Тёмный

Iidle Yare oo Indhaha Beelay "Wax Ma Arko isoo Duceeya" Indho La'aan 

CADNAAN KAPUL
Подписаться 27 тыс.
Просмотров 65 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

8 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 313   
@nuuremohamud4311
@nuuremohamud4311 2 месяца назад
Saxiib iidle Abdullahi nuune Ilaahay haku caafiyo arragaaga Ilaahay haku furo Adigana Ilaahay bari cibaadada badi saliga nabigeena suuban scw badi istiqfaarta iyo salaada wsqtigeeda ku tuko In sha Allah.
@essiahassan5157
@essiahassan5157 2 месяца назад
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕
@zamzam5255
@zamzam5255 2 месяца назад
SALLAAHU CALEE WASALIIM SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@hamdixilkas5455
@hamdixilkas5455 2 месяца назад
Allaha kuu soo celiyo arakaaga
@user-xr6wu4cx4y
@user-xr6wu4cx4y 2 месяца назад
fanka ka bax maa dhahdid mise heestiisa jeceshahy
@lulyusufsamantar1227
@lulyusufsamantar1227 2 месяца назад
Caafimaad Alle haku siiyo. Qalbikii wanaagsan baad weli ka nooshahay. Illa xaq baad ka hadashay 🤲🏿
@marianqasin8786
@marianqasin8786 2 месяца назад
Yaa rabbi yaa raxmasn allaha kuu soo celiyo indhaha nuurkooda.
@nimcoqaasaim1434
@nimcoqaasaim1434 2 месяца назад
Aamiin aamiin aamiin yaa rabi ilahay hakusoo celiyo caafimadka wllo caruur ayad hooyo iyo aabo utahaye
@ayanasad5D
@ayanasad5D 2 месяца назад
Allaha ku soo celiyo nuurka insha Allah cafimaad taam ha ku siiyo bi iidni Allah 🤲
@zamzamyusuf4919
@zamzamyusuf4919 2 месяца назад
Allah hakuu soo ceeliyo indhahaga walaalo
@ruqiyohusseinhayle1262
@ruqiyohusseinhayle1262 2 месяца назад
Allah haku soo celiyo aragaga walal, cafimad Kamilana Allah haku siiyo.❤❤❤ yaa Rabbi
@khadiijosheikh117
@khadiijosheikh117 2 месяца назад
Ilaahey ha ku caafiyo caafimaad degdeg ah Alle ha ku siiyo walaalkeey
@user-mu6rk2zr8t
@user-mu6rk2zr8t Месяц назад
Aamin ilaahow indhaha kuu soo celi
@SaafiAli-wd5oq
@SaafiAli-wd5oq 2 месяца назад
Allah ku caafiyo wll ciidle illahay culeyska hakaa dul qaado in shaa Allah
@omarmuhyadin9492
@omarmuhyadin9492 2 месяца назад
ALLAHA KU SOO CELIYO CAFIMAAD TAAM AH AH ALLAAH KU SIIYO ARAGADANA ALLAAH KUSOO CELIYO WALAL
@abdullahiibrahim2674
@abdullahiibrahim2674 2 месяца назад
Insha.allaah. Insha.allaah brother alle caafinaad hakuu siiyo indhahaaga..aamiin
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 2 месяца назад
Ilaahow indhahaaga kuusoo celi amen
@user-cf8tu7di2t
@user-cf8tu7di2t 2 месяца назад
Araga hoose qofku larkii uu 40 gaaro wuu daciifaa waxa loo gashadaa okiyaaö3 akhriska la dhaho maahan indha beel ninku waa badaw
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 2 месяца назад
Uducee un wax kale lagaama rabee
@user-cf8tu7di2t
@user-cf8tu7di2t 2 месяца назад
@@BadelFaraholad duco waxba uma qabaneyso okiyalaha akhriska ha qaato indha beel maaha waa araga hoose ee qofka 40 gaaraa badiba uu wato
@foossahardid4895
@foossahardid4895 2 месяца назад
Ilahay argaaga ha ku soo celiyo ameen ameen ya rabi
@namiup0274
@namiup0274 2 месяца назад
أسال الله العظيم رب العرش العظيم ان يشفيها ويعافيها شفاء لا يغادر سقما
@asiya9742
@asiya9742 2 месяца назад
Illaahay ha caafiyo nuurkaaga allaha kuu soo celiyo
@ruqiyoibrahim5622
@ruqiyoibrahim5622 2 месяца назад
Alla nuurka xa ku siiyo Aamiin yaa rani
@khadarahmed699
@khadarahmed699 2 месяца назад
Alllah ha kuu soo celiyo indhahaaga Amiin Amiin
@asharif95
@asharif95 Месяц назад
May Allah bless you with long health.
@cabdiqaadircabdilaahi923
@cabdiqaadircabdilaahi923 2 месяца назад
Illahay ha kuu soo celiyo insha Allaahu
@ruqiyoibrahim5622
@ruqiyoibrahim5622 2 месяца назад
Allah xaku cafyo iidey yare
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 2 месяца назад
Allaha cafimaad ku siiyo nuurka indha allaha kuu soo celiyo
@nimoadam3508
@nimoadam3508 2 месяца назад
Allah ha ku cafiyo aamiin aamiin 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼❤️❤️❤️❤️🫶🫶🫶🙏
@naimam.9551
@naimam.9551 2 месяца назад
Ilahay waxaan kaaga baryeynaa indhahaaga oo nuurkaaga rabi hakugu soo celiyo
@cigecumar951
@cigecumar951 2 месяца назад
Illahayow u soo celi Amin
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 2 месяца назад
its so sad walaahi if there true stories oh my good subxaanlaah subxaanlaah
@ugaas.Yasin.
@ugaas.Yasin. 2 месяца назад
Ilaahay hakuu Soo celiyo
@user-iq5pe1jl9c
@user-iq5pe1jl9c 2 месяца назад
Wallo aniga ks dhow ma arko, okiyaalo raadso ,ha warwarin❤
@user-rf2md1dz5u
@user-rf2md1dz5u 2 месяца назад
Ilaah arag hakuu soo celiyo walal
@fotballontop
@fotballontop 2 месяца назад
Ilaahay ha kuu soo celiyo araggaagii .
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 2 месяца назад
Allaha ku caafiyo brother
@somalihanolato741
@somalihanolato741 2 месяца назад
Illahow waa ku baryaa iidle isma naqaano døucadayda u aqbal idhihiisa u soo celi yaa rabi adoonka indhihiisa u soo celi
@essiahassan5157
@essiahassan5157 2 месяца назад
Ilahay cafimad dagdag ah haa ku siyo amiiiiiin ya rabi
@WaberiYoussouf-gk3xk
@WaberiYoussouf-gk3xk 2 месяца назад
AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN
@ganimahamudganimahamud2123
@ganimahamudganimahamud2123 2 месяца назад
Aloow araga kuusoceli Amiin yaahrabi ❤ idle
@feizul.feisal
@feizul.feisal 2 месяца назад
Allah haku cafiyo walaal Idle🤲🤲
@AyaanAxmed-ez3jj
@AyaanAxmed-ez3jj 2 месяца назад
Ale Akucaafiyo Walal Wankutaageeraa Walalkysoomaaliyed❤
@Inayusuf8
@Inayusuf8 2 месяца назад
Allaha kusoo celiyo aragaaga Iidle
@user-rn1qx3bu3b
@user-rn1qx3bu3b 2 месяца назад
Allaah hakucafiyo idhaha idleyare😢
@rahmasamale8593
@rahmasamale8593 2 месяца назад
Ilaahay ha ku caafiyo aamiin
@libaaxakeymaha6328
@libaaxakeymaha6328 2 месяца назад
Arag rabi haku soo celiyo
@AsiyaAhmed-vd7mt
@AsiyaAhmed-vd7mt 2 месяца назад
Alle haku caafiyo indhagii haku soo celiyo
@SabriyeadanSabriye2024
@SabriyeadanSabriye2024 2 месяца назад
Allahayow. Fayadhowr. Sii. Oo. Indhihiisa. Uso. Celi. Idle
@AbdourahmanDjamaAhmed
@AbdourahmanDjamaAhmed 2 месяца назад
Ilaahey ha Ku caafiyo caafimaad degdeg ah Alle ha Ku siiyo walaalkeey❤❤❤😂😂🎉
@sacidaadan4079
@sacidaadan4079 2 месяца назад
Subxanallah Subxanallah abti mcn illah boqorka isaga ayaa awood sare iska leh allaha kuu dib damo inshaallah
@habibaalishitawe1448
@habibaalishitawe1448 2 месяца назад
Ilaahey ha ku caafiyo indhahaada ilaahey ha ku nuuriyo.
@SiradAdentalan
@SiradAdentalan Месяц назад
Allah hakuu soo ceeliyo indhahaga walaalo ❤❤❤❤❤❤😂
@Aaminashariif7
@Aaminashariif7 2 месяца назад
Ilahay hakuu soo celiya nuurkaagi adiga iyo inta kula mitka ah 😢😢
@user-sy7qz2mb4i
@user-sy7qz2mb4i 2 месяца назад
Allaha indhahaaga ha kuu Soo celiyo
@mulkiali8797
@mulkiali8797 2 месяца назад
Walaalkey ilaah indhahaaga nuurkooda kaama qaado Allaha caafimaad sareeca haku siiyo ilaah haku shaafiyo aamin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@faadumocabdi852
@faadumocabdi852 2 месяца назад
Ilaahay nuurkaaga hakuu sooceliyo aamiin aamiin aamiin
@SaredoQali
@SaredoQali 2 месяца назад
Illhayi hakucafiyo wallo
@muunamahamudmuuse1926
@muunamahamudmuuse1926 2 месяца назад
Ilaahow caafiyo yaa rabi
@howraarofficial3191
@howraarofficial3191 2 месяца назад
ilaahow kuu Soo celi indhahaaga nuur koo da wllkey 🤲😭
@rahmozubeer
@rahmozubeer 2 месяца назад
Ilaahay indhahaad ha ku soo caliya aragtida hoose
@Maryan-vv1rc
@Maryan-vv1rc 2 месяца назад
indhahaaga allaha ku soo ciliyo aamiin dheh
@luulhussein2396
@luulhussein2396 2 месяца назад
Allaha ku caafiyo, nuurkaga Allaha ku soo celiyo
@user-wm9hd4sm7b
@user-wm9hd4sm7b 2 месяца назад
Rabiyooow caafi yaa Allh wll caafi yaa allh🤲🤲🤲🤲
@khadyahussein5497
@khadyahussein5497 2 месяца назад
Aragaaga Allah ku soo celiyo Amiin
@ahmedsalad6842
@ahmedsalad6842 2 месяца назад
❤ilaahay cafimad Hakusiyoaamiin aamiin
@deeqoshuluh5584
@deeqoshuluh5584 2 месяца назад
Allaha cafiyo indhahada allaha kusonoqo
@zammyali3047
@zammyali3047 2 месяца назад
Amiin yaa allaah illaahay aragaada ha kuu soo celliyo si degdeg ah
@Khadijo60
@Khadijo60 2 месяца назад
Ilahey Nuur kaaga ha ku soo celiyo
@shamsaalihassan1475
@shamsaalihassan1475 2 месяца назад
Allah ha kuu soo celiyo aragaada.sokorta iska kontarool indhaha waa ridaa.
@MaxamedAli-in2wg
@MaxamedAli-in2wg 2 месяца назад
Ilahey cafimaad haku siiyo
@hakimoali3794
@hakimoali3794 2 месяца назад
Allaha kuu soo celiyo ins😢
@SamiiraXiiray
@SamiiraXiiray 2 месяца назад
ALLE HAKU. CAFIYO. AAMIIN YAARABI 🤲 🤲
@user-kt1ts2co1s
@user-kt1ts2co1s 2 месяца назад
Allah ku caafiyo
@samiirocilmim3833
@samiirocilmim3833 2 месяца назад
alaha kucaafiyo inshaa alaah
@user-pp4tl6jy6g
@user-pp4tl6jy6g 2 месяца назад
bisinka yaa allah idil yare aallah haku caafiyo
@user-cj5gv9wc4e
@user-cj5gv9wc4e 2 месяца назад
Alle haku soo celiyo
@igalsamiirahussain9508
@igalsamiirahussain9508 2 месяца назад
Allaha ku cafiyo idle yare
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 2 месяца назад
Ax allaaha ku caafiyo wllo
@user-rs4ls9mi2v
@user-rs4ls9mi2v 2 месяца назад
Allaha hakuusoo celiyo
@naciimaahmed6758
@naciimaahmed6758 2 месяца назад
Alle haku caaafiyo
@seynabyusuf5537
@seynabyusuf5537 2 месяца назад
Allaha ku soo celiyo nuurka indhahada Allaha ku siiyo cafimaad taam ah
@fadumahasan1080
@fadumahasan1080 2 месяца назад
Asc allah Caafimad tama haku siiyo inshahaga allah nuurkod allah kugu so celiyo si dhaqasa oo deg deg. Inaash allah qeer
@rawihassan8615
@rawihassan8615 2 месяца назад
Allaha kuu soo celiyo aragaaga yaa rabi
@ummufatima-hu6nm
@ummufatima-hu6nm 2 месяца назад
Ilaahay hakuu soo celiyo arAGA
@bellahaji9884
@bellahaji9884 2 месяца назад
ilaheyow indihesa u soceli
@fouziajibril3294
@fouziajibril3294 2 месяца назад
Alle ha kuu caafiyo indhaha 🤲🤲🤲🤲 lkn iidle Indhaha qofku markuu 40 gaaro wuxuu u baahan yahay ookiyaalaha akhriska waa khasab Weliba marka aad sonkor qabto waa mihiim in Aad ookiyaalo qaadato oo sanadkasta lagu koontaroolo indhahaaga oo lala socdo caafimaadkooda. 2. Markasta iyo meelkasta oo aad joogto waa in aad la socoto sonkortaada , xataa hadaad suuqa aadayso waa in aad jeebka wax ku wadato sida Moos, apple, nacnac, timir iyocabitaan Habeenkii xataa sonkortaada haday xun tahay Telka ku buuxso in aad wax yar cunti is ilaali caafimaadkaaga. Alle ha ku caafiyo 🤲🤲yaa rabi
@maryanabshir2270
@maryanabshir2270 2 месяца назад
Amiin ilahoow uso ceeli
@kafiyamuhumed3811
@kafiyamuhumed3811 2 месяца назад
Illahoow cafimad si oo aragisa u soo celi ya rabi ya raxaman amiin amiin 😮😮
@walaalsomaliyeed8372
@walaalsomaliyeed8372 2 месяца назад
Allaha ku caafiyo culeys walboo ku haayo fudeyd allaha kuugu bedalo cibaadada alla bariga badso insha allaah waa cafimaadey
@user-db1eh1ph6h
@user-db1eh1ph6h 2 месяца назад
Wll, iidle illaahay indhahaaga hakuufuro
@lulyusuf9382
@lulyusuf9382 2 месяца назад
Ilaahayow caafiyo oo aragtadiisa ilaahayow u soo celi aragateda u soo celi
@ubaxjama5976
@ubaxjama5976 2 месяца назад
Ilaah haku caafiyo sonkorta waaye
@user-hj9yd1fq4o
@user-hj9yd1fq4o 2 месяца назад
Ilaahey caafimaad haku siiyo
@WllKeynaan-pu1hu
@WllKeynaan-pu1hu 2 месяца назад
Allah haku ❤caafiyo will qaaali
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp 2 месяца назад
Aallah cafiyo Aamiin
@sadiahassan798
@sadiahassan798 2 месяца назад
Allahayoow indhiisa u soo celi waa nin muslin ah oo wanaagsan
@user-hy6cf8lg8q
@user-hy6cf8lg8q 2 месяца назад
Wallahi wan naxay waxan u haystay indhaha gabigood in uu beelay.
@maryanalimahamud41
@maryanalimahamud41 2 месяца назад
Allaha ku caafiyo hapo ❤
@candirisaaqxasan-ev2wj
@candirisaaqxasan-ev2wj 2 месяца назад
Aamiin sxb Alle hakucafiyo aamiin wll 🤲🤲🤲🤲
@fadumoashkir2111
@fadumoashkir2111 2 месяца назад
Allah ha ku caawiyo
@kawsarcabdiraxaman7495
@kawsarcabdiraxaman7495 2 месяца назад
Allaah haku caafiyo amiiin amiin
@abdikafibosska645
@abdikafibosska645 2 месяца назад
Alle weyne haku caafiyo wll
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 2 месяца назад
Allaha ku soo Celiyo wll
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 2 месяца назад
Aamiin yarabi 🤲 🤲
@Nacimo-ug2tt
@Nacimo-ug2tt 2 месяца назад
Allaha kuusooceliyo Aamiin yaarabi
@sabuulcade7744
@sabuulcade7744 2 месяца назад
Alle ayaan caafimaad deg deg ah ooga rajeynayaa I.a
@nuuraabdi8090
@nuuraabdi8090 2 месяца назад
Allaha kuu soo celiyo aragtida
Далее
FILMKII BALWADA WAA DILAAGA AADANAHA
25:02
Просмотров 638 тыс.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
IIDLE YARE  | ARAGEENA | Official Music Video 2019
4:26
Iidle Yare oo sir badan banaanka keenay
16:54
Мыла наелся
0:21
Просмотров 1,3 млн