Тёмный

Hogaamiyaha Mucaaridka Jabuuti Socdaalkii Hargeysa & Dhagaraha Geelle Ee U Fashiliyey 

Arabsiyo News
Подписаться 175 тыс.
Просмотров 73 тыс.
50% 1

Hogaamiyaha Mucaaridka Jabuuti Socdaalkisa Hargeysa & Dhagaraha Geelle Ee U Fashiliyey
Waraysi | Sultan Abdallah Deberkaleh | Part 1
ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Опубликовано:

 

5 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 140   
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 3 месяца назад
Somaliland wey ka horeysaa geelaha jabuuti balaayada uu aloosayo isagey u daran tahay mucaaradka jabuuti ayaa somaliland soo dagaya waayo wey ku dulmanaayeen somaliland wixii soo faragashada wuu eedayaa somaliland iyo itoobiya guul forever cadowgeena guuldaro rabaani ah insha allah allaahumaa aamiin
@moustaphaHackerman
@moustaphaHackerman 2 месяца назад
Malaha canfarta inay wax kadhabayaan ayay modayaan
@rermagalcashaq5570
@rermagalcashaq5570 2 месяца назад
War sacad musaw ma wxad ino wadan ilmaderaya itobiya 😢ina gumaysato marka hore aynu somali gumayno kadibna inagu gumawno taas cidna dani iguma jirto haday jabhada somali land wadato maxay u noqon wayday jabhad somaliyed oo geele ku mucarada ciisaba waa mucarade
@WssFjdd
@WssFjdd 2 месяца назад
3:11
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 2 месяца назад
​@@rermagalcashaq5570cajiib😢
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 2 месяца назад
@@rermagalcashaq5570 sacad muusenimo meesha mataalo wixii u dan ah dadkan iyo dalkan ayaanu wax la qabsaneynaa qabiilnimo meesha ma taalee qaranimo baa taala hurdada ka kac itoobiya heshiis caalami baa lala galayaaye
@CkhaaliqAxmedaadan
@CkhaaliqAxmedaadan 3 месяца назад
Zxb wariyaasha SOMALILND ugu fican ayaad thy wllh hore u soco
@sultanabdallahdeberkaleh1218
@sultanabdallahdeberkaleh1218 2 месяца назад
Thanks walaal InshaAllah Kayr_kayrrii 🎉🎉🎉
@soultanalsoud4478
@soultanalsoud4478 3 месяца назад
Wariyeenimaduu waa haybaad runtii ARABSIYO . WAA runtii wariyee sax . Habkaa hadalkaa iyo su'alla isdabayalla . Hambalyo wariyee
@NurGacan
@NurGacan 3 месяца назад
Safiirku ialahay ha u naxariiste cumar dheere ayaa la odhan jiray wuu dhinatay
@sultanabdallahdeberkaleh1218
@sultanabdallahdeberkaleh1218 2 месяца назад
Thanks brother Illahay aah uu NAXARIISTO 💔💔💔
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 3 месяца назад
ISMAACIIL CUDUR GEELE AYUU UYAQAANAA WALAAHI WAA RUNTII WAA #CUDUR GEESKA AFRICA KUNOOL CUDUR GEELE SOODHAWAW #MR_DEBERKALEH
@sultanabdallahdeberkaleh1218
@sultanabdallahdeberkaleh1218 2 месяца назад
Mahadssanid walaal Thanks InshaAllah Kayr_kayrrii 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🎉🎉🎉
@iidxasan5453
@iidxasan5453 2 месяца назад
Arabsiyo geesi qaran mahadsanid
@siciid....cumar.....waraabe.
@siciid....cumar.....waraabe. 3 месяца назад
❤❤cabdale. Sodhawaw.ismaciil.mafedhe.kadajikursiga
@AliHassan-kx8ci
@AliHassan-kx8ci 3 месяца назад
Wa bisad DABAR kaleh ismacil xarkisa ma gadhikaro
@sultanabdallahdeberkaleh1218
@sultanabdallahdeberkaleh1218 2 месяца назад
Thanks walaal InshaAllah Kayr_kayrrii 🎉🎉🎉
@ahmedgoryahmedgory
@ahmedgoryahmedgory 3 месяца назад
this gentleman he is a nationalist of Djibouti he is not opposition but he is Nationalist ❤❤❤
@sultanabdallahdeberkaleh1218
@sultanabdallahdeberkaleh1218 2 месяца назад
💯 % brother Thanks InshaAllah Kayr_kayrrii 🎉🎉🎉
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 3 месяца назад
Waa inaynu canfarta soo casuuna ,somaliland guul iyo gobonimo
@abassali8016
@abassali8016 3 месяца назад
Kkkkkkk oromana ken
@horijoogmedia
@horijoogmedia 2 месяца назад
Somaliland iyo madaxwayne muuse ha la tageero cadawga Somaliland si Loo dabar gayo
@qurbaawis642
@qurbaawis642 3 месяца назад
Manta ugu fiican tihiin canfarta waa in lasoo dhaweeyaa
@LOULAYOUSSOUFAMIR
@LOULAYOUSSOUFAMIR 2 месяца назад
Vive iog
@AbdiAli-xw3my
@AbdiAli-xw3my 3 месяца назад
Salut ABDALLAH DABARKALE ku so dhawow SOMALILAND IYO isbadalka Djibouti O Anfar xilka lodhibo
@MedAlba
@MedAlba 2 месяца назад
Mesha maa idoor baakataliyo SCC ayan kaso galinayna ceerigabo 😂
@AbdiAli-xw3my
@AbdiAli-xw3my 2 месяца назад
@@MedAlba hoyada kaso gali hada donton 🤣 anigu ki kuwasaya ayun ba ahay
@MedAlba
@MedAlba 2 месяца назад
@@AbdiAli-xw3my reer abarsoo beritoo ayaa sidin dhulbahante foraar nigu waasayan qanisin ayad ahaaydanba waligiba ee adeer dhul nagaad kuu jooga oo ciilanka iska yaa qanis 😁
@AbdiAli-xw3my
@AbdiAli-xw3my 2 месяца назад
@@MedAlba ana adiga iyo hoyadadi dhilada ahayd was
@sultanabdallahdeberkaleh1218
@sultanabdallahdeberkaleh1218 2 месяца назад
Mahadsanid walaal InshaAllah Kayr_kayrrii 🎉🎉🎉
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 2 месяца назад
MAANSHAALLAH ALLAHU MA BAARIK BEAUTIFUL SOMALILAND GUUUUUUUUUUL INSHAA'ALLAH
@SahraAdanAbdi-l9c
@SahraAdanAbdi-l9c 3 месяца назад
Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤🎉🎉🎉🎉🎉
@nasrinaliisse5317
@nasrinaliisse5317 3 месяца назад
He is activists who fight for freedom exactly
@sultanabdallahdeberkaleh1218
@sultanabdallahdeberkaleh1218 2 месяца назад
💯% brother Thanks InshaAllah Kayr_kayrrii 🎉🎉🎉
@maxamuudgurmad3752
@maxamuudgurmad3752 3 месяца назад
Nin aad uqiimo badan
@sultanabdallahdeberkaleh1218
@sultanabdallahdeberkaleh1218 2 месяца назад
Thanks walaal InshaAllah Kayr_kayrrii 🎉🎉🎉
@JamaTarabi
@JamaTarabi 3 месяца назад
Soo dhawaw abti 🙏✌️👍
@sultanabdallahdeberkaleh1218
@sultanabdallahdeberkaleh1218 2 месяца назад
Mahadsaniid Abtio InshaAllah Kayr_kayrrii 🎉🎉🎉
@Landoforigin12
@Landoforigin12 2 месяца назад
Viva sultan deberkalo❤🙏
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 2 месяца назад
WAA DAD LA DHIBAY CAFARTA SIDII LOO DHIBAY ILMA SHEIKH ISXAAQ. ABDALLOW SAMIR ILLAHAY KU DAYACIMAYEE. WAA MASKIIN UU DHIBAY KAN DJIBOUTI XUKUMAA. ILLAHAY HAKU XAFIDO ADEER.
@sultanabdallahdeberkaleh1218
@sultanabdallahdeberkaleh1218 2 месяца назад
AMIIN ABTIO INSHAALLAH KAYR_KAYRII THANKS 🎉🎉🎉
@sahrailtrihe9389
@sahrailtrihe9389 3 месяца назад
Somaliya Somaliwoon baa Le no caanfar🇸🇴❤️❤️❤️❤️💪🏽
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 3 месяца назад
Layste is haysta shut up somali Ethiopia oo ilaalisa oo haysata u bu’aysa
@ubahomer2468
@ubahomer2468 2 месяца назад
Waa in mucaaradka jabuuti saylac ay jabhad ka sameeyan waayo jabuuti darisnimadii way gran weyday marka waxaad rabtan sameeya anaguna diyaar baan idiin nhy waa inoo jabhado hadaad taa jeclaateen welcome
@AmbouliMedia
@AmbouliMedia 2 месяца назад
Dabarkaleh waa nin Afari ah oo halgamaa ah.
@sultanabdallahdeberkaleh1218
@sultanabdallahdeberkaleh1218 2 месяца назад
MAHADSAANID WALAAL INSHAALLAH KAYR_KAYRII 🎉🎉🎉
@landamaxamed5022
@landamaxamed5022 3 месяца назад
Wa in laso dhaweya o waliba lguso dhaweyso dulmanayasha la dulmiyey e mucardka reer jabuti
@AyaanWaano
@AyaanWaano 3 месяца назад
Guuuuuuul guuuuuuuul somaliland
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye 3 месяца назад
War kani dadkiisii dal soomaalidu leedahay soo weeraray ayaa lagu dabar gooyey gardaradii.ay soo qaadeen dalka soomaaliyed.
@lincolnite1584
@lincolnite1584 3 месяца назад
The Afar people are heroes, it’s time for Afar people to take back their country Djibouti.
@MuuseYusuf-tp7bn
@MuuseYusuf-tp7bn 2 месяца назад
Canfata jabuuti waa in aad toostaan ood iska kicisaan gumaystaha diktaytarka ismaciil cumar geele
@guledxarrago419
@guledxarrago419 3 месяца назад
ahay ah waar niyoow maxaad noogu badhjartay dabargaale meel fiican ayuu waraysiga noo marinayaye bal ku soo dhakhso qaybta labaad adigoo mahsdsan
@Cabdiyuusuf-tk3yw
@Cabdiyuusuf-tk3yw 3 месяца назад
Somaaliland ❤❤❤guul❤guul❤
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 3 месяца назад
Soo dhawoow mudane dhul waafiya iyo dadkaygii reer Somaliland ku soo dhawow xeebaha Somaliland oo mid walba 10 miles buur beero banaano iyo durduro qabow iyo dhul raaxo leh sallaxaa Djibouti ee gabigeedub 20,000 km sq ka yar waa halkay jabhadado SOMALILAND ka soo horjeeda geysaa
@aiderusahmed4394
@aiderusahmed4394 3 месяца назад
Suldan dabarkaleh waxaan isku baranay dubai isagoo france ka yimid oo raba inu dubai ka furto shirkad waxuu iga dalbaday inaan ka caawiyo inti karaankayga waan caawiyay runti waa nin taarikh badan haya
@sultanabdallahdeberkaleh1218
@sultanabdallahdeberkaleh1218 2 месяца назад
Mahadsaanid walaal Thanks InshaAllah Kayr_kayrrii hope yo see you soon in Hargeysa 🎉🎉🎉
@samriyecapull2101
@samriyecapull2101 3 месяца назад
Halasoo dhaweeyo canfartu waa dal qalbi nadiifa oo gobonimo leh waanu kusoo dhawaynaynaa Somaliland
@Alhuda-fc1cr
@Alhuda-fc1cr Месяц назад
Xalada.quranka.akhriya
@Saada-d1i
@Saada-d1i 3 месяца назад
Q6 dardhere dabadeda Allah ha unaxaristo hoyada iyo habaha
@husseinAbdillahi-i4h
@husseinAbdillahi-i4h 2 месяца назад
Abdirashiid halgamaa naftii hure aan kaseexan qadiya somaliland waanu ku mahad sanyahay Abdirashiid in uu ilaaliyo oo uu difaaco dal keena guul guul somaliland.....
@naasircali5308
@naasircali5308 3 месяца назад
Wan idin salamayaa arabsiyo news
@cabdijaamac8489
@cabdijaamac8489 2 месяца назад
The good days of somali diid is close to end.
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 3 месяца назад
Somaliland maanta uun bay tubtii haysaa wlle plotig dhabta ah
@sultanabdallahdeberkaleh1218
@sultanabdallahdeberkaleh1218 2 месяца назад
Thanks walaal InshaAllah Kayr_kayrrii 🎉🎉🎉
@caydaruusibraahim4395
@caydaruusibraahim4395 2 месяца назад
Heego kolba meel isku qada waar waxaan Ummadda Dalka Somaliland ha laga qabto Muuse Biixi iyo Habar Awal waay jabeen qqrankii waay jabiyen
@AbdirahmanHassan-xr6jo
@AbdirahmanHassan-xr6jo 3 месяца назад
Wa. Warar. Wanagsan❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AhmedIsmail-w3h
@AhmedIsmail-w3h 3 месяца назад
waar ninkan ha lagu casuumo Hargeysa. tigidhkau, waa diyaar waanu bixinaynaa
@sultanabdallahdeberkaleh1218
@sultanabdallahdeberkaleh1218 2 месяца назад
MAHADSAANID WALAAL ONLY WAIT THE GREEN LINE AND FULL GARANTY FOR MY SECURITY AFTER GOD FROM PRESIDENT MUSE BIIXI INSHA'ALLAH KAYR_KAYRII 🎉🎉🎉
@MuuseYusuf-tp7bn
@MuuseYusuf-tp7bn 2 месяца назад
Ismaciil cumar geele dhalo ayuu kujiraa,markaasu jabhad inu sameeyo rabaa. isaga oo diktaytar ah ayuu jabhadii isaga dalka kaqaadilahay abuuraya
@ifrahcumar4352
@ifrahcumar4352 2 месяца назад
❤❤❤❤❤
@Saajac2024
@Saajac2024 2 месяца назад
WAAR CAANFAAR SOMALILAND MAA IMAANEYSEE MAA aqlii oromada.
@NaasirOsmaan
@NaasirOsmaan 3 месяца назад
Maxamed Dheere ayuu ahaa .
@hah7064
@hah7064 3 месяца назад
Cabdalle Dabarkaale in badan baanu social media kaala soconay soo dhawoow Hargyasa kaalay. Casuumada ugu horaysa anigaa leh. Welcome.
@sultanabdallahdeberkaleh1218
@sultanabdallahdeberkaleh1218 2 месяца назад
Mahadsaanid walaal InshaAllah Kayr_kayrrii 🎉🎉🎉
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 2 месяца назад
Wr qabyaalada jooji neef cml ayd thy
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug 3 месяца назад
WAAR HASOO DHAWAAN EE JOOJI RABSHADA
@abdifarah4017
@abdifarah4017 2 месяца назад
War nikan maaha hogamiye mucaarid mana samainkaro jabhad Somaliland fadhida Nasibdaro Somaliland cadifad daraded ninki mel ka qailya Waxai u haistan inu jabhad yahai Weliba gal ba qaba kani had Aidan ogain
@timroyacoub8369
@timroyacoub8369 2 месяца назад
Waar kani goormuu mucaarad noqday? Aaway xisbigisii
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 месяца назад
Ninkan aan so dhawyno geele waka dayn wayay jabhado u so dhaweyo 😂😂😂
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 2 месяца назад
Nin weynbaa soo qabatay
@mohzhaakir23awjaama
@mohzhaakir23awjaama 3 месяца назад
Sax weye arinkasi halgu soocdo
@CabdiJaamac-d6m
@CabdiJaamac-d6m 2 месяца назад
Waar Djabouti waa loo.yaabaa ilayn Somaliland daynwaydee CANFARTII oo dagaal aratay ❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤GUUUUUUL ❤❤❤insha ALAAH aqoonsi dhaw
@moguehomarboulaleh1116
@moguehomarboulaleh1116 2 месяца назад
Ogarigu barorta ka Wayne issaqwo
@LOULAYOUSSOUFAMIR
@LOULAYOUSSOUFAMIR 2 месяца назад
Garage afar
@guledjirde2818
@guledjirde2818 3 месяца назад
Aslcaleykum waa ina geele' waxoogaa oromo iyo canfer aynu u diri xaga kale eleteriya yuu Aadsaneysaa ??? Xasan qosleye muxuu kuu qaban ??? . Adkeyso ina geele. Soomaaliland ha noolaato guuleysta guul.iyo.gobanimo inshalaah guuleysta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@qardho7720
@qardho7720 3 месяца назад
Hayaay Allaaaaw kii raaya rerka u daaa Ti toos ah ayey uga dhexqaraxday Jbauti VS SL Mid ayaa beeerta lagu darayaaa
@AïchaLaReine-v2b
@AïchaLaReine-v2b 3 месяца назад
Soomaliland hdeed ha la doondoonno hdeed😂
@CawalleMicad
@CawalleMicad 3 месяца назад
Safar marhadaan kuarkowaankuqli
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 2 месяца назад
heego iyo ina geeley maxa kaala haasta
@nasrinaliisse5317
@nasrinaliisse5317 3 месяца назад
Ismaciil cudur geleee miyaaa😂 kkkk
@saidyussuf3140
@saidyussuf3140 3 месяца назад
Bahala higlo
@AlihamedYacin-bo6sr
@AlihamedYacin-bo6sr 3 месяца назад
waa duq wuxu la shaqeeyaa ismaaciil cumar lkn reer somaliland caadi ma tihidin waxaad moodaysaan caruur yar yar
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye 3 месяца назад
Muxuu hayaa hada. Hadii hargaysa iyo gebilayb geyso. Dadkii meel ku sheeg
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 3 месяца назад
Macaridka jabuuti meluuka sogalaan ayu la ayeen sodhawada 😂😂😂😂😂😂😂
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 3 месяца назад
Guuuuuuuuuuul iyo.gobanimo somaaaliland ilaahow cadowga jabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@moustaphaHackerman
@moustaphaHackerman 2 месяца назад
War nikan wax uu ini qaban karo majiro ciise wayn ayaa dhalay kolka waxpa waxaas kama jiraan
@SiyaadBidaar
@SiyaadBidaar 2 месяца назад
Somaliland buu dawlad u aqoonsan yahy😂😂😂
@Bareh607
@Bareh607 2 месяца назад
Irbad dun magalisan afkuna waydin dheeryahay imika uunbad dhaar xoogliyo dhiri barateen ader imika ma ahayn gabaygas 😂😂😂😂 60 ayu aha
@NaasirMaxamed-sx2oh
@NaasirMaxamed-sx2oh 3 месяца назад
Canfarta soo dhaweeya ismaaciil horor godkiisa ayay biyo ugu galeen intuu islahaa somaliland wax yeel from hg😅
@Bareh607
@Bareh607 2 месяца назад
Danakilo😂😂😂😂😂
@caydaruusibraahim4395
@caydaruusibraahim4395 2 месяца назад
Kkkkkkkkkkkkk
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 3 месяца назад
Warkaasaa I mara calool cumar geele Futada xun day qaniinyaa qaniinyo kaa fujisa
@salaxmaxamedcismaansalaxma2929
@salaxmaxamedcismaansalaxma2929 3 месяца назад
manta gurigodubay
@abdilahiyusufyusuf3395
@abdilahiyusufyusuf3395 3 месяца назад
Reer ciyaal muuse shaaniyoow somali oo dhan ayaa idinku soo wajahan ee halkee baydun gali?
@GuledAhmed-kz5ts
@GuledAhmed-kz5ts 3 месяца назад
Ismaciil cudur geele kulahaa
@hassanmohamoud-t7p
@hassanmohamoud-t7p 3 месяца назад
Ka ka ka ismaaciil cudur geelle
@IbrahimIndho-yj4bc
@IbrahimIndho-yj4bc 3 месяца назад
4:33
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp 3 месяца назад
Suldaanka hala soo dhoweeyo
@sultanabdallahdeberkaleh1218
@sultanabdallahdeberkaleh1218 2 месяца назад
Thanks walaal InshaAllah Kayr_kayrrii 🎉🎉🎉
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 3 месяца назад
Habar hayu iskubilabay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@husseingeedi1855
@husseingeedi1855 3 месяца назад
Magaca safiirka waxa la odhan jirey
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye 3 месяца назад
Canfari meeday sawtii liyuu ku kala tegay. Ay dhulma la simeen
@caydaruusibraahim4395
@caydaruusibraahim4395 2 месяца назад
Allakariim Qaran jabkii ayeey Heego wali wada miyaa Waar bal Sheeko xunida dhegaysta Markaa Dameerkan Canfariga ahi Muxuu ka qadaya Dawlaada Djibouti Waar Djibouti sawtii Somaliland garabka u ahayd shalay dagaalkii Sool ee Heego qaeanka ku jabisay miyaanay ahayn Kkkkkkkk Muuse qaran jabiye Tol xidha ma leh Garxajis Degdeg dalka Heego ha uga Badbaadiyan
@AïchaLaReine-v2b
@AïchaLaReine-v2b 3 месяца назад
Isaaqoow sawniga ciise isku diray
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 2 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 3 месяца назад
Ismaaciil CUDUR Geelle 🤣🤣🤣🤣
@fahmyyacin
@fahmyyacin 3 месяца назад
Gudaafad
@abdirahmantama8859
@abdirahmantama8859 3 месяца назад
Dhuusaaye
@Gabadhi
@Gabadhi 3 месяца назад
Ismciil cudur geele 😅😂
@DarwiishNL
@DarwiishNL Месяц назад
Waar. Hadii. Laydiin. Yidhii. Jabuuti. In. Shaqo. Daganaansho. Xisaab. Lahayn Ayaad. Ka. Hesheen. Habartii. Soo. Direysey. Rasaastii. Hubkii. Lagu. Xasuuqayey. Shacabka. Sool. Oo. Idiin. Sheegata. Dadka. Qaar. Leeyihiin. Maba. Aha. Iyaga. Allaahu. Aclam. Iyada. Laajigeed. Jabuutii. Iska. Soo. Buuxisaan. Dadkiinii. Sidaa. Laydiin. Sameeyey. Waxaa. Laleeyahay. Dekeda. Iyagaa. Gubay. Allaahu. Aclan. Hada. Shakigii. Ka. Dhashay. Arintaas. Waxaa. Socdaa. Laleeyahay. Xadhiig. Beegsii. Kuwa. Habartaasii. Sheegato. Koley. Waxaan. Ogahay. Ineydan. Abaal. Lahayn. Dadka. Reer. Sool. Ee. Ay. Ku. Heshiiyeen. Iney. Xasuuqaan. Dhulkoodana. Dhaxlaan. Waa. Kuwii. Markey. Hargeysa. Burco. Berbera. Gebiley. Kasoo. Qaxeen. Dawladii. Siyad. Bare. Guryahooda. U. Baneeyey Xisaab. La'aan. Xitaa. Kay. Dawladii. Sitad. Bare. Qabato. Wuxuu. Ku. Bad. Baadjirey. Anagaa. Dhalay. Waa. Abtigey. Waa. Seedigey. Iyaguna. Waxay. Lalayeen. Haldoorkii. Reer. Ssc. Nus. Qarnii. Sool. Iney. 9bilood. Ladhacayeen. Madaafiic. Ka. Mamnuuca. Meel. Shacab. Degan. Yahay. Waa. Cadawtinimo. Meeshii. Ugu. Danbeysey. Isir. Nacayb. Waxay. Ladhasheen. Siyad. Bare. Waxaa. Qalada. Kuwaas. Diin. Dhaqan. Damiir. Caqliga Celiya. Qof. Alle. Ka. Baq. Leeh Lahayn. Dulmiga. Isku. Garabsiiya. Waxa. Muhrimiintaas. Sool. Raashinka. Loogu. Siinaayoo In. Tiirka. Lataago. Reer. Ssc. Taladii. Mawquf. Qaadashadii. Ayey. Inkaari. Kaga. Dhacday. Iyaga. Dhor. Kii. Nin. Ee. Ay. Afduubka. Ku. Kaxaysteen Geeri niyo. Nolol. Lama. Oga. Joley. Iyagoo. Jidh. Diley. Ladheeg. Idina. Kuwii. Boqolaal. Laayey. Dumar. Dhaliyaro nu. Badan. Ayaa. Raashiin. Afka. Ugu. Gureysaan
@abdimohamedabdulahi2994
@abdimohamedabdulahi2994 3 месяца назад
cabdalle dabarkale ma maantaad isaaqoow canfarna la soo baxdeen???? cafar miyaad maantana noqon rabtaan cafar baan nahay baad rabtaan inaad dhahdaan baad rabtaan iidoor kolba qolo sheegta !!!???
@NaasirMaxamed-sx2oh
@NaasirMaxamed-sx2oh 3 месяца назад
Isaaq ilahay ayaa badiyay dhaqaale siiyay tijaar ka dhaliyay waa role modelka soomaalida maxaa uga xuntay adigu from habar gidir😅viva somaliland
@samriyecapull2101
@samriyecapull2101 3 месяца назад
Haa canfartana walaal baanu nahay way naga xigaan faqashta
@mahdicharbon7651
@mahdicharbon7651 2 месяца назад
Il n'a pas honte de mentir avec son age puisque la coutume Afar n'accepte jamais 1 metisse d'ėtre dans les sultanats Afars.En plus il a eté élèvé par sa mere et n'ayant aucune experience aux modes de vie Afar.Quelle malediction lorsque le voleur se present dans les reseaux sociaux en disant je defends les peuples.Mon chere sultant wisky arrete de faire semblance le credit que t'avais pris à la banque de developement de djibouti est toujours dans l'archive.ok
@Gujis6868
@Gujis6868 2 месяца назад
St gshn
@AyaanWaano
@AyaanWaano 3 месяца назад
Kosoco sodhowe
@IsmailhaniyaHalane
@IsmailhaniyaHalane 2 месяца назад
Hadana canfar miyaad keenteen isaaqow meesha idiin dambeysa ayaan la yaabanahy
@RaxmaYusuf-t3n
@RaxmaYusuf-t3n 3 месяца назад
Riyo indoor way dhamaatay
@ahmedmusse9562
@ahmedmusse9562 3 месяца назад
🤬
@caydaruusibraahim4395
@caydaruusibraahim4395 2 месяца назад
Canfara maxaa noo keenaya ma Ciise binu Axmed ayeeynu Canfar ku baddeelaana
@NimcoNuur-t8v
@NimcoNuur-t8v 3 месяца назад
AoooOoooOooooooooooooooooAqqqqqqqqaàoqaqqqqqqq1qqaaqaqooooooooo9oooooooooooooooooo. O😊😊
@HussenRoble-w4q
@HussenRoble-w4q 3 месяца назад
Beenale khayin
Далее