Тёмный

IFRAAX TOLMOON HEESTA JID ADAG SHOWGA SANADKA CUSUB EE XIDIGAHA GEESKA 2019 

Hawraar Music Production
Подписаться 1,7 млн
Просмотров 1,3 млн
50% 1

Ereyadii Iyo Laxankii Maxamed Miyir Xaaji
Music By: Furinle
Hoyga Fanka & Madadaalada Hawraar Music

Опубликовано:

 

11 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 692   
@somaliboy8819
@somaliboy8819 5 лет назад
Maxamed Miyir Haaji, ha la dhaafin wll ducadda inuu Alle qabriga u waasiciyo Aamin😭😭😭😭😭
@ikramabdi407
@ikramabdi407 5 лет назад
Ilahay ha u naxaristo aamin
@xudeyficabdiraxman5217
@xudeyficabdiraxman5217 5 лет назад
Illahay ha unaxariisto maxamed miyir
@najmadhuule2403
@najmadhuule2403 5 лет назад
ale ha unxristo
@xamdawadadahabhamda8323
@xamdawadadahabhamda8323 5 лет назад
Alle haw naxariisto qabrigan haw nuuro
@kowsarkowsar4461
@kowsarkowsar4461 5 лет назад
Allow dambigiisa dhaaf adaa qafuura raxiim ahee
@mhassan0163
@mhassan0163 5 лет назад
Last 25 years, hawlaha fanaanninta ee soo baxay Ifraax waxay ku jirtaa top ten ka, arrinkaasi wat run, fannaanad dhammaystiran weeye, Allah haku dhawro, Isha Xasadka kaa dhawr, aamiin
@crisaaqgacaliye716
@crisaaqgacaliye716 5 лет назад
Ninkii erayda iyo laxanka lahaa maxmed miyir haaji allah hawnaxariito amiiin
@jamilajamac9168
@jamilajamac9168 5 лет назад
woooooooooooooooooooooooow jag älskar den här sången 😙😙😙😙😙
@axlamcabdilahi58
@axlamcabdilahi58 5 лет назад
Aduunyo I
@jamalwarsame5587
@jamalwarsame5587 5 лет назад
Kkkk. I finished my high in Denmark I was checking if my writing danish was still understandabl. I used to live that country ten years ago. What you think of my danish writing?kan Du fosta hvad jeg siger?,
@farduusali2951
@farduusali2951 5 лет назад
Allaha janatul Fardawsa Allaha geeyo Mahamed Miyir Xaaji Allah U Naxariisto
@fadumoismaciil8890
@fadumoismaciil8890 5 лет назад
Alla haw naxariisto
@Sultanadamqassim
@Sultanadamqassim 3 года назад
Heesta Waxaan Ku Xusuusta Maxamed Miyir Xaaji Ilaahaw U Naxariisto Ereyada iyi Laxanka Ayuu laha. 😪😪 Furinle Fara Dahable Ayay Tidhi Sagal Mustafe Jeexaygii Midigow Isoo Jawaab Celi ❤❤❤
@rihhanamakeupartrihhanamak602
@rihhanamakeupartrihhanamak602 5 лет назад
Ugbad aragsan io ifrax hargeyso mzh allah fananin qali ah oo zoo dhawey fananadan zii kl io lap ugu soo dhawey mazraxa intii ilaa aragtay like izara👈👈
@farxiyobaasto2910
@farxiyobaasto2910 5 лет назад
Fananad cod macaan la ila aragtay horta like isaar hadaa aragtay
@shukriamawliid8436
@shukriamawliid8436 5 лет назад
Lagula arag ifraax talmoon
@ApbdiqaniAnaa
@ApbdiqaniAnaa 5 лет назад
Qofba qofka uu ka dhuuban yahey ayuu ka cod iyo meel walba macaanyahy
@faizafarahgarage2513
@faizafarahgarage2513 4 года назад
?
@hippcabdi7384
@hippcabdi7384 4 года назад
Goxj
@nasriinnalka5765
@nasriinnalka5765 4 года назад
@@ApbdiqaniAnaa kkkkkkk saasmiya zxpow
@cawildiiriye6826
@cawildiiriye6826 3 года назад
Axyaa hees yaa dawanaya 2021/5/26 maanta sooran baa dhintay ilahay ha unaxariisto😪😪😪
@yusufjama8819
@yusufjama8819 5 лет назад
Asc ifraax marka hore waan ku salaamayaa mar labaad ciid mubaarik mar sadexaad nice song nice music thanks ifraax best Yusuf jama UK Birmingham
@sahrahassansahra7416
@sahrahassansahra7416 5 лет назад
Ifraax hargays Ugbaadaragsan Ifraax tolmoon Barwaaqo qalanjo alle haydin dhawro axbaabi 😍😘😘😘❤❤❤❤
@yunishassan420
@yunishassan420 5 лет назад
Walee Ineey Fanka Dhaxal Uleeyihiin Reer #SOMALILAND👍 Yaa igu raacsan farta taag 👍
@muniitaiprahim768
@muniitaiprahim768 5 лет назад
@nuraqueen9489
@nuraqueen9489 5 лет назад
☝️❣👈
@hassanhaji9640
@hassanhaji9640 5 лет назад
Xaqiiiqo waaye walee ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@faisaxaji7309
@faisaxaji7309 5 лет назад
👆
@quruxdiidalkahoyo4927
@quruxdiidalkahoyo4927 5 лет назад
@daahirgudhane1606
@daahirgudhane1606 5 лет назад
Ifraax tolmoon waxa inu sheegtay fanaanada Farxiya fiska walaahi waxay haysa cod wiliba qirole ayaay haysa keep going tolmoon welcome to the fanka oo ha iloobeen queen fiska waxaan ku haya tageero wayn
@xayiramedia8952
@xayiramedia8952 4 года назад
Hdii tol tihiin isaaqan ka dhashow IFRAX TOLMOON SIFICIN U GARAB ISTAAGA BEESHA CIISE AYAY KA DHALATAY gabadh ayaan ka qabaa mrkaaa xididkeena. Qadariya From burco togdheer
@dhamaystiran7287
@dhamaystiran7287 2 года назад
🥰🥰Dumashi Sharaf iyo
@kundiidahmed7615
@kundiidahmed7615 4 года назад
2020 yaa dawanayo hadii ad jiif kudawaneyso like iskasaar
@adankalib4003
@adankalib4003 3 года назад
Kaliya u fiirso beydka JEEXAYGII MIDIGOOW IIII SOO JAWAAB CELI. Habdhaca dhuunteeda soomaali iyadaa isla hadhaysa
@buunicabdi9577
@buunicabdi9577 5 лет назад
2-saacadood ayaan geliyay si aan dhamaan heesaha u wada daawado, anoo ciilkambinaya wakhtiga iga galey unban heestan dhageystey, wixiba wan iska ilawey, wanan ka samri karey. Fankii weli wuu nool yahey, fanaanintiina wey joogaan.
@saeedguled3275
@saeedguled3275 5 лет назад
Waxaad moodaa inaad Aniga hadlayso
@saeedguled3275
@saeedguled3275 5 лет назад
Intaan hobolo soo dhagaysanayay codfiicnideeda hore uma hayo
@mohamedzawaaj8953
@mohamedzawaaj8953 5 лет назад
Buuni cabdi dadnahada raaco maxa kadheeftay isheg danbi lee
@hananabdulkarim7026
@hananabdulkarim7026 5 лет назад
Asc
@hananabdulkarim7026
@hananabdulkarim7026 5 лет назад
Sajr
@barkhatismail1014
@barkhatismail1014 5 лет назад
Hees Darren io Qalbi soojiidasho bah leh alle Naxariistii jano haka waraabiyo maxamed miyir xaaji wlhi nin karti leh buu ahaayeh Ifraax tolmoona waad soobaxaysaah Go forward❤️🙏
@zidikjama9952
@zidikjama9952 5 лет назад
Rabi naxariistii jano haziiyo mulaxnkii waynaa maxamed miyir heesa uu laxanka zaaro ayaan dhagayzan jiray inta badan anigu
@dagandeeqa4383
@dagandeeqa4383 5 лет назад
Allow cod ma ledahay Ana.ka aaah markhati ilhow codkaga ku barke ameen 😍😍😍
@drsshacbaan2532
@drsshacbaan2532 5 лет назад
Caadi Maha Xidigaha Geeska Jecliyaa markay sidan isugu Duuban yihiin viva Somalilander Dadkaygii 💝❤️❤️💕💕
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade 5 лет назад
The real acting and the feeling in experience is what makes the song that it sounds real. The is outbreak of the modern somali music. She is a legend. She deserves to be invited here in the west so she will be international figure. That lady need to be invested becouse of her courage in real acting. Keep going forward!!!!!
@KaydkeenaMedia
@KaydkeenaMedia 5 лет назад
1 Million Views heestan way gaaraysa 👉 hadii igu raacday like ku qsbo
@mukhtaaryare8748
@mukhtaaryare8748 5 лет назад
Ugbaad jaceyl jalbadiisaaa ku soo dagay Quraanka sidaa inta ugu qushuucda Farta like ta ha kala laabanina
@mohamudsaleban7307
@mohamudsaleban7307 5 лет назад
waa markii ugu horeysey ee aan dhagaysto wlhi cod buu ilahay udhiibay lkn wxn layaabanahay maxay usoo shaacbixi weydey taasa su aal ka taagan thy🤔🤔🤔
@waayeelkajaqafsada7849
@waayeelkajaqafsada7849 4 года назад
Furinle waa nin aan shaqo lagu lahayn Markuu Xamda Queen iyo Khadra Waayey buu soo saaree lkn intii hore ogaan buu cidhib ugu hayey
@nimcoabdilahi2633
@nimcoabdilahi2633 3 года назад
Waa la xasidayaaa wlhi qarash ay meelku istaagtana ma hayso 😢
@zuleimanabdirahman2484
@zuleimanabdirahman2484 5 лет назад
Jabadkaad ogeyd buu jirku igu hayaa walli,waa kuwan dadkii fanka hibadda u lahaa mansha alah.
@mariamdegan8961
@mariamdegan8961 5 лет назад
Woooow.ifrah toolmood horow soco haybad eebe kusiiyay habeen.ilskama qadee hantaa layka dhacaa cod loo bogay
@ismaaciilcaaqil289
@ismaaciilcaaqil289 3 года назад
Ugu dambeyntii Heestii qarniga ee Ifraax tolmoon way ku dhacday 1M Ka badana wan sugayna 🥰 xidigaha haday ciileen taageryasheda maysan ciilin hormar wacan yaa dib uso dhaawaday 20-2-201 gacanta tag 🙌
@mariahassa
@mariahassa 5 лет назад
Way ka wada cod macanta cawa ayada usidato inantan😍😍😍
@yacinamina
@yacinamina 29 дней назад
Allah yurub Xasisaana sideyi u Quslayi soo Dawadaa subhanallah Xasidnimadu maa fiicno walahi
@MuniirHaadi1
@MuniirHaadi1 5 лет назад
Xidigaha geeska waa jeclaan lagaa inaa ku biiro ❤️❤️❤️ One love
@Little_D815
@Little_D815 5 лет назад
hhhhhhh xamda yar kolay ma tihide lkn ogoow in xamadayar fankeedu xidigaha geeska kasoo bilaabmay
@cabdiwaxid5343
@cabdiwaxid5343 5 лет назад
he's.macan
@shankaronmaxamedalqurankarim
@shankaronmaxamedalqurankarim 5 лет назад
haa ku biirin
@IbraahimHaji04
@IbraahimHaji04 5 лет назад
Waa Gabar cod macaan Runtii Erayada Heestuna waa fiicanyihiin 👌
@rayanjibriel5680
@rayanjibriel5680 3 года назад
Qof aan uxiisay baa indhahaygu qabanayaan apdi hani hashi abdulaHi l Love this lengend ❤
@barkhatismail1014
@barkhatismail1014 5 лет назад
Asma Love iyo Asma inay isla waashen imisaa ILa arka😂😂🙆🏻‍♂️🙆🏻‍♂️🙆🏻‍♂️
@kafiyanoursouleiman3074
@kafiyanoursouleiman3074 5 лет назад
Ana kula arkay
@fadumaismail146
@fadumaismail146 5 лет назад
Me balse way do degayaan 😂😂
@idontcare6856
@idontcare6856 5 лет назад
Waaa laba istus necbiyaaa nijaasiin
@odhahsanchannel9829
@odhahsanchannel9829 5 лет назад
Barkhat Ismail aniga
@barkhatismail1014
@barkhatismail1014 5 лет назад
abdirizak muuse zomha😂❤️
@djsentinas38
@djsentinas38 5 лет назад
Nacalaa shaydan kuyaal waaba la jidhidhicooday naagtan codkeda io heestu macaankeeda😢❤️👏🏾👏🏾
@jecliyaaninkayga9936
@jecliyaaninkayga9936 5 лет назад
Gabadhan ma arag qof lamida waligay Mansha allah cod baa ku dhamaday
@hassenyusuf2158
@hassenyusuf2158 2 года назад
Alle haw naxariiso Maxamed Miyir heestan inkabadan 10 jeer baan dhagaystay gabadhani waa one of the top golden voices that ever heard hore usoco
@MuniirHaadi1
@MuniirHaadi1 5 лет назад
Ifraax fanaanad qaali ah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@koosraabi1853
@koosraabi1853 5 лет назад
Waaw
@aarkamanta2561
@aarkamanta2561 5 лет назад
Wll waad cod macaan thy waana haybad eebe ku siiyey ee quraanka ilaahay ku akhri
@kaapaabdisalam2984
@kaapaabdisalam2984 5 лет назад
Axyaa hees iga dhehe
@queenkeyf8038
@queenkeyf8038 5 лет назад
Inta codkan soo xasuusiyey fanaantii hore like ii saara Waan jiriri coodey axyaa cod🙄 Iyo waliba jaceyl😍❤🙏🏻
@mohameddeeq9150
@mohameddeeq9150 5 лет назад
Ifraax Tolmoon Xidigaha Qoftaan Ayaa Xasoo Dhax Booday Cood Aad U Macaan # Kuna Heeseesa Lahjadi Xamar Iyo Ineey Muqadisho Joogto Mooday Ana Is Mooday WwwwOoowww ❤❤🇸🇴🇸🇴
@sakariyeabdilahi8931
@sakariyeabdilahi8931 5 лет назад
nio walahi fanaanadani aad u cod macaanty runtii waan jidhiidhicooday markaan dhegeysty heesta
@ahmedhussein3893
@ahmedhussein3893 4 года назад
Waa gabadha ugu codka macaan inta gabadh somaliyeed eee dunida joogta laga reebo intiii ka Danbaysay 1991
@KhadraCumar-h2b
@KhadraCumar-h2b Месяц назад
Cod macaana ifraah❤
@kinglpnjoro6433
@kinglpnjoro6433 5 лет назад
Tolmoon iney cod mcn ledahy yaa ila arka🤩 👇Hees jacyl 👉jexeygii midigeey iisoo jwb celi Bea😘
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 года назад
Haa way leedahay bbe 🤣🤣😂😂
@rahmamohomad8835
@rahmamohomad8835 4 года назад
Ifrax tilmon hees mcn o micno badan darenkedana wadata hoygii fanka looga hadhay🥰😍
@fahimamohamed4499
@fahimamohamed4499 5 лет назад
Ifraax tolmoon cod tolmoon Allah swt maxamed miyir iyo muslimiintoo dhan naxariistiisa Janna ha ugu deeqo
@wasodoontowaasaayewalashii4060
Maxmed miyir alle hawnariisto sanadkii hore wuu la jogay xidahaha ax
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 3 года назад
Maxamed miir xaji ale ha unaxariisto😓😓😓
@cabdishakuurmaxamed1782
@cabdishakuurmaxamed1782 5 лет назад
Runtii Wlhi ifraax tolmoon runtii Wlhi aadbaan ula dhacay hees teedaa Wlhi waa qofka kaliya een cod keeda aan dhegaysto runtii Waa fanaanad qaaliya
@fatmamohammed3935
@fatmamohammed3935 5 лет назад
Yes anaa ku gu racsan oo an reer hargeysa ah.wan jecelahay fanka hargeysa
@rayanjibriel5680
@rayanjibriel5680 3 года назад
Ifarah tolmon codkaga lama heli karo qli 😘😍 Wcadkii dhexdenana anoon jarin Ogobeey kalgacalkuna igu jiroh erYo ❤
@mumtazhussein269
@mumtazhussein269 5 лет назад
😢Ax ax AX wlhi wy I jiidTy ❤ Nacalla shydn kuyaal jacayl 😢 👏Hinda jacayl ku dhacay 💏 👉SidaydaH IsmuuJiH 😭
@mohahal-door6630
@mohahal-door6630 5 лет назад
10 jeer baan ku ceshtay hees kan waa heesihii la yaqaanay iyo cod macaan oo ku Ladhan iyo waliba laxan uu saaray laxamiistahii qarniga ale how naxariistee
@Mustafe.17
@Mustafe.17 5 лет назад
Jamaal qurux wanaagoow jaahiyo Xasuustaadii waanka jiifsan waayay. Top wlhi tolmoon
@nimcoabdi1609
@nimcoabdi1609 5 лет назад
Waa qiso ku dhacaday heestu way ooyaysa miskiin ax ugbaad waa qof calool jilcan way la ooyday
@amirabukar2913
@amirabukar2913 4 года назад
😭🥺
@khaliifmahamutt2570
@khaliifmahamutt2570 5 лет назад
Anigoo dhan jidhidhicaa igu jajabtaY maxamed miyir xaaji ilaahaY janadiiH hakaa waraabiyo
@nafbixiwayweydmedia2962
@nafbixiwayweydmedia2962 3 года назад
Mashalah yaa cod ifrax waxa guy. Qurux badan asma love mashalh
@yasmindahabsan6652
@yasmindahabsan6652 3 года назад
Mohmed miyri xaji Alle haw naxariisto
@cabdicasiisaxmed2793
@cabdicasiisaxmed2793 3 года назад
Alle hawnaxriisto abwaan maxamed med miyuu xaji allow unaxariisoo
@apdirahmaanmaano173
@apdirahmaanmaano173 5 лет назад
Ifraax tolmoon wallHi ilahy cod macaan kugu manaystay xidiguhu way ka xun yihiin codkaaga macaan
@studioinaalioday6889
@studioinaalioday6889 4 года назад
Hadalkaga waa ruun sxb wayo gabadho waa gabadh ciise ah waa sida waxay uga xun yihiin sxb
@haboonqurux4680
@haboonqurux4680 4 года назад
Masha allaah jirka ixanuunaay waa heesa lasoo xulaay oo wali ciinbarasan murati aad u wngsn
@Guuldoon252
@Guuldoon252 5 лет назад
Xidigaha geesku alaylehe qof walba oo ku cusb way so dhoweeyan wa loo kala kiciyeey inanta codna way haysaaa god
@hahahahahmamama6890
@hahahahahmamama6890 5 лет назад
Inantan ma cusbe waligeed wey kujidbay
@maariyacumarxuseenqalib
@maariyacumarxuseenqalib 5 лет назад
Jiid
@hanadhari6062
@hanadhari6062 5 лет назад
Gabadhaan 2015 ayeey kamid aheed
@waayeelkajaqafsada7849
@waayeelkajaqafsada7849 4 года назад
Mxa soo dhaweyna afar sannuu Furinle cidhib ku hayee
@leyloluul8357
@leyloluul8357 2 года назад
Jexeyga midigow iso jwb celi🥺
@abdirahmana.barkhadle8814
@abdirahmana.barkhadle8814 5 лет назад
Erayo wanaagsan Abwaanka Allah u naxariiso Mohamed Miyir Allah Yarxam
@shaymaalishabeel8646
@shaymaalishabeel8646 5 лет назад
ilahy haw naxariiso maxamed miir xaaji 😭😭😭😭😭
@mostaphaothmanfarah589
@mostaphaothmanfarah589 5 лет назад
Aamiin aamiin wll shayma
@fayruusshakiib8458
@fayruusshakiib8458 5 лет назад
Fanaan labo ma ahaa. She is number one like it💚❤💛💖💙💜😍
@khalidxanjo
@khalidxanjo 5 лет назад
Intii ila argta ciyarhanlani inuu khadra sinimo.. booskeedi ka ciyarayo like saaara 😊😊😊😊
@zeinabahmed7201
@zeinabahmed7201 5 лет назад
Aad iyo aad yurub geen aa boos joogta ah lagasiiyey
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 лет назад
Hhh wan dacad qoslay wlahi Lkn Wa badal fican
@babymushka7803
@babymushka7803 5 лет назад
Absolutely 🤣
@bitchplease321
@bitchplease321 5 лет назад
🎑khalid xanjo 🕋🌃🌅⛪️🏨🏛🌇🏞
@alahakbar5057
@alahakbar5057 5 лет назад
R
@hashimhaghi9208
@hashimhaghi9208 5 лет назад
Codmacaan gabdhan inta Jeclaan Lehyd Inay Mar hore Fanka Soo Gasho Liketa igu Qabo💓
@shankaroonmaxamed6823
@shankaroonmaxamed6823 5 лет назад
Hooygii fanka Somaliland jiro jooga axsn cod jeexeyga midigoow isoo jwb celi ax jcyl 😍😍🙏ifraax keep going sister
@maahirjabshe1313
@maahirjabshe1313 5 лет назад
shankaroon maxamed coo
@maahirjabshe1313
@maahirjabshe1313 5 лет назад
Lzzoozozq
@maahirjabshe1313
@maahirjabshe1313 5 лет назад
Oaoqoqoqoqqoqoaoaoaoaoaaoassoworirjf83389/0239293939202
@maahirjabshe1313
@maahirjabshe1313 5 лет назад
Diriiewi
@jimcalemohamed3665
@jimcalemohamed3665 5 лет назад
Waaaw heestii heesaha sanadka cusub weeye cod qurxon ninikii sameeyayna wuu kusii maca salameyay dunide alle naxaristi jano haka warabiyo
@aliiogimioo8115
@aliiogimioo8115 5 лет назад
This Sister is top notch!!!!! She makes me remeber Magool wallahi manshallaaa!!!
@rajosame9437
@rajosame9437 5 лет назад
Waa Runta Bro AlH Ha u naxriste
@ilkacazgabadhahargaysaiska2359
Wale ifraax shugri ifraax tolmon fanand an jclhy my habo qali horay usoco
@mudanehamse6527
@mudanehamse6527 5 лет назад
heesteedu waa qiiro sidii khadra daahir... xidigaha way u camireen well done
@sakarieheemaal5396
@sakarieheemaal5396 5 лет назад
Ilaahay ha u naxariisto maxamed miyir xaaji isagiyo wixii islaama
@hargeysawiqanciye5669
@hargeysawiqanciye5669 5 лет назад
Waan ilmeeyey markey tidhi waa laxankii iyo eraydii maxamed xaaji alaa dadku arxan darana inuu ilahy janadi geeyo amin dhaha
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 5 лет назад
Nice song gabadhan way cod macan tahay ifraax tolmon 2015 ayaa masraxa kugu dambaysay
@cismaancabdi2818
@cismaancabdi2818 5 лет назад
Walaahi ifraax tolmoon codbay haysa hablaha xidigaha ugu cod macaan geenyo iyo tolmoon inta kale madhax
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 5 лет назад
NAAAAGTU MA SAMAROONBAAA CARRABKAA CULUSE MAYLA ARAGTEEN FURINLE ADEER MA BOORAMAAD NAGA DHAADHICINAYSAA ANNNAGII HARGEYSAA DAWAKHNEE
@amushofficial5413
@amushofficial5413 5 лет назад
Ax jeexeygi midigow iso jwb celi illahay ha u naxariisto Mohamed miyir Xaaji
@nimcomaxamed63
@nimcomaxamed63 5 лет назад
Axyaa fanaanad ifraax toolmoon horo usoco nice song
@Mustafe.17
@Mustafe.17 4 года назад
Jeexaygiii midigoow iisoo jawaab celi😪 Maanuu wali soo jawabin jeexagi. Anaka wayba iska kaaya ilaaween SinglesLivesMatter😪
@nimcoabdilahi2633
@nimcoabdilahi2633 3 года назад
Cod ayuu illahay u dhibay hada masoo shaac bixin xidigaha geeska way xasidaayn gbdha wxy og yihiin inayka cod macanthy markaaa cagta ayeey ku hayaaaan ifaray wll ka bax kaligaaa meel is taaag hadii kale waligaaa caan ma noqonaysid wayku xasidayaaan 🙏🙏🥺🥺🥺
@xaajilacag828
@xaajilacag828 5 лет назад
Woow wlhi she is top Like it And the way she acting is amazing Hore usoco wllo
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 5 лет назад
Reer Hargeysaa please Talent kale noo keena fankii meel baad saarteen kolba mid cusub hanoo keenina ee film industry sameeya.
@mpabdikadermohamed4623
@mpabdikadermohamed4623 5 лет назад
Mansha Allah waa inan hees udhiibaa axsan fananad Soo dhawoow
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 4 года назад
Gabdhadh heesaheedu wadnahay i xanuunjiyaan
@mhassan0163
@mhassan0163 3 года назад
Dee hadaa iska daa yaan wadnuhu iskaa taagin eh
@farhiyasomalilandburco2557
@farhiyasomalilandburco2557 5 лет назад
Kabax laysma xaqireer waa fanaanad 1
@nimcoawadan3
@nimcoawadan3 5 лет назад
Watan hadaba cidii fanka loo dayay Axyaa fananad ifraaax 🙏🙏🙏🙏🙏
@idontcare6856
@idontcare6856 5 лет назад
MasHa AllaaH GabadHu Cod Aan inaba Caaadi ahayn Rabi siiyay AllaaH yacizaK
@abdiqanijookar2599
@abdiqanijookar2599 5 лет назад
Alle ha u naxariisto Maxamed miyir xaji
@Hassan-qk8kl
@Hassan-qk8kl 5 лет назад
Ax hees qiirro lleh wayee ifraax hory uu zoco ❤❤🔜🔜
@iliasdulken3465
@iliasdulken3465 5 лет назад
Sanadba qofbaa uhaysta xidigaha ee caawa waa ifrah tolmoon iyo baabah
@maxamedhassangaboobe1031
@maxamedhassangaboobe1031 3 года назад
Hadad darensantahy inaY inantani inanay xakheedi ka Helin like ha laga Helo
@gouledmoussa3133
@gouledmoussa3133 4 года назад
Ifrah toolmon runtii codkaagu waa ii qaatay. Camal jaceel iyaan dareema runtii
@fathiadeganmuxumad4223
@fathiadeganmuxumad4223 5 лет назад
wwwwwww masha allha cod macana ifrax 😘😍
@munaahmed2712
@munaahmed2712 5 лет назад
Mnsha allh ifraah tolmoon hees qiimo leh quruxdaydii hore usoco ❤❤❤❤
@asmahussen5166
@asmahussen5166 5 лет назад
Xidigaha geeska wayla bilaabatay maalina maalin kuma darto waysii libdhaysaa uun asma love
@mustaafinadiif4518
@mustaafinadiif4518 5 лет назад
Wlhi gabadhan jacayl baa ka muuqda heestana jacayl baa ka keenay
@haniyetahajji3950
@haniyetahajji3950 5 лет назад
jcelka wa wax jira
@suraleydarerka3062
@suraleydarerka3062 5 лет назад
Ha Qisa xanun badan ba ku dhacday jaceyl xanunkisa wuso maray ragu hila malaha mar marka Qar 😂😂
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 лет назад
Masha allah alaylehe cod toolmoon waad leedahay.👏👏👌🤩
@hindisahajaceylkagl7458
@hindisahajaceylkagl7458 5 лет назад
Waa iruxday heestaan qiyaas male intan dawanaayay inta mar een qiiroday xaqiiqa
@ahmedhaykal1977
@ahmedhaykal1977 5 лет назад
Wow gabadhan codkeedu waa cajiib queen of the vioce
Далее
ПОНТОРЕЗКА САША BELAIR / ОБЗОР
27:43
IFRAAX TOLMOON ABAAL FIRST OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
5:07
IFRAH HARGEISA (NAFYAHAY BOOGAHAGA DHAYO)
7:44
Просмотров 138 тыс.
IFRAAX TOLMOON ANOO JID ADAG MARAY HAPPY NEW YEAR 2019
6:29