Тёмный

ILHAN OMAR OO KU GUULAYSATAY BAARALMAANKA MINNESOTA 

somali media of minnesota
Подписаться 61 тыс.
Просмотров 657 тыс.
50% 1

ILHAN OMAR OO KU GUULAYSATAY BAARALMAANKA MINNESOTA

Опубликовано:

 

28 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 687   
@armtahargeysawi9260
@armtahargeysawi9260 6 лет назад
war nacale shadayedan ku yaale ILahan omar darteeda igu qabta waa maalin farxadeeda yaa..nasaba #ilka
@mahamudwarsame2584
@mahamudwarsame2584 5 лет назад
Guleiso ilhaney
@maxamedibnulamiin1225
@maxamedibnulamiin1225 5 лет назад
waaaaaw maan Sha alaaah adunkan waad gulysatay lakiin aakhirana ka fikir
@muhammadalhou3218
@muhammadalhou3218 3 года назад
Am very very happy
@gibsonjavier8271
@gibsonjavier8271 3 года назад
You prolly dont give a shit but if you are bored like me during the covid times then you can stream pretty much all the latest series on Instaflixxer. I've been binge watching with my gf for the last weeks :)
@nicolaskorbyn6448
@nicolaskorbyn6448 3 года назад
@Gibson Javier definitely, have been watching on instaflixxer for years myself =)
@ilhaancilmi2739
@ilhaancilmi2739 7 лет назад
ilhan Omar sistey not crying we are happy u Masha Allah 😘
@sulekholove1646
@sulekholove1646 5 лет назад
Wlhi billh waan la oooyay dadakaas wada ooyayah 😭🇸🇴 waan la farxay Ilaha omar
@najmajaama1750
@najmajaama1750 6 лет назад
Aad ayaan ugu faraxaa markaan maqlo gabar soomaaliyeed oo guulaysatay congrats congrats million times ilhaan omar my allah keep u
@hodoabdi7778
@hodoabdi7778 7 лет назад
i cant stop crying congrats my dear ilhan mashaALLh is jeclaada somaliyeey
@madinanoor1162
@madinanoor1162 7 лет назад
hodo abdi me too
@abshirobashir9857
@abshirobashir9857 5 лет назад
Wallhi aniga xita abayo
@miqueen5374
@miqueen5374 5 лет назад
Mi too
@michaelpeterson4348
@michaelpeterson4348 4 года назад
hodo abdi you can’t stop crying really get off the crack in the Coke get off every drug you’re on !
@rebasingh258
@rebasingh258 2 года назад
@@miqueen5374 Us gives freedom of speech and relgion. Muslims can practice their religion freely and convert Chirtians to Islam. There are 57 Islamic countries in the world. Christians citizens of these countries are treated like second rate citizens. If they try to convert any muslim they will be punished under Islamic blasphemy laws. Why this hypocrasy? Islamic countriries shoukd also try to become liberal and secular.
@annlovley185
@annlovley185 5 лет назад
ilhaan ma sha allah guul aan ku rajanaya 💋🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍♥️🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸♥️♥️♥️😍😍😍😍🇸🇴💋💋💋💋💋💋💋💋🇸🇴🇸🇴😍😍♥️♥️🇺🇸🇸🇴🇺🇸🇸🇴🇺🇸🇸🇴🇺🇸🇸🇴♥️🇺🇸💋🇸🇴🇸🇴😍♥️🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸♥️♥️♥️😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋💋💋💋🇸🇴🇸🇴😍😍♥️♥️🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇸🇴🇸🇴💋♥️💋
@ismailhussein9348
@ismailhussein9348 7 лет назад
Waan la ooyey farxad darteed walahi somali nimo aya kamuuqata dhamaan inta kuheereysan Maasha'Allah Somalia hanoolaato
@iqrayareeychennal8053
@iqrayareeychennal8053 6 лет назад
Wlhi waa ilmeye allaha garab galo alla aqoonta macaana
@عبدالرحمنالجبرتي-ك5ث
iqra yareey chennal Qaqoon wa ta kubarta in Eebe lakuxirmo. Tanise waa kufri baraxtiran.
@gureeymacalin3298
@gureeymacalin3298 4 года назад
Ugu danbeen gaalbeey guursatay dad kii soo doortay oo saan ugu faraxsaay weey njyad jabisay ax ax weey hoogtay ilhaan
@asiyaismailhassan1981
@asiyaismailhassan1981 4 года назад
@@gureeymacalin3298 si ay u badbaadiso qoyskeeda iyo shacabkeeda soomaliyeed ee soo doortay waxkaste waad u samaynaysa ogoowna waa siyaasad .siyaasadana waxkaste wey ku jiran hore ayaana loo yidhi l:leaders are leaders and real leader never died
@gureeymacalin3298
@gureeymacalin3298 4 года назад
@@asiyaismailhassan1981 inanyar oo walashey sh ba tahy iska daa taageerida qar iska tuurka ah ilhaan cumar lagama yaabo jneey soo noqoto
@Hafsa2319
@Hafsa2319 8 лет назад
maskiin.she tried her best. I can understand how she might be feeling. gosh good luck hun
@faaaduma6876
@faaaduma6876 4 года назад
LOL! Good troll.
@eljaroelia9171
@eljaroelia9171 8 лет назад
thats wonderful I stand for ilhan omar always congratlation
@suheylajamila9916
@suheylajamila9916 7 лет назад
congratulations once again Ilhan what a honest and respect leader we really love you Ilhan and may Allah bless you ameen ya rabii
@selamselam1756
@selamselam1756 5 лет назад
So proud of our young,beautiful smart Congress woman!!! Much love from Eritrean.
@al-muminunrecords6590
@al-muminunrecords6590 6 лет назад
Gabaray ilaahay ka baq xijaabka qaado aduunkana ha ku farxin ee aaqiro xususnow
@yahyeali1201
@yahyeali1201 5 лет назад
Amsory jalus
@shankaroninaabdi8220
@shankaroninaabdi8220 5 лет назад
Haaaaa wllhi iney xijawato wayeee allow kusohanuni o diintaaa kutus
@yasmincabduqadir7287
@yasmincabduqadir7287 5 лет назад
Walahi run aya shektay
@arhaamqk4333
@arhaamqk4333 5 лет назад
Hhhh idinka ilaah ha idin soo hanuuniyo mashquulka jooji
@raqad4642
@raqad4642 8 лет назад
Maxamuud Nuur don't give up u are deam will come true one day brother and support u are sister
@madinanoor1162
@madinanoor1162 7 лет назад
Am impressed that she can speak her home language very well and she lived here sence she was 10 years old wow
@ciiseshabbele9230
@ciiseshabbele9230 7 лет назад
yes we can
@dahabizizy
@dahabizizy 7 лет назад
so wht about u 😂😂😂
@faaaduma6876
@faaaduma6876 4 года назад
Impressive indeed 😎
@rebasingh258
@rebasingh258 2 года назад
Us gives freedom of speech and relgion. Muslims can practice their religion freely and convert Chirtians to Islam. There are 57 Islamic countries in the world. Christians citizens of these countries are treated like second rate citizens. If they try to convert any muslim they will be punished under Islamic blasphemy laws. Why this hypocrasy? Islamic countriries shoukd also try to become liberal and secular.
@aishahennaharts9394
@aishahennaharts9394 5 лет назад
Asc Wrx Wbr walaal Ilhan❤ Subxaan Allah❤. Waxan ku xasuusiniyaa in aad Mahada ugu horaysa iyo Mahada ugu weyn Allah ugu Mahadiso..Xaqiiqaduna Allah ayay Mahad oo dhami u Sugnaatay..Mida labaad walaalo is astur Inan Muslimada ayaad taheye..Allahuma Sali Calaa Nebi❤
@suheylajamila9916
@suheylajamila9916 7 лет назад
congratulations Ilhan may Allah bless you and protect you wherever you are now Ameen ya rabii may you succeed in your life
@maahiramaahira8103
@maahiramaahira8103 5 лет назад
Soomaali gabdhahoodi waso muqanayan nasibkoda uhiiliyey waaaaw farxad ayadaremaa weenmagacsoomaali kasiidumer wax nalaciilo car u ur korino agoon kuwa aabe leh guryaha dharko nalagudhaqo naliidan ragenasoomaliyeed manta wax a guul usoojiday sharaf dumer ilaahaybaa mahadasleh ilhaan sharafey unolow cadawgada ragasoomaliyeed ha u is tag an dumerka gabdhadha hooyoyinka wat as waxay sójideen guul, wali din ta gabdhaha ha hormariyaan wataas magacsoomali guul usohooyisay 😍😍😍😍😍😍😍😍🤗🤗
@mahadabdiwalid4647
@mahadabdiwalid4647 7 лет назад
greeting somalida ku nool austria vienna central europe ilhaan ilaaheey hakula garab galo
@axmedzaki2930
@axmedzaki2930 5 лет назад
Congratulation dear sister ilhaan omer and keep going...really we are satisfied and happy your succes
@filsanfafi4841
@filsanfafi4841 5 лет назад
Mashaalah maabruk
@nadahassan459
@nadahassan459 8 лет назад
hambalayo ilhaam omar am so proud to be a somali women 😍😍💜👏👏👏👏👏👏👐👐👐👐
@nasiibbadanmohamed5291
@nasiibbadanmohamed5291 5 лет назад
Alla habenkas mxan farxad la asexan wayay Msha alah #ilhan #omar guulayso waliga 💪💪💪 Gusheeda way gashay ilhan Omar Msha alah dadala wu gasha guusha Msha alah Wr #hapiip #farah habenkas farxad bu la otay inti Mesha jogtay unba ogayd guul #somali wayn odhan
@macruufboqortoyo4551
@macruufboqortoyo4551 5 лет назад
Wlhi wan ilmeen rabay ilhy haku garab galo ilhan omar guul ku rajeyna marwalbo
@yahyaadenyahyaaden7691
@yahyaadenyahyaaden7691 8 лет назад
Mansha.Allah my sister we are proud of you my god bless you and your beautiful family
@muhammadzakimohamadkamal1038
@muhammadzakimohamadkamal1038 3 года назад
Peace to all. Congrats fr yr achievement. Its a great achevment of yr Faith n universe. Me being a Singaporean, share my pride to you. Lets show our peace movement to all mankind. Wherever n whenever we are. Aaminnn.
@rebasingh258
@rebasingh258 2 года назад
Us gives freedom of speech and relgion. Muslims can practice their religion freely and convert Chirtians to Islam. There are 57 Islamic countries in the world. Christians citizens of these countries are treated like second rate citizens. If they try to convert any muslim they will be punished under Islamic blasphemy laws. Why this hypocrasy? Islamic countriries shoukd also try to become liberal and secular.
@ubahabdi453
@ubahabdi453 5 лет назад
Allah xilka haku fududeyo walashay ilhaan barakallah big congratulations my dear sister ❤️❤️✊✊✊ guul Somali wayn
@thtk585
@thtk585 5 лет назад
congratulations for your success Ilhan. You are an all dimensions inspiration for those who think that the challenges they face are sagging them down to the ground but you are a real example the more challenges some one faces the stronger he/she becomes.
@zamiirhassan1469
@zamiirhassan1469 5 лет назад
somali girls go forward insha allah u will lead whole Africa go forward our girls we re proud to be somali
@abdiahmed3462
@abdiahmed3462 7 лет назад
MASHAALAh wlhi I don't know why I'm crying but I found myself crying I don't know. Am very hapy 4 you ma dia Muslim sister advise our dia sister Muslims in America not 2 for got hijab big love
@shamsomuxudiin6723
@shamsomuxudiin6723 6 лет назад
masha allaah
@ruweydaismail8205
@ruweydaismail8205 7 лет назад
ilhaan I am uk but I love wath u win
@hoobaanhawd
@hoobaanhawd 6 лет назад
Ruweyda Ismail you have name of grill Somali but you said I'm from UK ! Are you from UK or Somali country
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 3 месяца назад
Masha Allah Guul ilhan cumar waba gabar dhiig leh somalida oodhan utagan Guul wcn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@husseinsaid8424
@husseinsaid8424 8 лет назад
💖habalayo ✅ilhan hbo💕💯 guuuul iyo abtigey 🌷 xabiib mashallaha👏
@abdulqaadir.m.aden.sirmaqa2218
Guul iyo gobanimo insha Allah Hambalyo hamblyo hambalyo🍀🍀🍀 Peace and love all innsha Allah.
@abdulqaadir.m.aden.sirmaqa2218
Guul iyo Gobanimo.
@jijacadey5623
@jijacadey5623 5 лет назад
i swear can't stop my tears so proud of ilhan omar😍😍😍😍😍😍😍
@AasiyoJaamac-v4j
@AasiyoJaamac-v4j 6 месяцев назад
2024 baa daawanayaa 🎉sanad kasta waa daawadaa hanpalyo ilhaan cumar❤
@maryanakuchkuch6943
@maryanakuchkuch6943 8 лет назад
Somalida gabdhaha hadeey xaqooda siinlahaayen maanta Somalia Africa adayaa ugu sareeyn laheed
@NM-lo3jv
@NM-lo3jv 7 лет назад
Somali Queen Hawotako wlh waa ila saxan tahay waxaa la kabsan la'nahay aa xaqdaro ah Lkn mar uun wey iska iman Insha Allah
@kaamali4574
@kaamali4574 5 лет назад
somali intii wanaagsanayd halkaa bay isugu tagtay mnsha allah walaashay ilhan omar farxada waan kula qaybsaday noolow
@Joya11
@Joya11 5 лет назад
Kaam Ali haa wlhi
@mohidinosman9746
@mohidinosman9746 8 лет назад
ilhaan ILAAH ha kula garab galo adigana noqo tii si xaq ah umada wax fiican u qabata dulqadkaaga habato guul guul ilhaan isha baxarka.
@hamdihassan6182
@hamdihassan6182 7 лет назад
your the best
@laylaabdilahi2147
@laylaabdilahi2147 5 лет назад
mansh Allah ilahaan guuuuul
@lulumhammed4796
@lulumhammed4796 5 лет назад
i say Mabruk Mabruk masha Allah My sister from Ethiopia Congran
@foziemohamoud8758
@foziemohamoud8758 5 лет назад
Ilham ii geeya...please..Ilham ii geeya...we love you..from Borama..
@arwbest6124
@arwbest6124 5 лет назад
Wan ku faraxsnhy mr wlbo somali mel wlbo ee jogan gacmaha is qabsada gul mr wlbo ala jecliya dadkeyga farxadowdha 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯Nabad iyo Nolol
@maryanakuchkuch6943
@maryanakuchkuch6943 8 лет назад
Abaayo Habiib he did everything for you in my eyes Habiib thank you so much
@hawomaxamud453
@hawomaxamud453 7 лет назад
masha allah ad ayan kugu hanbalyan mashalah gulayso
@dhagaafoseeraptaa1317
@dhagaafoseeraptaa1317 5 лет назад
8
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 5 лет назад
Ilhaaam guusha aad gaartay hambalyo abayo gabdhaha somaloyeed in aad guushaa gaartaan o0 kle ban idin rajeyn dhamaanteeen mèl walba aan adduunka ka joogno from Germany
@aishaaliyacige3384
@aishaaliyacige3384 6 лет назад
Congrats to ilhan from +2547 🇰🇪
@feisalhassan3970
@feisalhassan3970 8 лет назад
congrats ilhan mcnto Love u 😘💓💜💙💚💖 love u so much
@simytabit6823
@simytabit6823 5 лет назад
I am so happy to cry. Congratulations my sister😍😍😍😘😘😘😘
@ciiseshabbele9230
@ciiseshabbele9230 7 лет назад
yes we can
@asadabdi2809
@asadabdi2809 5 лет назад
Masha allah farxad ayey no tahay iney gabar somaliyed ku guuleysato keep going wllshy ilhaan Omar guul wacn wan jeclahay somalida oo dhan iney guul garan
@AliAhmed-rl5ez
@AliAhmed-rl5ez 6 лет назад
Your right ilhan whoever you are whatever you go whatever you dream you can do it if you tried the heart the best as a lamb try every woman every boys every girls can do it let's work hard and we can take over as a great peace and justice
@YuusufShuaib77
@YuusufShuaib77 5 лет назад
Aniga gapdhahn qosolka yar o penta ayampa ka jecladay wlhi keep well sister
@awalebashiirabdi9771
@awalebashiirabdi9771 5 лет назад
Maaaashalh conguratulation. Ilhaan waan kuladreemim farxada
@maysarahahmed4652
@maysarahahmed4652 7 лет назад
Am very happy for you u made us proud
@farhiyaabdi4381
@farhiyaabdi4381 4 года назад
Wlhi waan qiirodaa markaan arko gabdhaan ilhaana say noo farxd galisay hdaanahay somliwayn mnsha allh wl alaha kuxifdiyo
@hgggh9025
@hgggh9025 5 лет назад
Hanbalyo wllshey mcn markii ugu horeysay an comenti youtp kabixiyo msha allh adban ugu farxay alle hakuwaafjiyo
@yurubaanibishaar6198
@yurubaanibishaar6198 7 лет назад
Omg wlh wn la oye guul wcn abyo 👍👍👍
@libanabdule548
@libanabdule548 5 лет назад
masha aalah guul ayan ku rajeyna #Ilhan Omar mustaqbalka waxanu ka noqon dona America madax weyne hadeynu nahay somali guul so so so so
@deqaacadey8159
@deqaacadey8159 5 лет назад
masha allah hanbalyo hanbalyo waa guul magaca somaliweyno dhamantoda uu soo hoyatay
@zeitunosman8040
@zeitunosman8040 5 лет назад
Masha Allah , Farhad weyn waaye wallahi, Illahow ubarake
@madinanoor1162
@madinanoor1162 7 лет назад
MashAllah ilhan that a super women right there keep it am impressed with your tick nick wow am so happy for you we live and that's what we are looking for it
@yusraabdirahman7922
@yusraabdirahman7922 8 лет назад
alla illahayoow dadkeeygii saab beyba isku jecel yihiin maxaa qasooyo walhi wan ooyay somali illahay ha is raaciyo
@YasiinJamac-x7z
@YasiinJamac-x7z Месяц назад
Guul.layso.ilhan.omar.wll.guuliou.gobanimo
@practicalislamicfinance
@practicalislamicfinance 7 лет назад
Great job! mashAllah.
@nashaadbeautychannel5373
@nashaadbeautychannel5373 5 лет назад
Congratulation congratulation ilahaan really i 'm so happy i wish you success my queen ilhaan
@kowtharqlbi8446
@kowtharqlbi8446 5 лет назад
mnshllh ilhaan cumar guul wllo aadbaan guushaada ooku faraxsanahay wllhi waa waxlaku farxo gabar soomaaliyeed ooguul gaarto
@sabaaxabdinasir9433
@sabaaxabdinasir9433 5 лет назад
Mansha allah wllshy ilaHan oMar hambalyo ilahay ha kugu asturo xilka aad qabatay guuleyso mar kasta😍😍😍
@boqoradainamohamed3945
@boqoradainamohamed3945 5 лет назад
masha Allah wllhi farxad anigaba isku maleeyay jir oo joog wlshey ilhaan cadowgaga kaama guuleesto
@RachidRachid-ti5ud
@RachidRachid-ti5ud 4 года назад
Im from germany Im suport Ilhan Omar 👍👍👍👌✌✌
@nishahamaad7629
@nishahamaad7629 5 лет назад
omg it made me so emotional to see them how happy they are so proud of them masha llha viv somalis
@samraaahmed8774
@samraaahmed8774 8 лет назад
masha Allah
@nastehoaden2065
@nastehoaden2065 5 лет назад
Happy birthday Ilhaan omar pretty ❤❤❤❤🎂🎂🎂🎂🎂🎂🌷🌷🌷🌷🌷⚘⚘⚘⚘⚘💗💗💗💗💗💘💘💘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😆👏👏👏👏👏👏
@safiajama7776
@safiajama7776 5 лет назад
Today am so proud how far somali name went I wish today I have my passport I would have vote to ilhan but am proud other pple vote for her
@mazbel.114musse9
@mazbel.114musse9 6 лет назад
i was cry for this happiness for somali pple got educated and they advocate themselves iam so prd to be somali
@ayaanishsinorita1253
@ayaanishsinorita1253 8 лет назад
mesha Allah
@عبدوالمتباري
@عبدوالمتباري 5 лет назад
نسأل الله لكى التوفيق ى الهان عمر تحية طيبة من السودان الشقيق
@misslucky1901
@misslucky1901 5 лет назад
Mashallah mashallah mashallah aad iyo aad ayaan ugu farxay
@mahadyuusufcali8707
@mahadyuusufcali8707 5 лет назад
waaraa america ma jnaad moodeen sidan oo dhan maxaa igu qiiroonee addunyo macno weyn ma leh ogaada inta ila fekerka ah like plz
@safistyle.art.fashion.imag577
@safistyle.art.fashion.imag577 5 лет назад
hugs and kiss from Djibouti xoxo yay!!!!
@aligaaf9055
@aligaaf9055 8 лет назад
mansha alllaah wlhy dadkan waxay lo ooyayan somalinimo
@Bashi869
@Bashi869 7 лет назад
War heestaan maxaa loo shiday?? She's Somali-American and she's elected for public office. She's an American serving for Americans and new Americans as well. heestaan waaba hees Shalaay ah kkkkk yaab!
@somalidhabah1485
@somalidhabah1485 5 лет назад
Ma aragtay wlhi way mirqaameen qosol baan dhiman gaadhay hadalkaaga dartii heesta oo aan isla hayn guusha meesha taala iyo wadankii baa iskaga khaldamay mirqaan iga dhe kkkkkkkkk
@naftauroon3919
@naftauroon3919 5 лет назад
Mash allaah waa guul uso hotay umada musliminta lkiin abaayo dhar fcn xero 💋💋💗💓💓💓💖
@halimoosman8415
@halimoosman8415 Месяц назад
Allaha kufududeyo xilka waashey ilhan Guuleyso akhiro iyo aaduunba
@ismailabdihilie3014
@ismailabdihilie3014 6 лет назад
Good ilhaan omar masha Allh Sistar
@cookwithme6660
@cookwithme6660 5 лет назад
Tears of joy. Proud of you ilhan my blood
@dblockforlife2044
@dblockforlife2044 7 лет назад
2016 was a mj year lol viva punt landers
@makhiriya6753
@makhiriya6753 7 лет назад
2016 was Somalis year lol :p
@yunisdini7969
@yunisdini7969 6 лет назад
Somalis year. somali people and non somali elected her not puntland it's America not puntland
@yunisdini7969
@yunisdini7969 6 лет назад
d block for life what ever I'm. let me tell you one thing tribalism is a disease it's like virus.
@dblockforlife2044
@dblockforlife2044 6 лет назад
yunis dini i was fucking about viva xamaar tho i dont hate them i just hate their low iq am just happy puntland future is looking good we are producing all these people so they become something in their own country puntland i guess xamaar should think about their future brother
@xihong1190
@xihong1190 5 лет назад
I am a Chinese, I used to like America, but now America is no longer great. I thought I was watching elections in third world countries.
@amiiramohamed4882
@amiiramohamed4882 5 лет назад
Mcha alla ilhan omer👌💕💕
@asmerabarentu2399
@asmerabarentu2399 5 лет назад
Mashalah ilhana respest from eritrean bro.s
@qabyaladdiidgabarsomaliyed292
@qabyaladdiidgabarsomaliyed292 8 лет назад
hambalyo abaaayo guuul wacan
@eleyehhassanrob712
@eleyehhassanrob712 5 лет назад
Excellent Mm ilhaan Omar Mm le débute cet Grand jour pour nous toutes les Somalie nous somme félicite au nom Djiboutien né
@naimastar9366
@naimastar9366 5 лет назад
masha allah waa ilaahay mahadii haday ilhan omar heshey hambalyo walasheey
@sadioalihassan280
@sadioalihassan280 5 лет назад
Gabdhaha markey dhashaan waa laga naxaa lkn lama oga in raga ey ka firfircoonaani karaan soomaalida dulmi wryn beey gabdhahaa ku hayaan ee rabi.ha soo hanuuniya
@nagaadibrahim4259
@nagaadibrahim4259 5 лет назад
Dr cabdiqani jazakalah khayr
@kuaawayabooweabaadir3089
@kuaawayabooweabaadir3089 8 лет назад
masha.allah oyinta farxada waaa mid aaad u macaan wlhi
@hodanahmed9185
@hodanahmed9185 6 лет назад
Waxy so hoyisay gul baladhan
@IbrahimMoussa-cs6og
@IbrahimMoussa-cs6og 3 месяца назад
Excellence 's le monde a besoin notre community somalida
@katraabdi3998
@katraabdi3998 6 лет назад
Love from Kenya
@hogaanofficial9058
@hogaanofficial9058 6 лет назад
Keep going wlshey farxad wcn
@sihaamahmed9855
@sihaamahmed9855 5 лет назад
Keep going ilhan Omar 👏
@fardawsaaxmaddahir271
@fardawsaaxmaddahir271 5 лет назад
asc walala yaal ilaahay halagu shugriyo ilahayba hadad hormar hesheen idin gaadhsiiyay hormarkaas xijaabna xidha heesta dana iska daaya iyo haween iyo raga salanta isku qaadayo hadad ajanib kala tihin raali galinta alaah ba hormar lagu gadhaa cadhada alaahna waa khatar gar ahaan gabdhan yar e gulaysatay ilahay ha kuu siyaadiyo guul iyo farxad xijaab xidho walal khayer alaha ku siiyo
@mwanzo0011
@mwanzo0011 5 лет назад
Masha allah ileen minisoota xoog baan kuheysanaa oo kursigeeda somali loogama guuleysan karo
Далее
Ilhan Omar oo wareysi xiiso leh siisay Abdisalam Hereri
43:15
GABOGABADII ISA18 -  REP - ILHAAN OMAR .
7:27
Просмотров 190 тыс.
Qalpoq - Amakivachcha (hajviy ko'rsatuv)
41:44
Просмотров 119 тыс.
Meni yerga urdingda
00:20
Просмотров 375 тыс.
Меня Забанили в Steam CS2 / PUBG
19:19
Просмотров 194 тыс.
Ilhan Omar - Debate Makes a Difference
0:58
Просмотров 161 тыс.