadye Acuudu bilaah
@Zalmougaas
@Zalmougaas 8 месяцев назад
😂😂😂
@safiaabdill4012
@safiaabdill4012 8 месяцев назад
Bal max idinka galaxy are judging people
@FadumoOmer-n8l
@FadumoOmer-n8l 8 месяцев назад
Dhiloyin maa ninkeedad jeclayden oo idin diday
@FadumoOmer-n8l
@FadumoOmer-n8l 8 месяцев назад
Dhiloyin maa ninkeedad jeclayden oo idin diday
@FadumoOmer-n8l
@FadumoOmer-n8l 8 месяцев назад
Dhiloyin maa ninkeedad jeclayden oo idin diday
@FadumoOmer-n8l
@FadumoOmer-n8l 8 месяцев назад
Dhiloyin maa ninkeedad jeclayden oo idin diday
Далее
Hodan Online Naagtii Lala qabay🤔
10:06
Просмотров 143 тыс.
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Просмотров 14 млн
DAY IN MY LIFE😍 WAXAN QABTO SUBAX ILAA HABEEN🤔
18:31
الطريق المختلف ..!!
20:10
Просмотров 745 тыс.
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Просмотров 14 млн