Тёмный

Hooyo la dagaalantey rag AS ah oo dili rabey askar Soomaliyeed oo caawa nafteda ay halis ku jirto 

MUNASAR MAXAMED
Подписаться 174 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

Muuqaal jalbi jab ah :- Hooyo la dagaalantey rag AS ah oo dili rabey askar Soomaaliyeed oo caawa nafteeda ay halis ku jirto, jidkana jiifta| U hiili oo sii gudbi.

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 44   
@AbdifataahAlii-zh3nk
@AbdifataahAlii-zh3nk 7 часов назад
Hooyadan ilinteda sida ugu dhaqsiyaha badan haloojojiyo fadlan😢😢😢😢😢😢
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 7 часов назад
Ilaahow badbaadi InshaAllah
@geenyodila9095
@geenyodila9095 7 часов назад
Dowlad wax kala jecel ma ahan wax ay badbaadinayan ma leh uh eeshman dowlad waaye waxan cambuulo iyo moxog cunow ayey ahayen Ilaahow u gargaar 😭😭😭😭😭😭
@abdi85237
@abdi85237 6 часов назад
Hooyo alle ha badbaadsho❤❤❤❤
@ubahjimale8666
@ubahjimale8666 7 часов назад
Waa hooyo sharaf leh o geesiyad waana in la caawiyo laga farxiyo caruurta agoonta ah somaliyeey please
@farxiya267
@farxiya267 7 часов назад
Allahuakbar😭😭😭😭😭😭😭
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 7 часов назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
@HGg-ev2wr
@HGg-ev2wr 45 минут назад
الله يسعدك يا ماما الدنيا والاخره يا ربي❤😢
@sulemandahir9208
@sulemandahir9208 6 часов назад
hala caawiyo please 🙏
@Sheekhduulaaye
@Sheekhduulaaye 7 часов назад
Allow u gargaar
@XUSEENXuseen-t6c
@XUSEENXuseen-t6c 7 часов назад
Asxaan hasameyn shar kuuma timaado aa ladhahay, ilaahey ha ugargaaro
@farxiya267
@farxiya267 7 часов назад
Ciilbadanaa oo dowladaan xaasid saanaa HooyoMacaan illahayow cadawga kaa ilaali
@User_19567
@User_19567 7 часов назад
Amiin ya Allah
@SaaroCali-xz4to
@SaaroCali-xz4to 6 часов назад
Aamiin
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 6 часов назад
Ilaahow ugar gaar
@MAJIDSHEEKO
@MAJIDSHEEKO 7 часов назад
Waa sax❤
@SaaroCali-xz4to
@SaaroCali-xz4to 6 часов назад
Illaahow kuxafit adiga iyo ciyalkaga😢😢😢
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 7 часов назад
Maskin hoyo macn waaka xumhy yaa raabi
@farxiya267
@farxiya267 7 часов назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ShamisAli-r3u
@ShamisAli-r3u 5 часов назад
Allah bad badiyo maskinta somaliya askarteda sidaas darogada melah kula jirta ee amanka magalada inee sugan is ka daye naftoda ilaalin karin mamadan inta kale waxay tahay inee ka amusan shacabka shabab ha layan daroogis tayasha gabadheda allaha caafiyo
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 23 минуты назад
Gabadhaan lacag Haloo uruuriya Hana u guurta Jiga jiga ama Hargeisa ama Garowe meelahaas wey ku badbaadi weyn kashaqeysan kartaa
@user-qs6ij5ln1h
@user-qs6ij5ln1h 6 часов назад
Sxb sare wasax sxb sare
@DecksAbdul-ck4sw
@DecksAbdul-ck4sw 7 часов назад
😢😢💔🤲🏽🤲🏽
@adoonaleadoonale
@adoonaleadoonale 13 минут назад
Rag qayilaaya askar lamadhihikaro Wayo naftooda madifaacikaraan dadkale warkooda iskabadaaye
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 3 часа назад
😢😢😢😢😢😢😢
@aishafarah5500
@aishafarah5500 3 минуты назад
@Munasar fadla Gobolka Sool u soo dira
@AaminaMualim-abdule
@AaminaMualim-abdule 6 часов назад
Isagasoqax meshaas dowlad kamajirte kuwaas wa kuwa dadka losodiray iney dhibateyan ALLAHA Kabixiyo abyo adiga iyo carurtada
@ayaanleabdule4715
@ayaanleabdule4715 3 часа назад
Asc Munasar lama galo Dakane Somaliyeed Dad is Dagaalayo lama dhax galo Hooyadan Allaha u kaal meeyo Dowlad na ma jirtee Dadka Somaliyeed yeey is haligin Xasan Madharge wax u qaban maayee ha dalbato Cafis Dadkeeda na dhinac ha ka raacdo
@omerhassan3041
@omerhassan3041 7 часов назад
Laaxawla walaa quwati ilaa bilaah! Iyagana baaburo qafilan oo aan xabada karin ayeey ku socdaan! Shacabkii ay u dhaarteena waa dayacan yihiin! Walee aakhiro war weyn ayaa jira.
@User_19567
@User_19567 7 часов назад
Wa ruta Allaha nabad badiyo
@sallabdull3048
@sallabdull3048 Час назад
MAXA GELIYAY.AFAARAHAAS,,MEESHAAS MA DOWLADÀA JIRTO..TUUGA JOOGTAA
@sulemandahir9208
@sulemandahir9208 6 часов назад
sorry
@AaminaMualim-abdule
@AaminaMualim-abdule 6 часов назад
Aniga waxaan fahmi waaye nabarka hormud yasosiiyo lafkasto weysohelayan aniga Hurmuud aba As ushaqeyso ufika
@HakimaAli-o9q
@HakimaAli-o9q 6 часов назад
Askar qayileysa askar maaha sharafna maleh ayagaana dayacan maxey amni sugayaan aan aragno dowlada hadey badbaadineyso
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 6 часов назад
Kuwan qayilaya oo wada cabeysa dal iyo shacab iskadaaye wixii ey dhaleen ayeynan ka war heynin’ maamada waxey qabatay shaqadii loogu tala galay askarta qayileysa
@luulaliabdullahi1492
@luulaliabdullahi1492 7 часов назад
👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️👊👊👊
@Shamuuri_official393
@Shamuuri_official393 4 часа назад
Hooyadaan allaa wax dilee yeysan cabsan dowlad waxna ma badbaadin karto maalinteeda ayey dhimanee indho shareer xiro dheh mala fahmi karo
@Fadomocsman
@Fadomocsman 4 часа назад
😢😢😢
@khadarcabdi1585
@khadarcabdi1585 3 часа назад
Asc. Share
@عبدوحد-ح9خ
@عبدوحد-ح9خ 2 часа назад
😢😢😢😢
@beryalex1798
@beryalex1798 6 часов назад
nikaan waa shabaab! waxuu iska dhiaa nin somaliyeed
@Abusaliim30
@Abusaliim30 15 минут назад
Ha loo kaco.. Ugu yaraan 1$ utuur ilaahay dartii
@sakariehassan2702
@sakariehassan2702 7 часов назад
🥲🥲
@امنور-م4ح
@امنور-م4ح 4 часа назад
😢😢😢😢😢😢😢
Далее