Тёмный

"In la ila guursado waan ogolahay". Deeqsan Part 2 

Cadceed channel
Подписаться 32 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

"In la ila guursado waan ogolahay". Deeqsan Part 2

Опубликовано:

 

15 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 66   
@user-qh5hh9nl1x
@user-qh5hh9nl1x 3 дня назад
Wallaalo allaha ku kuu daayo ubadkaaga iyo dhamaan muslimiinta Aqligana waa la isku dhaafay❤❤❤
@Xarafsame143
@Xarafsame143 10 дней назад
Gabadhani waa boqorad inan kaa ay kala tageen haduu nin rageed yahay wax walboo dhacay way tageene hasoo ceshado ❤
@shabcanmuse3568
@shabcanmuse3568 10 дней назад
Masha Allah waa inan yar oo maskax miidhana hadana hooyo ah alle haku barakeeyo deeqsan caruurtana alle hakuu dhawro❤❤❤
@ASRAAbdi-px4ni
@ASRAAbdi-px4ni 10 дней назад
M.allah carurteda nasiip bay leyihiin madama iyada ay hoyo unoqotay❤
@fadumoabdi3562
@fadumoabdi3562 4 дня назад
Manshaa Alaah gabadh qaaliya weeye runtii❤❤
@Asma-vi8yx
@Asma-vi8yx День назад
Manashallh tabarik allh ❤❤
@fartuunshido2724
@fartuunshido2724 6 дней назад
Hooyo qaaliya baatahay Alaha kuxifdiyo
@zuhuuribraahim8732
@zuhuuribraahim8732 10 дней назад
Deeqsan Anigu waxaan ahay gadadh dhalinyara waxan kaa bartay tarbiyada awlaada Isha allh sidaada oo kle ayaaan u korsan Isha allh haduu alle isiiyo ❤
@mushtaksulayman
@mushtaksulayman 10 дней назад
Deeqsan waa gabadhyar oo illahy Aqli kumanaystey illahy haku barakeyo ubadkaga wll🎉
@fartuunshido2724
@fartuunshido2724 6 дней назад
Maasha Alaah waa inaan Ilaahay hakuxafido hooyo
@user-ge9xz6xu7k
@user-ge9xz6xu7k 9 дней назад
Curadu waa hooyada labaad Alxmdulilah ilaahay baa mahad le oo walalahay curad iiga dhigay ❤
@muramliita6567
@muramliita6567 2 дня назад
M.allh abaayo wllhi wax padan oo padan kaaa faaidey 😊❤😢
@MohamedIbrahim-cj4bx
@MohamedIbrahim-cj4bx 10 дней назад
Masha allah, fikiradada waxa laga yaaba inay dadka qaar kaa fakir duwanadan Walaashey, waxad samysa kolay somali ba naho dadbadan ku dhalili dona, ee dhag ha u dhigin.
@Ikran_isse4890
@Ikran_isse4890 9 дней назад
Wa run guriga khayrka io salada lagu hayo mar walba khayr lagama wayo elhi❤
@CabdiAadam-hg6ky
@CabdiAadam-hg6ky 10 дней назад
Allaahu akbar alla yaa haweenka deeqsan oo kle ka dhiga iyo hooyaday oo kle ❤❤❤
@kaabe9459
@kaabe9459 8 дней назад
Runtii gabadhaan oo kale ayaan ku haminayaa inaan guursado . Xaqiiqdii waa gabar karti leh .
@farxiyacali6851
@farxiyacali6851 10 дней назад
Mnsh allh ilmaha waxi laguso koriyo unbay hadhow ku dhaqmayan ogada taas inantan carurtedu nasiip ad uu wayn ayey caruro badan dheryihin wayo hooyo maskax diin akhlaq leh ayaa hooyo uu noqotay❤🎉
@IdilCrisaaq-fs5cz
@IdilCrisaaq-fs5cz 6 дней назад
❤❤❤❤manshalaah
@AyuubReermagal-tc4fy
@AyuubReermagal-tc4fy 5 дней назад
Run waaye wllhi😂😂😂😂😂
@HamseSuleimani
@HamseSuleimani 10 дней назад
M. Allah inan yar oo caqlibadan o hooyo ah alle kudaayo Caqligana alle hakuu barakeeyo Ubadkana alle hakuudhowro Wayo arag nololeed Nin kasta oo wanaagsani wuxuu ku hamiyayaa gabadh hooyo ah oonadiga oo kale ah inuu helo Ani waxn markasta jeclay o kufekera inan helo gabadh hooyo ah oo adiga oo kale ah oo diin leh Oo ubadka sidaada iigu tarbiyadaysa Ninka adi kuhelaa waa nin jano aduun helay wlhi ❤
@jamaalmuuse6287
@jamaalmuuse6287 8 дней назад
Manshaalla boqraad ❤
@HindiyoHaybe
@HindiyoHaybe 10 дней назад
Amarka illahy xataa hadii la Soo hadal qaado laba xaasle waan xanuunstaaba😢😢
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 10 дней назад
Maxaad uga xanuunsan ma ceebaa ? Laga yaabaa in laba xaasle Alle kuu qoray
@TiinaaBashiir
@TiinaaBashiir 9 дней назад
😂😂😂
@mariah______8451
@mariah______8451 3 дня назад
Wll deeqsaneey RU-vid furo hadalkaadu caajis ma lahan ❤❤❤❤🎉
@nasrahassan2131
@nasrahassan2131 8 дней назад
Mashallah gabar yar oo aad. Ucaqli badan Alle haku xafido adoo kaĺana alle hainoo badiyo
@xamdiabdi4480
@xamdiabdi4480 10 дней назад
MAsha Allah waa garabr Fariid ah wll mcn Allah ilmahaga kula kuriyo oo ku xafido❤
@hodanxuseensiciid5604
@hodanxuseensiciid5604 8 дней назад
Alleh ubadkeeda haw barakeeyo karti badan weeeyeh Abaalkeeda Alleh jano hawga dhigow
@TayibMohamed-vw1vq
@TayibMohamed-vw1vq 10 дней назад
Masha Allah
@CADNAANCabdiraxman
@CADNAANCabdiraxman 10 дней назад
Moncha allah hooyo wanaagsan tahay deeqsan
@najmonajmocabdinajmo6356
@najmonajmocabdinajmo6356 8 дней назад
M.a wll deqasan alle Haku barakeyo caruurta❤
@user-wt3yk2qh5m
@user-wt3yk2qh5m 10 дней назад
Mash alla walashey qali
@asmagama8138
@asmagama8138 8 дней назад
Ma.ma. waa hooyo adag oo garad badn karti badn hadalksta afkeeda kaso sarta waa cashar nolosha hooyin badn oo yaryar badli doona waxbdn wakabarny oo wan ka faiday allh miskaxdada haku barakeeyo bayo
@fardowsodagan6973
@fardowsodagan6973 10 дней назад
Mnsha allh tabaarakallah ❤❤hooyo wngsn ❤
@GuuleedAhmed-vk1kz
@GuuleedAhmed-vk1kz 10 дней назад
Manshallah ❤❤
@asmaabdisamed1905
@asmaabdisamed1905 10 дней назад
Mnshalh cajiiib tarbiyadiiiba waysoo koobty
@Asma-Axmed
@Asma-Axmed 10 дней назад
Masha alaah
@siciidmahamed-jd3uc
@siciidmahamed-jd3uc 10 дней назад
masha alaah waa gabadh caqli badan
@JamiilaCabdilaahi
@JamiilaCabdilaahi 10 дней назад
Walaahi deeqsan waa gabadh caqli badan
@nimcoaadn3428
@nimcoaadn3428 9 дней назад
Alleh ha ku sharfo hno❤😊
@user-oc3fx3fk2d
@user-oc3fx3fk2d 10 дней назад
Hore usoco maamo noloshuna kuma xumayso maamo
@user-pr3dg2lf2q
@user-pr3dg2lf2q 9 дней назад
masha Alllha
@masnaaxmed5795
@masnaaxmed5795 10 дней назад
Aleh waxan ugabaryayaa inuu ubad keeda u barakeeyo wlllhi inantani waa bast mother
@werdaahmed3834
@werdaahmed3834 10 дней назад
17 yrs kuugsaday 17 guursaday maxd isku so kordhinaysaa ubadka lugooyada ka daya Hadiiba ay dhacdo lkn haka dhigin wx wangsan in adigoo caqli iyo adunyo hayn in aduunka ubad lagu so lugoyo wata canaha lo wada dawarsanye hooyo ado kle ah way yarty sidaa darteed markad garadsatan kuma xidhan age ee qofba xilibuu caqliyeystaa
@user-ge9xz6xu7k
@user-ge9xz6xu7k 9 дней назад
M.a wllhi waa fariid ilaahay hawdaayo ciyaalakeda😊
@user-gd7kf9zy7t
@user-gd7kf9zy7t 10 дней назад
Good
@zamzamfarah-km2cl
@zamzamfarah-km2cl 9 дней назад
War gawadhn ani miyh dalay😢❤
@nimcoaadn3428
@nimcoaadn3428 9 дней назад
❤😊
@Naciimaasad
@Naciimaasad 10 дней назад
Hoyadi hadanu ka imn ma iyadu guur san lahaa shekad haysaye nagada hadal jileeca 🩴🩴🩴
@nasriinaxmed2518
@nasriinaxmed2518 10 дней назад
Xɪᴢʜᴏᴏᴅ ᴡᴀᴀ ᴛᴀʟᴇᴇ
@amalabdisamed4367
@amalabdisamed4367 9 дней назад
Mnshaa allaah wll tu saale canbaad tahy
@mahomedgalaadi3603
@mahomedgalaadi3603 10 дней назад
M.a
@mahomedgalaadi3603
@mahomedgalaadi3603 10 дней назад
Sax iimaankeeda ilahaysiiyey bay Aaminsan tahay
@user-iw1zm2nz1l
@user-iw1zm2nz1l 10 дней назад
ᴅᴇᴇǫsᴀɴ ᴡᴀᴀ ʜᴏᴏʏᴏ ʙᴏsᴋᴀsᴛᴇ ɴᴏʟᴏsʜᴀ ᴜʙᴀᴅᴋᴇᴇᴅᴀ ᴜʙᴜxɪɴᴀʏsᴀ ᴀʙᴏʏᴏ ʜᴏʀᴀʏ ᴜsᴏᴄᴏ ᴅᴀᴅᴀᴀʟᴋᴀɢᴀɴᴀ ʜᴀʟᴋᴀᴀᴋᴀɢᴀ ʜᴀʏ ᴀʟᴇʜᴀ ᴋᴜᴜxᴀғɪᴅᴏ ᴜʙᴀᴅᴋᴀɢᴀɴᴀ❤❤
@cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn
@cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn 9 дней назад
Waraysi xiise leh ❤🔥🫡🫡
@MoomoIsmail
@MoomoIsmail 8 дней назад
Gabarteen
@miskiin236
@miskiin236 9 дней назад
Xagay Soomaalidu ka keeneen haduu nin afar xaas leh mid kale guursado tii u horaysay baa furmaysa??
@guleedaxmed3093
@guleedaxmed3093 10 дней назад
Hooyo wax badan fahanzan weeye gabadhani
@RoodaBotaan-fg2tz
@RoodaBotaan-fg2tz 10 дней назад
Aad baan uga helay walhi
@afgaradmediaproduction3569
@afgaradmediaproduction3569 10 дней назад
War qoftan ninkii ay kala tageen waa qasaaray dumarka gabadhan oo kala sanadkiiba marbaa la arkaa
@abdirahmaniltre-bock7953
@abdirahmaniltre-bock7953 10 дней назад
Laba rux o edeble aya is heley.
@SaidDahir-tc4pg
@SaidDahir-tc4pg 7 дней назад
Waa boqorad gabadhaas
@SaynabAxmed-je1zi
@SaynabAxmed-je1zi 10 дней назад
Ninkaaga hadaad jeceshahay 1saacad kama maarantid adiga iyo u badkaaguba
@HamdaMaxamed-vo8bi
@HamdaMaxamed-vo8bi 9 дней назад
Wll meel aan kla xidhidho izheg deqazn
@ikraamcabdi6728
@ikraamcabdi6728 8 дней назад
mashalaah gabadh karti leh ayaad Tahay Allah ku xifdiyo wllo 😘
Далее
Inkastoon isleeyahay ka saar liiska magaceeda
1:11
Просмотров 5 тыс.
QISADA MUNA IYO SIHAAM!@SawdaBillan
38:59
Просмотров 42 тыс.
PART 2 / GEESIYADII GARABKA WAYDAY SHEEKO FAADUMO
31:40