Тёмный

HOTEL KII JINIYAASHA KADIB AMIIRA IYO SUNDUS OO IGU DHAHAY MACALINKA FULEYNIMO AYAA U WADATAY 

Cumeer BigFan
Подписаться 772 тыс.
Просмотров 226 тыс.
50% 1

Subscribe for more #cumeer #bigfan #amiiraqurux #sundus

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 424   
@Suhayb22Suhayb22
@Suhayb22Suhayb22 4 месяца назад
Azxpta aan kuwda salino nabigeena muxamed scw
@CabduwaduudXoosh
@CabduwaduudXoosh 4 месяца назад
صلى الله عليه وسلم 🤍😭
@BileTabelle
@BileTabelle 4 месяца назад
𝗦𝗰𝘄 𝘀𝗰𝘄 𝘀𝗰𝘄 𝘀𝗰𝘄 𝘀𝗰𝘄❤❤❤
@MascudMaska-e5w
@MascudMaska-e5w 4 месяца назад
Scw❤❤
@IqraAndirahman
@IqraAndirahman 4 месяца назад
𝗦𝗰𝘄 𝘀𝗰𝘄 𝘀𝗰𝘄
@IqraAndirahman
@IqraAndirahman 4 месяца назад
صلى الله عليه وسلم ❤
@Sacdiya-s7q
@Sacdiya-s7q 4 месяца назад
Sundus quruxleyy bay noqotay wlhi masha llaah❤🥰🥰
@KhadraAxmed-r5e
@KhadraAxmed-r5e 4 месяца назад
Afkayga makala soo baxday Anaa islaha soo qor😊😊😂
@drsnimcizh8650
@drsnimcizh8650 4 месяца назад
Kooko sey uxiranaysey uso xiratay sheelada
@Maxamedmubaarik11
@Maxamedmubaarik11 4 месяца назад
Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢😢
@CumarMaxamuudxasan-d8u
@CumarMaxamuudxasan-d8u 4 месяца назад
Oky
@MutaasMuxyadiin
@MutaasMuxyadiin 4 месяца назад
Oky🎉🎉🎉
@Sharkey1.O
@Sharkey1.O 4 месяца назад
OK 👍
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 4 месяца назад
balan iiga qaad inad salada ilaalineysid 🥺😭
@HodonQosh
@HodonQosh 4 месяца назад
Abyo mcn waa ilAalinaynaa
@halimoabdi4576
@halimoabdi4576 4 месяца назад
Koko
@ShaficiBoy-ky1cf
@ShaficiBoy-ky1cf 4 месяца назад
I.n
@CimraanMaxamed-nd9yl
@CimraanMaxamed-nd9yl 4 месяца назад
Hye blan waye wllshey mcn ilove you ❤❤❤❤❤❤
@CABDI__MAALIK.MAXAMED
@CABDI__MAALIK.MAXAMED 4 месяца назад
Ku SaLi XabiibKeeNa MUHHAMED scw ❤
@KaahoMaxamad
@KaahoMaxamad 4 месяца назад
Scw
@CnaasirAbdi-hw2ou
@CnaasirAbdi-hw2ou 4 месяца назад
Aan ku salino nabigena muxamed scw scw
@MizkMohamett
@MizkMohamett 4 месяца назад
Sundus qurux masha Allah manta qamaarka si qurxna u xirtay sida uxiro marwalba
@yaasmiinnuur8887
@yaasmiinnuur8887 4 месяца назад
wLhi kaligay umaleenaayay quruxda manta indhahee Soo jiidanee waah waah😂❤
@AnuuAbshir
@AnuuAbshir 4 месяца назад
Koko side u xirto oso xirtay ​@@yaasmiinnuur8887
@saharwafa7539
@saharwafa7539 4 месяца назад
Cumeer caqliyow maasha Allaah. Macalinka aad wadatay qali aa ku jirey.
@SalmaanMahamed-oq7jp
@SalmaanMahamed-oq7jp 4 месяца назад
Team cumayr big fan one like guys 😢😢
@XalimkCabdi
@XalimkCabdi 4 месяца назад
No no kumasarayno😅😅
@AbdiladhiifIshaan
@AbdiladhiifIshaan 4 месяца назад
Team sundus and amiira one like 👍
@princesmalyuun1768
@princesmalyuun1768 4 месяца назад
Sundus mar waliba qamaarka sidaas uxiro quruxley baad ku thy m.a❤🎉
@drsnimcizh8650
@drsnimcizh8650 4 месяца назад
Haa sida Kokomo camal usooxiraty qurux kunoqotaybo😅
@IshwaqYarisey-zw7je
@IshwaqYarisey-zw7je 4 месяца назад
inta jaceyl salika nabiga only like
@fowziyomaxamed9109
@fowziyomaxamed9109 4 месяца назад
Team samia one like 😢❤👍
@Maaido___0
@Maaido___0 4 месяца назад
Samia😭🫅😩
@MssFaraxsan2024
@MssFaraxsan2024 4 месяца назад
TEAM Cumeer Bigfan wiilki yaraay kabax is not Easy ❤❤🎉🎉
@Mssfiizuualiyusuf
@Mssfiizuualiyusuf 4 месяца назад
Cumeer Wllhi waa run taada illaa hda geesahaaga daydayoosaa Wllhi helis aagasheen allh ha idin xafido ❤❤❤❤
@AniisahappyHappy
@AniisahappyHappy 4 месяца назад
Cumeer waxay cabsida waali nagada ba waada😂😂😢
@ikramabdi2332
@ikramabdi2332 4 месяца назад
Amber court hotel 😢cabdisii wataa
@Cumeer_big_faan
@Cumeer_big_faan 4 месяца назад
TEAM DEEQOW ONE LIKE ❤😂
@Mahamudfaysal-fx7js
@Mahamudfaysal-fx7js 4 месяца назад
Zxp kòlawo mesha
@XamdiFarax-hk7zj
@XamdiFarax-hk7zj 4 месяца назад
cumayrow markan imado mairacey
@Abdiraxiin-z9w
@Abdiraxiin-z9w 4 месяца назад
4 qof madaw oo is Raacday Ayagaba Jini Ah zaki,cumeer ,Deeqow😂😂😂
@IbraahimbuuleYuusuf
@IbraahimbuuleYuusuf 4 месяца назад
🎉❤l
@TalisoCiise-ec9yf
@TalisoCiise-ec9yf 4 месяца назад
Cumeerko firi waxa 😢 tolal jiga❤❤ cumeerko
@raxmasaeed994
@raxmasaeed994 4 месяца назад
Bismilah ilahay hadu idin nabad kenay Hal mid iga qado cumayr please naftada ada ka masula halis kale hatagin hadu ilahay kunabad keny
@marianjama5776
@marianjama5776 4 месяца назад
Cumeer fadlan rag ii ku raacay soo wada fariisi si aan ugu dharagno sheekada.
@NaciimoMaxamedAadan
@NaciimoMaxamedAadan 4 месяца назад
Horta caqli ee sameeyeen waa sax dumar kama carari karaan allaha kumadsan oo idin asoo celiyay idinkoo nabad qaba❤🎉
@Xafsomuhyadiin
@Xafsomuhyadiin 4 месяца назад
Horta kuwa commentiga yutubka maxay udhahan team heblayo one love subxanalah😂😂
@CaaishoCabdinaasir
@CaaishoCabdinaasir 4 месяца назад
Maila aragty😅
@Fathiyahmedsheik
@Fathiyahmedsheik 4 месяца назад
Marky tidhi jinniga asagu u egyahay cumer su amira u fiiriyey amiira xita wa yabty qof tan wixi afkeda so qabta wey iskga hadke ayda ma ka qurxoon jinni naag eh u egthy sorry wakugu farda bcy couse cumeer wn tagera mna jecli in wax lag asheego big fan noolw zxp
@edit.v19
@edit.v19 4 месяца назад
One Off Somali words "Cabsi_Cabsi" 😂😂
@ashiqatalmustahiil7333
@ashiqatalmustahiil7333 4 месяца назад
Cumeerbquraan iswada saara wallahi mafayoobidiin😢
@Ibraahim_Mohamed
@Ibraahim_Mohamed 4 месяца назад
Amber court hotel waa hotel laga dhisey Malaysia 1996-2001. Waxa hoos u dhacey suuqi Uu laha sababo Jira awgii sida fogaanshaha ama masaafada Halka Uu kuyaalo iyo kuwo kale.dhawr sano kadib Waxa lagu mataley filim la dhaho Haunted Hotel 2017 Oct 19 Soo baxey. Waxaan wali kasii muuqda habeynti iyo sidii loogu diyaariyey filimkasi. Kadib marki Uu filimku Soo baxey Waxa Uu yeeshey hotelku sumcad iyo in ay dalxiisayaal farabadani u daawasho tagaan taasi oo lasoo eegayo wixii filimka lagu arkey iyo Waxa ka xaqiiqo ah. Waxaana wali ku xidhan sameecadihii filimka logu Talagaley oo darbiga la dhex galiyey. Sidii ayaana loogu dalxiis tagaa ilaa hada. filimka ama 2017 ka hor maxaa loogu arki waayey rooxaanta??? 2017 ama filimka ka hor maxaa dadku uga sheeeken waayeen???
@Fatuush11
@Fatuush11 4 месяца назад
Filmka magicis lagu jily
@shadiaaragsan749
@shadiaaragsan749 4 месяца назад
​@@Fatuush11Haunted Hotel la dhahaa filimka
@khadroaden
@khadroaden 4 месяца назад
​@@shadiaaragsan749iinte laga helii karaa abayo
@AnuuAbshir
@AnuuAbshir 4 месяца назад
Caqli bdnida😂
@Fatuush11
@Fatuush11 4 месяца назад
@@shadiaaragsan749 Netflix muu ku jira
@maryamamisbaax
@maryamamisbaax 4 месяца назад
Wax ku dhibo illhy kuma tuso hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤
@CabduwaduudXoosh
@CabduwaduudXoosh 4 месяца назад
😊❤
@maryamamisbaax
@maryamamisbaax 4 месяца назад
Gacmaha illhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤
@Foos-abdi143
@Foos-abdi143 4 месяца назад
Suntus ayada matagii ayay ka fakiree kulahaa mala cunay😂😂😂😂
@foziaali7610
@foziaali7610 4 месяца назад
Please Cumeer don’t go back for Allah’s sake😢
@wardamaxamed104
@wardamaxamed104 4 месяца назад
Team Amiira like saara❤
@Sadiiq2027
@Sadiiq2027 4 месяца назад
Team Amira one like❤
@Fataxo7
@Fataxo7 4 месяца назад
dhabad aa ku so labatenee alx dhaha🥰 mideda kle halis uu Alle ka so badbadiyay haku labanin mar kle cumeerow
@Mariyamohamed2023
@Mariyamohamed2023 4 месяца назад
HOTEL wadnaha nay nay nay 😢🤯😭😭
@ZakariyeOmar-np3im
@ZakariyeOmar-np3im 4 месяца назад
😮😮😮😮😅😅😅 14:32
@LovelyBird-zm4zq
@LovelyBird-zm4zq 4 месяца назад
Inaan meeshaa tagaan rabaa oon habeen soo seexdo, mide kale qaylada ay sheegayaan waa wax nature ah waayo meezhu waa highland
@SucdiHussein-lj2jh
@SucdiHussein-lj2jh 4 месяца назад
M.a ana isoo wac markaas ama isoo duub hadanba lagu dilin dee😂😂
@NajmaMohamed-qx5vh
@NajmaMohamed-qx5vh 4 месяца назад
Waa raacayna maye 😂😂😂​@@SucdiHussein-lj2jh
@CabasMaxamd
@CabasMaxamd 4 месяца назад
Kusaliya nabiga scw scw❤❤❤❤
@caishahaji8839
@caishahaji8839 4 месяца назад
Scw❤❤❤
@balqiismohamed2979
@balqiismohamed2979 4 месяца назад
Cumeer macaaliinka soo fadhiisi asagna wareeyso waxu arkay ama u dareemay iyo waxa kaluuska ka goyay waa sugeyna macalimka wareysigisa
@Fuluussead
@Fuluussead 4 месяца назад
Cumeer hawlaban adoo nabada ilaahey ka soo celiyee
@SalmaAli-j2k
@SalmaAli-j2k 4 месяца назад
Cumer mar kle ha bixin plz😢😢
@xakiimomxamuudyusuf
@xakiimomxamuudyusuf 4 месяца назад
Cumer tagero lnbr 1ku Ahy wllhi cawna video inaa so galiso waan sugaaye wllhi❤😢😊
@KaahoMaxamad
@KaahoMaxamad 4 месяца назад
Kusali nsbika muxamad scw
@aishoabdullahiaden274
@aishoabdullahiaden274 4 месяца назад
Wlhi manta dawade video naxatinta cumeer markuu dhacayna wlhi pllhi wxa dhahe cuneerow adiga zo donte halistan hooyada kaliga eey wiil ka dhazhaye joog wlhi zaaaza dhehe zidii qof hor taagan Alla zaa u naxayna😭😭😭💔🥺
@Mimi-12306
@Mimi-12306 4 месяца назад
Xagaa laso dhigay
@sawdayuusuf288
@sawdayuusuf288 4 месяца назад
Sundus ❤qurx 😊
@MascuudAxmadabukar
@MascuudAxmadabukar 4 месяца назад
Cumer caqlolow waye walking ❤❤❤
@yaasmiinnuur8887
@yaasmiinnuur8887 4 месяца назад
Alla kuwaan geesisanaa😂bisinka allxamdulilaah dheh hadaa soolabateen
@IqramahadAli
@IqramahadAli 4 месяца назад
big fan meshas danbo haulabaN zxp🙌🏻🔥
@saciidaapdi3965
@saciidaapdi3965 4 месяца назад
Huno ma ila argty iyo hpla is not easyyy 😂 mawduuca wayba dhafayaan shaqo kle ayey hayaan😅😅😅
@Royamiqdad
@Royamiqdad 4 месяца назад
Waa so dhigatay shumaca cumeer 😢😢😢😢
@Dadweyne-l4s
@Dadweyne-l4s 4 месяца назад
Cumeer the legend 😊
@ABDIRAHMAN5558
@ABDIRAHMAN5558 4 месяца назад
ALL EYES ON RAFAH
@najmocali-ob6ef
@najmocali-ob6ef 4 месяца назад
Team amira like❤
@Sabnaayariisey
@Sabnaayariisey 4 месяца назад
Walal Waxaa kaa bariyaa inaad soo boo qato you tobe kayga gacmaha lugaha alaha kuu barageeyo plz plz plz plz plz plz ❤❤❤❤❤
@CaaliyaCabdi-sm1zw
@CaaliyaCabdi-sm1zw 4 месяца назад
Cumeer plz ha noqon mardabe hadu illhay ku nabad kenay ❤
@SafaQaasim
@SafaQaasim 4 месяца назад
Halista lagu shegayo waa cumeer 😂
@Team_koko45
@Team_koko45 4 месяца назад
Team qab qab live
@MaryamaAbdirashid-xd4si
@MaryamaAbdirashid-xd4si 4 месяца назад
Cumerow abwe markle mesha ha isku adin walhi cabsi cabsi waye😢😢
@AminaDemaan
@AminaDemaan 4 месяца назад
Ankusalino Xapipkenaa mohamed scw scw 🎉
@AnwarAkram-z8b
@AnwarAkram-z8b 4 месяца назад
Sxp cumeer lugta seekanoqoti sxp😢😢
@MohamedHusseinHassan_
@MohamedHusseinHassan_ 4 месяца назад
Hye cumeer wa ku salamay
@ZamZam-k6o
@ZamZam-k6o 4 месяца назад
Wilki Yara big fan one like👍
@Sahara-fc2bz
@Sahara-fc2bz 4 месяца назад
Team cumeer big fan 600k subscribers coming soon 🎉🎉❤️❤️
@Cumeerbigfan-n5m
@Cumeerbigfan-n5m 4 месяца назад
Cumeerow hadaa fanskaaga jeceshahay numberka saamiya isii ❤😢😢
@cadnanfarax904
@cadnanfarax904 4 месяца назад
Sxpw dumashitha waaye kaxishoow😅
@abdullahirashid495
@abdullahirashid495 4 месяца назад
Legend brother 🎉❤
@muniiraaweys7448
@muniiraaweys7448 4 месяца назад
😅😅sundus kula halista danbe ana keeni doono gays la socda😅😅
@SofiaMadey
@SofiaMadey 4 месяца назад
Inta ila hada ka neheyso samiya jinka jitay 😢😢 mcaLimo iyo amiira dad ka badbadiye ka mid hayen team mcaLimo iyo amiira 😢😢iyo cumeer wah yab ah so arkay sundus Ahmed Ahmed ku walatay marki guriga latakay 😂😂
@Naduuuuuuuu
@Naduuuuuuuu 2 месяца назад
Cumer markale tag mesha adi iyo asxabta
@NacimoCaddey
@NacimoCaddey 4 месяца назад
Cumeei big fan ana ugu horeeyo 😮balis rebley iso gal 😊❤😢😲😭🥶
@AsmaAbdulle-y4g
@AsmaAbdulle-y4g 4 месяца назад
One like team amiira
@AsmaaKhaliif-v3r
@AsmaaKhaliif-v3r 4 месяца назад
horta qofki ilahy aminsan waxan amini mayo wayo dadkan lacag baa iyaga loga qata wayo meshan filinka lagu jilay qofki dawaday wuu fahmi kara waxa shar qamaya waa sami cadihi darbiga la galiyay dadba waxan daraya oo sha qadoda tahay tan kale qolka uu cumer galay yaa filimka ku arkay shumac yada sawirada wax is badalay maleh dadka mesha imada waa ligu tala galay in laga cab siyo si ay wax lee u shega oo waxan run loo gu qabo🙌
@SowdoMaxamedIbraahim
@SowdoMaxamedIbraahim 4 месяца назад
Film xagee kadaawada wll
@RoodoAxmad-jr1cp
@RoodoAxmad-jr1cp 4 месяца назад
Filimku magcii😊
@AmiiraSaid-dw8hx
@AmiiraSaid-dw8hx 4 месяца назад
Team sundus ❤
@shukribare9311
@shukribare9311 4 месяца назад
Wiil ka shiday leerka fidiyowga kulaabta😂😂
@Lobahan-g3p
@Lobahan-g3p 4 месяца назад
Mxaa oga jarteee marka abwe uf😊
@abdirashidkahiyehassan5786
@abdirashidkahiyehassan5786 4 месяца назад
macalin siduu u cararaayay ka shakiyay amuu lagu darsamey
@SacdioOmar-qc1mu
@SacdioOmar-qc1mu 4 месяца назад
Cumerow teamki aaa is Racden so fadhisii say noga shekeyan qof walba wuxu arkay io sow daremaay 😂😂😂
@ShaficiBoy-ky1cf
@ShaficiBoy-ky1cf 4 месяца назад
Waa inaad akhrisataa suuratu al raxmaan 😊😊
@AajomohaJaamac
@AajomohaJaamac 4 месяца назад
Sundus waa anoo kle waxay tiri waa markay soyaaci lahayeen 😢😢😢😢cabsi waaye waxan
@amiiraqueen2947
@amiiraqueen2947 4 месяца назад
Jini beele iga tag wllhi waso gur guurty qolka jiifay gur guurasho kagaso baxay 😭😭🥹💔
@queenruun9709
@queenruun9709 4 месяца назад
Ala manooli😂
@sundusali8340
@sundusali8340 4 месяца назад
😂😂😂😂allh wa frxsanhy wx iga fulysan arky😂😂
@simanxasan7661
@simanxasan7661 4 месяца назад
😂😂😂😂
@AnuuAbshir
@AnuuAbshir 4 месяца назад
Subxanlahaa 😭😂
@amiiraqueen2947
@amiiraqueen2947 4 месяца назад
@@queenruun9709 xalay dhan ma seexan hada ku dhaho Kwrn saa u baqayey saka sariirta orod kagaso dagay 😂😭🤌
@elmanyassin5296
@elmanyassin5296 4 месяца назад
Team amira one like ❤
@Nafisaofficial74
@Nafisaofficial74 4 месяца назад
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين
@ssmunna3140
@ssmunna3140 4 месяца назад
Ani waxaa iigudarneed red bull ka mesha kor laguxire iyo mizanyasha meshaa yaalen🤔Acudubilah
@ZamiirMaxamed
@ZamiirMaxamed 4 месяца назад
Alla hooyooy😢😢😢😢 cabsi dareemoyaa
@cabdiraxmaanmaxamed3703
@cabdiraxmaanmaxamed3703 4 месяца назад
Cumeer SG house aad malaysia ayuu ku yaalaa pleas❤😢
@princesmalyuun1768
@princesmalyuun1768 4 месяца назад
Cumeer blz habeen danbe all inta ku raacdy soo fariisi haddy macquul thy
@Cumeer_big_faan
@Cumeer_big_faan 4 месяца назад
TEAM CUMERKO ONE LIKE ❤😊
@SaabirinAxmedCali
@SaabirinAxmedCali 4 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@farhiadiriye5029
@farhiadiriye5029 4 месяца назад
Hori uu soco bro❤
@deeqamahamedyurub8645
@deeqamahamedyurub8645 4 месяца назад
Sababta saamia iyo macalinka uu jinku uso weeraray wxay tahay jinku wxu la dagaalama dadka wanagsan sppto ah waxa uu uyhaay cadowgiisa qofkan wanagsan sppta darted dagaal ayuu la galayaaa iyo in uu dilo ayuu rabaaa mrkaaa illahy haduu idinka soo badbadiyay alx mardanbe haku noqdo
@mahadomahado8710
@mahadomahado8710 4 месяца назад
Cumeerko❤😂
@Axlamiiiiiiiii12
@Axlamiiiiiiiii12 4 месяца назад
Meeshaas inaa aaday iga haysaa😂
@SabiriinCabdillahi
@SabiriinCabdillahi 4 месяца назад
Shaah ban cabayay sundus kulahaa matagii mala cunay wlhi qosol baa is celin wyy😂😂
@BilanKayse-e5o
@BilanKayse-e5o 4 месяца назад
halistuba wa kuwi malinti hore tagay mesha😢😂❤
@Yuubooy916
@Yuubooy916 4 месяца назад
Alxamdu lilaah ilaahay ayaa maxad iskaleh oo idin soo babaadiyey
@Farah-go4xg
@Farah-go4xg 4 месяца назад
Cumer soo duub plz plz plz 🙏🙏🙏🙏🙏
@AbuuZakariye
@AbuuZakariye 4 месяца назад
Ani aabahay baa joniyo quraan kulaayaa meeshaas aad ku waalatee waayane lkn waliish oo dalxii sayso Bay dileen wana soomaali huteelkana waa kas waagi la furaayay Bay ahayd marka iska daaya meeshaas dad soomaali ah baa ku dhintay😢
@taliso7057
@taliso7057 4 месяца назад
Run sheeg hee 😮
@aishaadam67
@aishaadam67 4 месяца назад
02:30 daawanayaaa😢😂😂
@yussufdahir1749
@yussufdahir1749 4 месяца назад
Hayooy kadashaa cumeer😂😂😂😂😂❤
@NimcoCawil-ft4du
@NimcoCawil-ft4du 4 месяца назад
Wllhy anigo dawany vidou ayan modyay minan joogo😢❤
@FardosoAsan
@FardosoAsan 4 месяца назад
Team AMiiro❤❤❤❤❤❤🎉
@Cabdishakuursiidcali27
@Cabdishakuursiidcali27 4 месяца назад
One love ❤️ team cumeer bigfan 😢😮❤
@faiza9553
@faiza9553 4 месяца назад
Keep going
@XudayfeMuuse
@XudayfeMuuse 4 месяца назад
Kusali nabigeena scw❤
@khaalid1000
@khaalid1000 4 месяца назад
Khaalid ❤❤😢😢
@khaalid1000
@khaalid1000 4 месяца назад
❤❤❤❤
@HashimAhmed-ej2ql
@HashimAhmed-ej2ql 4 месяца назад
Wll balan iga qaad inaad asxaaptaada igu soo xidhay sid
@SalmaMohoned
@SalmaMohoned 4 месяца назад
Aboowe intanagaga joojiya wan canasane fiidhyogay soo dhigeen ban eeg is aronayna kana arkayna 😢😢😢
@bishaarocumar6944
@bishaarocumar6944 4 месяца назад
Nalka wiilka aa gacanta ku dhuftay si fcn u fiiriya
@JuwayriyoCumar
@JuwayriyoCumar 4 месяца назад
cumer markale headin dee jin maa uxisaqabtaa haiskuadin asxabtakalane kacaliya waa nijacelnahy plz😢😢
Далее