Тёмный

ILINTA AYAN CESHAN WAAYAY MARKI LAGAARAY SAFARKEEDA..🥺🙈 

Muhanad Cade
Подписаться 148 тыс.
Просмотров 121 тыс.
50% 1

DHIIRA GALIN AYAY IITAHAY INAD KAMID NOQOTO BOQORTOOYADA IGU XIRAN❤️💯🙏🏽
2-FADLAN HADAD NAGU CUSUBTAHAY SUBSCRIBE NOO SAAR THANKS
1-SNAP @Muhanadd22
2-INSTAGRAM @mumucade
3-FACEBOOK @Muhanad cade
Thanks For 132.570Ksubscribers

Опубликовано:

 

12 сен 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 275   
@Sharma_Ubdiqader
@Sharma_Ubdiqader Год назад
Dunida Masoo Marin qof lamid ah nabiga scw ❤️☝️
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 Год назад
SALALAAH CALAYH WASALAM❤️
@cabdirashitmaxamedadm1627
@cabdirashitmaxamedadm1627 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@Ubaxibrahim248
@Ubaxibrahim248 Год назад
افضل عليه الصلاة والسلام ❤❤
@rahmadaud7946
@rahmadaud7946 Год назад
صلى الله عليه وسلم
@nimcosaleban2364
@nimcosaleban2364 Год назад
صلى الله عليه وسلم
@Zahra-fq3fe
@Zahra-fq3fe Год назад
The best berson ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw scw scw scw
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 Год назад
Salallahu Calayhi Wasalam❤️
@samaarayusufmohamed4050
@samaarayusufmohamed4050 Год назад
Scw
@somaya7038
@somaya7038 Год назад
MashaAllah Muhanad hno inan qurux leh, jamaciyad ah, asturan alle wuu kusiyay ee xajiso, adna faiza ilaasho xajigada naxarista badan. Anagana waan idinso duceyneyna Rabi idin makala wado isku waara abid
@majidcade4733
@majidcade4733 Год назад
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw ❤❤
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 Год назад
Salallahu Calayhi Wasalam ❤️
@ibtisambintuosman3922
@ibtisambintuosman3922 Год назад
Our beloved prophet Mohamed peace be upon him our beloved prophet Mohamed peace be upon him our beloved prophet Mohamed peace be upon him our beloved prophet Mohamed peace be upon him our beloved prophet Mohamed peace be upon him our beloved prophet Mohamed peace be upon him our beloved prophet Mohamed peace be upon him our beloved prophet Mohamed peace be upon him our beloved prophet Mohamed peace be upon him our beloved prophet Mohamed peace 😘😘😘😘😘😘😘😘😘🤍🤍🤍💋💋💋💋💋💋💝💝❤️❤️❤️💖💖💖🤍🤍🤍♥️♥️♥️💎💎💎💎💎💎💎💎💎💯💯💯💝💝💝💝😍😍💎💎💎💎💎💎💎❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰
@africansomaliqueen9432
@africansomaliqueen9432 Год назад
AirPort soomali ah haduu ahaan lahaa❤saf beey daawasho usoo gali lahaayeen no mashqul lkn hada😂😂😂😂ar soomaaliyaa
@fosiyaosman1927
@fosiyaosman1927 Месяц назад
Qayb baadawina ku jirto oo aad moodo inaanay waligod arkin dad laabta is galinaya😂😂
@azhaarhussain7069
@azhaarhussain7069 Год назад
Alla xanuun badanaa aah 😭😭😭abayo ilahay hakunabad geliyo abowe adigana meshada ilahay hakugunabad yelo ilahay ha isukiin keeno marlabaad
@jaaizaandthehthnow8000
@jaaizaandthehthnow8000 Год назад
WAA NI SAMIYE LAMANAHA QURUXDA BADAN DUMASHI SAFAR SALAMA WAAN KU XISE DONA ALLEY NAWAD HA KUKU GEEYO
@mememohmmed3520
@mememohmmed3520 Год назад
الله يجمعكم للابد ان شالله اصعب شي هو البعد عن الزوجه لانه انا كمان مريت والحمدالله الان انا عايشه مع زوجي الله يسعديكم ويجمعكم ي رب
@Amiira96
@Amiira96 Год назад
Muhanad waa wiil naxaris bdn dumashina waa qof aad udagan msh allh allow ayago nabad qaba isku soo celi lamane qurux bdn
@yacquub_mohamed
@yacquub_mohamed Год назад
Walal albab kasta oo ka xiran allah ha ku furo murugadan farxad ha kuku badalo culeys kasto idiin heysto allah idinka dulqaado 100 subscribe iisara xabibiyaal ❤❤️🥰
@user-oq5we5zn9h
@user-oq5we5zn9h Год назад
Mansha allah adban idinku faraxsanahey sida quruxda badan oo ad isku jeceshihin hadalna waxa dhameysey mama nimca hassan garaad ana wa ku racsanahey figrada ey idin sojedisey wa hadal ad uqiimo badan waxan allah idinka baryaya in ubad qerqaba idinsiyo wilal iyo gabdhaba barina idin ah🤲 ya allah
@queenabnaaz421
@queenabnaaz421 Год назад
Masha allaha ma beautiful couples muhanad cade save journey dumashi Faiza farxad kunolow abid 🌼🌼😭🤲💯♥️♥️♥️🥰👌
@suu403
@suu403 Год назад
Ya rabbi qof sas ii jecel isii😪
@abdullaahigmail9088
@abdullaahigmail9088 Год назад
😪😪😪
@nasroabdulqadir5566
@nasroabdulqadir5566 Год назад
Xanuun wayay ilmadaan ceshan wayay xasuus bushan 5 9 2022 Baan xaajigeeda airport muqdisho ku sagootiyay cildo cidlo safaar muqdisho to newsland inshallah wallkey niyada qayr u sheeg
@nasrabintumohamed5513
@nasrabintumohamed5513 Год назад
Mansh Allah lamana qurux badan Alle haysukiin daayo safar khyr qaba dumo😍
@monam7931
@monam7931 Год назад
Ax walhi waa xanuun qofkagi ka tagaya so noqod wangsan insha Allah ❤️❤️🙋‍♀️
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Год назад
Manshallah 😍 safar salama xabibati xaajika qalbiga alah u qabojiyo 🥰nolol yar macan ❤✌
@fatxi4213
@fatxi4213 Год назад
Qofaa jaceshahy markuu karagaayo anoonakee leedahy yaadaremikaro halaqofa daremikaro waan qofka waxa jacel 😭😭😭❤️❤️❤️❤️
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 Год назад
masha allah ilahay isha xasid ha idinka hayo guulaysta isku waaraa insha Allah inta nolol jirto
@nimcoindhouron5980
@nimcoindhouron5980 Год назад
mashallah tabaraka rahmaan alle ha idin kulansiyo waqti kale oo qurux badan inshallah 🙏 ❤
@user-po3fn5bs2s
@user-po3fn5bs2s Год назад
aanku wada salino xabiibkeen mohamed scw waqti kasto insha allah
@sabriinashacban1954
@sabriinashacban1954 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@zamzamyusuf4919
@zamzamyusuf4919 Год назад
Mansha allah beutiful family
@kafiitahassan6996
@kafiitahassan6996 Год назад
Ax rabbi hysku keen zoo nbd celiyo wllo waan zoo maray xanuunkan rabbi inta kala fog hysku zoo dhaweeyo
@missuk4851
@missuk4851 Год назад
Mansha allh couple keep going❤🌎👏👏👏
@estahelmoelid7773
@estahelmoelid7773 Год назад
Waxaan ka mid ahaa dadki kugu xignaa ila intay xaaskagu kula joogtay ilahay waxan idinka baryaya inuu idinka yeelo kuwii isku waara ee meel kuwada noolada insha allah sidoo kle intiii is jacel allah ha isku so dhaweeeyo Qlpigayga ma qiyaasi kro siduu kula dareemay wlahi wan ilmeeyay wlal muhanad insha allh Eebe ha idinka yeelo kuwii meel kuwada nolaan doona dhawana insha allah Jacaylku hawaaro 🥰🥰
@fatumabashir9238
@fatumabashir9238 Год назад
Allah nabad hagu keyo meshey usocoto safar kheir qaba allah haogadigo dumashi
@zaynab327
@zaynab327 Год назад
Wlhi ani iyo inta ila midkaa baa dareemi kara lamaane labo meel kukla noool maalinta kla tagayaan xanuunkeeda
@umcumarchannel1986
@umcumarchannel1986 Год назад
Mansha allah dumashi Allah haku nabad geeyo wiilka uso dhaqso Allah ha isukiin barakeeyo 💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐
@ashacute472
@ashacute472 Год назад
Mashallah beautiful couple❤️❤️❤️🥰
@moukarammohamed819
@moukarammohamed819 Год назад
Calosha adke bro nolasha aya farxad iyo murugo lee d ont worry be happy insha allah khayr 🙏
@amaalawees5105
@amaalawees5105 Год назад
Masha allah ilahey hani xaafiido dumashi solawo Adigo nabada ah🤲🤲🤲🤲🤲🌹🌹🌹🌹🌹❤❤❤
@riyaanchannel2133
@riyaanchannel2133 Год назад
Masha Allah Allaha idin xifdo isku waara ubad qeyrb kale hela waligiina jooga oo jira walalayaal
@ftuma5446
@ftuma5446 Год назад
Mashaalaaha ilahaye haidanhafido inshaalaaha alaharuriyo ayado afimad qanto adnameshada cafimad alahkugusiyainshaalaha
@mohamadomar4591
@mohamadomar4591 Год назад
Masha alah Dumashi waxaan leeyahay safar salama Muhanad Sida ugu dhaqsaha badan ugu soo laabo ,Runtii Waxaad tihiin Lamaano Aad u ixtiraam badan ,Muhanad adigana Samirka bade ,Waan lasocdaa qof kii aad jeceshahay markee kaa tageyso Ugas dulqaad Muuji
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 Год назад
Masha alaaaaah mami safar salama adiga nabada qabta alaah haku Geeya mami maxamed adiga Waxa alle ka barey marlabada iyado caruur xabarsan laba qof ah insha alaaaaah mami ♥ ❤
@amalsharaf142
@amalsharaf142 Год назад
Idamka Alle marar kale oo badan farxad ku kulma oo wada jira From Hargeisa
@umumaxamedumumaxamed2127
@umumaxamedumumaxamed2127 Год назад
Masha allh wllkey iyo dumashidey wlhi wey adag thy ina hesho qof sidan ku dhodhoro abayo ilasho ninkaga inkasto danka idin kala waday hadana marwalba walbiga udhawey u wahelkisa ahow wa wil qalbi wanagsan adna kuu ah naxaristada masha allh ilhy waxn ka barya ina isku warn inta sidhab isku jacladan 🤲marwalba isku waara insha allh
@fadxiyacilmi5326
@fadxiyacilmi5326 Год назад
Ilahay idinkoo farahsan ha isukiin so celiyo wada joginan jeclaa my coupless
@faisaali7176
@faisaali7176 Год назад
Wan jeclahay qofka isku magaca nahay safar salama sister ree qurxoon manshaalah 🥰🥰
@haniadem1859
@haniadem1859 Год назад
Wllhi wan dareemi karaa qalbiyo kala maqan xanunka uu leeyahay taasna waxa lagaga gudbi karaa zamir iyo dulqaad waxaan idiin rajaynayaa Mar labad iyo inta noloshiina ka dhiman inaad faraxd ku qaadataan ♥ aniga iyo dhamaan wixii qalbigu kala maqan inu isku keeno si nabad Allah ha aqbalo inshallah. From hargaysa.
@kokosalahofficial1551
@kokosalahofficial1551 Год назад
Walahi wan oye ani aya moday in laiga tage😭😭😭 ale ha idinkulmiyo marar bada insha allah
@aminaomar2782
@aminaomar2782 Год назад
Aslaama caleey kum mahanadi cade iyo jaceelkiisii faisa ilaahay waxaan idiinka baryayaah in and isfudud arising hiina ilaahay idiin ku dhameeyo qoosi wanaag ku waara ilaahay hayidin ka dhigo amiin yaa alaah
@faazuuabdiqadir2435
@faazuuabdiqadir2435 Год назад
Masha Allh beautiful famli🖤🧡🎣
@sawdoabdulqaadir2837
@sawdoabdulqaadir2837 Год назад
Ax wan ilmyey wlhi♥️ilhy ha isku kiin so celiyo idinko nabada
@khadromohamedkhadramohmed3658
Masha allah wll muhanad familly qurux badan keep going
@rahaafhusein705
@rahaafhusein705 Год назад
Insha allah Dib isku soolaabtaa famil qurux badn baad tihiin
@nafisofarah
@nafisofarah Год назад
Wlhi dadka lamaanaha saan oo kle markii safar mid u aadayo waa murugo 😢 . Lamaane qurux badan allh idin barakeeyo wllhy 😍
@cabdirashitmaxamedadm1627
@cabdirashitmaxamedadm1627 Год назад
Safar salaamo ilaheey hanabad geeyo dumashi insha allah
@amishaqali5830
@amishaqali5830 Год назад
Safar khrqabo ilhye nabde kugu giyo Amiin 👋🌹
@ashaegeh5391
@ashaegeh5391 Год назад
Masha Allah what a beautiful couple may Allah SWT bless and protect you guys amen amen yarabi🤲🏾❤️🥰❤️
@bintukaafiya2814
@bintukaafiya2814 Год назад
Alle haydin xafido beautiful couples
@dulmar9139
@dulmar9139 Год назад
Is not easy Allah ha isku soo kiin nabad celiyo aamiin
@faadimaomar4831
@faadimaomar4831 Год назад
Xanuun wye wlhi qofka Laga tagayo xanuun bow daremaa Yaa allaah dib iskgu Soo celi iyago nabad qabo
@fawsiyoali7685
@fawsiyoali7685 Год назад
Masha allah sister ❤
@Kayqurux
@Kayqurux Год назад
Couple 💑of the year💝💖
@birtee436
@birtee436 Год назад
ho you are so beautiful family 👪 ❤ iskuwara
@deeqohg4597
@deeqohg4597 Год назад
Sfr salama sister my bro muhanad welcome singalnimo🤣🤣🤣
@hindaofficialchanel8893
@hindaofficialchanel8893 Год назад
Walaahay waa xanuun marka qofo aad jeceshahay kaa tegayo ee iska samara🥰👨‍❤️‍💋‍👨
@meeto297
@meeto297 Год назад
Muhaned cade hooyo heshisi amino iyo Salman jabouti Baan kalosohadla mama Walid Baan idiin ahay
@xamdimaxamed5774
@xamdimaxamed5774 Год назад
M.a nolikulantee isha alaah
@rnuura334
@rnuura334 Год назад
Adigoo Nabada Io Iyadoo Nabada Iskusoo Noqda oo IskukhayRa oo Inbadan oo Badan Wada NooLaada Ubad KhayRqabana Kalahela oo Rabi Ha,Idinsiiyo Waana Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Yaa Raxmaan
@fartuuncadow4936
@fartuuncadow4936 Год назад
Wlhi waa xanun qof kaga kala dheraneysan idinko nabada allh idin kulmiyo mar 2 kuwi Hal mel kunolada allh idinka yeelo guleysta wiligin wll muhanad calosha xiro duma adna safar qeer qawo allh kaga dhigo adigo nabada allh kusama geyo I.a jacelka hawaaro guleysta awidkiin my best couple 💑
@zuhurabintmusa5133
@zuhurabintmusa5133 Год назад
Welcome back home.karibuu
@fatxiyahonesty7165
@fatxiyahonesty7165 Год назад
Safar salaama dumaashi insha Allah dib danbe waa u kulmesaan
@bureeqoqueen4874
@bureeqoqueen4874 Год назад
M.a safar slma my wlsheen wll muhanad cade niyada khayr u sheeg waa isku sonoqon dontaan hadii ale idmo 👋by bay dumashi sfr kheyr ayn ku lenahay😘
@farhiyabashir6743
@farhiyabashir6743 Год назад
Alaah hakunabad geyo fosiyaa adigana mahanad done worry way solabanee boqoradenaa i.a💑
@zakariyeabshir4430
@zakariyeabshir4430 Год назад
Bro waan ilmeeyey walaahi walina maguursan lakiin naxriista ayaa I bartay
@afnaanabdi5189
@afnaanabdi5189 Год назад
Insha allah gabar khayr qabo allaha ku siiyo , lakiin ha iska dayicin sida ay dadka qaar sameyan.
@Khadiijaabdio143oficial
@Khadiijaabdio143oficial Год назад
Pro is adkee insha waqtiyo kalo faraxbandn idin rajeen
@khadrauk
@khadrauk Год назад
Manshallaha ilahay nabad hay dinkusoceliyo wllo ❤️❤️❤️❤️
@zuuzuuu7736
@zuuzuuu7736 Год назад
maha allh rabi ha isu kin dayo
@faxiyoismanmaxamed8775
@faxiyoismanmaxamed8775 Год назад
mashaa allaah iiskuwara famiilbuxoo allaah idiinkadhiko
@sabirincdey7033
@sabirincdey7033 Год назад
Safar salaadma Duma Ani so arkay ax wa xanun insha alh nowad ku tag naxt insha nawd isku kulma insha allh
@maqsuudchannel4888
@maqsuudchannel4888 Год назад
Waan dareemi kraa xanunka aay leedahay qofad jeceshay markaad kala fogataan alaha isku kiin soo ceeliyo idinko nabad ah inta kala maqan alaha isku keeno inshaalah
@halimaali9047
@halimaali9047 Год назад
Wlhi Waan lailimey lamanahan 👫❤️Iskuwara
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 Год назад
Nabad illaahey ha idin ku kulmiyo🤲💖
@fatimaali4343
@fatimaali4343 Год назад
Maa Shaa Allah sorry bro
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 Год назад
Mnshlah safar salaamo dumo
@nastexocabdi6627
@nastexocabdi6627 Год назад
Aaway muhanadow tiimkiinii kulama macsalameyne abyo
@muqtarbilaal4282
@muqtarbilaal4282 Год назад
Waaaaw,lamnha,an,jecelahy,💑🌺
@fatoumaabdoulsalam743
@fatoumaabdoulsalam743 Год назад
Safar Salam dumachii 💯💯🤲🙏👏k Dieu vs rejoindre encore
@barwaaqo_channel
@barwaaqo_channel Год назад
Walal RU-vid channelkayga iso boqo
@Mimihxo
@Mimihxo Год назад
MashaAllah faiza qurux allaha nabad kugugeeyo. Adi iyo xaajigadana mar labaad adinko nabad ah haiskukin keeno
@barwaaqo_channel
@barwaaqo_channel Год назад
Asc wllo qali RU-vid channelkayga iso boqo
@ahadamohamed8093
@ahadamohamed8093 Год назад
Save journey abyo
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 Год назад
Macsalaamo. Dumaashi illaahay ha ku nabad geeyo
@raliaabdikontoma9783
@raliaabdikontoma9783 Год назад
Safe journey dumsh mcn
@nimcoxasan4832
@nimcoxasan4832 Год назад
Masha alah waxan kahelay saad u ixtiraameysid aad boqorad uga dhigeysid gabarey adigana wiilkan qalbigiisa ilaali kadhowr waxa dhibayo
@luuldiamondluul1513
@luuldiamondluul1513 Год назад
Safar salamo walashey mcn❤️😇
@aasiyamuuse4568
@aasiyamuuse4568 Год назад
Illahay haw hibyarayo yo safarka walaashen
@suhurcabdi7253
@suhurcabdi7253 Год назад
Allaha nabad isku kiin kulmiyo king and Queen 🤲🤲🤲😭😭😭🤲😭
@user-po3fn5bs2s
@user-po3fn5bs2s Год назад
boqoradeena allah nabad geeyo insha allah
@naciimamohaa6562
@naciimamohaa6562 Год назад
Muhanid waaa iga ilmeysiiseen wallhi wall😢😢 anyway save journry dumashi allaha dib noo kulmiyo anakoo wada nabada
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Год назад
Masha allah alaha isku kin dayo dumashi farxad kutag
@saabiriinabdiali3265
@saabiriinabdiali3265 Год назад
Duma save trip I.a ilahy idinkoo cafimd qaba dib ha idin kulmiyo I.a
@princessgacal3678
@princessgacal3678 Год назад
In kasto an jecla inad wada joogtan hadana waqtiga diide rabi mar kale adinko caafimad qaba ha idiin kulmiyo😫🤲🤲🤲
@hodanabukar4507
@hodanabukar4507 Год назад
Msha allh
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 Год назад
Safar salama dumashi soo noqo adoo nabada insha allah
@ifraaxhussein7443
@ifraaxhussein7443 Год назад
Dumashi qrxy nbd tag safar salaama necbiyaa qof tagaaayo😭😭❤❤
@xaliimaofficial4165
@xaliimaofficial4165 Год назад
MashaAllah Allah idin dhowro
@amgofficial3492
@amgofficial3492 Год назад
Asc mohanad waa tahay qof weel dheer wax geestay marka iska sabar mar kale heeeee
@fardosxasan9439
@fardosxasan9439 Год назад
Ilahye idiinko nabada markle ha idiin wada kulmiyo aaamin aaaa
@susanabdi7067
@susanabdi7067 Год назад
Omg wlh aniga wn idin la qiirodey wmnka Ka xumahay ina danta idin Kala wadey mar kle wlh wxa tihiin lamane noloshoda aad u qurux badned manshallh il Io xasad Alle ha idinka haayo darbiga idin dhaxeyana mid aad mar kale Ka midowdan idin rajenaya wlalalhay m.a emotional video wuu iga duwan Ku dhigina aan hore u dawadey m.a We love Faiza and mohaan family 🩸💯🎉👏🧕🧔♥️🙏🫂😥
Далее
ALHAMDULLILAH FINALLY XURIYADIISA DIB AYU U HELAY!
10:43