Тёмный

Indhaha hoostoda makuledahay miin, tubtub, ama duudub? Fiirso video gaan. 

Namrahani-skin
Подписаться 23 тыс.
Просмотров 7 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

4 июл 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 50   
@kosmuse4976
@kosmuse4976 2 года назад
Channel-ka kaliya real skin care waliba afkaga hooyo lagugu shaqarxayo jazakallahu kheyr abayo mcan keep going xbbti we love you kugu faidnay xaqiiq❤
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@sagalsuley4man945
@sagalsuley4man945 2 года назад
Mansha Allah namra abayo waxbadan ayan kafaiday thanks xabibti
@kosmuse4976
@kosmuse4976 2 года назад
Masha Allah mahadsanid abayo wax bdan kafaidnay Allah haku xafido ❤
@sumayahmaxamed8403
@sumayahmaxamed8403 2 года назад
Masha allaaah qaaali
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 2 года назад
Mashalllah hore usuco ❤❤❤❤❤
@qadramohamedmuuse9730
@qadramohamedmuuse9730 2 года назад
Mansha Allaaha mcnto⚘🌷💐👍🥰🥰🥰👍🥰💞💞💞💞💞😍😍😍😍
@baarliinaxmed6424
@baarliinaxmed6424 2 года назад
Maasha allaah abayo wax bdn ayaa ka faa,idnay wlhi jazaaka allaah wlhi intaa ka faa,iday gbr walba wan u sheegaa jojiya ayaa dhahaa chemical creamska wax fcn mhn mhdsnid abaayo
@zouhour89fahiyehhoussein33
@zouhour89fahiyehhoussein33 2 года назад
Inshallah kheir
@mariampark7178
@mariampark7178 8 месяцев назад
❤❤
@aishaoud9768
@aishaoud9768 2 года назад
wllo qaali shuran macaaneey wllhi gabadha kaliya aan arkay skinka kahadasha mashallh
@shud600
@shud600 2 года назад
Micro needling ayan samey rabaa Abaayo wayo wajiga madow iga saran dawana laba sano kahor jojiyey mai cawinaa
@iqraabdi9225
@iqraabdi9225 2 года назад
thanks abyo 😘
@aishamohamedduale1882
@aishamohamedduale1882 2 года назад
Walaal. Haaraha wajiga galaa. Maaxaa uroon. Iyo creen wajiga ufiican. Ooo original. Ooowalabiba. Qalaaylkaa. Ka Mibinaya
@Sarah-to7oj
@Sarah-to7oj 2 года назад
Asc abaayo ka soo hadal pigmentation markaa sidaa u marsan laheyd activ yaalka . Tusaale ahaan retinol ka. Iyo retinolka kee u fiican pigmentation ka. Thanks
@iptisamqaali410
@iptisamqaali410 Год назад
Wax badan kafaaiday aniga maba ihi dadka kareenka iskucadeeyo lkn hada skincare bilaway adana kafaaiday shukran
@nawelnalka
@nawelnalka 2 года назад
Wlhi xaly ku ducenaye alllha aqbale sababta ah wajigaga 20 nooc ahaaa oo finan badn waxii idhibayo iyo waxa ifican ma aqoon dhib wayn iga hestay wlhi indho jareer iska bixin jirin hada wlhi bilhi san ubarty alabtan so galisid wajigyga qurux iyo dhalal Alxm abyo aad umahdsn thy 😭❤️❤️ilove you 😘
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ Thanks walashey mcn adaa mudan
@abraarbintuahmed7103
@abraarbintuahmed7103 2 года назад
Abyo mxaaa marsaty I sheg plz caawi
@sumayahmaxamed8403
@sumayahmaxamed8403 2 года назад
Waaaruntaada hada aniga qurux iyada iyada sida eey u dhalaaleeyso camal
@abraarbintuahmed7103
@abraarbintuahmed7103 2 года назад
@@sumayahmaxamed8403 abyo mxa marsaty igu caawi mgacyadoda
@sumayahmaxamed8403
@sumayahmaxamed8403 2 года назад
@@abraarbintuahmed7103 allaabteey soogalisay oo dhan waan soogatay ondinary wax badan aan kasoogatay iyo kareemka qoraxda waxa aan marsan jiray awal nuuro ama 7 herbal waana isku cadeen jiray nuurada hada nuuro mamarsado aniga dhan bil kayar aan isku badalay
@bintiburco4485
@bintiburco4485 2 года назад
Sodhawow abyo
@luulaladan6314
@luulaladan6314 2 года назад
Asc wll waad mahadsan tay wll dawada ayaan marsan jiray markaan iska daayo cerave creams ka marsado finan yaryar oo xasaasad moodo yeesha plz ii dheega waxan sameeyo
@marwa5017
@marwa5017 2 года назад
Walaal bararka indhaha hoosto galo maxaa u fiican?
@fatimaqali3747
@fatimaqali3747 2 года назад
Wllo cabitanka maalin dhawayd soo halisay ee ahaa corrot ka iyo ginger ka mala karin karaa
@katyvina9181
@katyvina9181 2 года назад
Xagan kala so xidhidha wllo
@nastehobare5324
@nastehobare5324 Год назад
nambarkaaga see ku heli karaa qaali
@dekanuurogaden372
@dekanuurogaden372 Год назад
Asc abaayo in aan kula soo xariiro ayaan rabaa in tee Kala soo xariiraa
@baadiyegeedo3293
@baadiyegeedo3293 2 года назад
Abaayo somalia malagahelaya tnkale nambar kaga nosodhig si ankulaso xarirno wll qali
@mushtaaqmohan2548
@mushtaaqmohan2548 2 года назад
abyo inaan kula so xariira rba xagen kla so hadla iiso jwb abyo
@fatumahusseinibrahin6422
@fatumahusseinibrahin6422 2 года назад
Wll adbad umahadsan thy hadda iiguhoreysa channel kaga wll dry skin ban ahay waliba saaid ila an jiidhku sidii wx lajiidayo kale inoqdo qaleyl awgii siido kale harba iga gashey wajiiga wlshy ado raliya wx uu ron isheeg cream kan ad istcmalaso magaciisan sifican ban uu arkiwayey wll iga faidee ado raliya
@Honey_MB
@Honey_MB 2 года назад
afka hageerihisa qof kuhayso laugh lines ku haysta mid u fiican ka soo hadal please kan indhaha iyo foolka uun somaha?
@amiiraali2173
@amiiraali2173 Год назад
Indha hoostooda wey god bey noqoty maxaa u roon
@bintujaama628
@bintujaama628 2 года назад
Maad ku bixi kartaa markaad waxaso dhan marsato mise lama baxaysid ?
@bintuabdallah6097
@bintuabdallah6097 2 года назад
Abaayo indhaha hoostooda barar ayaa igaaga jiro plz ii sheeg wax u fiican.
@aishamohamedduale1882
@aishamohamedduale1882 2 года назад
Abaacyo number barkaagaa. Noosoqor
@faadumabintubashiir3692
@faadumabintubashiir3692 2 года назад
Abayo talefanka lagala xiriiri karo kuwa gada nosogudbi
@naciimaqaali6884
@naciimaqaali6884 2 года назад
Xptiyaay ani wa kugu xirnahee inestgrmka kala sohdly madan arg farintey ee maxa ufiican qpfka dawada marku iska dhaafo oo wajiga kahalbo yacni midabka uu kaqayirmo isojwab xpt
@janaatmoha7506
@janaatmoha7506 2 года назад
Ordinary wll fake iyo original miyu leeyahay
@sumayahmaxamed8403
@sumayahmaxamed8403 2 года назад
Olay kasoohadal
@amalcabdicali9054
@amalcabdicali9054 2 года назад
Abaayo Somali malaga helaa mise qurbahaa laga heela
@nasraibraahim2531
@nasraibraahim2531 2 года назад
Kuliyada skin ka inaa barto aad ba uxiiseya
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Dadaal mcnto waad sameen kartaa ❤️
@nasraibraahim2531
@nasraibraahim2531 2 года назад
@@namrahani-skin adi see ubaraty
@sagalelmi1287
@sagalelmi1287 2 года назад
Apyo wlh wax bdn kaa faaidy mhd sanid
@munacabdi3568
@munacabdi3568 Год назад
Dalalooka ma biusa
Далее
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
БАТЯ И ТЁЩА😂#shorts
00:58
Просмотров 3,4 млн
Как вам наш дуэт?❤️
00:37
Просмотров 695 тыс.
Episode 64 - Alireza Eskandari | Boghche CEO
2:56:19
Просмотров 582 тыс.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35