Тёмный

IMTIXAAN ADUUN PART 5 

Family Sagal Channel
Подписаться 291 тыс.
Просмотров 114 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 276   
@ShukriKhalif-gh6ql
@ShukriKhalif-gh6ql 4 месяца назад
Xasinimada iska daya ku saliya xabibkeena muxamed scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Qamar-nv8pz
@Qamar-nv8pz 4 месяца назад
Scw scw scw scw
@Hamda-s8d
@Hamda-s8d 4 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️
@anzalyusuf-ms9kj
@anzalyusuf-ms9kj 4 месяца назад
Scw scw scw scw scw
@MaryanMuxidiin-t6o
@MaryanMuxidiin-t6o 4 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@KhadarCabdi-s7j
@KhadarCabdi-s7j 4 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤
@HodanBadri-mm9xp
@HodanBadri-mm9xp 4 месяца назад
team min wayn igu dapa faYla👋😂
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 4 месяца назад
Manta sidaan u qosley, Waallaahi Sucdi caadi ma aha, Waan fuurey markey Sucdi ay wiifoowga ka dhacdey iyo oraadkeeda.
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 4 месяца назад
Daqiiqadaha waad soo yareyneysaan noo soo badiya habeenkii koowaad waad soo badiseen
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 4 месяца назад
Part 1 / 46 min part 2/ 38min part 3 /32 min part 4/ 30min part 5 / 23 min Waa ka soo daraysan reer sagaleey 😮
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 4 месяца назад
Gabadha shaqalaha Asad be jeclaane Asadna sagal bu jecladay C/qadir wa atoore sagalna wa atariisho
@fiidowmrk
@fiidowmrk 4 месяца назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@NaimaDahir-vg6px
@NaimaDahir-vg6px 4 месяца назад
Salalahucaleyhi.wasalam
@AzmaMustafe
@AzmaMustafe 3 месяца назад
C qadir iyo sagal wa walalo ❤😂😂
@FardawsaAli-dx2du
@FardawsaAli-dx2du 4 месяца назад
Hhhhh wlhi caawa qosolaa dhafta iiga bixi gaadhay astaaq furullah sucdi seey usoo kuf kufto day dhuluc dhuluc kulahaaa😂😂😂😂 dhul kay kasoo goday sidii qarihii 😅😅😅😅😅isgiijin baa dili wlhi😂😂 naakalay nariix kulahaaa😅😅
@MandeqBile
@MandeqBile 3 месяца назад
😂
@FardowsaAli-md2eh
@FardowsaAli-md2eh 4 месяца назад
اللهم انصر اخواننا فلسطين يارب العالمين 🤲🤲🤲❤❤
@AbdiRashid-nn6mf
@AbdiRashid-nn6mf 4 месяца назад
Aamiin
@____0934
@____0934 4 месяца назад
😂😂😂😂😂 Ala sucdi way naga qoslisay wlhi
@Speed-lk9cl
@Speed-lk9cl 4 месяца назад
Please filimka sheekoyinka dader kayareyaa, sheekadha der boring waa.
@SuhuurAbdi-x7l
@SuhuurAbdi-x7l 4 месяца назад
Sucdi jilinkeda habar ba moda😂😂😂
@suleimanfarahgedi
@suleimanfarahgedi 4 месяца назад
Samsam baasogashay jecliyaa waareer waqooyi hadalka dhihi ogaa mansha Allah tabaraka ❤❤❤🎉
@Its___ethopia
@Its___ethopia 4 месяца назад
Nabiga ku saliya scw 😊
@SahraDahir-v6j
@SahraDahir-v6j 4 месяца назад
Samsas andra leva ❤scw scw nnkh ❤scw ❤scw ❤scw scw nnkh nnkh nnkh nnkh nnkh nnkh ❤scw
@MaryanMuxidiin-t6o
@MaryanMuxidiin-t6o 4 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@Hawa-m5o
@Hawa-m5o 4 месяца назад
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ABDIWALI77
@ABDIWALI77 4 месяца назад
Scw scw scwscwscw scw scw scw scw
@IqroQaaxiye
@IqroQaaxiye 4 месяца назад
Odagaan waa romantic socdaa walhy
@hawohosh9198
@hawohosh9198 4 месяца назад
Scw scw scw
@RamlaXasan-xt4fn
@RamlaXasan-xt4fn 4 месяца назад
Scwscwscwscwscwscwscw❤❤❤
@AminaAlimahamud
@AminaAlimahamud 4 месяца назад
Scwscwscwscwscw
@saynabyusuf9445
@saynabyusuf9445 4 месяца назад
scw ❤
@Zaytun-i1h
@Zaytun-i1h 4 месяца назад
asc filmkan adban uga helnay lakiin waxan codsaneyna heesta in nagala dayo
@NasteexoMaxamuud-j9d
@NasteexoMaxamuud-j9d 4 месяца назад
La.an waaba maraxee
@safiyajama5223
@safiyajama5223 4 месяца назад
Markii u horaysay oo an usoo hormaro yes ❤❤❤❤❤
@fatushey8006
@fatushey8006 3 месяца назад
Sucdi wale wa aktarad ka kac wa markeygi😭😂
@AsmaAhmed-sh6er
@AsmaAhmed-sh6er 4 месяца назад
Asad iyo shaqaalaha ha is jecladan filimku macan bu noqonaya ❤😂
@FaadumoCabdikariin-ws5yw
@FaadumoCabdikariin-ws5yw 4 месяца назад
Musiibo😂😊
@saafiali3547
@saafiali3547 4 месяца назад
Sucdi caawa anigoo xanaagsan ayey IGA qoslisay mahadsanid Iin team ka dhan gaar ahaan Sucdi❤
@CatikaAxmed
@CatikaAxmed 4 месяца назад
Sudci meshay ku jirin xaraabo maleh😂😂
@shariifohassan4949
@shariifohassan4949 4 месяца назад
Walee walarabay in runta ay metaphor dadeda oo run ah ayaa lodhibay markaan
@MaxamedBashir-e6p
@MaxamedBashir-e6p 4 месяца назад
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@CaashoBarre-u6t
@CaashoBarre-u6t 4 месяца назад
Sagaleyyyy riwayada tanbaa fiican😮😅
@canabqardho7963
@canabqardho7963 4 месяца назад
Ahmed mid maha xalkii dumarka buu fahmay midba waa aman goni ah kwrn 😂😂😂😂
@wardomohamud5861
@wardomohamud5861 4 месяца назад
Markan sacdiyo weey u gashey 🙌🏾👌🏽minyar qatar ah
@DelightfulNautilus-dr8wd
@DelightfulNautilus-dr8wd 4 месяца назад
Scw scw scw scw ❤❤❤❤
@FahiimoGeele-bc1qs
@FahiimoGeele-bc1qs 4 месяца назад
Alla ba,aa oo ileen nimanka naagaha kolba mid bey amanan alla ragaa😂😂
@fowziahuseeinwehliye4356
@fowziahuseeinwehliye4356 3 месяца назад
Midka aqliga leh baa sas wax uxaliyo
@Abshirohassan872
@Abshirohassan872 4 месяца назад
Legend saylac wuu waaniyay sxbkiis cid Cid ka sareysa ma jirto
@fadumakabdi2791
@fadumakabdi2791 4 месяца назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣ar sucdi dhibdana la’ aantet maba soconeyso filim ka 🤣🤣🤣🤣
@Hoodocabdi-kj5eh
@Hoodocabdi-kj5eh 3 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CaashoBarre-u6t
@CaashoBarre-u6t 4 месяца назад
odagaan waa waaweynka❤❤
@shakuurjamal4573
@shakuurjamal4573 3 месяца назад
War fimin aya idhafay seylac saxibow adiga filmka assistance lee ma ahne sucdi very talented actor aya thy jilaga wa inuu dorka kasta jili karo
@hodanhawsi575
@hodanhawsi575 4 месяца назад
Sucdi dad qalato, waad iga qoslisay 😂 Asad na waxaa bu jilayaa, somali da qaar ee shaqaalaha uun ka adag, family problems kooda iyo dhibtooda marka garan waayan si loo xaliyo, ayeey miskinad yar ku gumeestaan 'shaqadaa ilaasho' oo waxaas qabo
@ancaamcaaqil9328
@ancaamcaaqil9328 4 месяца назад
Dubaladad ka dhereyse kulaha wilow 😂😂😂😂😂qoftan hadaladeda wan ka hela wlhy wa la i ogolyahay 😂😂😂😂
@Ehluqeyr
@Ehluqeyr 4 месяца назад
Ala sucdi inaba caadi maahan😅😅😅😅
@amransiciid5632
@amransiciid5632 4 месяца назад
Sucdi waa qosol qalbigaygi intay qadatay meeshan maro ma marikarto ragaanba mari karin kulahaa u Cambrid cadiya
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 4 месяца назад
Sucdiyey waligaba si dhacdac balse mar aya lagu so qaban abdulqadir hoyadis adiga ayey kugu maqantahay 😂
@ubahabdisaid2222
@ubahabdisaid2222 4 месяца назад
Acuudu billah uf dheh horta maxa ka qaldan cunugan gacanta hoosta kula jiro mar walbo warniska daa waxas wa aqlaaq dare
@wiilocabdul6383
@wiilocabdul6383 4 месяца назад
Filimkuba Waa Sucdi inaba caadi mahan hhhhhhh
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 4 месяца назад
Wa runtisa saylac somalidu wa isku mid laan gab iyo lan dheree wax la dhaho ma jirto wa iska jahilnimo uun
@fardowsafashion
@fardowsafashion 4 месяца назад
sucdi is not easy🤣🤣🤣🤣
@samiirochannel5570
@samiirochannel5570 4 месяца назад
Raaga somalida been ayeey ku dhaqan xasaaska wlhi midba mar ayow sira wlhi waa yabay niin naag qaabo keygu maa ogo
@abdullahiismail7644
@abdullahiismail7644 4 месяца назад
Qofkan wayn ee bidaartaleh ee dumarka ruxaya muxuuu ahaa
@RukioAbdullahi
@RukioAbdullahi 4 месяца назад
Asad na waxaan ku nacay shaqalaha bes lee ka adagyahy wixii dhaco ila soo socodsii kulaha 😂😅
@HafsaHussein-lh4mf
@HafsaHussein-lh4mf 4 месяца назад
😂ma ila argtay anaa ybay
@Samsam-ff9mk
@Samsam-ff9mk 4 месяца назад
Runti asad gabadha caawiso aad ayuu ugu qeyliya markasto taasina waan dhibsaday
@FaadumoCabdikariin-ws5yw
@FaadumoCabdikariin-ws5yw 4 месяца назад
Naa wn ncyy caqaa😂
@shamsadoley4623
@shamsadoley4623 4 месяца назад
Sucdi imtixansanaa duq waye may mel farisato
@asmaosman9545
@asmaosman9545 4 месяца назад
Filimka ku dar darka kadaaya sucdi 45sano iyo dhacdhac
@fowziahuseeinwehliye4356
@fowziahuseeinwehliye4356 3 месяца назад
Alla deqo se shaqalo nimada ugu qurxan tahay yaa ila arkay
@fadumamuse7073
@fadumamuse7073 4 месяца назад
Sucadi caadi mahaa waxaay nagadhamaayasay qosaalkii
@UgbaadCabdirisaaq-t8v
@UgbaadCabdirisaaq-t8v 4 месяца назад
Team soo dhawadah❤ imtixaan aduunyo😢😢😢
@hiboosman6705
@hiboosman6705 4 месяца назад
Istaghfirulah Sucidi she is funny can't stop laughing. 😂 😅😅😅😅😅
@ShukriIbrahim-u3t
@ShukriIbrahim-u3t 4 месяца назад
Asc. Caano, axmed, labo xaas dhib badanaa,😂😂😂
@luulwarsame87
@luulwarsame87 4 месяца назад
Sucdi cawa saan uqoslay ada umahad san tihin team ka dhamaan
@wardahassan9024
@wardahassan9024 4 месяца назад
Sacdiyo iyo sucdi marwalba waa is dagalsanyin😂
@MaxamadAbukar-o8q
@MaxamadAbukar-o8q 4 месяца назад
Filmka sucdi ba wada wlhu waba funny😂😂
@KafiAbdi-ir6is
@KafiAbdi-ir6is 3 месяца назад
Cabdiqadir hooyadis rer waqoyi miyaa😂😂😂
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 4 месяца назад
Sucdi waa jiilaayad wayn say islaamaha udhaajisay
@samsamsahal-k9u
@samsamsahal-k9u 4 месяца назад
Sucdi say ugusoo baxday boos kay ku jirto😂
@NasriAbdi-co1jz
@NasriAbdi-co1jz 4 месяца назад
Sucdi😂😂😂😂😂
@Ifka177
@Ifka177 4 месяца назад
Sucdi filimanta la aanta ma nurayan walashy
@HayatM-z8k
@HayatM-z8k Месяц назад
Wiifowga sucdi say u fuulayso day😂😂😂
@abwaanjannaale
@abwaanjannaale 4 месяца назад
Xaaji axmed waa raggii hore wallee
@Umuhanifa-i7
@Umuhanifa-i7 4 месяца назад
Saylacu markasta ma saxib uumbu ku matala
@NajaxMohamed-bc9ed
@NajaxMohamed-bc9ed 4 месяца назад
Hhhhh ala odaygu waa lajan masha alaah haweenka aqligoodu bartay sidi caruurta in loosasawo
@Samsam-ff9mk
@Samsam-ff9mk 4 месяца назад
Adeer axmad caqligisa ayaba ideeqay
@QueenMacaan
@QueenMacaan 4 месяца назад
Saacdio io sucudii oo lislaaqabo Waa aduunayo gaadoin😢😅
@MaariyaWarsame
@MaariyaWarsame 4 месяца назад
Sucdi is not easy u
@nuuraibraahim953
@nuuraibraahim953 4 месяца назад
Ala qofka ila taliya jecliyee❤❤❤❤
@aminaidris426
@aminaidris426 4 месяца назад
Sucdi say u dhacday baan ku qoslay
@saynabyusuf9445
@saynabyusuf9445 4 месяца назад
🤣🤣🤣🤣🤣 sucdi dhibley I lke hr ❤
@InnocentMeerkat-xu6lz
@InnocentMeerkat-xu6lz 4 месяца назад
Sucdi wan kuqoslay walahi
@fatxilady638
@fatxilady638 3 месяца назад
Yaaa isbitaal u socdo😂😂😂😂😂😂
@NasrocabdiqaadirMaxamed
@NasrocabdiqaadirMaxamed 4 месяца назад
Sucdi is not easy
@ancaamcaaqil9328
@ancaamcaaqil9328 4 месяца назад
Hhhhhhhhhhhhhhh sucdi seeey uso kuf kufto daaaay dhuluc dhululc kulaha😂😂😂😂😂😂😂😂😂dhulkey kaso goday sidi qarihi 😂😂😂😂😂😂is gijin ba dili dumarna na kalay na riiix kulaha 😂😂😂😂
@queenqadra4659
@queenqadra4659 4 месяца назад
Saylac dharkas ku folxuma
@Wacanali8448
@Wacanali8448 4 месяца назад
Hhhhhhhhhh sucdi ❤❤❤❤❤
@DarwishAwed
@DarwishAwed 4 месяца назад
Kan Asad ah film kasta magabar buuhystaa shaqale u ah waxan muxuu ahaa horta
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 4 месяца назад
😂😂😂 ma aragtay
@hapoonmohamed2566
@hapoonmohamed2566 4 месяца назад
Wlhi sucdi caadi maaha 😂😂😂😂😂
@FgbnjDrdd
@FgbnjDrdd 4 месяца назад
Allah fdgddrx😂😂😂😂
@AbdirahmaanMahamud-b9n
@AbdirahmaanMahamud-b9n 3 месяца назад
Waa markeygii kulahaa 🤣🤣😁
@maryanali1039
@maryanali1039 4 месяца назад
Sucdi cadi maha maser bdnaa
@AniisoCnuur
@AniisoCnuur 3 месяца назад
😂😂😂😂😂😂 sucdi dhibadanaaa
@MariamaIge
@MariamaIge 4 месяца назад
Ana u horeeya cawa😂
@QadanDayr
@QadanDayr 4 месяца назад
ALA SUXDIYEY A XARABO😊
@xamdajaamac9104
@xamdajaamac9104 3 месяца назад
Wiilka ka naxay abdiqadira
@FaisaBintuIsmacil-jo7yv
@FaisaBintuIsmacil-jo7yv 4 месяца назад
😂😂😂aniga sucdi baa qosol iigu fialan
@qaaliabdi466
@qaaliabdi466 4 месяца назад
Sucdi 🤣🤣
@loulaomar4210
@loulaomar4210 4 месяца назад
C'est drôle sagal😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 4 месяца назад
Odaygaan wa romantic wlh❤another level waaye
@Asma-Axmed
@Asma-Axmed 4 месяца назад
Iisoo boqda walalay
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 4 месяца назад
Hhhh Alle sucdi wa so gab gabtay se u dhacday qosol igu dilisa sucdi 60 jir hade jileysa xita dhib ma dhafeyso wa is giijine ayado dhacday xita hore ka boday
@AniisoCnuur
@AniisoCnuur 3 месяца назад
Ak away
@farhiyoali19
@farhiyoali19 4 месяца назад
😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉❤❤❤❤❤
@caaliyacabdijaamac8461
@caaliyacabdijaamac8461 4 месяца назад
Pls daqiiqadaha noo kordhiya😮
@shukriyero8460
@shukriyero8460 4 месяца назад
Kkkkkkkk sucdi
@IbarhimCabdulahi
@IbarhimCabdulahi 4 месяца назад
Alle sucdiyey filimka hore ee masarer wan kugu necbay lkin kan qadar ku tahy shacdiro socodo noqote
@HodaMohamed-mc3cp
@HodaMohamed-mc3cp 4 месяца назад
Haaye dee yaraa yar kordhiya bisinkee
Далее
IMTIXAAN ADUUN PART 6
20:36
Просмотров 107 тыс.
DHOOF PART 45
20:45
Просмотров 8 тыс.
ВЫЗВАЛ ЗЛОГО СОНИКА #Shorts
00:38
Просмотров 58 тыс.
IMTIXAAN ADUUN PART 1
46:50
Просмотров 187 тыс.
Jacayl Xaasid | Part 1 | Short Film 2024
16:12
Просмотров 275 тыс.
malwax iyo casariyo o iska fudud
6:47
Просмотров 88 тыс.
lILMADII QARSOONAYD | SIYAAD IYO HODAN | WARAYSI
26:02
Просмотров 149 тыс.
DAKANO JACAYL PART 1 ( true story )
25:42
Просмотров 636 тыс.
ВЫЗВАЛ ЗЛОГО СОНИКА #Shorts
00:38
Просмотров 58 тыс.