Тёмный

IDIL AYRUUSH & BISHAAR AWAL | DHAANTADII DAYRAKEEN | 2023 VIDEO 

AXMED EESH CALAA
Подписаться 278 тыс.
Просмотров 3,1 млн
50% 1

ERAYADA - AXMED EESHCALAA
LAXANKA - NUUR GOOSAAR
MUSIK - HENOK ATLABACHEW
CODKA - AYRUUSH & BISHAR AWAL
CAMERA - TEMRAT LAGESE
EDITE - TAMRAAT LEGESE
DARECTER 1 - AX-EESHCALA
DARECTER 2 - TAMRAT LEGESE
JILIINKA - UBAX DARAJO
Dhaantadan oo qoraal ah waxaad ka akhrisan kartaa isla discribtion keenan hoose
🙏🙏🙏 Dhaanto dayrakeen🙏🙏🙏
👉Daymadiyo dhugmada huuno goortaan kudayay
👉Jidh dubaaxiyoo la dardhaday jacayl
👉E dabuubsaneey maysla dadab galaa
👉Dookh digaaglayohow marwadaadii daraad
👉Adigoo daayacoo ku dalaaqay kibir
👉Damac suu iiga kaa galay daw baa garlehe
👉Danbigii oo shaqsiya yay daweeyaay ahayd
👉Taan daraata furay dun xariiraay se adi
👉Daacadbaan kuu ahaan dadna kuu jeclaan
👉Degdegtiyo warkaagu kadaahan iyo
👉Dumar tii daacadeen ku dareensanayn
👉Si deg dega ayaad shaw u dagi lahayd
🙏KOORAS🙏
👉Aan daliishadee naa dabuubaa ahayd
👉Raga dacarta iyo damac kama ebyamo
👉Ana adi dawiyo dugsibaan kaarabaa
👉Iska dumiye reer kiisa daayiciyo
👉Dibjir dumarka badi soo dulaystay iyo
👉Dayra keenku ani dugsi igama helo

Опубликовано:

 

29 июл 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 406   
@AHMEDEESHCALAA
@AHMEDEESHCALAA Год назад
Labada ciyaar yahan ee Idil Ayruush iyo Bishaar Awal oo qiso dhaba ka dhaanteeyay ayaa sababay in ay bulshawaynta somaaliyeed Rag iyo Dumar u kala saftaan.
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 Год назад
Axmad eeshcalaa abwaane dhaantada dowloading fur aan la dagnee plz🖐✌👍
@anasgantaal5765
@anasgantaal5765 Год назад
Dhaantadu dadka ay kahadlayso ayaad kamid tahy erayada dhaantada aday kugu socdaan xayawaan bila caqliya ayaa tahy waliba fucking ah
@MaxamaddaahiyeMaxamuud
@MaxamaddaahiyeMaxamuud Год назад
​t Hytdde4sz😢 1:02 1:04 1:05 .
@MaxamaddaahiyeMaxamuud
@MaxamaddaahiyeMaxamuud Год назад
1:43 1:44 1:46 1:46 jhhgggvdddjjd
@MaxamaddaahiyeMaxamuud
@MaxamaddaahiyeMaxamuud Год назад
😊😅😮7🎉😂❤😂5🎉77😮8y549 3:42
@user-ve1kw2nz6e
@user-ve1kw2nz6e 11 месяцев назад
Ogadeen Dad ka xikmad Badan oo Say wax u curiyaan u Curin kara Somali kuma Arag walhi in la is xaasido Maaha ❤❤❤❤❤
@shafiduur863
@shafiduur863 11 месяцев назад
Aad iyo aad taliye❤
@darasalam3147
@darasalam3147 11 месяцев назад
Xaqiiq
@DHAQANMAALONE
@DHAQANMAALONE 9 месяцев назад
Dhaqankii somalidu iyaga ayuu ku sii hadhay lyana hadda ayaa lasoo hayaa,hees gabadhan qaado ayaan arkayay maalin dhawayd oo aan dhaqanka iyo anshaxa meelna ka soo galin
@Boqoradda
@Boqoradda 7 месяцев назад
Ogadeen kaliya ma ahane somalida dds oodhan dheh ogadeen kuma koobna dadkuye
@NajaxXaaji-qm3cu
@NajaxXaaji-qm3cu 25 дней назад
😂
@hanisaciid9655
@hanisaciid9655 Год назад
Dumarland force 💪💪💪💪
@mucaadcarabo
@mucaadcarabo 11 месяцев назад
LaxaNka DhaaNtaDa Wax Kale Legend Goosar 😮🥺
@FaadumoAxmedCali-cs1up
@FaadumoAxmedCali-cs1up Месяц назад
😂😂😂😂😂
@quraishabdihabashow8593
@quraishabdihabashow8593 Год назад
Dhaanto on another level ❤ Team Idil Ayan ahay aniga
@user-hi9yn5nq1g
@user-hi9yn5nq1g Год назад
Iqlaas eedo maxamed
@KhararxashiiMaxamed-xz1sf
@KhararxashiiMaxamed-xz1sf 9 месяцев назад
​@@user-hi9yn5nq1gsodag
@KhararxashiiMaxamed-xz1sf
@KhararxashiiMaxamed-xz1sf 9 месяцев назад
@KhararxashiiMaxamed-xz1sf
@KhararxashiiMaxamed-xz1sf 9 месяцев назад
sodaji
@KhararxashiiMaxamed-xz1sf
@KhararxashiiMaxamed-xz1sf 9 месяцев назад
khadarxashi
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 11 месяцев назад
Heesaha quraanka ka macaan Yaa igu raacsan 😊
@12good101
@12good101 11 месяцев назад
A.S Iska ilaali 😂😂😂😂😂😂❤
@ayaanxasanfarax1062
@ayaanxasanfarax1062 11 месяцев назад
Mxad meshan ka so dontay mrka
@user-vq5dr2cb1r
@user-vq5dr2cb1r 4 месяца назад
Dhkssihsiheiwve
@Nimco830
@Nimco830 3 месяца назад
@@12good101Astaqfurulaah eraygaas kalaabo
@Uyu216
@Uyu216 3 месяца назад
Anaa kuguracsan inuu qurwnku mccn
@mahadafdhuub9130
@mahadafdhuub9130 Год назад
Axmad eesh calaa abwaanka Murtida iyo madadaalada Mahadsanid abwaaane Waxan dhaanto waa dhaaftay Idil bashiir iyo bishar awal Dhamantiin alaha idin sharfo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dahabohiraabe
@dahabohiraabe 11 месяцев назад
0iyktkg
@nasteexocabdi5640
@nasteexocabdi5640 10 месяцев назад
Najaxmck
@user-qw6qn7ig7q
@user-qw6qn7ig7q 11 месяцев назад
dhigu fanto maha tea dumarland
@IdilMaxmad-sp9zb
@IdilMaxmad-sp9zb Месяц назад
Dhiiga koko ma ahn dumarlnd
@user-nt6ny2wl7c
@user-nt6ny2wl7c 11 месяцев назад
Dhiiga dumarland biyo maha❤
@Rayan.Dahabo
@Rayan.Dahabo 10 месяцев назад
Viva dumarland ❤
@Munadagen-hs4pf
@Munadagen-hs4pf Год назад
Idil waad soo dhigtay waaaw❤😊
@XikmaadXilkas
@XikmaadXilkas Год назад
Waaaaaw tan way dhaftay dhanto
@user-qo4um8iw2l
@user-qo4um8iw2l Год назад
nag walibo hadey san dhihi lahed gawar niyad jabto mise murugsan lamrken💯👋
@user-jy1gj3gb8w
@user-jy1gj3gb8w 2 месяца назад
Mn ♥️♥️♥️🎁❤️❤️😍😍❣️🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@user-sw7tq1tj8u
@user-sw7tq1tj8u Год назад
Dhanto macan allah idil ayruush aad Ayan u jeclahay allah ku dayo abayo qiso dhab ah baa so qaden codkina allaha. Inii dayo labadina
@cabdikhaliifshiiraarraage
@cabdikhaliifshiiraarraage Год назад
Asc wallahi wan taageeraa idil ayrush iyo bishaar awal
@ridwaanmaxamed52
@ridwaanmaxamed52 11 месяцев назад
Mashaalh Mashaalh Mashaalh Mashaalh Mashaalh guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HabsaAragsan
@HabsaAragsan 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏❤❤❤❤🙏👍
@XuseenroobleSalaad
@XuseenroobleSalaad 11 дней назад
2❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤2​@@HabsaAragsan
@hassanmoge4003
@hassanmoge4003 Год назад
Asc walalayal.Abwaanka Ahmed Esh Cala runti waa Abwan delitiran.waxa mesha kamaqneyn Bashi Awal iyo Idl Arush oo bartedha digen dhantadhaa.keep going my digaa
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 21 день назад
Viva ogadenia somali Galbeeed Somalia 🇸🇴 🎉🎉🎉🎉
@MoustaphaAbdi-nm3oo
@MoustaphaAbdi-nm3oo 10 месяцев назад
Wlhi waa dhacay qisadan aw curiyay abwaanka hal abuuurka leh horay soco abwaan iyo labada hopol ee codka lasiga leh
@user-hy7ey8di3l
@user-hy7ey8di3l Год назад
Mnsha allah axmed dhaantadan waasugayay
@haboonmaxamed3019
@haboonmaxamed3019 11 месяцев назад
Dhaanto maahee waa wax kale idil caydaruus sidaasaa raga looga adkaadaa mazhalah Allah
@shactarochannel1676
@shactarochannel1676 Год назад
Jah wlhi waxaad kahadleysaan waa sax idil eyruush iyo awel guuleysta wacyiga kajira gayiga somaaliyeed
@saciiddaahir747
@saciiddaahir747 Год назад
Abtigey ,bishar iyo habaryartey ildil Ayruush guleysta waligin
@user-jm5ev7kj8i
@user-jm5ev7kj8i 3 месяца назад
Ha socoo dheeshu😂
@guliedahmedgulied4997
@guliedahmedgulied4997 Год назад
Prty two igu soo dar plse 😢❤😂
@user-ys7lp3wo4p
@user-ys7lp3wo4p 8 месяцев назад
ZSDKDI8JKS
@user-lu7je3ps3c
@user-lu7je3ps3c Год назад
Qofti ugu horey❤❤❤❤❤❤
@ubaxgeenyo5640
@ubaxgeenyo5640 Год назад
Wow idil ayruush macnto farxad warta❤❤❤❤❤
@anasgantaal5765
@anasgantaal5765 Год назад
Waa dhaanto katurjumaysa xilo furayaasha entay gabadh dhabanleh oo ilahy qurux udhamaystiray guursadaan kadibna markuu gabadha dheehu ka idllaado furaya mid uu maanta bartayna kubadalaya waa dhaanto waano ah oo kusota dhalinyarada qarnigaan dhaantada qiimaha iyo culayskayda qofkii fahmay uunbaa garanaya garnaqsigayda 3 hr ayey taalaa dhaantadu 7k qof ayaana daawate waan hubaa dhaantadaan inay gadmayso oo ay maalaayiin qof daawan doonto SALAAMAN
@user-or1gu1zv7o
@user-or1gu1zv7o Год назад
Waw abwanka murtida iyo mah mahyada wanalakudadiyee waxaan sugnaa wataadi
@Cabdinaasircirroofficial
@Cabdinaasircirroofficial Год назад
Cajiib axsan daadis Xifdullaah jaalayaal 🫡
@Gooni__2
@Gooni__2 Год назад
Faaraxyaashii Garoobada ahaa Idil Ayruush hala waydiiyo😂😂
@hanisaciid9655
@hanisaciid9655 Год назад
Madfac baa lala dhacay
@user-vs7er6is1r
@user-vs7er6is1r Год назад
Masha alah bishaar iyo idil guuleysta
@SaaynabAxmad
@SaaynabAxmad 2 месяца назад
Legend idil lkin eshcalaa manu exkaagii ahayn wllo mcn
@WaissomarMohamed
@WaissomarMohamed 18 дней назад
@@SaaynabAxmad asc
@finnadguunje2141
@finnadguunje2141 Год назад
Lqxankii Nuur Goosaar legend.
@Hitthesack94
@Hitthesack94 Год назад
Waaw waxasaa dhaanto la yirahdaa
@jaamacibraahim120
@jaamacibraahim120 Год назад
Quruxdiiii deegaanka idil Bashiir
@calicawaale8964
@calicawaale8964 Год назад
Idil iyo eshcal io bashir awal waan tageraa gulaysta❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@munasarahmed5172
@munasarahmed5172 Год назад
Waxaan dhaanto way dhaaftay ee horay usocda❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-ox6nq8vc5s
@user-ox6nq8vc5s Год назад
waaw walhy way shidanthy dhantdan waana waxdhab ah halkaa kawada kuwaan kufaano
@user-zg7cu8ns5c
@user-zg7cu8ns5c 11 месяцев назад
Wow dad an taageero hooray usoocda ❤wllyal
@Masculinitygrowth463
@Masculinitygrowth463 11 месяцев назад
Wow!! Idil ayrush cod macn🥰🥰
@user-lx4pj7by1h
@user-lx4pj7by1h 2 месяца назад
💋💋💋💋💋🇩🇯💋💔
@doofo1134
@doofo1134 Год назад
Waaw waa Inaba dhanto aan caadi ahayn ❤
@fantasticfantastic7714
@fantasticfantastic7714 Год назад
Waa run
@samiabeauty76
@samiabeauty76 11 месяцев назад
Dumarland force ❤
@KhararxashiiMaxamed-xz1sf
@KhararxashiiMaxamed-xz1sf 9 месяцев назад
sodajiya
@saadonajaxsiciid4462
@saadonajaxsiciid4462 Год назад
Waaaaw ❤❤❤❤❤❤ manash allaahu
@bureqaismacil947
@bureqaismacil947 Год назад
Waa inan yare ma maryaa dhaqankaa kadhigaayay gabadh roon
@user-hi5mg1zu1k
@user-hi5mg1zu1k 7 месяцев назад
Team Bishar awal
@user-yr7nt8qv4c
@user-yr7nt8qv4c Год назад
Axmad Wan KY salmy wal macn adn kuu tageeraa adi iyo idil ayruush
@Qalinle11
@Qalinle11 11 месяцев назад
Ereyadan farshaxan cajiib ah ayaa ka muuqda. Abwaanka sameeyay cumaamaddaan ku tuuray👏 4:52
@user-nx2ec4dw9x
@user-nx2ec4dw9x Год назад
❤❤❤❤❤❤ manshaAllha
@faysaabdilaahi869
@faysaabdilaahi869 2 месяца назад
Heestani wa hees mcn
@lulleeylulayee6439
@lulleeylulayee6439 Год назад
Mansh allaha 🥰🥰💓💕🙏🥀
@user-vs7er6is1r
@user-vs7er6is1r Год назад
Masha alah qiso dhab weeye
@Haliimo860
@Haliimo860 Год назад
❤❤❤ 🇬🇲my dhiiga hore usocodaa waaan idin jeclhy wllhi dhamaantiinba
@IqroshiiqmaxamedHavsvssy
@IqroshiiqmaxamedHavsvssy Месяц назад
Woww
@omarabdullahi9241
@omarabdullahi9241 Год назад
www keep going wllky
@HenokAtlabachew
@HenokAtlabachew Год назад
Woooooooow
@dayaxteamkaazow2841
@dayaxteamkaazow2841 Год назад
Woow❤❤❤
@user-xm4ce7vl5e
@user-xm4ce7vl5e Год назад
Abwaan axmad malaa bashir xaaskii cadiga aha baa kafurmay ileen hadoo saaxle hadaad jilin ugu dhawaaqdo waan ku furay xaaska saxda ah ayaa kafurmaaya diin ahaan
@user-bt1lq7ml7j
@user-bt1lq7ml7j 11 месяцев назад
ayruush hdii Gjm loo diiro waa la isku dili laha keep going😅
@ahmedbaashir376
@ahmedbaashir376 Год назад
Shariifo Quruxey 🎉❤
@dekj2572
@dekj2572 2 месяца назад
weligeed shariif ma ana arage ogow /
@user-pz9to9si6e
@user-pz9to9si6e Год назад
Woooow ❤❤
@milano3997
@milano3997 Год назад
IDIL gabadh ka quruxbadan ma joogto deegaanka oo ka cod macaan dumaashi geeridu ku hilmaantey
@user-rd8nd2tz8d
@user-rd8nd2tz8d 11 месяцев назад
M,a inaba cadhi ma ahan❤❤❤❤❤
@mahamedabdi5026
@mahamedabdi5026 Год назад
Tan dhaanto waa dheeftee magac kle haloo raadiyo😂
@Naagnool124
@Naagnool124 10 месяцев назад
Heestii dulleyste way soo baxday kkkkk Gabdho nimanka reeraha leh ama soo furay xaaskiisii hore please run 🏃‍♀️ kkkk masiibo! Wax buu qabaa oo kula quusanayaa
@HousseinAli-k6s
@HousseinAli-k6s 23 дня назад
Asc ilhaan ishqi wad mahadsan thin quuruxda wan kaheleye meshed jogto iso sheg
@khadardeeqhurre3435
@khadardeeqhurre3435 Год назад
Erayga Deyro_keen. Macnihii
@IsmaaciilJaamac-nf9gl
@IsmaaciilJaamac-nf9gl Год назад
Waa qof laga dayriyay
@zamzamyuusuf4158
@zamzamyuusuf4158 Год назад
❤❤❤❤❤ dhaanto iga dhe❤❤
@faadumoxasan7816
@faadumoxasan7816 11 месяцев назад
Waa run teed wlhi ❤❤❤
@EdabsanAragsan
@EdabsanAragsan 17 дней назад
Woo❤❤woo
@user-cy3ww2bz8k
@user-cy3ww2bz8k 11 месяцев назад
Karbaash kulul idilayrus iscalaahes kipgoing
@anabloge6967
@anabloge6967 Год назад
Woow nice❤❤❤
@NurCabdi-fm4mk
@NurCabdi-fm4mk Год назад
Waa xaqiiq dhantadaan
@faadumocismaan3237
@faadumocismaan3237 11 месяцев назад
Jah jecliyaa jabka raga❤❤
@user-vu6yl7lw3u
@user-vu6yl7lw3u Год назад
Ha socoto
@biljamibrahim868
@biljamibrahim868 Год назад
Cajaaab
@user-jw9be7we9d
@user-jw9be7we9d Год назад
Wlhi waxba ka dhacy meesha😊
@munasaryarre
@munasaryarre Год назад
wllhi wa qiso xanuun badan only wixi qlbi leh uun dareemi kara
@mohamedmaahir2376
@mohamedmaahir2376 9 месяцев назад
Looma kala harin walee. Abwaanka kufar yareystay Eeshcaalaa nimaan taagero.
@FardowsoAxmed-sh6zk
@FardowsoAxmed-sh6zk 11 месяцев назад
Maaha allah caqliyad
@user-qs6yd2dd7r
@user-qs6yd2dd7r Год назад
Wtaa dumarnimadu wle 😂❤❤❤
@user-fc3uw2zu5x
@user-fc3uw2zu5x Год назад
Wwww guulays ta
@shaficiyare8797
@shaficiyare8797 Год назад
DHAANTO WEEYDHAAFTAT IYO JILIIN QURUXBADAN
@nadarcabdi
@nadarcabdi 11 месяцев назад
Woow idil ❤
@YarankaInaaxmed225
@YarankaInaaxmed225 2 месяца назад
XasaaaaAJc. Hhhhhhh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@farduusabdi7284
@farduusabdi7284 2 месяца назад
Mas haallh❤❤❤❤❤
@Zamiiryare-wj9ew
@Zamiiryare-wj9ew Год назад
Waaw wartan dhanto way dhaaftay
@teh6587
@teh6587 Год назад
Woooow
@user-qc4bm5ht2f
@user-qc4bm5ht2f Год назад
Waaaw
@maxamedsuruur4268
@maxamedsuruur4268 Год назад
Wartanyar yaa nagaqabta sanadkasta qac maquul maha eeshacalaayow
@user-ps9bv8dq6e
@user-ps9bv8dq6e Год назад
Wooow❤❤❤
@finnadguunje2141
@finnadguunje2141 Год назад
Dhaanto cusub.
@AbdizeCadde-cd1ct
@AbdizeCadde-cd1ct Год назад
Dar alle kuujeclahay
@hanisaciid9655
@hanisaciid9655 Год назад
Gabdhoow balanteenu waa nin gabar soo dayacay inaan saalan naga dhaxeyn Faarax damacoow hakaa saarto heee
@NimcoMohamed-um3wq
@NimcoMohamed-um3wq 11 месяцев назад
bagankkkk❤❤
@FaadumokeyseCali
@FaadumokeyseCali 15 дней назад
❤❤
@user-pj2wh7ci5k
@user-pj2wh7ci5k 10 месяцев назад
Wan ka xumahy inan xumeyey qof an iga mud nene xuman😢😢
@admandalmar854
@admandalmar854 9 месяцев назад
Dhantatha 100 mar wandhageystay runti dhanto udhiganta maarak wilikey
@user-by6oq5vt9p
@user-by6oq5vt9p Год назад
😍💞👍
Далее
NOOOOO 😂😂😂
00:15
Просмотров 3,3 млн
NOOOOO 😂😂😂
00:15
Просмотров 3,3 млн