Тёмный

IRAN OO AARGOOSI QORSHAYNAYSA | CABSI BARIGA DHEXE KALA BAX 

BRIT SOMALI TV
Подписаться 554 тыс.
Просмотров 33 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

26 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 44   
@samiirasamiira1318
@samiirasamiira1318 12 часов назад
Weriyaha keliya ee warkiisu runyahay waxaad mudantahay walky in lagu gaadh siiyo 1M subscribers insha Allah waad gaadhay
@sabamoumin6259
@sabamoumin6259 18 часов назад
Mahadsanid cxaafid wariyesare
@ershadodakat1273
@ershadodakat1273 16 часов назад
Asc masha allah tabaraka laahu allaha kuxafido falastiin guul xuutiyinta guul xisbullah guul israa iil guuldaro garabka allaha u galiyo insha allah amiin amiin yaarabi ❤
@M.ali.Koovor
@M.ali.Koovor 15 часов назад
Xaalada barega dhaxe waxey mareey Saa halkee kabaxa meel alle
@Sumayo-dr2gm
@Sumayo-dr2gm 16 часов назад
اللهم انصرهم اخواننا في فلسطين اللهم اهزمهم وزلزهم العدو الاسرائيلي
@AminaminF
@AminaminF 14 часов назад
Subhaanallah
@John-mu3vy
@John-mu3vy 18 часов назад
Wararar xaqiiqo ku salaysan iyo wariye waayo arag ah Safka hore ayaan kaga jiraa BSTV❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 18 часов назад
@John-mu3vy thanks
@MacruufMacruuf-im9dz
@MacruufMacruuf-im9dz 18 часов назад
Hadii iiraan jawaabto see wax noqonayaa moqaamooyinka markii laga tago dawladaha ruushka iyo china see yeelayaan
@abdulalahmohamed4227
@abdulalahmohamed4227 15 часов назад
IRAAN WAA IMAANEE BALSE WEY SOO DAAHEE. JIZ'KLH
@abdulalahmohamed4227
@abdulalahmohamed4227 15 часов назад
Asc A hafid mee Injieerkii kubada wey mac dahey. Please
@Fadumonashad-rm4se
@Fadumonashad-rm4se 15 часов назад
Waa inay aarsataa iraan waayo yuhuudi way kibirtee waa in la edbiyaa
@mohamedfarah1522
@mohamedfarah1522 16 часов назад
Warkaas reer galbeedku waa Israa'iil sidaa doonto hayeeshee adigu gacan ha qaadin
@yusufhassancumar3603
@yusufhassancumar3603 17 часов назад
Masar waxa ugu danbeeyaay dawlad madax banaan oo hoos fadhiyin maraykan iyo Israel dawladii mw.maxamad Ankara saadaad aun tee
@MaandeeqCadey-o9i
@MaandeeqCadey-o9i 18 часов назад
Budo iyo biyo haloo kala baxo baadilka iyo xaquna hakala miirmo islaamkuna ha guulaysto
@MaxamedBadri-kb7tf
@MaxamedBadri-kb7tf 16 часов назад
Allahayaw Rabbiyaw kaqabbo Umada muslimiinta ah EE ay Xasuuqa Dilka barakaca iyo burburinta Duqeeymaha joogtada ah KU hayaan ururka Argagixisada Yuhuuda EE Israaiil EE u hogaamiyaha u yahay Caddawga Diinta islaamka EE Benjamin Netanyahu Iyo dhamaan Xulufadiisa Waxay Moodayaan inay Awood iska leeyihiin Laakiin Waooda illaahay Ayaa kawayn EE illaahay Awoodiisa Swt kaqabbo Umada muslimiinta ah Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
@jamacjamac7457
@jamacjamac7457 18 часов назад
Asc.c.xafid.hasoo.qadani.masar.iyo.siisi
@osmanrachid2385
@osmanrachid2385 17 часов назад
Wa boqol yuhuduye ragba biirinayo baarka u fidhaaye barqo lugama gaadheen.Kolka waxan arkaya baar u fidhisti yuhudeed,waxan odhan anigu mid aan ahay wa inay iran weererto,wayo yuhudi babah weeye ingris(Engle)iyo maareykan ma amrikaran Islaamka.
@AminaminF
@AminaminF 14 часов назад
USA it’s doesn’t make sense at all!😢😢😢
@MustafeMaxamed-t1n
@MustafeMaxamed-t1n 17 часов назад
Ilaa iyo Al jasiira waa inaad la xidhiidhaan isku xidhnaan iyo siyaasad saxaafadeed iyo sir saxaafada muslimka Ahna Aad yeelataan
@MustafeMaxamed-t1n
@MustafeMaxamed-t1n 17 часов назад
War wax Israel la yidhaahdo ma jirto Sheekadiinu halka eelku yahay ha saxdo
@MustafeMaxamed-t1n
@MustafeMaxamed-t1n 17 часов назад
War wax Israel la yidhaahdo ma jirto Sheekadiinu halka eelku yahay ha saxdo waxa iiraan falastiin lubnaan suuriya intaba ka dhacaya waxa wadaa waa Maraykan iyo wuxuu Cago ku jiito,
@saafi1302
@saafi1302 18 часов назад
Shuruucda caalamigaa halkee katalisaa wa qalin maraykan uu qortay Cid aan islaamka iyo afrikaanka ahayn maqabto
@MustafeMaxamed-t1n
@MustafeMaxamed-t1n 17 часов назад
Beesha Caalamka shruucda Caalamka xagee Ayay waxaasi ka shaqeeyaan waar la qabsada xaalda siisi isagaa diley Yaxya sinwaar shaqadii meesha loo keenayna wuu hayaa markii m mursi la khaarajiyey
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 17 часов назад
Haduu mareykan iiraan sidaa ula hadlayo muxuu caruurta qasa israaiil kuxasuuqayso 24saac ulaga hadlilaayhy mise naftoodu waa tii adhiga🤔🤔🤔
@hudaali8660
@hudaali8660 18 часов назад
Odayga qaramada midobey madaxa u ah muxu u canbareyn wayey waaki cabareynayey werarki iran ku qaday sadexdi bisha mise kani wa xalaal xagoda
@AhmedSuleyman-k7o
@AhmedSuleyman-k7o 18 часов назад
Waxan qaba in irar ay qaadi doonto talaabo waajiba oo waliba yuhuudu ku riiqmidonto Waynu arki doona
@osmanrachid2385
@osmanrachid2385 17 часов назад
Nabada lahayu wa canyke,baal firiya walaalehen Palestine 🇵🇸 eega waxa ku dhacaya waxkale daaye wa innaan dumrkeena u galmoon oon ka xishoona,walalehen daho mahayan nabad mahayan waxkale daayo sindho ma qabbato wayo maxay cunnaan halkee bay ku cunayan hadday helan raashin wayo guryahoodi baa loodidaya dhulkoodi ba loodidaya,kolka nabada cana macan waa te ma takhiyaaliga marabo taas ee halawada gubto
@fatima-c5s9q
@fatima-c5s9q 16 часов назад
iiraan hadii aysan ka fal celin yaa kale oo ka fal celinaya?hadii hands daada reer gal galbeedku ay tahay gardaro garab og waa arin kale
@Fadumonashad-rm4se
@Fadumonashad-rm4se 15 часов назад
Haday shuruuc caalamiya ku dhaqmayaan reer falastiin xasuuqa yuhuudi ku hayso ayay ka hadli lahaayeen shuurucda caalimigi yuhuud ma qabto miyaa ee dawladaha muslimku qabtaa Way qasa waxa ka socdaa waa waxan la eegan karin
@MustafeMaxamed-t1n
@MustafeMaxamed-t1n 17 часов назад
Wax madaxa daalinayaa ma jirto hadii waxa falastiin ka dhacay madaxa dunida beenta Ah Daalin weydey iyo waxa hore iyo hadaba laga soo sameeyey hadana laga wado?iiraan way jawaabasaa hada Ayuu Dagaal kow yahay qaybtiina saxaafada siimaalida Ama muslimka ha noqonina kuwo sare u qaada saxaafadahooda oo Buun buuniya
@BARKHADLEMEDIA
@BARKHADLEMEDIA 17 часов назад
Haddii gassa iyo lubnaan dagaalka laga joojinaayo lagana baxaayo iiraan way joojinaysaa jawaabta haddiise la diido way jawaabaysaa
@sahroomar8428
@sahroomar8428 17 часов назад
Galodhan wa isla jiran iyo munafaqoda
@calicilmi5273
@calicilmi5273 18 часов назад
NIN RABA XAASKAAGA GABADHAADU MA,QANCISO
@Fadumonashad-rm4se
@Fadumonashad-rm4se 15 часов назад
الكفر ملتا واحدا
@ShaniAbdiBoore-l5o
@ShaniAbdiBoore-l5o 18 часов назад
ruwaayadan waa ku daalnay munafaqintu waado
@kulmiyebare8
@kulmiyebare8 18 часов назад
Iran is well standard the way they protect themselves , is a lesson to Israel.
@iidowmaxamalabeykalaahumal8480
@iidowmaxamalabeykalaahumal8480 17 часов назад
Cirkahaiskushareeto hakajawaato
@Cabdisalaancabdi-yl3gf
@Cabdisalaancabdi-yl3gf 9 часов назад
Hannowqarxo
@MustafeMaxamed-t1n
@MustafeMaxamed-t1n 17 часов назад
Ilaa iyo Al jasiira waa inaad la xidhiidhaan isku xidhnaan iyo siyaasad saxaafadeed iyo sir saxaafada muslimka Ahna Aad yeelataan
@MustafeMaxamed-t1n
@MustafeMaxamed-t1n 17 часов назад
Wax madaxa daalinayaa ma jirto hadii waxa falastiin ka dhacay madaxa dunida beenta Ah Daalin weydey iyo waxa hore iyo hadaba laga soo sameeyey hadana laga wado?iiraan way jawaabasaa hada Ayuu Dagaal kow yahay qaybtiina saxaafada siimaalida Ama muslimka ha noqonina kuwo sare u qaada saxaafadahooda oo Buun buuniya
Далее
МЭЙБИ БЭЙБИ - Hit Em Up (DISS)
02:48
Просмотров 396 тыс.
Prince Of YEMEN Meets President TRUMP!
12:23
Просмотров 324 тыс.