Тёмный

ILYAAS WALAALKA XARIIR MA LEEYAHAY RIDWAAN WAALA FASHILAY ||TEST BEST FRIEND || 

Adna Channel
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 126 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

16 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 328   
@Aniiza_queen
@Aniiza_queen 7 месяцев назад
Ilyaas funny waaye wa jeclahay igu salaan Adno😂❤
@hodanhibo6984
@hodanhibo6984 7 месяцев назад
Caruurta intaa waxa waydinayso walshay adigo suuradaha quraanka ku tartansiiya ayaa fiican
@Hiwooy
@Hiwooy 7 месяцев назад
Waa wax fiican in ilamaha lala shekesto saaxib lala noqdo masha’allah ❤
@user-pd8ex6tl8y
@user-pd8ex6tl8y 7 месяцев назад
mashaa allaah labadooduba way qurux badan yihiin, isla markaasna u duceeya in ilaah xafido
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 7 месяцев назад
Xasusta Alle Waa Muhiim Mar Walba
@Madridista686
@Madridista686 7 месяцев назад
Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 7 месяцев назад
Maasha allaah ridwaan waa wiil degan happy ah,ilyaasna waa funny shactiroole
@Duniyo8884
@Duniyo8884 7 месяцев назад
Ilyas soqabo adnoy funny 😂😂😂😂😂😂cafimad iyo khayr ban idin rajeynayaa❤❤❤❤😂😂
@sacdiyaabdullah7529
@sacdiyaabdullah7529 7 месяцев назад
Masha Allah iliyas waa funny 4 kulahaa ridwan Hal I.o ebar lagu diray adno isku salam wilashan habada uahy❤next video kle kasugeynaa I.a 😂😂😂
@aminohasssan3244
@aminohasssan3244 7 месяцев назад
Masha Allah wiilasha habartooda niyada ee u dhiseen naag gaaban aye wada doorteen mama si ee San isku cuqdadeenin 😂😂😂
@kabtansiisi4946
@kabtansiisi4946 7 месяцев назад
Ilyaas saxaaf oo inta taagan waaye masha allah wiilashadeyda abti iyo adeer labadaba waan ahay cimri iyo cafimad idiin rajeynaa ❤❤
@user-sp8it8mz6g
@user-sp8it8mz6g 7 месяцев назад
labdaan wlhi waa laba wllo si fcn isku barty maama adna na waa hooyda sanadka m.a ilays iyo amiiro next plz❤😂
@IqroIbrahim-iz9lc
@IqroIbrahim-iz9lc 7 месяцев назад
Ilyees funny waye markale asi io amiir soo qabo😢❤
@user-zj3tl9hw9s
@user-zj3tl9hw9s 7 месяцев назад
Ilmahan inti qalaalahu la bari laha iyo qalalrasul nagta iyo baalayada la baryo wa mxey? Sh abdrshid cali suufi wllkisa wad aragteen sida laguduceye iyo sida lo mamuse sbbto ah Illahey io ilmihisi ayu iskuxiddhey saxaaf iyo adnoy hadi yotube iyo camero wax lagu keeni laha iniga wax kukeeni laha iyo kuwi niga horeye idinka xissaba meqa sana camera wadatey mxa faida ah an lacag aheen bad keentey ilmahan kuwi akhhiroo sabbtoda ad jaanatul firdowsa kugali laheed hanoqdaan e akhlaqda u saxa wa iga nasteexo ❤
@user-ej2ik2sx3x
@user-ej2ik2sx3x 7 месяцев назад
caruurta yar yar mahaboono in laweydiiyo gabar noocuu jecelyahay iyo wx yaalahaad
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 7 месяцев назад
😂arr ilyes ya saxib ka dhignjire😂umad maha mideda kle wilkan woba yaryehe😂maxa wye nagaha laso tirinoyo😂bisinkow
@Fatuush11
@Fatuush11 7 месяцев назад
Kuwa school ka lga yaaba inuu isku wdo 😂😂kuwo ka yryr eedo u ahyba 90ka naago ka hdlaan
@JamaSundus
@JamaSundus 7 месяцев назад
Ilyaas funny waaye alle ha kuu xifdiyo wllo
@samaronchenal7198
@samaronchenal7198 7 месяцев назад
Adno manta qofki ugu horeeyaa noqdee love ❤️ isaar dar alle kujeclahay
@user-eh6fs3lq9y
@user-eh6fs3lq9y 7 месяцев назад
Walalo ilmaha ha iska halaynin waxas ma fiicnee subxaanallah 😢😢
@farhiaali8967
@farhiaali8967 7 месяцев назад
Nimankan wey qangareen mxa ka hlynaa ilyaas sanadka danbo wu qangarahe😂
@xiiranechanel9856
@xiiranechanel9856 7 месяцев назад
Gabadhaa wayni waxay caruurtaa kula hadlayso eega
@Ch-wp9jw
@Ch-wp9jw 7 месяцев назад
Adna waan ku salamay, oh, adnay wll caruurtaada su'aalaha noocaas ah miyaad ka daysid oo qur'anka waydiisid iyo axaadiista, bartidna wll
@zakiyacusman1442
@zakiyacusman1442 7 месяцев назад
Adna edab la,aant maxaa waaye caruurta waxad baraysid kadaa acadanallah Ama su,aalo diini waydii 😂😂
@mnviepapa2003
@mnviepapa2003 7 месяцев назад
Edab laaantan maxey wayee ,ubadkaa yaryar o hadan naag kiyo iyo shukansi ukaa widineysid o walibaa shukansi kujiraan accdubillahi, sidaan wey ku halabayan ,qurbo joogtaa wa iskaa sidaa
@zakiyacusman1442
@zakiyacusman1442 7 месяцев назад
😂😂😂
@hafsacaydiid6235
@hafsacaydiid6235 7 месяцев назад
Ilyaas so very very funny 😂 wllhi
@hothan369
@hothan369 7 месяцев назад
Masha Allah wllo hadana saxiibo ah oo kaftanka wax ka garanaya Alaha isku kiin dayo🤲
@HurayriMaxamad
@HurayriMaxamad 3 месяца назад
Paqvgydezxswa=sr[cg&tu
@user-pq3pv5iv3o
@user-pq3pv5iv3o 5 месяцев назад
ridwan saxibtiisa ahy afra ayoo shokansad mahano raxmo way koo soo soco taa❤❤
@shareefmahamed6635
@shareefmahamed6635 7 месяцев назад
Duli dheh duli ilmaha waxaan baree beesada meel xun niga geli acudu bilaah
@ZakiyaMohamed-xb1wc
@ZakiyaMohamed-xb1wc 4 месяца назад
Alla labadeydii guushiina jecliyaa insha allah abal marintiina sugena hda nahay team fowziya iyo ugbaad🎉❤
@nimcoabdi3435
@nimcoabdi3435 7 месяцев назад
Ilyaas funay waye 😂 ridwan xataa kamaa lito manshaa allah sobarbaraa❤
@nagoum1812
@nagoum1812 7 месяцев назад
Ridwan waan ku dirtayy hablihii yar yaraaa 😂😂😂
@user-wf4ho5ru1m
@user-wf4ho5ru1m 7 месяцев назад
Ilyaas another level waaye😅
@nasrafaarah7876
@nasrafaarah7876 7 месяцев назад
masha Allah adna illaahybaa sodoh kugu simay inamadii way koreen Allaha kuu barakeeyo
@user-vg3tc5bq2b
@user-vg3tc5bq2b 7 месяцев назад
Ilyaas waa saxaaf oo inta taagan😊😊😊
@nuuroshiiqcabdi9049
@nuuroshiiqcabdi9049 6 дней назад
Ilyaas funny waye wllh😂😂
@umumucaad6196
@umumucaad6196 7 месяцев назад
Mashallah wiilisha sobrbara
@madia20
@madia20 7 месяцев назад
Ilyaas funny wlhi ❤😂
@user-db6vu5bl9e
@user-db6vu5bl9e 7 месяцев назад
Legend wye ilyaas😂😂
@HafsaAbdirahman-ho6oy
@HafsaAbdirahman-ho6oy 7 месяцев назад
ilyaas funny wye😅😅😅
@Bariise1983
@Bariise1983 2 месяца назад
Ridwaan waakahelay adno maleesiya aan usoosocdaa ridwaan love you❤❤❤❤❤
@Nuura3Mayow-co7tw
@Nuura3Mayow-co7tw 7 месяцев назад
M. A Dhiblow Waaye Ilyaas
@user-fz4cg4fb5k
@user-fz4cg4fb5k 7 месяцев назад
Mansha alahu habo adna alakudayo wilashada ilyas cadey iyo rid wan cadey mansha alahu aqli ayakow yara mansha alahu ilyas washactiro
@farxiyomacalimmaxamed-pl5tb
@farxiyomacalimmaxamed-pl5tb 7 месяцев назад
Mansha alaah Ilyas fani waye. Aabihii bu racay
@Ellin947
@Ellin947 7 месяцев назад
Masha Allah wlhi kal io laab aan u qoslay teeda kle adnooy ciyaalka sirtooda banaanka keentay aad Hadana telephone nadii ka aruuriday you’re so funny wlhi 😂😂😂😂
@raaqiyac.qaadirsheekh6281
@raaqiyac.qaadirsheekh6281 7 месяцев назад
Cardura su aalaha ka waaweyn lama weydiiyo waxa la qeydiiyaa hadalada qalbigooda kobciya hada bareysaa kaftan Bari ayagoo gaarin ku keenayaan
@muhaabdulahi2
@muhaabdulahi2 7 месяцев назад
War cadow Sanaa islaantaan videoga kadhameesatay wayna ciirisay
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 7 месяцев назад
Adna caawa ma team 27 baa kuu imaan waayay maxaa su aalihii aad iyaga waydiin lahayd baad waydiinaysaaye 😂 meeqa naag buu la sheekaystaa ma gabar cad buu jecel yahay ma naag ka dheer mise naag gaaban xiriir muu leeyahay maxa waaye ilmaha waxaas ka dhaaf noh Adna Funny 😂😂
@user-fx3ns8py5v
@user-fx3ns8py5v 7 месяцев назад
Haa maficno ilmo waye
@aishomohamed3769
@aishomohamed3769 7 месяцев назад
Ilyaas funny wye wllhi😂😂waba iska jecllhyyy wilkan yar
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 7 месяцев назад
Ilyaas riwadaan waa ku dhamaade 😂😂😂 m.a aleh ha xafido
@nadracaduqadir7473
@nadracaduqadir7473 7 месяцев назад
ilyaas maasha allaah funny waaye 😂❤
@fardowsocali8814
@fardowsocali8814 7 месяцев назад
Masha Allah ilyas funny wye wlhi 😂😂
@user-zi9xy5tu1q
@user-zi9xy5tu1q 7 месяцев назад
Ilyas cisman caato waa jeclahay ❤❤ hbryr wa ku salmay❤❤
@Teamasadhaji27
@Teamasadhaji27 7 месяцев назад
Ilays funny weeyh 😂😂😂😂
@abdisamedyusuf1987
@abdisamedyusuf1987 7 месяцев назад
Adnaa maad asaasaqdey wamaxay ciyalkaa waxaad baraysaaa rer xamar ku nagaa cilmi badan anaa rer waqooyi ahaaan anokoo 26 jiraa wllhi waligey walidkay name arkaan anakoo sheeko ku jirnaa yacnihii ceeb weeeyee adnaa ciyalkaa ku anqarineyzaabaa
@asiaqurux
@asiaqurux 7 месяцев назад
Kula mid ahy wll reer xamar ne wa ahy rer xamar oo dhan ma matasho hal shaqsi irzaqada halka kaso gashay nadia prank ku subina wa ku gadana marka weynato nin lagu sina ayado leh wa arkaye
@SagalBashiir-ht1sy
@SagalBashiir-ht1sy Месяц назад
Abaayo ilyaas iyo riddance yutuub usameey baliis❤
@nadramoustaphe6253
@nadramoustaphe6253 7 месяцев назад
Ilyas wlhi wa legend 😂😂❤
@umulkheyra2089
@umulkheyra2089 7 месяцев назад
Ilyaas masha Alaah qosol 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂❤❤❤❤❤❤ dhiblow waaye 😂😂😂😂
@user-jn2rc8mk6w
@user-jn2rc8mk6w 7 месяцев назад
😂😂😂😂😂ilyaaas waa fishilkiyooo qofa ilyaaas so fanyy😂
@user-oe2ub3rb5u
@user-oe2ub3rb5u 7 месяцев назад
M.a wllhi ilyaas funny waye😂😂
@ubaxabshir651
@ubaxabshir651 7 месяцев назад
Adno abayo ilmaha sidaacada aykugu warameen hadaa kuxanaqdid lagayaba inay bilaban inay waxkaqariyan hada kadib marka wax usheeg lee mopelada udhaaf
@aayishaabdow3856
@aayishaabdow3856 7 месяцев назад
Hhhh iliyas wu iga qosliyaya masha alah ilahey ha ku dayo hindi ayada u egtihin adi iyo ciyalakaka iyo abahoda
@saynabxarrago9746
@saynabxarrago9746 7 месяцев назад
Ilyaas Saxaaf oo yar weeye 😂
@sumayaabdulaahi4042
@sumayaabdulaahi4042 7 месяцев назад
Ilyaas funny waaye walhi wu iga qosliyay😂
@JaamacIbraahin-eu8gm
@JaamacIbraahin-eu8gm 7 месяцев назад
ilyaas funny wye wlhi 😂😂
@Adnaahmed582
@Adnaahmed582 7 месяцев назад
Ilays wan funny wlllhi😂😂😂😂😂 wuu iga qosliyay
@user-kn7bc8sm6z
@user-kn7bc8sm6z 7 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂 Allah kuudeysto wllo
@NuuraFaarah
@NuuraFaarah 7 месяцев назад
Haye wxu caruur maany ahyn yaab😢😢😢 mxaa naag jeclaada
@Mohammuud
@Mohammuud 7 месяцев назад
Adnooy ilyaas Ani igu darso ❤️😫😂😭
@zaamhodchannel
@zaamhodchannel 7 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂
@HooyoQaali-sc7cc
@HooyoQaali-sc7cc 7 месяцев назад
Edo Anna seth ani will ahay waxa rabay ridwan saxiibo inaa noqono ee insgaram ka maxaa ugu qoran magaca
@NasracarabXasan-jb5gu
@NasracarabXasan-jb5gu 7 месяцев назад
ilhys wax lagm qabn kro wlhi😂😂😂😂
@RahmaShariif-eb6do
@RahmaShariif-eb6do 4 месяца назад
𝐌𝐚𝐧𝐬𝐡𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐡 𝐢𝐥𝐲𝐚𝐚𝐬 𝐰𝐚𝐚 𝐟𝐚𝐧𝐧𝐲😂❤
@user-lf4ib3rt6m
@user-lf4ib3rt6m 7 месяцев назад
Caruurta waxan ha barin pls❤❤
@Msshoreyusocod2
@Msshoreyusocod2 7 месяцев назад
Hhhhh ar adnaa hooyo dhan isku dawecad waye😂😂😂
@user-wd8pe7zu1z
@user-wd8pe7zu1z 7 месяцев назад
Wllhi iliyaas qosolka iga dhameeyay ❤
@queenilhan6418
@queenilhan6418 7 месяцев назад
Adno San qiyano waye marka sirta sheegin maa mobilka kaa qadi ucili wiilasheyda mobilkoda ilyas funny waye wlhi samigeyga because ilhan iyo ilyas kala nahni 😂😂
@fatimaabukar4926
@fatimaabukar4926 7 месяцев назад
Mashallah ilyaas funny Wye 😂❤
@user-ic9lx3dw5h
@user-ic9lx3dw5h 7 месяцев назад
ILayaas Ani ayaa waa ku jaceyl iLayaas nolosheda waye
@Banban12626
@Banban12626 7 месяцев назад
Rudwan wuu waynaday lkn ilyaas ma korin
@Maryamodagan80
@Maryamodagan80 7 месяцев назад
Mashallh alle ha idin xafido hbo❤❤
@hudiitha4465
@hudiitha4465 7 месяцев назад
Ilyaaa waa saxaaf oo halkaa taagan 😂😂😂😂😂😂😂
@user-qr7ky1sm2e
@user-qr7ky1sm2e 7 месяцев назад
Ilyas funny😅😅qosolka iga dhmeysay wlhi😅😅
@hanadikhadar567
@hanadikhadar567 7 месяцев назад
Mansha allh Alle ha idin daayo habo mcn funny tihin wllhi ❤😂
@JackCaddnan
@JackCaddnan 7 месяцев назад
Ilyaaas waa funny😂😂😂😂
@AnwarOsman-hl5iq
@AnwarOsman-hl5iq 2 месяца назад
Ilyaas wan ku jeclahay
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 7 месяцев назад
Adnoyy😂ani wasuga ilyees saficn igu kori❤m.a xfidulah❤😂
@nimconalka4344
@nimconalka4344 7 месяцев назад
😂😂
@nuseymaabdul
@nuseymaabdul 7 месяцев назад
wllhie waad casharisay😂😂😂
@meymunhasan5324
@meymunhasan5324 7 месяцев назад
Wsc adna come soon 9k
@mohamedsiciidnor4096
@mohamedsiciidnor4096 7 месяцев назад
Fire 🔥
@israsaid9513
@israsaid9513 7 месяцев назад
Noo soobadi ilyaas video disa😂😂😂😂
@YuslimJeylaani-bc2ch
@YuslimJeylaani-bc2ch 7 месяцев назад
Funny waaye walaalaheyga m.a 💙🇸🇴❤️🇲🇾✊️
@sihaamYusuf-f9z
@sihaamYusuf-f9z 7 дней назад
ilyaas waa laga jafay❤❤❤
@user-qh4qr6nc2r
@user-qh4qr6nc2r 6 месяцев назад
War wilasha wey uqoso shey kawaran markasey mobelada kaqadeý😂😂
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 7 месяцев назад
Manshaallah😍adna ilyaas iyo naadiya saxaaf waa is dhalay labada kale adigaba is dhalay waa kala qeysaten ilmaha 😊😅😂 funny ilyas❤❤
@najammohamed4685
@najammohamed4685 7 месяцев назад
Mashaa Allah Allah kuu xafido Ilyas saxaf yar waye ❤
@calimaxamat6179
@calimaxamat6179 7 месяцев назад
Waaw ilyes dhaman tin ilahey haidin xafido insha alah
@yurubdahirismail3249
@yurubdahirismail3249 7 месяцев назад
Your brothers are so funny 😂
@user-of1nv5fk9r
@user-of1nv5fk9r 7 месяцев назад
It’s her sons Wah 😂😂😂😂😂
@naciimayaasin7805
@naciimayaasin7805 7 месяцев назад
Ridwaan masha allah waa qof degan allah ha xafido dhamntod lkn adna ceeb carruurta yar yar ka daa waxan aad weydiinayso maxaa dumar iyo waxn aad ka shekaynayso carruurta qalbigoda wax barasho iyo sidi ay meel sare u gaadhi lahaayen kala shekayso oo ka daa waxn kale ee aad la hor cararayso
@nadrahussein1477
@nadrahussein1477 7 месяцев назад
Mashaa Allah
@hafsaahmet9876
@hafsaahmet9876 7 месяцев назад
Naa ilmahaan fadaradaa oo 13 aabo gaarin oo nagaha la hadlayan edbi subxanallah adna waxs ha weydiin😮
@user-kt6bb2mn6g
@user-kt6bb2mn6g 7 месяцев назад
Ilyaas funny waaye
@user-if4gr3wn2q
@user-if4gr3wn2q 6 месяцев назад
Ilyas funny way wllahi
Далее
до/после Знакомо?
00:16
Просмотров 14 тыс.
KOKO IYO CEYDA  OO TARTAMAY YAA BADIYAY 🤣🤣
1:01
Просмотров 2,5 тыс.
FOZIYO IYO CADNAN NO OR YES …….😂
11:46
Просмотров 64 тыс.
IGU SOO DACEEYA ILYAAS SI XUN AYUU IGA DAAWACMAY 🥹
10:17
amazing 🤔🤔🤔🤔 #ytvideo magic #short
0:15
Магия вне Хогвартса
0:11
Просмотров 11 млн