Тёмный

Ibraahin Caydiid iyo Cadowga Somaliland faalada maanta 

khadarchannel1
Подписаться 16 тыс.
Просмотров 38 тыс.
50% 1

Edited by mideeye

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 96   
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 6 месяцев назад
Maashallah ours brother IBRAHIM CAYDIID Viva Somaliland.
@user-zy3te4fp7y
@user-zy3te4fp7y 6 месяцев назад
Libaaxyada Reer shekh isxaq bino Axmed guulysta ❤❤❤❤❤
@Aminajam4l
@Aminajam4l 6 месяцев назад
Waa laysu badheedhay taariikhda somali land na waxbadan oo xasuus reebaa laga qorodoonaa guul somalaand
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 6 месяцев назад
Welcome to Somaliland 🇭🇺🇪🇹 guuu lyo gobanlmo 🙏🙏🙏🙏 Somaliland good job 👍👍👍 Hanbalyo hanbalyo hanbalyo 🎉🎉🎉🎉👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@Akhi_Adil
@Akhi_Adil 6 месяцев назад
Wadani illaahay ha inaga qabto Shartiis
@abdirashiidahmed5382
@abdirashiidahmed5382 6 месяцев назад
Ilaahay ka sokow waa in dalka la difaacaa
@Akhi_Adil
@Akhi_Adil 6 месяцев назад
Guul iyo gobonimo❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉
@AminaAli-kt3db
@AminaAli-kt3db 6 месяцев назад
Mashaalah mashaalah ❤
@shabeel7467
@shabeel7467 6 месяцев назад
Mahadsanid. Mohamoud Hashi iyo Xersi Xaraami taariikhd xun ayey wadan ka ku leeyihiin iminkana si cad ayaa loo arkaa in ay huwan oo ah cadowga Somaliland daacad ei yihiin markaa dawladu waa in waqtiga ugu haboon dacwad lagu oogaa weliba dhakhso dhakhso ayaanu leenay.
@zainabh8652
@zainabh8652 6 месяцев назад
Guuleeysta Reer Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Fadumo-jz9lt
@Fadumo-jz9lt 6 месяцев назад
Guuuuul guuuul soomaliland
@umalkhyremohamed5308
@umalkhyremohamed5308 6 месяцев назад
MANSHA ALLAH GEESIYO QAARAAN GUUL SOMALILAND SOMALILAND IS NOT EASY WAADANI IYO MAHAMUD XAASHI WAA XARAAN INE LAA DORTO DABADHILIF YADA FAQASH UU SHAQEEYA OO MARKAN DORTO WAA HAA LOO FUDUDEEYO FAQASH DENTOODA MEELE TUUGA ISAAQ UGA SOO WADA JEESTA IYO KAA SOMALILAND EE GUDAHAA EE FAQASH TA UU ADEEGA
@umaaisha9876
@umaaisha9876 6 месяцев назад
Ahmed Caydiid guuleyso geesi qaran
@user-kj8pz5fn4f
@user-kj8pz5fn4f 6 месяцев назад
❤❤❤❤wow prince Ibrahim ❤❤❤❤❤libaaxa qarenka ❤ SOMALILAND ❤❤❤cimriga ❤ Allah ha kuu❤❤❤dheereeyo❤ Ameen ❤❤❤ya Rabi ❤❤❤❤
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r 6 месяцев назад
Muuse waa geesigii geeska Africa ❤❤muusa cadawa kuma qabato❤Cidhiidha ha mudana illaahaya ❤hakaa dhigo cadaaladii cumar binu khadaaba iyo sifihii sayida Ali❤❤❤amiina❤❤amiina❤❤❤
@SaynabNuur-zu4ib
@SaynabNuur-zu4ib 6 месяцев назад
Somaliland guuuul Somaliland guuuul Somaliland guuuul Somaliland guuuul Somaliland guuuul Somaliland guuuul mahadsanid
@ayanlejibril57
@ayanlejibril57 6 месяцев назад
horaa loo soconayaa
@neimaabdi3206
@neimaabdi3206 6 месяцев назад
Masha allah geesi qaran ale ha ku xafido somaliland guul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺💯💯👍
@jamalskp7280
@jamalskp7280 6 месяцев назад
ISKU DUUBNI QARANIMO GUUUUL❤❤❤❤❤
@hibonour9657
@hibonour9657 6 месяцев назад
Geesiga dhulkiisa guusha u horseeda geerida dishay geedkaa ha ba guuuuuuul iyo gobanimo somaliland allaw dhaowr mujaahid madaxweyne Muuse biixi cabdi,Ibrahim caydiid iyo faysal cali xussen,mujaaahid cabdillaahi dareewal yaakale hee sunta nacabka kaga ilmaysiisa libaaxayada africa laandheerayaal banaan dagay illaahay swt guusha hayna siiyo inshallah allahuma ameen yaarabi ❤❤❤❤❤
@rashaail4191
@rashaail4191 6 месяцев назад
Vibraahi caydiid mar walba waan kuu ducyeee noolow huwanta ayaad wadnha jartaa gabal baa u dhacay huwan iyo hooyadeed xamar huwanta waxay isleeyihiin soomaalind haysta waa la bixi ayaan dhow in sha alaa
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 6 месяцев назад
Ayaa wax kaa wediinaya ,xasidnimo ,doqonimo iyo horumar la'aan, guul somalilan, cid joojinaysa ma jirto ama is ururtada ama ooyaa,
@choukrinour4164
@choukrinour4164 6 месяцев назад
Guulaso geese qaran Ibrahim Caydiid
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 6 месяцев назад
Maasha.alaah.guul.jam sland
@historynerd7549
@historynerd7549 6 месяцев назад
Move forward s/land❤
@ZuaadHeiz-tf6oi
@ZuaadHeiz-tf6oi 6 месяцев назад
Somaliand guul iyo gobanimo allow Somaliand cadaw geda jabi
@user-ls9vs6yu3v
@user-ls9vs6yu3v 6 месяцев назад
Guuuul soomaaliland guuuul ❤❤❤❤
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 6 месяцев назад
Maash Allah tabarikalaha 🤲 Somaliland 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guuuleysat ln sha Allah 🤲🤲 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 6 месяцев назад
Dawaalda Somalilland waa i n aay dacweysa in Shuftada Xamar nabad galyo xumo Geeska frfka ooy hubeen soool haddna Awdal
@jamalskp7280
@jamalskp7280 6 месяцев назад
DOWLADU DHINACYO BADAN AYEY KA HURUDAA XITAA QURBAJOOGA SOMALIAND AYAA HURDA
@jamalskp7280
@jamalskp7280 6 месяцев назад
SOMALILAND WADAMO CUSUB IYO HESHIISYO CUSUB HA GASHO
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 6 месяцев назад
RUNTII WAA DAGAAL CAD BALSE GUUSHU WA SOOMALILAND XAGEEDA ISHAA ALLAAH IBRAHIN CAYDIID ALLE HAKU XIFDIYO
@ayanlejibril57
@ayanlejibril57 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@faarahhaaruun8285
@faarahhaaruun8285 6 месяцев назад
Ibraahim,kolhaddaan laxidheyn xisbigaa,wxeennu waa waxkama jiraan.
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu 6 месяцев назад
GUULEYSO GEESI NOOLOW ❤❤❤❤❤
@aminasiyad9789
@aminasiyad9789 6 месяцев назад
Masha Allah tabaraka Allah ❤
@user-zy3te4fp7y
@user-zy3te4fp7y 6 месяцев назад
حفظ الله ابراهيم عيديد ذخرا لبلادنا صوماليلاند وحفظ الله صوماليلاند وشعبها وأرضها وحكومتها بحفظه والله خير حافظا وهو أرحم الراحمين ❤❤❤❤❤
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 6 месяцев назад
Somalia 😈 faqaasha 😭😭😭😭😭😭😭 faqaasha 😭😭😭🏃🏽🏃🏽🏃🏽🦓🦓🦓🦓😫😫😫😫🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽😭😭😭😭😭😭😭
@aminamohamed847
@aminamohamed847 6 месяцев назад
Cadowga Somaliland Illaahey ha inaga qabto.
@farahboss9600
@farahboss9600 6 месяцев назад
Wadani iyo m xaashi cowrya wadankii wakaa houmarka ku soconayeeeee
@saadoadan5009
@saadoadan5009 5 месяцев назад
asc alooo cadow gasga caamiye iñdha la ka yeel
@cabdirisaaqshagti1991
@cabdirisaaqshagti1991 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤
@farahboss9600
@farahboss9600 6 месяцев назад
M xaashi waa dhuuni qaate xamar u adeega
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 6 месяцев назад
S N M 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁 lsaaqa 🦁🦁🦁🦁🦁 SSB geeeeeeeis 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁 lsaaqa 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪 Somaliland 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪
@jamalskp7280
@jamalskp7280 6 месяцев назад
Reer awdal waa dad nabad jecel deganaasho jecel laakiin waa lagu dhex jiraa Somaliand na waanu difaacaynaa waanu ku dhimanaynaa
@nimasahal8599
@nimasahal8599 6 месяцев назад
Geesi ibrahim caydiid❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-ri9rs4ro7s
@user-ri9rs4ro7s 6 месяцев назад
Wadani àlle ha ka qabto wadanka
@jamalskp7280
@jamalskp7280 6 месяцев назад
IBRAAHIM CAYDIID IFTIIMIYE XIRSIGA IYO INTA FIDNIMDA WADA AYNU IS DHAAFINO
@abdihajiahmed5500
@abdihajiahmed5500 6 месяцев назад
Dawarsigiwuu dhamaday
@user-jv6pl4lk6k
@user-jv6pl4lk6k 6 месяцев назад
ILAAHAY WAXAAN KABARYAYNAA INUU BALAAYADA IYAGA KUCELIYO NINKII HADIMA TALIYOOW ADIGAA UHALISA KUWAN XUN EENABANTAAH EE ISNABSYANA EEQUDHUNKA AH EE DALKU INAGA DHEXEEYONA WALAAHI WAY KASHEE KAYN DOONAAN HADAY EDABDARADA JOOJIN WAAYAAN DULIGA GOFANAYAASHA SH EE WEXEENII CUNAYA HADANA CADAAWADA INAGULA DHAQMAYA SIDAY KUWABARIGU UHOOGEEN SIKADARAN BAY UHOOGIDOONAAN ADEER SOOMAALILAN LAGAMA MACAASHO
@user-ri9rs4ro7s
@user-ri9rs4ro7s 6 месяцев назад
4 afar odey oo is daba tukuba ayaa laga baqanayaa SD harciga ayaa la marin lahaa iga iyo guryahoodba dawlada ka dhisteenba
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 6 месяцев назад
S N M 🦁🦁🦁🦁 geeeeeeeis 🦁🦁🦁🦁🦁 lsaaqa 🩸🩸🩸 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪 Somaliland' 🇭🇺🇭🇺🇭🇺💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🙋🙋🙋🙋
@samiiraelmi4370
@samiiraelmi4370 6 месяцев назад
Iga gaadhsii bada maroodijeex ku beegan ha la siiyo. Reer awdalna hadhow yey odhan beelbaa wax isku koobtay . Saxee x ha laga qàado
@abdinuur370
@abdinuur370 6 месяцев назад
Ibraahim caydiid ninka cadawgu Kanaxaan
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 6 месяцев назад
MashaAllah MashaAllah Gul Somaliland ❤️❤️❤️
@luulhussein7775
@luulhussein7775 6 месяцев назад
Xirsi ma masuul baa kii isyidh dawladii uu isagu masuulka ka ahaa Af genbi isyidhi ee ay u suurto geli weydey waa buu hadlayaa
@fatimamohamoud2287
@fatimamohamoud2287 6 месяцев назад
Allow abo Musse IYO Somaliland dhowr
@Fadhi131
@Fadhi131 6 месяцев назад
Runtii weeyi ina caydiid Waa ina la maxa kabadeeyo xirsi iyo maxamud xaashi
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu 6 месяцев назад
WAR GACANTA AAN ISQABSANO REER SOMALILAND OONA DAWLADEENA ISGARAB TAAGNO CADOOWGEENA AAN MEEL UGA SOO WADA JEESANO
@fosiali263
@fosiali263 6 месяцев назад
Ibraahin waa geesi maskaxda ayuu xor ka yahay qabiil ma yaqaano
@user-ih4nk6zk6z
@user-ih4nk6zk6z 6 месяцев назад
Adeer Awdal Ibrahim Caydiid iyo Raga lamidka ah ee kaadidooda u soocabay ayaa wakiil ka ah Ee baarmanka kuwa ku jira ee s/land iyo kuwa ku jira kan xamar waxba laga waydiin maayo
@salebanabdidjama7004
@salebanabdidjama7004 6 месяцев назад
WALAAHI XISBIGA WADANI WAA IN LA KHASHIFAA WAAYO XIRSAABAN U NACAY XISBIGAA WAAYO BAL ILLAHAYBAAN IDINKU DHAARSHEE NIN SHALAY AY XABSI GAALO KASSOO FURTAY DAWLAD KU SHEEGTA XAMAR MAXAAD SUGAYSAAN IN UU SAMEEYO MARKUU KURSIGA KUU HANTIYO ILEEN CIRO WAAKANOO ASQAWYE OO DOQONIIMADIISA KALA GARAN LAH QARANIMO IYO SIYAASAD GUDO WAAR HA EEY KACO OO AYNU KASHIFNO MERCENAIRYGAN MIIDHAN CALOOSHOOD U SHAQAYSTAYAASHAN DOONAYA INAY INAGU DUL IIBIYAAN DHIIGII HALYEEYADII DALKANI U DHINTAY WAAR HADII AY DADKU YEELAN WAAYAAN MABDA WALAAHI DAD JIRA MANIHIN WAAR BILAAHI CALAYKUM KASHIFA OO SIRAHA XISBIGAN IYO XAMAR KA DHEXEEYA BADKA SOO DHIGA WALAALAYAAL AYNU DABA GALNO XISBIGAN OO AYNU INUU FAQASH LASHAQEEYO BANAANKA KEENO ANIGOO GX AH BAA WALAAHI AAMINSAN IN WAXAN XISBINA MAAHEE DULIGA AH LAYSKA QABTO WAAR DALKEENA AYNU DIFAACANO
@soomaalilandxassan8084
@soomaalilandxassan8084 6 месяцев назад
Alxaqiqaa halyayga codkisa iyo wakhtigisa ku difaca qarankisa ,warka iyo xogta ibrahin caydid waxay dhibil daba ku tahay huwanta is barkan ee gudo iyo dibadba
@user-jv6pl4lk6k
@user-jv6pl4lk6k 6 месяцев назад
WALAALAYAAL GOBOLKAN LAYSKU HAYSTO EE MARNA XAMAR SHEEGANAYSO MARNA HUWAN.MARNAWAXKALE HADAANAY DADKA GOBOLKAA DAGANI HADLAYNBA OOAY DAAWANAYAAN SOO LAMA ODHAN KARO RAALIBAYKAWADA YIHIIN WAXADHACAYA TEEDA KALE DAWLADU ITOOBIYA HASIISO BULAXAAR BARBARA AMA. CEELSHEEKH KUWAN MEESHA AY SHEEGANAYAAN HORTA YAA USOCDABA WAAR ANAGAA RABNA ITOOBIYA EE NOOSOODAJIYA MEESHAYADA
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 6 месяцев назад
Fiqi uga yeedhaa Dameer Fiqi waxa ka buuxa Dameer fici naceyb Isaaq lakiin maa ogaa afweyen ka xoogweynaa oo haystey kalmda Mareykan kalmdii carab oo dhn baa jabahad yare somaaliland ka eryadeen ciidanka qaranka walaahi waay u tudhen lakiin hada wa la is xaqayaa
@nuurtocali6033
@nuurtocali6033 6 месяцев назад
Wadani munaafaqsanaaa illahow umada ka,qabo😂😢
@luulhussein7775
@luulhussein7775 6 месяцев назад
Yaa dooranayay Xirsi Gaab waa faqashe
@AhmedHassan-if9lt
@AhmedHassan-if9lt 6 месяцев назад
After33 years Wali Been Iyo Khayaali Ayaad isugu. Sheekaynaysaan😂😂😂
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 6 месяцев назад
Maanta meesha kaliya mdxweynhiis la doorta iyo parlamnkeedu waa somaliland
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 6 месяцев назад
Haday khayalii tahay ,maxaad la ooyaysaan ,somsliweyn waay dhimatay soona noqon mayso
@sahalamunamuna4625
@sahalamunamuna4625 6 месяцев назад
Ibrahinow waxaad ka hadasha runta laiin umadi la burburinayay Waxaa laa wayn qabil waa damir xumo dhibtu waa shacabka u kudhacay qaabyalad
@markcaa2942
@markcaa2942 6 месяцев назад
Maxaa xirsi xaaji xassan maxkabad loogan kariwaayay Miyayna ahayn itaaldarro
@user-ii7ed5cr6u
@user-ii7ed5cr6u 6 месяцев назад
Wara nikan miyan qajilin war dinki Somalian meya Cade qayo
@mohamedjama8926
@mohamedjama8926 6 месяцев назад
Kan nacaska ahi habarjecluu kuwaashay iyo xirsi iyo ina xaashi ksn yaan warkiisa yaan la dhegaysan
@user-vf6lw2bl3o
@user-vf6lw2bl3o 6 месяцев назад
Xasbunalah. Wanicmal wakiil
@kaltunwarsame3072
@kaltunwarsame3072 6 месяцев назад
Fiqi ciilane waxa ka hore inuu deegan nabad ka dhaliyo taasa fiqi isa hadalo dhulakakani wuu ka daha wayahay degaanakagow dhalan ayuu dhashay 1960 hadaalin haku daalin somalilaan way ka daha wayenatehe tiisa dara yeelaha tukale ku daraha horata taada xaal u hele miskiin isaka maaaaaac🐐🤪🤪🤪🤪
@user-zy3te4fp7y
@user-zy3te4fp7y 6 месяцев назад
Iska riyoda laangab bla itaal guudabiirsi fota xun wasakha😂😂😂😂😂😂😂
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu 6 месяцев назад
WAA QALAD INAAD AFLAGADEYSO REER BOORAME WAA DAD SHARAF LEH WAA NA DADKA SOMALILAND AASAASEY MANA MATALAAN QAADA QAATAYAAL DHAWR QOF OO LAGU SOO SHUBTEY
@maryanali6192
@maryanali6192 6 месяцев назад
Is afgarad kaa waxba yaab la difaacin waayo abii wadankiisaba dagaal ayuu geliyey dad badan ayaa dhintay oo qaar kale ayaa waxay dhib badan ayuu geystay ilaa hada taagan xataa ma seexdo ayaa la yidhi markaa halga soo horjeesto yaanu in soo gelin
@samiiraelmi4370
@samiiraelmi4370 6 месяцев назад
Buuni mooyee mee madaxwayne ku xigeenkì. Maxaa khaldan
@faarahhaaruun8285
@faarahhaaruun8285 6 месяцев назад
Maxaad kaa ka sheegaysaa waa baajuun xoolahay ummadda ka dhacday dib ugula dagaallamaysa,e
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 6 месяцев назад
Dadkane miyey waalan yihiin miyaanay kitaab ku dhaaran oonay dalka iyo dadka u dhaaran beenku dhaarte waa eedayaa
@samiiraelmi4370
@samiiraelmi4370 6 месяцев назад
Xirsi miyaan la xidhi karin maxaa laga daawanayaa. Siiraanyo oo wax kaa dhigay ayuu waxaad ogayd ku sameeyay
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 6 месяцев назад
10 ibrahim ayan ku raynlahayn Waxy dadku odhan ilmahenba Doc kama oyen khayrba u Rajaynayaa mujahidka
@user-et4ti5kk1b
@user-et4ti5kk1b 6 месяцев назад
Ninka igu IL dheerbaa dadka
@ibraahimxiis359
@ibraahimxiis359 6 месяцев назад
Waxa,haboon in,madax,wayni,lagaadhigo sida,aad,wax,u,fasisho nin qaran
@user-ri9rs4ro7s
@user-ri9rs4ro7s 6 месяцев назад
Kuwa gudaha iska qabta
@choukrinour4164
@choukrinour4164 6 месяцев назад
Guulaso geese qaran Ibrahim Caydiid
@Fadumo-jz9lt
@Fadumo-jz9lt 6 месяцев назад
❤❤❤
@landsurveyingandmapping6485
@landsurveyingandmapping6485 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤
Далее
Guul Mr president Muse Biixi. and Rep of Somaliland
6:48
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 9.09.2024
20:25
Просмотров 15 тыс.
Lamaano Qurux Badan Iska Helay Calafdoon Wow
19:51
Просмотров 37 тыс.