Тёмный

HOOYO GURIGA CUSUB AA MALEYSIA UGA QAADAY IYO SURPRICE KLE❤️ 

King Ceyda
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 213 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 4,7 тыс.   
@ApdallaApdallaAhmat
@ApdallaApdallaAhmat 9 месяцев назад
2024 waa lagaraay Ereyga QAB QAB waa kaa sugaynaa CEYDA 😂🤟🏽
@Mandeeqa
@Mandeeqa 9 месяцев назад
May jiro😂😂micnha 😂
@FardowsoIsak-ye7bd
@FardowsoIsak-ye7bd 9 месяцев назад
Wax baa helay cawa cryda
@Amiita-g1i
@Amiita-g1i 9 месяцев назад
Haa sheeg
@Wakawaka-k9l
@Wakawaka-k9l 9 месяцев назад
❤❤❤😊
@Hdiamond118
@Hdiamond118 9 месяцев назад
Haa waanu idinka sugeynaa😂
@anisodahir7015
@anisodahir7015 9 месяцев назад
Amiiira ha kula degto😂❤ team qab qab 2024 wa la garey micnihiiaasa no so dhega😂❤
@Demanlu
@Demanlu 9 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂 wasugi ladahy myaa😂😂
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 9 месяцев назад
Amiiro ha kula Dagto aa😮ar sug adne ddkaan qoorta ha isku galin nee waa walaalo 😂😅😊
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 9 месяцев назад
😂😂😂
@AbdiVariid
@AbdiVariid 9 месяцев назад
Amiira ha kula soo adeegto iyada funny ah wlhi oo waji furan oo farxad miidhan ah 😂😂❤
@faraxaxmed8174
@faraxaxmed8174 9 месяцев назад
Hooyo nabad ilaahay ha keeno adeegana amiira qurux ama koko bulle king cayda 😂❤😢by qabqabna wan sugaynaa 2024
@xuseenalmakhzoumi4516
@xuseenalmakhzoumi4516 9 месяцев назад
Amiinra qurux inay kula soo adeegto waliba mac macaanka soo kusii diyaariso guriga Hooyana allaha nabad keeno
@Aniiza_queen
@Aniiza_queen 9 месяцев назад
InTa igu raacsan iney Amiiro Laso Adeegto😂😂❤
@FarxiyeIbraahim-it5jv
@FarxiyeIbraahim-it5jv 9 месяцев назад
Ana kugu racsan❤
@FarxiyeIbraahim-it5jv
@FarxiyeIbraahim-it5jv 9 месяцев назад
Ana kugu racsan❤
@FarxiyeIbraahim-it5jv
@FarxiyeIbraahim-it5jv 9 месяцев назад
Ana kugu racsan❤
@fatxoabdinasir3200
@fatxoabdinasir3200 9 месяцев назад
Wa kugu raacsanahay
@haliimomahamod5435
@haliimomahamod5435 9 месяцев назад
Ani❤😂
@ShukraanFaarax
@ShukraanFaarax 9 месяцев назад
Amiira Qururx Wado Ayadaa Dumara Oo Waxkaste Fahmaysee Tan Kale Waa la Garay Qab Qab No Sheeg😂❤😊
@mrsstaryoutuber6700
@mrsstaryoutuber6700 9 месяцев назад
ceyda yaawaaye qofka kaamiradahaayo yaawaayaneh aboo iisheeg 😊😊
@nuuriofficial2977
@nuuriofficial2977 9 месяцев назад
Amiira is the best 😂😂😂😂😂
@AxmedMooge-d5z
@AxmedMooge-d5z 9 месяцев назад
😂😂😂
@sabrinsalimyuusuf4089
@sabrinsalimyuusuf4089 9 месяцев назад
Maalmihiisa waaye wllhi wjigiisa frxad bdanaa ka muuqato Masha allah ilhey hkuu siyaadiyo🤲🤚nabad ku kulma frxadna ku wada jooga🤲❤️📿
@Muna_qaali
@Muna_qaali 9 месяцев назад
Amiira qurux hakula soo adeegdo cayda codsi weeye😢🎉❤❤
@maryanqurux9378
@maryanqurux9378 9 месяцев назад
Amiiro qurux hakula soo adeegto wayoo wax walibo wey ku fcn tahay❤
@AyaanXuseen-g2w
@AyaanXuseen-g2w 9 месяцев назад
Amiiro hakula soo adeegto Masha Allah qurux waaye gurigu hooyo intaa kabadan istaahishaa Allah kuu xifdiyo hooyo 🥰🥰❤
@ilhaan_sweet
@ilhaan_sweet 9 месяцев назад
Amiira qurux hakula soo adeegto wax walbo guriga ka dhiman iyadaa kula soo gadeyso ❤😊
@ZakiaAliHassan
@ZakiaAliHassan 9 месяцев назад
Amira qurux hakula soo adegto muuqalkana soo duub cayda ❤
@bishaaroadan6992
@bishaaroadan6992 9 месяцев назад
Mashalllah Ceyda wa iwaloYsaa Legend hooYo macan allaha nabadkeeeno Caydaruuz wan ku wata🙏🏾❤🐐🐐
@ZamzamCumar-yv1mt
@ZamzamCumar-yv1mt 9 месяцев назад
Amiira hakula soo adeegto waayo waa gabadh❤inkastoo manta aad iga qoslisay😂😂😂😂😂
@samiabeauty76
@samiabeauty76 9 месяцев назад
Amiira hakula soo adeegto 🥰❤team qab qab 2024 waalagaareeh micnihiisa idinkasugaynaah 😂😂
@foosiyasiciid4471
@foosiyasiciid4471 9 месяцев назад
😂😂🤔🤔🤔
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 9 месяцев назад
😊😅
@jawaahirjuju2010
@jawaahirjuju2010 9 месяцев назад
amiira inta ila raacsan like 👍
@Jamaadchannel-o9n
@Jamaadchannel-o9n 9 месяцев назад
Amiiro ❤ hakula soi adeegto ceyda hooyo alah nabad ha kukeeno m.a ❤❤
@Samaraqueen-d1e
@Samaraqueen-d1e 9 месяцев назад
Amiiro qurux ayaa taqano ayada wado wll ceyda insha Allah ilahy hooyada nabad hakugu keeno wll ceduruus😊😊😊
@NajmaMohamed-w6r
@NajmaMohamed-w6r 9 месяцев назад
Ufff your best friend cumeer knows everything
@user-iqro
@user-iqro 9 месяцев назад
Amiro qurux❤❤
@لولوالعلي-ز5ز
@لولوالعلي-ز5ز 9 месяцев назад
Nabiga qofka kusaliya alaah ayaa 10 jeer kugusalinaayo kusali nabigeena suuban sala laahu calayhi wasalam💖💖💖💖
@ayanayaninasaida9222
@ayanayaninasaida9222 9 месяцев назад
صلى الله عليه وسلم❤
@zahraomar9359
@zahraomar9359 9 месяцев назад
Scw
@Aisha_Ahmett
@Aisha_Ahmett 9 месяцев назад
Amiiro kula so adegto rajeynaa I.a I can't wait mom Allah Hanowada daayo Hoyoyinkeyna Amiiiin yarapi 🤲🤲
@KhawloKheyr
@KhawloKheyr 9 месяцев назад
Amiiro😊😊😊😊 walal
@Sacdiyo937
@Sacdiyo937 9 месяцев назад
Soomaha is aroosa yaaqee amiiradeyna iyo king Ceyda❤❤❤
@fatmina.qalbiisaafi7003
@fatmina.qalbiisaafi7003 9 месяцев назад
❤❤❤❤Amirax is the best and it’s supporting everything to go shopping 🛒 and it’s the one and only parsons I loved 🥰 Amirax Amirax
@nananasriina1306
@nananasriina1306 9 месяцев назад
Amiira qurux hooyana Allah u soo fududeeyo safarka horey u soco kind ceyda mashaa Allah ❤❤❤
@Sap717
@Sap717 9 месяцев назад
Koko bulle plz ceyda
@fatxoabdinasir3200
@fatxoabdinasir3200 9 месяцев назад
Awalan guriga wa qurux masha allah hooyo welcome to Malaysia waxaan rab naa amiira qurux in ay kula soo adeegto mida kale 2024 wala gaarey qab qab aa rabnaa in aan ogaano so dhaqsadaa ceydaviuo amiira😂😂😂
@user-vd9js9xt8e
@user-vd9js9xt8e 9 месяцев назад
Amiira qurux kula si adegeeso inshalah❤ Ceyda wa codsii Iso sheeg guriga meqo eku qateen intaas kirda meqo cml 😊
@sumeyashariff3605
@sumeyashariff3605 9 месяцев назад
Amiira is the best for that work💯❤
@muxibojaamac3574
@muxibojaamac3574 9 месяцев назад
Amiira hakula soo adeegto insha allh waan jecelahay markaad adi iyo amiira wada socotaan waa fanny ❤❤❤😅😅😅
@anasluckyboy9465
@anasluckyboy9465 9 месяцев назад
The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰
@akramyaaraamvlogs7076
@akramyaaraamvlogs7076 9 месяцев назад
Mمحمد ﷺ.
@NafisaMohamed-vf2mc
@NafisaMohamed-vf2mc 9 месяцев назад
🤲🤲🫶🫶🫶👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️
@Nadwa-s5o
@Nadwa-s5o 9 месяцев назад
Aamiira hakula soo adeegto 😂😂😂❤😊
@Khaled-Qanciye
@Khaled-Qanciye 9 месяцев назад
Amiira adeg mataqan iyadaa looso adegaa
@Nadwa-s5o
@Nadwa-s5o 9 месяцев назад
@@Khaled-Qanciye wah way taqaanaa
@Aluu0202
@Aluu0202 9 месяцев назад
@@Khaled-Qanciyeyaaaan laguuugu qoslin 😁wax kle shegto waysay mii 😂😂
@Quenqurux-l1i
@Quenqurux-l1i 9 месяцев назад
Ceyda ereyga qab qab noo soo sheeg 2024 waa lagare see cml
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 9 месяцев назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😢
@safiyomohamed-kx8db
@safiyomohamed-kx8db 9 месяцев назад
Scw❤
@shushuahmed2642
@shushuahmed2642 9 месяцев назад
Scw scw scw ❤️
@Shucaybmaxamed16
@Shucaybmaxamed16 9 месяцев назад
Na aamu dhilo nebina ma taqaanide
@fatxoabdinasir3200
@fatxoabdinasir3200 9 месяцев назад
Scw scw scw scw
@maxamedcusman1158
@maxamedcusman1158 9 месяцев назад
Ko koo bulle adeega hakula soo adegto
@hafsahayaat7768
@hafsahayaat7768 9 месяцев назад
amiira hakula so adeegto waa iskuraacnay anaga dhan rer comments 😅❤🎉
@aamiindaadmadheedhofficial6145
@aamiindaadmadheedhofficial6145 9 месяцев назад
Amiira ha kula soo adeegto 😂 team qab qab like ku camira 😂😂
@umulhasan7466
@umulhasan7466 9 месяцев назад
adega amiira qurux hakula so gado coz iyada decorating qurux badan taqano🥰😁hooyo gorme imane nosi sheg ceyda
@ajwaabdulqaadirajwa1648
@ajwaabdulqaadirajwa1648 9 месяцев назад
𝗮𝗺𝗶𝗶𝗶𝗶𝗿𝗼 𝗵𝗮𝗸𝘂𝗹𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝗮𝗱𝗲𝗴𝘁𝗼 😂😂❤
@najuumbilcan9301
@najuumbilcan9301 9 месяцев назад
Amiira kaxayso yada inan ah oo fahmaysa waxa guriga ka dhiman insha allaah
@shamsodaahir6577
@shamsodaahir6577 9 месяцев назад
Hooyo nabad Allaha ku keeno wiil baari ayaa tahay Allaha ku barakeyo ceyda
@PrinceMaheeshPrinceMaheesh
@PrinceMaheeshPrinceMaheesh 9 месяцев назад
Ani fikirka waxan qabaa in ay Amiiro kula Soo adeegto Insha Allah ❤❤
@Leylajafar-m5s
@Leylajafar-m5s 9 месяцев назад
Waxan rajaynaya inay amiira kula soo adegto insha Allah inay Hooyada nabad aykugu timadan rajaynaya
@hodacabdi295
@hodacabdi295 9 месяцев назад
Amiira qurux hakula soo Adegto ceyda😊
@fatimaibra3819
@fatimaibra3819 9 месяцев назад
Amiiro qurux yaa kalahee qosolkiina ayaan jecelyahay ❤
@XaabiiboSarareey
@XaabiiboSarareey 9 месяцев назад
Amiiro qurux ha kula soo adeegto Team qabqab❤❤
@boqollelyrics5296
@boqollelyrics5296 9 месяцев назад
Amiiro Hakulaso Adegto Zxp Ilahay Hooyo Hanbad Qabkeno Amiin
@Niirabas
@Niirabas 9 месяцев назад
❤❤hooyo soo dho woow ceeda hooyomarkee imaa do lambarkoow Amiiro soobar midaas lee iibalan qaad😊
@raxmiishaabdullahi4124
@raxmiishaabdullahi4124 9 месяцев назад
Amiira qurux hakula so adegto insha allaah wan sugena hooyo iyo qofka la socodo waxa u sii hore mariina welcom to wilkada mami🥰🥰🥰
@Xamseisko-x3t
@Xamseisko-x3t 9 месяцев назад
Amiira is the best wllhi ceyda ❤😂
@Bushraahmed444
@Bushraahmed444 9 месяцев назад
Amira quxux iyada kala taqana please iyada wadi cayda 🎉❤❤
@Ikranadan82
@Ikranadan82 9 месяцев назад
Amira quruux qaab qaab's together ❤️ ♥️
@Ikranadan82
@Ikranadan82 9 месяцев назад
Amiro hakulasoadegto nh
@ikrammohamed3036
@ikrammohamed3036 9 месяцев назад
Amiira ha kula so adeegto bro🥰 hooyo neh nabad Allah kugu keeno❤
@NasirMohaedArahman-pc8tm
@NasirMohaedArahman-pc8tm 9 месяцев назад
Ereyga qab qab noosoo fasir 2024 waa lagaaray❤
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 9 месяцев назад
Mashaalah 😂hooyo waxkasta waa istahisha ilee waa poqorad ilahey hooyadey mcn xajka aan geyo Ishaalah ina soducey inee irumowodo asaxbey ❤❤❤
@ayaanabdi7519
@ayaanabdi7519 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤
@Haniabdikariin-w5o
@Haniabdikariin-w5o 9 месяцев назад
Dhamtena insha allah
@fatxoabdinasir3200
@fatxoabdinasir3200 9 месяцев назад
Allaha kuu sahlo wall
@NafisaHaaji51
@NafisaHaaji51 9 месяцев назад
I know waxaa rabtaa inaa Amiiro ku dhahno😂lkn Amiiro soo wado ina adeer Tan kle hooyo Alle ha sama keeno❤guuleyso poweh😘
@farduuz
@farduuz 9 месяцев назад
amiira qurux hakula so adeegto hooyo alle hano nabad keeno wll cayda❤❤❤
@abdimohamedDahir
@abdimohamedDahir 9 месяцев назад
amiir is best iyaadaa u karti badan meesha❤
@RIDWAYUSUFMOHAMED12345
@RIDWAYUSUFMOHAMED12345 9 месяцев назад
Ani fikradayda gabar hakula soo adeegto waliba amiiro ama adna sababto aha ayagaa guri daga alaabna gadi kara ,adna waa ilmooley hadaa waydo Amiiro ugu macquulsan ❤
@IfraxxaajiXaji
@IfraxxaajiXaji 9 месяцев назад
Jah aqalkodi aroska adeganayaan inad sodhahdaan marbtaan😂
@fatxoabdinasir3200
@fatxoabdinasir3200 9 месяцев назад
Jah wuu neceb yahay ceyda wuu ku maqal😂😂😂
@RIDWAYUSUFMOHAMED12345
@RIDWAYUSUFMOHAMED12345 9 месяцев назад
​@@IfraxxaajiXaji maba aaman sani amiro iyo cayda is raba
@King_siciid
@King_siciid 9 месяцев назад
Amira hakula soo adeegto blease ilay gabar baa gabartaqaanee blease wiil muxu garanayaa😢😢😢😢😢
@nafisamohamed3574
@nafisamohamed3574 9 месяцев назад
Amiira hakula soo adeegto😊
@SacdiaAbdullahi-i9i
@SacdiaAbdullahi-i9i 9 месяцев назад
Amiira hakula zoo adeegto t.kle ereyga qab qab kaasugeynaa 2024 waalagaaray
@Hanaansan
@Hanaansan 9 месяцев назад
Qabqabow amiira waayo dhankaa ayadaa ku fiican ragu wax ma ogee video gaa caawaa kaa sugeynaa dee booweeee❤ hooyo jimcaha and sabti wey kula joogtaa saa filaayo qofka la socdo inuu noqdo qofkaa niyada ku haayo lafteydu sheegi maayo oo boowe allaha kuu nabad keeno hooyo xiligaas na waxyaalo badan baanu kaa filaynaa ogow❤❤❤❤❤❤
@Amal_dherey
@Amal_dherey 9 месяцев назад
Amiiro hakula so adeegto❤😂😂teda kle macnaha qab qab wa sugeona 2024 wye😂😂
@LiimoLove
@LiimoLove 9 месяцев назад
Amiiro ha kula so adegto ceyda❤❤❤❤
@NasteexoCabdi-qp9vm
@NasteexoCabdi-qp9vm 9 месяцев назад
M.a aboowe illaahey ha kuu keeno anni walaahi sannad kii hore xilliggaan oo kale farxad ay iiahaayd sabab tooah hooyo macaanto ayaa iitimid 2sano kadib farxad wallahi aboowe sidaan ufar xay ookale kuullafarxay adna
@ruuniitaamussa9234
@ruuniitaamussa9234 9 месяцев назад
Amiiro qurux hakula soo adeegto team qabqab😂😂
@MasnaMaxamed-n1w
@MasnaMaxamed-n1w 9 месяцев назад
Aamiira kula soo Adeegto 😊
@ilyaasfaarax3279
@ilyaasfaarax3279 9 месяцев назад
Amiiro qabqab markaa isla socotiin funny😂❤amiiro hakula soo adeegto❤❤❤❤
@AishaMohamud-tz3jq
@AishaMohamud-tz3jq 9 месяцев назад
Cayda amiira qurux kaliya hakulasoo adeegto
@abyanabdulahi
@abyanabdulahi 9 месяцев назад
Amiiro hakula soo adeegto insha alaah❤❤❤
@NiciimaMaxamed-ko3of
@NiciimaMaxamed-ko3of 9 месяцев назад
Mnsha allh ceyda yaa kle hee 😂😂ee kula soo adegya qab qab jogtabee amiiro qurux wado wll allena hoyo caafimad qab ha inogu keeno❤❤❤
@safiyamohamed8174
@safiyamohamed8174 9 месяцев назад
Hooyo Macaan ❣️ Alle haa noodaayo 😢 Amiin Amin yaarabi 🤲
@SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
@SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp 9 месяцев назад
Amira qurux Adegedana wuu qurxanyahay inta ila araktay like
@MakoQuruxsan
@MakoQuruxsan 9 месяцев назад
Wow Guriga lagama sheekeyn karo❤❤hooyo Allah nabad iyo aafimaad ku keeno insha Allah❤❤❤❤Amiiro hakula soo adeegto caydoow❤❤
@MaryamaMohamed-re3ug
@MaryamaMohamed-re3ug 9 месяцев назад
Amiira qurux hakula so adegto❤️💫✌️😊
@AyaanMohamud-m4s
@AyaanMohamud-m4s 9 месяцев назад
Wah😂😂 koko is jecelyihine😂
@MaryamaMohamed-re3ug
@MaryamaMohamed-re3ug 9 месяцев назад
@@AyaanMohamud-m4s Mayeey Amiira dheh😂
@Juusto-o4b
@Juusto-o4b 9 месяцев назад
@@AyaanMohamud-m4sriyo miyaaa taaas 😂😂
@Nadarey
@Nadarey 9 месяцев назад
Masha Allah guriga ❤ illhay hanabadkeeno hooyadaa Amiira hakula soo adeegto❤
@Hihi_Ahmed23
@Hihi_Ahmed23 9 месяцев назад
Hooyo dhawaan way ii iman doonta wa kalmada ugu badan ee ceyda ku celcelinyo mar kaliyan insha Allah ma raacinayo bro ilaaheyba og wax qeybka ku maqan hooyada ilahey nabad ha kugu keeno lakin kelmada Insha Allah marna haka tagin
@KaafiyoKaafiyo-x4m
@KaafiyoKaafiyo-x4m 9 месяцев назад
Amiira so qabo Ceyda iyadan ku heesana anaga 😂😂❤
@mamadhoofo4464
@mamadhoofo4464 9 месяцев назад
Amira nh iyada gabaraa iyada fahmi karto sharaxaada guriga ❤😊
@ZaynabLiki
@ZaynabLiki 9 месяцев назад
Amiira qurux hakulasoo adeegto ma cidkale ayaa jirtaba ❤❤❤❤
@abdirizaqmohammed
@abdirizaqmohammed 9 месяцев назад
Amira hakula soo adeegto
@Nalkanuura5
@Nalkanuura5 9 месяцев назад
Masha Allah hooyo Allaha nabad keeno Amiiradeena yaa kale hee ❤❤❤ Waan sugaynaa macnaha qabqab 🎉🎉
@Qalbidajisoteam279o
@Qalbidajisoteam279o 9 месяцев назад
Amiira qurux hakula soo adeegto🎉🎉
@FaizaAbdulle-w8i
@FaizaAbdulle-w8i 9 месяцев назад
Amiiro waayo Waa Qof Masha Allah. Hada neh Waxa Guriga laga rabo wey Taqanaa
@Yuslim_somali_CR7
@Yuslim_somali_CR7 9 месяцев назад
Waxaa Kulasoo adeegaya Amiira qurux iyada iney Kula soo adeegto ayaan Jeclaan lahaa brother ❤️ Hooyo iyo Walaashada ayaa imaanayan sidan filaayo Kagudub midaas illah hanabadkeeno anyway 🇸🇴🇲🇾🔥
@cusmaancumarshiikh4974
@cusmaancumarshiikh4974 9 месяцев назад
Maashaa allaah guriga aad ayuuw u qurux badan yahay hooyane allaha nabad keeno amiiro hakula soo adeegto guuleeyso sxb
@hamdiDaahir-pb9qk
@hamdiDaahir-pb9qk 9 месяцев назад
ani waxan jeclaan lahaa amiiro inaa kulasoogado😊🎉😅
@XAAWAGAABO
@XAAWAGAABO 9 месяцев назад
Wn shiixoyaa🙈😂😂😂😂 Mamada mrkee imato kdib aroos kuxiko qabqab jah😊😂
@Aluu0202
@Aluu0202 9 месяцев назад
@@XAAWAGAABO😂😂😂anaga dhan shiiiixooono 😂
@XAAWAGAABO
@XAAWAGAABO 9 месяцев назад
@@Aluu0202 somhn halawada shiixo waye marka😭😂😂
@user-rahmaaaaaaa
@user-rahmaaaaaaa 9 месяцев назад
Amiira hakula soo adeegto❤
@AmiiraMohmed-rk8je
@AmiiraMohmed-rk8je 9 месяцев назад
Mashalla❤❤❤ Guriga aad ayuu u quruxbadan yahay gaar ahaan miiska qadada inaba cadi ma'aha
@Ikruuusha
@Ikruuusha 9 месяцев назад
Amiiro qurux ❤yaa kle hee caydow qabqab na waa kasugayna😅😅😂
@shukriali2322
@shukriali2322 9 месяцев назад
amiiro qurux hakula soo adeegto aboowe waa codsi amiiro weykala kase adeega guri ❤❤❤❤❤❤ ceyda adi iyo amiro arooska nagaso dadajiya sandka cusub wala gale hanoga bixinina balanta anka wan islken jecelnhe ceyda amiiro guurka adi usobandhigo dadaka waxey kudhahay ha dhageysan tado kaliya firso aboowe waa gabar kugu sobexeeyso
@Ali847-q3i
@Ali847-q3i 9 месяцев назад
Talo fiicana siisay 👏🏻👏🏻👏🏻
@Asma22-l1g
@Asma22-l1g 9 месяцев назад
Aniga waxaan jeclalahaa amiiro pls❤❤😊
@huseinomar8637
@huseinomar8637 9 месяцев назад
Amiira qurux hakula soo adeegto ama koko bule thanks
@hanimoha3107
@hanimoha3107 9 месяцев назад
Koko hkula soo adeegto Inta igu raacsan☝️
@Ayaanrahiim-kp8eb
@Ayaanrahiim-kp8eb 9 месяцев назад
2.6k comment hadaa iga dhex aragtay legen baa thy keep goin wlkey ceyda amiiro hakula soo adeegto❤❤❤
@deeqoduniyo7454
@deeqoduniyo7454 9 месяцев назад
Ceyda hal qabsiga 2024 mia yeah 😂teeda kale ilaaheey hooyo hasama keeno iaydoi caafimad qabto insha allaah ❤adeegana amiro aan dortay maadaana ey gabar tahy adeega ku fcn tahy marka saas waaye❤❤❤❤
@Samiya7.
@Samiya7. 9 месяцев назад
Amiira hakula soo adeegto Hooyana nagu salaan ❤
@mariamali5060
@mariamali5060 9 месяцев назад
Masha Allah home very beautiful hooyane nanad Allah hakugu keeno Amira qurux hala soo adegto insha Allah
@Xafso-fi4xx
@Xafso-fi4xx 9 месяцев назад
Amira qurux wkula soo adeegto hooyana alle hanabad keeno❤🎉wllkey
@xawo.mahamedaz9071
@xawo.mahamedaz9071 9 месяцев назад
Inta ila argty inu ceyda hooyadi u geynsady marku 600k galo ladabal dagto u raabo jah😊❤😂
@fardowsocali8814
@fardowsocali8814 9 месяцев назад
Amiira ha ku la so adegto😂😂
@Sahara-fc2bz
@Sahara-fc2bz 9 месяцев назад
Mashaallah Amiira qurux is not easy ❤❤
Далее
Welcome home my love Koko bulle
0:25
Просмотров 42 тыс.