Тёмный

Imaamkii Al aqsa O laxiray| Israil & Turki oy ka dhax bilaabatay| yaa badali doona Ismail H 

Dulmi Diid
Подписаться 389 тыс.
Просмотров 55 тыс.
50% 1

‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/...
Imaamkii Al aqsa O laxiray| Israil & Turki oy ka dhax bilaabatay| yaa badali doona Ismail H.
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212...
you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
wise.com/invit...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
Download the app app.wahedinves...
Join VtMarkets and we will both get $200
www.vtmarkets....
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 109   
@DulmiDiid
@DulmiDiid Месяц назад
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@AbdiazizMohamed-cf1uq
@AbdiazizMohamed-cf1uq Месяц назад
Janaada Allah Hagaayo
@mohameddabar-hi5mh
@mohameddabar-hi5mh Месяц назад
War ninyahaw almost 3 weeks ayan isdiwangaliyay lacagti ma bixinin edahab an kudira lacagta ii soo sheega aya kudhahay teamka hawsha kujira .halna an kugu Dara hala hadlina aya tiri
@SheekhRiimiChannel
@SheekhRiimiChannel Месяц назад
WAXAAN RAJEEYNAA IN UU SOO BAXO MID KADARAN MR HANIYA
@ZeynabNoor-md3uz
@ZeynabNoor-md3uz Месяц назад
Yaa rabbi falastiin u hiii Yuhuud iyo xulafadeeda musiibo deg deg ah sida roobka ooga yeel aamiin yaa rabbi
@rorobano6907
@rorobano6907 Месяц назад
I cant stop crying when I see this videos Allah ya rahma
@shukriabdi4766
@shukriabdi4766 Месяц назад
Alxamdulaah Alxamdulaah calaa kuli xaal alaah ha kamid dhigo shuhadada alaah quraankisa ku sheegay mac nabiyiina wa sidiqiina wa shuhadaa sheekh Nairobi xitaa shalay wa loga dukaday masjidyada kenya
@mahamedabdimajid1038
@mahamedabdimajid1038 Месяц назад
اللهم اغفر له وارحمه واسكنه الجنة فردوس الأعلى اللهم انصر اخواننا المجاهدين في غزة وفلسطين وثبت أقدامهم وسدد رميهم واشفي مرضاهم وداوي جرحاهم وارحم شهداءهم ودمر أعدائهم الاحتلال ومن عاونهم اللهم فرج همهم وفك اسراهم وانصرهم نصرا مؤزرا وافتح لهم فتحا مبينا اللهم امين اللهم امين يارب 🤲🤲🤲🇦🇪🇦🇪
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Месяц назад
Alaha haunaxaristo imamka alaha hakasodayo cadowga
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle Месяц назад
illaahow ugargaar falastiin xuuti xisbullaah aamiin illaahow burburi mareykan yahuud yurub aamiin
@nasrayusuf6246
@nasrayusuf6246 Месяц назад
Walaal shiicada maxaad u igu duceyn anaga uun beey nasugayaan inaan dagaalane😂😂😂😂
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Месяц назад
Subxanallaah muslimiinta calamka waajibaad kii illaahey sarey bey gudan wayeen wana sababta duliga ugu dhacayo
@MaxamedYusuf-p8r
@MaxamedYusuf-p8r Месяц назад
Allow u naxariiso cusmaaciil haniya 😢😢😢😢janatul fardoso gee 😢😢😢amiin amiin amiin yaa rabii 😢😢😢
@Abdinoor51
@Abdinoor51 Месяц назад
Waxay yuhuuddu ka waddo masjidka barakeysan iyo dhamaan bariga dhaxe wax loo dulqaadan karo maaha runtii, ilaahay haku salido cuqubo aan horey dunida uga dhicin ilaahay idamkii
@baaricade3354
@baaricade3354 Месяц назад
Subxana laah alahu akbar Alow adaa awod badan 🤲🏻 agar gaar shacbi falastiin iyo calamuL islaami insha Allah SHUKRAN SHEKH MAXAMED 😢
@ShamsudiinAxmed
@ShamsudiinAxmed Месяц назад
Dhibka haka duqaado aamiin aamiin aamiin aamiin yaa rabi
@UgbadomarYusuf
@UgbadomarYusuf Месяц назад
اللهم أعز الاسلام ولمسلمين
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 Месяц назад
Scw scw scw scw scw sheikh wcs Hamas gull gobonimo inchallah xiisbulah yamane iran Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@user-bz7ed8hf2n
@user-bz7ed8hf2n Месяц назад
Allow yahuuda jabi 😭🤲🤲🤲
@luulwarsame87
@luulwarsame87 Месяц назад
Ilahow unaxriso Ismacil Haniya ilahow ugargaar walalaha falastiin ilahow Cadowga yahuuda iyo xulufadoda jabi masiibo dagdag ilahow kurid ilahow yahuuda kurid dhibaato walwal walbahaar xanuno xun xun dhulgariir ilahow isku dir dhexdoda Amin Ilaahow maraykana iyo yahuuda dab dhexdhig amen amen yarabi Ilaahow ducadena aqbal yaarabi Amin
@adammohamed5339
@adammohamed5339 Месяц назад
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@sahrailtrihe9389
@sahrailtrihe9389 Месяц назад
maschallaha warka tabinta mahadsenit 👍
@abdisalaan5024
@abdisalaan5024 Месяц назад
آللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين
@shukrilibax
@shukrilibax Месяц назад
Ilaah ha u naxaristo amiin yaa allaha 🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸✌️✌️✌️😭💔
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 Месяц назад
Sheik imaanka masjidka Al Aqsa Allaha kasoo badbaadiya Allahuma aamiin 🤲🤲🤲
@umuclahimaxmudumuclahi
@umuclahimaxmudumuclahi Месяц назад
aamin
@AbwaanC.casiis-x4l
@AbwaanC.casiis-x4l Месяц назад
Emaaraadka Ayaa Fuliyey Dilka ismaciil Haniya Raximahu laaha❤
@amanijama9597
@amanijama9597 Месяц назад
This is so sad yaaa Allah Yaa Allah this so sad n too much 😢
@aliaden7250
@aliaden7250 Месяц назад
اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه وأكرم نزله ❤❤❤
@fatmahassan2718
@fatmahassan2718 Месяц назад
اللهم اغفر له وارحمه
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 Месяц назад
Dilka shuhaada waa farxad waa ehelu jana albaabka shuhaada janada kasoo galayaan insha Allah shuhaada Allaha uga dhiga Allahuma aamiin 🤲🤲🤲😭💔🇸🇴✌️🇵🇸🫂
@mahdiabdi6583
@mahdiabdi6583 Месяц назад
Ala hu naxaristo amim amin yaa rabi
@abdisalaan5024
@abdisalaan5024 Месяц назад
Allaha unaxaristo
@SheekhRiimiChannel
@SheekhRiimiChannel Месяц назад
MUDANE WAAD KU MAHADSANTAHAY KA QEYB QAADASHADA JANAAZA BADHALKEENA
@user-ug9zc1kv9f
@user-ug9zc1kv9f Месяц назад
Ilaahey swc haka sii daayo khadiifka masjidul asqa guushana ilaahey swc guusha udanbeysa hasiiyo palastin geesiga ismaaciilna alle swc haw naxsriisto
@umiayaan5196
@umiayaan5196 Месяц назад
Illaaheey waxaan uga rajeeynayaa inuu sacadanba qabriyadooda uga dhigo beerka mida beeraha jannada😢😢😢😢
@user-ci1li3uq9x
@user-ci1li3uq9x Месяц назад
Aamin aamin yaa rabbi😢😢😢😢
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Месяц назад
Allow ugar gaar walaalahena Reer Falastiin Yaa Rabi
@CanabCabdi-n5l
@CanabCabdi-n5l Месяц назад
الله يرحمه و يغفر له و إجعل قبره روضة من رياض الجنة يارب العالمين
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 Месяц назад
IFAHMA OO IDAREEMA 1K❤❤❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤
@Nuura-bb4ob
@Nuura-bb4ob Месяц назад
Subxaanalaah illaahay reer falastiin cadawga haka qabto guushana ha siiyo allahuma aamiin
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Месяц назад
illaahay uu guulaaynayaa reer falastiin insha allaah
@mrniceguy8663
@mrniceguy8663 Месяц назад
Allow unaxariiso oo jannah fardowsa keey ismail H. Iyo musliminta o dhan
@Shamuuri_official393
@Shamuuri_official393 Месяц назад
Alle ha u naxariisto marxuumka cismancil haniya umada falastin cadowga dhaxda gashtay 😢
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle Месяц назад
masjidsakha iyo shiikha allaah babaadiyo aamiin
@ahmedosman701
@ahmedosman701 Месяц назад
Allha u naxristo
@sahroali2547
@sahroali2547 Месяц назад
Allaha unaxariisto shahiidka
@AminaminF
@AminaminF Месяц назад
😢😢😢😢so sad 😢
@amanijama9597
@amanijama9597 Месяц назад
Yaaa Allah 😢😢
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 Месяц назад
Asc shiiq Alle haku casuumo janatul fardows
@abobasement346
@abobasement346 Месяц назад
ilahay ha u naxaristoh shahidkah waxaa dilay cadowgah yuhudah iyo carab
@AdenMohamed-iu3vf
@AdenMohamed-iu3vf Месяц назад
Scw
@habibajamac9941
@habibajamac9941 Месяц назад
Xasbiya laahu wanicmal wakiil
@habibajamac9941
@habibajamac9941 Месяц назад
Laaxwla walaa quwata ilaabalah
@AminaminF
@AminaminF Месяц назад
It’s really sad 😢
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 Месяц назад
Allaah u naxariisto shuhada reer falastiin xamaas muqawinda Alqasaan caawi 😢🤲🤲🇵🇸🇵🇸☪️💪
@shariifamahamedaadan2937
@shariifamahamedaadan2937 Месяц назад
ALHAMDU LILAAH ANIGAABA MANTA NASIIB U YEESHAY IN AAN KULA TUKADO UMADA MUSLIMIINTA DANKAN Türkiye MASJITKA SULDAN SULEYMAAN SALATUL QAA IB JANASADII ISMACIL HANIYA ALHAMDU LILAAH
@itzManha125
@itzManha125 Месяц назад
Alalsaka shahiidka loo alalassh maxayeeleye farad in lagu soo dhaweenah og naheye in eey dhiman ilaheye aktiiisan ognaheye allah unaxriisto muslimka ragah ee diinta u dagalamah iyo waxii allah masuul uga dhigaye
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Месяц назад
اللهم انصراخواننا في فلسطین یارب
@ismailshaboo6252
@ismailshaboo6252 Месяц назад
May GOD bll him he was a hero, a star ,a brave, kind hopeful generous an died just for free palastine an masjid aqsa Allah akbar amin
@aminaabdiadem9900
@aminaabdiadem9900 Месяц назад
Sheekh wexe u alalasayan inu shahiidey qofka oo shahaado qaatey. Ma ahan iney u barteen.dhimashada ee waa qofka nasiibkuu allah swt siyey inuu shahaadadaas qato.sas waye .
@FaisaIbrahim-k5l
@FaisaIbrahim-k5l Месяц назад
allow yuhuuda jabi jab aaney kasoolaban
@Aminasacdia
@Aminasacdia Месяц назад
Israel carabi wey yaqaanan nijaasta😢😢 halagiina muxuu Soo dhawaaday inshaAllah 😢😢
@taamirsharif6716
@taamirsharif6716 Месяц назад
Allow unaxriso janooyinkaha ku abaalmari ilaahow netenyahu oo sixun loo diley natus 😢😢
@user-ci1li3uq9x
@user-ci1li3uq9x Месяц назад
Aamin yaa rabbi😢😢😢😢
@SafiyaMacalin-rz7mf
@SafiyaMacalin-rz7mf Месяц назад
Waa masar
@ahmeyibrahim6902
@ahmeyibrahim6902 Месяц назад
Sheikhow Ani maawode eee halaicawiyo coursada
@jaaluud5395
@jaaluud5395 Месяц назад
Wcs❤❤❤❤❤
@astolafisto5660
@astolafisto5660 Месяц назад
Asc shekow walal sen ugubixin mara mpesa Kenya shilings atho mahadsan majib isoosi fadlan wansugaya wankurafade
@user-nm9oh6ej3q
@user-nm9oh6ej3q Месяц назад
Ilaahow kasoofuji imaan Al AQsa cadawda kudhagay
@MohamedAAdam-en8rx
@MohamedAAdam-en8rx Месяц назад
Asc Dulmi diid. Fadlan iska daa video ga aa tablet naga tusaysid. Video ga aad rabto inaad na tusto shaashàda toos u so gali ama iskaba daa oo warka uun̈. Video ayaan idin tusi codka aan gaabiyo. Cidi wax quman kama aragtee iskà daa. Cabsida ɓadana iska daa
@fahm3d88
@fahm3d88 Месяц назад
Allaha unaxariisto ismacil hana waxaa looga ducooyay masaajida caalamul islammka balse sucuudiga Emarat iyo dalalkale oo islaam ah ma awoodaan in ay uduceeyaan balse qaarbaa kufaraxsan
@shukriabdi4766
@shukriabdi4766 Месяц назад
Sheqow halkee kusoo diraa lacag ta please hadan maqlayaa barnamijkaas wan ka baqayay ee bal hada iisoo sheek mesh an kusoo dirayo jazaa kalahu qayr
@cabdifataaxcabdilaahi5220
@cabdifataaxcabdilaahi5220 Месяц назад
Daawashada waraka qasa inaan iska daayo mooyaane qalbi xanun jooogta ah waxbana uma qabankaro😢
@ummusafa8394
@ummusafa8394 Месяц назад
😭😭😭😭😭😭
@hananihanani7576
@hananihanani7576 Месяц назад
Shekhu cimrigiisu waa 8o sano jir
@qm689
@qm689 Месяц назад
Argagixisadu marwalba waxa ay farta kutaagaan oo argagixiso ku tilmaamaan dadka caadiga ah marka waa u caado koofiyayarta in ay isticmaalaan hadallo aan run aheyn 🥵
@CaliMaxamedIbraahim-oo1cv
@CaliMaxamedIbraahim-oo1cv Месяц назад
cadsigeyga lagama soo jowaabin ee dhinac koorsada
@findheofficial621
@findheofficial621 Месяц назад
Xamaas waxay kadagaalamayso maaha wax yar waa gunnimo alle ayaa garab jooga
@nestehamohame
@nestehamohame Месяц назад
Yahuuda gumeyesi badana waba dad xanuunsan masjidka yegq ka taliyo
@umxasan7407
@umxasan7407 Месяц назад
Masjid cabdil wahaab Waann ku tukadey marar badan Allaah ha u naturhistoriska Raxmad waasica
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 Месяц назад
Masajidadka Soomaaliya janaasa waa laga dukaday
@Taj-Hero
@Taj-Hero Месяц назад
Shekhow markabkii Turkiga ee qaza usocday iyo culimadii azhar kasocoty ee qaza gali rabay intey kabexeen
@osmansheikh2116
@osmansheikh2116 Месяц назад
😢😢😢
@Aragsan192
@Aragsan192 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤😢
@user-ys9pm8gs2p
@user-ys9pm8gs2p Месяц назад
Yahuudigu run buu sheegay oo waxay ahayd turkigu ma ahayn inuu israa'iil dhexdeeda ku baroor diiqaan Mar hadii safiirkooduba weli joogo israa'iil ordigaan riwaayad buu noo jilayaa
@DrcasoodXuseen
@DrcasoodXuseen Месяц назад
Let him release quickly the imam If you don't you will see
@xabiibomaxamed4833
@xabiibomaxamed4833 Месяц назад
Yemena waa lagu tukaday masaajidka jaamaca seyuun oo ku dhegan qasriga caan ka ah oo ku sawiran
@FarxiyoXuseen-xb2lh
@FarxiyoXuseen-xb2lh Месяц назад
Imaaraad israa I'll ushaqeeyo ayaa kadan beeyay Cara ale ha ku dhacdo
@abdiqadiribrahimibrahimali1550
@abdiqadiribrahimibrahimali1550 Месяц назад
Sheikh Drop shipping halal miya mise haram waye Jazakallah
@AmaalAden-d6t
@AmaalAden-d6t Месяц назад
War sheikh falastiin waxa haysta waa masiibo cado ka may noqon lkn shihiidka side loo macasaleemayo didn't ayga inaga yaqan
@MohamedAhmed-rk7nk
@MohamedAhmed-rk7nk Месяц назад
Dowlada emiraatk ayaaa Kadambeeysa Dilma cismaaciil Sidaas ayeey illatahay
@geesabadane7415
@geesabadane7415 Месяц назад
Islaamku wuxu islaam ahaan lahaa adag booska sucuudiga iyo masjidka xaramka ooy fadhiyaan falastiiniyiin
@abdinaasiribraahimali753
@abdinaasiribraahimali753 Месяц назад
Waxaaba la yaab leh in dal Islaam ah uu Yahuuddan xiriir dublamaasi la sameeyo, sidee dal Islam ah ay yahuuddan safaarad uga dhax yelan karta
@user-gi8uu8go6k
@user-gi8uu8go6k Месяц назад
adaa ar gagixisa ah oo adi iyo natan kama dan bayn doon taan ismaaciil bi idni laah aloow ugar gaar muslimiinta
@Xalimo421
@Xalimo421 Месяц назад
Wallee reer falastiin wa masaakiin,Somali gumeeysi diid maahan.Dhimasha dhaanto gumeeysi ku noolaan.
@user-cd1np1lo2k
@user-cd1np1lo2k Месяц назад
Maxamed deif aa lada ladhohowaa maxa laka jira
@IsmacilCabdiqaadir
@IsmacilCabdiqaadir Месяц назад
Palestine goormee loo hiilin doonaa ilaahow I tus yuhuud oo bur burty Insha Allaah
@jamanour9662
@jamanour9662 Месяц назад
Somalia iyo somaliland waa lagaga tukaday
@user-ul4fq8fy4x
@user-ul4fq8fy4x Месяц назад
Dalkada sharci kujoog wlhi yuhuuda maxay dulmi kuhayaan aduunkaan korkiisa
@iloveallah8454
@iloveallah8454 Месяц назад
walalayalow shekhan geesiga ah umada muslimiinta ah haloo turjubo qudbadiisa qiirada leh muslimiinta adunka kunool ciilba dilay shekh sidan u hadlikarana manta wa yaryahay ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-CKnJgv2BXKc.html
@waryamidiya3143
@waryamidiya3143 Месяц назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 asc dagal diimeed ayaa socda mamulada kajira islamkana dadka madaxda ka ah waxay kuhawlanyihiin nidaamka gaalnimada ee dimuquradiyada
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct Месяц назад
Waben usarida dalcarbed osuniya inaykuqanciyan xisadan kudaminayna iyago iiran badbadinaya haday usurtogasho indalcarbed manta israil badbadiyo midna ogow hadaydhacdo washirqol markay israil badbadsadan kadib bayiiran hoskalahadlayan oranayan sharaftada badbadso kajawab xadgudubka madaxbananidada hanalayabin markas maraykan oleh inay isdifacdo xaqbayuledahay iran
Далее
кого отпустят гулять чееек
00:53
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 9.09.2024
20:25