Тёмный

ISKA DAAWEEY WALWALKA IYO MURUGADA Sh. Maxamed Macalin Abshir 

Подписаться
Просмотров 211 тыс.
% 3 803

#BUSHRA_ISLAMIC_STUDIO
MAXAA LAGU DAAWEEYA WALWALKA ,WALBAHAARKA IYO MURUGADA
SH. MAXAMED MACALIN ABSHIR

Опубликовано:

 

9 июн 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 146   
@carafadmohamed9407
@carafadmohamed9407 Год назад
Ilaahow Rabiyoow Adiga wayn oo waaxida ilaahow Murugta iyo walwalka igasaar
@user-bl8qr4fn1m
@user-bl8qr4fn1m 27 дней назад
Ameen ya allah
@umusumayawabare3697
@umusumayawabare3697 19 дней назад
Aaamin yaa rabi
@HaawoOsman
@HaawoOsman 5 дней назад
Wll hada kawrn sethy aniga walwal iyo murugo bdn isku arke
@user-zh2dx3bm5e
@user-zh2dx3bm5e Месяц назад
muraad ayaan leeyahay alle dartii igu soo duceeya dhamantiin 🥺❤
@haboncabdi9048
@haboncabdi9048 Год назад
Ilahayow adiga awood uuleh muuradkayga adiga gacantada ku jiirta amuurahaygu ilahyow boqorow isakhir waxan rabo yaa aalalh 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@suhaybhuud1378
@suhaybhuud1378 Год назад
Hadad donaysid qisooyin ku baraya inad wardi malinla samaysato saliga nabigena scw dad badiyay iyo waxay ka heleen ka soo daawo chanalka fadumo kayton iyo qalbi wanaag chanel
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 Год назад
Aamiin ya raaaaabi dhamanten
@Haffyy
@Haffyy Год назад
Amen ya Allah
@CaaishoMaxamed-gw3py
@CaaishoMaxamed-gw3py 17 дней назад
Baarakaallah sh mxmd abshi allah yaxfadk❤❤❤❤
@ribax314
@ribax314 Год назад
dawada murugada waa xuska Allah ee isku xir xunka Allah wall qali سبحان الله والحمد لله لا اله الا الله الله اكبر سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم استغفر الله العظيم
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed Месяц назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ifraaxaifraaxa6001
@ifraaxaifraaxa6001 Год назад
Iso duceya murugysanhy alle Farxd igu dabalo
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy Год назад
أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا 🌷💕💓
@hibohassan8939
@hibohassan8939 2 года назад
Ilaahayi sheikh habarakeyo ilaahayi walwal iyo dhibna matuso isaga iyo intii muslinaba
@suhaybhuud1378
@suhaybhuud1378 Год назад
Hadad donaysid qisooyin ku baraya inad wardi malinla samaysato saliga nabigena scw dad badiyay iyo waxay ka heleen ka soo daawo chanalka fadumo kayton iyo qalbi wanaag chanel
@oubahmohamed624
@oubahmohamed624 Год назад
Caleyhi salatu wasalam allahuma sali cala Mohamed ❤❤❤
@oubahmohamed624
@oubahmohamed624 Год назад
Shoukran sheekh Mohamed wa jazaka allahu khaira fii dounia wal aqira
@bakiinabayle6137
@bakiinabayle6137 Год назад
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم في القلوب ❤❤❤❤❤❤
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy Год назад
أللهم انت ربي خلقتني وانا عبدتك وانا على عهدك ووعدك ما استطعت أعوذ بك من شر ما صنعت أبوء لك بنعمتك علي وابوء بذنبي فأغفر لي إنك أنت الغفور الرحيم وتب علي إنك أنت التواب الرحيم 🤲😰
@khadramaxamed-cv3dz
@khadramaxamed-cv3dz Год назад
😊😅
@khadramaxamed-cv3dz
@khadramaxamed-cv3dz Год назад
😊😅😅😊😂
@abdrahmanadam6268
@abdrahmanadam6268 6 месяцев назад
Rabi ha inaga dhiga kuwa kusabra dhibta taal aduunyada
@hindaabdirahmaanomer2729
@hindaabdirahmaanomer2729 13 дней назад
Aaminaamun
@husseinmohamed6918
@husseinmohamed6918 2 года назад
M.a sheikh mohamed abshir barakalahu laka
@somalilyrics9507
@somalilyrics9507 2 года назад
Wxn ahay wiil yar oo da’adiiso thy 21 jir murug iyo walwal ayaan daris nahay waxaan ogaan Saday inaan dhinto ama kabaxo murugta iyo walwalka waxana ahay mid kuxidhan ilahay saladisa iyo cabsida ilahay kuxidhan Waxaan goasnsadey inaan tahribo iyadoo waxba iga dambeyn oon ilahay aheen Ha la isooduceeyo walaalayaal 🥺🥺🥺
@fatushbabe5135
@fatushbabe5135 2 года назад
Hadaba elhy Kuma klsoonid hadii alle ku kalsoontahay why nafatada meel ay ku cadaabmydo u aadee?
@safaahmed7642
@safaahmed7642 Год назад
Ilaah waxa kaga paryaa in wli xaladaa u si xumeed hadi wli culees ku heesto ilaah ka dul qaado farxd iyo dagnaan ilaah na wada siiyo
@ribax314
@ribax314 Год назад
wall Hadi Allah ku xiran tahay waa imtixan oo qof walbo oo Muslim Ah lamariyo ee ku samir imaankaga Aya lagu firiniye wax yar samir wax badan ya farxi insha Allah oo xunka Allah Badi wuu ku dagiye qalbiga insha Allah ♥️
@ribax314
@ribax314 Год назад
hane halagin naftada oo tahribin Allah waxu ku qoray mesha jogta Ayey kugu imanayan ee Allah isku xir oo talada u dhibo Allah wuu kugu filan yahay oo talo Saro
@ribax314
@ribax314 Год назад
dheh سبحان الله والحمد لله ولا اله الا الله والله اكبر سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم استغفر الله العظيم واتوب اليه لا اله الا انت سبحانك اني كنت من الظالمين waa xuska Allah qalbiga Aya ku daga ee Aqri mar walbo
@mohamedjamaomar8058
@mohamedjamaomar8058 2 года назад
Masha Allah Allah ha inaga ilaalsho inta aay heeyso Allah haka qaado
@suhaybhuud1378
@suhaybhuud1378 Год назад
Hadad donaysid qisooyin ku baraya inad wardi malinla samaysato saliga nabigena scw dad badiyay iyo waxay ka heleen ka soo daawo chanalka fadumo kayton iyo qalbi wanaag chanel
@shukriali9113
@shukriali9113 2 года назад
ASC! WALAALALEYE AF SOMALIA AH WAKAAN. (ALLAHMMA INNII ACUUDU BIKA MINAL- HAMMI WAL XUNZNI WALCAJZI WALKASA- Li WAL- BUKHLI - WAL JUBNI WA DALCIDDAYNI WA QALABATIRRIJAALI)
@hibohassan8939
@hibohassan8939 2 года назад
Walalayaal iisoo duceeya walwal ayaa I haya in ilaahayi iga dulqado
@suhaybhuud1378
@suhaybhuud1378 Год назад
Hadad donaysid qisooyin ku baraya inad wardi malinla samaysato saliga nabigena scw dad badiyay iyo waxay ka heleen ka soo daawo chanalka fadumo kayton iyo qalbi wanaag chanel
@ebyanhashi8618
@ebyanhashi8618 Год назад
Allah ka dulqaado wllo
@FaaisoFaaisosiciid-ei7zm
@FaaisoFaaisosiciid-ei7zm Год назад
Illahay murug iyo dhibato hanaga haayo amin ya rabi
@IfrahAli-yi6hw
@IfrahAli-yi6hw Год назад
Abayo anigana isoduceya muruga dhexda kaga jiras
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 5 месяцев назад
الله آكبر ماشآء الله آلحمد لله سبحان الله ❤❤❤❤❤
@fouziajibril3294
@fouziajibril3294 Месяц назад
Soomaaliyeey welqel iyo murugo alle waa iga dheereeyey allxamdu lillaah rabil caalamiin
@SamiiraOmer-xx8xz
@SamiiraOmer-xx8xz Месяц назад
Isoo Duce ya
@ShugriHasan-cp9wm
@ShugriHasan-cp9wm Месяц назад
Amiin Scw scw scw
@Nursalah2
@Nursalah2 2 года назад
Subaxanallah ilahay ayaan ka magan galay murug iyo walwal oo dhan wlaahi mar Marka qaarkii iska murugooda ilahay ayaana weeydiistaa inuu iga saaro walwalka iyo walbahaarka
@suhaybhuud1378
@suhaybhuud1378 Год назад
Hadad donaysid qisooyin ku baraya inad wardi malinla samaysato saliga nabigena scw dad badiyay iyo waxay ka heleen ka soo daawo chanalka fadumo kayton iyo qalbi wanaag chanel
@somaliarmy2571
@somaliarmy2571 2 года назад
😭😭😭😭pls isoo duceeya malin wlbo waan Opta murug iyo walwal awged
@Hafsa12C
@Hafsa12C 2 года назад
Ilahay walwalka farxad hakugu badalo wllo adkaartana badso insha Allah
@Xalweeste
@Xalweeste 2 года назад
Pro walwalkaas anigaba waa i heystaa lkn wakhtigi hore inta aan soo jeedaba waa uu i heyn jiray lkn hada 90% waan iska xaliyay alx mararka qaar ayuu iqabtaa hal talo ku siina markaad walwalka dareento hakasii fekirn walwalka meelo kale isku mashquuli maskaxdaada mashquuli quraam dhageyso wax akhri meesha aad joogto katag iska wareeg ama asxaab dhex gal hadii uu saaid yahayna hadaad xalin karto xali sida hadii aad caafimaadkaga in uu xun yahay ka walwaleyso isasoo baar inta ugu badan wawalka waa uu ku deyn doona aniga iyo adigaba waxaan alle nooga baryaa in uu naga dulqaado
@fatushbabe5135
@fatushbabe5135 2 года назад
Why qashinka u saaraty pd iska Saar waxa wll
@abdullahimasuulside411
@abdullahimasuulside411 Год назад
@@Xalweeste aamin Aamin wll shugran
@suhaybhuud1378
@suhaybhuud1378 Год назад
Hadad donaysid qisooyin ku baraya inad wardi malinla samaysato saliga nabigena scw dad badiyay iyo waxay ka heleen ka soo daawo chanalka fadumo kayton iyo qalbi wanaag chanel
@muqtarwariiri6250
@muqtarwariiri6250 3 года назад
Shiiqaan waan ubaahanahy ee lambarkiisa igu caawiya wlll yaal qofkii haaya lambarkiisa ha isiiyo 🇰🇪🇰🇪
@aswanahmed5652
@aswanahmed5652 2 года назад
Waxaad kahelaysa RU-vid qaybtisa kuqor Sidan masjidka saxaabah muqdisho
@suhaybhuud1378
@suhaybhuud1378 Год назад
Hadad donaysid qisooyin ku baraya inad wardi malinla samaysato saliga nabigena scw dad badiyay iyo waxay ka heleen ka soo daawo chanalka fadumo kayton iyo qalbi wanaag chanel
@fouziajibril3294
@fouziajibril3294 Год назад
Yaa iska daawayna welwel ‼️‼️ Waxaan aaminsanhay wax aan alle noo qorin in aanu nagu dhacahayn Oo viruska aduunku aan na geli karin Alxamdu lillaah alle iimaan na siiyey Alloow noo siyaadi👐🏽👐🏽👐🏽👐🏽👐🏽👐🏽👐🏽
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 Год назад
Masha alaaaaah xafidullahi shiikh aamiin ya raaaaabi dhamanten
@axmedYassen
@axmedYassen 3 дня назад
Amiin
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy Год назад
أللهم إني أعوذ بك من ألهم والحزن والعجز والكسل برحمتك يا أرحم الراحمين
@MubarikJARMANY-rs2rj
@MubarikJARMANY-rs2rj Месяц назад
Jasakalah sh maxamed❤❤❤
@user-rm6uq9td3u
@user-rm6uq9td3u 8 месяцев назад
ilahow qalbiga no qawoji❤🤲💫
@CalmLemonade-lw6vz
@CalmLemonade-lw6vz 4 месяца назад
Allahyow murugta ihaysa iga fayd
@cabdullahimooto1337
@cabdullahimooto1337 Год назад
Allahow Naga dulqad wal walka iyo wal baharka dhipatada Umada islamka haysata
@fatushbabe5135
@fatushbabe5135 2 года назад
لا اله الا انت سبحانك آني كنت من الطالمين badso ducadaas u will se The results
@mohamedjamaomar8058
@mohamedjamaomar8058 2 года назад
Waad Mahadsantahay wll
@suhaybhuud1378
@suhaybhuud1378 Год назад
Hadad donaysid qisooyin ku baraya inad wardi malinla samaysato saliga nabigena scw dad badiyay iyo waxay ka heleen ka soo daawo chanalka fadumo kayton iyo qalbi wanaag chanel
@halimo7069
@halimo7069 11 месяцев назад
MASHA ALLAAAH
@halimo7069
@halimo7069 11 месяцев назад
MASHA ALLAAH
@fardowsaahmed3909
@fardowsaahmed3909 10 месяцев назад
Thank you sister
@bashiirhaji5046
@bashiirhaji5046 Год назад
Mansha allah shiikha allah ajar kasiiyo
@oubahmohamed624
@oubahmohamed624 Год назад
Alhamdulilah Ya Rahman
@NadiifoCabduqaadir
@NadiifoCabduqaadir 27 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@oubahmohamed624
@oubahmohamed624 Год назад
Allahuma amiin Ya Rahman
@maxamedamiin3744
@maxamedamiin3744 Год назад
Jazaakalah sheekh
@xalimasuubaan5053
@xalimasuubaan5053 2 года назад
Masha allah ❤️😘
@falastiinadam234
@falastiinadam234 Год назад
Mashalah sheekh shukrn
@ladansulub7223
@ladansulub7223 Месяц назад
لا اله الا انت سبحانك اني كنت من الظالمين
@alleyaqaan
@alleyaqaan Год назад
Jasaakalaha khayr isha allah
@suusuukhalif1209
@suusuukhalif1209 2 года назад
أَسْتَغْفِرُ اللّٰه
@halimo7069
@halimo7069 11 месяцев назад
ALLAAH HA KU XIFTIYO SHIIKH MAXAMED ADIGA AHALKAGABA AMINA AMINA YAA ALLAAH
@dacwamedia929
@dacwamedia929 Год назад
Ilaahow niyada nooqabooji🤲🤲🤲🤲
@saciidoabdulkadir2377
@saciidoabdulkadir2377 10 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw scw
@hodanosman7917
@hodanosman7917 2 года назад
Masha Alaah 💕
@suhaybhuud1378
@suhaybhuud1378 Год назад
Hadad donaysid qisooyin ku baraya inad wardi malinla samaysato saliga nabigena scw dad badiyay iyo waxay ka heleen ka soo daawo chanalka fadumo kayton iyo qalbi wanaag chanel
@user-go9pb5fl7b
@user-go9pb5fl7b 6 месяцев назад
ماشاء الله
@nayramahmed7682
@nayramahmed7682 5 месяцев назад
Scw ❤
@sagalilyaas8814
@sagalilyaas8814 2 года назад
Masha'Allah
@rahmomahamud1642
@rahmomahamud1642 Год назад
Allahuma aamin aamin
@suhuuraadan5238
@suhuuraadan5238 3 месяца назад
Ilaahayow murugo kasta oo nahaysata naga fayd
@JamaculAwliya-nz5lg
@JamaculAwliya-nz5lg 8 месяцев назад
masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤
@nuhnuh2753
@nuhnuh2753 9 месяцев назад
Masha Allah
@abdirahmanhassan7570
@abdirahmanhassan7570 Год назад
Allow murugada iga qad
@walalqayesabdullahi3924
@walalqayesabdullahi3924 Год назад
Masha Allah xafidahullah
@suleimanibrahim440
@suleimanibrahim440 Год назад
Ilahayow muragadyda farxad igu badal inshallah
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy Год назад
أللهم آمين يارب العالمين
@suleimanibrahim440
@suleimanibrahim440 Год назад
@@FatimaAli-hc2zy walal MCN wad mahdsantahy inbadn
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy Год назад
@@suleimanibrahim440 ماشاء الله
@sadiaali8822
@sadiaali8822 Год назад
Manshalaha
@AsliCabdi-pw2wu
@AsliCabdi-pw2wu 11 месяцев назад
M.allaah
@fahmoxasan7066
@fahmoxasan7066 Год назад
Mashalaah
@hamdimohamet8438
@hamdimohamet8438 2 года назад
Allha ka ajar siiyo sheekh🥺🥰
@suhaybhuud1378
@suhaybhuud1378 Год назад
Hadad donaysid qisooyin ku baraya inad wardi malinla samaysato saliga nabigena scw dad badiyay iyo waxay ka heleen ka soo daawo chanalka fadumo kayton iyo qalbi wanaag chanel
@bishaaroyuusuf8571
@bishaaroyuusuf8571 5 месяцев назад
Scw
@maxamuudfaarax302
@maxamuudfaarax302 Год назад
Masha alah
@NadiifoCabduqaadir
@NadiifoCabduqaadir 27 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉❤❤❤❤❤❤❤
@fatumadubow2243
@fatumadubow2243 Год назад
Alhamdullillah
@user-ph5uc1yv2c
@user-ph5uc1yv2c 10 месяцев назад
Mashallah
@cosobmukhtaar-ln2ki
@cosobmukhtaar-ln2ki Год назад
❤❤❤❤❤❤
@zerkyainshe3680
@zerkyainshe3680 2 года назад
Waxyaba badhan tabanaya😭😭😭 qof walbo aqriyo Fatahadha imaraa fadlaan
@suhaybhuud1378
@suhaybhuud1378 Год назад
Hadad donaysid qisooyin ku baraya inad wardi malinla samaysato saliga nabigena scw dad badiyay iyo waxay ka heleen ka soo daawo chanalka fadumo kayton iyo qalbi wanaag chanel
@cabaascabdinasir8603
@cabaascabdinasir8603 Год назад
ilahow icaafi😭😭😭😭😭😭😭
@user-zz3vs1jo3s
@user-zz3vs1jo3s 6 месяцев назад
Ilahow qalbiga ii qaboji
@OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
@OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh Месяц назад
❤ ALLAHU AKBAR ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
@umusumayawabare3697
@umusumayawabare3697 19 дней назад
Gabar yar on dalay ba quramka ku adag yahay aad ban oga wal wala igu so doca hadad comment gayga aragto
@axmedYassen
@axmedYassen 3 дня назад
A
@NadiifoCabduqaadir
@NadiifoCabduqaadir 27 дней назад
Beermalasoomikara
@Neverlie876
@Neverlie876 11 месяцев назад
😭😭😭
@umurashaad6869
@umurashaad6869 2 года назад
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@Anush1__4
@Anush1__4 Год назад
😢😢😢😢😢😢😢
@salmoyaxye4825
@salmoyaxye4825 Год назад
Stress ayaa ihaayo asxabay iso duceeya
@mumtaaz6488
@mumtaaz6488 Год назад
Saliga nabiga badso abyo
@suhaybhuud1378
@suhaybhuud1378 Год назад
Hadad donaysid qisooyin ku baraya inad wardi malinla samaysato saliga nabigena scw dad badiyay iyo waxay ka heleen ka soo daawo chanalka fadumo kayton iyo qalbi wanaag chanel
@suhaybhuud1378
@suhaybhuud1378 Год назад
Allah hakaa saaro wlloh qisooyinkaas soo dhagayso waxaad ka heli doontaa dad adigu waxa ku haya warwarkaliyaatoo hoovqof walba uu hayaaye lkn dada 20 sano xanuusanaayay hoo markii ay ku saliyeen nabi muxamed scw ay ku caafimaadeen iyovdad aan ilmobdhalin dal iyo dibadna dhakhtar u tagay hoo markii danbe saliga nabigena scw badsaday hoo ilmo helay markaa adi hawshaadu waa ay yartahybe soo daawo chanaldaas wlloh Allah hakaa dul qaado🥲🥲
@farxaanxasan-jc9ei
@farxaanxasan-jc9ei Год назад
M a
@sahramohamed1894
@sahramohamed1894 Год назад
I'm
@SalmaFarxaan
@SalmaFarxaan 3 месяца назад
inaan murugoonayo darteed ayaan u dhegaysanayaa videoga 😢19march2024
@MariyoXusseen
@MariyoXusseen Месяц назад
Wallhi sido kle hasa see Noqade abyoh 😢
@rahmaahmet7661
@rahmaahmet7661 2 года назад
Dhawaan ayaan is ku arkay murugta weliba mid fara badan waxaan is arkaa anoo aad u murugsan hadana aan dhiba jirin Ayan arka anoo murugonya oo wadnuhu xoog iixanunayo
@pubgmobilehack5704
@pubgmobilehack5704 2 года назад
Danbi dhaaf ilahy waydiiso wllo
@safaahmed7642
@safaahmed7642 Год назад
Ilaah ka dul qado abaayo
@suhaybhuud1378
@suhaybhuud1378 Год назад
Hadad donaysid qisooyin ku baraya inad wardi malinla samaysato saliga nabigena scw dad badiyay iyo waxay ka heleen ka soo daawo chanalka fadumo kayton iyo qalbi wanaag chanel wlloh murugtu waa wax jirta qof walbaaba waa uu murugooda lkn sırta farxadu waa dikiriga iyovsaliga mabiga scw badso🥲
@ilhaanabdi7744
@ilhaanabdi7744 Год назад
Abayo anibo murug aa idiishe waa dhiime niyaada iga dagan allaha na cafiiyo anaga iyo indee xanuunsan
@MarioAxmed-ll6gc
@MarioAxmed-ll6gc 9 месяцев назад
​@@ilhaanabdi7744walaahi abayo anaah kulamidah markastah niyadah iyo qalbiga waxaa igaga seef garaysan wad dhiman noloshii baan nacay niyadayduh ma fadhidoh qalbigu iima xasiloonah gurigayga kuma xasilooni ilmihii waa nacay niin kii niyad uma hayoh hadanah waxaan raboh garan mayoh allow nacaafi yaarabi abayo maxad adigu samaysay mise wali sidiibaatahay😢😢
@abibmoha7268
@abibmoha7268 2 года назад
Nolosha wnka,niyad jabay ilahow, iga,dulqad istarayska
@suhaybhuud1378
@suhaybhuud1378 Год назад
Hadad donaysid qisooyin ku baraya inad wardi malinla samaysato saliga nabigena scw dad badiyay iyo waxay ka heleen ka soo daawo chanalka fadumo kayton iyo qalbi wanaag chanel
@samiha9119
@samiha9119 5 месяцев назад
Hade sdhe tahay abayo
@user-co3hs9rv5m
@user-co3hs9rv5m 2 месяца назад
Waan ku faaiidi doontaa​@@samiha9119
@mubaarigck1166
@mubaarigck1166 2 года назад
ducadahamiga
@seynababdullahi2229
@seynababdullahi2229 2 года назад
Masha Allah
@OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
@OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh Месяц назад
❤ ALLAHU AKBAR ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
@hibohassan8939
@hibohassan8939 2 года назад
Scw
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 6 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw SCS SCS SCS sws scw
Далее
СКАМ НА TWITCH
14:07
Просмотров 289 тыс.
Каха и суп
00:39
Просмотров 2,8 млн