Тёмный

Ibraahin "Waxaa cabi jiray ,sunta maroodiga, Xashiishka iyo Qamriga" 1 bil ma hurdin 

Xogmaal Media
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 47 тыс.
50% 1

Ibraahin "Waxaa cabi jiray ,sunta maroodiga, Xashiishka iyo Qamriga" 1 bil ma hurdin

Развлечения

Опубликовано:

 

8 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 36   
@kaltuunxasan2853
@kaltuunxasan2853 17 дней назад
Allah u saa,idiyo hanuunka kuwa kale ee weli ku jiro daraagiska allah ka madoobeyo allah soo hadeeyo
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 13 дней назад
Maasha'allah tabaarakallaah Cabdillaahi sida geesinimadaa iyo dadaalka isbedelka nolosha iyo talada dhalinyarada weli la nool qatarta, GO AHEAD ❤❤❤
@hodanahmed8637
@hodanahmed8637 17 дней назад
Subxanallah allah aya mahad leh o so hadeeyay kuwa kalana rabbi ha so hadeyo
@user-um6hy6mc5c
@user-um6hy6mc5c 15 дней назад
ماشاءالله تبارك الله ☝️
@qureshdahir964
@qureshdahir964 17 дней назад
Alle hakaa madoobeeyo balwada allahu akbar
@hawokiinofficialhilowle2101
@hawokiinofficialhilowle2101 11 дней назад
Masha allaah ilahey dhalinyarada somaliyed noo badbaadi dal iyo dibad meel walbo ay joogaan tusale ayaa tahay habo guleeso mustaqbal fiican ban alle kaaga tuugay
@daahirdugsiga8653
@daahirdugsiga8653 12 дней назад
Alxamdullilaah, Allah ayaa ka soo haniuuniyay. Allow u fududee wanaaga. Xumaantana ka indha saab isaga iyo dhamaan caruurteena qurbaha joogta.
@hnoor4361
@hnoor4361 14 дней назад
Illaahay ha hauuniyo dhamaantod dhalin yarada muslimiinta
@Maxamuudcabdiguuleed
@Maxamuudcabdiguuleed 18 дней назад
Alle hawnaxariisto, Ustaadkii waynaa ahna Harari best friend kiisi Cawke.😢
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 18 дней назад
Allah hasoo hadeyo intii darogo ku Jirta
@timacaddechannel6602
@timacaddechannel6602 11 дней назад
Allihi kusoo hanuuniyay ayaa mahad leh walal ee halkaas kasii dadaal Alle kuguma celiyo wadadi xumeed, Wadada aad jeceshahay inaad ku dhimato Allah kuu rumeeyo 🙏
@user-zx9uq1zy2t
@user-zx9uq1zy2t 11 дней назад
Maasha alaah kheyr ilaah hakuu ziyaadiyo dibdanbane ilaah kugu maceliyo aamin ❤
@shukriwarsame6920
@shukriwarsame6920 14 дней назад
Manshalah❤ hore usoco hooyo Allah hakuxifido mum
@user-cc6mu1ft7v
@user-cc6mu1ft7v 17 дней назад
Ilaahey ha madobiyo yaa raabi
@user-on5tv8zx4f
@user-on5tv8zx4f 15 дней назад
Asc Maasha Allah Ibrahim Inta Boglad leh Allah ka madoweyo
@abdallamohamed9845
@abdallamohamed9845 17 дней назад
Allaah kaa madoobeeyo
@shukriali5770
@shukriali5770 2 дня назад
Maanshaa alnaah allaha kugu wado
@user-cd1yu3vv7q
@user-cd1yu3vv7q 12 дней назад
Mashaa allaah, rabbi ha u siyaadsho. Mahadsanid harari.❤❤❤
@Dhir.iyo.deef.
@Dhir.iyo.deef. 11 дней назад
Masha Allah
@user-tn5or9iw1c
@user-tn5or9iw1c 13 дней назад
maashaallaah waaninillaahay Palladam waafijiyey oogaan wacan Zeeshan oo aad uaddag sidda bit xaddiid ah too badda illaahay waafijiyey sidda sallaadda ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂GUUUL GUUUL GUUUL GUUUL GUUUL 😊😊😊😊😊😊😊😊GUUUUUUL GUUUUUUL
@abdomaye
@abdomaye 13 дней назад
Allah ha xafido walalaha somalida iyo musliminta allahuma aamiin
@user-tn5or9iw1c
@user-tn5or9iw1c 13 дней назад
Goaanka Addai waa guuuuuuush noloosha❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂guuuuuuuuuuuuuuulayso🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@shamesmohamed1604
@shamesmohamed1604 10 дней назад
Maashalaah
@safiyoiidle1758
@safiyoiidle1758 10 дней назад
Wiilkaan waxan kula talinaayaa In ow guurasado gabar diin leh
@abdikadiromar8711
@abdikadiromar8711 10 дней назад
Wadnaha qofkuu istaago ma noolaan karaaaa
@ayaanleabdule4715
@ayaanleabdule4715 13 дней назад
Asc Cabdoow ina Hareeri yoow wax wanaag san ayaad Umada Somaliyeed u heey saa wax fiican illaaheey qeer ha kaa siiyo ku soco wanaaga aad u heeyso Umada Somaliyeed Mahad sanid
@rmondeck
@rmondeck 13 дней назад
Masha'allah tabarakala, xafidullahi
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 15 дней назад
👋 Weriye C/Salaan Hereri&Ibraahim.
@farahqawdhan8679
@farahqawdhan8679 11 дней назад
Suunta Maaydka Lagu Meedho Aa iis Tiicmal Naay kulahaa, Waa Laa Baay , Show Dhaliyardu Waa Sumey Saan yihiiin . Allxamdu Lillaahii Walal Hadii Allah ka Bad Baadshay Waxad ku Jiirtey, , . Please help Walal Daa Caawii kuwaa Welliii ku Jirraa , Nolosha Xuun Ee Drugs kaa , Please Yaan Laga Quusan oon Lagaa Daalliin , Dhaliinta, Laa Maa Riin Habaa Biyey , Ee Mustaq Baall kooda Laguu Dheelay Laa Baa Bii iiyey, Yaan Lagaa Quusan Ramada’s.
@mohamedhussainhassan5199
@mohamedhussainhassan5199 10 дней назад
Kristal math waa dawada military ga maxaa kuu geeyaay alhamdullahi aniiga xita waan cabi jiraay Wana iska daayi alhamdullahi alla ayaa mahad iska leeh
@user-zs6tx1mb1v
@user-zs6tx1mb1v 18 дней назад
👍👍👍👍👍🌺🌷❤️🌹🌹🌹🌹
@Kulbiyoow114
@Kulbiyoow114 12 дней назад
Dadkaan Shareeco lagu nooleeyo hadday heli lahaayeen dad kudhaqa halaaghaan ay qirsan yihiin noloshooda uma horseedeen
@ismailali3501
@ismailali3501 18 дней назад
Allah ka madoobeeyay mahad iska leh alhamdulilah hadda furfurnaan dareemee masha allah
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 13 дней назад
Dad badan ayaa u dhintey overdose daroogada wa halis
@user-zu3sh7xz1o
@user-zu3sh7xz1o 18 дней назад
Subxaaaanalah ilaahaw masiiibooyinka masiibo kaxun majirto e ilaahaw kaa nabad gali inta kujirtana allaha ka saaro ilaahaw badbaadi waawax xune
@yasinhaji1806
@yasinhaji1806 12 дней назад
La noolaanshaha dadka xun xun waxeey kuu sii dhaweeysaa inaad adigana ayaga la mid noqotid.
Далее
УРА! Я КУПИЛ МЕЧТУ 😃
00:11
Просмотров 739 тыс.
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
WAXAAN AHAA WADAADKI SADAXAAD EE LA XIRO 1972
40:24
Просмотров 288 тыс.
Лимон жиросжигающий
0:21
Просмотров 1,9 млн
🍁 Экскурсия года
0:19
Просмотров 1,9 млн