Тёмный

Holly Quran Full Subac, Jimca iyo Sabti, Xogmaal Production HD 

Xogmaal Media
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 453 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 265   
@fadumohirsi919
@fadumohirsi919 8 месяцев назад
Maanshakaah ilahrey ajir iyo xadabaad alaha idinkasiyo aamiinyaarabi❤😊
@mx9577
@mx9577 19 дней назад
It’s dead of night Rolling across country n enjoying Subac. mashallah
@sumayosusa5228
@sumayosusa5228 6 лет назад
Alloo inoo xafid culumada quraan aan uxiisay waaaye afkiina malab ayaa ka socdo
@safiyojiinow4468
@safiyojiinow4468 Год назад
Alxamdu lilaahi shugru rabil caalamiin jisaakalaahu qeirn
@ahmedjecelow9500
@ahmedjecelow9500 5 лет назад
M.a ilahy ha inago abaal marsho
@howareyoudoing5448
@howareyoudoing5448 5 лет назад
Aabahe aan so xusustaa markaan arko subacaan qaabkaan quran iso bare bishii hore geeriyode allaha unaxariisto muslimiinta dhamaan
@hooyomcnewankujclhay1019
@hooyomcnewankujclhay1019 5 лет назад
Somali yaaa ah lu qur aan wye runtii .. Man sha allah
@ibrahimcowke
@ibrahimcowke 7 лет назад
Dariiqadaan ayaan quraanka ku soo bartay & kadibna tajwiidka ayaan bartay alx. labada waan ku gali karaa
@salmanbossabdikarim1462
@salmanbossabdikarim1462 5 лет назад
Maasha Allah ilahay ha barakeeyo
@hajiwarfa7230
@hajiwarfa7230 5 лет назад
Waa kuwaas culimadii somaliyed ee asalka ahayd ee maxabada diinta iyo raxmadu ay ka buuxday ilaahow noo xafid xaasidiinta iyo xumaan falayaashana sharkoda ka xijaab anagana macooda naga dhig mucaashaqiinta ilaah iyo rasuulkiisa csw.
@feyslf1226
@feyslf1226 4 года назад
Maansha allah dambigooda Allaha dhaafo culimadan way nooraaxeeyeen. Waxaan sooxasuustay macalinkaygii. Macalin. Cali. Dambigiisa. Allaha dhaafee. Sidan ayaaan usubcinjirnay. Waxaaan ahaaa. Ardeyga uu ugujeclaaa. ❤️
@proffomar7194
@proffomar7194 10 лет назад
masha Allah be blessed by dat sound walaalayaal!
@husseinhalane1223
@husseinhalane1223 6 лет назад
Nawarallahu quluubakum
@asmabilan7535
@asmabilan7535 9 лет назад
ilaahoow murug aduun iyo ciqaab aaqiraba ka dhowr
@faysalcabdilahi3694
@faysalcabdilahi3694 4 года назад
Aamiin aamiin sharafeey
@hanadmohamed6877
@hanadmohamed6877 4 года назад
Saxibay ana ku gursada adiga
@halimaawesso5319
@halimaawesso5319 3 года назад
E
@caaishamahamud3575
@caaishamahamud3575 8 лет назад
masha alaah ilah no xafid culumadena musliminta oo dhan amin yarabi
@mahmoodsamater
@mahmoodsamater 6 лет назад
Macllinkeeygii diinsoor macallin caliyoow ilaahoow jannada kaa waraabe,sirbidadaada aan quraanka ku bartay.culomadiinna xasuus weeyn aa igu reebteen,jazakumu Allah.
@katuuza1151
@katuuza1151 7 лет назад
اللهم الف صلاة والف سلام على حبيبي مصطفى 😢😢😢😢😢بارب
@robloxfan6936
@robloxfan6936 6 лет назад
Maasha allaah jazaakumu laah culumada illaah ajir iyo xasad alah kasiiyo
@iftinao7513
@iftinao7513 9 лет назад
mansha allaha ilahay sidan oo kale hanoo xafidiyo qurka
@hodanabuukar7161
@hodanabuukar7161 3 года назад
0
@cadale2002
@cadale2002 9 лет назад
Masha Allah. Allaha xifdiyo Quraada Macallimiinta jazaakumullaah Kheyr
@yarankazamey1441
@yarankazamey1441 7 лет назад
masha Allah waa jeclahy subac wlh xasuus dheer aan galay thanks xogmaal
@biimeyare5734
@biimeyare5734 9 лет назад
masha allah allaw ino xafid culimadenna mel walbo ay joogaan
@farxisoibarahim3619
@farxisoibarahim3619 4 года назад
2020 bisha ramadhan ayan dagesanayaa alxamdullah qeir badan aan damaneynin Allah haidin siyo
@mahdiyusuf3431
@mahdiyusuf3431 5 лет назад
Mansha Allah I still enjoy Subc
@ahmeenadiif8550
@ahmeenadiif8550 8 лет назад
alhamdulilaah waan ku raaxèestay
@degan4
@degan4 3 года назад
Mash Allah
@abdiceblawe
@abdiceblawe 3 года назад
.
@drnuuhibrahim5167
@drnuuhibrahim5167 6 лет назад
Masha Allah Allow xifdi xaafidul quraan ka
@abdikadirhakim3052
@abdikadirhakim3052 5 лет назад
I missed subaac of my father Aakib Farax Diriye.He used to love subaac so much
@hussienmohamed8553
@hussienmohamed8553 2 года назад
Mansh allah alle hani xifdiyo adun iyo anqiro
@hussienmohamed8553
@hussienmohamed8553 2 года назад
mansh allah alle hani xifdiyo adun iyo anqiro amin
@abdullahifarah96
@abdullahifarah96 8 лет назад
manshaa allahu ilaahiyow idiin xiifdi aduun iyo aqiirabo ameen adban uu jecladay subacan alxmdlhi
@asmabilan7535
@asmabilan7535 9 лет назад
Maasha alah ragaanaa wax gabdha la siistaa bilaa sharuud maasha alah ilaahoow noo xifdi culumadeena
@caaishamahamud3575
@caaishamahamud3575 9 лет назад
masha alaah
@abdallamohamed622
@abdallamohamed622 5 лет назад
Asc
@ilyaskofi4951
@ilyaskofi4951 5 лет назад
Sdiga inlagusiyo diyar mutahay
@ilyaskofi4951
@ilyaskofi4951 5 лет назад
Adiga ilagusiyo diyar mautahay
@kassimabdi7045
@kassimabdi7045 4 года назад
Adigu diyaar ma u tahay culimadaas
@sihaamcabdulahi7644
@sihaamcabdulahi7644 10 лет назад
MaQ Cawasha allah ilaah adaayo culumada somaliyeed qofka
@ashomohamud7592
@ashomohamud7592 8 лет назад
maasha.alaah ilaahoow culimada noo badi oo noo barakeey amiiiiiin
@osmanabaadde2601
@osmanabaadde2601 8 лет назад
ماشاء الله تبارك الله
@lukhmanmohamud6462
@lukhmanmohamud6462 8 лет назад
asc mashaalah macalimintena Alle dambigooda ha dhaafo runtii waan ilmeeyay markan codkoda macaan aan maqlay Allow inoo xifdi carabkii lagu aqriyayna naarta ka xuree
@jowahirmohamed826
@jowahirmohamed826 8 лет назад
masha allah allah jariyo xasanaadhaidin kasiiyo Jowahir
@sunniyare8324
@sunniyare8324 8 лет назад
mashaa allah waa mr suni yare oo idin leh allaha nagu wada dhoowro quranka aad aqrineysaan
@faaruqali9179
@faaruqali9179 5 лет назад
Mashallah Allah Macalinkeey Macalin Madaxeey ahaa Ilahey haku xafido Macalin wlhi Channelkan waa iga ducaystay Alxamduulilah Macalinkii Quraanka isoobaray mudo dheer kahora iigu dambaysay inaan arko maantay wlhi waa farxad wayn Alla Macalinkeyga igu salaamo Macalin madaxeey Ilahay ha`iika xafido Macalin Waa Macalinkii Dugsiga kuhayn jiray Xaafada Caymiska Yaashiid ee Muqdisho Allow kuxafid Macalin mudo dheraan aragaaga raadinaayay caaway waa ii farxad runtii inaan ku arko Macalin
@ahmadawais6905
@ahmadawais6905 3 года назад
Wa ilahey mahadis alxamdullilah
@robloxfan6936
@robloxfan6936 5 лет назад
Mashaa allah culumada dhegehen wax fican maqleen ilaahey janada allah ka waraabiyo
@nuurcabdullahinuur3668
@nuurcabdullahinuur3668 7 лет назад
yarantetaa baan soxasuustay walhi macalinkey alow unaxariiso
@dayaxshina2088
@dayaxshina2088 7 лет назад
Nuur Cabdullahinuur mashaa allah
@feiysalyussuf2146
@feiysalyussuf2146 7 лет назад
Nuur Cabdullahinuur afhd
@sportstube5208
@sportstube5208 3 года назад
Mashallah kama daalo Subacaan Dhageesigisa Wlhi❤️❤️
@ahmedhusein9276
@ahmedhusein9276 10 лет назад
Masha alllah ilov subac and Somali wax qayr qabto hilhay haa ni sahlo
@ahmedwaliyow4383
@ahmedwaliyow4383 8 лет назад
masha alllah wadaadadeena allow noo xafid
@zakariaabdilaziz7561
@zakariaabdilaziz7561 5 лет назад
ما شاء الله أحبابي وفقكم الله وكثّر أمثالكم الله يزيدكم من فضله
@aishasheikh4067
@aishasheikh4067 8 лет назад
MAASHA ALAH ALAHA IDIN XAFIDO ANAGANA WANAAGIINA ALAHA NOOGU DANBI DHAAFO WAXAA TIHIIN CULIMADEENA ILAAHAY CARABKIINA IYO EHELKIINABA CADAAB HAKA XOREEYO
@foos7330
@foos7330 5 лет назад
Maasha alah culumada alah noo xifdiyo
@ezudinmuse6494
@ezudinmuse6494 9 лет назад
Maasha allaah Ilaah ha idin xafido
@abdulkadirabdirahmanhussei4589
@abdulkadirabdirahmanhussei4589 4 года назад
Asc subac dhamestiran lamahelaayo miyaa
@xidigciise5214
@xidigciise5214 9 лет назад
Mashaa allh allow kuwi ka maseera naga dhig aamiin aamiin
@ahmedmohamed-gf4gj
@ahmedmohamed-gf4gj 6 лет назад
Qolyahaan quraanka waa xifdiyaan, ramadaanka laakiin naguma tujiyaan
@qanciyechannel9505
@qanciyechannel9505 5 лет назад
masha Allah allaha xafido jirkooda
@aliabdifatah6999
@aliabdifatah6999 5 лет назад
qofki ila firsanayo ama ila dhageysanayo 04 11 2018 like hala isaaro
@abdirizakrizak3128
@abdirizakrizak3128 6 лет назад
Mashaa laah alaahu akbar
@fadumoali7300
@fadumoali7300 7 лет назад
mansha Aallaah ilaahow culimada noo barake insha aallah
@liibaanfaarax2763
@liibaanfaarax2763 7 лет назад
Fadumo Ali aamiin
@husseinmohammed2075
@husseinmohammed2075 7 лет назад
Fadumo Ali
@sahalknowledge5410
@sahalknowledge5410 6 лет назад
Maasha Allah, ragaaan Quraan nasoo barey
@maxamedmuuse4882
@maxamedmuuse4882 2 года назад
16 Ramadan 2022 Addis Ababa ayaan dhageysanayaa Illaahow dambiga oda dhaaf
@xamdidaganxamdiqueen8202
@xamdidaganxamdiqueen8202 8 лет назад
Masha allah jazakallah kheyr illahey ajira hadinka siiyo
@mohamedsugule4158
@mohamedsugule4158 7 лет назад
macaliminta illahey ha xafido
@faaruqali9179
@faaruqali9179 6 лет назад
Mashallah wlhi Channelkan waa iga ducaystay Macalinkaygii Quraanka isoo baraan uga dhex jedaan wlhi waa iska ooyay markaan Macalinkayga arkay 12sano kahoraan Quraanka kadhameeyay Macalin Abdullahi Allaha iikaa xafido walaal su`aal Macalinkaygaan rabaa inaan laxadhiidhee walaalayaal halkaan South africa miyaa Macalin Abdullahi Madaxeey xariirkiisa hadaad haysaan fadlan isoodira walaalayaal wlhi I miss Macalinkaygii Quraanka Allaha maxaan subacanoo kale uxiisay
@siidcali223
@siidcali223 6 лет назад
Waaa diyaar macalinkaaga sxb
@OmarMohamed-og6oj
@OmarMohamed-og6oj 6 лет назад
Maashaaa alllh jazakumullaah
@muntasabdi4880
@muntasabdi4880 8 лет назад
mash a allah dhaan ilaahey haa idinkaa siiyo amiiiiiin amiin amiiin yarabi
@abdulkadirabdi7373
@abdulkadirabdi7373 Год назад
Maasha allah
@Raho339
@Raho339 4 года назад
Maansha Allaah tabaarakalaah 😘 💕
@ahmedabdihirsi1854
@ahmedabdihirsi1854 6 лет назад
Masha Allah culumada Allah dhawro
@abukarali2234
@abukarali2234 8 лет назад
It is very very nice & Allah may reward this unforgettable JOB.
@nazzahmad3386
@nazzahmad3386 3 года назад
Amiin
@yaqubosman8964
@yaqubosman8964 2 года назад
Amiin yaa rabi
@xawaluulahmad4109
@xawaluulahmad4109 2 года назад
Amin
@sharmaarkecabdirisaqabaasa3865
@sharmaarkecabdirisaqabaasa3865 3 года назад
Masha allaah
@deganahmedali
@deganahmedali 3 года назад
Mansha Allah tabarakallah
@saasool
@saasool 10 лет назад
Maashaa allaah ilaahey ha barakeeyo
@امیرةالصومالیهزینبةعلیعبدیروبل
masha Allah illheyo ajar iyo xasanaad bdn sii
@dugsigaquraankaeeal-ansaar2153
Allow barakeey
@maxamedshiikh7837
@maxamedshiikh7837 9 лет назад
mashallah dhamaantood allha xafido ajir iyo xasanad badan aamiin
@lima-lima4203
@lima-lima4203 8 лет назад
mowliidkana kudara. ....khairka badiya
@cabulaahiciisecabulaahicii8650
@cabulaahiciisecabulaahicii8650 4 года назад
msh allh sh uweeys ayaa uduceey ragaan dad iyo diin iyo deeq
@muqtaarmuqtaar1249
@muqtaarmuqtaar1249 Год назад
M a alaaah sh xasan
@mandeeqomar5
@mandeeqomar5 6 лет назад
maasha allaah allow afkiina nuur kabaxo waan ku qalbi qaboowsadè
@ahmedeeqnur4047
@ahmedeeqnur4047 5 лет назад
Abgaal Osmaan illahay ha idin dhowro,
@cadaaanmuhudiin7354
@cadaaanmuhudiin7354 8 лет назад
alaha naga dhigo ku wi oow qur.aanka u dodo
@saciidumul
@saciidumul 10 лет назад
walal qeer badan allah hakugu jazeeyo noo soo dhameystir wa subac aad u macaan wan ka sugeyna inta kale
@abdirahmanroble4266
@abdirahmanroble4266 5 лет назад
saciid umul ماشاالله
@farxiyoaxmed1927
@farxiyoaxmed1927 6 лет назад
maasha allh culumadeena
@lima-lima4203
@lima-lima4203 8 лет назад
waan jeclaan lahaa inaa kaqeebgalo subacaaan
@bashialijr300
@bashialijr300 3 года назад
Masha Allah alle ha inoo xafido culumadeena sharafta badan
@qafiifowofficial
@qafiifowofficial 6 лет назад
💞💞💞💞Maash.allaah 💖💖💖💖💖
@abdihashi7791
@abdihashi7791 3 года назад
MAASHAA Allaha khayr. Allaha idiin siiyo.
@Maccaire
@Maccaire 7 лет назад
manshaAllah.
@maxamadmuxidiinxasan7222
@maxamadmuxidiinxasan7222 4 года назад
Masha allh
@farhiyafarhiyacali4639
@farhiyafarhiyacali4639 8 лет назад
masha allah allah idiin barakeyo
@muntasabdi4880
@muntasabdi4880 8 лет назад
jasakumulahi kheraa jazakum
@alisaabdallah6603
@alisaabdallah6603 6 лет назад
Masha Allah🌷🌷🌷
@IskaashiTV
@IskaashiTV 6 лет назад
masha allah Allah akbar
@mohazadawe6523
@mohazadawe6523 7 лет назад
may Allah give us all it's reward
@aymanamaan2020
@aymanamaan2020 4 года назад
masha allah masha allah ALLE HA IDIIN KU NAXARIISTO QUR'AANKA KARIIMKA AH
@csalanmacalinxasan8040
@csalanmacalinxasan8040 3 года назад
Masha alaah
@bisharcabdi4376
@bisharcabdi4376 2 года назад
ilaahay ha xafido macalimiinta
@ahmedMohamed-mf6lw
@ahmedMohamed-mf6lw 7 лет назад
Masha'allah subac soonkan waa sanadkii 2aad aan toos youtube aan dhageysanaayo allow acmaasha wanaagsan naga aqabal ....
@zakidaca6426
@zakidaca6426 7 лет назад
masha allh 😍😍😍
@daudabdi2614
@daudabdi2614 5 лет назад
M. a
@user-xt2nf6gn4q
@user-xt2nf6gn4q 8 лет назад
masha allah culumada allow unaxariiso
@mohamedjama1676
@mohamedjama1676 8 лет назад
Abdalla Moalim d
@mohamedjama1676
@mohamedjama1676 8 лет назад
Abdalla Moalim
@mohamedjama1676
@mohamedjama1676 8 лет назад
doom
@dayaxshina2088
@dayaxshina2088 7 лет назад
Abdalla Moalim amni
@maxamadaxmad2432
@maxamadaxmad2432 7 лет назад
Dayax Shina ok
@xilkasahmedmaxamed7195
@xilkasahmedmaxamed7195 3 года назад
Mashaaallh wlhi meesha waa lagu esyka helay barakallh
@nasraabda1709
@nasraabda1709 5 лет назад
Waan uxiisay Saan qoraanka Markaan yaraa hoyadey aya Saan Loku aqri jiray
@abdibudul5564
@abdibudul5564 9 лет назад
Kasha Allah ajir alee ha idinka is iyo dhamaan inti issue soo daba rid a kheyrkaan alle raali ya hay oo kamiyahay,Sh xassan Sh Yusuf , Sh Della iyo xertooda, Ibrahim xusen cali
@abdihakimmohamedkasimyoung1946
allaahu akbar
@user-vq4hv5pg5v
@user-vq4hv5pg5v 9 месяцев назад
M.a❤
@fadumohirsi919
@fadumohirsi919 8 месяцев назад
Aamiinyaarabi
@shariifmaxamedmaxamuudking3540
masha allah allah idin xafido
@maryanxasan6151
@maryanxasan6151 4 года назад
Maryan Xasan
@mismaciilgorod6921
@mismaciilgorod6921 8 лет назад
ilahy hana xifdiyo
@mahdiyusuf3431
@mahdiyusuf3431 5 лет назад
Subxana Allah how come this time of knowledge still stack will BIDAA MAY ALLAH GUIDE MY BROTHER AMIIN
@eastafrica7925
@eastafrica7925 4 года назад
They reading only Quran al kariim. This call Subac. Lol you think is bida? Go home you Wahabi salafi. You good at killing innocent people and they good at reading Quran
Далее
Subac Qur'an oo kaamil ah, Juzka 1aad.
48:21
Просмотров 618 тыс.
subac mcn Bdn rubac ow cusub
28:50
Просмотров 105 тыс.
Prank Orchestra
00:10
Просмотров 1,6 млн
Holding Bigger And Bigger Dogs
00:18
Просмотров 25 млн
Subac 2
53:50
Просмотров 449 тыс.
Subac Jalaad Khamiis Macalim Khaalid Xaaji Cumar
2:16:34
Subac Soon Juska 2aad Bisha Ramadaan | Astaan HD 2020
52:00
Subac Rubaca Kore
2:49:31
Просмотров 107 тыс.
subac juzka ,2
1:05:09
Просмотров 21 тыс.
Prank Orchestra
00:10
Просмотров 1,6 млн