Тёмный

Intaan baadiyo arkayey kanoo kale ma arag 

dhaqan kaaba
Подписаться 226 тыс.
Просмотров 74 тыс.
50% 1

Facebook page dhaqankaaba

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 218   
@celwaaq
@celwaaq 2 года назад
Queen ❤ 👸 👑 dhaqankaaba wllhi wan kufanaa aniga iyo inta ilamidka ah🥰❤✅ ilahay hakuxafido
@khalidsillah4525
@khalidsillah4525 2 года назад
Waku salamay walashey gabadha canaha wado ama dadka mesha degan waxad kula talisaa inay qudaarta ay beertaan intay lug takto 10km waxay sidana ama canaha kama badno 5Ltd ama 10ltr waqtiga ayaa kaga dhumayo marka kula tali inay qudaarta ay beertaan Mahadsanid dhaqankaaba.
@ayanlexc
@ayanlexc 2 года назад
Masha Allaah, muuqaal fiican ayaad duubtay oo fikir wanaagsan inaga siiyay sida ay u noolyihiin reer miyiga gaar ahaan gobolka Shabeelada Dhexe ee duuleedka magaalada Magaalada Jowhar. Waxaan rejaynayaa in ay helaan adeegga iyo fursadaha ay xaqa u lahaayeen si ay u horumariyaan una maareeyaan noloshooda maalinlaha.
@abdullahimohammedali929
@abdullahimohammedali929 2 года назад
Reerka kaligood degen waaxa loo yaqaan 'jees' Reer kaligood degan marag ayaad ku celcelisee😊 Shaqo fiican ayaad haysaa masha Allah
@dailycontent3955
@dailycontent3955 2 года назад
Micnaha walaal waxay ula jeeda miyiga kale dadka kudhaqan waxay udaagaan sida 1 aqal meel kuyaalo xoolahooda ogaarka ah oo gidaar ku oodan meesha daganyihiin oona koox koox ahayn
@abdullahimohammedali929
@abdullahimohammedali929 2 года назад
Ok waan gartay. Reero wada degan keligood miyaa.
@dailycontent3955
@dailycontent3955 2 года назад
@@abdullahimohammedali929 haa wllo
@dailycontent3955
@dailycontent3955 2 года назад
@@abdullahimohammedali929 miyiga caadiga see udagaan soo ma arkin way ka duwanyihiin
@blackdiamond7999
@blackdiamond7999 2 года назад
Musqushaas ani ma geli laheen 😂😂😂waaba gabar aad gadgaad ku heysay haku aragto
@amiiraayaanle4841
@amiiraayaanle4841 2 года назад
😌😌😌 miyi waligay ma arag keeP GoINg.
@jamaducaysane9069
@jamaducaysane9069 2 года назад
Asc Waaa baadijye buushaah guryo uyihiiin xattaa roopka kacelin maayo ilaahoow wax khayr qaba sii
@nimcocismaan9919
@nimcocismaan9919 2 года назад
Waaa jiiilaal cadaadi ilahayaw noosoo naxariiso 🇮🇹🤲🤲🤲🤲
@axmedxuseen9107
@axmedxuseen9107 2 года назад
Maashaa allah tabaarakallaah Ubax Dhaqankaaba allah yaxfidak wlaashay 🙏🙏🙏🙏😘
@amalismail7772
@amalismail7772 2 года назад
Masha Allah beautiful houses ❤️❤️
@abuumacruf3956
@abuumacruf3956 2 года назад
Dhaqankaaabooy WaLaaashey qaali ilaaahay hakubarkeeeyo horey usoco guuleyso
@kamalali79
@kamalali79 2 года назад
Asc walaasheey ubax waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato alle haku xafido Amin Amin Amin alle hakaa siiyo ajir iyo xasanaad shaqo wacan ayaad heysaa dadka soomaaliyeed guulaysta waligaa mahadsanid markale walaasheey ubax
@mussaali3842
@mussaali3842 Год назад
Masha Allah wallo Dhaqan kaaba kani Miyi ama baadiye maaha waxa la yidhaa degaan waa beeralay xoolana haysta waana kan ugu fiican nolosha.
@apnavillagevr3231
@apnavillagevr3231 2 года назад
‎ _*💖بسْــــــــــــــمِ ﷲِالرَّحْمن الرَّحِيم 💖 🥀اَلصَّـــلٰوةُوَالسَّـــلَامُ عَلَیــْـكَ یَارَسُـــوْلَ اللّٰــہﷺ🥀
@deeqomaxamad5036
@deeqomaxamad5036 2 года назад
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
@entertainmentprogram7960
@entertainmentprogram7960 2 года назад
Waa kuu dhimantahay Wali hadii adan gaarin guulane iyo Cali gaduud iyo wargadhi nuur dugle jowhar waa xamar ee tag dhulka miiga saxda ah waa halkaase just visit all locations in shabelada dhexe don't come back until you visit all environment okay dhaqankaaba channel keep up the good work ❤️
@alidahirmohamed7574
@alidahirmohamed7574 2 года назад
welcome back walaasheen dhaqan kaaba kheer badan baa kuu rajaynayaa
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 2 года назад
MAHADSANID WALAASHEY JHEYR BADAN ALLE SWT HAKU SIIYO. REER MAGAALNIMO WAANKU DAALEY MIYIGA DIYAAR U AHAY WLL
@yaasmiinabdiyaasmiinabdi3487
@yaasmiinabdiyaasmiinabdi3487 2 года назад
Kusaliya nabigiina muxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 💙💙💙💙💙💙💙💙💙waad kumahadsanthy💙💙
@mohaosil8813
@mohaosil8813 2 года назад
Waaa shaqada ugu fiican ee gabar soomaaliyeeed qabato ee ugu adag wlllhi shaqadaan ragbadan baa qaba karain
@brawdwachick
@brawdwachick 2 года назад
Baadiyaha macaankisa Ruuxii qurba jooga ayaa dareemi kara Allow Somaliya iyo Somaalida Barakey oo nabada u adkeey
@hibomuhumed8020
@hibomuhumed8020 2 года назад
Wsc war matulahi waa barakatu manshalah habo Macan keep going video walibo su digto Wan dawani jira laken Wan iska mashul laken I'm back mcnto 💓💓💯💯💯💯💯 keep going ❤️❤️❤️❤️
@Sahan12341
@Sahan12341 2 года назад
Masha Allah dhaqan kaaba waan ku salaamay Allaha ku xaffido waad iga qoslisay adiga iyo gabadha kula socoto oo daacada ah Masha allaah salaan sare from Sacuudi Arabia 🇸🇦🇸🇦
@qadarsaeed
@qadarsaeed 2 года назад
Maaasha alah dad isku wacan. Dheh iskuna naxarista masha alah
@mohamedmohamoud339
@mohamedmohamoud339 2 года назад
Maansha Allah wllo waxad soo gudbisay BARNAAMIJ aad ufiican qof deenkaa aad ukala yaqaan maku jiraa waa degaan cajiiba sida loowada degayo
@dailycontent3955
@dailycontent3955 2 года назад
Walala gobolka hiiraan imaaw gaar ahaan nawaaxiga magalada blweyn
@Ania123-g8u
@Ania123-g8u 2 года назад
Maa shaa Allah waa gobol qaniya
@siciidcabdimahad6117
@siciidcabdimahad6117 2 года назад
M.a wlhi waa shaqo adag lkin wan ku garab taaganahay aboyo horay usoco
@hindamaxamuud9692
@hindamaxamuud9692 2 года назад
Masha Allaah, waa dhaqankii soomaaliyeed ee hore lawada dagijiray .Rasuulku wuxuku kudhihijiray SCW dadka Reer baadiyaha shaydaanka iskakaashada oo wadadaga
@mirecali1981
@mirecali1981 2 года назад
Asc Dhaqan kaabo waxan kasoo salamaya USA aad Ayaan ooga Hellaa dhaqanka iyo baadiyaha Waadna ku mahadsantahay waalal masha alah
@fartunjama6879
@fartunjama6879 2 года назад
Salam thank you habo May Allaah protect you Aamiin
@haibeim7582
@haibeim7582 2 года назад
Gabadha ilaa 10 kilometres caano la lugaynaysa fariid mansha ALLAH
@tahlileyow8081
@tahlileyow8081 2 года назад
Mashlah thnk u, it’s beautiful video, inkastuu video aad ugaabnaa, mida kle wa jireen wxa loogu yeero macaashyo maqayada coffe house, oo lamiga kuyaaley maxa ayagan usodubin ama wreysiyo bdan dhowr qof ah ulasoo yeelan, one’s again thank so much !!!
@haambeahmed6109
@haambeahmed6109 2 года назад
Walaal Allah haku xifdiyo safaradaada iyo guud ahaanba
@mohaosil8813
@mohaosil8813 2 года назад
Masha alllaha wllshen marwalba waxaan kuleenahy heray usoco
@yuweri3508
@yuweri3508 2 года назад
Meshaan badiya lmadihi Kara ee tula wa se camal
@abdirahmanahmad6640
@abdirahmanahmad6640 2 года назад
Woow woow
@qalanjomahdiofficial378
@qalanjomahdiofficial378 2 года назад
Waaw libiga waa meel aan aqaano reera badan oo aan qarabo nahayna wey degaan igu salaan qaaliyeey
@Deeqadabciwanaag
@Deeqadabciwanaag 2 года назад
Xaqiiqdii farxad aan lawada heysan baa heysataa masha allaah alle hakuu barakeeyo
@heybadlow4404
@heybadlow4404 2 года назад
HAWEENKA SOMALIDU HAWL KARSANA!! MAASHA ALLAH!
@mahadasaidyusuf4169
@mahadasaidyusuf4169 2 года назад
Waxaan la yaabey sababta ayagoo Beeraley ah ay qudaarta uga soo gadaa ayaan magaalada..
@engalibashirofficial8133
@engalibashirofficial8133 2 года назад
Sister hore soco walashey
@aragsaninajaamac8279
@aragsaninajaamac8279 2 года назад
Masha Allah
@mahadasaidyusuf4169
@mahadasaidyusuf4169 2 года назад
Wcs wr wb Abaayo wey kala duwan yihiin. Reer baadiye iyo Beeraley. Dadna waa deegaan oo ma guuraan. Halkan rerbaadiyuhu ay guurguuraan. Marka wey kala duwan yihiin. Mahadsanid.
@kooxdagurmad-bandsomalia7667
@kooxdagurmad-bandsomalia7667 2 года назад
Waa nolol aad u wanaagsan, caafimaad iyo deganaanshaba leh
@faridfarid6561
@faridfarid6561 2 года назад
Geedkii foosha xumaa ee caligaroobka ayaa meesha kabaxay
@daangaradjanaagale8354
@daangaradjanaagale8354 2 года назад
Manshalaha alaa haku xafiido
@seynabxuseen4444
@seynabxuseen4444 2 года назад
masha.alaaaah.dhulkeygii.jowhar.jano.jecliyaa.
@hibaaqmohamud1269
@hibaaqmohamud1269 2 года назад
Mansh allha keep going byo👍❤️
@therealprincess123
@therealprincess123 2 года назад
Beeraha jowhr so duub
@iyigunler9509
@iyigunler9509 2 года назад
Maasha alh
@suleemanaxmad4159
@suleemanaxmad4159 2 года назад
وعليكم سلآم ماشاءالله
@isse83
@isse83 2 года назад
Lebiga m.a 7 km ayey dhanka waqooyi ka xigtaa jowhar laamiga mahadaay iyo garoonka jowhar aado ayaa dhex maro dhaqan kaabaaay allah yaxfatki walashey hadan jowhar joogi lahaay adiga iyo asxaabta kula socoto waan idin casuumi lahaay asaan waliba baadihaya ay xoolaheyna joogaan idin geylahaay hilib la dubayne waan idinku soo soori lahaaay lkn maxey kuugu taaal qurbaan kasoo aadaye sorry keep going sis
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 2 года назад
Mahadsanid wll
@queen-zt2lx
@queen-zt2lx 2 года назад
gaaljecel samow dadkeygi🥰👋
@weproduction1804
@weproduction1804 2 года назад
Masha ALLAH dhaqan kaaba an jeclaa
@mariamafarah3410
@mariamafarah3410 2 года назад
MashaAllaah hanbalyo xabiibti Allah haku barakeeyo
@ifrahhersi7554
@ifrahhersi7554 2 года назад
Waa baadiyaha qurbaha camal waa sidaas oo kale reraha wey isku dhawyihiin xoolo iyo beero ayey leeyihiin.
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 2 года назад
Xawaadle gaaljecel iyo Abgaal waxa ka maqan bas gabargidir iyo daarood bay tidhi kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@caaishoismaciil1594
@caaishoismaciil1594 2 года назад
Alla masha allaah ilaahow igeey anoo nabad qaba meeshatan wllhi badiyo waligeey matagin lkn hadda meesheen saan ujecladey wiligey uma jeclaan dhintayeey😭😭😭
@dribraahiimadanyusuf904
@dribraahiimadanyusuf904 2 года назад
Libiga war xuduntaydaa kuduuganee Safiican igu so duub yaqeyow Libiga iyo buurfuule
@awcahil4432
@awcahil4432 Год назад
Somali Shan was ree baadiye Aga wax ree magaal I yaryahy
@adanmohamed1381
@adanmohamed1381 2 года назад
Wcs wallo
@daacadyare742
@daacadyare742 2 года назад
Ubah Abdullahi i love you
@lodoonelmi6875
@lodoonelmi6875 2 года назад
Adna naga gudoon Salaan ka mudan maasha Allah. Waa ma guuran. Ayaan Filaya mahadsanid
@anisoibraahimabdi1609
@anisoibraahimabdi1609 2 года назад
masha Allh wllshY ubah Allha kuu fududeeYo Howshaad hayso
@nimcofaaraxaxmed8236
@nimcofaaraxaxmed8236 2 года назад
Wsc wr wb wlshy qaali sodhowow dar aleh ban kujeclahy baraka llah❤💕💗💕💕
@faadumoa.mohammed7265
@faadumoa.mohammed7265 2 года назад
Mashallah quruxey gobolka barri imow
@amiinali2228
@amiinali2228 2 года назад
hambalyo wlshy alle haku sharfo ❤
@sisizowadish2633
@sisizowadish2633 2 года назад
Waxan ka heley sugulig lakiin reer badiyah badnka suli Ma semystan🥰🥰🥰❤️💕❣️
@abdihassan4382
@abdihassan4382 2 года назад
masha Allah gabar qaaliya aya tahay nolow
@sacdiyojaamac2025
@sacdiyojaamac2025 2 года назад
Mashaa allah tabarakallah allahuma baarik
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 2 года назад
masha allh Abaao Ad ban uga helay Barnamijkaaga Horey usoco
@fahmidoualeh2874
@fahmidoualeh2874 2 года назад
Horee usocoo wll
@umucabdiraxmaan8273
@umucabdiraxmaan8273 2 года назад
Maasha alaah
@hawafarah2410
@hawafarah2410 2 года назад
Meeshaad joogto magaceeda sheeg
@jeylaniabuukar8619
@jeylaniabuukar8619 2 года назад
Masha allha wall qali
@ahmedmawel6526
@ahmedmawel6526 2 года назад
Masha AllaH waa noloshii asalka ahayd bilaa buuq
@farxiyocisman2573
@farxiyocisman2573 2 года назад
Abaayo dulada dabeyley tag insha allah waa lakuku soo dhaweynaa
@abdullahimasuulside411
@abdullahimasuulside411 2 года назад
Mansha allah Barnamij qurux badan
@mohamedaden6838
@mohamedaden6838 2 года назад
Wcs walaal qaali maashaaalaah waa bandhig fiican
@ibrahimharun37
@ibrahimharun37 2 года назад
Masha allah Allahakubarakeyo
@noorasharif4706
@noorasharif4706 2 года назад
Degmada Jowhar iyo qeyb kamid ah Degmada Balcad uma dhaqamaan sida baadiyaha caadigaa oo dad meelo kaladuwan kayimid, lakin Gobolka intiiskale dhaqanka baadiyaha caadigaa ay ku dhaqmaan oo cidwalbaba meel ay kaligeed degantahay. Waxey aheyd inaad aado 4ta Tuulo ama degmada Cadale. ❤
@engmohamedmaslaheng.yariis2260
@engmohamedmaslaheng.yariis2260 2 года назад
Masha Allah wan Bogaadinaya lkn waxan soo Jeedinayaa inaad Tuuloyin. Badan Boqatow eliba kuwa Jiinka Wabiga ku teedsan si aad warbixin Fican Nooga soo siiyo Habka ya u Noolyihin Beeraleyda Jowhar ku Harereysan
@SGS627
@SGS627 2 года назад
Manshallah wa hodan dhulkenu
@hawafarah2410
@hawafarah2410 2 года назад
Libiga waaba dhisnaaye goormuu saan noqdey
@asmaqaalichannl251
@asmaqaalichannl251 2 года назад
masshaa allh dhaqankabe dadaal kaaga hora uwada
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 года назад
Waaarahay.
@caydaruusjaamac9400
@caydaruusjaamac9400 2 года назад
Maanshaallaah waa adhigii waawaynaa
@faraxsaninashire4432
@faraxsaninashire4432 2 года назад
Mashaallh wllshy
@Maxamedshiine7
@Maxamedshiine7 2 года назад
Masha Allah walaal guuleyso
@ifraaxgalbed9793
@ifraaxgalbed9793 2 года назад
Masha allah wan kaqadney
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 2 года назад
Masha Allah tabarikalha
@saidamohamedyarow6455
@saidamohamedyarow6455 2 года назад
Asww masha Allah ha quusanin Aniga waxaad igeeysaa ama i tustaa wadankeena soo dhowaaw walaashey❤💯
@ahmedalcadaala1869
@ahmedalcadaala1869 2 года назад
M'a boqortoyo ✅ ♥ ❤ shaqo wcn
@mustafemaxamed6085
@mustafemaxamed6085 2 года назад
Reer baadiyu waa guurguraan lakiin sidaad sheegeyso waa beeraley reeruhu
@kamsarodobe7104
@kamsarodobe7104 2 года назад
ASC fadlan qofka media iska leh isko day inaad garsisid waxan ko so qorayo cidi ay qosayso adu mahadsan walal ok🥺🥺🥺🥺🥺,ogaysis ogaysis dadka somalida ah iyo dadka Ethiopian ah Waxa la wacyii galinaya inay ugadan afada noga imitay dalalka Asia sida bangaladich iyo Afghanistan iyo Kashmir iyo Sri Lanka dadka UU ah dadka shegta ciise warabe iyo garer toda iyo ko amar ka Siya UU iyago haysta wadanka Egypt UU Pakistan ah iyago UU imiday Africa dhamantod inay la yaan Ayna dhacan dadka African ah EE ciyal faraciin amba Somalida iyo Ethiopian a ahato amba faracinta kaleh Marka Waxa ini wacyii galinaya inaa dhamantin iska firisan amba eagtan qof walba familkisa inay yihin familkagi iyo inay ko jiran dad ciise amba garer toda UU wajiga samestay dadka familkaga marka isko Daya dhamantin dadka somalida iyo dadka Ethiopian dhamantin inaa qof waliba inu ka dhaqo amba ka meera wajiyada dadka familka la ah UU firiyo sida Wala sameya Marka iya ka badbadaysan afada Asia ka timiday balayada ay ko khiyanto dadka ajanibka sida UU la yaaan ok ta kaleh n'a Waxa samesan inaa dhexdinu ad iskashatan amba iscawisan amba isgargartan UU inta isko Wala Tagtan gabiginu gobal walba UU Somalia ko yala min lawyacade ilaa iyo Malawi dadka gobal ko nool EE somalida ah inad isko daydan inaa is Wala firisan dhexdina UU inta isko Tagtan iska dhex sartan dadka Inigo dhex jira EE ana ahayn Somali waliba inigo firinaya amba eagaya wajiyada dadka somalida ah UU dhan EE joga gobal kaad ko noshay UU isko daya famil walba inaad firisan wajiyaduda UU ka dhaqdan amba ka medhan Marka dhamaysan firinta dadka gobalka kola EE ahay Somali EE heshan dadka an somali ahayn isko Daya inaad Wala xidhan inta qof EE gobal ka ad ka hesheen EE ana ahayn Somali Marka xidhan ko dhaha suga waxa inigay nayna gobalada ay Tunisie ledahay EE West Africa ko yala Sida Cameroon amba génie amba Ghana ok Marka isko Daya inaa Halka iska gaaysan siday Ugo sogan inta lo celinayo wadanadodi Asia ok Marka isko Daya dadka somalida ah inaad qola walba ay xidhan xodudaha gobal koga dhinaca Ethiopia iyo Somalia dhexdeda ok min lawyacade ilaa iyo Malawi una shega walaleheen Ethiopian fikrada ini Shegay UU is cawiya sida dadka Asians ah iskaga dhex sartaan UU West Africa UU Wala gaysan waliba ko dhaha dadka Ethiopian sameya sidena inigona UU gobalada Ethiopia ka Sara dadka ana ahayn Ethiopian EE Inigo dhex jira min Djibouti Ila iyo Namibie ok dadka hosta Africa jogan UU Taga UU geya West Africa WIXI joga mosanbique amba south Africa amba Zimbabwe amba Zambia ok good work somalian men and Ethiopian men help ur people👨‍👩‍👧‍👦👨‍👩‍👧 and clean ur country🏪🏪🏪 or ur land effet🚑🚑🚑🚑🚑🚑 come countries Asia and back where they come from 🚓🚓🚓🚓🚓🚓🚓🚓🚓ok byyyyyy all Rabi ha ini ASC fadlan qofka media iska leh isko day inaad garsisid waxan ko so qorayo cidi ay qosayso adu mahadsan walal ok🥺🥺🥺🥺🥺,ogaysis ogaysis dadka somalida ah iyo dadka Ethiopian ah Waxa la wacyii galinaya inay ugadan afada noga imitay dalalka Asia sida bangaladich iyo Afghanistan iyo Kashmir iyo Sri Lanka dadka UU ah dadka shegta ciise warabe iyo garer toda iyo ko amar ka Siya UU iyago haysta wadanka Egypt UU Pakistan ah iyago UU imiday Africa dhamantod inay la yaan Ayna dhacan dadka African ah EE ciyal faraciin amba Somalida iyo Ethiopian a ahato amba faracinta kaleh Marka Waxa ini wacyii galinaya inaa dhamantin iska firisan amba eagtan qof walba familkisa inay yihin familkagi iyo inay ko jiran dad ciise amba garer toda UU wajiga samestay dadka familkaga marka isko Daya dhamantin dadka somalida iyo dadka Ethiopian dhamantin inaa qof waliba inu ka dhaqo amba ka meera wajiyada dadka familka la ah UU firiyo sida Wala sameya Marka iya ka badbadaysan afada Asia ka timiday balayada ay ko khiyanto dadka ajanibka sida UU la yaaan ok ta kaleh n'a Waxa samesan inaa dhexdinu ad iskashatan amba iscawisan amba isgargartan UU inta isko Wala Tagtan gabiginu gobal walba UU Somalia ko yala min lawyacade ilaa iyo Malawi dadka gobal ko nool EE somalida ah inad isko daydan inaa is Wala firisan dhexdina UU inta isko Tagtan iska dhex sartan dadka Inigo dhex jira EE ana ahayn Somali waliba inigo firinaya amba eagaya wajiyada dadka somalida ah UU dhan EE joga gobal kaad ko noshay UU isko daya famil walba inaad firisan wajiyaduda UU ka dhaqdan amba ka medhan Marka dhamaysan firinta dadka gobalka kola EE ahay Somali EE heshan dadka an somali ahayn isko Daya inaad Wala xidhan inta qof EE gobal ka ad ka hesheen EE ana ahayn Somali Marka xidhan ko dhaha suga waxa inigay nayna gobalada ay Tunisie ledahay EE West Africa ko yala Sida Cameroon amba génie amba Ghana ok Marka isko Daya inaa Halka iska gaaysan siday Ugo sogan inta lo celinayo wadanadodi Asia ok Marka isko Daya dadka somalida ah inaad qola walba ay xidhan xodudaha gobal koga dhinaca Ethiopia iyo Somalia dhexdeda ok min lawyacade ilaa iyo Malawi una shega walaleheen Ethiopian fikrada ini Shegay UU is cawiya sida dadka Asians ah iskaga dhex sartaan UU West Africa UU Wala gaysan waliba ko dhaha dadka Ethiopian sameya sidena inigona UU gobalada Ethiopia ka Sara dadka ana ahayn Ethiopian EE Inigo dhex jira min Djibouti Ila iyo Namibie ok dadka hosta Africa jogan UU Taga UU geya West Africa WIXI joga mosanbique amba south Africa amba Zimbabwe amba Zambia ok good work somalian men and Ethiopian men help ur people👨‍👩‍👧‍👦👨‍👩‍👧 and clean ur country🏪🏪🏪 or ur land effet🚑🚑🚑🚑🚑🚑 come countries Asia and back where they come from 🚓🚓🚓🚓🚓🚓🚓🚓🚓ok byyyyyy all Rabi ha ini xafidu dhamantin amiiiiiiiin🥳🥳🥳🥳🥰🥰 dhamantin amiiiiiiiin🥳🥳🥳🥳🥰🥰...................
@farxiyocisman2573
@farxiyocisman2573 2 года назад
Xawadlaa dago abagalaa dago iyo gal jecel ku lahaa naag nool
@shaakirfarxaansuudi4988
@shaakirfarxaansuudi4988 2 года назад
Geed Kaas dalka Waa in lagalaa dagaalamaaaa
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 2 года назад
Reer guuraa maaha
@farxiyomaxamuudkahyie7844
@farxiyomaxamuudkahyie7844 2 года назад
Allah mesha qurux badana masha allah
@cabdulaahigoobe9592
@cabdulaahigoobe9592 2 года назад
Maasha allaah
Далее
Qaytii 2baad sida baadiyaha looga ciiday
8:04
Просмотров 107 тыс.
(Hereri) Qurbajoogta iyo Beeraha Qaybtii 1aad
41:50
Просмотров 136 тыс.
Самое неинтересное видео
00:32
Аруси Точики ❤️❤️❤️
00:13
Просмотров 414 тыс.
SAFAR SALAAMA XBBT WAAN KUU XIISI DOONAA
15:33
Просмотров 122 тыс.
Dhaqan layaab leh😋
8:16
Просмотров 178 тыс.
Hereri -Qurba joogta Iyo Beeraha Qaybtii 3AAD
42:55
Просмотров 244 тыс.
QOYS DHIBAATAYSAN
5:06
Просмотров 801
Baana boi iyo Sihaamiita Qosolka aduunka
10:20
Просмотров 968 тыс.
Самое неинтересное видео
00:32