Тёмный

Horta odaygan maxaa ka siya? 

Cosob Cawaale
Подписаться 3,1 тыс.
Просмотров 5 тыс.
50% 1

Link:baadhidda:👇🏿
docs.google.co...

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 195   
@Indhoyare.
@Indhoyare. 3 месяца назад
Doqoniimo ka wayn garan maayo in gabadhii hadasha, ama wax hormar ah oo habalaha somaalidu aanay hore u samayn samaysaba lagu Afjigo Hadal yar oo caantayn ah oo ah " feminist baad tahay". Naqdiga afkaaruhu waa waxyaabah ugu waaweyn ee aynu u baahnay. Si aanay dhalinyaradu isaga xambaaran aragti kasta, oo ay ka maqlaan dad ay u yaqaanan lama taabtaan sida; Qoraayada, siyaasiyiinta, culimada iyo aqoonyahan ka kaleba. Nin kan cumer inshaar 60% aragtiyaha uu soo gudbiyo waa kuwo wasakhayanaya wacyiga dhalinyarada ku xidhan, in la naqdiyo oo qashanka janalkiisa kasoo butaacaya la iska duwo aad bay u fiicantay. Dadkan dhagaha xidhan ee iska kaa caayayana dhag ha u dhigin.
@makogullehe5731
@makogullehe5731 3 месяца назад
You can speak with technology sister Omar inshar our teacher
@LatifaBintuomar
@LatifaBintuomar 3 месяца назад
Omar inshar Is a misogynist
@mustafecabdi1526
@mustafecabdi1526 3 месяца назад
Ma waxad radi u haysaa fikir keeda iyo daliiladka wata aayadaha mise shaqsi ayaad difaacaysaa. Technology yadu ma diinta iyo quraanka ayay ka saraysaa mise waa caqiido la aamino bal noo sheeg
@user-nb2uj3uj9q
@user-nb2uj3uj9q 3 месяца назад
Qorax dhalatay sacab laguma cilinkaro keep going my teacher omar inshaar ❤
@xiyock2419
@xiyock2419 3 месяца назад
WAXAN CUMAR KA FAAIIDAY WLLHI WALIGAY CID KALE KAMA FAIIDIN
@LatifaBintuomar
@LatifaBintuomar 3 месяца назад
Mysogynist ina noqoto le ka faiday io ina shabab noqoto mar dhawn is qarxiso
@Ahmedalbani
@Ahmedalbani 3 месяца назад
Waan bogaadinayaa aragtidaada balse si cilmiyaysan u naqdi argtiyaha gurucan markasta xamaasadna iska jir. Mahadsanid
@sakariyeabdalle6599
@sakariyeabdalle6599 3 месяца назад
Markasta wanku dhaliili jiray waxana dhihi jiray ina cawale maxa daba dhigay ninkan ugu dambeen waxan ogaday inuu jinsi nacyb fafinyo ayna wax sixitan ka ahayn wana qalad in bulsho kasta la ina garab dhigo Shalay wuxu barta Facebook ku faafiyay naag carab ah ulaha sadam husen ba abti u ahaa sawir uu ka qaaday bu so dhigay Waxa iguso dhacday marku laha dumarka somalida ee sawirkoda so dhiga waa raqiis, halka kuwa carabtuna ay qaali ku yihin sawirka Marka ninkan wax badan wn u fiirsaday jiil uu carbeeyo dhaqanka carabta baro buu raba inu soo saaro
@Ali_qasim143
@Ali_qasim143 3 месяца назад
Gobanimada ayay kamid tahay qof aad inta badan ladhiisho aragtidiisa hada aanan qarin wax yaabaha uu ku wanagsan yahay dadka qaar xitaa haday arin uun iskaga mid noqotaan malaga yaabo in uu kugu amaano halka uu karadinayo wax yar oo uu kugu eego qofwaliba sida aad janis ugu hesho dhaliilidiisa ugu hel hana kaxasdin wax yaabihii uu kuwanagsanaadana daasba cadalqd ah
@Haffsah0
@Haffsah0 3 месяца назад
Aniga waxa igu qosol badna ku argo waxay ahayd qoraal uu screen kaso qaaday isagoo dhaleeceenaayo afka carabiga in qaab qaldan lo qoray kuna jeesjeesayo markaas ayaa wiil kale facebook ka aqaano dadka dhaqanka iyi luqadda waxaas daba kaco ah ba isla qoraalka screen kaso kdib asiga ma uusan caayin ee afsoomaliga uu ku dheeldheelay bu mid mid uso qabttay
@CosobCawaale
@CosobCawaale 3 месяца назад
Waan ku faraxsanahay in maankaagii xoorabay ood iskaa u fikirtay🎉
@gamessjr3228
@gamessjr3228 3 месяца назад
Waa fake page kaasi wll
@ismamoha-wf8wv
@ismamoha-wf8wv 3 месяца назад
Wll nin kaan wax uu wadaah mashruuc waana ruux is la weyn oo waxa uu u hestaah nin kaligiis aqoon ka lee yahay dalinta soomaliyeed aduun qof is la weyn aduun iyo aakhiro ma hor maro walhi
@amancrn8715
@amancrn8715 3 месяца назад
Doqonimo Ka weyn ma jirto in aad qof caan ah oo bulshada anfacayo Soo qadato magacaasi aad ku Soo dul qorto odigaan ka dibna aad magac ku raadsato
@safiyaabdullahi7510
@safiyaabdullahi7510 3 месяца назад
Qofka markuu qalbiga ka xanuunsan yahay sidaan ayey u hadlaan gabadhaan runtaa dhibee is ilaali sharaftaada dhawro ma liidid baa Allah caafiya 🤔🙄 @ Omar Inshar full respect 🙏
@bisharshucayb2687
@bisharshucayb2687 3 месяца назад
Iga walee waad dadaashay waxanad soo bandhitay aragti aanan laga murmi karin.
@jawibila3005
@jawibila3005 3 месяца назад
maan fiirsan videogan lkin ninkan mar baan daawan jiray lkin RU-vid channel labbad markuu furtay baan la yabay hablha wax lagasiyo maba aqanaa lkin waxa iga siiyabiya ayaa ahaa haguursan gabar hoyadeed korsatay ama gabar hoyadeed la furay marka ninka waa mid xanuun san wagaa baana igu danbeysay
@ZeinabNur-ly9xv
@ZeinabNur-ly9xv 3 месяца назад
Wlhi waa youtuberka kaliye ee aan tageero afka ka du ma gaari kartide sister
@user-gh7rk5fq6t
@user-gh7rk5fq6t 3 месяца назад
Walal warkaaga wuu fiican yahay laakin shanqarta kudhax jidha kasaar vedeo yada kale qof walba waad unasteexen karta omar inshaarna waxbuu cabira hadaladiisa somalia ayuu ku cabiraa waana ku qaldami kara inkaloo qalad wuu gali karaa, wuxu kahadla dowlada somalia iyo ciidamo shiyeeyo baa dalka joogo laakin kama hadlo qawaarijta dadka qarxineso asago wax ka sheegaya m arkeesid kuwa dadka laaya oo rag ah dumarka dhibaatada somalida ayaga makeen marka dhibka ugu badan ayagoo kudhcay intaas hadii dib kasaxo waa arin fiican wabillahi towfiiq
@user-rh5qh9xe6u
@user-rh5qh9xe6u 3 месяца назад
Halka RU-vidr ee aan somalida ka taageero cumar inshar hadalkisa qalad io sax wey u kla socan thy sister
@mustafecabdi1526
@mustafecabdi1526 3 месяца назад
Maxad ku taageertay noo sheeg
@malitfx321
@malitfx321 3 месяца назад
Waaad qaldan thya wl dadka iska dhaaf just focus on your mission and vision
@AsiyoAli-ld6id
@AsiyoAli-ld6id 3 месяца назад
Naa wll bagad ka hadashay anu ninkas fikradihiisa gurac waa horan ka yaabay kaga darane dadka wu ku qasba inay aminan qabku hadalka udhigo. Kunoqo wixi lagugu bartay bn ku lenahay.
@Team27.A
@Team27.A 3 месяца назад
Xaqiiqda ayaa ah in qofka Soomaaliga an siiba kuwa aan wax baran ey Hal dhag wax ku maqlaan❤
@kingpower6909
@kingpower6909 3 месяца назад
wllhi laysma hafree doodan waad ku Adkaatey😊😊
@YaxyeQayschannel
@YaxyeQayschannel 3 месяца назад
Maasha allaah Maasha allaah Wllhi Howl Waynbaad Qabatey Oo Loo Baahnaa In La Fahansiiyo Ragbadan Oo Dumarka Wax Kale aka Aamin_ Sanaaa
@cumaraxmed3107
@cumaraxmed3107 3 месяца назад
Dumarka soomalidu waa kuwa dalka iyo dadka soomaaliyeed ku taagan yahey iyaga la'aantoodna waa hore ayeynu dunida quxuunti ku noqon laheyn. So waa ineynu Dumarka soomaaliyeed ixtiraamno oo ay kaalinta ay bulshada ugu jiraan sheegno oo aynaan la barbardhigin ummada kale oo badhaadhe iyo waaqacba aynaan wadaagin. I don't know anything about feminism but I only know that my mother and my sisters represents the role of a women. So don't ever talk them like that! They are unseen heroes of this country.
@NadarBashiir
@NadarBashiir 3 месяца назад
Nabiga scw waxa uu yiri waxaa iman doonta waqti qofkii halxadiis haystack ay lamid thy in aad dhinbil dab ah gacanta kuhaysato oo kale dadkaan runta gubta kadhamow ninkas garimayside
@kalidmahamed4922
@kalidmahamed4922 3 месяца назад
Cosob wll anigu mar hore ayan cumar inshar ka daremay inuu xamunki dumar nacaybka ahaa ka muqdo una cadaysan kari layhye
@LatifaBintuomar
@LatifaBintuomar 3 месяца назад
Naag gaal eh ayu dumar muslin eh tusale uga so qadanaya ,mida kale naagaha gaalada furinka waxy udalbadan in ay lcg badan hesho
@AbdiazizAlibare
@AbdiazizAlibare Месяц назад
Cajiib Cajiib Naa hinda Walaalo kaftanka tiktok ayaan kugu aqaanee Shaw aqoonyahanad ayaaad tahay MAA SHAA ALLAH. Walaahi waan kugu faraxsanahay
@user-wd5ik4je2g
@user-wd5ik4je2g 3 месяца назад
Ar maxaas yaab isdaba yaal mawaxaad ubaahantahay inuu legenkaas kuusoojawaabo mahubo inuu kuusoojawaabidoono lkn haduu kuusoojawaabo waxaan hubaa youtube danbe inaad kayaqyaqsandoonto cumar ogaansho is the best
@abdulhaqanwar8396
@abdulhaqanwar8396 3 месяца назад
Hhhh wax micno leh kuhadal xaqiiqdu way qadhaadhdahay ee yanlagaa dareemin yry🤫
@abdi7932
@abdi7932 3 месяца назад
wan arkay ogaansho, waxkasta oo xun intuu soo qaato ayuu somali ku tusaalaynaya waxkasta oo xun, waxa badanka daawada waa ciyaal iyo dhalin yaro , dhalinyaradeenu badanka waxba ma akhriyaan wuxuun bay daawadan , sidaas ayuu kaga faa,idaystaa qiiro been ah.
@Ahmedkaafi47
@Ahmedkaafi47 3 месяца назад
Quraanka music ku dul aqrinayso ka dulqaad walshy 👍🏽
@khayrudincumarmahamuud
@khayrudincumarmahamuud 3 месяца назад
Inadeer si caadifad leh u had laysaa, horta hadalkaaga soo hagaaji
@CabdiqaniAxmed-tk4rw
@CabdiqaniAxmed-tk4rw 3 месяца назад
Waan ka heley muqalka lkn caqli meesha kumhysid
@mustafecabdi1526
@mustafecabdi1526 3 месяца назад
Maxad ka heshay hadii anad ka helin caqliga soo gudbinaaya daliilaadka ku qotoma ee ayaadaha wata bal adigu sheeg waxad ka heshay
@CabdiqaniAxmed-tk4rw
@CabdiqaniAxmed-tk4rw 3 месяца назад
@@mustafecabdi1526 love isaar maad iska dhadidi aduu
@shuceibabdiali5071
@shuceibabdiali5071 3 месяца назад
Xogaaa fikirkii hore waxbaa ka bedeley lkn kistoo dhamaadka videoga in aad xadgudubtey umuuqataa kadaa xamaasadda Ogow lkn labo fikiradood oo isdiidayaaa in aan daawanaa waa rabnaa si aan labada dhinac aan ugu eegno mahadsanid wllshy ❤
@jamaaldj
@jamaaldj 3 месяца назад
inaad views ku raasato ma xumaa wll ee si ficaan uga hadla ustaadka kolay waa ogahay inaad ku xidhan tahay isaga oo aad dhageesatide
@MOHAMED_ABDI3
@MOHAMED_ABDI3 3 месяца назад
Masha allah abyoh sifican ayan kuu fahmay cumar nah wuu khaldan yhy 100% shaqsi ahantayda adaa ila saxan guul kuu rajeenaa inta ila mid ah like 👍 ❤
@MaaxNaax
@MaaxNaax 3 месяца назад
Cumar inshaar waa macalimkeena
@user-kb1wp8sx3l
@user-kb1wp8sx3l 3 месяца назад
this is one of the most brilliant presentation I've ever seen in terms of explanations, statistics, organization, and terminologies. well done mashaa Allah sister keep up it up
@CoreMjd
@CoreMjd 3 месяца назад
Abayo horta wad saxan tahaye sida aad aragtidada uso bandigtaye lkn manta personal attack waye hadana cadifada iska ilali waxad tahaye gabar mustaqbal ifayo leh yeysan kuqadiin dumarnimada iyo cadifada. I really appreciate the way you have analysis and defend your argument
@Mirahamaskaxda
@Mirahamaskaxda 3 месяца назад
Markad sawiradas aad nabiga ku mataleyso isticmaaleyso Google ka Maxaad ku qortay, prophet Mohamed pictures?😂 aqligaadu hagarto in nabi ilaahey sawir internet ka yaala lagu matali karin👋
@bisharomohamed8351
@bisharomohamed8351 3 месяца назад
Sawiradan tusaala loo soo qaatay laxaay mowduuca dhagaha isii ama meesha ka tag
@AbubakarismaciilSadiiq-hs3lv
@AbubakarismaciilSadiiq-hs3lv 3 месяца назад
Cumar saxsane gabar isla saxsan baa u soo baxday😂
@YakubAbdulahi
@YakubAbdulahi 3 месяца назад
Hhĥhh
@sumayadarwiish
@sumayadarwiish 3 месяца назад
😂😂😂
@maxamedxasan7484
@maxamedxasan7484 3 месяца назад
Kaa yari waa badaw wax is biday oo aanay marnaba dhacayn inuu ku garaabo amba gar qaato Narcissistic disorder xanuun la yidhaahdo ayaa jira Waxaa ka wadi waayey yarkaa qof buka oo fursad u helay inuu wax soo gudbiyo Wuxuu kugu eedayn doona inaad rabtid ku soo shaac baxdid amba daawasho ku heshid Waa kugu boorinayaa inaad ka doqonka ah u jawaabtid
@gamessjr3228
@gamessjr3228 3 месяца назад
1 : 52 Aayada ha ku ciyarin feedha nabi adam laga sameyay mxa kenay iblees yaab
@Abdirizak_Hakim
@Abdirizak_Hakim 3 месяца назад
War gabdhanu waa fariid Masha Allah huuno lkn adoon qofka shaqsiyadiida wax ka shegin fikradiisa la dood ninkan Omar inshar ah na ustaad ban ugu yera ani waayo wax bdn ban ka Faiday cashiradiisa ku sabsan guurka qoyska na wax na wan ka qata oo way iga anfacan wax na ilama sahna oo wan ka diida oo iskaga taga
@user-nu2bk7lv8f
@user-nu2bk7lv8f 3 месяца назад
Qoftan hadey wax amaani may amaanta Hebelow saabuuyiri inshar maxaa kaagaley QOFTAN WAA CAAN RADIS MUQALKEDA AYABA KA TURJUMAYA hadal + picture + picture + qoraal
@shariifchannel7409
@shariifchannel7409 3 месяца назад
Yaab badanaa ugansho waa Best RU-vidr abyo
@bisharomohamed8351
@bisharomohamed8351 3 месяца назад
Aqligaagu ha ka fakaro best RU-vidr layne
@JabraCiro-bi7tc
@JabraCiro-bi7tc 3 месяца назад
Somaliya runta hadii laga hadlo anagaa joogno familyadana somayeed guurkoodu inta badan waa guur najaxay ama guulaystay run aahaantii somaliya waxa ugu badan ee shaqeeya ama koriya caruurta oo nolosha meel walba ugala waa dumarka marka lajoogo somaaliya somaaliya cida ugu badan ee wax dulmisa waa raga somaliyeed nolosha qoysaska somalida cida ugu wayn oo ay ku tiirsantahay waa dumarka xaqiiqada waxaan dhihi lahaa gabdhuhu wax habaartaan hana shaqaystaan
@nasrihassaan2610
@nasrihassaan2610 3 месяца назад
wanu garanay , ragow dunarka halaga dhaco dee , waxaan ognahay in hoyoyinka somaliyed ey dusha saarteen masuuliyado badan oo xanuun badan kedib markii wadadkeeno bur buray ,
@khalidowmohamed7709
@khalidowmohamed7709 3 месяца назад
abayo ayada marka akhrineso وجعل waye e maaha وجعلنا qalad ha u qaadan raali noqoneh (im soory)
@Zakariya0070
@Zakariya0070 3 месяца назад
Ilaa iyo hada waxba kama fahmin lkn waxan u jeeda ina rabto wax aad ku soo caan baxdo , teacher omar inshaar kept going
@LatifaBintuomar
@LatifaBintuomar 3 месяца назад
Omar inshar Is a misogynist
@LatifaBintuomar
@LatifaBintuomar 3 месяца назад
Omar inshar Is a misogynist
@jamaalaxmed4640
@jamaalaxmed4640 3 месяца назад
Xanunka ku haya alle haka daweyo wll
@faafantv2062
@faafantv2062 2 месяца назад
وجعل بينكم iska sax akhrinta laaxi. Ha akhrinin
@MaxamedAbdikadir-ip5ry
@MaxamedAbdikadir-ip5ry 3 месяца назад
Cumar. Inshar. Waa. Wiil dhalinyarada somaliyeed. Waxtar. Uleh
@suhaybRashiid-y1p
@suhaybRashiid-y1p Месяц назад
Aqonyahnad Aya tahay walhi nin ka si aan wax ugu shego Aya inbadan raadinayay aqonta dinta waxa u haysta aragtiyo u sameyay abnu adam
@abdisalanaden1703
@abdisalanaden1703 3 месяца назад
Codka iyo music gada isku balance garee sida kale edit ka waa ok Codka nah edit iska mari oo faseex ka dhiga mahadsanid.
@Xuska-143
@Xuska-143 2 месяца назад
Waxaaba iga gadan edditing ka masha allah❤🎉
@kowsarabdullaahi8823
@kowsarabdullaahi8823 3 месяца назад
Ninkaan fikirkiisa dumarka aad iyo aad buu u liitaaa .
@Ali_qasim143
@Ali_qasim143 3 месяца назад
Dumarka caaya eedeeya liida raga somalida ah run ahanti waan u qiildaya o waxan isdhaha intas nacayb ah waxa ku aburay faarax doqon ah daren siin waayay qiimaheda iyo ixtiraamki ey u qalantay xaaskaaga o farxad iyo jacayl iyo qimayn ey kawaaysay waxan ka necbahay qiilna aanan u hayn nin raganimo sheeganaaya hadana xuman iyo liidnan iyo in ey tahay cadowgi rag lahaa kadhiga hablaha somaliyed kaasi gob maahan wuxuuna ku guul dareystay ladhaqanka hablaha waana dayuus magaca uun nala wata nin xumaday iyo naag xumaatayna waxaa kunjeer xun ninka gabadhu haday bananka laso fadhisato xumaanta raga waa awoodeeda waxaana qiimayn waayay kii dad ugu dhawa in ey ku ciil baxdana bananaha ugu yaran waxay dareme nafis iyo aarsi lkn ninka raga ahi in uu xilihiisa iyo tii mar uga gaarka ahayd rag oo idil lado istago xumanteda iyo guud ahan hablaha in uu lagoos goosto wa daciifnimo iyo in uu raganimo buuxda lahayn
@engapdirahman6079
@engapdirahman6079 3 месяца назад
Hadal dhinac u raran ayaad ku hadashay oo aad ugu qiil dayayso Jinsigaaga
@Ali_qasim143
@Ali_qasim143 3 месяца назад
@@engapdirahman6079 Walal anigu hablaha chalanche kulama jiro wad wanagsan tihiin ilaah ha idin barakeeyo
@suhaybRashiid-y1p
@suhaybRashiid-y1p Месяц назад
Wll qof waxatay wax garada walhi ❤❤ ale aku sharfo
@user-hx6wx9lx9i
@user-hx6wx9lx9i 3 месяца назад
Kuma dhahayo cumar inshaar waa malag oo khalad kama dhacayo lkn wll waxaan kuu sheegi inuusan jirin ganaalka ogaansho inta ay dhalin-yaradu ka faaiiden rag iyo dumar ba in lamida ah meel soomali leedahay ooy ka faaiiden inuusan jirin fikir kaagad ka hadashay lkn ogow wax walbo ood odhanayso in alle hortii lagugu waydiin doono ninkaa waxbaba kama oge aakhiradaada u cabso wll
@user-wj4ex9wy7t
@user-wj4ex9wy7t 3 месяца назад
Waxan omar inshar kafa'iday waxlasokobi karoo ma'ahan
@bullalecanada6695
@bullalecanada6695 2 месяца назад
Jaahilad foqol jaahilad, ma adaa gaadhay Omer Ogaansho wuxuu ka hadlo, badhitaan iyo aqoon dheeraad ah ayuu u sameeyaa intaanu soogalin.
@amiinhaibe
@amiinhaibe 2 месяца назад
Bal car yaa fahmay gabadhan aragtidan ay cumar kaga soo horjeedo. Iyo waxa uu cumar inshaar yidhi ee ay radinayso Naa wll horta hadalka uu yidhi miyaadan na maqalsiinayn sidii uu xeerku ahaa inta aadan cidwalba iska laacin. Yaa ilaahii
@cali-daahir7971
@cali-daahir7971 Месяц назад
Aaway linkiga baaritaanka aad xigatay?
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 3 месяца назад
WAR AAYADA KA SAXA GABADHU WAY KGALADEE😂😂🎉
@liibaanmaxamedaxmed1496
@liibaanmaxamedaxmed1496 3 месяца назад
Koley wa uun ra yigaaga ceeb malihit
@xurmaysan6655
@xurmaysan6655 3 месяца назад
Runtii si wacan ayaad uhadashay balse background music yara gaabi si codkaaga sifiican loomaqlo mahadsanid
@cabdijibarxaamud
@cabdijibarxaamud 3 месяца назад
Wankugubraacaanahay arigtidaa🤚
@ilhaanaxmad932
@ilhaanaxmad932 3 месяца назад
Vedio music ka qaad si codkaag sifcn loogu maqlo
@abdifatahhassan8999
@abdifatahhassan8999 3 месяца назад
Inader youtube karbaash unbad ku bilawdaye arma cagaha lagu qabta 😄
@inahirsi7414
@inahirsi7414 3 месяца назад
Nayaahee Waan Ku Aqaanaayoo Dhaleecaynta Waad Kusii Shidaal Qaadataayee.. Laba Mid Ayaa Kaa Qaldan Wax Inaa Saxdaa Dooni Mana Saxsanid.... Waxba Kaa Sheegi Maayee Ha Isla Saxsanaan Uun Waxbadan Oo Saxsan Waad Ka Hadashaa Lkn Taas Kaama Dhigayso Inaa Marwalba Saxsantahay
@CosobCawaale
@CosobCawaale 3 месяца назад
Inta bugtee nacaybka naagaha lagu maaweeliyo Eebe ha caafiyo😢
@Ali_qasim143
@Ali_qasim143 3 месяца назад
Dhaleecaynta dhagaystayaasha ama kugu raacsanaanta dhagaystayaashaada waa in aad dulqaad u yeelata ugu yaraan mid waliba ku amaan aragtida uu ka qabo waayo waxad tahay youtuber rabo waxbadan in uu saxo run ahaanti aniga inta badan waan kugu amaana garashadaada horay usoco waxad tahay gabadh aqlaaq iyo asturnaan leh waxbadanna kafahansan nolosha maadi ahaan iyo diin ahaanba guulayso ​@@CosobCawaale
@Nurziyathnur
@Nurziyathnur 3 месяца назад
walal waxad wada aragtida iyo caqiidada ree galbeedka "waxad tahat feminista " nooga fuq aqoon yahankeena omar inshar
@Haytaban
@Haytaban 3 месяца назад
Fikirkgu ma xuma wax yabo bdn oo lagugu amaano wad haysta Arinta ricardo kaka iyo xaskiisi hore markan arky wan oga wllhi inu kaso hadlyo waliba wan qiyasyey ciwanka "dhinaca madow ee jacalka Lkn qofka hadi uu fikirkisa cabiryo 100% inad qadto qasb maha hdanad ka helina inad meel uso fadhista qasb maha Lkn wax badan uku ficanyey wu haysta qof walbana fikirkiisa xor bu u yahy Channel kga hada arkt lkn kma hadhi dono wanku dawan dona 🫶
@Nehal.232
@Nehal.232 3 месяца назад
taani wa dhibata heeysata soomalida in dumaarkoda eey lidaan wana sababta ey hoormar ey u wayeen hoormarkana wa xow ka yimada umada o locadalad falo markas ayey umadu hoormar shegankarta tani wa igawano
@Maankoriye.
@Maankoriye. 3 месяца назад
Mahadsanid wll si fiicnbad u radiday Aragtidaa. Se inanad personal Attack ka dhigin ba fiicnan lahayd
@FaraxCabdi-ol4zw
@FaraxCabdi-ol4zw 2 месяца назад
Keep going form Omar inshar 😂
@bahsan9664
@bahsan9664 3 месяца назад
Masha Allah waxan la dhacay badhitanka aad samaysay kuwo kale oo badan aya lobahn yahy sida bulshadu isku bartaan wankugu bogadinaya wllo🫶
@user-moisak14
@user-moisak14 3 месяца назад
ADU ILMAHAADA IO REERKAAAGA DHAQO 50 BAA THY NINKAAS ISKU GARAADNA MATIHIIN MEEL FADHIISO MAAMO😊
@neimanabdi79
@neimanabdi79 3 месяца назад
Doqoney ninkad haysatid xaarkisa magaraysid ee ka leexo waxaad rabta inaad kusu caan baxdid 😂😂😂
@Altapro858
@Altapro858 3 месяца назад
Adiga maxaa ka kulaaliye waa waxa uu sheegay
@LatifaBintuomar
@LatifaBintuomar 3 месяца назад
Asaga wixi reerkisa ka burburiye ayu raga kale kula talinaya
@fartun8839
@fartun8839 3 месяца назад
Na Wlley cumar ishar ka foqo wa runtiisa wa somalidii wey dhaqan guurte so ma ogid in an dhaqan lee an lee nahye iyo diiinba mudkle wiilkasi wuu ka hadlayaa sidan wado argno nagaha dhaqan guure adiga ma kuwa ka mid tahye bl no cadey wxn oo wareegisi ah in ad naga dhafto dad sax iyo qalad.kala qayan bn nhyeee 😂
@SIRTAGUUSHAAA
@SIRTAGUUSHAAA 2 месяца назад
Hhhhh ninkan 1milon aya ku xiran maxad ka rabtaa waa ustaadkaygee
@user-vh9eo2mv2d
@user-vh9eo2mv2d 3 месяца назад
Cumar waa hurmoodka somali Naag iyo Ninba run ayuu sheegaa Naagtii ka xun waxa uu kahadlaayo ayeey ku jirtaa markaas
@Ab3rec2a
@Ab3rec2a 3 месяца назад
Adow hurmood kuu yahay beenta iyo doqonimada is ku sasaba nin somalia sbb oo naag oo wax uga sheegi karo maleh farax asagaa tiisi iyo tadadkiba qaribay
@ayoupabdi
@ayoupabdi 3 месяца назад
Waxaad dusha uga fadhidaa caalamka ebernimada
@neimanabdi79
@neimanabdi79 3 месяца назад
Maxa laga faiidi cawaan baad tahay ustaadka omar wax kabaro
@saidkaamil6018
@saidkaamil6018 3 месяца назад
Fadlan musig ka saar muqaalka lama dhagaysan kareee kadaaa music aad aaartay
@OmerHaaji
@OmerHaaji 3 месяца назад
Aadbaad usxnthy keep going❤❤
@sadaka.idiris7752
@sadaka.idiris7752 3 месяца назад
Shia wa dad muslim ah ama caisha haku dhaganadan ama cumar ibn khadab haku dhaganadan ayagey u talaa koley lkn ahlu towxiidka waa laga wareegtaa marka cumarinshaar si gara u garbaash lkn shia tusaale xun haka dhigin
@sharmochannel823
@sharmochannel823 3 месяца назад
Muslimin maha Aisha ninkii ku tilmama inay sinaysatay iyo ninkii sxbada qaar janata logu bishareyay naclada oo dhaha wa munafaq wa gaal diinta so baro
@user-pc2oi7zt6g
@user-pc2oi7zt6g 3 месяца назад
Aflagadada qabyaalada iyo feminism ka hadad iska saarto fiicnaanlahydaa
@maxamednuuraadan6217
@maxamednuuraadan6217 3 месяца назад
Tag naclad hakugu dhacdo walaalet
@exleadermohamett4191
@exleadermohamett4191 3 месяца назад
Guuleyso walashey odayga wxuu isku heystaa wax walbu sheego in laga qaadanayo , tan kle mxuu iskula barbar dhigaya naag gaala iyo Gabar mudlimad ah ?
@safiarashid3203
@safiarashid3203 3 месяца назад
Asc adeer haddii hadalka ishaar khadalad kula muuqday waxay ahayd in aad walaalka sii ixtiraamle aad ugu sheegto. Waa u khaldami kara. Hadalkaa waxa ka muuqada cadho badan markaa waxa loo qaadan karaa in and ka midtahay kuwa ku shaqaysta feministiska. Aadoo lagayaab in and dacad tahay. Hala is qadariyo adeer. Inan wanaagsan band tahay.
@SomalianTime
@SomalianTime 3 месяца назад
Amaaaan siii walaaalkeeen wasaqyaheeee
@user-bc9ei5lx4q
@user-bc9ei5lx4q 3 месяца назад
😂😂😂😂inad kuso canbxdo bad rabta Ustadka
@hadlemmuhumed7961
@hadlemmuhumed7961 3 месяца назад
Iska bax carab weyn yahay 😂😂 Keep going cumar inshar
@shalaychannel2201
@shalaychannel2201 3 месяца назад
Ninkaa waa la yaqaanaa adiga yaa tahay qofyahay
@user-ig9px7jj6x
@user-ig9px7jj6x 3 месяца назад
Sory ninkan kusoo qaadan maayee dahir calasow doono 😂
@MohamedAli-gw3rb
@MohamedAli-gw3rb 2 месяца назад
Gaalo yar yarku wa ayo iska ilaali takfiirka
@user-ni7lr2re4y
@user-ni7lr2re4y 2 месяца назад
Markaan kuqiyaasay waxaa kamid tahay naagaha fimanisam ka ee xakuxadgudbin cidaadan gaarin😂
@CUMARXAASHIHIRAABE
@CUMARXAASHIHIRAABE 3 месяца назад
Akhriska aayada aad so qaadatay waad qaladay e iska sax walaaleey.
@EastEight
@EastEight 3 месяца назад
Cajiib qof viewska kawareraa wa iskakaa so dhagaa 😂 hada xaasobaartay😅😅wax nafahansii
@saidaliosman
@saidaliosman 3 месяца назад
doodaha isnaqdinta aadbaan ugu baahanahy
@Jamaal.Nour24
@Jamaal.Nour24 3 месяца назад
Barnamijkagu ma xuma ee Talo aan kugu darsado madama aan qibrad Video Editing oo 8 sano ab aan leyahy. muqalkaga Codka ka hagaji Sidokale Sound Effects ka yare waayo Sound Effects ku tirada badan tayada ayuu ka dilaa muuqalka.Sidokale Background musiga mid dagan ka dhiga ama ka daaya.
Далее
Siyaad Barre gaalnimadiisa ka beeniya, isagaa gaal ah
19:46
Maxaad isaaq daacad ugu noqon weydey?
32:08
Просмотров 4,7 тыс.
076 | Xalka mushkiladda Somaliland iyo Soomaaliya.
36:21
Jadwalkayga malinkii qof trader ah| my daily routine
6:38
Gabdho Caan ah iyo Tiktok #tiktok
7:00
Просмотров 170
Sidee loo hubiyaa wargaysyadda iyo warbixinaha?
23:03
Просмотров 3,9 тыс.
Siyaasadda geeska (hor dhac)
15:08
Просмотров 1,1 тыс.