Тёмный

ICU XALDIHII IGU ADKA AAN….PARTY2 

somturk family
Подписаться 141 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 88   
@cusubohormar7319
@cusubohormar7319 Год назад
Ilahay mahadii weeye ku badbaadiyey adiga iyo wiilkaaga ilahay ha ku barakeeyo adiga reerkaagaba waan ku duceeyey
@MaxamedSiraad-p6p
@MaxamedSiraad-p6p 10 месяцев назад
❤❤
@sahrasimanabdi3960
@sahrasimanabdi3960 11 месяцев назад
Anigaba 20 marka badan waa galay laakiin alhamdulillah wax Kasta walaahi aad ayey u xanuun badantahay 5 qaliin ayaan kumaray marka waadareemikaraah xanuunkeeda
@latiifaabukar957
@latiifaabukar957 Год назад
Haniyey abyo walahi gabar adag ayaa tahay alxamdulilah calaa kuli xaal dadka qaar intey soo fadhiistan ayey wax micno lahayn ku hadlayn weyna is oohinayn masha’allah murug ka daran waligey ma maqlin waadna adkeysatay ilahay haku xafido macanto
@faadumomuuse8650
@faadumomuuse8650 Год назад
Allaha xamdulillah wlh waa xanun haniyey aniga ilmo leygu qalay ona dhig bax igu dhacay laba qalin aya galay turkiye wlh aad be u xanun badantahay 😭😭😭😭😭😭wana kaso badbaday waliba laba mar aya ley geyey subxanallaha alxamdulillah awoda allaha aya kaga badbaday 😭😭😭😭😘
@4ALone4ever
@4ALone4ever Год назад
13:30😭😭😭😭alx wax walba qadar waye
@najaxsheikhabdirashid5331
@najaxsheikhabdirashid5331 Год назад
Ilahay icu dhambe adi kuma kaso walshay macny ani iyo inti muslim ahna allaha nagaqabto
@AyanAli-cm8lv
@AyanAli-cm8lv Год назад
Xbbti allah mardanbe kuma tuso xaladaa iyo mid udhaw toona Alx marhadad ka fcmadeen alx anagana allah Nama tuso xbbti wlhi africa daryeelka kamad hesheen alx hadadba wadanka joogtay wakhtigaa
@aminaali75
@aminaali75 Год назад
Qiso xanuun badan😢😢😢😢 wlhy wa ku la ilmeeyey😢😢😢❤
@naimahussein3911
@naimahussein3911 Год назад
Alx Alx Alx abaayo mcn waana ku faraxsanahay inaad noo caafimaad qabdiin adhiga iyo wiilkeena Mujahid oo maanta nagu sheekeyneysid runtii waa wax calool xumo ah waad soo martay Allah dabi dhaaf hakaga dhigo 🤲🤲🤲❤️❤️❤️💯💯💯🎉🎉🎉 S
@aminanur3754
@aminanur3754 Год назад
Waxaa soo marte dhan wiilka hawada u nahay mujaahid cade qurux low masha allah aa ku ilooweenaa الحمد لله على سلامتكم وصحتكم وحياتكم
@simrannimcan5214
@simrannimcan5214 Год назад
Alxm marxaladas hado alle kuso gudbiyey xnun waye wlhi alle kuguma soo celsho xnunkas anaga neh allh rxmnka nama tuso wllo Alxm mar kale wx ksto alle raxmnka in Lo ku xamduyo mudan 😢😢
@MaryanAbukar-in4jt
@MaryanAbukar-in4jt Год назад
Ilahay aya mahad iska leeh adigo cafimd qabo kaso bixiyay alx abayo macanto 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Axlaamcumarcismaan
@Axlaamcumarcismaan 10 месяцев назад
Danbidhaaf alle hakaaga dhigo wllshy😭😰alle caafimaad sareecana uga baryaaynaa ku waa xanuunsanaaya eekujira xalada eedhakhaatirta yaaallla
@adenamiiroali303
@adenamiiroali303 Год назад
Alx dheh baayo maadaama Ali iyo Mujaahidba tabi si nabada aad guriga ugu soolaabateen ❤❤❤. Aysiyuuda waa dhib laakiise waa wax u fcn badqabka bukaanka waliba bukaan badan oo u baahan aysan helikarin alx❤. Amiiro from Norway.
@saharwafa7539
@saharwafa7539 Год назад
Waa marxalad aad u adag. Alxamdulillaahi ilaahey adi iyo wiilkaaga yar nabad idin ku keenay gurigiina.
@sahromahamud7666
@sahromahamud7666 11 месяцев назад
Asc asxbta mesha kujirto plz iso duceya hoyo ahy uur leh closha furnty hospital jifto inu Alle isaqiro qalinka gali rbaa 40quf ducadood rbaaa plz baby iyo ani inu Alle na nbd yelo iyo cafimad leh
@AishaMohamed-lx5yp
@AishaMohamed-lx5yp Год назад
Alxamdulilah Abaayo mcn ilaahey dambi dhaaf hakaaga dhigo mar dambena kuma bado qof Adag Ayaad tahay
@MaryamCuud-hi9ku
@MaryamCuud-hi9ku Год назад
Ilahaygii kasoo samati bixiyay ayaa ku mahdasan
@woderfullwoman1099
@woderfullwoman1099 Год назад
Alle mahadi abaayo inta kuu dhimana ilaahay hakaashaafiyo xbbti ♥️
@sahrasimanabdi3960
@sahrasimanabdi3960 11 месяцев назад
Allah Ku caafiyo abaayo laakiin labo marada ayaa laqaataah hospital
@aminaahmed5065
@aminaahmed5065 11 месяцев назад
Abayo wllhi qisadaada meel gudaha ah bay iga taabatay Allahii kusoo mootiyy ayaa mahad leh
@sadiyasadiya5503
@sadiyasadiya5503 Год назад
Ax 😢😢😢xanun badan
@user-vd3tr4nm7h
@user-vd3tr4nm7h Год назад
haniyeey dabidhaaf alalh kagadhigo abaayo walalashey macaan
@bisharaabdi
@bisharaabdi Год назад
Strong mom😢
@lilyatajaldin666
@lilyatajaldin666 Год назад
Mashallah*
@AmaalAmalhassan-iw2ox
@AmaalAmalhassan-iw2ox Год назад
لاحول ولاقوة الابالله Danbi dhaaf allah kaaga dhigo mrdanbana ilaahy kuguma soo celiyo cimri dheer iyo caafimaad cibaado leh allah ku siiyo
@sahrasimanabdi3960
@sahrasimanabdi3960 11 месяцев назад
Allah 🙏🙏🙏🙏 xanuunkaas maku marciiyo markale insha Allah 😂
@jamilosaafi7785
@jamilosaafi7785 Год назад
Alx waaye abaayo mcnto dambi dhaaf alle haaka dhigo abaayo mcnto wlhi caloosha ayaa iga duunti mcnto alx wax walbo abaayo hadaa ilmahaaga kugu soceliyey ayaa mahad le abaayo waa ku jeclahay adiga iyo ciyaalkaaga❤❤❤❤❤❤❤😭😭😭😭
@suadaliahmed4120
@suadaliahmed4120 11 месяцев назад
Icu wa rafad ani qolka recovery ga aabo ku cidloda marka qalinka ka so baxo laba qaaliin o galay 😢
@sawdahassan9570
@sawdahassan9570 Год назад
haniyeey ilaahy dambi dhaaf hakaa dhigo abyo ilaahy inta xanuunsana ha caafio
@maxamedamiin787
@maxamedamiin787 10 месяцев назад
Alx wax waliba waa amar alle ee allehanoo wada saqiro
@lilyatajaldin666
@lilyatajaldin666 Год назад
Alxamdullilah abaayo Hani qurux ina ilahey nabad iyo caafimad ku siiye mashallah allaha qali ku siyadsho inshallah dambi dhaaf rabi hakaga dhigo 😞❤️🤲🏾wa ku jeclahay🌹
@dekasalah771
@dekasalah771 Год назад
Alxamdulilah ilahy nabad kuguso saaray markasta u mahad celi
@najaxsheikhabdirashid5331
@najaxsheikhabdirashid5331 Год назад
Allahuma aaamin mcnto jazakllah allaha kucaafiyo qisada cimri qaadasho ayay itahy marksta qalbiga kaga duceya gbdh wngsn aya thy allaha kubarakeyo kuna caafiyo qaaliyay
@fadumofanka2244
@fadumofanka2244 Год назад
Mashaa Allah ilahay garabkada Allah galo Amin yarabi
@sabirincdey7033
@sabirincdey7033 Год назад
Ma. Alh alxm ilhy hduu kaso badbadiyey apyo ❤
@karuur_Ali.
@karuur_Ali. Год назад
Aamiin Aamiin
@HodanXussen-ie6vb
@HodanXussen-ie6vb Год назад
Alx calaakuli xaal😭😭😭😭😭😭😭
@safaluul7338
@safaluul7338 Год назад
Dawadan ay kudhahen waan kusiinayna burada idaha kafiican
@aaminasiidcalimacallin6243
@aaminasiidcalimacallin6243 11 месяцев назад
Alxm aabayo qali ax😢😢❤❤
@aminaahmed5065
@aminaahmed5065 11 месяцев назад
Abayo buradii minka ku taalay sidee la yelay😊
@maryamaabdulaahi4929
@maryamaabdulaahi4929 Год назад
ALX HDAA LAWADIINA OO CFMD QABO KASOO BXDEEN APYO MCN DNBI DHAAF ALLH KGA DHIGO APYO😢😢😢
@sucadaabdiwahab3550
@sucadaabdiwahab3550 Год назад
Strong mom❤
@subayr-c9z
@subayr-c9z Год назад
Illhy dib kuma tuso dhiib danbe wllo
@shamsasharaf9461
@shamsasharaf9461 11 месяцев назад
Qalninka ayan ku la qawo yacni wali qala aniga Bora na way igu tala
@NimoMohamed-yc8gi
@NimoMohamed-yc8gi Год назад
Alhamdulilah abyo
@shamsasharaf9461
@shamsasharaf9461 11 месяцев назад
Abayo nabarkan hos no so diir
@amalinaali8519
@amalinaali8519 11 месяцев назад
Ani sido kale aaley arkey walahi abayo alxadullahi
@HodanBadbaadoChannel
@HodanBadbaadoChannel Год назад
Illahy ayaa mhd iska Leh
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Год назад
Asc mashallah Allha kuxfdo
@sakinahss3237
@sakinahss3237 Год назад
Lakin abaayo ICU qaar wa la ogolyahay wax in ad madaxa sarato wax yariisa
@zweetychannel4308
@zweetychannel4308 Год назад
Abaayo marwalbo alxmdulilaah
@AaminoXasan-bu4ms
@AaminoXasan-bu4ms Год назад
Samir abayo
@zeynababdirahman5047
@zeynababdirahman5047 Год назад
Subxana Allah. Rabi danbi dhaaf haka dhigo😢
@dekasalah771
@dekasalah771 Год назад
Hani wanku duceyn jiray walahi marka isbitalka marka ku jirtay siniyada
@safaluul7338
@safaluul7338 Год назад
Abaayo waxba ha ismurjin tankale dhulgariirka wadankagi somalia dadba xaqdaro udhinta qaarna laxadkoda qaraxyada kuwaaya Midakale xbbti hilibka adhiga badso maraqa iyo badhida waa intaaso burada kaso burburta imika mujahid xaladisa cashar kabaro Dumarka somalia jooga midh iyo labo ayaa buro leh waxaweye markay dhalanba ido loo qalaa marka alle cafimad hakugu daro sadaqada badso
@aminanur3754
@aminanur3754 Год назад
Abaayo alx wadan hormarsan aa ku dhashay soomaali hadaa ku dhalilaheed kawaran
@maryamacabdiraxman2010
@maryamacabdiraxman2010 Год назад
alxamulilaah
@halimasacdia.
@halimasacdia. 7 месяцев назад
So sad 😭😭😭😭😭😭😭
@آمنةشيخأحمد
@آمنةشيخأحمد Год назад
❤❤❤
@FarhiaABDI-yy1vj
@FarhiaABDI-yy1vj Год назад
Strong woman❤😢
@user-db8ny6ei9q
@user-db8ny6ei9q Год назад
Aaaaaamiiin
@rooda7760
@rooda7760 Год назад
😢😢😢😢😢😢😢
@user-qg3lz3cb7f
@user-qg3lz3cb7f Год назад
Alxmdulillah abayo danbi dhaaf allaha kaagadhigo ❤
@KhadraMohamed-r7n
@KhadraMohamed-r7n Год назад
Asc hani Walalo telefonkaga ayan raba adiga oo mahadsan❤
@ambiyaabdullahi4959
@ambiyaabdullahi4959 Год назад
Sorry mcnto
@nadifomuse-wy1qi
@nadifomuse-wy1qi 11 месяцев назад
😭♥️
@HamdaAli-n2c
@HamdaAli-n2c Год назад
Icu somaliyo qof miirqabo maba lagaliyo teeta kale dhar lagama siibo mana lacidleeyi hal qof famlly loo reeba
@ubahmuhamudmohamed8067
@ubahmuhamudmohamed8067 Год назад
😢😢😢🎉❤❤❤❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Год назад
Alxamdulilah qiso xanun badana 😢
@sacdaismanjamac5246
@sacdaismanjamac5246 Год назад
Alx alx alx hadaad hada kaladantahay
@ubaxmacoow3730
@ubaxmacoow3730 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊
@user-js9sw9mh3h
@user-js9sw9mh3h Год назад
Strong women😢
@umuanasumuanas3022
@umuanasumuanas3022 Год назад
Axl
@ruqiyoxasan8119
@ruqiyoxasan8119 Год назад
😭😭😭
@meymunoabdi8681
@meymunoabdi8681 Год назад
😢😢😢
@AyanAli-cm8lv
@AyanAli-cm8lv Год назад
Wlhi wllo qiso ayaad soo martay lkn wlhi adag oo samir iyo adayg isku darsatay ayad tahay allah waxan kaga baryay inanay xaladaasokle mardanbe kugu solaban qofkasta oo muslinana ka hay 😢😢😢
@familychennel
@familychennel Год назад
Sorry 😐😐❤️
@IdirismaxamedMaxamuud
@IdirismaxamedMaxamuud Год назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@hiboabdishakur1547
@hiboabdishakur1547 Год назад
Maxa ku qosle
@MaryanAbukar-in4jt
@MaryanAbukar-in4jt Год назад
Maxa ku qosle micnaha
@AishaMohamed-lx5yp
@AishaMohamed-lx5yp Год назад
Arin murugo leh Ayey ka sheekeynesaa gabadha maxaad ku qosleysaa
@user-js9sw9mh3h
@user-js9sw9mh3h Год назад
Subxanallah arxa darana
@maqsuudchannel4888
@maqsuudchannel4888 Год назад
​@@AishaMohamed-lx5ypameey oohin ku qaladay😢
@mahaahmed5082
@mahaahmed5082 Год назад
❤❤❤❤
@aragsanismael4912
@aragsanismael4912 Год назад
😢😢😢😢
Далее
WAQTI FICAN AYAAN WADA QADANAY🥰💕
19:39
Просмотров 16 тыс.
MY ROUTINE CUNO KARİN AND NADAFAD💕🩸
18:26
Просмотров 15 тыс.
JADWALKEYGA MAALMEED BY MOM TWO KIDS🤗💕🩸
18:09