Тёмный

I FURTAYE MAXAD FA'IDAY PART 93 

Abukar Mahdi
Подписаться 1 млн
Просмотров 320 тыс.
50% 1

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
RIIX LINK: / @abukarmahdi

Опубликовано:

 

28 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 579   
@kaahanuuraahmed3695
@kaahanuuraahmed3695 2 года назад
😭 Maantana tiir kale oo waynbaa inaga baxay, eebbe ha janeeyo macalinkii iyo cabqarigeenii waynaa ee maxamed ibraahin warsame (hadraawi). Wa iska xaal aduunyoo Qoraalkaa adeegee Hadii aan awood iyo Leeyahay itaal culus Iilka kuuma quudheen!😭
@malia8103
@malia8103 2 года назад
Allaah ha unaxariisto
@saynabcadey2627
@saynabcadey2627 2 года назад
Allah ha u naxariisto
@araweelo728
@araweelo728 2 года назад
Hooyo Faynuus ilaahoow cimriga u dheeree, cibaado suubana ku dil, she is just amazing, funny, a true legend.. waa milixda iyo sonkorta filinka.🤣🤣
@aarantelecom4985
@aarantelecom4985 2 года назад
abuukarow flimka lama sugi karee xal keen masuul 3 xalqo hanaga baajinini dhibkiina haba ahaatee thanks all my family.
@abdow4104
@abdow4104 2 года назад
Mashallaah shukran abukar 🌹🤲🙏 اللهم صل على محمد وعلى آل محمد ، كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ، اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد ، كما باركت على إبراهيم وعلى آل محمد إبراهيم إنك حميد مجيد " ⚘️
@ahmedsomali6486
@ahmedsomali6486 2 года назад
الله أكبر ❤
@ahmedsomali6486
@ahmedsomali6486 2 года назад
صل الله عليه وسلم ❤
@zamzambide174
@zamzambide174 2 года назад
Inta kanaxaday isida baruud loo dilay 👍😭😭😭
@abdulrazakhpofficial5646
@abdulrazakhpofficial5646 2 года назад
Shukran aquuya Xabiiibal malaayiin ENG Legend Abukar Mahdi cizi iyo sharaf iigu nooloow congratulations
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 2 года назад
Ameen ya allah
@drwadiawa6482
@drwadiawa6482 2 года назад
Alleylehe mar uun baaruud inay rag is helaan waan rabay boss baas n Romeo well done Mahadsanidiin kooxda Gurmad
@Aminaadan720
@Aminaadan720 2 года назад
Waxaan is lahaaa adiga ayaa ugu horeeya saaa 20k ayaaba iga horaysa talow filim kan muxuu uga xiisa badan yahay kii xujo Good job abukar Mahdi
@fatthihaji8056
@fatthihaji8056 2 года назад
649kun subscribe macqul ma ahee 1M hala garsiyo abukar mahdi xasid nimda iskadaya somliyey plz 🙏 🙏🙏
@hoyomcn9769
@hoyomcn9769 2 года назад
Boss bass iyo romeo iyo baruud filimda américain ka ayey ku ficanyihin jiliin ad action uu ha Cawana waa cabsi cabsi boos bass bila naxaris black américain ika dhee
@ayaanbintucali6360
@ayaanbintucali6360 2 года назад
Subxanallah anaba baqay abukarow cabsi cabsi adunka dhiig io inan arko qof la jar jarayo u nicbahy qalbiga ixanuna wanba is dhafiyey barud marki la qabtay 18 wan ka weynahy 26 jira
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 2 года назад
Aslaamu Alaykuma thanks Abubakar mahdi laakiin Anigu waan is dhaafiyay intii baruud waan dawan kari waayay 😪
@malyunaden8343
@malyunaden8343 2 года назад
18 aya kayarta umalena ama film dil ah madawan jirin
@zuhoercali3173
@zuhoercali3173 2 года назад
Ayeeyo ama abooto ahay hadanna Cabsi Cabsi waaye hh
@inafoodcade8464
@inafoodcade8464 2 года назад
yaa baaruud inladilo ayanba aduunka ujeclahay
@sonnachelsea5730
@sonnachelsea5730 2 года назад
Kw caawa noqday Xiisaha caawa uu leeyahay waa sugaayey Hore usocda team gurmad One love 😘
@rahmiitaismail4429
@rahmiitaismail4429 2 года назад
Kaalah iska aragay ayan kudhahay yaaa
@sonnachelsea5730
@sonnachelsea5730 2 года назад
@@rahmiitaismail4429 haa eshclaa wllo
@maryamaahmedkulane1370
@maryamaahmedkulane1370 2 года назад
Masha allh mama feynuus iyo dhamaan bah gurmad wall abukar mahdi waat mahat santihiin
@simancali1163
@simancali1163 2 года назад
Kooxda gurmad dhamantin mahadsn guul wacan walalo Abukar mahdi
@mssrania7400
@mssrania7400 2 года назад
Ayyy mi musalsal 🤍🙏🙏🙏🙏
@furoole
@furoole 2 года назад
Cabsi cabsi waaye cawada filimka meel shidan ayuu maraa runtii thanks team gurmad waan idiin salaamay dhamantiin
@hamdisaidhaashi6242
@hamdisaidhaashi6242 2 года назад
Hhh cawa cabsi cabsi nooh mama feynuus maseer com iyo mar ay police ka u soo booteyso hh walhi wan jeclhay mamada igu saln amazing abukar and his team 👌👌👌
@kaptanwehliye4703
@kaptanwehliye4703 2 года назад
Waxaan sugi la'nahay Qaybta kale waad Mahadsantihiin. Team Abukar Mahdi.
@mohamedosman3368
@mohamedosman3368 2 года назад
Wacyigalin miidhan weeyaan runtii waxbadan baa kuduuganoo lagu waano qaato. Filmku waxaan filayaa 100 xalqalqadood inuu kudhamanayo waa gabo gabo sheekadu insha Allah.
@yasinhaji4003
@yasinhaji4003 2 года назад
Baarud and Bosbas best actors Team Gurmad Keed going
@hodanfarah4887
@hodanfarah4887 2 года назад
Mnshaballh qofkii kowbaad bn noqday ilove you gurmad team
@hamdihassan1083
@hamdihassan1083 2 года назад
Salaan gobeed Abuukar mahdi 👍👍👌
@fathumaupdimoha1110
@fathumaupdimoha1110 2 года назад
Maamo cajabo the best 🥰❤️ Baaruud sa la rabay watan😅😀
@yaxyemuumin3011
@yaxyemuumin3011 2 года назад
Fuur nagta kibir badana abaa kheyro fuur nagta
@ashaluuladoontiiallechunel7353
@ashaluuladoontiiallechunel7353 2 года назад
Waaw masha allah filimka xararad ayuu yeeshey wan sugaayey keep going my team gurmad
@rahmiitaismail4429
@rahmiitaismail4429 2 года назад
Lkn ani caawa aad ayan ugu farxay baaruud sida loogalay waa la jaray waxyaabo badan oo ùusameyay bos bass ciyaartiisa ayaa hada bilaabantay woow the best film wallhi
@ayanbourhan5497
@ayanbourhan5497 2 года назад
Waw filmka wa another level waxa dhihi Kara maba jirto thanks director abukar and all the team gurmad
@khadijaahmed8814
@khadijaahmed8814 2 года назад
Maama faynuus love you 😍 ❤
@ismailabdi9600
@ismailabdi9600 2 года назад
Asc abukar mahdi dhafar aya iku dishay sidaan filmka aan u sugaya Australia 🇦🇺
@mohaqurbaawi4565
@mohaqurbaawi4565 2 года назад
Waku salame ismil
@salmarashed2132
@salmarashed2132 2 года назад
So badii wll haaye 4 iyo.3 am 5 so gali ilen inbadan ba la maqntahye
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 2 года назад
ASC kooxda gurmad guuleysta kuligiin mahadsanid abuukar mahdi Habaryar
@faadumosaid4124
@faadumosaid4124 2 года назад
Soo dhac masha alh wan idin salamay
@faadumodiiriye888
@faadumodiiriye888 2 года назад
Waan idin salamy dhamaan bahda gurmad ugu horeeyo abukar mahdi waad mahad santahay lkn filimka daqiiqadaha dheeeey
@hudaabdiladhif8642
@hudaabdiladhif8642 2 года назад
Galabta dhan an sugaaye thank you Abukar
@maryanabdirsaq2989
@maryanabdirsaq2989 2 года назад
Manta waa nola so dhersy mhdsnd yaqey🥰
@sucaadsalam
@sucaadsalam 2 года назад
Romeo& boss bass waxeey ku sameeyena baruud waa arina qaldan waxaa wacneeda enteey qabtaan u geegan police ka siduu uga jaroho waxa uu soo sameeye sidoo kale naha sida loogu jaroho xabsi daa ena amah doora sano xabsi aha😁🤦‍♀️keep going team gurmad 👏👏👍
@siciidmadoobe6001
@siciidmadoobe6001 2 года назад
18jir baad sheegtay anagu waxaan ku daawanaa 5jir ilaayo 20jir❤❤
@najmamukhtar3703
@najmamukhtar3703 2 года назад
M.a team wlhi meel asala maraysa lkn la soo dhakhsada saddex habeen ka dhiga wlllyaal👍
@nimcocali3748
@nimcocali3748 2 года назад
Asc tiimka oo dhan mahadsanidiin
@mohamedaouled7281
@mohamedaouled7281 2 года назад
Aboukar Mahdi our Best Director Allah ku xafido iyo Gurmad Team. Salan sare dhamantiin.
@xaluusha2170
@xaluusha2170 2 года назад
Masha Allah hormar wacan hadaa shabako helay baadiyaa sacuudiga ayaa joogaa baaruud weyku heysataa
@mohamudabdihakinmohamed2005
@mohamudabdihakinmohamed2005 2 года назад
Mahdiyow sxpow foodada naga wlhy film xitaa hada bilowday dawashadisa 3days isa soo raaci oo soo dhig plz 😅😅😅
@abdikadarahmed1349
@abdikadarahmed1349 2 года назад
Kkkk Mama Faynuus Allaha kudaayo inaba caadi ma’aha way iga qoslisay wlhi.
@zackchris2795
@zackchris2795 2 года назад
Wow I love more it the film another level now top 👏 🙌 👍 Bro
@iqrahashimmaxamad7397
@iqrahashimmaxamad7397 2 года назад
Awalan all kooxda asc. Bacdeyn waad mahadsantihiin. Teeda kale baarud sas kuma dhimanaaye seebuu wax yeeli doona horor intaankalese malaqaban doona ilasoo dhakhsada waan sugi la ahaye salaaman
@warsanabdi2086
@warsanabdi2086 2 года назад
Asc wllo abokor Mahdi mahadsanid Hhhhhhh Mama Faynuz Ku jecliya Salaam IGA gaadhsi Mama Faynuz iyo AJ
@qalanjoqaali8207
@qalanjoqaali8207 2 года назад
Thanks kooxda gurmad waa sugaaye
@ayaancabdi6958
@ayaancabdi6958 2 года назад
Asc dhaman kooxda gurmad gar ahn ustaad abuukar iyo mamo feynus
@yasminsweat721
@yasminsweat721 2 года назад
Anigaa ugu horeeye abaalmarinta isii abukar mahdi
@naciimadiomond3505
@naciimadiomond3505 2 года назад
Yeeeeeees manta ana ugu horeyay 👏👏👏💪
@Farhia_ali
@Farhia_ali 2 года назад
Maxaad FAa iiey iisheeg IIFurtayee Baaryud virkaa loodirey Dhiblow
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 2 года назад
Naag nin qaawiyey kama quursato anaa kugu darayee mamma feynus Sheikh daahir ❤
@ayanhaji5028
@ayanhaji5028 2 года назад
Top team 👏 🙌 👌 👍 mansha allaha 💯💯🙏🙏🙏🙏
@muqtarhassan261
@muqtarhassan261 2 года назад
Mamaaaa faynussssss Fifaaaaaaaaaaaa Ayan leyahay
@xamdihasan2339
@xamdihasan2339 2 года назад
Yes manta baruud wala qabtay😂😂
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 2 года назад
Mama faynus shiekh dahir waa legend
@jakohussein2458
@jakohussein2458 2 года назад
Waan sugayayba maalmaha matirinjirinbalse.hada week kasta dhagahayga waa jimco inaymaqlanjeclahay si aan filinka ulasocdo
@gdfgdff6681
@gdfgdff6681 2 года назад
Ani kama marmo halhawen waxan jira 14
@samiihabashiir655
@samiihabashiir655 2 года назад
Mhdsanidiin dhmtniin kooxda wlhi wax bdn sugaayey flmkn alhm
@deeqadiamond1439
@deeqadiamond1439 2 года назад
Wllhi filimkaan sidii cirbad cml igu socda
@shahad2629
@shahad2629 2 года назад
baaruud waxbadan khayaano waasameeyay maanta asagee heysataa 👍🏽
@ruumichannel
@ruumichannel 2 года назад
🤯🤯🤯🤯🤯🤯waaa ka naxay baaruuud
@raxmaxaamud3553
@raxmaxaamud3553 2 года назад
Inalillah maxa 18 jir ah 30 jir ayaanku dawan kari wayay 😞
@Filsan406
@Filsan406 2 года назад
Kkk
@ferihayoussuf3607
@ferihayoussuf3607 2 года назад
Mahdsanid ader 💯❤️
@salmanuura6146
@salmanuura6146 2 года назад
Manta ana 1 ah
@yasminsweat721
@yasminsweat721 2 года назад
Masha allah xilli fiican baad noosoo dayseen
@deqadeqa8781
@deqadeqa8781 2 года назад
Xlay waan idin sugaynay ma labo xalqad ayaa ka dhigteen
@sumiishfaraxsan1569
@sumiishfaraxsan1569 2 года назад
10mnt 2.5k views another level♥️😂😂
@qureshohassan1907
@qureshohassan1907 5 месяцев назад
Waaa uqalntiin like share subscribed walahi qtar wax walbo oo abukar mahdi sooo dhigo🎉🎉🎉❤❤❤
@abdirahmannahmed2239
@abdirahmannahmed2239 2 года назад
Choume mubarik team gurmad iyo dhaman azxapta ku xidhin hore u socda inzha allh muzazaladka wakhtiyadan dambe somalidu so tabizo inta aan hubo waxa ugu saamayn badan kuwa ay zo tabiyan Universal Tv xata markad ku darto kuwa baxa bizha rabadan lkn anigu kan zi gaar ah ayan ugu hayzta ✋✋✋✋✋
@xamdixamdi5117
@xamdixamdi5117 2 года назад
Abuukar 18 jiraa waxaasna maqo ro cabsi cabsina maqaanee film isoo badi
@shamhaadabdalleiidow8021
@shamhaadabdalleiidow8021 2 года назад
Waaaaaaw filmkeygii oo Caawa meel halisa maraa
@nimcohappy944
@nimcohappy944 2 года назад
Cajabo wlhy way iga qoslisay iyadiibaba isla yaabtay
@draxmedfaarax3694
@draxmedfaarax3694 2 года назад
In filim baruud baxay waa qorshe kale OO an cadi aheyn
@nuradinmohamudabdullahi599
@nuradinmohamudabdullahi599 2 года назад
M.a abukar mah di wll qaliya
@abdiwahabmuhumed9907
@abdiwahabmuhumed9907 2 года назад
Thanks Legend 🙏
@caynijamaac5259
@caynijamaac5259 2 года назад
Baruud may udhamaty sorry qurux lowgi😭
@caderrayale7744
@caderrayale7744 2 года назад
Baruud waa laga soo go,ay maraqiisa la cabay 🤣🥰🥰🥰
@abukarboro1775
@abukarboro1775 2 года назад
Masha allah gurmad Team
@bayraabdillahi6081
@bayraabdillahi6081 2 года назад
Mahadsanid Director Abuker mahdi kusoccda ama kanax ama kufarax Geeeseee Haye waaa sugii lahay 94 hada isodhacay ee hadeeed wa Gabogabooo baruuuudna wa laqabtay
@iqraudgoon7457
@iqraudgoon7457 2 года назад
baruud film ka haduu ha dhinty waa dawan karaa kasaa xaasid nimadiisa iska nacaye
@yaaskatuurey1691
@yaaskatuurey1691 2 года назад
M.ashllh teem gurmad ❤✋
@nadiirayuusuf6887
@nadiirayuusuf6887 2 года назад
Baaruuud Bum Bum😂😂 ninka ha nagu soo celininaa. dhiigiibu ka yareeyay Dadkiiyee.
@qalanjo7611
@qalanjo7611 2 года назад
And mah kean sa abrdo fardus walldde Adnaan in Saturday ad kean ta you 2t them wa ka bax bye ❤😂😂😂
@ayaan7389
@ayaan7389 2 года назад
masha allaah
@CabdirisaaqBaashe
@CabdirisaaqBaashe 2 года назад
Galabto dhanban sugayey hadey soo dhacey m. Waa mahadsantiin dhaman jilayasha
@maida2525
@maida2525 2 года назад
1 ilaa 93 yaa lasocdayda sideydoo kale
@anizakhaliif8007
@anizakhaliif8007 2 года назад
Ay waa sugaya qabashada baarud run run bayba ila noqotay
@calimatanchannel3361
@calimatanchannel3361 2 года назад
Nashiido soomali ah oo kusaabsan hijaabka daawasho wacan
@hothanahmed2919
@hothanahmed2919 2 года назад
Filimku waa cajabo caawana baaruud way u dhamaatay iyo kooxda gurmad
@awoabdirizakali5645
@awoabdirizakali5645 2 года назад
Hadii barud dhinto filimka waa end
@hodanqaaliquman4711
@hodanqaaliquman4711 2 года назад
Wooooooow waxaan noqdaya qofkii uugu horeeya ee maanta laykta saaaaaaray
@omardirieabdi7763
@omardirieabdi7763 2 года назад
Ha igu eegeaniin ibtilaada nafsi waa ayyaamo dhexe.
@cabdiraxmaan5591
@cabdiraxmaan5591 2 года назад
Meel xaasaasiya Ayuumaraayaa Teem Gurmad Hanbalyo
@maidoabdi5540
@maidoabdi5540 2 года назад
Qofkii ugu horeyo firsado
@princessahlaam9802
@princessahlaam9802 2 года назад
Baarudo jecliya jabkaaga🥺filmku waa dhmaad jah
@xaawoluulmuxudiin4731
@xaawoluulmuxudiin4731 2 года назад
Haaaa😩
@sagalabdi1100
@sagalabdi1100 2 года назад
Keep going team gurmad
@zaynabyasiin7813
@zaynabyasiin7813 2 года назад
Qof walbo oo dhib gaysto hadii saan loo gali lahaa qof ooyayso mala arki lahen runtii wadankina nabad ayuu noqon lahaa Maxay hooyo ooyday maxaa gabar ooyday maxay xaas ooyday Maxaa wiil si macnadaro laa dilay ama xabsi loo gali ama qof danbila ah loogu badalay Maxaa gabar la kufsaday ama micno dari loo furay ama loo gumaystay Ilahy somalidayna hagaji malinkasta waan ooyaa ani waayo waxbe kama badilko waxa dhacayo runtii Waxaa dhahaa malinoon waa guulaysanaysiin runtii oo waa helayaa dadka dulman xaqooda runtii Kooxda waa taageeraa runtii waayo waxay keenaa waa xaqiiyo jirto runti Ayaga sida aan u bartay waxkale maba fiirsado waa wacyigalin xaqiiqa runtii Waa codsi riwaadan sosocto xamar keenaa insha alaah hadii ay idin saamaxdo waayo malin walbo youtube ayaa inka dawanaa si laaf ah waa rabnaa runtii
@Tutulisho
@Tutulisho 2 года назад
THANKZ 😍😍
@ayaan7389
@ayaan7389 2 года назад
taliye geesi waxbaa helay Ax Ax
Далее
I FURTAYE MAXAD FA'IDAY PART 94
31:02
Просмотров 271 тыс.
Дикий Бармалей разозлил всех!
01:00
Меня Забанили в Steam CS2 / PUBG
19:19
Просмотров 194 тыс.
Barno
00:22
Просмотров 569 тыс.
malwax iyo casariyo o iska fudud
6:47
Просмотров 88 тыс.
I FURTAYE MAXAD FA'IDAY PART 89
33:48
Просмотров 282 тыс.
Maseer Dumar Short Film 2023
26:16
Просмотров 1,6 млн
I FURTAYE MAXAD FA'IDAY PART 188
27:15
Просмотров 425 тыс.