Тёмный

Is badalka nolasha! With Hamdi Warsame❤️ wareysi! 

Sulekha Lifestyle
Подписаться 11 тыс.
Просмотров 19 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 119   
@MammatilbushraMH
@MammatilbushraMH 2 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-8wdcVHAd9lI.html
@warsanmaxamud5445
@warsanmaxamud5445 2 года назад
Suleekha soo badi muuqalada waan idin jecelnahee
@fadumoali4700
@fadumoali4700 2 года назад
Masha'allah jecliyaa gabdhahaan oo kale yaa deris iiga la dhiga iyagoo kle waa dhif iyo naadir in lla sxbo .
@sacdiyoabdulahi28
@sacdiyoabdulahi28 2 года назад
Xamdi, mashallah waa gabar jeclahay cawiso gabdhah somaliyeed iyo nafteedaba, wax badan ayaa ka faidnay ilaheey ha ku kordhiyo cilmiga aad baratay, 🥰
@fihimanour9251
@fihimanour9251 2 года назад
Alle haydin daayo hamdi iyo suleekha hore usocda aragiinu waaa nooo farxad hadaanu nahay inta samara jecel
@fahimafarah6862
@fahimafarah6862 2 года назад
Masha allah. Gabdha. Fariida isku kalsoon Marka. Arko. Dadaal. Dhiiran ka. Qada. Inaan. Noloshayda. Horumar u samayo
@ShamisDaqarre
@ShamisDaqarre 2 года назад
Masha Allah walahi waana dhiirigalisiin horay usocda
@salmacabdilaahi2186
@salmacabdilaahi2186 2 года назад
Xamdiyeey wlhi walashaa o kujecel ayaan ahay hadaladaada aad ugu fiirso noloshu way is rogrogtaaye waan ku jeclahay abaayo lwahi umalayn maayo vedio aad so dhigtay oo aanan daawan majiro xumaan igama ahaa
@F283-f2j
@F283-f2j 2 года назад
Love your positive energy guys🔥keep going Sulekha🎉
@Boqoradakgs
@Boqoradakgs 2 года назад
Hamdi stop warka badan jooji hamdi hahadashe😂😂😂
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 2 года назад
Qof kasta. Siduu u fekaro Ayuu muuqaalkeed yeeshaa Single mom. Markaad noqotaan. Bes yaan leys qurxine. Guriga. Iyo noloshiina. Allihii.idin.Abuurtey.isu qurxiya Masha Allaah. Sulekha iyo Xamdi. Guuleysta Gabdhoow
@anuushhayati7386
@anuushhayati7386 2 года назад
Mashallah gabdho qurux badan na dhiirigalinaayo horay usocda❤️❤️
@fardowsaahmed859
@fardowsaahmed859 2 года назад
Xamdi xarako familkeenaa nahay faniskeeda cml wajigeedaa kaa soo uriyay sulaakhow welcome xabiibti xamdiyeey naagta waa kibirka iskadhaaf kudhaheysay waan is arkay comantigeeda anigoo xanuunsanaa inaan cayaan rabay lkn allah ugu baqay waa dadka quurwaaga aha il cadow allah kaa haayo
@siamabdiris99
@siamabdiris99 2 года назад
Xamdi wa geesiyad wlhy gabdhaha sidano kle wa jeclahy ❤️
@amiiraibrahim5800
@amiiraibrahim5800 2 года назад
Sulekha and xamdi your friendship is amazing beautiful Mashaallah girls keep it up 😘😘
@siciidoaxmed1933
@siciidoaxmed1933 Год назад
Hamdi bn dawaadaa sulekhna hadan kudaryayaa😂nacabkiina ku jakeeya yakheey😂😂😂❤️
@ismahandaahir8180
@ismahandaahir8180 2 года назад
Wlhi xamdi hadalkeda kama daalo dhiirigelin ayee itahay talo ayeey isiisay waligeyna waa iskw ilaalin doonaa suleeqo so dhowow abayo adna gabdho tashaday oo kalsooni badan ayaa tihiiin
@ayaanabdi7519
@ayaanabdi7519 2 года назад
Mansha allah Gabadho Wanagsan waa ruun qofki ku dhaha is astuur waa qof Fican marka idiinkuna waxad tihiin Gabadho Fican ❤❤❤❤
@amenboss8633
@amenboss8633 2 года назад
❤🔥 two beautiful girls cod kar ah😍🥳
@ShamisDaqarre
@ShamisDaqarre 2 года назад
Woow gacanta sheekadeeda waa kahelay masha Allah
@daganahmedbolisoficial
@daganahmedbolisoficial 2 года назад
Kusaliya xabiibka scw 🥰 ♥
@maryanserar2273
@maryanserar2273 2 года назад
Scw❤
@ShamisDaqarre
@ShamisDaqarre 2 года назад
Masha Allah aadbaan idiin jeclahay dhiirigalintii oo dada
@jamilamohamud8079
@jamilamohamud8079 2 года назад
Hamdi my cousin sister I love you abyo ❤️❤️❤️ suleykha you are amazing too abyo ❤️❤️
@warsanmaxamud5445
@warsanmaxamud5445 2 года назад
Waan idin tageeraa waxaa tihiin dad ku dasho mudan ayaan tihiiin keep going sisters
@ikranali2369
@ikranali2369 2 года назад
Masha Allah hanbalyo ayan leyahay Hamda adna sulecha dagan HOOYO strong 💪🏽 bad tahay hore usocda Abayo I love both ❤ ❤🎉
@anisali2266
@anisali2266 2 года назад
Maasha Allah saxweeye qofku waa inuu nolashiisa badalaa
@aminahassan9166
@aminahassan9166 2 года назад
From hamdi! Keep moving ladies 🎉🎉 Xamdi Mashallah
@ayaansaid37
@ayaansaid37 2 года назад
Apyo hamdi waa qof horgal eh aad uqiimo padan aqoonna umalihi balse wntaakeeraa wnjeclahy inaa kudeydo waana aaminsanahy intee tahy ama eeikamuuqato inkabadan ayaa u aaminsanahy keep going ikagaarsiii fariinteyda apyo suleekha
@faraxmohamed3278
@faraxmohamed3278 Год назад
Masha Allah
@fatuushvlogs4305
@fatuushvlogs4305 2 года назад
Yes aniga dadka cayda isku badalo baan ahay hamdi waa runteed
@boqoradasallxad8591
@boqoradasallxad8591 2 года назад
Xamdi xargo Qurux badan mash Allah ❤❤❤
@hodanomar6133
@hodanomar6133 2 года назад
Mashallah❤
@salmacabdilaahi2186
@salmacabdilaahi2186 2 года назад
Abaayo noga shekee siday dadkaasi ku xumeyeen xamdaay waayo dadbadan ayaa ka faiidaye 😊
@fardoswrty4836
@fardoswrty4836 Год назад
Mashaallah
@samiiragurey6812
@samiiragurey6812 2 года назад
Mnsha allh abayoyin hore usocda gabdho shidan
@umaramadaanchannel3871
@umaramadaanchannel3871 2 года назад
Xamdiyey saxib so diga hadal ki bilabay😂😂❤❤
@faadimoyousuf711
@faadimoyousuf711 2 года назад
My queens go for ward
@qadraaadancabdicabdi3721
@qadraaadancabdicabdi3721 2 года назад
Horay u socda hormar kiinu wa hormarkeena wlleheey
@gabarwcn1267
@gabarwcn1267 2 года назад
Sulekha wa gabar xishod badan 😂 suleho xijabka ku qarso xabadka wa ku jeda wa xishonasa ogada dharka kugu dhagan wa qawani diintuna ma ogana lkn ilahay ha no naxaristo dhaman
@Elias-tr6be
@Elias-tr6be 2 года назад
Masha Allah 🥰🥰
@sahroali2547
@sahroali2547 2 года назад
Masha Allah walalahay somaliyeed horey u socda
@sahroali2547
@sahroali2547 2 года назад
❤❤❤❤❤❤❤💐❤❤❤🌹
@sahrodacad7917
@sahrodacad7917 2 года назад
Baarakaallaahu fiikum muhiimadu waaraali,ahaanshaha ilaahay walaalhay.ilaahay haydin xifdiyo
@ml-vi1zd
@ml-vi1zd 2 года назад
Mahsaniid wllyaal Een nafteena yaynaan khiyaamin wllyal Diinta intaanka naqanana aanku dhaqana Ilahy xuduud ayuu leyahy xaraam iyo xalaal
@aaminohassan8926
@aaminohassan8926 2 года назад
Sulekha iyo xamdi warsame hooyoyin aan ku dayano ilahy ha idin xifdiyo
@amenboss8633
@amenboss8633 2 года назад
12k thousand ba daawanaya 3k thousand ba subscribers ah war waxa subscriberka ku booba gabdhaha😏😩
@MammatilbushraMH
@MammatilbushraMH 2 года назад
Usheeg baal❤️
@shukrimohamed7581
@shukrimohamed7581 2 года назад
#cold oil, I use for my migraine 😩 😫
@bisharohassan8344
@bisharohassan8344 2 года назад
Msha allh gabdho kudasho mudan
@shukrimohamed7581
@shukrimohamed7581 2 года назад
Ma sha allah guy's illahy ha ini xafido. Waxa fahanteen nolosha wana aduunka hada an jogno
@faraxmohamed3278
@faraxmohamed3278 Год назад
Masha Allah fangi oo qof ah
@alisaladahmed424
@alisaladahmed424 2 года назад
Xaliimooyinkaan waa xariir, war mid igu soo qabta, walhi Naagaha somalidu Asal waye, war wuxu Guur ku wacanaa 🙋‍♂️👌💥🇸🇴💯
@qanarcabdiqadirfaracade7997
@qanarcabdiqadirfaracade7997 2 года назад
Xamda abayo masha allah saliida insha allah Wan tijaabinaaa
@aymandaud8071
@aymandaud8071 2 года назад
Maya maya inkama daaweeyno daawashada dhiiri gilin ayaanba indinka helnay qaali
@YumitheOriginal
@YumitheOriginal 2 года назад
Asc abaayo silage Masha allah asx from xamdi warsama
@shahruqueen1892
@shahruqueen1892 2 года назад
Aad bn waxkaaga faa.iidaa❤️❤️
@maryamaxaji3820
@maryamaxaji3820 2 года назад
Masha Allah hamdi Dhameys dumar aan kuu bixiyay aniga wanba ka helaa gabdhahaaan alle hanoo kiin xafido idinkoo kale lama helayo waxad noo tihiin dhiirigaliyaal love u hablaheena
@shukriabdalla3517
@shukriabdalla3517 2 года назад
Suleeqo abaayo qofku jecel aa is astur kudhaho saskia borofeelka badal
@iqlasmaxamed7972
@iqlasmaxamed7972 2 года назад
Xamdi ani xamar ku dhashay hooyadeyna xamare kudhalatay abee iyo awoowa yashey waa reer badiyo waligey reer badiyo macaynin aniga qisadeyda kula so wadagey somana sheegin
@saadosagal8223
@saadosagal8223 2 года назад
Suleekhana sidokale walashay qaliya wakutageera runti waxad tahay hooyo adag geesiyada guulayso insha allah
@saadosagal8223
@saadosagal8223 2 года назад
Walashay iskumid anahay ani iyo adiga dad sixun ila dhaqmay dartoodban iskubadalay horu socowalashay
@najmanuraciid1045
@najmanuraciid1045 2 года назад
Hablo nool nool ba kulmay horey u socda saxibayal
@samiamuse7457
@samiamuse7457 2 года назад
Wlalady hore usocda mashllah
@faaduma5762
@faaduma5762 2 года назад
M.a dad kudaysho mudan alle ha idin xafido
@nadiiracali0123
@nadiiracali0123 2 года назад
Xamdi qurux waan iska jeclay walhi Waa gabdh si really ah dumarka ula talisa Farxad ayaan idin rajayna
@aaliyayarey2136
@aaliyayarey2136 2 года назад
Mashallah
@motivationandnaturevlogsch8220
@motivationandnaturevlogsch8220 2 года назад
Mashallh ilove u guys you two are my fvrt special xamdi youtubkedu xabadi imadhafo all the from bosaso✋✋😍😍
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 2 года назад
Casha adeegeeda ayaa leygasugaayaa muqaaladiina ayaanba iska daawanaayaa 😂😂😂 waa soonoqonaa
@farhiakitchen
@farhiakitchen 2 года назад
Masha Allah 😂😂😂 keep going walalyeel ❤❤❤
@samirajirban7379
@samirajirban7379 2 года назад
Masha aalhhh gabdho quxxbadan
@fadumasaid7828
@fadumasaid7828 2 года назад
🎉🎉❤❤❤ masha Allah 🎉❤
@saadosagal8223
@saadosagal8223 2 года назад
Walashay waxan jecelahay inan jawi dagan kugu dawado calashan bilabuuq
@luludheeman3705
@luludheeman3705 2 года назад
Axasn wllhy halkaa ka SII wadaya
@hiboxasan4264
@hiboxasan4264 2 года назад
twins m.a katiinada isku eg xage ka keentay
@ciiltirto9484
@ciiltirto9484 2 года назад
Hadalkina lakuma cajisayo waa bajeclahay naago isku tashaday ikadheh
@Boqoradakgs
@Boqoradakgs 2 года назад
Dulqaad wana lenahaye ee suleykha hadal😂😂
@fafumomahamed4205
@fafumomahamed4205 2 года назад
Manshaah horey usoc ta ❤
@fatimamoha1504
@fatimamoha1504 2 года назад
Manshaa allaah🥰👍
@haanifarah3677
@haanifarah3677 2 года назад
Mashallha ❤❤❤❤❤❤
@sundusofficial96
@sundusofficial96 2 года назад
Masha Allah abayaal hormar wcn hore u socda xamdi iyo suleqa ❤❤ i soo booqda abayaal ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-duVJbWSV9KQ.html
@samraali4860
@samraali4860 2 года назад
From xamdi qurux
@ubaxayaan4811
@ubaxayaan4811 2 года назад
Masha allah naaga aan taageero wax badanna ka faa'iido
@hibomuse9889
@hibomuse9889 2 года назад
Waxa sheegtay oo dhan ma dhab wlhi Sheeko dheer ayan ku haya ba hamdiyey snap kagah so diri Qaali
@raxmoryaan1485
@raxmoryaan1485 2 года назад
Wlh xamdi waxa kudhihi laha san kasidar ita hesato alaha kubarakeyo xolahaga hada kalabisan maxa kuqawane
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 года назад
Mahad sanid qaali ❤
@kowsarcadey9443
@kowsarcadey9443 2 года назад
Sulekha siman❤️💋
@ciiltirto9484
@ciiltirto9484 2 года назад
Xamdi hadalkada anaa kuheesto
@aminaiman8259
@aminaiman8259 2 года назад
Beautiful Ladies ❤
@hilalqnnn2932
@hilalqnnn2932 2 года назад
Ar dumarkena ilahey haidin dhib dhaamo waxkala idin dhaha ma aqaane 😮
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 2 года назад
Dhaga hadalka hasocda 😂😂hablahayga
@inamuxammad9372
@inamuxammad9372 2 года назад
Waa ruun xoga is jejebin ayaa idiinku jiraa
@fathaomarabdullahi4242
@fathaomarabdullahi4242 2 года назад
Naago nool Baad Tihin inder 😂
@aishaadam7473
@aishaadam7473 2 года назад
Alla hamdi iyadaa is mahadiso qofkale inuu amaano uma baahno lol😂
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 года назад
Hada kaa hor xajigeyga waxuw i dhahY xiligi shukansiga waad Qurux badan Thy waa oghy dhahay murayad Guriga i taalo . Yaab asagi ogaaw abyo amanta dadko ku amaan naftada kalsonada ku qabta ka muhiimsan
@aishaadam7473
@aishaadam7473 2 года назад
@@yuuuuga1 hhhh waa runtaa
@NebiyuGirma-sb5gb
@NebiyuGirma-sb5gb Год назад
Nabiyu. Girma..hamda hi
@inaalimohammed3278
@inaalimohammed3278 2 года назад
Gesiyad waye m.a anba wawediya
@makoislaw
@makoislaw 2 года назад
Masha allaah beautiful queen's 😍
@naimamusa3958
@naimamusa3958 2 года назад
Sulekha×Hamdi❤️😅💯💋
@sahro3392
@sahro3392 2 года назад
Asc my all saxbaata xamdi waxan ka bartay dhiiri galin runtii thnx xamdi Pls iii soo duceeya waxan ahy hooyo uurleh bishii 8 dadku jirta nin kayga waa i xumeyey pls ii soo du ceeya in ilahay ii nabad igu kala keeno pls ninkaas dulmiga ii gaystay igu soo du ceeya in ilahay iga furo i a soo ducdeya asxaabey
@halimaibrahim4471
@halimaibrahim4471 2 года назад
Abyo allah ku fududeyo fosha astaqfarrta badso insha allah wa libabane iyo saliga nabiga sallahu calleyhi wasallam
@MammatilbushraMH
@MammatilbushraMH 2 года назад
Ilahya haku fududeeyo abaayo macan waan Kuso duceynaya marka tukado ibsha Allah ❤
@hamdacayr2197
@hamdacayr2197 2 года назад
Salida magaceed
@sundusabdiomar7033
@sundusabdiomar7033 2 года назад
Abyo vidiyowyada kamaba daalo suleekhoy isnabkaga noofur
@MammatilbushraMH
@MammatilbushraMH 2 года назад
Abaayo waa furanyahay snappkeyga ❤
@aaliyayarey2136
@aaliyayarey2136 2 года назад
May Allah bless you guys 💖
@Atiish7502
@Atiish7502 2 года назад
From xamdi
@salmaabdulle9150
@salmaabdulle9150 2 года назад
Nnaagti igey 🤣🤣🤣🤣
@whome4851
@whome4851 2 года назад
Funaanada intaas ka-fuqsan xidha huuno
Далее
Caqabadaha aan la so kulmay! As a single mother 🙂
15:28
FULL ROUTINE (JADWALKEENA WEEKEND)
10:21
Просмотров 1,7 тыс.
Ребенок по калькуляции 😂
00:32
Просмотров 128 тыс.
JADWALKEYGA JOGTADA AH 24/7 (MY EVERYDAY ROUTINE)
12:00
BARNAMIJKA DHAQALAHA . KAYD MA LEDAHAY ??
12:38
Просмотров 52 тыс.
NINKEYGA AYAA I CILAAY. /QISO XANUN BADAN
10:31
Просмотров 25 тыс.
ISFAHANKA LAMAANAHA PART 1
14:03
Просмотров 65 тыс.
MAXA KENAY CAYDA RAGAN??
18:58
Просмотров 30 тыс.
Ребенок по калькуляции 😂
00:32
Просмотров 128 тыс.