Тёмный

HORDHAC: Taxanaha Kabasho | 2022 

Hamda Hussein
Подписаться 79 тыс.
Просмотров 1,6 млн
50% 1

Taxanaha Kabasho waa dhaymo-nafeed oo aan rajaynayo in rarka iyo raadadka culays ee noloshu sida maalin laha ah inoogaga tagto aynu kaga raysanno.
In this series; the aim is to bring together the power of healing🫀& soulful awakening.🧠

Опубликовано:

 

2 дек 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 46   
@abdiduran6061
@abdiduran6061 2 года назад
Waan ku caajisay camal la'aanta iyo buuqa social media. Waa wax lagu farxo inaan social media ka helay qof si dagan, cilmi iyo waayo aragnimo leh u hadlaya. Mahadsanid
@Rabiyownabadbaadi
@Rabiyownabadbaadi 2 года назад
Walaalo noogu soo dhakhso ilaahay adiga iyo waalidkaa iyo walaalahaba haka raali noqdee. Noloshu way imtixaano.badan tahay waxay u baahan tahay in aad ku xidhnaato qof aqoon leh hadalkiisa runtii waa daawo jisakalah khayr walaalo xamda yar ilaahay haku dhowro
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 2 года назад
Aameen , wa Iyaaki gacalo 🤲♥️
@abdinasirmagool8608
@abdinasirmagool8608 2 года назад
Waan sugaynaa taxanahaas, Ilaahay idankii wax badan ayaan ka faa'iidi doonnaa. Mahadsanid Xamda.
@najaaxbaashe4247
@najaaxbaashe4247 2 года назад
I cant wait ❤ plz quickly
@abdihaitham8513
@abdihaitham8513 2 года назад
welcome back ustd al sheeikh hamda hussein shukrn shukrn xafi dullah allahuma baarik
@hoodoabdirahman3766
@hoodoabdirahman3766 2 года назад
Welcome back sister Love you
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 2 года назад
🙏♥️
@Bishar-to6zf
@Bishar-to6zf 2 года назад
Masha allah wllo jazakallah for every thing
@karaamapoy568
@karaamapoy568 6 месяцев назад
maan sha allah ilahy haku barakeeyo ustadii 😊😊
@intriguingchanelofficial5275
@intriguingchanelofficial5275 2 года назад
Waa guubabo iyo gacan qabasho 😕 mnzha allah Rahmanku haku siyaadiyo caqliga wll
@samiiraosmanabukar8170
@samiiraosmanabukar8170 2 года назад
Welcome back abayo ❤️
@najuum2550
@najuum2550 2 года назад
So dhawoow wll aadban ku jeclay fbgana kaala socdaa waxan rajeynaya siday ducooyinki ramadaantu i anfaceen anigiyo dad badanba in hadana wuxuun ka faaidi doono guuleyso quruxeey ❤️💯
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 2 года назад
Bi’dniLaah way ku anfici gacalo ♥️Ilaahay haku Jeclaado 🌸
@habsamegraphics6508
@habsamegraphics6508 2 года назад
ALLE HAKU SHARFO WALAL❤
@hodanesse8265
@hodanesse8265 2 года назад
Mnsha allah waa barnamij wax badan laga faiidayey
@libanmilano673
@libanmilano673 2 года назад
AAD IYO AAD BAN UGU FARXAY IN AD NAGA AQBASHAY CODSIGII DUCOYINKA IN AD INO WADO JISAKALAHI HAMDA HUSSEIN ADIGA IYO DHAMAN WALIDKA INSHALAH
@abdirizakfarah7166
@abdirizakfarah7166 2 года назад
So dhawow hamda luul❤
@ibrahimmohamedomer4889
@ibrahimmohamedomer4889 2 года назад
Hamda waxaan maalmahaan dambe ka cabanayaa xifdis la'aan iho fahamdaro laakiinse Alle wayne baan ka baryayayaa inuu faham, xifdis iyo xusuus aad u sreysa uu isiiyo adigana waxaan rajaynayaa inaad talooyin isiindoonto
@user-sk7fz9yi8g
@user-sk7fz9yi8g 2 года назад
Welldone wll❤️👊
@marianmohamedtawakal
@marianmohamedtawakal 2 года назад
Waa taxanne qurux baddan waan la socon doonaa haduu alle idmo, Mahadsanid imbaddan Hamdaay❤
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 2 года назад
♥️🙏
@Wanderlost2007
@Wanderlost2007 2 месяца назад
❤❤
@mohamuddahir
@mohamuddahir 7 месяцев назад
❤❤❤
@somali7851
@somali7851 Год назад
🙏
@aishamursal1321
@aishamursal1321 2 года назад
masha allah hamdaay wllo wn kugu xidhanahay Alle hku xifdyo
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 2 года назад
Wa Iyaaki walaalo 🤲
@katiac8085
@katiac8085 2 года назад
Welcome back walalo wanu dhowraynaa taxanahan cusub kii horanna wan ka faaidnay
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 2 года назад
🙏♥️
@hamda6564
@hamda6564 7 месяцев назад
😢
@ati579
@ati579 6 месяцев назад
Tebrikler abone oldum
@user-hb4fc1ln7t
@user-hb4fc1ln7t 8 месяцев назад
😢😢😢😢😢😢
@hamdiamoha646
@hamdiamoha646 2 года назад
❤️
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 2 года назад
♥️♥️
@ibrahimmohamedomer4889
@ibrahimmohamedomer4889 2 года назад
Hamda ma garanayo saan kuugu mahadceliyo maanta ugu dambeeysay baan duucooyinkaaga dhagaysanaayay runtiina faa'ido aad u badan baan ka helay
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 2 года назад
Waan ku faraxsanahay inaad taxanihii hore ka faa’iidday kanna waad ka faa’iidi Bi’dniLaah 🙏
@faizahhassan3862
@faizahhassan3862 2 года назад
Waanu sugaynaa xbbt❤🌹
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 2 года назад
♥️♥️
@cabdiraxmaancabdilaahi2840
@cabdiraxmaancabdilaahi2840 2 года назад
Wllo aad baad ugu mahadsan tahay. Wakhti badan baanu ku naawilaynaye
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 2 года назад
Soo dhawoow walaalo, Mahadsanid 🙏
@bintucali7288
@bintucali7288 2 года назад
Ilaahay nabad qab hanagu gaadhsiyo xamday
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 2 года назад
Aameen yaa Rab 🤲
@Xoolodhaqto
@Xoolodhaqto Год назад
10 july 2022 2:13 pm bilwo........
@apdibasidsayid6368
@apdibasidsayid6368 3 месяца назад
Anna maanta
@hindaawbiixi4188
@hindaawbiixi4188 2 года назад
hamda hussien soodhawaw gacalo
@godchannel895
@godchannel895 7 месяцев назад
Hiiii
Далее
Проверил на логику певца L’one
00:17
JASMIN TRANS TOSHKENTDAGI UYIDAN INTERVYU 2024 #shokuz
45:40
Sidee ugu habboon ee loo ducaystaa?
11:54
Просмотров 18 тыс.
Amahubo 125
0:57
Просмотров 3,4 тыс.
سؤال لليمني الشجاع
30:10
Просмотров 13 тыс.
(Official) MV BISMILLAH (2013 Edition - ENGLISH)
4:55