Тёмный

HOOYO AYAA SURPRISE IPHONE 15 PRO MAX IGA DHIGTAY ANIGO FILEYNIN WAAN AAMINI WAAYEY IYO ASAD OO… 

Cumeer BigFan
Подписаться 726 тыс.
Просмотров 250 тыс.
50% 1

Subscribe for more #cumeer #bigfan #asadhagio #surprise

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 969   
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 3 месяца назад
Walahi waa hooyo fiican malin dhaweyd markii ladhahayay asaa iPhone ugu hooseya bay mindha udanqatay wiilkeda hooyo waa saa ma ogola ilmaheeda in ay kahoseyan facood waryaa cumeer ilasho hoyadaa waa hoyo dhiigleh ❤❤
@zaruu._Moh
@zaruu._Moh 3 месяца назад
Ofcourse wllhi❤
@maankacade_mmm
@maankacade_mmm 3 месяца назад
Ma jirto hooyo xun . hooyo walbo ubadkeda ine ugu sareyan be rabta😅
@Qa.70
@Qa.70 3 месяца назад
Hooyo mcn illahow ku xafid nafteeda waxay ka jeceshahy nafta ilmaheeda inay ka hormariso waa ruuxa kalia ee raba inaa ka horeyo oo ka sarmro nafteda
@Memoo-farah
@Memoo-farah 3 месяца назад
Tas aya run ah ❤😊
@faisocismancabdi7263
@faisocismancabdi7263 3 месяца назад
Hda niyada iiga soo dhacday wlhi 😂😂
@King_ceyda-n4t
@King_ceyda-n4t 3 месяца назад
TEAM HOOYO MCN ONE like ❤😊
@muniizhaaqueen-df2xu
@muniizhaaqueen-df2xu 3 месяца назад
M.a TEAM HOOYO MCN ❤ISMUUJIYA 🎉❤
@OsmanIbrahim-qt4jk
@OsmanIbrahim-qt4jk 3 месяца назад
Adaa ugu Mobil danbeya habeenky lahayeen ka xanaqday mamo 😮
@NiHaalFaaraH
@NiHaalFaaraH 3 месяца назад
Hooyo makula joogtaa 😊❤
@AysherMohd
@AysherMohd 3 месяца назад
M.a♥️♥️♥️
@user-jk9fq6ox5d
@user-jk9fq6ox5d 3 месяца назад
MURUGO JOOGTA AH HOOYO MCNY ALLOW KUNXRISO WAKUXSY RNTI. CUMEER ALLAAH HOOYO HKUU DAAYO. GRBKEEDA HAKA DHERAN. QFKSTOO HOYDI UNOOSHAHY HA ILAASHDO
@Aziiza_A
@Aziiza_A 3 месяца назад
Ani halkaas waxaan ka fahmay cumeer waxa uu ka helo RU-vidka inu hooyo wada siiyo oo ay u garatay ayada mashaAllah❤️❤️❤️
@AnfacClirisaa
@AnfacClirisaa 2 месяца назад
Haa wllhi ani xitaa sad ila thy😢
@ruqiyahMaxamuud
@ruqiyahMaxamuud 3 месяца назад
Hooyo waa shay qaali oo dunida ku heesano sidee wiilkeda ugu farxiso wax walba u sameyn Allah nodaayo hooyo mcn🧕🤱😍💙
@saynabkulmiye8031
@saynabkulmiye8031 3 месяца назад
Haaa and the original resolution was passed to great effect of the original resolution was passed in a bit of a vgggdgggdg and the original resolution Was a bit 🤰🤱
@QadoseQadose
@QadoseQadose 3 месяца назад
Hooyo macaniy nolow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Amin Allah hanodayo hooyo macaniy ❤❤❤
@calicabdulahi-jb7es
@calicabdulahi-jb7es 3 месяца назад
Aamiin yaarabi 😢❤
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 месяца назад
shay Allabtaa loo isticmaalaa way kugu cusubtee raar Somaliland baa iska lah kelmedanan shay
@UmuyahyeOmar
@UmuyahyeOmar 2 месяца назад
Çcçççc​@@user-sz7sn2rv9r
@ABUUALQaasim
@ABUUALQaasim 3 месяца назад
Inta xaley kanaxday dhibka kasoo gaaray team koko one like❤😢😢😢
@maryanCraxamaan
@maryanCraxamaan 2 месяца назад
Kooko maxaa soo gaaray xasbunullaah 😢😢
@Queenhafsa-ih8ju
@Queenhafsa-ih8ju 3 месяца назад
Mama sahro allha ku xafido waxa ka farxisay wiilkii yara❤😮
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 3 месяца назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😢❤
@AyaanMohamed-nn4ru
@AyaanMohamed-nn4ru 3 месяца назад
Ilahayow hooyooyinkeen dhan janada wada gee Abaalkoda ma gudikarnee🥹🤲🤲Amiin
@user-qk2jx5xy7p
@user-qk2jx5xy7p 3 месяца назад
Aamiin🤲🤲
@LADANCIDI-K3C
@LADANCIDI-K3C 3 месяца назад
Habenkii asad marnamijka duubayay ee la yidhi yaa mobile duqoobay sita ee cumer ugu hoseeyaay ayay go,aansatay inay wiilkeeda gaadhsiso qayrkii alla hooyo wanagsanaa oo jecelaa wiilkeeda farxadiisa ilahay ha ku dhawro maamo ❤
@faizamohamedabdi2847
@faizamohamedabdi2847 3 месяца назад
Haa wallahi aniga xataa saa ayaan ufahmay guuleyso Hooyo qaali❤🎉
@user-bc8jm2ys6n
@user-bc8jm2ys6n 3 месяца назад
Wlhi wa ilmeye hooyo mcn alle haku xafido aniga hooyo ma haysto😢😢 alle ha u naxriisto walidkey inta ila midka ah 😢😢😢 intey u nolayahin alle ha u xafido ❤😢😢
@nujummohamed411
@nujummohamed411 3 месяца назад
Aamiin wll illaahay hooyo kasta oo dhimatay ha u naxariisto annagana Illaahay hanoo xifdiyo
@ZakiyaMohamed-tq9gk
@ZakiyaMohamed-tq9gk 3 месяца назад
Anaa kula mid ah wll😢😢
@ifrahhassan6365
@ifrahhassan6365 3 месяца назад
Ilahey ha u naxariisto ❤
@LayloBashiir-ry2hr
@LayloBashiir-ry2hr 3 месяца назад
Hooyo walba waxay jceshahay ilmegeeda inay asagaaood ka sareeyaan wllhi ilhay hakuu daayo hooyadaa 😰🥹😭😭
@Mariyamohamed2023
@Mariyamohamed2023 3 месяца назад
Cumeer ma xasusataa jalanjigii asad qabtay ay ahay yaa ugu iphone yar ayay hoyadaa dawatay wllhi مشاءالله مشاءالله ❤🥺
@ZalmaAbdulaahi
@ZalmaAbdulaahi 3 месяца назад
Haa m.a maskaxa hesa alle ha ku dhafe hada kui fikiraye anina
@Miiradiamond.1
@Miiradiamond.1 3 месяца назад
Channelke waaye pls
@ZalmaAbdulaahi
@ZalmaAbdulaahi 3 месяца назад
@@Miiradiamond.1 asad waye Vidoe ga .moohoo
@user-ws2lc7mv3s
@user-ws2lc7mv3s 3 месяца назад
Walhi benta ma aha😢
@nalkainnahassan378
@nalkainnahassan378 3 месяца назад
Asad waye hdda dhaw​@@Miiradiamond.1
@sarasusu168
@sarasusu168 3 месяца назад
Cumeer hoyadiis waa yartahey codkeda laga dereme ilahey haku daayo hooyo fican haysataa Asad inaa u mahadceliso ahed because asaga kuso gadey
@unknowncall3r
@unknowncall3r 3 месяца назад
Hooyo waa hadiyad qaali ah dhamaan Hooyinyeenkeena Soomaliyeed Allaha noo xifdiyo, inta ee Hooyo ka dhimtay neh Allaha u naxariiisto oo kuwi Jannada ku kulma Allaha ka dhigo 🥹❤❤
@maxamedakhii1838
@maxamedakhii1838 3 месяца назад
Runtii xasuus sidaan oo kle hooyo iphone 📱 surprise iga dhigtay 🥺welibo malin ciid ah🥺 lkn hada ima noola hada 😭🫂mummy miss you💔 igu so duceya asxbta 🤲inu allah janadiisa kawarabiyo 😞
@InaXasan-rv6jg
@InaXasan-rv6jg 3 месяца назад
Allah unaxariisto 😢
@muqtaaribraahin2611
@muqtaaribraahin2611 2 месяца назад
Allhunaxaristo
@AasiyaAxmed-cm5bt
@AasiyaAxmed-cm5bt 3 месяца назад
Masha allah Cumer hooyadii 15 iphone by u gaday Amiira hooyadeed camera 📷 by u gaday Ceyda hooyadii camera 📷 by ugady Kooko sidoo kle hooyaded camera 📷 ay u gady M.a owlaada in la support Gareeyo aad bay ufiicnthy😢❤ nsb baa lee thn❤
@user-fy6fv6sw6s
@user-fy6fv6sw6s 3 месяца назад
Wllhi wuu iga nasiib badanyhy allha kudaya hoyadaa macn ana Allha unaxaristo 😢hooyadey mcn
@dhameystiran1274
@dhameystiran1274 3 месяца назад
Ameen
@AbdullahiHaret
@AbdullahiHaret 3 месяца назад
Ameen
@haniihm
@haniihm 3 месяца назад
Sorry abaayo caloosha iga hurisay allha u naxariisto hooyo🥺🤲
@ClaahiAxmad-kb5ti
@ClaahiAxmad-kb5ti 3 месяца назад
Ana sidadoo kale ahy sorry 😞 😢
@Saamiya802
@Saamiya802 3 месяца назад
Aamin aamin
@user-xn1yh8su9v
@user-xn1yh8su9v 3 месяца назад
Hooyo walbay waxay jeceshay ilmeheedu in uu ficii ka sareeyo ilahayow hooyoyinkeen noo dhawr ❤❤❤
@team___27
@team___27 3 месяца назад
Magaca kaliya markan maqlo ilin igakeeno 😢 Hooyo💔😭ifka nabad kujoog Aakhirana hadh qabooW🌲❤ ❤
@FunnyCherryPie-xv1ub
@FunnyCherryPie-xv1ub 3 месяца назад
Hooyo hadii kuu nooshahay like saar❤😢🎉
@SamsungMe-ch6bk
@SamsungMe-ch6bk 3 месяца назад
Alx❤
@CawoJama-px3zl
@CawoJama-px3zl 3 месяца назад
Alx alx ❤❤❤🎉
@UgasoSumazo
@UgasoSumazo 3 месяца назад
ALXAMDULILAAH ❤
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 3 месяца назад
Allha unaxariisto janatul fardowsa aclaa sakinkeeda alaha ka dhigo hooyadeey iyo dhamaan hooyooyin muslim ka ah inteey unoosha hay allha u xafido ilaashada kafaaiideysta janadii aduunka bd heesataan ogaada waa fursad aan lagu waareen 😢
@ismailahmed4108
@ismailahmed4108 3 месяца назад
Alx❤❤❤❤❤❤
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 3 месяца назад
caawa ohin😭😭 hoyadu waa nimco aduun muqaalkan waxa ku sifeeyo garan wayey rabiyow hoyoyinken no daay mama sahra hooyo qiimo badan❤
@user-vp5er5in7d
@user-vp5er5in7d 3 месяца назад
Cumer abowe sida uilalisa hooyada iyowalalaha Alah kuxafido abowe😂😂😂hooyada alahkudafo❤❤❤🎉🎉
@zamiira.abdi.
@zamiira.abdi. 3 месяца назад
U ilaalisa maxa kawadaa
@Rayaan277
@Rayaan277 3 месяца назад
Kusaliya nabigeena muhammad scw🕋☝🏼
@hussienmoalim6299
@hussienmoalim6299 3 месяца назад
Usha waaxa xanuun uyeela qofka kugu dhufto hadalka mid aad waxa ugu xanuun badan mid kaga yimaado qof aad ka filaneynin malinkii aad leedeen telephonka ugu raqiisan yaa wato idinka kaftan iyo Ciyaar iska wadateen dadka qaarna wuu taabtey sida hooyadan cml wiilkeeda aad ugu xumatay bina Adamka isku fikir ma ahaan hadal qofna si fahan qofna si u qaaday qalbiyada dadka Hala ilaaliyo hooyo Mcn Allah haku xafido wax garad waayo wllhi ✔️😌
@Dawaalmedia
@Dawaalmedia 3 месяца назад
Wlhi fikirka waa kula qabaa mama wxa macqul ah mamo wlbo ubadkeda iney dadka usareyan ujecshahy hde awodin xita deyn ku galee mamoyinkena dhamaan allah no dhaafo inta dhimtay allah unaxaristo mama sahro badalkeda allah kuso galiyo asxapta idinka dadka qalbiyodada ilaaliya
@CigaalStore2
@CigaalStore2 3 месяца назад
Asxaby cumeer wxuuu u qlmaaa 1m aynu ka dhignoo team 27 qofka 3aad 1m hysta
@AniisahappyHappy
@AniisahappyHappy 3 месяца назад
Cumeer bigfan like ❤🎉😊
@NajiipXuseen
@NajiipXuseen 3 месяца назад
Cumeer bigfan
@namuush
@namuush 3 месяца назад
Bigfan🫡💋
@ayaanbalanyo8760
@ayaanbalanyo8760 3 месяца назад
Aniga iyo Cumeer hooyoyinkeen magacaa wa iskaga mid Sahro😢❤❤ allahayoow noo xafid hooyoyinken wan jecelnahy inan wax tabno ma jecla
@user-su4im5jd9d
@user-su4im5jd9d 3 месяца назад
Wlhi cumeer hoyadiis wax garad waaye habiinki challenge su aashii yaa ugu taleefan qadiimsan ama old phone yaa heesto wlhi msha aallah❤
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 3 месяца назад
M.a cumeer big faan hoyo sahro ilahy haku dayo iyo gabdhaha kula dhashy😢😊😊😊
@deeqofficial8771
@deeqofficial8771 3 месяца назад
Hooyo waa hooyo wlaahi ilin ayaa ika imatey wlaahi hooyo ilahey cimri cafimad ku siii amiin❤❤❤❤❤❤
@SuhaybSubeer
@SuhaybSubeer 3 месяца назад
Hadaad saliga nabiga jeceshay like ii saar plz❤❤❤😭😭
@SmilingEyeglassFrames-kb9gw
@SmilingEyeglassFrames-kb9gw 3 месяца назад
M.a illaahy hooyoyinkeen ha noodaayo💜💜💜
@user-ws2ih6zb8i
@user-ws2ih6zb8i 3 месяца назад
M.a cumeer hooyo kujecel ayaad heysataa Allaha kudayo hooyo Allaha dhamaanteen hooyoyinkena noo xafido ku wii hooyoyinkood ka dhunteena😢 Allaaha unaxa riisto i love you hooyo mcn❤❤❤❤
@user-jf8qx7um5b
@user-jf8qx7um5b 2 месяца назад
Cumeer big fan ❤❤❤❤ legen i phone 12 hore igu sharaf waxa rajaynayaa youtuber kii ugu horeeyey fanis qof ka mid ah uu ka codsado siiya,hooya waa lama huraan..big fa........... From somalia my name moha
@maryancb1351
@maryancb1351 3 месяца назад
hooyaday lacag ay ayfoon igugado mahayso lkn alx farxad iyo naxariis way isiisa i love u moom
@hannaismail4482
@hannaismail4482 3 месяца назад
Maalinbay waxad rabto ku ibiin doonta Insh allah Huno niyaad khyar u sheeg ❤❤❤❤
@maryancb1351
@maryancb1351 3 месяца назад
@@hannaismail4482 tnks abaayo sidokle adna wanag kurajayn
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 3 месяца назад
Waaw hooyo mcn ilaahey hakuu xafido aboowe❤❤
@ruqiyahMaxamuud
@ruqiyahMaxamuud 3 месяца назад
aniga xitaa saan hooyo talefoon iso gaday waliba talefonka ugu horeyay waan amini waye runti hooyo sahra Allah ku daayo cumeer
@Iqroahmed-qq9us
@Iqroahmed-qq9us 3 месяца назад
Ilaah hakuu desto hooyo qofkaa hooyo heesto nasiib leh😢😢😢😢😢😢😢😢
@naruuracaday148
@naruuracaday148 3 месяца назад
Markii ladhahayay yaa ugu qadiin san taleefanka isaga kaligiis sooharay saas ugu damqate hooyo waa hooyo😢😢😢
@AnabMukhtaar
@AnabMukhtaar 3 месяца назад
Haa wlle😢
@user-mw2qz5gq6s
@user-mw2qz5gq6s 3 месяца назад
Mamo sahro abaalkada jano allaha kadhigo wiilkeni yara caawo waad kafarxisay hoyoyinka somaliyed allaha nodaayo dhamantod l love you mom❤😢
@faiza9553
@faiza9553 3 месяца назад
17:42 “i love you too hooyo” ❤️
@saadaqcabdi8163
@saadaqcabdi8163 3 месяца назад
Wow
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 3 месяца назад
Mamo sahro amiin illhy cimri dheer cfimad io cibado subn ha siyo wilkedana illhy ha udesto cumer farxdiza wa farxdena hamplyo cumerkena 🎉❤
@AmchatThaHirMuHumett
@AmchatThaHirMuHumett 3 месяца назад
Alleh hooyoyinkeen caafimaad iyo cimri dheer haynoo siiyo🤲🏼❤ Inta dhimtayna alleh haw naxariisto😢🤲🏼
@maqsuudchannel4888
@maqsuudchannel4888 3 месяца назад
Malinkii uu asad dahaye yaa ogu taleefan qadiimsan ayeey ka xumatay mamada hooyooo😢😢
@falastinabdi9502
@falastinabdi9502 3 месяца назад
Saas lee ubadantahy runta😂
@NajaxNalka-wf9cq
@NajaxNalka-wf9cq 3 месяца назад
Wlhi cumer abwe cwa wn qirodey hooyo mcn alle ku dhoro aamiin aamiin yarapi wlhi cwa hoyde so xasustey alle unaxriito igu so duceya inuu alle. Qabriged uwasiyo hoyde mcn 😭😭😭😭😭😭😭
@FathiMahamud-me4gs
@FathiMahamud-me4gs 3 месяца назад
Amiiin thumaa Ameen ilahaay haunaxariato waaalidkenaa
@Muush_bbe
@Muush_bbe 3 месяца назад
Dunidan farxadeeda wa hooyo wax walba kuu hureysaa si farxad kuu siiso ilinta ceshan waayey wllhi hooyo i love you💋🥰
@sacdiaibraahim5343
@sacdiaibraahim5343 3 месяца назад
Msha alh msha alh alle haku daayo hooyada macn cumeer tiam 27 dadka waxay dheeryiin ee hormarkaa u sareeya manta u jogaan ee somalida ugu caan sanyiin way wada ducaysan yiin walidkoodna way wada jecel yiin alle ha idin wada dhaafo dhaamaan intay walidkood u noolyiin hooyo wa qaali❤😢
@sagalapdy368
@sagalapdy368 3 месяца назад
Dadka qaaar waY naga nasiiib badan yihiiin wale alleh hakuu daaayo hooyadaaaa😢😢
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 3 месяца назад
Masha Allah hoyada illahow kuda illahow hoyadey macan janatulfirdosul firdowsul acla kawarabi yarab 🤲🤲🤲😢
@faizoabdiazizahmed8336
@faizoabdiazizahmed8336 3 месяца назад
Wlhi waa hoyo damir leh h hbenki dhaway oay koko dhahesay cumer aya iga sii danbeya aye dhagesatay oay kaxumatay hoyadan sidan isleyahay m.a wlhi hoyo wngsa
@FuzzaBaby
@FuzzaBaby 3 месяца назад
Illaahayoo hooyaday iyo dhamaan hooyooyinkeen inta dhimatay iyo inta noolba u naxariisto. Amin!!!
@Xaawo_sharaf262
@Xaawo_sharaf262 3 месяца назад
My dream 15 pro max 😢 lk Hooyadey manta ma awoodo aabahey hadu noolan lahaa wu irumen laha riyadeyda miss you mommy and daddy 😢😢
@hindamaxamed715
@hindamaxamed715 3 месяца назад
Waxay maqlaysey malinkii ay asxaabtu ku lahaayeen cumeer baa ugu telephone qadiimisan ilahay ha u daayo❤❤
@FarxiyoMacalin-gh9hs
@FarxiyoMacalin-gh9hs 3 месяца назад
Walaalahay qaali aanku salino nabigeena Muhammed scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
@dhameystiran1274
@dhameystiran1274 3 месяца назад
May Allah have mercy on our parents in this world and hereafter ameen❤❤❤
@user-ws2tn6gc9h
@user-ws2tn6gc9h 3 месяца назад
Wallhi hooyo wa qaali alle hanoodaayo intey ka dhimatayna allaha unaxariisto😢❤ I mss you hooyo mcn
@user-uo3ug5sl6r
@user-uo3ug5sl6r 3 месяца назад
Maamo alle haku daayo cumeer
@user-lb4xy9xj7p
@user-lb4xy9xj7p 3 месяца назад
Masha Allah wllo allaha ku dayo cumer hoyo macan cumer adna hoyada dahab uso ibi plz
@MaryamoMohamud-wp3lj
@MaryamoMohamud-wp3lj 3 месяца назад
M.a cumeer ilaah hooyadaa hakuu deesto m.a hooyo mcn ilaah hanoo deesto ❤🥰💋💞
@dhameystiran1274
@dhameystiran1274 3 месяца назад
Hooyo Zahra much love ❤❤❤
@user-ox6xz5ux7q
@user-ox6xz5ux7q 3 месяца назад
M.a
@amiiraqueen2947
@amiiraqueen2947 3 месяца назад
Omg bro alle haku xiftiyo dhamantenba ❤🥹
@siciidomacalin5628
@siciidomacalin5628 2 месяца назад
M.a hooyo mcn alle haku xafido cumer adina alle haku barakeyo kii wanag un ka hesho alle hakaga dhigo horay usoco hooyo alle haku dayo 🤲
@MssFaraxsan2898
@MssFaraxsan2898 3 месяца назад
M.a❤❤🎉🎉 hooyo Mcn Allow Noo Dhaaf yarabi hoooyo Mcn hooyo 🎉🎉 Cumeer Bigfan wiilki yaraay kabax
@user-oi5id4sk4m
@user-oi5id4sk4m 2 месяца назад
Aad iyo aad
@aishaabdi4687
@aishaabdi4687 3 месяца назад
Miiskaas asad waxu nasib u leyahay in gift yada hooyo yaal ee iibiyeen lagu furo❤malin hore na koko camera deda ee haaf milyanka aa lagu furay ❤masha allah ilahey ha idin deeysto hooyo yaal anaga na ha no deysto❤❤🎉😢i miss you my mommy oo 4 years kala maqanhy ilahow ii xifdi nabad iyo cafimad na nagu kulmi love you my mom nadiifo shiiq Ali ❤
@user-nn2tj6gd7q
@user-nn2tj6gd7q 3 месяца назад
Hooyo marwalba waxee jeceshahay inaad Dunida ugu Sareeso anigaba waa is dhahay arintaas darteyd inee Kuugu gaday ❤❤ Love You Hooyo ❤❤
@Sahara-fc2bz
@Sahara-fc2bz 3 месяца назад
Masha Allah cumeerow marka hore waanLu salamay hooyo Sahra ilaahaycimri dheer haku siiyo anigaba xaley wan kugu farxad intaa kabadan waa uqalantaa keep going hormar wacan wan kuu rajeynayaa hooyo mcn iyo walalaha igu salam ❤❤
@nimcomohamed530
@nimcomohamed530 3 месяца назад
Hooyada dhiiga kacay😂 suu wiilkaygu ugu telephone qadimisanadaa teamka ay tagan tahay 😂😂 hooyo waa qaali ❤❤🫶🫶
@waxgarad6646
@waxgarad6646 3 месяца назад
Comment aan raadinayey adi waayi isku fikir ayaaan nahay
@user-cc4dq3sv1c
@user-cc4dq3sv1c 3 месяца назад
Wlhi ana niyada kuhyey
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 3 месяца назад
M.a hooyo mcn Allah ku xafido mamo sahro malin hore game ka asad fiirsatay asaga ugu number hoseyay iPhone 12pro max watay wlh hooyi dhiig leh ku dhashay Allah ku dhafo hooyo iyo dhaman inta hooyo unoshahay inte ka dhimatayna Allah unaxariisto
@bushraindhadeeqa212
@bushraindhadeeqa212 3 месяца назад
Cumer yare Hooyo mcn Alle haku dayo guulayso❤🎉
@abdinaasiraliahmed2371
@abdinaasiraliahmed2371 3 месяца назад
Hooyadeyy 7 sano isma arag ❤😭
@MissNajax
@MissNajax 3 месяца назад
Cumeer yaraanta hooyadjisa ka keeney❤ m.a Allah ku xifdiyo❤
@user-zk6tm6vq1n
@user-zk6tm6vq1n 3 месяца назад
Walal Waxaa kaa bariyaa inaad soo boo qato you tobe kayga gacmaha lugaha alaha kuu barageeyo plz plz plz plz plz plz plz plz plz ❤❤❤❤❤
@intisaam_cadey5
@intisaam_cadey5 3 месяца назад
Hooyadeyy lapa sano isma araggg 😭💕
@AnfaalSiciid-ri9qg
@AnfaalSiciid-ri9qg 3 месяца назад
Wlhi wan ilmyy hooyo mcnto alle haku naxariisto wn ku xzyy Wllky cumeer alle haku dayo hooyo Nimco weyn ayaad haysataa wlhi ilasho anig nasiib an hoyday ku arko xata mahelin alle janada ha igula kulmiyo insha allah 😭💔😭💔
@abusufian3824
@abusufian3824 3 месяца назад
Masha Allah no one is like your mother🤶 she is always be there for her children👶
@safamaxamed1695
@safamaxamed1695 3 месяца назад
Waxan galyna ani iyo asxaabtayda exam ee no so duceya in ilahy darajo fiican nasiiyo🤲aamin aamin
@shugrishire8745
@shugrishire8745 3 месяца назад
Hoyo sahra alle ha xfido pwe 😢why ani eryga hoyo mrka maqloyi u ooynaaa 😭
@Muniiiiitamaxamad
@Muniiiiitamaxamad 3 месяца назад
Hooyo mcn ilaahy hykaa xiftiyo aniyo intiii kastoo hoyadood u nooshahy❤😢❤❤
@munaibrahim9156
@munaibrahim9156 3 месяца назад
Hooyo wexee aragtay aan umaleynaa inee aragtay vedio ka asad oo cumeer oo ladhahayay adaa u talefon danbeyo 😢😢😢
@moogeapdkadir6844
@moogeapdkadir6844 3 месяца назад
Mom is everything wlhi hooyo kasta wey jeceshahag canugeeda iney ka farxiso ❤❤
@CafiifoXagaafe-qx4lk
@CafiifoXagaafe-qx4lk 3 месяца назад
😢😢😢alaha wlhi waaa ilmeyey hooyo mcmto ❤❤ hooyo sahro waaa fakarxisey cumeer ilaahey hakuudayo hooyo mcn Hoyo cunugaagana alaha kuudaayo ❤❤❤❤❤
@QueenHayatmoha
@QueenHayatmoha 3 месяца назад
Masha Allah wlhi hooyo mcn abaalkeda rabi baa gudi kara Allah abalkeeda janatul firdwsa haka yeelo😘❤
@AhmedbillowFarah-zm1ds
@AhmedbillowFarah-zm1ds 3 месяца назад
M.a mami cumer Allah hakudayo
@sayid5352
@sayid5352 3 месяца назад
asad oona shegin yaa mobil qadimaha wato habenki lalaha wlhy kawdi bag igu so dhacday masha alh ilahay mamoyinka janada gee danbigodana dhaf ❤
@Parksohye
@Parksohye 3 месяца назад
First waa iga dambysaaa like i sar😅
@Sumaya1771
@Sumaya1771 3 месяца назад
Wlhi hooyo qof ka wannaag badan aduunka ma joogo ilaahay hooyoyinkeen hano barakeeyo intii dhimatayna haw naxariisto wlhi yadoo waxba haynin xitaa naftay ku horee ilaahay abaalkiina janno haka dhigo aduunkana wax idin dhiba idinma tuso ❤🥺
@deqadalka9953
@deqadalka9953 3 месяца назад
Cumeer waa baari mashaa Allah hooyo cunigi baari u ah wlh xoog ee u jeclaanee guuleeso bro 🙏👍
@qalbiyadena1
@qalbiyadena1 3 месяца назад
M.a allah ha ino daayo hooyoyinkena ❤ dadna 15 logada Ilahow na arsaq aygana ubarke 😢anigan i sii 🤲
@qamarxaajimaxamed3360
@qamarxaajimaxamed3360 3 месяца назад
Cumeer 10 wiil ayuu u dhigmaa ilaahey hooyo mcn haku daayo
@naxwamohamed3928
@naxwamohamed3928 3 месяца назад
Mashaa Allah alle hakuu daayo abowe dhammntena hano daayo hoyo mcn
@Fathiibrahim5245
@Fathiibrahim5245 3 месяца назад
Ilaahy adiyo hoyada cimriga farxda haiin dhereeyo aabwe adna waliga uhdga nugloow i.a cimrigiiina hawaro❤
@dahawocali
@dahawocali 3 месяца назад
M.a cumeer hooyadaa alaha kudeesto Wlhi waa ilmeeyey 😢😢 aniga hooyaday ma.arg waligay alaha unaxariisto hadaa hooyo maqlo waa ilmeeyaa 😢❤
@Theboqran
@Theboqran 3 месяца назад
Illah ha unaxariiisto wll
@Sacdiya-s7q
@Sacdiya-s7q 3 месяца назад
illaahow hooyooyinkeena noodaaa❤❤💋💋
@user-us6hf1ki5q
@user-us6hf1ki5q 3 месяца назад
Qofka kaliya ku danqada ama ku dareemo xaladkasta ku jirto 😭😭😭😭 waa hooyo Allow unaxariiso hooyadey waa malin jimco ahee😢
@sawdaismaciil
@sawdaismaciil 3 месяца назад
Hooyo kasta way jecezhahy ilma heeda wayna la Jecezhahy wxksta oo wcn i ln uun helo ilmaheedo lkn Jeebka Hooyada ayy ku xidhan thy alle hay xafido maamoyinka❤
@f.mohamed4638
@f.mohamed4638 3 месяца назад
Hoyoo macaan waa qali walahi walalkey asad waa runta abalkeda lama gude karo illahow hoyoyinken damantod inta nool ino xafid inta dematayna unaxareso oo hoygodana janatul firdows AL aclaa kaa dig ya Rabi Rahman ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saharwafa7539
@saharwafa7539 3 месяца назад
Maasha Allaah allaha kuu deysto hooya macaan.
@sidra857
@sidra857 3 месяца назад
Mansha alh mom sahro alle haku sharfo sidaa uga farxisay wiilkaaga yaraa cumeer❤❤ hooyo waa qaali qiima badan
@roodoabdi7517
@roodoabdi7517 3 месяца назад
Hooyo mcn ilove you mamo😢
@user-sn4ps7tm2p
@user-sn4ps7tm2p 3 месяца назад
Mansha Allah cumeer aad ayan ogu farxay farxada hoyo ay kuxisay wlh waxan firsanayey vidio aha Yaa ogu talefon qadiim San cawana waw mansha allh illahay hoyo hakudaysto o hano daysto dhamantena hoyo Wa jano❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Далее
Аруси Точики ❤️❤️❤️
00:13
Просмотров 389 тыс.
БЕЛКА РОЖАЕТ?#cat
00:22
Просмотров 436 тыс.
لدي بط عالق في أذني😰🐤👂
00:17
Я ж идеальный?😂
00:32
Просмотров 96 тыс.
AFDUUB || HOOYO NAXDIN U DHIMATAY || WAALI & WAL WAL
41:01
Аруси Точики ❤️❤️❤️
00:13
Просмотров 389 тыс.