Тёмный

Hurre Buubbaa - Waxaan u gacan qaaday ilmo Turki ah Soomaaliya darteed! 

HANOOLAATO
Подписаться 497 тыс.
Просмотров 33 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 202   
@GGM-GUlED
@GGM-GUlED 3 дня назад
Somalia 🇸🇴 Midnimo inshA allah❤
@xog_ogaalmedia9469
@xog_ogaalmedia9469 3 дня назад
mashallah allah wll hurre hormar wacan ayaa ku rajeynaa
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 2 дня назад
Very good smart boy. We hope our country somali get better peace and love and prosperity
@theheba.0
@theheba.0 День назад
Allah wuu iga ilmeeye im so proud to found someone think like me and have a hope in this country allow dalka noo hagaaji oo dadkeena quluubtooda midee 😢❤❤
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 2 дня назад
Masha Allah wa wiil cajiib ah oo dareen weyn xambaaraan guuleyso walal hurre ❤❤❤ ❤❤❤ ❤❤❤
@ibnalawi50
@ibnalawi50 2 дня назад
Maasha Allah,mustaqbal wanagsan iyo guul ayaan wiilkan da’da yar u rajeynayaa.
@najmaasad9996
@najmaasad9996 2 дня назад
Caqliga alle hakuu barakeeyo
@fadminaabdi3163
@fadminaabdi3163 2 дня назад
Masha Allah caqligaada Allaha kuu xafido
@mohamedgaiyte2808
@mohamedgaiyte2808 2 дня назад
Very smart young man.. we need more youths like him , the future of our nation... waa wiil yar oo maskax badan .
@miskoo1333
@miskoo1333 2 дня назад
Dhalinyaradi damiirka lahayd weli waa nolyihin wana tajada kaliya uu dalku leyahayWiilkan dhalinyarada iskufikir ba nahay😢 somaliya hanolato🇸🇴❤
@greatshidane
@greatshidane 2 дня назад
Inta badan waxay ka yimaadan dhalinyarada wali nool damiirkooda qeybo kamd ah galmudug iyo puntland💪🇸🇴
@FaxiMaxamed
@FaxiMaxamed 2 дня назад
​@@greatshidaneHaye mabilawday
@miskoo1333
@miskoo1333 2 дня назад
@@greatshidane dhalinta somali wa iskumid, waxani waa waxa dib udhaca naguride iskadhaf.
@xogbaar
@xogbaar День назад
​@@FaxiMaxamed Virus kii ayuu halkiisa kasii wadaa 😅
@MohamedHassan-t9h
@MohamedHassan-t9h День назад
@@xogbaar😂😂😂
@Cabdishamaa
@Cabdishamaa День назад
Mashaa Allah adeer welldone
@mohajama7313
@mohajama7313 2 дня назад
Haaybad waxaad ku leeydahey dhulkaga hooyo ❤ somalia hanoolato amiin
@mukhtarkheyr7158
@mukhtarkheyr7158 2 дня назад
Masha Allah
@CharkoMoud
@CharkoMoud 2 дня назад
Mashaallah nolow huno Allah ku xafido
@zuhuura6219
@zuhuura6219 2 дня назад
Wlhi waa xalad aad u xun anon waligey arkin ayan hadane la ilmeyay wiilkas qisadisa allow hadan nasiib leyahay wadankeyga ii hagaji yaa rabbi 😢🤲
@mohamedgacamey4331
@mohamedgacamey4331 2 дня назад
Masha'allah tabarak,
@movicsports4627
@movicsports4627 2 дня назад
Waxa ii farxad ah weli iney jiraan dhalinyaro ila mid ah oo dalkooda jecel ❤
@zikibaaba1541
@zikibaaba1541 3 дня назад
Maansha ALLAAH Guuleyso Hure
@aianabdi9189
@aianabdi9189 2 дня назад
Dareenkaas qof walbaa madaremi karo ilaa qof samaali nimada ku weyn thy mhne illaahow dalkeena noo hagaaji😭🤲
@hassanxariif9831
@hassanxariif9831 2 дня назад
MAASHA ALLAH WAA WIIL SOOMAALIYEED OO HAN IYO QAB U HAYA DALKEENA,, HORAY U SOCO ❤
@NaciimoMohamedAli-l7b
@NaciimoMohamedAli-l7b 2 дня назад
Alla wllhi waan la ilmeyay illhow dalkayaga noo hagaji 🤲🤲
@SuldaanFahad-u4x
@SuldaanFahad-u4x 3 дня назад
Thanks
@ahimedkasim6458
@ahimedkasim6458 3 дня назад
Walahay wilkaan wa igaa ohiye madaxwaynaha dalka halaga dhigo
@omaari155
@omaari155 2 дня назад
Hhhhhh dalka ma tiktok baad mooday
@mohamedhaaji1989
@mohamedhaaji1989 2 дня назад
😂😂😂 ma nin ooynaayo aa madax laga dhigaa kkkkkkk
@ahmedsadaq6439
@ahmedsadaq6439 2 дня назад
​@@mohamedhaaji1989mooryaan ma loo dhiiba xolo
@maxmuudAdamafey
@maxmuudAdamafey 2 дня назад
lakin ninkan dad madilin kuwa dad dily Aya madax noo ah Kwara taasi
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 2 дня назад
Maasha alaah dhiig soomaali waa rag rag dhalay hure buubaa guuuuul badan baan kuurageey geesigii soomaali weyn asc
@khaalidaadan6680
@khaalidaadan6680 2 дня назад
Soomaalinimo waad nagu matashay thanks ❤👏
@HusseinDaahir-yw3pw
@HusseinDaahir-yw3pw 2 дня назад
Masha Allah rajadu waa innaga dhalinyaro 🇸🇴
@Halgame334
@Halgame334 2 дня назад
WERIYUHU. SAXAFI PROF MAHA JANTA FAGAX. WAYE
@sharifohassan5387
@sharifohassan5387 3 дня назад
Manshallah
@IidSiciid-i3u
@IidSiciid-i3u 3 часа назад
Turkidu waa dadka ugu gunsan Adduunka Cunsuriyiin weeyaan. Laba bilood ka warran Mar aan ku xidhnaa Jeel ku yaalla turkiga gaar ahaan izmir,diddim, Aydin waa jeelkii ugu xumaa ee aan Noshayda arko iyo dadkii ugu xumaa ee aan arko.
@haniabdirahman517
@haniabdirahman517 2 дня назад
I was 15 years old child just child
@BashirOsman-f2b
@BashirOsman-f2b 2 дня назад
Respect liibax
@mutaasadam917
@mutaasadam917 2 дня назад
Mansha allah wiil ku dasho mudan❤
@hooyoali8142
@hooyoali8142 3 дня назад
Masha Allah 100 wiil oo kan ookale hadii laheli lahaa wadankeena wuu hormari lahaa
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 2 дня назад
Umad dhib badan bal maad positive kala sheekaysatid.
@fnw8688
@fnw8688 2 дня назад
Somalinimo kaliye aya ugu baxi karan ciilka naa heesta Hanoolaato mahadsaniid
@haniabdirahman517
@haniabdirahman517 День назад
Please support everyone 🙏 because he's one for tomorrow remember martin Luther king he says I have a dream🎉🎉
@HOOYOMacaan-n8t
@HOOYOMacaan-n8t 2 дня назад
Waa runtiis wiilka yar waxa ku dhacay. Maxaa dalkeena sidaan u galay?
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 2 дня назад
Masha Allah inaanka jinsiyad naceeb ayuu soo arkay asna waxuu jecelastay in dalkiisa iyo dadkiisa sare u qaado oo dadlalka calaamka la mid noqono 😢
@naxlaawi9266
@naxlaawi9266 2 дня назад
22:40 wariye ayaanle Ardayda in ay tahriito maxaa kallifayo? Waxaa kallifayo: 1. Dhaqaale ahaan in ardayga uu awoodi waayo in waxbarashada uu sii wado iyo maciishada oo qaali ku noqota. 2.In sharciga dal ku joogga uu heli waayo oo uu usoo bixi waayo,taasna waxay keenaysaa in ardayga uu ku fikiro "intii dalka dib llaguugu celini lahaa hadii polisku ku qabto maad iska tahriibtid madaama sharci aadan helin dalka aad ku sii joogto". 3. In wax barasha jaamacadeed ay ku adkaato maadaama af turki uu ku baxo manhajka , way jiraan kuliyado af ingiriisiga ku baxa laakiin waa qaali wayna yaryihiin. Saddexdaas waa asbaabta ugu waaween ee aniga aan garanayo shaqsi ahaan, mid walbana dhalin yaro aan garanayo ay ku baxeen, dano kale oo khaas ahna wa jiri karaan.
@2pacgilsi589
@2pacgilsi589 2 дня назад
exactly anaa hada wax ka barta 3daas midkood aaa sabab u ah tahriibka
@midnimomedia198
@midnimomedia198 3 дня назад
Nin raheed da yar oo aqoonyahana babtahay sxb horay usoco i never be to emotional wa inaa xakamaysaa dareenkga ilinta xanaaqa iyo faraxada intaba thanks
@husseinseid
@husseinseid 2 дня назад
Markaan arko dhalinyaro noocan u fikiraysa iyo madax maafiaya ah ayaan dhahaa Allow dhalintaas dhawr.
@naxlaawi9266
@naxlaawi9266 2 дня назад
Dhalinyarada dalka dibadiisa aada rajada laga qabo in ay dalka kusoo noqdaan way yartahay, waana gartood in ay mustaqbal kale ku fikiraan ,waxaana keenaya : 1. Dhalinyaradii dalka joogtay ayaa ku baaba'san oo shaqo la'aan iyo amni daro la il daran, maxay soo kordhinaysaa in uu soo noqdo oo waalidkiisa culees ku noqdo? 2. Waalidiinta ayaaba ku tirtirsiiya in ay horay usii socdaan, oo iyaga ay mustaqbal sameystaan, halkii ay dalka kusoo noqon lahaayeen oo aano qabiil loo dili lahaa ama qarax uu la kici lahaa ama shaqo la'aan uu waalidka uu culees ku noqon lahaa. 3. Dhalinyarada soomaaliyeed guud ahaan iyo kuwa dibadda waxbarashada u aada gaar ahaan dhammaantood waxaa saaran culees nafsiyeed, mar waalidkii ayaa rajaynaya oo ku tashanaya marna isaga ayaa mustaqbal dhisaya oo reer dhisaya. Culeeskaas wuxuu keenayaa in ay ku fikiraan waxay ku samata baxaan in ay raadiyaan oo tahriibaan . Sax ma'aha in dhalinyarada la waydiiyo oo masuuliyadeeda loo saaro dhalinyaro ahaan dhibaatooyinka dalka ka jira oo xalkeeda rag waaween oo siyaasiyiin ah ay gacanta ugu jirto. Caadifad eber ah wax matarayso ee waa in caqligu shaqeeyaa oo dhibaatooyinka dhallinyarada haysta la xalliyo, waa hadii la doonayo in dalka ay dhalinyaro ku harto, haddi kale da' yar badan oo qiimo badan ayuu dalku lumini doonaa. Su'aashu waxay tahay yaa looga fadhiyaa in dhibaatooyinkaas uu xal u raadiyo? Dhibaatooyinka dhallinyarada haysata cidda ay tahay in ay xal uraadiso masuuliyadoodana ay tahay waa SIYAASIYIINTA , maxaa yeelay iyaga ayaa ah hoggaanka ummadda ilaahayna uu kala xisaabtami doonaa.
@Ashrafaadan
@Ashrafaadan 2 дня назад
M.a❤
@HajiEasy
@HajiEasy День назад
Dalka Soomaliya Waa Sax Gobolo Badan ayaa Nabad ah Balse Dadku Gobalada ma Fiirinayaan Hadii Caasimada Dalka aysan Nabad ahayn Waxa ay moodaan in Dalkuba Amaan ahayn
@Safethepeople
@Safethepeople День назад
Asc Bismilaah, dadka waxaa u liita ninka garanwaayay waxuu yahay iyo waxuu heesto, Hurre waxuu diiday inuu waddankiisa iloobo waxeeyna cadeeyutahay inuu muwaadin dhabah yahay waana ubaahanahay waddani da’yar maaansha allah
@saeedisa9798
@saeedisa9798 2 дня назад
Laakiin wali kama uusan jawaabin sababta ay somalidu dalkooda uga tahriibaayaan, oo uga shaqaynaayaan shaqooyin liita yurub.
@foosahmed40
@foosahmed40 2 дня назад
I.a dalka wuu hagaagi donaa
@IbtisaamMohmett
@IbtisaamMohmett 2 дня назад
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@mohamedgaiyte2808
@mohamedgaiyte2808 2 дня назад
Insha allah , he will be The future president of somalia ..
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 2 дня назад
Abgaal mise Majedhen walaale kkk
@muhammedshire822
@muhammedshire822 2 дня назад
​@@ugaskawadanka2623Waa Somali wiilkan qabiil maahan
@aliguuled9816
@aliguuled9816 День назад
Hanoolaato saan miyaa u danbesay reer TikTok in ay no kento
@Boordage
@Boordage 2 дня назад
Anigu dalkayga waa jeclahay lkn Jaanis aan kaga baxaan waayay
@Alicabdalla7332
@Alicabdalla7332 2 дня назад
Waa is qaladay zxb wadanka run bey ka sheegeen waa sax lee Maa dhahdid 😂😂
@halwoali5532
@halwoali5532 2 дня назад
😢
@suleekhcilmi8063
@suleekhcilmi8063 День назад
Sorry wlahi😢
@Baabiov
@Baabiov 8 часов назад
Nolosheyda kuma fikirin Inaan Dalketga ka tahriibo
@CanabFarax-nj5wl
@CanabFarax-nj5wl 3 дня назад
❤❤❤❤❤
@Ducaale2024
@Ducaale2024 2 дня назад
walahi willkan waa libaax dhiig badan
@SaladMohamed-n5h
@SaladMohamed-n5h 2 дня назад
Wadan burburay baan kasoo jeednaa sxb adoon dhalan baa labur buriyey Turkiga awoowayaashood baa ufikiray
@fcsme
@fcsme 2 дня назад
Miskiin wllhi xanuun wuu arkay Kan wadakeena sikasto uu u xunyahay aan iska joogno wax noo dhaamo malahan😢
@moally3068
@moally3068 День назад
😂😂😂 remember before
@heerkanolosha8688
@heerkanolosha8688 2 дня назад
MANSHALLAH ALLOW SOMALI MID KA DHIG AMIIN
@Jaalle_Moha_F
@Jaalle_Moha_F 3 дня назад
Wiilkaan waa codkar waddani ah oo dadaal badan laakiin muddooyinkii ugu dambeeyey qabyaaladiiste buu isku beddalay Allaahse ka hanuuniyo intaa yar ee uu qoriga u qaatay qabiil dartiis guulayso baa leeyahay!
@MunocabdirashiidMunocabdirashi
Waa qabiilkee wll
@prettygirlsom2628
@prettygirlsom2628 3 дня назад
@@MunocabdirashiidMunocabdirashikkkkk yaahu
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 3 дня назад
CAAN miyaa wiilkan
@MunocabdirashiidMunocabdirashi
@@bilalabdi9148 aad io add
@AxmedshkiikhShiikh
@AxmedshkiikhShiikh 3 дня назад
Ou
@adamosman3613
@adamosman3613 2 дня назад
Ayaanle sxb si degan wax I warayso,
@Mahdi-b6b3b
@Mahdi-b6b3b День назад
Wadamada horey u marey turkiga kuma'jiro, wax badan ma'haaystaan laakiin waa reer shaqo weey shaqeeystaan. Turki dhexgal ma'rabaan waa cunsuri number one aduunka, carabta ayaa labo'ah, yurub, ameerika, Australia, newse'land ayaa sadex'ah.
@Salwe
@Salwe 2 дня назад
Fadlan, ha la taageero wiilkan oo buugga hala iibsado.
@OdayaOday-m5m
@OdayaOday-m5m 3 дня назад
Turki waa cunsuriyiin 😢
@NimcoFf
@NimcoFf 3 дня назад
Kuwaasbaa hadana habeen iyo maalin ku faanaya walaalahayaga TURKIGA 🇹🇷
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 3 дня назад
Danaha Dowladeed iyo dadka Isma lahan, Wadankasta dad xun waa laga hela , ka waran hadday somalia lacag lahaan lahayd oo sida Turkey hadda Camal u caawin lahayd wadamadda kale soo dad xun oo somali ah oo Cunsuriyeen ma jiro, Xumanta meelkasta way ku jirtaa
@mohamedabdirahmanmohamud1501
@mohamedabdirahmanmohamud1501 3 дня назад
wll Hurre horumar ayaan kuu rajeynayaa, lkn waxyaalaha aad la oyneyso wax weyn ilama ahan nio is adkeey
@aarboy2305
@aarboy2305 3 дня назад
😭😭😭😭😭😭😭😭
@Zwedesh66
@Zwedesh66 2 дня назад
Sorry zxp 😢😢😢😢😢
@c.fataax_Bulshaawi12
@c.fataax_Bulshaawi12 3 дня назад
Wuu is badakayaa dalkeenu kama rajo dhigayno insha'alaah
@MohamedYusufNoor
@MohamedYusufNoor 2 дня назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@SICIIDHassan-hl9hp
@SICIIDHassan-hl9hp 13 часов назад
Dhalinyarada Soomaaliya Wadanka Ayaa La Nacsiinayaa Oo Dad Baa Ka Shaqeynaya Arintaan Qabiil & Qalalaase Qolo Qolo Udagaalan
@Jaalle_Moha_F
@Jaalle_Moha_F 3 дня назад
Turkey carabta ayagaa ka xun oo ka cunsuriyeysan waana balan carab iyo Turkey inaa ka aarguddo maalin un.....🇸🇴😭🙏🏽
@ruuna1940
@ruuna1940 3 дня назад
Carab ma a daa ku soo noolaatay aniga kusoo noolaa masar. Waligood cunsirnimo kamo arkin ee sheeg wadanka carabta ku cunsuriyeeyay
@Jaalle_Moha_F
@Jaalle_Moha_F 3 дня назад
@@ruuna1940 Masar ayagaba ugu xun waligayna ma aadin Allaahna ima geeyo dhul carbeed laakiin dad soomaaliyeed ay doo dhibaateeyeen arkaa mar waliba ikaga sheegeeyo ee addiga jaajuus baa tahay weceladaana wax ma dhaantid waa inoo markaa awood yeelano jaajuusow.
@amirabukar2913
@amirabukar2913 3 дня назад
@@Jaalle_Moha_F Masaarida xooga carabta kale wey ka roonyihiin, waa cunsuriyihiin Balse Carabta kale iyo Turkida kuma gaaran.
@Abdishakourmahamed
@Abdishakourmahamed 2 дня назад
Inigoo wadankiinii iyo dadkii inila afka ahaaba dhexjooga ayaadilma hebel wadankiinii iyo sharaftiiniiba baabisen marka dadka amaan siiya oo wadankina horumariya
@naxlaawi9266
@naxlaawi9266 2 дня назад
Wax anaga na cunsurisan maba jiro , iska dad kalee anagaa dhexdeena ayaa is cunsuriyeeno oo is qabyaaladeeno.
@munaali9296
@munaali9296 3 дня назад
😢 😢wakaxumahay wadankeena dakii burburiyay dadbaa u sacabatumaayo ilaa iyo hada
@faysalabdi7138
@faysalabdi7138 Час назад
😭🥹🥹🥹😢😢🫡
@ahmedabdullesheikh6068
@ahmedabdullesheikh6068 2 дня назад
Hure waa wiil nool qabiil ayaa aniga adiga iyo isagaba halkaa inna dhigay wuunu gartay Allah hadaayo. Hassan sheikh ayuu kagara dheeryahay.
@abdirahmaancaabiali6714
@abdirahmaancaabiali6714 3 дня назад
First comments
@abdirisakalimj4351
@abdirisakalimj4351 2 дня назад
War dhalinyaro aan gacmaha is qabsano, xaqiiqatan rajada ugu weyn ee dalka waa anaga ee aan iskaashano
@geeleisse4406
@geeleisse4406 2 дня назад
turkida waa dad cunsuriya waa in loo sharaxa ardayda la geenaya dalka nooca eeyihiin umadaa❗
@Halgame334
@Halgame334 2 дня назад
TURKIGU CUNSUR HINDODA DHANTA
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 дня назад
Tirkiga waa waddan dad gumaysta sida yuhuuda oo jiritaankooda ka shakisan, waana nidaam samaysmay dhamaadkii dagaalkii koobaad waana nidaam shuruudsysan ee maaha wax mutuxan oo asal ah. Waxay keliya oo nagu dhaamaan naftooda ayey ka adagyihiin halka aan inagu nahay dsd baalalay ah oo aan waxba ka dhawrsan.
@mukhtarbashi9057
@mukhtarbashi9057 День назад
Jclka dalkaga io tahriibka iskuma xirna wxna iskama galin sxb mesha da dhib ku mudato ina ka tagto wey Fcn thy xita hada jcshhy nabigu scw dunida Mako ayu u jclaa isagoo ka xun ayu ka haajiray danta ayaana ku kaliftay
@DeeqoAli-b3z
@DeeqoAli-b3z 2 дня назад
Ninkaan waa qof weyn qalbi caruur ah
@OsmaanBritish2000
@OsmaanBritish2000 День назад
Waaayo wlshy
@MakoAbdi-b9y
@MakoAbdi-b9y 2 дня назад
Xanuun waye qurbah siyaasiinta somaliya aya na baday allow somali hadan nahay no gargaar
@abdallashiine9019
@abdallashiine9019 2 дня назад
Hurre buubaa geesi garab waayay
@IbaroozAhmed
@IbaroozAhmed 2 дня назад
Sorry wlh waa xanuun
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 2 дня назад
Meel ay ka heleen ma aqaan kulaha xogta qaraxii Soobe Sxb internet wax la dhoho ayaa jirah ma iloowday 😅
@halwoali5532
@halwoali5532 2 дня назад
Somaliya nabad kasugi maayo mana usoo socdi inta joogta allaha ku nabad yeelo wiilkan qalbigaa holcayee qalbiga.allaha u qaboojiyo asigoo kalana allaha umadda somaliyed allaha u badiyo lkn ani somalinimo mashegan dono hadan helo basaboorka dalkan jogo hadan helo jaaw
@abdirashirdigninow1084
@abdirashirdigninow1084 День назад
Turki.miya lala dooda waaba dad sh qamdatiiran waji macbuus ah
@Sozâénghedii
@Sozâénghedii День назад
Waan kubraacsanahy wiilkaas wlhi aduunka in lagu ciilo ayaa ugu xun. Waajibkiisina wuu mariyey ninkaas.
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg День назад
Aaway kuwii dhihi jirey turkiga waa walaalaheen may xanaqaan
@ifiyoaqiro2555
@ifiyoaqiro2555 2 дня назад
Turky waxaan kajeclahay Israel nacalad baa kudhacday turkiga
@abdisankushassan8148
@abdisankushassan8148 2 дня назад
Xaqiiqdii Wiilka Da'Ayar Qisadiisa Saameyn ayey igu yeelatey balse Daruufta Dalkeena Kujiro waa Mid anaga Kasbanay micnaha Gacanmaheena Ku kaashaney hase ahaate Maanta Hadan mahay dhalinyaradii Dhashy BurBurki kadib Maantana Rajo Malihin
@abu-ff8ws
@abu-ff8ws 2 дня назад
Wallahi qurbo anaasooarkay. 21 jir baa ahay hada. Dhoowr wadan baa soo arkay. Dal walbo aa tago dalkeega jaceeyl baa usiiqaada lee. Dalkeena allaha nootoosiyo
@KadanAliIsa
@KadanAliIsa 22 часа назад
Somali gacan qaadka goormay ka koraysaa maxaa iimanka ka qaaday muu caayo xataa afsomaliba haku caayee.
@XaawoHassan-t7s
@XaawoHassan-t7s 2 дня назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@RAAGEAli-yl3dt
@RAAGEAli-yl3dt 3 дня назад
Sanaba ku cishody wllhi hanolato waxan ahy dadka kugu xiran mrksta is malaheen wreysi aad wax ka maqashy baa inta ka maqlee shekdas hadn ku soxasusiyo waa abuukatihii ka hadly rer canbuure dad ku dhacdy ban hada ladaganhy boosnah ka gadany
@amalidiris9641
@amalidiris9641 2 дня назад
wa wil halyay ah.waxanan ku rajayn inad noqoto madax waynaha mustaqbalka.qofkastana wa inu book ibsada..intan dawanay wan ilmaynayay😪..waxan aminsanahay inan malin unso noqon dono.o siyasiga tugta ka xorowno iyo qabil.waxa kala e inaga dhaxeya wa islanimo iyo somalinimo mel ankala tagayno male 16 sano qorba hal haben on somalia kunolada ka qima badan ama ka farxad badan cid wadankaga ku badalaysa majirto wadankasti waxan jirin badka tahay wadankagana boqor..ilahaw somali qulubtoda mide
Далее
Handsoms😍💕
00:15
Просмотров 4 млн
xaqiiqada an lagaga sheegin lacagta | sirta guusha
14:50