Тёмный

Hub markale sheikh shariif inlagu shirqoolo larabo oo itoobiya ka imaanayo iyo sland oo kala tagtay? 

HANMAAL MEDIA
Подписаться 48 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

#hanmaal_media_subscribe_like_share_comments

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 54   
@husseindjama6572
@husseindjama6572 Месяц назад
Sheekh laaha dee. Waa shaydaan qaran dumiskan ah. Oo As iyo cadawga la shaqeeya.
@iskufilan1223
@iskufilan1223 Месяц назад
Mareexan waa bilawatay shirqoolka waa ka fishimqy Alaha xafido sheekh shariif sheekh ahmed Alaha dhowro❤❤❤❤❤❤❤❤❤💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻
@shiremoahmedaapl1604
@shiremoahmedaapl1604 Месяц назад
Scww wasgow
@isninoali9533
@isninoali9533 Месяц назад
Guul guul D5 noolaad waad ka oohiseen xasn xaaraaye
@iskufilan1223
@iskufilan1223 Месяц назад
Abwaan sheekh shariif Ha is ilaaliyo next madaxweyne so socdo waaye insha Allah madaxweyne Hassan sheekh mahamuud❤❤❤❤❤❤✅✅✅✅
@Xuseenaadan-nl7im
@Xuseenaadan-nl7im Месяц назад
Shariifka waligiis madaxweeyne Ma noqonaayo waayo was shaqaalaha farmaajo siyaasadiisa Ito fikirkiisa kuma socdo shalayba iskaaladii uu farmaajo kusoo koray kursiga ayuu ahaa Tan hadana farmaajo ayuu ushaqeeyaa
@isninoali9533
@isninoali9533 Месяц назад
Guul guul iyo gobanimo daah haqaateen walaal Haase xawaadle❤❤❤❤❤
@abcbc4008
@abcbc4008 Месяц назад
Asc xasbunAllah wanicmalwakiil dadka shirqolaayo qof somaliyeed waa cadowga umada somaliyeed yaa xayyu yaa Qayuum biraxmatak Astaqiid Aslax wadankeena Noona xafid umada somaliyeed Amiin yaa Rabi.farmaajo waa ma cadow ku ah Reer muqdisho laakin wax iw ka qaadayo ma jirto Reer muqdisho waa dad daacad ah oo imaan Qabo.Allah ha ku xafido hiraab meel walbo ay jogaan Ama marayaan Amiin yaa Rabi.xasbunAllah wanicmalwakiil farmaajo waxii la jira sharkooda Allah ha ka xijaabo dhamaan umada somaliyeed Amiin yaa Rabi.xasbunAllah wanicmalwakiil kuli daalimiin
@abdullahhassan1059
@abdullahhassan1059 Месяц назад
Waan kugu raacsanahay abwaan
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
MAREXAAN HUBKAAS AYAGA LAGU DILA LAGANA QADANA
@AlaaleAlaale-kq1qr
@AlaaleAlaale-kq1qr Месяц назад
Hala hortago
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
HAYADAHA ADUNKA HA LAGA DACWEYO ITOPIA INEY HUBEYNEYSO AL SHABAAB
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
SHIIKH SHARIIF WUXU U BARTEY INU GATO KURSI DAD LEYAHEY ON WOOD SO MARIN
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
NABAR IYO NAXDIN AYA KA DANBEYA WAXA KOOW KA AH XAARMAAJO MINGISTE
@mohamudcibaar3705
@mohamudcibaar3705 Месяц назад
AbwanGaradna waad Sheega taa Maxaad ufahmi La dahay Cida Bada somaliya aithopia Iney Raadiso Gadaal Kawada ogaada Dowladaa wadee oo dhahay weydin dhiseynaa Markad Heshan Lasocda waa Inaad Garataan Dowladaas wey Cadahaye Lakin insha Allaah Masuura Geleyso taasi waa haleyku baabao
@guledh4521
@guledh4521 Месяц назад
AFAKAAMAGO WAADGARATAY!!!
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
XUDUDYADA CIIDAN BARA MA JOGAAN TAAS WEXEY KU CADEYNE SOMALIA INEYSAN CIIDAN LAHEYN
@guledh4521
@guledh4521 Месяц назад
Husoodheeriin smland ee skajir hoostaada
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
XAARMAAJO MINGISTE KABAHA QAWARIJIINTA QARAXYADA DHIGA ABEES DHAGAROOW KIRIMINAL GANGISTAR GACAN KU DHIIGLE TUUG AF WEYNE LAMAAD JAHANAMA KU WARA ALLA MEXEY SHACAB LAYEEN DHACEEN WA FIR AMXAARO
@amnaali8642
@amnaali8642 Месяц назад
waa loo baahanyahay hubka wayo xaqbaa ciyaaraya oo waa kii lagula davaalami lahaa itopiya nafteeda ee abgaal cismaan isku dagaali maato insha allaah cadow aanan kala jecleyn sh sharif iyo x sheekh baa hubka ka yimid somaliya raba inu isku adegsado mase dhaceyso taa insha allaah
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
SHIIKH SHARIIF AQIRKIISA WAXA DILAYA BAHALADA U KA DABA ORDAYO
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
SIDEY KU DHACDEY IN ITOPIA HUB SO GELISO O XUDUDKA SOMALIA ITOPIA LA BAREYN WIXI SO GALA WIXI KA BAXA
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
XAARMAAJO MINGISTE WUXU ITOPIA KA GATEY AFAR DEKADOOD WUXU KALO KA GATA HUBKA MIINOYINKA LAGU QARXIYO KONFUR
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
SOMALI 34 SANO MA QABTO DOWLAD IYO MADAXWEYNE KUWA SO MAREYNA WA KUWA SOMALIA KALA DIREY
@AbdullMohammed-pq9zj
@AbdullMohammed-pq9zj Месяц назад
Hayaay kooxda xassan gurguurte iyaga aya raba inaay shirqoolaan shiiq shariif kadibna aay dhahaan mar horaan sheegnay wax fahma harti abgaalow
@Harunhassan138
@Harunhassan138 Месяц назад
Waxaa sheegeeysid waa run ee hala feejignaayo.
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
SHIIKH SHARIIF MA ILOBEEY KUWI KU ERYADEY MUQDISHO O DIYARADA LA RABEY IN LAGU SO RIDEY
@shukriarraye8243
@shukriarraye8243 Месяц назад
Haa waa hilmaamye waa Cawaan
@mohamedmooto-kl2du
@mohamedmooto-kl2du Месяц назад
Run sheeg baa tahay geesi ah far maajo musiibo soomaliya heysata
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
SHIIKH SHARIIF WUXU U BARTEY INU GATO KURSI DAD LEYAHEY OW DHULKA HAWIYE USO HORKACO ABEES DHAGAROOW CADE QATE AL SHABAAB
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
XAARMAAJO MINGISTE IYO KULAN JIIS AYA KENEY HUBKA
@halimaomar7967
@halimaomar7967 Месяц назад
Farmaajo hadu qasbilaabo halasooqabto tii hore u dhigay lagama aarine
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 Месяц назад
SH SHARIIF SHARAFTUU LEEYAHAY MAXEY TAHAY MAR HADUU DADKIISII IYO DEEGAANKIISII LOO ADEEGSANAYAO OO UU ADEEGE U YAHAY FARMAAJO IYO DENI IYO ITOOBIYA OO DHAMAANTOOD MUQDISHO DHIBAATO LADOONAYAAN
@Aminaabdi-oo3jc
@Aminaabdi-oo3jc Месяц назад
Naga Amuus sawiiryahow waata funanad caruuredka 😅😅
@user-xs7of2js7t
@user-xs7of2js7t Месяц назад
Abayada uso shegtay ayada afka ka walanee hhhh
@fatimayusuf633
@fatimayusuf633 Месяц назад
Maa leyska qabto dadka shirqoolka Waco
@ABDIJAMALSAHAL
@ABDIJAMALSAHAL Месяц назад
Unukale xamar mey shabaabka mey ka celiyan
@JohraHaji-fq4pm
@JohraHaji-fq4pm Месяц назад
Dufow cuqdad udhimo
@AbdiNur-ly4vh
@AbdiNur-ly4vh Месяц назад
Aditya.u.sheega.in.hub.soo.socda
@siraajdiin7185
@siraajdiin7185 Месяц назад
Hada ma adeerkan xasan guurguurte uqiil dayeysaa.safaradaha gadanaya.acuudu bilaahi minsharihi. Afkaga kajoodi cidaas waa.mdax anigoo ah hg uqirsan
@bima9383
@bima9383 Месяц назад
War intad dadudananineyso dadkale dambi hakagalin
@maxamuudgzboose8759
@maxamuudgzboose8759 Месяц назад
Qabyaaladii idin.qaadaye Idinma dhigto
@Cabdiwiish-i3j
@Cabdiwiish-i3j Месяц назад
Abawan garaada mada iska racadi damerahada walaalo arimahan adiga aqon umalihide ebiyahada iskadhanso
@MishaawiMishaawi-ih6mf
@MishaawiMishaawi-ih6mf Месяц назад
Warmalihid inta xayeesiiin abgaal kujirtid makii aaandoono in aan dheysano warkaada xayeesiin ayaad u bedelee doqonimada kadaa chennelkaada
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Месяц назад
qabayaalad iyo been ba kudilootay iyo xaasidnimo ee beenta jooji
@FayGo-m3k
@FayGo-m3k Месяц назад
Hubka xageed u wadeen yaa wacaysle . Hubkii dawlada hadaad AS u geyseen misegawaan maxaad dadka u cambaraynaysaa Tuug tuug dhalay ayaa tahay. Qabiili duli ah ayaa tahay. Gurguurte ayaad amaanaysa.
@AbdiNur-ly4vh
@AbdiNur-ly4vh Месяц назад
Beenaale.ilaahay.ka.furtay
@isninoali9533
@isninoali9533 Месяц назад
Tuuug tuuga xasan dalxaraashte
@guledh4521
@guledh4521 Месяц назад
Xamar waaqasaayn ee ogoowa meesh ifidanad kasocot ayaad garateen ee skajira
@fartunhussein4836
@fartunhussein4836 Месяц назад
War Beenale ayaa tahay us cudur mareexaan ah ayaa qabtaan
@mohamedxusen4823
@mohamedxusen4823 Месяц назад
Been loow tahay adiga see ku ogaatay
@yusuffarah5150
@yusuffarah5150 Месяц назад
beenlow abgal duli xyawaan xawaadle shirqooli maayo shariif
Далее
I Spent 24 Hours With The World's Tallest Man!!
15:07
Waar dag dag Ah
13:32
Просмотров 8 тыс.
Dagaal 3 geesood ah
10:55
Просмотров 10 тыс.