Тёмный

Hubkii cabuudwaaq yaa iskalahaa xasan sheikh, a/naasir c adoon, dahir gesaweyne, yaasin dhagol maxa 

HANMAAL MEDIA
Подписаться 49 тыс.
Просмотров 7 тыс.
50% 1

#hanmaal_media_subscribe_like_share_comments

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 39   
@iskufilan1223
@iskufilan1223 2 месяца назад
Masha Allah guuleysta ciidankeena sonaliyeed❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@haylegabow9935
@haylegabow9935 2 месяца назад
Adiga boss horay aad ugu soo jawaabee lakiin balwaan oo kaxuna ka hadlimeysid il gaar ah aan kuguhaunaa mar aandheereeyn maroorka xabad waa lagaa galiihaa reerbaadiyo foqul laangaab
@Kihkjc
@Kihkjc 2 месяца назад
Madaxweyne xasan mee shurabo ayuu kaso dagsanka diyarado iyo marakib hubah maxa ku kalifayo in uu hub soo tahribiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 2 месяца назад
Boss namamatalo DALXOREYE 💪
@wagadwyrah1896
@wagadwyrah1896 2 месяца назад
Abwaan Qabyaalad guuraya
@nuradindahir1613
@nuradindahir1613 2 месяца назад
Qabyaalada lafaha ayay kagashay.. ilaahay Baan caafimaad ugabaryeunaa
@Khadija-zx2fz
@Khadija-zx2fz 2 месяца назад
❤❤❤❤
@mohamedtaakow3455
@mohamedtaakow3455 2 месяца назад
Cabdul.boos waa baahane wasaq ah
@Khadija-zx2fz
@Khadija-zx2fz 2 месяца назад
Aaaarun
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 2 месяца назад
Dalxureye Madaxwyne Xasan Sheikh Maxamuud Ku Gaardi Ku Gaadi Cadawga Ku Gaardi Waa Jabene Ku Gaardi Allah Ku Xafido Halyey Qaran
@Khadija-zx2fz
@Khadija-zx2fz 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SarahA1217
@SarahA1217 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@Abukar-c6y
@Abukar-c6y 2 месяца назад
Ninkaan wareersan oon wadmeeyn oo waqooyi koofur u maleeyo ( waxaa jirto dad dadkoodda Yaso illahna ha tusiyo jidka toosan )?????
@edbankhalif587
@edbankhalif587 2 месяца назад
Masha allaha guuuleysta ciidan ka somaliyed❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Kihkjc
@Kihkjc 2 месяца назад
Abwan waqti yuu san kaqadin boos iyo waxaa lamidka ah ee kamasersan xafidulah xasan sheep iyo halyeyada oo so magacabay qofki aqlile wa og yahay boosna waa dameru dhan racday
@AbdiqaniGabobe
@AbdiqaniGabobe 2 месяца назад
Marunta kudhibaysa kkkkkk Sacoow
@hassanhussein1004
@hassanhussein1004 2 месяца назад
Garaadoow waa sax lakiin dadkaas yaa dhalay ma hubtaa...? Waan yaabay viva HRB
@sharmarkeahmed2864
@sharmarkeahmed2864 2 месяца назад
Adiga ayuu halyey kuu yahy guurguurte wax qayr ah malahan waa aabaha fashilka
@younusmahamoud9784
@younusmahamoud9784 2 месяца назад
Cabdulaali iyo dahir Maxaa meeshaan Kenny wax Noo Sheeg
@sadiiqshingiz9899
@sadiiqshingiz9899 2 месяца назад
Garadow Balwaan & Boos Waa Dad Ducufo Ah Ee Ha Tirsan Waa Labo Ey Oo Wah Wah Yiri
@nuradindahir1613
@nuradindahir1613 2 месяца назад
Cayda waa xaaraan Boos iyo Balwaan magaartaan qabyaalada iska daaya. Xasan sheekh dawladnimo mayaqaan waana kufashilmay 😅😅😅
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 2 месяца назад
WAXAAN KAWARSUGEENA DOWLADDA CIDII LAHEEYD EE DHAGEEYSAN MEEYNO KUWA DALKEENA IYO MWEYNAHEENA DOWLADEENA DOWLADNA AAN ARAK EE INTA BA CEEBEEYA EE LAGU SIIYO INAAY CAAYTAMAAN WAXYAR OO SANDAREER AH MUDANA DAL IYO DIBAD DOWLADA WAX KA QABATO CANAASIIRTAA QABAAILKA ISKU DHUFTO EE MARWELIBA MWEYNAHA WILIYU AMARKA AH EEAAN DORANAY AF LAGAADEEYO CAALAMKANA LAGAWADA TURJUMANAYO
@nuradindahir1613
@nuradindahir1613 2 месяца назад
ABWAAN NUUROW DIFAACA XASAN SHEEKH AAKGIRO KUMA ANFACAAYO EE HEELKA IYO QABYAALADA ISKA DAAA XASAN SHEEKH DAWLADIISU WAA FISHILMATAY SOOMAALI OODHANA WAA OGTAHAY
@ashamohamed7014
@ashamohamed7014 2 месяца назад
Goormuu xasan sheekh halyeygi niqday Wadankiiba waa baaba ay qabiilaadkii way dagaalamayaan xasanashaqadiisaba maaha
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 2 месяца назад
qabiiladu weligoodey is dili jiren balse madaxwyne xasan sheikh wuxuu halyey qaran naqayay markow Askartii eritriya soo celiyay markuu shabab la dagaalamay marku cuna qabateyta hubka laga qaaday markii suuqa bariga Afrika nagula biiriyay markii kursiga midooga Afrika nagula biiriyay iyo hadu itoobiya ka difacayo badda umada soomaaliyeed intaaso horumara lama gaarin sodon iyo seedaxdi sano oo la soo dhafay
@mrazizi583
@mrazizi583 2 месяца назад
HAWIYOW SIYAASI YIIN TINU SIYASQSAD IYO DOWLAD WAX BA KAMA YAQAANANE MAAL IYO IYO MUSUQ LE KASIN 😂😂😂 MARKA ISKA AAAMUSA
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 2 месяца назад
Ninkani hadlaayow hubka waxale xasan ayax ragana waa ragan u shaqeeya maafiyada dalka iyo dadkii qabsaday ayay kamid yihiin soomaali oo dhan ayaa og
@AliAli-yl5rh
@AliAli-yl5rh 2 месяца назад
Garaadow boos iyo balwaan waa labo nin oo waceysle ah baas hadaan doo qaato baryihii hore roonaa oo xoogaa wuu xishoon jiray hadase atixiyaadkii ayuu ku dhuusay balwaan inaan xuso waanba ka yaq yaqsanayaa waayo waxaan ku tilmaababa ma garanayo waxakasta oo liita ayuu kasiiliitaa horaa looyiri waceyske weer qaboobidaa waxdheef dad waa wareeriyee dalxoreeye ma astaahilo in dhiiqo la marmariyo laakiin wuxuu ka dhashey waceysle hunguriga wax ka maqla
@nuradindahir1613
@nuradindahir1613 2 месяца назад
Waa Rag rag dhalay oo runta sheega labdaa nin Balwaan iyo Boos waa labada nin ee ilaahy yaqaana qabyaaldna aan Cidna ugu hiilin😊
@Xuseenaadan-nl7im
@Xuseenaadan-nl7im 2 месяца назад
Waceeyloow weer qaboobidaa wax dheef dad waawareershee markii la lahaa been ma aheeyn😂😂
@Kihkjc
@Kihkjc 2 месяца назад
Walaba dabalo oo anlahubin meshey aykaso jedan hubin ayay u bahan yihin
@XAWOAbdullahi-z1r
@XAWOAbdullahi-z1r 2 месяца назад
Qabyaaladii oo qof ah
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 2 месяца назад
ADIGABA QABYALADA KU TUSTAY
@MaxmaddaahirCali
@MaxmaddaahirCali 2 месяца назад
Nacas dadka Haga qabto
@iskufilan1223
@iskufilan1223 2 месяца назад
Alaha idin ku rido Masiibo Abduqadir boss iyo balwaan waa labo ducuf👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 2 месяца назад
Labadasu Inkaar Xataa Ma Astaahilan Waa Alif Macalin Tiray
@nuradindahir1613
@nuradindahir1613 2 месяца назад
Adiga iyo Wixii kula mid ah ayaa ducufo ah.. Boos iyo Balwaan runta ayay sheegaan waana wariyayaal qaranka Soomaali matalo
Далее
РЫБКА С ПИВОМ
00:39
Просмотров 626 тыс.