Тёмный

Ibraahim waxaa uu xafidsan yahay dhaaman wax kasta oo ku sabsan heesahi hore & ruwayadahii Somalida 

Hereri Media
Подписаться 272 тыс.
Просмотров 23 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

29 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 119   
@bintucali7288
@bintucali7288 Месяц назад
Ibraahim cali axmed cidii la shaqaysay unba wanaagisa garanaysa allaha daaye
@roblemaer4834
@roblemaer4834 Месяц назад
Sida xogta uu u soo ururiyo waa aqoon uu dadka u gudbin karo. Buug inuu qoro way fiicnaan lahayd.
@Abdicaziizbadde24
@Abdicaziizbadde24 Месяц назад
ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muxammed (🕋❤️💯🌎)
@abdixaafidaaqilGaambays
@abdixaafidaaqilGaambays Месяц назад
Alaahuma Sali calaa Nabiyunaa muxamed wacalaa aalihii wa'Saxbihii Wa'Salim (SCW)
@User-fd7yz
@User-fd7yz Месяц назад
Salalaahu calayhi wasalam
@khadarhired
@khadarhired Месяц назад
cabdisalan hereri I waryso anigan zxp wade markab baan haye waxan ku noolahy Portland Maine in USA marka ila soo xidhiidh insha.alla malinti aad waryaanys kabatan Ciise voa wan dhegysanye turkigaan maraye izmir marka insh alla
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 Месяц назад
Ankulakaftame biloow noqota kabtanki qaranko biyo dhaaminyaa
@jibriilabdishakurali614
@jibriilabdishakurali614 Месяц назад
​@@mohameddayib2894 kkkkk
@abdi1502
@abdi1502 Месяц назад
Waraysi beel
@abdirahmanibrahim322
@abdirahmanibrahim322 Месяц назад
Masha Allah Ibrahim ilaahay maskaxda ha u barakeeyo, dhab ahaantii aniga waa barnaamijkii faneed ee iigu qiimaha badnaa oo aan daawado.
@kaneecgroup
@kaneecgroup Месяц назад
hereri ninkaas ibrahim hal wareysi naguma filna dib ugu laabo waraysiga noosoo badi mahadsanid
@SaidHaji-wp9ol
@SaidHaji-wp9ol Месяц назад
Waa wareysi Aad U qiimo badan wad Ku Mahadsantahay Mr HARARI madama Aad tahay Rugcadaa . Mr Ibraahim Sido kale adigane sida qimaha badan e ad U hadashay . Taldada Hogamiyashi qadin lahaa ALLE hakeemo ALLE haina wada xafido si GUUD
@liishaaninvestigation6641
@liishaaninvestigation6641 Месяц назад
Waan uga danbeeyaaa ibraahin xagaas
@amssaid9583
@amssaid9583 Месяц назад
I am Somali man Ku nool dibadaha dalka fog I / we support ibraahim… horan U dhageystay i raahim …
@abdulahigeedi9471
@abdulahigeedi9471 Месяц назад
Aad ayan kugu mahad cilinaa hereri waxad soo ban dhigtay qabir suganta somaliya waxbadan kahaya masha allah
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Месяц назад
Khabiir sare ibraahim waa waayo arag wax badan Og.
@mahadabdillahi4264
@mahadabdillahi4264 Месяц назад
Maasha Allah.
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 Месяц назад
👋 Weriye C/Salaan Hereri &Aqoon yahan Ibraahim Cali.
@CabdiGaydh
@CabdiGaydh Месяц назад
Ustaad ibraahim waa aqoonyahan faneed
@AsmaibrahimReelmagaal
@AsmaibrahimReelmagaal Месяц назад
Aad
@hamudsaidhighway
@hamudsaidhighway Месяц назад
Daawadihii koowaad🎉
@abdilahiahmed686
@abdilahiahmed686 Месяц назад
Masha Allah warysi inta ka dheer aya qurux badnaaa
@cllhiwaliyulahi8082
@cllhiwaliyulahi8082 Месяц назад
Maasha Allah
@MaxaadhacayRunsheeg
@MaxaadhacayRunsheeg Месяц назад
Please fanka aad xifdisan tahay Buug kaqor❤
@muktarqowdan1925
@muktarqowdan1925 Месяц назад
Photephrafic memory buu leeyahay ninkaasu Masha Allah
@princesshawd6859
@princesshawd6859 Месяц назад
Hereri hore u soco ❤
@Eng_moy
@Eng_moy Месяц назад
Mansha allaah ,❤ninkan markaad siidhagaysato waxa kaga muuqanaya khibrad .
@engmaahir8408
@engmaahir8408 Месяц назад
Haduu quraan xifdin lahaa aakhiro iyo aduunba wuu anfici lahaa
@AsmaibrahimReelmagaal
@AsmaibrahimReelmagaal Месяц назад
Shaqadaada raac laguuma dirinee
@user-lz8mi7te9m
@user-lz8mi7te9m Месяц назад
😂😂hayaay alshabaab ayaa soo gashay
@baashaal6778
@baashaal6778 Месяц назад
Hadal xaq ah ayuu sheegay. Quraanku waa kalaamkii ilaahey. Quraanka iyo alshabaab maxaa iska galay?
@dagansh5606
@dagansh5606 Месяц назад
Somali halka ay ka jabeen waa Diinta marka ay qax iyo dhib arkaana Quraanka ayey ku soo noqdaan hadayna dhib hayna waa sidaa lagu sheegayo almadax duub Ilaahay ayaa mahadle naga soo hadeeyey ruwaayadihii noogu badalay madaarista kuwaa madaxa duubana Allaha naga qabto iyagaa ceebeeyey Diinta ka soo iftay carina Somaliyeed
@user-lz8mi7te9m
@user-lz8mi7te9m Месяц назад
@@baashaal6778 isagu quraanka muxuu halkan u keenayaa ,hadaanay istusnimo ka ahayn
@ridwaneid5013
@ridwaneid5013 Месяц назад
Ibraahim shaqo wanaagsanbuu qabtay fankuna dhuuxuu kaga jiraa rabbi ha daayee
@yahye2001
@yahye2001 Месяц назад
Noo soo badi war bixinaha fanka iyo suugaanta ee Ibraahim please
@mohamedsheikh5493
@mohamedsheikh5493 Месяц назад
Ibraahim buug haka qoro xogtaas aadka u weeyn.
@saadkhadar108
@saadkhadar108 Месяц назад
Waxan rajeynaya in aad barnaamij labaad ka soo sameyso kan oo kale inshallah oo aad gudaha usii galaysa ruwaayadihi iyo sugaanta kaleba
@morrissamatar3315
@morrissamatar3315 Месяц назад
Mac iyo Sokor waye wareysigan ❤
@_faatax
@_faatax Месяц назад
Ibraahim waxaan usoo jeedinayaa inuu sameeyo app lagu baadhi hawshaa isagu madaxa ku hayo dhaxalna noqon doonq
@carababdulkadirfarahxared
@carababdulkadirfarahxared Месяц назад
Abdi salan mar kale nuugu celi wareysi dheer
@adamfarah7638
@adamfarah7638 Месяц назад
Cabdisalanow video kalana ciwankan wad ku qortee halkaa noo sax walal
@noohaliahmed3978
@noohaliahmed3978 Месяц назад
Wuu kasaaray
@fagaarahafanka2307
@fagaarahafanka2307 14 дней назад
Ninkan hal waraysi kuma filna waa kayd nool ee waraysiyo kale ka soo qaad mahadsanid
@realmaxamed2009
@realmaxamed2009 24 дня назад
scw
@abshirsulub4927
@abshirsulub4927 Месяц назад
Waxan jeclaan lahaa inu wareeysigu wakhti ka badan noqdo mahadsanid
@KAYDKA-HAG
@KAYDKA-HAG Месяц назад
Ibraahin waa xog ogaal faneed cajiib ah, waxaan la yaabay siduu fanka u jeclaa ee uu kuli goobjooga ugu ahaa.
@AFRICANITV24
@AFRICANITV24 Месяц назад
❤❤❤❤
@Degmociise123
@Degmociise123 Месяц назад
Waa in qoraa waa taariikh
@kaareburburiye
@kaareburburiye Месяц назад
NINWAX BADAN OG IBRAHIM CALI AYAAD WATEYSATAY MAANTA.
@OmarMumin-yq5gj
@OmarMumin-yq5gj Месяц назад
Waraysiga inuu intaa ka dheeraado ayaaa wacnayd oo wax badan uu ka waraysto 🎉
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 Месяц назад
🤣🤣🤣😂🙏Waa Nin Cajiiba Runtii 👏
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm Месяц назад
Waxaan ku noolay Germany waxaan bartaa Musica insha allah waxaan rajaynayaa inaan maalin maalmaha kamid ah aan boodhka dib uga tumi doono musicii somalida ee Live-ka ahaa
@AhmedMohamed-zk9ud
@AhmedMohamed-zk9ud Месяц назад
Ilaahay u toobad keen oo iska dhaaf heesaahaa ... Somalia warshado iyo beero iyo kaluunka ayey u baahantey .lkin fan uma baahnaa
@ShamaakhAli166
@ShamaakhAli166 Месяц назад
100% wereysi aan wax badan ka faaidey lkn tariikh noleleedka ıbrahın waad ılawdey waayo waa introduction ka weysiga
@isseunv
@isseunv Месяц назад
Ibraahim Cali Cuucuule Aqoonyahan Qoraa Sare Nolow walaal
@user-ce1vg7kp2l
@user-ce1vg7kp2l Месяц назад
Hereri❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dinixbaashi9143
@dinixbaashi9143 Месяц назад
Cabdisalaanow ninkaan wareysi labaad ka qaad oo heesaha lagu muransan yahey weydii cida sameysey bal intuu kahayo
@drmustafamohamed1885
@drmustafamohamed1885 Месяц назад
Ibraahin Cali waxaan ku aqaannaa xusuus dheeraad ah iyo Isaga oo aan been ka sheegin taariilhda guud ahaanteed
@odayjama1829
@odayjama1829 Месяц назад
Ibrahim waxuu soogaray wadanka oo dadkiisu iyo fankiisu sifacan u shaqeyaan iyo hargaysa oo ah meel fanku ku fiicnaa markaa waqti ayuu uheley riwaayadihii oo life ah iyo dadkii uu lakulmaynah waxuu kahelay xog
@deeqosman4618
@deeqosman4618 Месяц назад
Ibrahim waa matxaf sida uu u xifti sanyahay dhamaan heesihii iyo riwaayadihii hore.
@araweelo728
@araweelo728 Месяц назад
Masha allah, ilahay maskaxda ha u daayo, lakin armay ka wacnayd inuu wax aakhiriyo ifba anfaca ugaga faaiidaysan lahaa🤔
@user-lz8mi7te9m
@user-lz8mi7te9m Месяц назад
Oo fan ku ma danbibaa 😅
@fuaadyaasiin
@fuaadyaasiin Месяц назад
Hereriyow ana waxaan hayaa 1200 oo hal xidhaale ah diin dhaqan iyo maadi Fadlan la soco hadaad u baahan tahay
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Месяц назад
Great 😂
@CadeGude
@CadeGude Месяц назад
Hereri please ninkan soo badi Waraysigiisa Baahi badan baa bulshadu uqabtaaye Waa hadii aad natixgelinayso Beri fursadan lama helidoono
@Hamze-Ladane
@Hamze-Ladane Месяц назад
Ibraahim Cali Axmed waa Taariikh yahayn, dhaqan yahan waxaanu hayaa xog aad u badane, dhawr barnaamij ayuu u baahan yahay si uu uga hadlo si qoto dheer.
@shaaficimohamed2198
@shaaficimohamed2198 Месяц назад
That's extremely unbelievable 😲
@aminageddi3170
@aminageddi3170 Месяц назад
Cabdisalanoow ninkaan taariiq baa ku duugane please nooga reeb
@CadeGude
@CadeGude Месяц назад
Ninkan hala baadho Bashiir cali xuseen Ninkii faysal kaqaaday xisbiga Maxay isu yihiin?!!!
@SaluuglaSiciid-qm3sy
@SaluuglaSiciid-qm3sy Месяц назад
O'Day in taad waxaa qaybaysey maad wax aakhiro iyo aduunba ku anfaca qaybtid
@AsmaibrahimReelmagaal
@AsmaibrahimReelmagaal Месяц назад
Laguuma dirin xaarnyey xaarantu dhashay
@user-lz8mi7te9m
@user-lz8mi7te9m Месяц назад
😂aduu ma malagii xisaabtaad tahay , orod niicda meelahaa la and, alshabaab yahay
@Sadexle11
@Sadexle11 Месяц назад
Haduu qof somaliya mudanyahay abaal marinta oogu saraysa waxaan siin lahaa Abdisalam Hareeri waayo markasta waxuu bulshada somaliyeed usoo gudbiyaa wax dhaxalgal u aha dadkeena Xushmad ayaan kuuhaynaa midane Hareeri🙏
@Adamhagler
@Adamhagler Месяц назад
Ibrahim waa aqoonyahan somaliyeed waa in dawlada somalia ka dhigto wasiirka hidaha iyo fanka
@user-jp9mu1of2r
@user-jp9mu1of2r Месяц назад
Wax fiican maadan xifdin
@AsmaibrahimReelmagaal
@AsmaibrahimReelmagaal Месяц назад
laguuma dirin
@AsmaibrahimReelmagaal
@AsmaibrahimReelmagaal Месяц назад
Laguuma dirin😂
@AliHanash-qw4fo
@AliHanash-qw4fo Месяц назад
Ibrahim waa encyclopaedia Kala ilaaliyo
@noohaliahmed3978
@noohaliahmed3978 Месяц назад
Hadii aan la qorin wey lumaysaa aqoontan iyo taariikhdan.
@nabadoonka6649
@nabadoonka6649 Месяц назад
balaayo xafid dheh 😂
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 Месяц назад
Isaqo xafidul quraana aya kaficnaanlahayd intu heesha xafidayo
@HamseSADRI
@HamseSADRI Месяц назад
Quraanka ILaahey Maxafidsan yahay Talow
@AsmaibrahimReelmagaal
@AsmaibrahimReelmagaal Месяц назад
Oo mxaa kaa galy yaa ku dirsaday shaqdaas
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Месяц назад
Ninka weyni maalaa yacnisanaa ma ruwaayad iyo heeso soomaali buu leeyahay waan xifdisanahay kkkk walee fanka soomaalidu waa niic iyo wakhti lumis hees rap ah oo maraykanku qaadaan baa dhaanta
@user-lz8mi7te9m
@user-lz8mi7te9m Месяц назад
Hooyada siilkeedii weynaaba dhaama 😂😂caagyahaw futada laga dhalay
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Месяц назад
@@user-lz8mi7te9m naga aamus naag yahaw dhaliga weyni kkkkk
@user-eg6ux9tw7f
@user-eg6ux9tw7f Месяц назад
Waa laba bilaa caqliya alla qafladu xumaa markaad ilaahay iyo aakhirda ilawsantay xoolaha waxba madhaantid
@ibrahimjibril953
@ibrahimjibril953 Месяц назад
naftaadaad masduul ka tahjaye adigu aakhiradaada ilaasho cafisna weydiiso nimankaa aad ku geftay,badanaa nin is mooday in uu janada garantii ka haysto meel uu ku danbeeyayna ilaahay uun ogyahay
@AsmaibrahimReelmagaal
@AsmaibrahimReelmagaal Месяц назад
​@@ibrahimjibril953danahaga raac garcyow haka mashquulinee
@AsmaibrahimReelmagaal
@AsmaibrahimReelmagaal Месяц назад
Xoolo foqol xoolo
@abdullabdhu3853
@abdullabdhu3853 Месяц назад
War Ilma Adeerayaalow Ninku Waa Qoloma??
@charkoshanghai
@charkoshanghai Месяц назад
Qur aanka iyo axadiistana wa xafidsanyahay ayan filaya 😂
@faafintadiintaislaamka2942
@faafintadiintaislaamka2942 Месяц назад
WAXAAN XASUUSTAA SUAALAHA LA WEYDIIYEY CUMAR CARTE WAXAA KA MID AHAA CUMAR CARTE IMINKA DAGAAL AYAA KA SOCDA MUQDISHO HADUU CAYDIID QABSADO XAGEE AADAYSAA ADIGU AAD BUU UGA XANAAQAY SUAASHAAS AWOOWE WAAN YARAA WLHI.WAXAA KALOO LA YIDHI CUMAR CARTE IN AAD WAALATAY BAA NA LOO SHEEGAY MEESHA JIDA MA CAFIMAAD BAAD U TIMI AAD BUU U XANAAQAY MARKAAS BUU YIDHI WAR WAANIGAAN KULA HADLAYEE MA QOF WAALAN BAAN KUULA EKAADAY.MARKAAS BAAD TIDHI KAASINA WAXA UU AHAA CCQAALIB AAN KU WARYAYSAT JIDA INTAA KU DEMISAY KKKK CAR WAA BEEN DHEJ WLHI BAANAN MEEL KA SOO DAAWAN MAALINTAAS BAA IIGU DANBEYSAY IGUNA HOREYSAY
@faafintadiintaislaamka2942
@faafintadiintaislaamka2942 Месяц назад
WAXAAN KALOO XASUUSTAA SICIID CALI MUUSE OO MALIN SACUUDIGA TEGEY WA LA WARAYSTAY SOOMALIDA AYUU DACAYADAYNAAYEY MARKAAS AYUU YIDHI WAXAA YIMI DAD KU LEH يفضل MEESHII TAFADAL DHIHI LAHAYEEN WLHI WAAN FUURAY SXB
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 Месяц назад
Hadalliisa aad you u boobsiinayaa lama fahmayo
@cagaaranecagaarane3923
@cagaaranecagaarane3923 Месяц назад
War ninku u egaa nin aan ogahay
@abdi1502
@abdi1502 Месяц назад
Ninkan suugaantii hargeysa ayuu kusoo koobay
@abdixaafidaaqilGaambays
@abdixaafidaaqilGaambays Месяц назад
Bal waydii inuu Qur'aanka Eebe xafidsan yahay
@suheibnoor5344
@suheibnoor5344 Месяц назад
😂😂😂
@abdixaafidaaqilGaambays
@abdixaafidaaqilGaambays Месяц назад
​@@AsmaibrahimReelmagaal Oo maxad la caytamaysaa maxa dhacay maxa sababay inaad Sidaas u aflagaadooto kumaba aqaanee maxad igu maagtay hadiiba ay dhacdo inaad qofkale eray aan idhi ka kululaatay miyaan caayay ninka mise waan aflagaadeeyay miyaadan qof aakhiro iyo ilaahay rajo ka leh ahayn magaca qof dumarna waad Sidataaye bal xishoo oo rabi ka cabso Ilaahay hakaa jaa'iseeyo afxumidaase
@abdirashidhassan5027
@abdirashidhassan5027 Месяц назад
Wll adigu maxay kula tahay wll wayba kamuqata inu ehlu salad yahee
@abdixaafidaaqilGaambays
@abdixaafidaaqilGaambays Месяц назад
​@@abdirashidhassan5027 Walal Aniga waxa wanaagsan oo nuuray masha allah Balse su'aashaydu intan way ka koobnayd kaliya waxay ahayd IBRAHIN Sida uu u xafidsan yahay heesihii iyo riwaayadihii xiligaas maadaama uu yahay shaqsi muxafid ah bal quraankana inuu u xifdisan yahay waydii. Intaas ma wax gaf ah baa mise waa su'aal normal ah oo lays waydiin karro ?
@user-lz8mi7te9m
@user-lz8mi7te9m Месяц назад
​@abdixaafid quraanku waa sheeko carbeed, tana waa sheeko somali ,maxay is dhaamaan
@abdifatahabdi3812
@abdifatahabdi3812 Месяц назад
Qur'aan-ka see isku yihiin?!
@AsmaibrahimReelmagaal
@AsmaibrahimReelmagaal Месяц назад
Mxaa kaa galy dhilayow
@AsmaibrahimReelmagaal
@AsmaibrahimReelmagaal Месяц назад
Laguuma dirin xaaranyey
@abdirashidhassan5027
@abdirashidhassan5027 Месяц назад
I think inuu ku ficanyahay wll quranka
@user-lz8mi7te9m
@user-lz8mi7te9m Месяц назад
​@@abdirashidhassan5027 quraanku waa sheeko carbeed, tana waa sheeko somali ,maxay is dhaamaan 😂
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Месяц назад
A s hareri reer Wuqooyi been todii ay shubijireen wakhtigedii Wala sodhfey BBC iyo been tii wuqoyi laga tag
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Месяц назад
TikTok maa Loo guuray koonfureey
@muktarqowdan1925
@muktarqowdan1925 Месяц назад
Photephrafic memory buu leeyahay ninkaasu Masha Allah
Далее
Kaluunkii webiga ee Somalia oo loo dhoofiyay Congo.
11:51
2DROTS vs RISENHAHA! КУБОК ФИФЕРОВ 2 ТУР
11:31
Sheekooyinkii ugu layaabka badnaa Iyo Ugaaska Angola
20:29