Тёмный

In Yar Oo Sir Ah, Ayaan Kuu Sheegayaa “Helida Waxad Jeceshahay”🎊❤️ 

Fatxiya Cabsiiye Show
Подписаться 130 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

1 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 164   
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 3 года назад
Fadlan Subcribe and Follow me on FACEBOOK facebook.com/fathiyaabsie INSTAGRAM instagram.com/Fathia_absie TWITTER FathiaAbsie Email: Fathiaabsienetwork@gmail.com 💕❤️😍👍🏾
@deqaelmi1368
@deqaelmi1368 2 года назад
Maasha Allah walaahi yuo you Wright xbbti
@MohamedAli-rk3qy
@MohamedAli-rk3qy 3 года назад
Sidani wa sidaad ugu qurux badanthy habo aniga & Dad badan oo markhaati ii ahina aanu kugu baraney waxaad bulshadeena ugu jirtaa qof dhiiri galiya ah , Tabinta sheekooyinka & dhacdooyinkana ilaahay hibo u siiyey Aqoon & Diinina ugu lamaanthy ,waayo aragnimana aan ka madhneyn ,xaqana aan ka gaban habo mansha allah ,uma baahnid habo inaa cid is xag xagataan marwalba ee halkaa kasii wad ❤️🙏🏿 .
@hamdameyy331
@hamdameyy331 3 года назад
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم في الحديث القدسي: يقول الله عز وجل: أنا عند ظن عبدي بي وأنا معه حين يذكرني: فإن ذكرني في نفسه ذكرته في نفسي، وإن ذكرني في ملأ ذكرته في ملأ خير منه، وان اقترب اليّ شبراً اقتربت إليه ذراعاً، وإن اقترب إلي ذراعاً اقتربت إليه باعاً، وإن أتاني يمشي أتيته هرولة (رواه البخاري عن الصحابي الجليل .
@Miiraale6116
@Miiraale6116 3 года назад
(اللهم اجعلنا من اللذين يذكرهم الله فيمن عنده ويستظلون تحت ظل عرشه يوم لا ظل إلا ظله ومتعنا لذة النظر إلى وجهه الكريم 🤲🤲🤲🤲)
@hamdameyy331
@hamdameyy331 3 года назад
@@Miiraale6116 allahuma Amiin yaa rab
@hamdiibrahim1947
@hamdiibrahim1947 3 года назад
Waxan ku celceshadaa This video anoo kuraaxaysanaya iiimaan iyo awooda allaah inaad aaminsanthy ayaa kaa muuqata walashay anoo ah gabadh tiinta baraty hadana iiimaankaas kaa muuqda maba haysto waxan layaabanhy dadka dadka gaalaysiinayoow aakhiro marka qalbiyada lasoobandhigo allaah maxaad kashalayeysaan eray hada idinlafudud this video saan ugu raaxaysto qaar culimada uguma raaxaysto wlhi wuxuu igabadalay waxbadan walashay fathia absie Allaha ku ilaaliyo ilahay janada daaro aadkutkayso hakaaga dhiso wall. Qofka dadka ugu xun wa kan markasta islasaxan aana aaminsanayn in wax ladheer yahay Allaha ku xafido wall qaali adiga iyo ubadkaaga iyo waalidkaa Video yadana soobadi inshlh
@munamahamud6211
@munamahamud6211 Год назад
fahia yaay imagine maanta 3 jeer baan ku cesheday very inspiring wlhi masha allah thanks
@hafsaahmed4184
@hafsaahmed4184 3 года назад
Masha allah walalo qaali. I'm proud of you ilahey haku dhowro waxan ku duceysta اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك ilaheyga qalbiyada rog rogow qalbigeyga ku adkee dintada .Allahum Amiin
@falastinfalastin6916
@falastinfalastin6916 Год назад
Waaa sheekoyinka keliya an ka helo runti fadxiyay plz ino so celi barnaamijyada wlh niyadaa idhisanta marka ku dawado ❣️🥰
@kassimmo4682
@kassimmo4682 3 года назад
Comenti aqris u soo galay markaasaa u imid umad afkooda ka faaneeso oo Ingiriiska caabudeyso bisinka
@mahamedsiad2643
@mahamedsiad2643 3 года назад
Kkkk waa yaab aniguna waan laa yaabay
@asmadiriye5671
@asmadiriye5671 3 года назад
Waxaad Mooda inad anigu ila hadlaysid I really needed these words mahdsanid Habo 🤍
@ayaanilwaadofficiall2555
@ayaanilwaadofficiall2555 3 года назад
Waxaa la yidhaa siday shinbirtu u talo saarato subaxii illahy iyadoon waxba meel ku ogahy hadii ay sidaas silamid dadku alle u talo saaran lahaayen waxba kamay xumaaden
@user-sl4hm7zk4s
@user-sl4hm7zk4s 3 года назад
Very inspiring Masha Allah ❤️💯 I feel like you are the Somali version of Oprah. Everyday after work while cooking dinner for the kids I am always looking for what you have posted. You are such a great woman. May Allah bless you for making us laugh and inspire everyday. 🙏🙏🙏
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 3 года назад
Awww…Bless you and yours gacalo. Love my dear sister😍❤️🎉🎈
@Cawrala10
@Cawrala10 3 года назад
Kaliga Ma ahan maalin waliba waan dhageysataa kalsooni ban ka qaada walahi
@elissatahir6829
@elissatahir6829 3 года назад
Waxaad ka mid Noqode routine keyga malinta ku daawan malin wcn ima ahan habo mcn🥰😘
@marianabokar7809
@marianabokar7809 3 года назад
Intaa ku arkaaye ma arag adigoo qalad ku hadlaayo Maansha allah abaayo
@mulkiosman2119
@mulkiosman2119 3 года назад
Waxaan ku duceysto inta badan ilaahey waa isiiyaa, laakinse sida loo duceysto iyo waxa ilaahey laga beryo aa barasho gooni ah u baahan.
@faysalwali1466
@faysalwali1466 3 года назад
Well done caawa si fican bad u hadashay waligay kuman araga adigo sidan fiican u hadlaya. congratulations for your achievement
@SocialMediaYoutu
@SocialMediaYoutu 3 года назад
War mar walba si fiican ayay u hadasha ee u quur gabdha wanaageeda.
@faraxnuur9180
@faraxnuur9180 2 года назад
Farxiya Cabsiiye waa inay Jaamacadaha ka qudbadayso waayo waa Haweeyney Caqli badan
@Rabiyownabadbaadi
@Rabiyownabadbaadi 3 года назад
Waxaan rajaynayaa in aad ka hadlayso in aad adigu is heshay is jeclaatay iyo guul awlaadadu soo hooyeen intaasay ila tahay....kkkkk waa qiyaastayda...waxa isoo raaca dad in aad caawisay howgu yarado in aad nolosha wax ka fahamsiisay oon ka mid ahay. Waxaa ku soo lee yahay thanks macalin.
@nimosuleiman
@nimosuleiman 3 года назад
Fathia u are our rule model keep going
@ru.storytimeanimation3103
@ru.storytimeanimation3103 3 года назад
Asc walaalo fariidanimo qofa laga dhigay ayaatiy
@lenatieties718
@lenatieties718 3 года назад
Caawa wajigaagu wuu dhalaalaya waxaa Kaa muuqdo farxad waxaans sidaa kaaga farxiyay waa rag. Stop blaming Somali men,stop spreading false accusations about men stop brain washing somali woman
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 3 года назад
Falsehood? Ma kolaad adigu Rag tahay ama taqaan Rag? Rag Waa dad sharaf leh ee na hebel Cali Dacar baad Rag u haysataa🤣 Alloow hana dulayn ileen #Dulayste wax ma garto!
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 2 года назад
Wlhi anaba arkay wax an aad udonayay on ku dalay sidan usugayay markan faraha ka qaday an helay allx shugran jasakallahu khayr
@warsanismael7739
@warsanismael7739 3 года назад
Waxaan ku duceystaa waxa naftu jeceshahey, qoyskeygu jecel yahey idinka jeceshihiin (happiness ) Allena raali inaga noqdo ❤️
@aminamohamed847
@aminamohamed847 3 года назад
Illaahay hadaadTalada u dhibato waxba ka xumaan mayaan.
@xamdiabuukar272
@xamdiabuukar272 3 года назад
The wisdom is knowing that alllah gives and takes whatever Allah want And the true is has Allah not help us we Will be lost sometimes what Allah want s for us and what we want Are much too deference place Allah knows whatever is best for us
@abdihakimahmed5775
@abdihakimahmed5775 3 года назад
"ومن يتوكل على الله فهو حسبه"qofkii ilahay tala saarta ilahay uu ku filan yahay I think topic ga aad ka hadashay aayadaas ayaa match garaynaysa ilahay caqliga iyo garashada hakuu daayo thank you for inspiring us❤️
@Mgggggggggv
@Mgggggggggv 3 года назад
Asc wll hadalkan waannubahnaa 2time andhagaystay wuxuu inoqday geed biyo ubahnaa oo biyihii helay thanks
@amalalia
@amalalia 2 года назад
I fell asleep listening. To you on repeat your motivating me
@zouhourriley622
@zouhourriley622 3 года назад
Garbo saar qurxoon bad sidataa haboo macaan
@nfarah3318
@nfarah3318 3 года назад
I love your scarf, is it silky what ever said was true believing ALLAH is the best tonight you look so beautiful. ♥️♥️♥️♥️♥️🌷⚘🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@suheerabdillahi2794
@suheerabdillahi2794 3 года назад
Mahadsanid habo qaali, markasta daaqad cusub ayaad ii ifisaa, ilaahay hayka xifdiyo. And by the way I'm still waiting your email
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 3 года назад
Mahadsanid Habo gacalo. Ma e-mail ayaad iisoo dirtay?
@suheerabdillahi2794
@suheerabdillahi2794 3 года назад
@@FatxiyaCabsiiyeChannel haa habo emailka Bilan ku qorantahay weyaan
@saynabjimcale4846
@saynabjimcale4846 3 года назад
Mahadsanid fatxiyay anigu waxaan ku duceystay ama ilaahay ka baryey gabdho Soomaaliyeed oo xaqa dumarka Soomaaliyeed soo dhiciya in ilaahey naga soo dhaxsaaro walaahi bil kama soo wareegin nimanka Soomaaliyeed markii looga qeyli siiyey 🤣🤣🤣🤣 Dadka dhaha ilaahey majiro baan layaabaa ilaahey waa jiraa waana nala joogaa walaahi ee wax xaq ah kabarya ilaahey xaq daradana iska dhaafa dadow
@ashabr1007
@ashabr1007 3 года назад
Maamul Keena midka alle aya ka wanaagsan hadanan ku qancin wan wareerenaa
@monalee8728
@monalee8728 3 года назад
Whatever it is, may allah fill your life with roses and rahma. Beautiful hijaab!
@queendm1317
@queendm1317 3 года назад
Oh yh loved 😍 it too
@niyaaladem
@niyaaladem 3 года назад
Asc gacalo Fatxiya. Waa runtaa shukaanta ALLAAH baa loo daayaa, halkii noo kheir ah isagaa garanay alxamdulillaah. Waxaan ku duceysta aduunka intan ku noolahay in aanu RABBI I fidneeyn, afkeeyga iyo adinkeyga laga nabad helo. Aakhitona janatul Firdouze Al culaa in uu igula kulmiyo waalidkeyga, Allaahuma aamiin.
@Sukeyna2007
@Sukeyna2007 Месяц назад
Habo mcn ❤😢 ku jecliyaa allah haku jeclaado amazing inspiration ❤️
@fahmoyasin7243
@fahmoyasin7243 3 года назад
انت تريد وهو يريد والله يفعل ما يريد
@hodoniskahansare3380
@hodoniskahansare3380 3 года назад
MaashaAllah, aad waa ka heley topicka maanta, waxaan dareemeyey in aa aniga iga hafleyso. Waxaan xasuustey wax aad iigu adkaadey ana aan ka hariwaayey kadib aan Allah Dikrigiisa badiyey, dhaqso ayaan u heley. Kadib wax walba oo an rabo iskuma dhibo tatiib ayaan ugu dadaalaa Dkirigana dabadaan u Qabtaa. Maba iga so daahaan. AlhamduliLaah. Dhamaantiin tijaabiya waxaad arki doontaan wax idinka Yaabiya!!.
@rahmabashe9356
@rahmabashe9356 3 года назад
Habo i miss you baryahan.khad ma soo galin jaanis uma helin barmaamij yadadii maanta waa inaan wada dawadaa wixi i dhaafay oo dhan wlhy si wayin baan ku tabay habo mcn♥️♥️♥️♥️💋💋💋🥰👑👑👑👑👸👸👸👸
@nasrayuusufelmatan2258
@nasrayuusufelmatan2258 3 года назад
Farxadaadu waa farxadayada guulayso
@geeleckariim4362
@geeleckariim4362 3 года назад
SOMETHING ESPECIAL HAPPENED TODAY I WISH I DID KNOW BUT I AM HAPPY FOR YOU ILAAH HA KUU SIYAADIYO
@aziamohamuud9283
@aziamohamuud9283 3 года назад
Geele cl kariim waan ku salaamayaa
@hayadahmed4940
@hayadahmed4940 3 года назад
💯 Geele I agreed with you and I’m so happy for her what ever it’s,. We love you and so proud of you 👏🏽 my sis Fathia 🌹🌷💐🌺 go grill go
@geeleckariim4362
@geeleckariim4362 3 года назад
@@aziamohamuud9283 azia salaamada walaal maxaad sheegtay
@geeleckariim4362
@geeleckariim4362 3 года назад
@@hayadahmed4940 hayad indeed dear
@naimahalsomali4895
@naimahalsomali4895 3 года назад
اللهم لك الحمد كما ينبغي لجلال وجهك وعظيم سلطانك الحمدالله على كل شيء جميل في حياتنا الله يسعدك يارب العالمين وشكراً 👍😍😍😍♥️♥️♥️🥰🙌🙌🙌🙌🙌
@MohamedHassan-xn8fu
@MohamedHassan-xn8fu 3 года назад
Waa runtaa ma heshid waxaad si daran , daran ,daran u rabtid laakiin waxaad helli waxaadan si daran u Rabin.!!! You don't get what you really, really, really want but you get what you really want.!!!!!!
@fatimahaden7325
@fatimahaden7325 3 года назад
Cawil wadaamogoo to day good topic baad ka hadashay fatxiyay waana kuugu hanbalyaynayaa
@asmachec4347
@asmachec4347 3 года назад
Asc habo fathia Ilove you
@sucaadmohammed7568
@sucaadmohammed7568 Месяц назад
Habo I love u so much sidaad ii dhistay oo an waxbadan oo aan fahansaneyn ii igu faaideysay eebe wax xun kuma tuso intaad nooshahay❤❤❤❤
@ikramkadar3783
@ikramkadar3783 3 года назад
I really needed to hear this subxanallah..jazakallah khayr habo ❤️
@ummaasiya722
@ummaasiya722 3 года назад
Mashallaha qofka muslimka ah ahadii uufaraxsanyahay waxaa nagu waajib aha in aan la faraxana siiba gabar soomaaliyeed oo xijaaban Mashallaha
@historynerd7549
@historynerd7549 3 года назад
Beautiful topic walal Keep going on
@halimasofe1124
@halimasofe1124 3 года назад
Masha Allah walaal Fatxiya waa runtaa in Allah la tala saarto kheyrna laga rajeeyo Allah ha ku xafido
@amirasami4406
@amirasami4406 3 года назад
Ilaahay ha ku barakeeyo hapo jazaka Allah ❤🙏🏿
@kamaladen2863
@kamaladen2863 2 года назад
Mansha Allah wllshy . Alle caqliga ha inoo barakeeyo . Amiin Amiin
@rashidawad5825
@rashidawad5825 3 года назад
WELIGEEY KAMA SHAKIYIN SADAQO, MARKAAD BIXISO BAA KUUGU DANBAYSA
@deeqafaarax7021
@deeqafaarax7021 3 года назад
Thanks
@ummaasiya722
@ummaasiya722 3 года назад
Allaha waxaad waydiisato oo ku khayra gacanta aha kuu galiyo everything everytime anywhere
@xamdiabuukar272
@xamdiabuukar272 3 года назад
Alxamdulahi for the grace and the grow what i great blessing to relex and to let Allah be the way of line We Are in proces of learing and healing even thougt its Hard sometimes
@bilaahmed2515
@bilaahmed2515 3 года назад
Fathia quruxey qalbi ku salamay wlo Illahay hano ka daayo Amiin ❤️❤️❤️
@aminaabdalla7245
@aminaabdalla7245 3 года назад
Farxiyo dad badan baa ku jecel ogoow qof kii allah jeclaado buu allah dhahaa malaaaigtana jeclada arlada laga jecladaa marka quruxeey waanu ku jeclnahay allah wuu ku jecelyahay dhirigalinta soo badi qof caqli badan baa tahay waa jeclahay inaan ku dhagaysto
@nimosuleiman
@nimosuleiman 3 года назад
Alahayaw hankaygiyo himilada nasiibkiyonwaxan hiigso leeyahay ka ilaali hadimada aniga iyo qof kasta oo muraadleh
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 2 года назад
Waxaad jeceshaha lama helo lkn wuxu ilahaay kula doono lama waayo tasa mihiima xaqiiqatan
@Waayoarag98
@Waayoarag98 3 года назад
SubxaanaAllah, fatxiya aad baan isaga kaa dhex arkaa. Inkasto duruufuhu si gaara inoo kala maamuleen. Waa kugu raacsanahay, waa sidaa aad sheegtay. MaashaAllah tabaarakaAllah. The more charity you pay the more it comes back very true. I am happy for you. All the best InshaaAllah.
@sahraismail8238
@sahraismail8238 3 года назад
Soomaali miyaa mawduucan saw inagaan englishka wada qorayna ku wada hadlaynaa kawarama qofba meelbay u joogtaa ka daaya dadka af aynaan lahayn afkiina hooyo qora oo ku hadla
@asmaabdirahman1513
@asmaabdirahman1513 3 года назад
Habo fathia mawduucyadan oo kale un noo wad alle ha ku sharfo habo
@sahrawarsame725
@sahrawarsame725 3 месяца назад
Masha Allah tabarakallah amazing
@mahadoahmed3307
@mahadoahmed3307 3 года назад
Cabdi tahliil janadii ilaahay hakawarabsho
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 2 года назад
Csw csw dagalkii badar buu ahaa ee mala iigtu ka dagalantay
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 2 года назад
Waayo waxyabo badan od radinaysidba laga yaba inanay khyr ku lahayn
@dakeyaalihassan617
@dakeyaalihassan617 2 года назад
MashaaAllah thank u walashay . This vidéo is just on point. Im working on some personal project and i need money for that but until now no view of it hahaha. Illahay ban uu dhibtaay m'y projects he Knows better. Khayr in shaa Allah thank u wll. From 🇩🇯🇩🇯🇩🇯😍😍
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 2 года назад
Allah u dhiib gacalo and never give up! It’ll come to fruition soon. Insha’Allah ❤️👌
@nawalhassan7530
@nawalhassan7530 3 года назад
Fatxiya noosooadi videoyadaan ookle
@amalalia
@amalalia 2 года назад
I love your perspective Habyare keep going
@aminafaisal2805
@aminafaisal2805 3 года назад
Farhiyay walalshey mcn, your always inspiration to your family and foremost every one who values your mentality. I’m so proud of your happiness and the conclusion that you reached about let it go and giving almighty the steering.
@ayanmohammed1904
@ayanmohammed1904 3 года назад
Asc wa raxmatullah wa barakaatuh Jazaakallah khayr Keep up the good work
@kaltoumahmed8241
@kaltoumahmed8241 3 года назад
As The highest paradise fardowz al aclaa that's my aim 🌼
@istahilabdi1531
@istahilabdi1531 3 года назад
Fahiya walshay waa ku jwclahay wana kugu riranahay wlhi arin ihaysato aan rabaa in aan kulaqaybsado please inte kala soxiriraa
@fatumanur7067
@fatumanur7067 2 года назад
ومن يتوكل على الله فهو حسبه
@nimosuleiman
@nimosuleiman 3 года назад
Waarun rabi talo udaa
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 3 года назад
Masha Allah, congratulations I think love is in air for you and much more. I always make Du’aa for my family whatever we are doing we asked Allah to gurad us ,and Masha Allah it has been amazing .
@faiidochannel4921
@faiidochannel4921 3 года назад
Aac fadxiya cabsiyayaay ragii aleylehe runtaad nooga sheegtey malin kasta program kaga waan dawada inadeer halka kaga hay naga rid waxa
@hawohared2814
@hawohared2814 2 года назад
Amazing walaahi ilaahay hakubarakeeyo
@fatimaabdirizak2117
@fatimaabdirizak2117 3 года назад
Wlhi waa runtaa fathia dadaalka la imow ilaahna talada udaa Kuna kalsoonow.
@rashidawad5825
@rashidawad5825 3 года назад
JANO, IYO KHAIR BADAN
@naciimosheikhhassan9925
@naciimosheikhhassan9925 3 года назад
Aaminaadu waa waxa koowaad oo Lagu aqbalo ducada(YAQIIN)
@naciimosheikhhassan9925
@naciimosheikhhassan9925 3 года назад
Tawakkaltu calallaahi wa kafaa billaahi wakiil
@nemaabdilahi9691
@nemaabdilahi9691 3 года назад
In your saying many things r in the air it can be ur kids kissed ur soul, it can be things fall into place nd many more
@maimunahmedgulled2833
@maimunahmedgulled2833 3 года назад
Gobaadey❤❤🦋🦋
@rahmaisak4240
@rahmaisak4240 3 года назад
Waa Sax Fathiyaan, taasi waan kula qabaa Eebe Haka Ajar siiyo. Tala saarashada Eebe ba wax walba ka xoog badan kana weeyn..... Mahadsanid
@fadumafarah2146
@fadumafarah2146 3 года назад
Maansha Allah abaayo whatever it is good for u
@fadumafarah2146
@fadumafarah2146 3 года назад
🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️
@sayidacool7190
@sayidacool7190 2 года назад
masha alh
@ummaasiya722
@ummaasiya722 3 года назад
Fatixiyaya rumeo imiyaad heshay walalshey
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 3 года назад
Maashaa allaah wll fathia quruxleey guulayso
@umusubeer7439
@umusubeer7439 3 года назад
Mashallah Fathia Absie wllo waxaad qofka kaliye aan barnaamijkeeda aad uxiseeyo allaha kubarakeeyo way ka muuquta waxaad tahay nuurka sharafta milgaha rabi akhirana filjana hakugu bushaareyo wll mcn am so happy for you ❤️❤️❤️❤️❤️🌷🌷🌷🌷🌷
@nimcomaxamed556
@nimcomaxamed556 3 года назад
Quruxey I love you Aniga waxn ku duceystaa janada inuu ilahay i geeeyo aniga iyo labadayda walid iyo walaaladay Adduunkana waxn ku duceystaaa Nin wanagsan oo i jecel.i daryeeela ooo aaan sida waraabaha iii cunin deeee kkkkkkkkkk🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@seyabdi342
@seyabdi342 3 года назад
Exactly what I do 😘😘
@fatimaabdirizak2117
@fatimaabdirizak2117 3 года назад
Wan buu ahaaa
@zamzambouraleh9941
@zamzambouraleh9941 3 года назад
ASC. I am happy for you, I think you get Mr. Right or Duca Qabe.
@SocialMediaYoutu
@SocialMediaYoutu 3 года назад
Mr.right is not the only happiness .their are so many things that can make happy.
@seyabdi342
@seyabdi342 3 года назад
Mash Allah
@osobfarah1304
@osobfarah1304 3 года назад
Great that what you are saying...but I know you for long 3
@fatmahussien9629
@fatmahussien9629 3 года назад
Wax badan ayaan kaa bartay fathixiya in lanoolaan karo nin la aantii in aad naftaada jecelaato inaa aad isku tashato in ilaahy moyee qofkle la isu bahnin maclamadeeyda ayaa tahay abyo ilaahayna waxaan ka rajynaa in qalpigayga suu arbo iga dhigo alxmd xili walipa
@samsambarud4376
@samsambarud4376 3 года назад
Woow Am happy for you my beautiful sis 💕 and hope everything goes kheyr iyo kheyr. My prayers, sunnahs and sadaqas in so many ways is being practiced and Allah Subhannah Watacallah knows the best path of kheyr. And we are definitely trying the best of those beautiful advice and words. Ma sha Allah In sha Allah kheyr
@kadradahir7287
@kadradahir7287 3 года назад
Fadxiya waxaad tahay qof aqli badan mar walaba. Ka hadla wax yaa aha Xaqa aha ilaahay ha ku xafido keep up the good work we love ❤️ dear
@mohamedomar8372
@mohamedomar8372 3 года назад
Thank you so much madam wlh aad ayaan ugu faa iiday mashallah wax badan ayuu igabday thank you madam fathie love you
@maan-bila6230
@maan-bila6230 3 года назад
Maanta waan kugu raacay fikirkaan Kaligey ayaa dareemay waxaan aad kasheekeynayso Thanks abaayo
Далее
Maxaa Nakala Helay?🥲True love story❤️
28:45
Просмотров 20 тыс.
ХОККЕЙНАЯ КЛЮШКА ИЗ БУДУЩЕГО?
00:29
Waqtiga xagee ku dhumisaa By Safiya  Baande
19:09
Просмотров 25 тыс.
Jeceelka see loo ilobaa || Amalina  ||❤️🧡💜
9:32
MAXAY DUMARKU RABAAN?
5:39
Просмотров 1,5 тыс.
ХОККЕЙНАЯ КЛЮШКА ИЗ БУДУЩЕГО?
00:29