Тёмный

Ibrahim Dheere - Herdanka Taariikhda siyaasadda geeska Afrika  

HANOOLAATO
Подписаться 496 тыс.
Просмотров 29 тыс.
50% 1

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Hanoolaato Media Network is an independent media organization that publishes news that matter on issues affecting the community. We report stories on human rights, governance and social justice across Somalia and the Horn of Africa. Hanoolaato is a leader in communication, supporting communities to access and realise basic human rights. We endeavour to contribute to a free, fair and sustainable world where all people - both men and women - have equal access to opportunities and resources. We are an authentic Somali media organisation, empowering communities to access and realise basic human rights through social mobilisation, training, and development of information, education and communications materials, advocacy and media production.
We are dedicated to making an impact in our communities, we provide a platform to share local stories and for people to discuss their issues and opinions. Hanoolaato allows communities to share and exchange information and ideas and aims to inform and inspire, and does so through promoting transparency, accountability and democracy. We host programs and invite the right people to discuss topics that are emerging in the society. We break the silence by highlighting topics that are not discussed in the mainstream media such as governance, human rights, corruption, accountability, etc.

Опубликовано:

 

15 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 75   
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 Год назад
Masha Allah. He is a real intellectual and researcher. He knows what he is talking about. You cannot talk about the present unless you know about the past. I could not agree more. Somalia was never meant to come back because it was thrown into an abyss. It is a good thing to see people like him who are optimistic about coming back.
@chelseakante5594
@chelseakante5594 Год назад
Manshalaah gudoomiye Ibrahim dheere khabiir iyo waayo arag somaliyeed wadaadna ah
@bilaladen7752
@bilaladen7752 Год назад
Insha alah next DDSI President
@ahmeddahir6224
@ahmeddahir6224 Год назад
❤Masha Allah hanoolaato waan jeclahay wareysiga Sh Ibrahim Dheere ❤ guuleayta labadiina
@hamdimustafe1664
@hamdimustafe1664 Год назад
Ayaanle ha noolaato mahadsanid sidaad noogu gudbisid barnaamijyada tayada leh
@abdirahmaanserios2987
@abdirahmaanserios2987 Год назад
Hanoolato ana ugu hor dawaday manta
@fahmoadan8202
@fahmoadan8202 Год назад
I like that ❤in wax fiican laga sheekeeyo iyo rajo waan soo dhawaynayaa teeda kale ninkaan wuxuu u egyahay nin somasli la raba in ay markale soo kacdo oo lugaheeda ku istaagto oon quusan noolow ❤❤❤❤❤
@abdillahideheye2748
@abdillahideheye2748 Год назад
waa runtii sh ibraahim dheere
@xuseenxasancaaqilguray5554
@xuseenxasancaaqilguray5554 Год назад
Masha allah guul iyo gobanimo sheikh ibraahim mufakir xor ah ayaale xuseen xaqiiq doon wadani ah
@fadumasheikhmahmuod3082
@fadumasheikhmahmuod3082 Год назад
Maash allaah allaah haydin barakeeyo soomaaliya qulubteeda allaah hamideeyo
@1shaafka703
@1shaafka703 Год назад
wariye rug cada ah, ayanle *keep going*
@somalibiblesociety7810
@somalibiblesociety7810 Год назад
One insightful interview
@adamibrahim8263
@adamibrahim8263 Год назад
Ayaanle wareysiyada Noocaan ah waa wax Ku ool ee soo badi. Lama gaarin waqtigoodii oo Dadka Qabyaaladda Cabsan wax ay Fahmi karayaan maaha laakiin Somali badan baa Fahmeysa❤
@abdullahiabdi7557
@abdullahiabdi7557 Год назад
waa waxa macaquul ah❤ haadhalkas ogaad somaliyay thangs walalahana waad mahad santihin
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Год назад
Masha Allah ninkan wa qabiir dhinacyo badan wax ka og Mahadsanid Wariye ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa ❤❤❤❤
@jmperson
@jmperson Год назад
Maashaa allaah Ayaanle channel kaaga waxa keliya aanku jeclahay, waa tabinta tayadda leh, ee aad noo soo xusho rag macquul ah. I need moral building up, soomaali halkaa ayaanka dhimanay.
@SALEBANMSHIRE
@SALEBANMSHIRE Год назад
Ascwb ayaanle adiga iyo Ibrahim dheere qeer badan alle ha idinsiyo aad baan idinku diiradey sheekada wllkey ibrahim ka shekeniyey waa mida aanu ubahaney dhalinyarda loo ku wacdi inta midnimada jecel meel kasta ha joogeyn mamukada dowlad goboleyd maba amisani waxan amisanahey 18ka gobol allah xaqa hatusiyo umada waxii cadow iyo xasid alle haka qabto amiin yaa allah
@rumaanaahmed5574
@rumaanaahmed5574 Год назад
M/W Prof Xurmadle Xasan Sheikh Xafidalaah ❤ ,R/W Xamza Cabdi Bare Xafidalaah ❤ Sida ay Howsha u Wadann Waa la Mahdiyey Waana Deeq Rabbi Umadaan u Soo Direy Soomaali❤❤❤❤ Waa Tagtey oo Talaabsatey Insha allaah qeyr
@Aziiza_A
@Aziiza_A Год назад
Nabada maanta muqdisho ka jirto Allaha no siyaadiyo yaa Rabbi🤲
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Год назад
Uuuf
@engabdurrahmanosam6927
@engabdurrahmanosam6927 Год назад
AYAANLE BRO CONGRATULATIONS ARIMAHA AFRICA TARIKHDEDA guulso wlal
@kamaalmaxamed5209
@kamaalmaxamed5209 Год назад
Si aad u qiime badan ayaad udhigtay mahadsanid lbrahin
@duranabdi4105
@duranabdi4105 Год назад
Ninkan platform yadisa social media . Nala so share garee.
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 Год назад
Ibraahim waraysiyo badan ka samee fadlan weliba arimaha geeska afrika .
@abdullahiabdinasir6943
@abdullahiabdinasir6943 Год назад
masha Allah sifcn buu wax badan uifiimiyay,lkn xisbigu itoobiya ayuu katartamayaa sheekaduna Somalia umbay idin lagashay.
@abdikhadirlibaxow8015
@abdikhadirlibaxow8015 Год назад
Ayaanlow waad ku mahadsantahay wareeysigan xifradeysan. Ninkaan waa aqoonyahan waana caaqil. Lkn Somalidu Diin Dowladnimada haku darto; Diin daro meel nama geyneyso. Mahadsanid
@abdirshiidmaxamed6730
@abdirshiidmaxamed6730 Год назад
Ninkaan Waa Very inteligent Somalidu Waxay Dhaqaale ahaan sameynkaraan bey Aad looga Hdlaaba iminkoo Lakala qayb qabsanyey Markaa Somalina Waxaas Ma fahansana Strategyada Soo socota
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 Год назад
Ilaahay ma odhan somaliyi soo noqon mayso ee iyagaa yidhi lkn si uun baynu usoo laaban ilaahay ogyahay.
@Zaki-abdi-yuauf
@Zaki-abdi-yuauf Год назад
Waliba waqti dhow I.a
@adeerkaqarniga1-7-54
@adeerkaqarniga1-7-54 Год назад
Walleh Falastiin waan tegay oo beerka ayay dhilka ku hayaan, Yuhuuddana waa taajiriin oo lacag adag leh, waxaan u sahal ah inay barakiciyaanooy ka iibsafaan Falastiiniyiin baahan guryahooda.
@fnw8688
@fnw8688 Год назад
Hanoolaato ❤
@alirobleh1226
@alirobleh1226 Год назад
Ma hirgaliyay Xasan Sh, fikirkaas ???? MAYA WAA MAYA !!!!!!!!! KA FIIRSO.
@abdirahmanmahmud8115
@abdirahmanmahmud8115 Год назад
Ibrahim dheere nin aad hanwayn somali caqligaas oo kale ayaa anfacaaya dadkas oo kale waaye dadka u qalma in talada wadanka lo dhiibo oo laga faaideesto aqoontoda
@AliAli-dw3vt
@AliAli-dw3vt Год назад
Adiguba saw cimaaniya matihid kol aad diinbaan kudagaalami tidhaah iyo kal aad gaalka laheshiiso si aad ugu adeegto
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Год назад
😂😂😂😂 iwad sheegada
@Yunis114
@Yunis114 Год назад
wareysi qiima badan.
@alirobleh1226
@alirobleh1226 Год назад
Imiraad ayuu ka ibiyay...ka fiirso, Ibrahimow!!!!!!!..
@AbdirahmanWarsame-uc6gc
@AbdirahmanWarsame-uc6gc Год назад
Ayaanle HUSSAIN + IBRAHIM MOHAMED HUSSAIN
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Год назад
Wallhi xiliga kaliya een ilmeeyeyo waa markaan wadanka iyo islaamka u ducaynayo
@NaimaYuzuf-wu2mq
@NaimaYuzuf-wu2mq Год назад
Ninkan waa libaax walee
@bilaladen7752
@bilaladen7752 Год назад
Insha alah. Next DDSI President
@Wadani924
@Wadani924 Год назад
Ogadeen miyaa aqoonyahan-kan?
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 Год назад
​@@Wadani924 😂 xanuunki qabiilka miyaa kugu kacay. Weligaa ha ka bogsan.
@drmursalhassan4346
@drmursalhassan4346 Год назад
Xaqa sidiisa marbu feraha kasoo dilacaa
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 Год назад
Amanka geeska africa idinka halis ku ah xudud qabil isleh ka sameya geeska africa
@abdillahideheye2748
@abdillahideheye2748 Год назад
markale midnimo
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev Год назад
Wadani waqici ah Ibrahimow so kob maclumadkan oo durus u badaal oo skulada & jamacada si dhaliinta lo baro tariikhda hore ,tan maanta iyo taa aragtida foog si siyasad cusub oo dalalka Jarka ah &dunida la socoon karta
@abdimuuse4919
@abdimuuse4919 Год назад
Ayaanle waad ku mahadsantahay inoo nookeentay aqoonyahankan ibraahindheere oo ah nin aqooni kabuuxdo
@Ahmedhassanyusuf-uv1vd
@Ahmedhassanyusuf-uv1vd Год назад
Figrad fiican mahaysid naga dhaaf
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 Год назад
Idinka ka danbeya colad walba geeska africa ka dhacda qabil wax ku raadiya dadka galana ku sheega minority
@BaqdaadiCabdirashiid
@BaqdaadiCabdirashiid 4 месяца назад
Gjdfhgdhhdjffhjvcbnfgnbfnfhj❤❤❤❤❤❤❤❤❤the ❤❤❤❤❤❤❤❤fhsjjg😊😊😊😊😊😊gjj❤ghtfg😊
@khaliilnourkhaliil209
@khaliilnourkhaliil209 Год назад
ayaanle masoo labatey
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Год назад
Markii sexaad baad wareysa tey ninka ibraain wad xiisey saa tarikh diisa ayaanle mahad sanid bye
@hayaathabiib9608
@hayaathabiib9608 Год назад
Ninkan dhafoorka haystaan soo raacay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 Год назад
Somaliya iney dib u so noqoto wa in hal nin muddo ugu yaran 10 sano hayo xukunka an dektertarna aheyd lakiin u hayo xukunka inu wax dhiso ilen qaran dumey istushin an jirin iyo sharuc wa in waxkasta la dhisa dorasho shacabka la garsiya badrol la so sara argagixisada la tirtira wa in shaqo badan la qabta nin rabo inu intas qabto an lo ogoleyn xata hal sano lama rabo in somalida horu umarto wa jug jug mesha jog ninkii wax yar qabto ninkii kale kala waregey laad bu ku dhufan wa hadda iyo kow ka so bilowhadda farmajo sugayo fursad kale mel u fadhiyoinu fashiliyo ninkii bedeley rabo siyasado guracan sameynayo wuxu hadda qabtey xasan shekh oo dhan sugayo inu burburiyo wayo sidas ba dan gara ugu jirto shisheye kula heshiyey
@umumahado1766
@umumahado1766 Год назад
Itoobiya ha waalato nacabiyaa
@viozone
@viozone Год назад
Somali ku lahaa war dhulkaas waa eithopia waxba ha ku marmarsiinin Somali nimo. Insha allah sidii anduluus bay noqon Somali galbeed ,Jabuuti iyo waqooyiga meel walbana waa lala wareegi..
@xogbaar
@xogbaar Год назад
Adigu yaa tahay
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Год назад
​@@xogbaar Ethiopian afka bartay ahay
@xogbaar
@xogbaar Год назад
Itobiya ayaa qayb samaysa 10 sano ee soo docota wax yar sug
@sheekhmaxamadshaafi7563
@sheekhmaxamadshaafi7563 Год назад
Brenaale hadaad dooni iyo walipa maangaaab siyaasadeed ee dds waa ninkan waayo hbeen baaan waraystay waxuuba taagan yahay qsab Ayaan madax Wayne ku noqon 😊
@Inasaid56336
@Inasaid56336 Год назад
Ninkani Ethiopia jecela masar nagumaysoo Dulin cadawgeena koobaadan maahin lkn Éthiopie way nagu soo duushay dadkayagiii way laysay imikana badayada ayay usoo cago digatay maxaa isku keenay marka Ethiopia iyo masar
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 Год назад
Siyaad bare jig jiga iyo garisa ku so daraya xamar marku laha xudud qabil bu rabay xudud dawldid mo rabin
@JamaaleAli
@JamaaleAli Год назад
Aad miyu jogay Ibrahim dh., Moqdisho, dagalki ethiopianka ee xamar ?
@omarsulaymanali7380
@omarsulaymanali7380 Год назад
War Sheekh Ibraahimow See wax u wadaa Xisbi heer federaal oo Ethiopiyana madax baad katahay, Tii Ethiopia Ahaydna waxaad Leedahay waa Cadow Somalia hhh Ethiopia Waxay OGADEN u aamini La'dahay waa saan camal,
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Год назад
Ethiopia waa cadawga somaali siiba Tigre iyo amxaaro
@abdinourelmi6108
@abdinourelmi6108 Год назад
Xasan sheekh waa beenlow shabaabna maxoraynayo somaalina heshiin mayo waa sii kala fogaatey.
@dr.ahmedhersi2639
@dr.ahmedhersi2639 Год назад
Waryaaa ka’xishow Madaxwaynaha Federalka Somalya hadiii meesha aad joogto ayaaa lagugu xirayaaa in San soo help IP addresskaaga edab ma’lihid
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Год назад
​@@dr.ahmedhersi2639 😂😂😂 Haye bal
@JamaaleAli
@JamaaleAli Год назад
Mxmed Siyad Bare iyo dawladiisii, falkoodii hore iyo dagal mabda qilaafsan maxa ka tiri...
@namiin3034
@namiin3034 Год назад
Somalidu markay run ka sheegi darawish, they were never an Islamic movement in any part of somalia its a false concept, the Southern part of Somalia had their own leader's, so did the central part,
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Год назад
😂😂😂waa qabiil kii oo qof ah haye maxay kale
@HassanMohamed-qd5pw
@HassanMohamed-qd5pw Год назад
Yaa iskiu keen diriyey socda beentà
@cabdishukuur1407
@cabdishukuur1407 Год назад
Ninkani ninkii gadhka weynaa, ee shiikh Ibarahim Dheere la dhihi jirey maahoo?
Далее
Это было очень близко...
00:10
Просмотров 2,3 млн
Beyond the Debate | Dr. Zakir Naik | 142
3:14:33
Просмотров 1,1 млн