Тёмный

HOYO KARTI BADAN OO LAGU DAYDO IS BADAL 180 DIGREE HAL MAR 

Ruumi Channel
Подписаться 85 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

‪@ruumichannel‬ ‪@ruumichannel‬ #ruumikitchen #share #subscribe #byruumikitchen #dhiragalinta #jadwalka

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 55   
@SafiyaKhaasim-oz8kr
@SafiyaKhaasim-oz8kr Год назад
Balaayomatihidee kusoco naagtii lobaahnayee tahee❤
@FadumaAAli-fj1pn
@FadumaAAli-fj1pn Год назад
Asc ruumi abyo ❤ aad aya wax kaga faaiday aniga wxaan jooga tanzania 4 aya laigu qalay shaqalo wax i qabay jirtay hada mudo bil ah shaqalo ima jogto guriga nadiif aniga xata miskada aya dagtay maxaa yelay manta odan qof waxa qabo saan ugu jiray ban dhaalay cayil haba shegin so thanks abayo dhirigalintada ❤❤❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Год назад
Manshaallah ❤ waa caafimad shaqada
@Hoyadaiyodhalanka
@Hoyadaiyodhalanka Год назад
Walaley adkarta badso somali il bey dadka larogane😂hadana sixir beyba bartene
@Shamsxasan
@Shamsxasan Год назад
ruuneey isku badnoow macaato nolasha laiskuma quuree
@saamiyasiman6202
@saamiyasiman6202 Год назад
23 jiraa 2dhal neh waan ahay mana kici karo hoyadey ayaanba adeegsadaa 😂😂😂😂
@Haboon-t4m
@Haboon-t4m Год назад
Mashallah ❤❤❤❤❤
@miskiqase7747
@miskiqase7747 Год назад
Mashallah abayo mcne
@faysamashaallahqoysakudays9800
Mashaallah wll waxatahy qof dhirigaye fican
@hamdiahmed4504
@hamdiahmed4504 Год назад
Waalahi wuu u qalmaa waleley amey meel ka xirantahay
@fardosahade5470
@fardosahade5470 Год назад
Daaadkaas socodkoodana waa badnaa ilahey ha uwada naxaristee.
@ayanabdi-ol5zw
@ayanabdi-ol5zw Год назад
Alla ruumiyey isku mid nahay howl glb ila gaarto waa necbahay waxa aan qabanaa mlintydana waan aqaan.
@siciido8920
@siciido8920 Год назад
Mansha Allah dhirigaliso wanagsan keep going abayo
@habonali9734
@habonali9734 Год назад
Ruunta waye in lees dhiri galiyo wa lobahan yahay❤❤❤❤
@umusafabeuty8358
@umusafabeuty8358 Год назад
Dhiri galisadeena i love you i like you 😍 🥰 💛 ☺️ ❤❤❤ ruumi cadey keep going ❤gabdhaha daalka ka cabanayo waxan leyahay saliga nabiga marka guriga shaqeyneysan aqrista ❤
@fartunabdulle631
@fartunabdulle631 Год назад
Mashaa Allah ❤
@nimcomohamed3560
@nimcomohamed3560 Год назад
Asc wll mansha Allah aadbad umahadsantahay jasakalakhay khayaar waxaad noso shegta sidaad caruurta shaqada kubartay ado mahadsan anigu hadaan kugu sobiree
@umoahmed4221
@umoahmed4221 Год назад
Jadwelkii hore waan ka faaiday ooh shaqadii baa ii fududaatay Thanks Ruuney
@queensaafi
@queensaafi Год назад
Mashaa alllah tabarakallah hormar wacan abayo shukaran
@hiboharaf5504
@hiboharaf5504 Год назад
Maasha'allah
@xamdixamda5214
@xamdixamda5214 Год назад
Wlh shugran abyo malinta video gaada dhagestay dhiira galin qaday waraq baan qatay waxtigayga iyo waxan qabanayo waan diyariyy alx wax inan qabto ma moodo wana nastay
@libinmaxamud970
@libinmaxamud970 Год назад
Asc abaayo setahy kawarn caruurta wan jeclahay muqlada alaha kuuxifdiyo
@Umyahya-v7m
@Umyahya-v7m Год назад
😮asc manshaalah abayo thanks
@steel181callous7
@steel181callous7 Год назад
Masha alah
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 Год назад
Ruumi Abaayo waxaa mooda inaa la hadleysid gabdhaha guri joogta ah kaliya lakin waxa ku daawada anigoo kale oo qurba jooga oo hooyo caruur yar yar leh 5 bari shaqeeyo sabtida iyo axada kaliya jooga kuna soo kooba wax kasto aan qaban lahaa week oo dhan Alxamdulilah thanks
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Год назад
Asc mashallh
@hodanahmed5845
@hodanahmed5845 Год назад
Manshalaha walala fariid ayad tahay ku wad.walhi manshalaha Ilahi ha ku xifdyo shaqo waa caafimad
@hodoadam1672
@hodoadam1672 Год назад
Boqol kun iyo kabadan ba waad u qalanta like iyo share maba la dhaafo barnamij yada gabdhaha somaliyed ee dhirigalinta iyo taloyinka nooso gudbiya
@farxiyomaxmed-xs7rj
@farxiyomaxmed-xs7rj Год назад
Wcs❤❤❤❤
@farxiyomaxmed-xs7rj
@farxiyomaxmed-xs7rj Год назад
Wcs
@fardosahade5470
@fardosahade5470 Год назад
Hhhhhh ruumi aniga xitee waxaan aaminsanaa hadaan guursado inaa nolasha jaanis uheleen nafteyda horumar kale iska daaweeye. Lkn hada mashaa allah wax badan aan jeclahay aan rabaa inaa hergaliyo . Walbo hada hooyo ilmo ujoogo aan ahay .
@Umusidra-w1e
@Umusidra-w1e Год назад
Maxa afartan ah 25 jiro ikeena ku haya aragnaa
@YasminAhmed-dr7ki
@YasminAhmed-dr7ki Год назад
Maasha Allah abayo wad mahadsantahy sad noo dhiri galiso markasta alle caqliga iyo cafibadkaba akuu barakeeyo abayo waxd iso shegtaa hada awoo waxn haystaa ilmo yar oo hada 4tii bilod udhamanyso cunto masinkaraa adoo raaliya
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
Haa waa siin karta
@umuhumaira
@umuhumaira Год назад
Apyo canuga Hadi qorta ey u adkatay si waxyar oo jilacsan sida yogurt oo kle batati mcn canaha ad siso ogu dar Hadi Adan siina kuwa naska agu dar ushid waxyar sii wax badan maqadan karo wali def shidkisa sifcn diyar uma noqon❤❤❤
@YasminAhmed-dr7ki
@YasminAhmed-dr7ki Год назад
@@umuhumaira Haye abayo
@Najmanalka-z7x
@Najmanalka-z7x Год назад
Masha llah wllshy ruumi anigu waxan ku aqan hoyadey o kale anigu m lahi hooyo ale ha u naxriiste jigjig ayan ku noolahay 3sano ayan guru lehay Maalinta kuu bartay ila hada wan ku duceya wll wayo wad i cawisay wxyabo badan o anan qofn ka helen ayan ka barty jazkallh wllo qali
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
Amin xabiibti hoyo alaha u naxaristo
@UmusalmanabdullahiAbdull-xe1os
❤❤❤❤❤
@MasuudHassan-t4e
@MasuudHassan-t4e Год назад
Abayo talaalka caruurta kasohadal
@hafusbint951
@hafusbint951 Год назад
Hadaad ubaahanthy inaad qurbaha kasooguurto oo guri quruxbadan oo meel wngsan kuyaal kagadato Kenya, parkland, hurlingham, Kileleshwa ilasoxariir
@maryanyare1323
@maryanyare1323 Год назад
Ruuneey waxaan ahay hooyo jiifto marwalbo ilmahane kuwa dhoor iyo toban jiradane anigeey igudaydaan markaan wax udirane kuwakayar ayeey udiraan hadeey kadiidaan aniga Markey iijeedin weeydilaayaan waxaan go aan kugaaray inaan nolasheyda badalo jadwalbaan suubsadey lxm marka ruuneey ilmihii sidaan ugu jarikaraa debeecadahaas qalaf san eymudo lanoolaayeen sida caayda iyo isdilka kuwa waxaa iigu daran ilmaha dhoor iyo toban jirada kuwayaryar baa iiroon abaayo talo isii ruuneey
@nimcosalaad9092
@nimcosalaad9092 Год назад
abyo ani waxan kula talin lahaa suratu baqra shido guriga ka aqriso dikrigan ku dadaal I.a isbadel aa dareemi doonta
@amalcabdilahi1536
@amalcabdilahi1536 Год назад
Abayo dunti waisticmalay wan kusixanuysaday maxan sameya iso jawab abayo😢😢
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
Duntee abayo
@xafsomaxamed5357
@xafsomaxamed5357 Год назад
Abaayoy daalka maxaa sababa markaan hawl qabto daal ayaan dareemaa
@umucafiifa2310
@umucafiifa2310 Год назад
Wa 3 mid un in hurdada kugu yartahay ama in ejbiga kugu yaryahay ama in shaqada kugu cusub tahay hadadan xanunsaney🤔
@XamdaXasan-fe8dl
@XamdaXasan-fe8dl Год назад
Mashaallha abayo isku filan hooyo adag❤❤❤❤❤
@MinhajMinhaj123-f3x
@MinhajMinhaj123-f3x Год назад
Shaqada waa cafimad wlhi abyo
@hodoadam1672
@hodoadam1672 Год назад
🫶🥰
@hodoadam1672
@hodoadam1672 Год назад
Ugu yaraan 5 qof aynu u share garayno barnamij yadan quruxda badan
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
Thanks xabiibti
@umumohamedumumohamed4167
@umumohamedumumohamed4167 Год назад
23 sana jira maana kici karo 2jirka adeegsada 😂😂😂 baasto iyo sokor Naga buuxdo
@malyunabdullahi6813
@malyunabdullahi6813 Год назад
❤❤❤
Далее
Maqal Ma jira Dumarka  Ku Nol Kenya 🇰🇪 Nayrobi
13:14
Кольцо Всевластия от Samsung
01:00
Просмотров 377 тыс.
Maaraynta Dakhliga Shaqsiga
13:16
Просмотров 2,8 тыс.
BIILKA WUU IGA GO MARKASA DEEN RAADISA TALADAN QADO
11:31
NOLOL MALMELDKI RUUMI IYO QOYSKEDI
16:05
Просмотров 10 тыс.
Кольцо Всевластия от Samsung
01:00
Просмотров 377 тыс.