Тёмный

Inta badan waad maqashaa | waa maxay WinRAR , RAM-ka sidee loo ogadaa iyo screenshot in computer | 

GARAADSO
Подписаться 69 тыс.
Просмотров 22 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 34   
@abshirabdullahi3259
@abshirabdullahi3259 3 года назад
Masha Allah shukran wll waa clip kii ugu horeeyay wax badan ayan faaidey cajiiib wll kun iyo kow jeer mahad sanid
@waaciyechannel8748
@waaciyechannel8748 4 года назад
Maalin walba waxbaa kaa faidaa maalina kuguma qasaarin❤
@DuuroowOfficial
@DuuroowOfficial 4 года назад
Ok mashaallah wll waxaan kuweeydiiniyaa Sidee muuqal zuum loogusameeyaa adoo isticmaaliyo mobile
@khalidomarguuraaye5021
@khalidomarguuraaye5021 Год назад
aad ayaa u mhdsnthy ustad
@waxsansheegchannel8952
@waxsansheegchannel8952 4 года назад
jasaaka allah ustaad winrar waan la soo dagay waana ka faa'iiday casharkaagan waayo? files badan ayaa virus iga cunay marka maanta waan ka gaashaamanayaa maadaama aan haysto winrar aad baad umahadsantahay luctuter
@kuuku8478
@kuuku8478 4 года назад
Halkii video Aan fiirsado wax baan ka faa,idaa Guusha gcan ku heesaa hrey u soco
@cabdiwahaabcabdilaahi-lx7in
@cabdiwahaabcabdilaahi-lx7in 7 месяцев назад
shukran wllkey
@Somaliairdrop1
@Somaliairdrop1 3 года назад
Waxan ka codsanaya inad dib ugu laabato o si faah faahsan nogu so gudbiso winrar si guud wuxu qabto wuxu taro waxa lo adegsado sawir guud naga siii waxan codsanaya in muqalkan u dambeya chanalkaga midka ku xiga inu noqon dono isla midkan fadlan wa codsi
@HaldhaaChannel
@HaldhaaChannel Год назад
Legend
@cabdaladalmar5620
@cabdaladalmar5620 4 года назад
Thanks teacher 💯🤩
@abdurahman3034
@abdurahman3034 2 года назад
mahad sanid wll waxaan u baahnaa baan kaa faiday
@mrhassansomali522
@mrhassansomali522 4 года назад
Mahadsanid ustd aadbadn u fahanay ustd camtasia bal noso boobsi mida kale ustd barnaamij la dhoho EXPLAINDIO ma taqana o lagu diyariyo waxyabaha gacanta ey qorto aha creator vedio barnaamijkas adban ugu bahnan lehen hadda no heli kartid thnk
@GARAADSO
@GARAADSO 4 года назад
Insh'allah
@MohamedHassan-bh3rm
@MohamedHassan-bh3rm 4 года назад
Hore Usoco sxb
@dalmardaacad8237
@dalmardaacad8237 3 года назад
Mahadsanid teacher
@salahmohamed3774
@salahmohamed3774 3 года назад
Guuleyso sxb🙏
@skyearth6344
@skyearth6344 4 года назад
Teacher adoo mahadsan muuqal nooga soo samee adoo ka faaloonaayo RAMKA meesha laga helo iyo khiimahiisa iyo waxku saabsan somali gudihiisa malaga helaa mise ONLINE ayad u gadaneysaaa MAHADSANID
@GARAADSO
@GARAADSO 4 года назад
Waxaaa laga helaa meelaha lagu gado computer-ka Ramku isku mid mahan way kala duganyihiin sida ay computer ukala duganyihiin
@DuuroowOfficial
@DuuroowOfficial 4 года назад
Ok
@claahiyare8624
@claahiyare8624 3 года назад
thanks
@hargeisaboy2624
@hargeisaboy2624 2 года назад
Zipp iyo wrar mxay kulala duwan yihiin
@togfilms6474
@togfilms6474 4 года назад
Wllo su aal HP core 13 RAM kiisa ma lakordhiin kara hadi la kordhiiyo intee laga dhigii kara
@mahadxaashi9746
@mahadxaashi9746 4 года назад
Waxaan rabaa computer crome in aad iga siiso sharaxaad
@meersiissports2515
@meersiissports2515 4 года назад
Mahad sanid ustaad
@Husseinhunter15
@Husseinhunter15 4 года назад
❤👍❤
@aminkhadar0
@aminkhadar0 4 года назад
Wll waxaan u baahnaa SIDA computerka screan recoding loogu duubo sida hada aad iyo duubeysoo kale cashar ka soo samee
@GARAADSO
@GARAADSO 4 года назад
Camtasi studio waad ku duubi kartaa waana ku editing garayn karaa waxaad ku daawan doontaa course ka Cusub
@aqoonguud3434
@aqoonguud3434 4 года назад
Mclin
@muscab3123
@muscab3123 4 года назад
M.a wll wxn kaa codsan lahaa inaad muuqaal ka samaysid sida audacity loosoo dejisto loona isticmaalo
@GARAADSO
@GARAADSO 4 года назад
Insh'allah
@perovada9830
@perovada9830 4 года назад
Zip af Somali ahaan mxaa weeye sharaxad nooga sooo bixi aaad umahadsan tahay
@aqoonguud3434
@aqoonguud3434 4 года назад
Mhdsnid
@mohamedsaafi1196
@mohamedsaafi1196 3 года назад
🍒🍒🍒🍒🍒🍇🍇🍇🍇🍇🍎🍎🍎🍎🍎
@IloveYou-eh3pd
@IloveYou-eh3pd 2 года назад
Teacher shit prn sccrean soo kama fududa
Далее
Sida Loo Isticmaalo winRAR ( AFSOOMAALI )
19:44
Просмотров 2,9 тыс.
Sidee ayaad u dooran karta laptopka kugu haboon ?
7:52
Object-Oriented Programming Is The Root Of All Evil
25:16
Sideen ku baran karaa programming-ka si dhakhso leh?
13:38
7zip ama WinRaR, PDF waa maxay - Afsomali
16:35
Просмотров 6 тыс.
Maxay ku kala duwanyihiin SATA iyo IDE HDD/SSD?
6:29
Просмотров 2,9 тыс.
3 Meel Ka Fiiri Inta Aadan Soo Iibsan | Laptop Cusub
10:27
Tilmaamaha ku doran lahayd Laptop cusub.
14:44
Просмотров 66 тыс.