Тёмный

Inan Tahriibtay Oo Qiso Xanuun Badan Ka Sheekaynaysa "Kartidda Bulshadda SAABTV" 

SAAB TV
Подписаться 493 тыс.
Просмотров 900 тыс.
50% 1

Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Dadka Iyo Inay Gaadho In Ka Badan 270 Milyan Oo Qoys Oo Ku Nool 140 Dal Oo Adduunka Ah, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Check our website : www.saabtv.com

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,1 тыс.   
@omarmohamoud5892
@omarmohamoud5892 5 лет назад
Gabar fariid ah. Ilaah ha u naxariisto walaalaheen somaliyeed ee geeriyooday. Asma masha allah ilaahey cimriga ha kuu dheereeyo./Beledwayn
@somsaid2116
@somsaid2116 5 лет назад
Aamiin
@fartundhagane1266
@fartundhagane1266 5 лет назад
Aamiiiiin
@yusufabdi3855
@yusufabdi3855 5 лет назад
Wllky xitaa wabiga baladweyne ha qalin xitaa
@idilcabdi4848
@idilcabdi4848 5 лет назад
Aamiin
@heegaaleabdi7835
@heegaaleabdi7835 4 года назад
TAN AAD BAA LOO SOO WASAY.
@amiradiamant7548
@amiradiamant7548 5 лет назад
Wll qisada qor insha Allah wadanka hadii dawlad dhalato waa lagu qaamaynaya oo dhibaatada xataa 50 sano kadib ayaa xaqaaga helaysa
@mudanedhawidhawi3088
@mudanedhawidhawi3088 5 лет назад
Yaa qisooyin naga qora anaagaa buuxnee runtii xisaab maleh inta qof somali ah si arxan daraa tahriib loogu dilay rabi ha xafido dhaman somali weyn 🇸🇴
@apdikanijama7224
@apdikanijama7224 3 года назад
Amiin aamiiin
@updyrachedosman7089
@updyrachedosman7089 5 лет назад
Alxmdulilaah ilahay ayaa iga badbaadiyay tahriip msha allh wan ducaystaa markaan arko dad ka sheekaynayay ama tahriipay oo dhipkiiza ka shekeenayo waan farxaaa ilahay mahadiii weyan 🤲
@khadarmaxamedsiciid998
@khadarmaxamedsiciid998 5 лет назад
Waa doontii iga horeysay alle ha u naxariisto intii ku dhintay aamiin
@ahmedyare2942
@ahmedyare2942 5 лет назад
Khadar maxamed Siciid hlkad ku sugan tahay hada
@khadarmaxamedsiciid998
@khadarmaxamedsiciid998 5 лет назад
@@ahmedyare2942 France
@quruxbadan4333
@quruxbadan4333 Год назад
@@khadarmaxamedsiciid998 maad kujirty wll
@mahadabdillahi4264
@mahadabdillahi4264 5 лет назад
Gabadh fariid ah weeye, wax badan bay qabsan kartaa dalkeeda, waa gaabdh karti leh sida ka muuqata. Masha allah.
@mahadcupra5913
@mahadcupra5913 5 лет назад
Somaliyeey tahriibtu waa dabar,go ee dalkiina aamina
@fanaxabshir7266
@fanaxabshir7266 3 года назад
Scw scw scw
@umaaniisayusuf9557
@umaaniisayusuf9557 5 лет назад
😭ilaahay intii ku geriyootay haunaxariisto inta dhawacaana alaha cafimaad siiyo walal adiguna ilaahay shaqo wanaagsan wadan kaaga hakaasiiyo ilahow wadanka nabad nogadhig
@duniyojama1463
@duniyojama1463 5 лет назад
Aduunka meeshaad doonto katag somali ayaad tahay Illahay haw naxariisto intii ku dhimatay intii dhawacana alle ha caafiyo
@SAMAALE1
@SAMAALE1 5 лет назад
uduceeya soomaali dhamaanteed nabigana kusaliya plz
@sacdiyoabdi572
@sacdiyoabdi572 5 лет назад
Soomaalilan.nabad.waayay.maxaa.ubaxday
@nafisaandnasiimchannel5776
@nafisaandnasiimchannel5776 5 лет назад
Scw
@nafisaandnasiimchannel5776
@nafisaandnasiimchannel5776 5 лет назад
Swc
@faadumoguray727
@faadumoguray727 5 лет назад
Inti dhimatay Allah aunaxristo inta dhawac Allah ah usalo adigan Allah haka masaxo inayad jabka 😢
@shugricabdixakiimmaxamed2373
@shugricabdixakiimmaxamed2373 5 лет назад
Scw
@abdallabro11
@abdallabro11 5 лет назад
Inta dhimatay oo Islam ah Allah unaxariisto inta dhaawacana Allah uboogo dhayo amin ya Allah
@Badiye869
@Badiye869 4 месяца назад
Dhibaato wayna
@Badiye869
@Badiye869 4 месяца назад
23:15
@Badiye869
@Badiye869 4 месяца назад
E 23:32 23:33
@abdihnazerganaczadeh9715
@abdihnazerganaczadeh9715 5 лет назад
😭😭😭😭😭walhi waaaan oooyayaaa markaaan arkay azma wlloh ilaahy cimriga hakuu barakeeeyo wll qali waxan rajaynaya inN kula kulmo wlll
@jamalbadal9349
@jamalbadal9349 2 года назад
asma aqoon miyad iskuledihin sxb xagayse kudambaysay gabadhan gabadhan marki berbera nalakeenay aya igu dambaysay
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 Год назад
@@jamalbadal9349 way gursatay wll oo hargeisa jogtay marki igu dambeysay
@mohammedaswad3207
@mohammedaswad3207 5 лет назад
Ilaahay haunaxariisto dhamaantood, sucuudiga godobtaa waan kuu hayaa, hagaadho hagaadhadeedee insha Allah one day.
@abdallabro11
@abdallabro11 5 лет назад
Asxapeey aniga wxan kutalin lahaa inta aad isleedihiin wax badasada wllyaaloow naftiina halaag ha usoojiidina waiga talo un brothers and sister's
@ubaxxajiibrahim9259
@ubaxxajiibrahim9259 4 года назад
Waa sheeko Aad u Xanuun badan intii dhimatay Alle haw naxariisto inta kudhaawacantayna Alle haw Booga dhayo, lkn waxan Aad uga Xumahay Somalidu Maaha dadka wax Maqla oo dhibta soo Gaadhay Qarkood wax ka barta waa dad Aad u Madax Adag😭😭
@ajabnino9577
@ajabnino9577 5 лет назад
Sucuudigu culimadiisi ayuu alyay mise waa dad doon saaran allaw unaxariiso masakiinta
@zaynabbintuhassan3868
@zaynabbintuhassan3868 5 лет назад
Ķ
@habiibhussein5146
@habiibhussein5146 5 лет назад
Fariid ilaahay caqli ku manaystay adiga iyo intiini badbaadayba alle nolo raaxo leh ciidina hooyo haydinku siiyo wlo Ameen 🤲🤲🤲
@manaomar212
@manaomar212 5 лет назад
Asmaay MAANSHA ALLAH gabar adag baa tahayee soobax muqdisho imaw adiga iyo dhaawaca ahba waanili qaabilaa shaqana waa kuu diyaar ☝️♥️🇸🇴
@malikabertan7480
@malikabertan7480 5 лет назад
Mana Omar kkkk may isasoo dhiibtaa huuno
@xawamaxamuud7656
@xawamaxamuud7656 5 лет назад
@@malikabertan7480 fhkagfa
@suheybahmed4568
@suheybahmed4568 5 лет назад
mahe waa gabadh somalilandar dhab ah asma
@jamalbadal9349
@jamalbadal9349 2 года назад
kuwi kale ee nala socdayba ee xamar lakenay dabadana xabado kaga jiran aya waxloo qaban wayay
@cabdihindiofficialstudio2248
Maasoobaxaa
@ifraaxmaxamud333
@ifraaxmaxamud333 5 лет назад
Somali allaha magacoodii iyo sharafteeda u soo celiyo aamiin laakiin somaliyeey iska daaya madax adeeyga silaca maanta siyaad nooloow baa dhaantay soo runtey maahan
@hindaabdi564
@hindaabdi564 4 года назад
Ifraaxeey war la'aan baa ku haysa, Siyaad dad baa aduunka meesha ay ka lahaayeen oo ah dhulkooga hooyo, guryahooga uu ku dudumiyay gantaal kan iyo rasaastan aad arkayso. Shasheeyaa ku dilay, dhulkaygii baan ku noqon baad kaga gamadaa laakiin dhulkaaga dhexdiisa nin kula midihi haduu nolasha kuu diido ayaa ka daran. Siyaad ninkii ka horeeyay ee la dilay baa fiicna. Isaganaa dilay.
@mohamednur3391
@mohamednur3391 5 лет назад
asc waxaan ahay dhakhtar somaliyeed oo rer keenya ah fadlan saab tv gabadhan iguxariri hadii ay guur iyo nolal famil diyaar utahay
@abdikadirmacalin6823
@abdikadirmacalin6823 2 года назад
Allahumma Sali wasalim calaa Nabiyinaa Muxamed
@faysalyasin3494
@faysalyasin3494 5 лет назад
Alle ha u naxariisto walaaha somaliyed ee xaqdarada lagu laayey
@flankthefirstthingyakandah7243
@flankthefirstthingyakandah7243 4 года назад
3 7MBWR
@Za07Editz
@Za07Editz 5 лет назад
Dhibaato ayey soo martay ilaahay wax khayr qaba haku siiyo adigoo dhulkaaga hooyo jooga
@gucuregacod7119
@gucuregacod7119 5 лет назад
Subxana allah wlahay waa arin naxdin badan dhamantood allah naxariistii JANAAT FADROWSA HA SIIYEE,ADEERKAY AAN AAN AAD UJECELAHAY AYAA KUJIRAY,DHIMASHADA LABUU UKALA GOY,
@gucuregacod7119
@gucuregacod7119 5 лет назад
ASMANA WAXAN LEEYAHAY ALLIHII KAA BADBADIYEY GACANTAA XAQDARADA IDINKU LEEYSAY ALLAH AYAA KA ABAAL MARINAYA, ALLAH UGU XAMDI NAQ, WLLO ,WAAN GARAN KARAA XANUUN BADAN AYEY KUGU HAYNAYSAA, SABABTOO AH XAADIR AYAAD AHAYD WAXII DHACAYEY, ALLAH KAA MAYRO XANUUNKAS ,WAA WAX LAGA XUMAADO,ARIMAHAAS ISBIIRSADAY, KAALMO LA,AANTU KAMID TAHAY, ALLAH WAXSAN HA KUUGU BEDELO WLLO,
@wacanali3595
@wacanali3595 5 лет назад
Allah ha u naxariisto intii dhimatay Tahriib mafiicna dhalinyarooy iska daaya dalkiina ka shaqeysta intii aad dalkale musqulo hooda dhaqi laheydeen dhulkiina waa hodanee ka shaqeysta
@abdijibarabdilahiosman9209
@abdijibarabdilahiosman9209 5 лет назад
Ilaahay ha u naxariisto dadkaa ku dhintay
@user-li9jo5lg8e
@user-li9jo5lg8e 5 лет назад
سبحان الله، والحمد لله، ولا إله إلا الله، والله أكبر ، ولا حول ولا قوة إلا بالله.
@amirhashi9855
@amirhashi9855 5 лет назад
J
@Alisalah_24
@Alisalah_24 5 лет назад
Nadir Yusuf سبحان الله 😔
@yasbagg
@yasbagg 5 лет назад
Hoyadaa wasee afsomaliga inaa qorto mxaa kuu diiiday carab iyo nacaladoda afkoda mrkaa qoroosid
@quman1232
@quman1232 5 лет назад
subxanlh subxanlh subxanlh subxanlh subxanlh alxamdulilh alxamdulilh alxamdulilh alxamdulilh alxamdulilh allhu akbar
@adnanyusuf996
@adnanyusuf996 4 года назад
Waa runtii adeer carabi waxba kuu tari maayo hooyadaadii carabtu gumaysan jirtay wasee
@farahmacalinadan6688
@farahmacalinadan6688 3 года назад
Gabadha wa gabar jirte Allh noxafido wlshy
@africanlion8585
@africanlion8585 5 лет назад
Masha Allah walal, you've survived. You're so beautiful walahi.
@cayncc7777
@cayncc7777 3 года назад
hooyadaa was naa ma ku wassa
@africanlion8585
@africanlion8585 3 года назад
@@cayncc7777 Astafurulah, Astafurulah.... Qof Muslim ayad tahay. Ceeb.
@abdirahmankayse9809
@abdirahmankayse9809 5 лет назад
Somaliland madaxdedu waa caloshoda u shaqaystayal kaliya waxay mesha ujogan siday guri fooq ah u dhisan lahayen alle haw gargaaro umada
@queenfatuusha3893
@queenfatuusha3893 5 лет назад
Ax ala muruga badana walee wax soo aragtay wllo inan adag weyan ilahay wax khayr qaba haku siiyo rer anu deris nahay wiil kooga aya ku jiray ax😭😭😭 kuwa dhintay ayu ku jiray ax
@maslaxmaxamed3455
@maslaxmaxamed3455 Год назад
ALLO U NAXARISTO INTII DHIMATEY AAMIIN
@MaxamedXanaaneeye-jr2pz
@MaxamedXanaaneeye-jr2pz 4 месяца назад
😢😢😢😢 ilahay ha unaxaristo weriye ahmed Runti qof dadnimo leh ayuu ahaaaaa. Ax ax
@user-us5qe2rg9s
@user-us5qe2rg9s 5 лет назад
Ala sxbted xalkedi intu kudan beyay nolol io geri mid waxan u dha meys tay video ga dhan in an gabadhi kale mesha ey kudan beyso ogado lkn wan kaxumahay dib iskuma ey weydin nolol&geriba😢😢
@caalinentertainment8874
@caalinentertainment8874 9 месяцев назад
Bal isoo duceeya waa tagaya incha alllh inaa Yurub galo🎉
@himillomotivation8628
@himillomotivation8628 5 лет назад
Ilahay u mahad celi Wll Wadnkagana Amin wax ficana IlahaY hakula kulmiYoh
@user-lt5os1ro1m
@user-lt5os1ro1m Год назад
Farmajo wllhi wuxuu ahaa xabiibul malaayiin❤ qof kasta oo somali ah ayuu abaal ku lee yahay
@Saahililyar2146
@Saahililyar2146 5 лет назад
Intii dhimatay allaha u naxaristo wllo intii dhawacmata allaha ubogadhayo 👐🏻👐🏻 Adigana mid gulaysata oo dadalkedu mirodhalo allaha kaadhigo
@fadumosahra734
@fadumosahra734 6 месяцев назад
Inanka wariyah ah isuba wuu dhintay ILLAAHAY ha u naxariisto
@xasanmaxamed8303
@xasanmaxamed8303 5 лет назад
Allow somali dhulkooga ubarake
@aarboy2305
@aarboy2305 5 лет назад
اللهم اءمين
@aliyetaaaliyetaa8128
@aliyetaaaliyetaa8128 4 года назад
Amiin
@ladanmohamedahmed8929
@ladanmohamedahmed8929 4 года назад
Aaaamiin yaarabi
@abdifatahmohamud5057
@abdifatahmohamud5057 5 лет назад
Rabiyow dhibatada kasaar umada somaliyeed meel kasta ay dunida ka jogan dhibka dal shisheye uu leyahay anta aniga camal ah ee ila soo aragtey rabi dhibta hanaga saaro aamiin aamiin😍
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 5 лет назад
Inanta iyadaaba wariye la moodaa Maanshaalaa
@farhanalmani1772
@farhanalmani1772 5 лет назад
Waa weriyad sxp
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 5 лет назад
Waa reer burco oo iyaga iyo reer mudugaba hadalka waa ku dhashaan
@nimaodiamond5179
@nimaodiamond5179 5 лет назад
Waa weriyad walal waa suxufiyad
@asiyamuuse2403
@asiyamuuse2403 5 лет назад
way tahye
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 5 лет назад
@@asiyamuuse2403 waa u egthy
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 5 лет назад
Dalkeena aamina dhalinyarow arsaaqada waxa ilaahay qoray markii aad caloosha hoyadaa kujirtay gaar ahaan hablaha diin ahaana tahriibku waa xaaram
@abdullahimohammedali929
@abdullahimohammedali929 3 года назад
Waan ka damqaday, inantu waa gabadh dhiiran. Masha Allah
@abdifatahhirsi3207
@abdifatahhirsi3207 3 года назад
Ilaahi ku bad baadiyey baa mahada iskaleh Anigyga waxan joga xeeebta musaafir ayaan ahay Somali Mohamed soduceya Ilaahay badda nabad galyo nagu dhaafiyo insh allah I love Somali🌹
@elmikamil9487
@elmikamil9487 3 года назад
Garoowe waxba kumanaan arag kuteh 😢😢😢😢 Garoowe waa Dhulkaagiiye ogow inanyahay 😢😢⚠️⚠️
@najahhassan7716
@najahhassan7716 3 года назад
Waa run soomaliland oo somalilandara hadana soomali meel ay degtaba wAAA DHULKEYGIIPA❣❣ONE LOVE SOMALI❣
@abdirahmanbare9189
@abdirahmanbare9189 3 года назад
Sidaa ulama jeedo bro caqliga ha shaqeeyo
@kambalmedia
@kambalmedia 5 лет назад
Allllah ayaan tahriib ka magan galay Lkn inaan diyaarad raaco rajo weeye😂😂😂😂😋
@hindaabdi564
@hindaabdi564 4 года назад
Hhhhh Xajjka u raac. Hargeysa tu Jigjiga u raac. Hargeysa tu Jibuti u raac. Tu Addis Ababa u raac.
@wadajirmedia171
@wadajirmedia171 5 лет назад
Somalind wax la dhoho iska ilaawo waad arakta gabadhaas iyo dadki la socday inay wax u qaban waysay somalind. aduunyo meel cidlo ayay ku dhageen dadkaas. Somalia waa dalkiina iyaga wax ku tihiin iyagana wax la idin kugu qabanaya. gabadhaas rer burco qalbigeeda kumajiro wax la dhoho somalind wlhi wey iska ilowday 😭
@wadajirmedia171
@wadajirmedia171 5 лет назад
sax waaye wll
@allahwithmeneverbedeprived3494
Markaan somaliland oo dalkayga ah wax ku noqon waayo ma somalia ayaan wax kunoqonayaa kkk
@wadajirmedia171
@wadajirmedia171 5 лет назад
@@allahwithmeneverbedeprived3494 adeer qiyaali ayaa aminsan tahay ee dadkaga dhinac ka raac . gabadhaan somalia so daysay ma aminsano wax la dhoho somaliland indhaheeda ku araktay adigana ina indhahaga ku araktid ayaa fican
@allahwithmeneverbedeprived3494
@@wadajirmedia171 Allaw dalkayga caddawga kahay Aamiin iyo shacabkayga dhamaan Aamiiin
@karinacwjacobs
@karinacwjacobs 4 года назад
Somaliland malaga yaqaan meesha joogo.dhamaanteen waxay no yaqaanin soomaali.somaliland waa bug.....
@malikiyawacan3368
@malikiyawacan3368 4 года назад
Allah unaxaristo inti dimatay ee Somali carab melkasto ee jogan ogada iney cadowga Somali yehin ee dalkina dufacda qabil iska daya ee Somali nimo ega 😭😭💔🇸🇴
@dalalmaakhiri1060
@dalalmaakhiri1060 5 лет назад
😀😀 THANKS MAHADSANID Madaxweyne FARMAAJO Qaran iyo Dawladii waa taa ee maamulka HARGAYSA ee BUGTA ah wax jira maaha ee Ciyaalkan maskaxda laga dhaqay ha fahmeen waxa maamul ku sheega Hargaysa ka yahay adduunka iyo Dawladnimadaba. 💪🦁🇸🇴
@ibraahinxasan8917
@ibraahinxasan8917 5 лет назад
Faqash faqash dhashey meel kaste siyasad unba la ordayzan hoyadini mixnadysanyd wase tuuu tag
@maxameddabaare5658
@maxameddabaare5658 5 лет назад
fariid wllo allah haw naxariisto intii dhimatey adna nolol wacan ayaan ku rajaynayaa intii dhawac ka soo gaadhayno allah haw boogo dhayo arrinkina ka gaabiyeyna allah ayaa kala xisaabtami
@adaruzmohamed4748
@adaruzmohamed4748 5 лет назад
INUU NOOLUHU 🚶‍♂️🤔🚶‍♂️KACARARO INUU CAGIHIISA MAALO HALKUU CAAWIMO KA WAAYO WAA CAADADII
@musemahamoud2628
@musemahamoud2628 5 лет назад
Caydarus wixibad fahmisa hhhhh
@nimcanqalinleofficial8192
@nimcanqalinleofficial8192 4 года назад
H
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 5 лет назад
Sacuudiga waa xaasidiin wlh 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 carab looma tahriibo hadii la tahribaayo yurub baa lo tahribaa asxan
@Human-xr6lk
@Human-xr6lk 5 лет назад
Somaliland aniga dadka ugu jecel laakin, Mudana Farmaajo waan jecelahay.. Waayo hadad ka abaal dhacdo, ducufnimo... wana mahadsan yahay dhalinyarada uu soo badbaadiyey
@asiabintucllaahiyusra3391
@asiabintucllaahiyusra3391 3 года назад
🥺😢😥
@saafiprostudio3474
@saafiprostudio3474 4 года назад
Walaashay ilaahay dartii Ku samar ciidan sucuudi ah jaanis wn Ku heli doona xanuunka wn dareesiindoona inshalah
@mustafemohamoudmohammed9717
@mustafemohamoudmohammed9717 5 лет назад
Maashaa Allah! Fariid qurux badan👍
@MakonuurGacal
@MakonuurGacal 5 лет назад
Ť
@cateyeomar5886
@cateyeomar5886 5 лет назад
Waxa u ahaa habeenki igu naxdinta badnaaa markan xasuuusto wallahi waan ooyaa ileyn feed la qabsadana waa danee, dabaal ma aqaan doonta maraarka qaaar way isrogii gaadhay sacadu waa sideedi habeenimo ,goor gudcur ah !!!!!! Illahay haw naxariisto asxaabtaydii dhimatay oo igu qaali ahaaa ammmiiiii
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 5 лет назад
Ax ax allow soomali dhibka ka saar😢😭😭 Doonta axl xogaa ba ka horeyey Tii naga Danbeysay by aheyd😢 wn ka xumahaY wlhi
@abdihnazerganaczadeh9715
@abdihnazerganaczadeh9715 5 лет назад
Oo wll adu xagad jogtana marka
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 5 лет назад
@@abdihnazerganaczadeh9715 Lipiya wlo lkn markiiba waa maqalnay🙄😭
@fadumomaxamud2814
@fadumomaxamud2814 5 лет назад
ilaahaw dalkeena nabad nooga dhig ilaahaw dadkeena midee maxa dhibaato na taabatay aaway dhalinyarteenii aaway waxgaradkeen aaway culimo aawdiinkeenii Ilaahay ha naga qabto kuwa ugaarsada waxgaradkeena ee nala doonaya inay wax magarato noo soo harto Ilaahay dadkaygii qalbigooda ha mideeyo aamiin
@kawaranhaddii4268
@kawaranhaddii4268 5 лет назад
Asma walaalle allaha u naxariisto cidii ku dhimatay kuwii ku dhaawacmayna allaha u gargaaro. Ilaahay baa mahad leh oo noo kaa soo badbaadiyay adigoo quruxdaa iyo qiimahaa leh. Ilaahay dalka iyo madaxda ha noo hagaajiyo.
@muniiro-23muniiro52
@muniiro-23muniiro52 5 лет назад
Walahi walahi doqon maahan dadkeeda wey unaxday ilaahey ku barakeeh asma
@abdurahmanabdikarin4529
@abdurahmanabdikarin4529 5 лет назад
3/17/2017 Ayay Dhacdaadsi Ahayd Wlhi Anoo ooyayan Daawanaya Waxaa ku dhintay Doontaa zxbkay Ibraahim mohamid Alcadaala Zxbki dunida uga qaalisana Markasta Oon xasuusto Waan ooyaa Wlhy Ilaa Malinti zxbky Dhinty Noloshydu Migdo Bay Gashay zxb Mcn Ale Hakuu Raxmado😭😭😭😭😭😭😭
@jamahassan8422
@jamahassan8422 5 лет назад
Aamiin ilahay ha u naxariisto saxibkaa gacan kagardaran iyaabaa dishay, waxaad ogaataan somalidu magacyo aan waxba soo kordhinayn hakala sheegato markay meelkale tagaan waa Somali uunbaa lagu odhan, mida labaad waan laga wacyi galiyo dhalinta dhibka iyo rafaadka tahriibka, asma waxan u rajaynayaa nolol wacan, waa cod kar iyo wax garad
@abdurahmanabdikarin4529
@abdurahmanabdikarin4529 5 лет назад
@@jamahassan8422 3 Sano wlhi Wali Habeen kama zabrin Adunyadu sharaf Malaha Greesigi Deeqsigii Fariidkii Aftahanki Baaa KaTagay Insha allH Dadkaaz Maallin Uun Xaqooda waan keeni Doona
@jamahassan8422
@jamahassan8422 5 лет назад
u ducee in ilahay jannadii geeyo, midakale waxaa jirta cadaalad iyo maxkamad rabi oon qofna lagu dhaafay wuxuu falay, u fiirso من يعمل مثقال ذرة خيراً يره ومن يعمل مثقال ذرة شراً يره ilahay hakaasiyo sabar
@aishaaadan8905
@aishaaadan8905 5 лет назад
😢😢😢😢 Allah u naxariisto dhamaan walalihi ku dhamaadi iyo sxbka kuwii ka dambeyna Allah xaqa muslimiintas ha ka soo saaro
@halimaahmed6450
@halimaahmed6450 5 лет назад
Allle haw naxaristo wlllo Ibrahim yareinagooo dhan inaga dhintay😢😢😢😢
@mohamedahmedjaamac9544
@mohamedahmedjaamac9544 2 года назад
Allah ha u naxariisto janatal fardowsana haka waraabsho inanka waraysiga qaadaya oo ah Axmed Ducaysane wuxu geeriyooday bishii ugu dambaysay ee sannadkii 2021 ee inna dhaafay.
@ikramahmed6288
@ikramahmed6288 2 года назад
Ilaahay ha u naxariisto
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 Год назад
Alle ha unaxaristo
@mohamedahmedjaamac9544
@mohamedahmedjaamac9544 Год назад
@@hamdaismail6155 Aammiin wllo
@mohamedahmedjaamac9544
@mohamedahmedjaamac9544 Год назад
@@ikramahmed6288 aammiin wllo
@cawildiiriye6826
@cawildiiriye6826 Год назад
Waa inankii wadnuhu istagay saw maha alle haanaxariste😢
@amranchannel4881
@amranchannel4881 5 лет назад
My jidhaygiii asma bare nolol qurux badan kunolow sxp qaali dalkan Aamineyna alle ah ino barakeeyo
@islamsom4286
@islamsom4286 5 лет назад
Najah Abdi Esse Waxayari waa qof yaroo fani ah o quruxlay MASHALLAH
@khadramuse22
@khadramuse22 5 лет назад
Ila maanta waxan islah nintan xagee ku arki jiray saw waa asma bare
@amranchannel4881
@amranchannel4881 5 лет назад
@@khadramuse22 haaa wll
@abdirashidbarre1602
@abdirashidbarre1602 5 лет назад
Dawlad xumi dawlad la aan ayay dhaantaa wataas dadkeedii soo badbaadisay
@AhmedOmar-no1ci
@AhmedOmar-no1ci 3 года назад
20:50 aad baan ugu qiirooday geesinimada Safiirka cusub . Dowladnimo jir, dowladnimo joog. Walaalayaal isku duubnibaan wax ku nahay.
@salehadamhilaac5486
@salehadamhilaac5486 5 лет назад
Manshaallah my beautiful sister allah hakukubedalo wax kaqirbadan Europ
@somalilandburco4
@somalilandburco4 5 лет назад
Aad banu walaalo uga xunahay Asmay. Waxaad tahay aftahan ee Illahay nolool wanaagsan ta u sareysa ban ku rajeynaya. Inti dhimatey Illahay ha u naxaristo Amiin. Sucudigu wa in uu xaqii Iyo maakti bixiyo....Maalin bay bixin ama tii Allah swt ayaa sugeysa
@mohamedzaki9615
@mohamedzaki9615 5 лет назад
aad baan u ilmeeyay wlhi waxa malintaa ku dhintay zxpkay cumar maxamed ali alle ha kuu naxaristo
@hanaabdikani9648
@hanaabdikani9648 5 лет назад
Ax wll allha unxariisto 😢😢
@maxamedyare7011
@maxamedyare7011 5 лет назад
Caraaf ayaan garanayaa alle ha unaxariisto
@omuhadiya8737
@omuhadiya8737 5 лет назад
Masha Allah waa inan aad uqurux badan markii horena shaydanba kaxeeyeylkn Alhamdulillah ilahyba badbaadiyey
@djahmedhargaysawi7422
@djahmedhargaysawi7422 5 лет назад
Ax ax 😭😭😭😭😭 wlhi doontaa la qarxiyay waa taan saarnaa lakiin anigu waxaan raacay rakaabkii hore kadib doontii way soo noqotay kadib Ax Ax 😭 kama sheekayn karo
@halimaahmed6450
@halimaahmed6450 5 лет назад
Dj Ahmed Hargaysawi hadaaa markaaaa mawadankiiii kunoqotay mise xgrrrr
@djahmedhargaysawi7422
@djahmedhargaysawi7422 5 лет назад
Halima Ahmed maya wadanka ma joogo wllo
@abuyaasir8006
@abuyaasir8006 5 лет назад
Wadankii miyaad Makulaa baty
@halimaahmed6450
@halimaahmed6450 5 лет назад
Dj Ahmed Hargaysawi xgeee Ma yurub
@sactuushcilmi8158
@sactuushcilmi8158 4 года назад
Alx llh wlkei hdu alle ka bixiyay ilh mahdi wye
@jamahassan8422
@jamahassan8422 5 лет назад
Walal asma ilahay haku xafido, ilahay arzaaqda hakuu waasiciyo, intii dhimatay Allah ha u naxariisto hooyoyinka Sabir iyo iimaan alah hakasiiyo, Waciyi galiya dhalinyarada, dhibka iyo rafaadka tahriibka, gaar ahaan Gabdhuhu waa cowro walal gurigiina iyo gayigiina jooga waa idin baryayaa, ilahay wiil wanaagsan hakusiiyo adugu adeec, nololshu waa maalmo, MAxamad alzaylici
@baresuldaan9812
@baresuldaan9812 5 лет назад
Masha allah gabadh nool dheh ilahay haku xafido runti wanaag iyo aqoonta ku jirta wa mid aan la so koobi kareyn hooyoyinki carurtodu ku geeriyoodeen ayay xita isku dayaysa in ay rali galiso o ay cawiso masha allah habalaha reer burco iyo dhamaan dhasha duriyada wa ku geesinomo badan o an jeclahay
@Wonderer224
@Wonderer224 5 лет назад
War Soomaaliyey innagaa walaala ee aynu midowno oo dalkeena dhisanno. Carab qurunkood waa kuwaa dadkeenii masaakiinta ahaa sidaa u gumaadaya. Walaalayaalow qabyaaladda iyo gobolaysiga inaka daaya. Innagaa wax isu ah, cid kalena wax inooma ah.
@ahmedchenal4967
@ahmedchenal4967 5 лет назад
Somaliand waa dul hodana markaa inaad ka cararto maaha adigoo qof wayn oo Allah caqli siiyay ah
@zuhuuradem3392
@zuhuuradem3392 5 лет назад
Qaar badan oon daris ahayn m/laaacaanood baa qaarna ku dhinteen qaarna ku dhaawacmeen shilkii foosha xumaa 😢😢😢Allaah haw naxariisto intii dhimatay intii dhaawacu ka soo gaadhay alle nabar xaqdaro hawga dhigo amiin Somaliland sidan si haw dhaanto wlhi runta hadii lasheego wasaradaheeda iyo hay'adaheeduba waa iska daba wareeg uun cid wax kuu qabanaysa male shacabka waxa tahriibka ugu wacan waa iyaga kolaad wax barato eed shaqo doonato waji waji bay noqonaysaa oo cid wax kaaqortaba waad wayaysaa hadaadan wadan wasiir ama garaad aanad wadan, Allow Adaa Noo maqan lakiin Dhalinyaro Tahriib waligiin haysku dayina intaad nooshihiin Inshallah
@Mohmed37387
@Mohmed37387 Год назад
Yaa waaye kuwa dilayay na🤔😳😳😳
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 Год назад
@@Mohmed37387 waa sucudiga 😡
@Mohmed37387
@Mohmed37387 Год назад
@@hamdaismail6155 xaasidiin Ilahay baa kala xisaab tami😡
@xaaxinews9269
@xaaxinews9269 3 года назад
Inanta quruxda badan ba tahribtay 😣 waxaasi waa dawlad la aanta 😭
@abdirisaakmohamed3716
@abdirisaakmohamed3716 5 лет назад
Nolosha waxa wanagsan inaad wax kasta ka barato alle haku dhawro asma ahmed ismaciil Nolosha wax badan ayaad ka baratay wlhy alle haku.dayo
@cabdiqaniwardi5743
@cabdiqaniwardi5743 5 лет назад
Mr Carlos zxp sare
@maryankaarshe4364
@maryankaarshe4364 5 лет назад
Inantani miyaanay ahayn tolow reer burco
@duceysane1
@duceysane1 5 лет назад
waa aafo qaran balse somaliyeey hal ninbaa dalkena soomaray oo carab africa iyo kuwaasoo kale ay kabaqaan alaha naxariista jano siiyo maxamed siyaad bare intuu joogay somaliyey ma carab baa hablahena iyo inamadeena bilaash kulayn jiray walee taariiqbay somali isaga cayaartay hadaba hada taageera dowlada somaliya iyadaa wax kutihiin
@YahyeSalebanmuse
@YahyeSalebanmuse 5 лет назад
Haah wlhi ilaahy hanoosoo celiyo abahen mid isaga lamida from lascaod
@saleebanmaxamud2559
@saleebanmaxamud2559 4 года назад
Afwayne isagaa waxaaba noo horseeday burbur iyo qabiil alle hacadaabe
@abdifatahsalebaan8562
@abdifatahsalebaan8562 5 лет назад
Ilaahay ayaa mahadle allhah save your intii neceb tahriibka like saara
@diamondjama9696
@diamondjama9696 5 лет назад
Dhaamaaanti Somali Allah ha u naxarsito Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin
@muktaarbantu2683
@muktaarbantu2683 3 года назад
allahu akbar! Allah unaxariisto dhamaan intii dhimatay oo islaam ah inta maanta muslimin noolne allah SW ha waafajiyo inaa diinta suuban ee allah SW inuu soo dajiyey eey ku dhaqmaan wabillaahi towfiq
@khamarjilaztking7862
@khamarjilaztking7862 5 лет назад
😓 alla maxan soo goanay marki tahriibka aan ku jirnay hay xasuusine igadaa
@midkuudaranmidkudooranalla4734
axlm hadaad ka fayowday wll
@khamarjilaztking7862
@khamarjilaztking7862 5 лет назад
Alxm wlhi iska jooga wixi iga danbeeya lee yahay
@aishaaadan8905
@aishaaadan8905 5 лет назад
krwn meesha aad,tagti iyo dalkaadi
@khamarjilaztking7862
@khamarjilaztking7862 5 лет назад
@@aishaaadan8905 😞 horta meeshan hada jogo ma xuma lkn Tahriib wax igaga xanun badna ma isoo marin wall
@abdiali3111
@abdiali3111 5 лет назад
War inaan taan hala igu soo xiro wallahi waa fariid mAsha allah
@faadumoguray727
@faadumoguray727 5 лет назад
Allah ha unacarta intii dhimatay intaa dhawa nogtay Allah ha cafiyo adigan Allah niyad jaabka haka dolqaaado😢
@xassansiciidjaamac1895
@xassansiciidjaamac1895 4 года назад
Inalilaahi waa inaa ilahay raajiCuun walhi waa Dhacdo aad iyo aad u Xanuun badan runtii Ilaahoow u naxariiso intii halkaa ku nafwayday Aamiin😭😭😭
@rashidmoh7262
@rashidmoh7262 5 лет назад
Saudi arrebiya ayaa qebta shadkii Diyaarada ay ku xadhuuqen Shaxanu u bahenay megacada Intey aheyeen faafanhin dheerad ah
@zaakirali8493
@zaakirali8493 5 лет назад
Ilahy how naxaristo in tii dhimaty Kuwa dhawaca allh haku cafiyo Nabad Iyo nolol
@kawsarabdishakur5111
@kawsarabdishakur5111 5 лет назад
😢😢wlhi bilahi inanTani waxy dhaanTa dadban uu siYaasada ku jira
@buffalosoldier8145
@buffalosoldier8145 5 лет назад
Inantaasi waaa hablihiii 100 halaad iyo qoriga dhamaha ah laga bixin jiray. ..! Ha layla soo xidhiidhi siiiyo inantaa aniga halkay halga usoo maraysay ana ku keenaya diyaarade pls igama a.ha kaftan waa iga dhab se waa haday madax banantay. .. halay la soo xidhiidhi siiiyo cidii garanysa walalhi daacad ayàan ahay !!!!!😍😍 from duriyadii xalasha ahayd na waan ahay
@buffalosoldier8145
@buffalosoldier8145 5 лет назад
Cidii garanysa hayla soo xidhiiidh siiiiso telephone number kayga si khasa ayaan ku Sii naya pls cidii taqana inantaa war bixintayda ha gudbiso from duriyadii xalasha ahayd ee uqalanatay weeyi
@amranchannel4881
@amranchannel4881 5 лет назад
Waa laqaab wll
@shax_shaxlaydamaxamud3135
@shax_shaxlaydamaxamud3135 5 лет назад
Waa walashay waa laqaba walo
@buffalosoldier8145
@buffalosoldier8145 5 лет назад
@@amranchannel4881 cadayn ma 😎 uahysa hadalkaga?
@midkuudaranmidkudooranalla4734
wll in badAN ALLE SUBXANAHU WATACALA U MAHAD CELI INSHA ALLAH WAX KHYR QABANA ALLE HAKU SIIYO ADOO JOGA WADNKA . AMIN AMIN
@abdirisaaqjama2548
@abdirisaaqjama2548 5 лет назад
Alle Ha unaxariizto dadkii dhintay kuwii dhaawacnaana ilaahey hacaafiyo
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 8 дней назад
Rabbi ha umahad celiso dadkiiba halkas ayey ku dhamaadeen🙁
@cxasanmaxamuudc1317
@cxasanmaxamuudc1317 5 лет назад
wlhi dhibaato badanbay so martay alla diala dhinta wax khayr qabo allaha kugu bedelo abay
@abdirasakfarahahmed9460
@abdirasakfarahahmed9460 3 года назад
Alle ha unaxariisto sxbkay qaaliya oo isku fasal ahayn afarsanoo secondary yaa ku geeriyooday C/salan wali xasus gaaruu igu leeyahy
@ED37569
@ED37569 5 лет назад
Please put English translation as under title to reach more audience. We will take the case to lawyers in the west. We will expect the full rights to use the video (s). Also, please extend the interview to more victims of this massacre. The Saudis and Emirates must pay the full cost of this atrocity. We also need the support of all Somalis and human rights organizations or individuals. Walaalo, ilahay ha kuu booga dhayo. Ameen.
@ED37569
@ED37569 5 лет назад
Please send us your contact.
@QEU9
@QEU9 5 лет назад
what are u talking about? who are u going to prosecute? these people choose to go down this road. you are just another fool
@ED37569
@ED37569 5 лет назад
@@QEU9 who chose to take this road? No one has the right to kill civilians especially refugees who are looking for better life while knowing that they were not armed and waving flags to the helicopter. There is little you know about the world. We have to stand with each other through thik or thin.
@aanaan6027
@aanaan6027 5 лет назад
Contact the owner of the channel Saab tv and u will get her contact
@ED37569
@ED37569 5 лет назад
@@aanaan6027 Thank you for the suggestion. I thought they read the comments on the video
@jamaalgeesoos4193
@jamaalgeesoos4193 5 лет назад
Ilhy hkuu Naxariiisto indeer igu qaaliyaan ku waayay Dhamaantiin ilhy ha unaxariisto
@aydenadventures7965
@aydenadventures7965 2 года назад
Tahriib is dangerous adventure and this lady shouldn't complain of the consequences of her own decisions
@caalinentertainment8874
@caalinentertainment8874 9 месяцев назад
Alle hawnaxariisto inta dhimaty
@shiinedoller4736
@shiinedoller4736 5 лет назад
yanantu waa midka ugu xun qof muslim ah😷🤤
@shakir4471
@shakir4471 4 года назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Farhan-oj8ts
@Farhan-oj8ts 3 года назад
M.Allah Gabadha aad bey nagu war bixisa Allaha u naxatiisto intii dhimatay intee wax ku gareena Allaha u boogo dhayo
Далее
Прохожу маску ЭМОЦИИ🙀 #юмор
00:59
Isaga oo qalniin lagu sameeyay ayuu Tahriibay.
32:56
Просмотров 390 тыс.
Tahriibka dhalinyarada iyo nolosha qurbaha.
1:23:15
Просмотров 237 тыс.