Тёмный

HODAN ONLINE O LASO WEERAREY IYO JAWAAB KULUL😡😡😡😡 

Hodan Online
Подписаться 388 тыс.
Просмотров 268 тыс.
50% 1

#HODANONLINE#ADNACHANNEL##HODANONLINE#HODANONLINE#FADUMOBURAANBUR#HODANONLINE#ADNACHANNEL##HODANONLINE#ARIMAHEENA#HODANONLINE#ADNACHANNEL#HODANONLINE#ADNACHANNEL##HODANONLINE#

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 2,9 тыс.   
@amiinofficial4364
@amiinofficial4364 3 года назад
Inta hodan la damqanysa like ha lagu muujiya inta ka xun 1k like
@saamclaahi8054
@saamclaahi8054 3 года назад
Adhi mawaalan tahay
@mamamame2419
@mamamame2419 3 года назад
Hodan wexeey u qalantaa inaan gaarsiino 100K
@munohuseen2211
@munohuseen2211 3 года назад
haa boqol 100k iyo kabadan
@amiinofficial4364
@amiinofficial4364 3 года назад
@@munohuseen2211 Wa wlkag garab kaga bahan inaad siiso plz igu cawaiya inaan gadho 1k waa wax wa ka gadhi kara sa adigu igu so bira plz,,,,
@casho8267
@casho8267 3 года назад
Asc
@Som-2
@Som-2 3 года назад
Walaashey Hodan inta garab taagan like haka cadeeyan waayo walaashen oo kale wana hooyo hala garab istaago
@suadmahamed8427
@suadmahamed8427 3 года назад
Wllshy qaali waxas waxay ka qadayan baba iska yar Garabka nahay
@munagarow4037
@munagarow4037 3 года назад
Karkeeda ayaanu nahay
@cawobadal6149
@cawobadal6149 3 года назад
@@suadmahamed8427 maasha Allh Alle haku xafido sister ♥️♥️
@mahdicabdilaahiawmaxamuud3572
@mahdicabdilaahiawmaxamuud3572 3 года назад
Labadii xaqdaro ku heshiisaa xaq alle ayayku colawdaa
@ayaanaadan4126
@ayaanaadan4126 3 года назад
Garabkaaga nhy hppti
@faraxcabdirahman3966
@faraxcabdirahman3966 3 года назад
Cadawga hodan cumar darbiyada ha jiidho inta ila qabta Like ta hayla dhaafina💪💪💪
@raxmomaxamed4399
@raxmomaxamed4399 2 года назад
Mash alh abayo hodon online hory u soco
@maxamudjokerofficial1438
@maxamudjokerofficial1438 3 года назад
Nacankaga waa nacabkena qofka anaga aan talada Iyo wax walbo aan weydisano kama ogalaneno qofkana inuu xumeyo wlshyd hodan online❤️❤️❤️❤️✌️✌️🤣🌹
@deekaaxmed6394
@deekaaxmed6394 3 года назад
Waxatahay gabar dhowrsan dharsatanatada laga xunyahay waad garan xaaski nebigen scw caisho waxa lagu sameyey Hadan waxas mahayn waxay ahay gaber cafiifo ah oo dhowrsaam allah kuxifdiyo adi saygag iyo ilmahga 🤲🥰😍
@nazaalnorali7505
@nazaalnorali7505 3 года назад
Hodan waa poqorad muxtarimad ah wng badn intaan ka araagno marwalpana walaalahaada ayaan nahy cidna waxba kama qaadi karto marwadaaz sharafta leh ayaa thy allha ku xifdiyo qumaynimadoodana iska quraan saar👸❤️🙏
@zamiiramaxamud8596
@zamiiramaxamud8596 3 года назад
Noloshydih hodan online hore u soca wlalalo cadwoga cagta hoosti💋🥰❤🔥
@Loml-chi
@Loml-chi 3 года назад
Somaliyey dad hodan dulmiga ku wado ugu badala in aad abaayo like iyo sher ka haloo badiyo abaayo hodan please team hodan aanu gaarsiino boqolka gaarsiiya
@xanaanjaaamac1431
@xanaanjaaamac1431 3 года назад
Mashlh wlsahay mcn adiga qofkii ku xumeeya anagana waa naxumeeyay
@sundusabdirizak7766
@sundusabdirizak7766 3 года назад
Wll ogsoonow qofka wanaagsan ayuunbaana xaasid yeeshe how joojin ncabka
@yarankakayare7663
@yarankakayare7663 3 года назад
Hodan is real the way she has talking omg someone 😡 her off love is above hate we love you always support you
@MohamedBuskutOfficial
@MohamedBuskutOfficial 3 года назад
Cadow ga Allah kaa qabto walaashey xaq ayaa uleedahay inaa xuquuqdaada difaacdid keep shinning sister we are all with u
@Hodanonline
@Hodanonline 3 года назад
Wllky Qali 👑🙌
@MuhammadAli-fl3iw
@MuhammadAli-fl3iw 2 года назад
@@Hodanonline do you have email sister 📧
@osmancaani8218
@osmancaani8218 Год назад
Asc inader hodan quruxeey horta horay uu soco qali wan kugu faana hadan nahay ciise walashay kuna dadal asturnanta marakad xafladaha tagto wayo gabadho diin iyo dhaqan ku adag waxa leeh tolkaa halagugu daydo inatay nooli jirto wan kuso ducaynayna qaali
@cajaboofficial2271
@cajaboofficial2271 3 года назад
Naaaag rag ah iga dheh wlhi nin ragi sidaaan xataa uma hadlaaan rabi ha ku xifdiyo
@axmhabane9365
@axmhabane9365 3 года назад
Asc
@wardahussein7105
@wardahussein7105 3 года назад
Rer waqoy wey 🦁🦁🦁
@sagalfaarax9312
@sagalfaarax9312 3 года назад
Nolashada iyo Farxadada ayey ka Xun yihin unolow Cadawgaga 💪💪💪❤️❤️❤️💪💪
@saudabihehaji1572
@saudabihehaji1572 3 года назад
Subxanallah walshey sorry
@safiyohadad79
@safiyohadad79 Год назад
Maaha alahu qof sharaf badan atahay oo astur badan ciil aa hayo kuwas xabiibatii quruxdada iyo qiimahadee ciilka haya ayaaga isqawis cunto kuradsadan shaqadana wa sharaf❤
@sudawaabqurux423
@sudawaabqurux423 3 года назад
Our beautiful Somali girl in every way, very proud of you Hodan Cumareey...Love from Hargeisa.
@poposman5947
@poposman5947 Год назад
Waadhîlooyin hakumashquulin
@zaaramohamedosman967
@zaaramohamedosman967 3 года назад
hrmarkga ka xun yihin inti cadw ah ilahy hka qpto abyo ilayn hormarka leys kuma ogole qof wanagzan oo qalbi fcn thy ilhy hku xafido waku duceynena oo kalie💯💯💯❤
@salmasiman6936
@salmasiman6936 3 года назад
Wll hodan cid waxkaa qaadysa ma jirto ee allaah cadagka haga qabto
@queennalkahaji5759
@queennalkahaji5759 3 года назад
Hodan madax ayaa tahay cid waxkaqadikarta majirto anaga ku garabtagan waxaana qof caaqilad ah waxaan ku fiirsada sidad u hadasho ee horay u soco my sis
@umumucaadfatmamaxamedcali1572
@umumucaadfatmamaxamedcali1572 3 года назад
Cadaw kaga ha sulo abayo hor mar wacn 🇸🇴❤️❤️🇸🇦❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴
@mabsuudofficial3472
@mabsuudofficial3472 3 года назад
" wllo qali , cidna wax ba kuma yee li karto wixii uu alle kuu qoro moo yaa in aa nu wax kale ku a siibi Karin , taa marna wllo qali ha moo ga naan ."
@leylamuumin3492
@leylamuumin3492 3 года назад
S/C. Hodan dadka ku haysta wey kaa maseer sanyihiin horumarkaa aad gaartay Illaahey baa ku gaarsiyey ha u joojinin hori usoco. Waxaad tahay gabar qurux, asluub, degnaan iyo heybad Illaahey ugu deeqay. Habaryar macaan illaahey ha idin xafido adiga iyo familkaada insha allah. Cadawga illaahey ha kaaqabto waan kuu doceyey. Waxaad istaahishaa maasha allah inlagu dhoho 👍
@Xarago319
@Xarago319 3 года назад
Subxanallah shartoda allha kudhafiyo xasidku mawaro guleyso abayo hodaney alle iyo anaga kugarab tagan ❤️❤️❤️❤️💪💪💪
@shanzbwoi9272
@shanzbwoi9272 3 года назад
Haaaaa wlh allh iyo inagadan ayadawatagan wll
@sumayadahir4675
@sumayadahir4675 3 года назад
Labadii xaq daro ku hishiisa xaqaa isku diraa macanto cadowgaaga ha u jabin hodan love u from muqdisho🥰🥰🥰
@navisafarah6780
@navisafarah6780 3 года назад
Bismillah Abaayo Cadowga Rabbi Hakaa Qabto
@africanqueen2394
@africanqueen2394 3 года назад
Ayy reer dire dawa islanahy i miss so much that city
@Ummsaeed-y8z
@Ummsaeed-y8z 2 года назад
May Allah azza wajala grant your husband jannatul firdous ameen ya Allah
@ubaxahmed9111
@ubaxahmed9111 2 года назад
Allahuma Aamiin 🤲
@naimaduranhooyo1237
@naimaduranhooyo1237 2 года назад
2021 waa kan hee wlle qofna inta loosoo jiro ma oga ilahow qaatumada noo suubi
@Ummsaeed-y8z
@Ummsaeed-y8z 2 года назад
@@naimaduranhooyo1237 Ameen ya Allah 😢
@leyloabdullahi4420
@leyloabdullahi4420 2 года назад
Ameen Allaah Yaraxma
@khadraali3907
@khadraali3907 3 года назад
Wlhi gaabdhan wan jeclahay dar ilahay wlhi dhiigi diri dhabe ayey wadata wlhi halbaha diri dhabe waa wada sidan hadii wlhi hakal lagugu hysato ukma dhafyaan waxad ula dhigan tahay inad la dhalatay dhigi diri dhane naga dhex guxaya hadanu nahay ree dire✊🏋️‍♀️
@suadismail4743
@suadismail4743 3 года назад
Ilaahay waxaan uga baryayaa inuu iyaga isku diro waayo laba xaq daro ku heshiisaa xaqa ayay ku coloobaan hodan haw bixin hore u soco💌💝💚🤍❤❤🖐
@lajecleey
@lajecleey 3 года назад
Iiga leexda hodan waa gabar qalbi fiican hadaa ka maseer teena ordoo is ma tajiya si wasaqda idiinkaga baxdo waa hubaa inaysan hodan ceeb lahayn
@nazmohammed5271
@nazmohammed5271 3 года назад
Abaayo. Waa. LagaamaSayre 😍. HODAN. Ha. U. JoojiN Allaah. ku Xafidaayo Naag. Arti. BadaN HODAN 😍💚😍
@cabdicasiishalooyeelo3101
@cabdicasiishalooyeelo3101 3 года назад
Abaayo waa Lagaamasayre Hodan ha U. JoojiN Allaah ku xafidaayo Naag Arti
@nazmohammed5271
@nazmohammed5271 3 года назад
@@cabdicasiishalooyeelo3101 Haa. Qof. Wanaagsan. Lama. Arkikaree. Bisinka 😍😍💚
@ziziahmed1086
@ziziahmed1086 3 года назад
Mncha alla wlshy qlih hore u soco dadka ka xuna wad ka gulaysty kuwa ku dhaagi wyay aya isku dadyaya inay noloshda so fara gashtan nacpku darpiyda ha jiidho 👊 wlashy hodan online hore u soco ku leyay incha alla
@faaruuq2650
@faaruuq2650 3 года назад
لايستاخرون ساعتا ولا يستاخدمون بارك الله فيك
@abdurahimomar4626
@abdurahimomar4626 3 года назад
لايستاخرون ساعة و لا يستقدمون
@happyyaasmiin8779
@happyyaasmiin8779 3 года назад
Hodon wan jecellahay xaqiiqdi walaal macaan allah hayka xafido adiyo famligaagaba
@aymiabdi7573
@aymiabdi7573 3 года назад
Dadnimdeeda naag gaari garta majirto ee waxii xaasid ah ilaahy haka ilaaliyo oo shar iyo shaydanba dhinac haka mariyo🤲🤲🤲🤲
@hamdihersi6338
@hamdihersi6338 3 года назад
Asc abayo maxaa kaa raban
@samiyaahmed2846
@samiyaahmed2846 3 года назад
Mashallh hodan horey usoco wllo cid wx ku yeeli kartaa baanan jirin anagaa ku garab taagaan wlshen tagerahaga from Lasanod🇸🇴❤
@shukrimaxamed2883
@shukrimaxamed2883 3 года назад
Hodan inga ku jecel wallshey mcn from muqdisho ❤❤❤❤🇸🇴😭🔥❤
@Ummsaeed-y8z
@Ummsaeed-y8z 2 года назад
I live in the US and my husband helps me with the kids When I go to work Allahmdulillah
@amaalahmed9589
@amaalahmed9589 3 года назад
Maasha allah gabar imaankeedu awood leh ayaad leedahay, ilahay haku xifdiyo❤🖊🍃📃
@nawalmohamed1635
@nawalmohamed1635 3 года назад
Waxba dhag ha udhigin abaayoh, ha ciyo maanlaawuhuye caruur isku hadashay iyo kasoo qaad meel cidlaa codkooda dhagaha ka xiro✌❤👑
@Zahara373
@Zahara373 3 года назад
Masha Allah we believe you sis keep up the good ignore them because you’re above them
@hawaahmedwarsame1845
@hawaahmedwarsame1845 3 года назад
Asc.abayo,allah.kamagangal.eykucunin,wanagaga?eyeykuqurweyen
@kingnasrudeen3245
@kingnasrudeen3245 3 года назад
Keep going u r the speaker of soceity No one can hurt u 2dii xaqdaro ku heshiiye xaqee isku dagalaan
@farhiafarah5039
@farhiafarah5039 3 года назад
Mcnto qof fiican aya thy dadka qaar in loo aamusey mudan yhn allaha idin xafido adiga iyo familkaga
@arwachannel8332
@arwachannel8332 3 года назад
Walahi Hodaney kalmadda aad iila weyn ee aan aad ula dhacay waa. (( waan ka weynahay inaad gogoshayda iyo zowjkayga inaan kaga hadlo halkaan)) you are right absulatly waan kugu raacsanahay sharaf baadna leedahay ku soco sidaas qaali.
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 3 года назад
My sis dad fcn io dad Inta xun intaba wey jiran adigane waxa tahy qof qalbi fcn ah wlhi inta RU-vid baris ah adiga si dhab ah kugu jclhy sida iso jidatey qalbigega waxan ku dhihi lahaa cadawgag unlow hor mar wcn ayaan ku rajeyna my sis 🥰🙈❤
@ahmedcadeh3241
@ahmedcadeh3241 3 года назад
masha Allah that is ma girl
@Mudan-
@Mudan- 3 года назад
Mashaallah hodan exactement dhibatoo waaxaa ugu fillan araagtiidada aay gubanayan xaasbunallah waa niicmal
@fardowsoali5267
@fardowsoali5267 3 года назад
Habr yaree maxaa saan wllhi wan daley san ku sugaa 😍 Ye mnta magcga ayaad nabartey hodan cumareey keap goena 😍
@mapruka
@mapruka 3 года назад
Hhhhhhhhh
@lakiladan7238
@lakiladan7238 3 года назад
Abayo hodan ha u jojinin dadka hadalkooda aniga ku tageera alle ha ku dhowro naftayday ka xun yihiin dadkan ku caynaya hore u soco gadal ha u so firinin🥰🥰🥰🥰⚘⚘⚘🥀🥀🥀🥀❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹
@xakiimocabdullecumar606
@xakiimocabdullecumar606 3 года назад
Masha allah hodan waxas wax ay kaa qadi karan majiro ha u jabin cadowgaga
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 3 года назад
Sister don’t worry about anything keep going up Insha allah and we love ❤️ you and thank you for your kind heart ❤️
@nurulhidaya7518
@nurulhidaya7518 3 года назад
Hadii aad rabto barashada quranka kariimka xifdiga higaada iyo tafsiirka iyo tajwiidka fadaln la soo xiriir 00252636750675
@fadumamahad8098
@fadumamahad8098 3 года назад
xppti malintii 8sac miyashaqaysa mase Afarta malin 8sac shaqaysa illhy xogaga hakubarakeyo dhibkumatuso Aamin xppti belo Arkimayso hawjpin waxas hory usoco dhirigelin Ayunoyhy vedioydadu
@captainmastana1691
@captainmastana1691 3 года назад
Don't worry wllka everthing we can will be owk
@sumayazuzu5486
@sumayazuzu5486 3 года назад
Hormarka aad gaarty aya laga xunyahay subxanallah ilaahay shartoda haka qabto xbbti 🥰 harankaga nahay you are number 1
@libansaid1254
@libansaid1254 3 года назад
Don worry sister hodan about this people they know nothing about you sister you are the beast RU-vid I watch & keeping loving
@ruweydaaamiin1861
@ruweydaaamiin1861 3 года назад
asc walshen wax tahaye qofka oku jacelhaye yutbarda ilhaye haku xafido e waxn ku dhahi lahaye e alle dartisa isaka daye yeye ku dabajinin dadakan hoshad kawdo masha allh qof fican tahaye ilhaye haku xafido
@gabarhabargidir1834
@gabarhabargidir1834 3 года назад
Qof kaa wanagsan ma arkin hawo mcn Allah haku dhowro macanto ❤️💯
@mohamedboy1321
@mohamedboy1321 3 года назад
Cadaw ga yeysan Ku cabsin wll in an Aad u wngsn ba thy Allha Ku xafido Shartoda Allha ko dhafiyo xasid ma jcla horu marka wllkii Ayatul kursi Aqriso wll
@nawaalgacal7278
@nawaalgacal7278 3 года назад
Wlhi waligey kuma fikirin gabadha sidan dhan uficn ayaa cadow yelaneysa lkn iney jiran dad aaan qofka wanagsan nolosha uqurin ayn ogaday horay usoco mcnto ilahey cadowgada ha gaabiyo cadow gada waa cadowgeena
@hanadtaataale1172
@hanadtaataale1172 3 года назад
Hodon my sister allaha kudhoowro wlh raga qaar xitaa sidaa uma hadlaan cadaw gaada hoos ayaan leenahay waan kuwataa keep going my dear sister 💕💕💕💕💕💘💘💘💘
@ckciise42
@ckciise42 3 года назад
Abayo mcn runtakahadashay horey usoco
@mohamedofficiald1190
@mohamedofficiald1190 3 года назад
Keep e
@zakiyachannel2049
@zakiyachannel2049 3 года назад
Cadowgaaga haw jabin Calool xumana ha amudan abid Waxad tahy dhamays dumar Dhigeed ugu sarysoo Iftiin noo ifaayiyo Qalbi dhaya ayad tahy Hodan kartidda iyo aqoonta ayan kugu jclhy Wlhy waxad itahy dadkn ku dayddo ❣👭⚘ allaH cumrigaaga haku barakeeyo Wlhy inaysan wxbana kugu dhacyn wixi allaH ku qoray mahane Inshallah cadowgaagana lugta hoosteen ukhtii ❣ Cidna wxba kama qaadayso maxa yeelay wlshy wixi kugu dhàca wa wx allaH ku qoray ee maha inay wxa kugu dhaca inay tahy iraadaddoda lkn Wxay ilowsanyihiin قل لن يصيبنا إلا ما كتب الله لنا هو مولانا ❣
@hamdayuzuf5419
@hamdayuzuf5419 3 года назад
Mashallah Wlashy dadku wxba iskuma ogola ee cadawga ma libin sheegto cimriga maso gaabto 🤲🏻❤️🥰🥰🥰🥰
@naimabashir4785
@naimabashir4785 3 года назад
Abaayo dadkan maser ayaa haayo hor mar wacan somalida qaarkoda wax iskuma quuraan❤️💓👸💕🥰😍
@quengalmudug1203
@quengalmudug1203 3 года назад
Ka aqriso اللهم اكفني من شرهم dheh qaali macaanto boqol laa ilaaha ilalaah ka aqriso.
@aecuguqaaliy7369
@aecuguqaaliy7369 3 года назад
I'm sorry huuno Ilove you masha Allah Amiin aniiii Amiin aniiii 🥰🥰🥰😍🤲🤲🤲🤲🤲Djibouti thanks you huno masha Allah huno 🇩🇯🇩🇯🥰🥰🥰🥰🥰
@sacdiyaabdismad7675
@sacdiyaabdismad7675 3 года назад
Wlhi somalidu wa xasid horumarkaga iyo noloshada quruxda badan ku ogalanen Baye nolol kasta o family dhisto o qurux badan ma wayo xasid kuwasi uma baran qof noloshisa u qarsonthy ma ogala Lkn publice bey jecelyihin Ilhy sharkoda haka hayo mcnto Ilhyna familkga haku xaftiyo😪
@ummmubarek6754
@ummmubarek6754 3 года назад
Waligay Coment ma bixin lkn wllshy Hodan Online dadkaan dheg ha u dhigiin Waa cadow Horumarkaaga ka xun Nacabku Darbiyada ha jidho anagaa garabkaaga taaagan quruxeey😍💋❤👸🥀🦋
@ridonehaidosman6540
@ridonehaidosman6540 3 года назад
It's the liketa free maahanoo waayehee like farabadaaan saar😂😂😂👋....#teamhodan
@Limit_Error_Broken
@Limit_Error_Broken 3 года назад
If I was you I wouldn’t give them reaction they nobody., everybody has a hater , ignore and move on
@faysahamdi7241
@faysahamdi7241 2 года назад
Waxpa kama qade karaan qaliyaa waxay. Donyaan ha KU dhaahn Wayo hoden waa hoden waligeed ma noqnyso mana noqon donyso qof kale qaaaliii 😘😘😘😘😘😘😘😘
@barwaqaabdirahman5045
@barwaqaabdirahman5045 3 года назад
Subaxanaallah wonders of the world will never end 🙏🙏
@hanilee1953
@hanilee1953 3 года назад
Masha allah ilahey codka iyo xogaba haku dayo anaga garbahaga tagan cidna wax kama qadikarto guleyso waliga 🥰🥰🥰🥰🥰
@minarawa203
@minarawa203 3 года назад
My sister hodan ilaahy ha Ku ilaaaliyo il iyo cawraba la'aaw cadawgaagna hoos waligaa iifaraxsanoow qli 😘 role model ayaad iitahay qli 😘😘😘😘😘
@aishomohamed7458
@aishomohamed7458 3 года назад
Abaayo macaanto been ayee sheegen kuwaas wlhi waxba kaama qaadi karaan guuleyso waligaa insha alaah hor mar wacan ❤️❤️❤️🙏🙏🙏❤️😥😥
@AbdiMoh797
@AbdiMoh797 3 года назад
Masha allah ilahay aqliga ha ku barakeeyo wll mcn cidna wax kama qaadayso hore u soco❤❤❤
@umusuleim5804
@umusuleim5804 3 года назад
Naago maseer kaw kasii iyo niman adiga meel ad habeen madow marte maalin cad mariwaye baa sida ciyaalki meela dhareerka ceshan la' Hodaney your a Queen 👑 xbbti 💋 dib haueegin dadkan wareersan Koley kugaari Mayaane samada intey dhulka u jirto kle bad iskujirtane
@ayanomar4470
@ayanomar4470 3 года назад
Hodandeeey salamullah qali dumar nulaw quruheey qaliyaay Allah igaa hafiido huno macaan keep going ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👌👌👌👌👌
@ibrahimhussein2033
@ibrahimhussein2033 3 года назад
Asc. Waxaan. Kama. qaadikaran. Way. Ku. Bootaanay
@awoelmiali4993
@awoelmiali4993 3 года назад
Labdii dar alle u heshiiya dar alleh ayay u coloobaan go forwad waligaa hore usoconmysid hadad dadka qiimyso ha ujoojin hana usoo jawaabin please horumarkaaga ku soco huuno
@cabdiqanifanka529
@cabdiqanifanka529 3 года назад
Waxa soo wadaan iyo wabiga yaa weyn waaye ani somaliga iyo maahmaahda kuu qaabilsan dont worry my sister cuz we are one family
@mulkisalhan593
@mulkisalhan593 3 года назад
Habaryar ka roonow nag waxbaratay aya tahay good luck
@nazmohammed5271
@nazmohammed5271 3 года назад
HODAN QuruXeey. Cid waxa. Kaqaadaysa. Malahe. HODAN Qaali 😍❤️😍
@abukarhassan1157
@abukarhassan1157 2 года назад
Manshaa allah wax walbo waqti ayeey leeddahay aduunkana waa waqti yar waqtigaas ayaa u baahan in aad ku sameeyso waxa ugu fiican aduun iyo aaqiro ee hodan horay u soco illahna ha ku dhoowro
@newfilims4942
@newfilims4942 2 года назад
Abaayo iskaqabo dadkaan waalan inta kuxiran hadan online like ta kumuujiya wll
@caishafartun4639
@caishafartun4639 3 года назад
Labadii xaqdaro ku heshiiya Xaqaa iskudirah WAAYE ABYO
@farhiyoeragchannel2783
@farhiyoeragchannel2783 3 года назад
waada xanqada walash hodan isdaji walaalh inta hodan jecl like sar kuwaa xun haku qustane
@hoyomacaan9270
@hoyomacaan9270 3 года назад
Abayo mcn hodan horay usoco wadad kaxun alaha kuxifdiyo
@fatmazahara3739
@fatmazahara3739 3 года назад
Xaarba ka buuxa kulogood waxba kama qadii karan hno Lve u from Dire Hodan omar❣🥀
@maxjuubibnuabdilaah1815
@maxjuubibnuabdilaah1815 3 года назад
Msha Allaah wllshy hodan cùmar dadkii xumaan kugutilmaamay iyagalee iskadaalaayo markasta waxaankuleeyahay dhagaha kafuraysonnaftan ilaahay ayaa hayo bilaadan wax uukaaqaadaya iskayar hodan cumar cdwg hjbo noolow inta cimrigaaga kahadhsan shrf iyo ciso ayaan kuguduceynayaa❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedabdirahman9418
@mohamedabdirahman9418 3 года назад
Hothan online..You are excerllent good looking Muslim wife, practicing healthy awareness,its an educative programme for our society, let people say wht they whant to say. it's on thire own.,Provided you are in agreement wth your husband nd you keep trust,good faith and raise funds for your family. YOU are okey Finally try to change in future to better things.
@shukrinur1712
@shukrinur1712 3 года назад
Bismilaah saman aaqir ayaa la joogaa xaasidnimo iyo maseer taga dheh wuxuushta
@miskiabdalla3849
@miskiabdalla3849 3 года назад
Nolsheyda hodan ilahye haku sharfo caye wad ka dan tahye 😍
@aminafarah1457
@aminafarah1457 3 года назад
achievements. So they want to intimate you and to dish you the dirt on you. they are terribly insecure about themselves. I will ask alaah to help them dwindling their envies. Subxaana laah!! these people were looking only one chance to criticize you and to downplay your achievements. Please replace their hateful comments for smiling face and move it forward.❤️❤️❤️
@ducomaalofficial6113
@ducomaalofficial6113 3 года назад
Keep going Sister 👏. Aad baan ku taageera runtii. ! Guul iyo Gobanimo ku noolow Abaayo
@sahraahmed6435
@sahraahmed6435 2 года назад
Asc hodan walashey inaalilaahi wa inaa ileyhim raajacuun walashey allaha u naxariisto xaajigada ilmahada allaha kula koriyo allahana idin xafido salamulahi caleyka
@nastehaquruh5777
@nastehaquruh5777 3 года назад
Hodon mnta xoga wa codweyntahy i think xanaaqa weye rbi cadawga hkaqabto 🙏
@ekramupdirashiid6701
@ekramupdirashiid6701 3 года назад
حبيبتي قلبي واختي عش حياتك ولاتبالي كلام الناس عرفتي عاش من شافك ربي يحفظك من كل شر حبيبتي 😍❤❤😍🥰🤲
@hassanyussuph1391
@hassanyussuph1391 2 года назад
Wad mahasantahi Hodan very beatiful l like your dawa verynice l congratulate your I'm aSomali born Tanzania never reached any place in somali country Imhave six hirls and aSon they all married they have children am sohappy with speeeches thankyou
@fartunnuuur6729
@fartunnuuur6729 3 года назад
Facebook wa mesha an kugu arkay an RU-vid kaso radiyay qisoyin ka an jeclhy inan ogado
@mohamedkosovo2245
@mohamedkosovo2245 3 года назад
Maxay karaban Marwo somaliyed oo sharfan aya tahaye
@ainigaal3525
@ainigaal3525 3 года назад
Maseerow masalla Jan waa masiiba cudur oo naga malagoodow wuu milginihayaa . Waa ku daawadaa copy pastekeyga markaan 20 sano jir ahay aa tahay Allaha ii kaa xafido si goonies ah ma kula hadli karaa masr aan joogaa
@umubanaat9393
@umubanaat9393 3 года назад
Masha Allah walashen Allah haku xafido runti waxatahay qof karti leg hodaney wankaxumahay dadka kugu xadgudbay runti wandaremi Kara Xanaqada maxayelay markad so galayso waxas kuso gali jirtay farxad aaaaad u badan dholacadeyn lkn kuwa sidan kaga xanajiyay waxan leyahay hodan wa hoyo somaliyed wa aqoon yahanad somaliyey wa qof leh hami sare walalayal rag & dumar cidad tihinba xaq umalihidin and ku xadgudubtan gabadhas walashiina Allahna dulmiga majeclo dhaxdenana wu ka xarimay e dulmiga jogiya waiga wano waliba waxan jeclanlaha inad raligali kabixisan walashay hodana waxan leyahay isbiri Inalaaha macasabiriin waxba haka ficilqadan dadkas ku xumahay
@asmasaban4223
@asmasaban4223 3 года назад
Wllshayeey ku mashquulka qayrkaa worshe dhaamaa jira way daalayaan dadka xuna hoosba looma eego waad og tahay in aysan waxkaa qaadi kari hore uga soco garabkaaga ayaan nahay love u sister
@Norwey000
@Norwey000 3 года назад
🤬Eyasha muqdisho haday jogan arsenal ba la ordi donta inshallah 💣🤨nairobi wixi jogana tolka abohod aroosi tusi donta🤗. Xasidnimada la dhinta oo Jahanaba ka nikiya amen🙏😎ku xumen 21 ka 10qiso so kali
@fadumahasan1080
@fadumahasan1080 3 года назад
Mel walabo dad xun wey jogaan gebedhan waa waxaa dawado Shanta Somaliyeed ee labo ama sedex wax matayaan wan ku duleyanaa
@khadroarton721
@khadroarton721 3 года назад
Allaha kuxifdiyo abayo keep going waxay kaxunyihin hormarkaga Lakin anaga kujecel we are family 💖
@Ninjaboy0001
@Ninjaboy0001 3 года назад
Hi sister Hodan keep going don’t look back maybe Allah protect to you help you and you and your family
@kadramahamud4088
@kadramahamud4088 3 года назад
Yaaa weerari kara hodon waaa boqorad walhi abaayo horey u soco waa dad noloshaada quruxda badan ka xun from qardho puntalnd somalia
@Ladan-mh3io
@Ladan-mh3io 3 года назад
mnshaAllah tabaaraAllah walashay ilahow guushado kale igaarsi aamn ilahow adna ku barakeyo qaalidaydiiii❤🤲🤲❤❤
@kamaaljamac3737
@kamaaljamac3737 3 года назад
WLL HODON QAALI WAXAAN KUGU WAANINAYA IN SI DEG DEG POLICE KA U OGEEYSII HADDA AYAA LA SOCODDII SI DEG DEG AYAA LOO SOO QABANAYA MEEL KASTA AY JOOGAAN
@aminamumin7286
@aminamumin7286 3 года назад
strong womwn,daughter,mother,and wife keep going abayo you are strong 💪
@dhameys1378
@dhameys1378 3 года назад
Hodan ina abti wax makaratada ha iska hadlaan hiigsi iyo hormar ayaan kugu ogahay. Adiga, xaajigaaga iyo ubadkaagana malaa'ik ha idin dhowrto wllshay mcn. Dhoolacadeyn ayaa ka badan nacabka❣💯✌
@ramlahassan1203
@ramlahassan1203 2 года назад
Labadii xaq dara ku heshiisaa xaq baa isku dira ✅ Maahmahdu Sidaas ineey tahay ayan rajaynaya 👍 Cadawkaaga ha u jebin abayo Allaah ha idin xifdiyo adiga iyo caruurtada
@istarahmed1828
@istarahmed1828 3 года назад
Subaxaanalaah wllo gabar sharaf leh ayaa tahay laba bilowd kudawdaa waan kahelay sharaf iyo cilmi leedahay dadkii xaasidiinti batahay isma oran gadh ayaa wax laga shegindonaa
Далее
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Просмотров 3,1 млн
Я ЖЕ БЕРЕМЕННА#cat
00:13
Просмотров 231 тыс.