Тёмный

ISKALAAJI HEES CUSUB GURIGII SAMIRKA OFFICIAL LYRICS 2018 

Kabarai Films
Подписаться 258 тыс.
Просмотров 2,7 млн
50% 1

Опубликовано:

 

26 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 806   
@onkodfarayare5961
@onkodfarayare5961 6 лет назад
Legend iskalaaji xaqiiq waa fanaan miisan leh Wlh waa erayo saxiixa dhamaan inta jclka wax kataqaan like ta iisaara muxuu geesiga runtaa marnaba waxa aanan geyn jaceylku gudoon dhahaa
@abdirashidaliizgowemohamed9315
Waaa xaqiiq wlhi 👀" muxuu Geesiga runtaa, Marnaba waxa aanan geyn jaceylku gudoon dhahaa"!💔😭 09/11/2022
@iqroaadan1418
@iqroaadan1418 Год назад
​​@@abdirashidaliizgowemohamed9315 2023/31/may manta ayan godkisa kujira shalaytey iga taganthy😭💔❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥 hadana gedigan haya isman lahayn
@capdifataaxdaahir5023
@capdifataaxdaahir5023 2 года назад
Murugada iYo xanuunkaaan dareemayo iYada darteed Hadaan iz idHaa banaanka keen😭😢bina aadam izka daaye geedaha iLmaynaya 💔😭 allaw qalpiga ii qapooji 🤲aniga iYo InTii iLa midaa 😭😭💔💔💔😭😭💔💔💔😭😭
@abdirashidaliizgowemohamed9315
Sorry sorry bro Qalbiga Alle hakuu qaboojiyo Aamiin Aamiin
@faizaosman9635
@faizaosman9635 Год назад
Bdal qeyr qapo allha ku siiyo abowe
@qatrayquman1427
@qatrayquman1427 Год назад
Wankaxuma walal Allah qalbiga hakuqawojiyo adkeyso. dibka wankubathanehe.
@abdirisakhanad6635
@abdirisakhanad6635 Год назад
Ax aniga uun ku la dareemaya proh
@abdirisakhanad6635
@abdirisakhanad6635 Год назад
Maalimihii wacnaa way soo sicdaan
@nasraabdullahi9406
@nasraabdullahi9406 4 года назад
Sanad ka hor heeskaan way i taaban jirtay, inkastoo wax waliba idlaadeen hdna xasuustu ma dhamaato👍
@aduunehelzan9487
@aduunehelzan9487 2 года назад
Sorry qli
@mumtaazmaxamuud6578
@mumtaazmaxamuud6578 2 года назад
Anaa manta mar xaldadi ku sugan😢
@nasraabdullahi9406
@nasraabdullahi9406 2 года назад
@@mumtaazmaxamuud6578 allah haku saqiro abyo, saladana badi suno tuko illahyna weydiiso culeez walba inuu kaa dulqaado
@Mariaaa.000.0
@Mariaaa.000.0 2 года назад
Hadda bay itaabanaysaa ani Go'aan waan qaadan la'ahay💔🤦‍♀️😥
@امرأةالقوية
@امرأةالقوية 2 года назад
Ana kusugan maanta💔😍
@najaxnalkaofficial6532
@najaxnalkaofficial6532 3 года назад
Alle ha siiyo qof walb wuxu ku haminayo🤲
@aminoibrahim8991
@aminoibrahim8991 2 года назад
aamin aamin aamin yaarbi🤲🤲🤲🙏😪
@zuuzuuahmed6156
@zuuzuuahmed6156 Год назад
Aaamin
@hodanabdi6395
@hodanabdi6395 Год назад
Aalin allah
@fatuzhali297
@fatuzhali297 2 года назад
JacayLka io Samirka wa wada Socdan Hadnad samri karin🥲😒hadapa ogow uma qalantid JacyL wx bdan Wa Ina Jcylka dartis usamri karta wax badana wa ina Udulqdan karta😢🥺💔gar io wagardaro jacyl muxu gonaya xirir rajo io himilo muxu gacaltoyo io gayan isku bahan dhipaya🥺💋❤️😕iso duceya qofka jecelhy ina nolsha ku midowno o is calafano
@takemichiwife4456
@takemichiwife4456 Год назад
@Xafsa Xilkas amin
@takemichiwife4456
@takemichiwife4456 Год назад
Amin
@boosteeyociise4802
@boosteeyociise4802 Год назад
Ruux samiir laheen ayaa go aay wlhi ani cml
@munaali4156
@munaali4156 Год назад
Amiin walal
@Sunshinequeen1
@Sunshinequeen1 Год назад
Waan Samray dhawr sano Abayo Hadana Ciil Iyo Calool yow uurkaan ka gubtaa waxaan noqday qof waaalan oo kaligeed iska ooyeysa dadkana dhooldacadayn tayda ayaa la hor tagaa Ma Haysto Qof aan ku Nafiso oo Aan Wax Walba u sheegan karo Sabanka Hada la joogana qof aad wax u sheegan karto oo daacad Ah oo aad ku nafisi karto ma jirto Waan Daalay Run ahaantii Qalbigaygu Wuxuu Noqday Wada Boogo Ciil iyo Caloolyow dartii💔😭🥺
@Faisa-f8c
@Faisa-f8c 3 месяца назад
Wooooow, Nacabka kala go’nta jecel Gurigii samirkaan ka galay! Samirku waa wax wacan Iskalaaji waa legnd ❤, heesihiisa waxaad moodda in ay iga hadlayaan Aniga🎉🎉🎉
@HoodoCabdi-r1c
@HoodoCabdi-r1c 3 дня назад
Caawa waxa ayy ii tahayy happen madaw Waxa iga Tagi rabta zxptay zxp kaliya iima aha waa Mamody waa Hoyody noloshyda oo idil weeye Caawa waa happen Aan xusi doono waa Taarikh aanan ilaawi doonin Aad ayaan u jeclaa ilaa hadana waan jeclhy Sideen Noloshan u wadi doono iyada la"aanted 😭💔 Rabiyow iiso dhawee Oo Ha iga fogayn 😢🤲🤲
@yasirking2890
@yasirking2890 5 лет назад
Wllhi layskama dhagaysto heesaha iskilaaji wuxuu kahadlaa dhabta allow kudaa aamiin😘😘😘😘
@ayanosmansaid2490
@ayanosmansaid2490 2 года назад
Xaqiiq
@anhaarinaabdifatah2877
@anhaarinaabdifatah2877 9 месяцев назад
Xasuus bay ii ahaan doontaa 12/1/2024 maalin jimco ah 21:36 Oo wiilkaaan is jeclayn la isku keena diiday qabiil dartiis qalbiga i holcayo wllhi waligay maalin aan iloobi doonin waaye Like isaara inta iga dambeesow 😢
@HamthaHasan-l2m
@HamthaHasan-l2m 5 месяцев назад
Ilhay qalbiga haku qabojiyo
@princesskowsar6211
@princesskowsar6211 6 лет назад
Gar iyo waa gardaro xubigu maxuu goonayaa xiriir rajo iyo gubasha himilo muxuu gacaltooyo iyo gayaan isku baahan dhibay 😢❤️💯💕
@abdirashidaliizgowemohamed9315
So sorry wlhi💔😭
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 3 года назад
2021 wixi dawadey Like dhac igu sii ka dib iska gudub😍
@axmeddaahir4350
@axmeddaahir4350 3 года назад
Wwww
@MrHelloimyassin
@MrHelloimyassin 4 года назад
JACEEL WUXUU KU DHISMAA SAMIRKA NO SAMIR NO JACEEL , ALA YACIZK ISKILAAJI LEGEND horey u soco bro heestaan runta bet taabaneysaa .
@Kabaraayfilms
@Kabaraayfilms 4 года назад
thanks sxb sare
@gabileyboy1515
@gabileyboy1515 5 лет назад
Dadka leh waan necbahay jaceylka ayaan la yaabaa!! Aderr nolol jacayl la'aan ah nolol maahan Lkn dadka waalaya ilahay ha ka qabto anigaygaasi NAAFADA CAASHAQAAN AHAY mid baa igu dur durisay balo ku dhacday😭
@safiahashi9081
@safiahashi9081 4 года назад
😂😂😂😂😂😂
@TheSayax22
@TheSayax22 4 года назад
Inta durdurisa alaha kaqabto jacaylka
@gabileyboy1515
@gabileyboy1515 3 года назад
@@TheSayax22 🙏🙏🙏🙏 aaamin aamin allow naga qabo
@marwo12shema42
@marwo12shema42 3 года назад
Walhi wan qoslay
@fatimaahmed3177
@fatimaahmed3177 Год назад
Wlhi wn qosl si niyada ilhy haka qabto wixi dhib wada
@saidadan112
@saidadan112 4 года назад
7sano farxad ayaan isla soo qaadaney 1 sano kala maqana xasusteyda ma ilowo ilmaheyga hoyadood.
@aragsanabdi6436
@aragsanabdi6436 3 года назад
Kaligaa ma’aha walaal
@aragsanabdi6436
@aragsanabdi6436 3 года назад
Anganaba 12 sano farxad ayaan isla soo qaadanayo 5bilood ayaan kala maqneeyn wax walbana wuu isbadelay
@omarjunior9290
@omarjunior9290 6 лет назад
Heestan dareen bay leedahay wlh indhahayga ilmaan ku arkay dhagaysigii koobaad ee aan dhagaysto 😭😭😭
@omarjunior9290
@omarjunior9290 6 лет назад
Kabarai Lyrics thnks bro iminkan u furanaya notificationkana
@mohamed88466
@mohamed88466 4 года назад
Ragganimada kumay jirin midhaasi
@KamaalAli-jr4oz
@KamaalAli-jr4oz Год назад
30/4/2023 qofkasta oo nalasha benta kudhamata kadortay kalanimo wan salamaya 🖐❤️‍🩹🤴👸
@safiahassan6672
@safiahassan6672 Год назад
Wka qaday💔🥺
@hodanabdi6395
@hodanabdi6395 Год назад
Waan qaday
@abdimukhtar3680
@abdimukhtar3680 6 лет назад
Iskalaaji iyo nimcaan the only 2person I listen keep goin up
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 5 лет назад
Qofkii doonaya in uusan kalumin luqadiisa af soomaaliga ha dhageeysto sklaaji oo af soomaali fiican laga baran Karo mahadsanid sklaaji.
@hayatomar5763
@hayatomar5763 6 лет назад
Heestan Manta waxaan Dhagestey 💯Ooh Waa Hees Dareen Badaan Xanbarsan think you Fanaan Iskalji And KABARAI Eebow🌺
@aaminaahmed1935
@aaminaahmed1935 6 лет назад
Intuu karab keedu yahay nacabka kala goonta jecel gurigii samir kaan kagalay 👍👍👍👍😍😍heestan caadi mahan waxa mooda aniga inaye iga hadaleso runti
@arababdullahi7441
@arababdullahi7441 3 года назад
Hambalyo guuleeso
@abdinasiradan3664
@abdinasiradan3664 6 лет назад
Nacabka kala goynta jacel Gurigii Samir kaan ka galey Hees iyo bad💯👌fanaan qaliyaa Iskalaaji iyi kabaria lyric Hees qiima leh baad Inaga soo dhisteeN Guuleysta🤟🏻
@cabdiyanolowwalakeyrascals9717
Heestaa aney igosocotaaaa
@marwoabdi8018
@marwoabdi8018 6 лет назад
gun iyo saladaha wa gobee jacaylku muxuu godob reebayaa guul iyo keenaa midnimo muxuu kala gaynayaa laba aan kala goi karayn ax ya hees iskalaji nin anku fano tnx kabarai bro
@marwoabdi8018
@marwoabdi8018 6 лет назад
+Kabarai Lyrics waxad moda inu iga hadlayo saxipow igada ciyarta I nolow yqy
@anshaxqalbi4963
@anshaxqalbi4963 2 года назад
M.a libax wllhi heesahaaga runtii waa heeso xul ah waa heesihii aan rabay inan soo qaado❤💥
@abdilkadirdamhassan1191
@abdilkadirdamhassan1191 Год назад
Gun iyo waa gobe😮 Maxay murugo iyo xasuus😮 Dartii qalbiyada u guban😮 Gudaha ka holcamaa😮 Maxay murugo guntani😮 In badan gobo sii ilmada😮 Iskilaaji waa waa wabi burqanaya😮 qaar kelana kaa waanu sugaynaa😮❤❤
@farduusxamse135
@farduusxamse135 2 года назад
Intuu garab keedu yahay Nacabka kala Gooynta jecel Gurigii samir kaan kagalay🥺😭
@yasaalemedia8651
@yasaalemedia8651 6 лет назад
iskalaji wll anigu wanka yaabanahy kolba halka xalkeygu marayo maxaa kusoo mariyah sxb
@sahroabdirihmanali3139
@sahroabdirihmanali3139 6 лет назад
isku Xanuuun baa nahay
@fatimaadan3300
@fatimaadan3300 6 лет назад
kkkkk hye
@fartunarab6135
@fartunarab6135 6 лет назад
😂😂
@ayaansayid2537
@ayaansayid2537 4 года назад
Hhhhh heestu qadaba anay igu socotaa hhhh
@yasaalemedia8651
@yasaalemedia8651 4 года назад
@@ayaansayid2537 saw maaha caadi maaha ninkaasi wlee halkuu joogo yaa igeeya hhh
@naaanqurux4982
@naaanqurux4982 4 года назад
Iskalaaji waxad mooda hadba xalada anku jiro in layiri hes kasamey jaceyl 2015 ila 2020 markan isdhaho wad ilaawday ayan dib gucasho darema allow qalbiga ii qabooji 😭😭😭😢😢
@amiirtuahmed2112
@amiirtuahmed2112 6 лет назад
Jacaylku wax xun maaaha lkn waxaa xumeeyaaa labda qof miduun midka kale khiyaamyao ama been usheego taaas.keenysa qofka qlpigiisa dhaawcmao
@صوماليةوافتخر-و5و
Taas been ahyn sista
@mohamedkuriyaofficial9803
@mohamedkuriyaofficial9803 6 лет назад
Waa runtA wll qli
@libanahmed9765
@libanahmed9765 6 лет назад
Runta weye wll wlhy
@libanahmed9765
@libanahmed9765 6 лет назад
Jacelka waa wax jira lkn dadka aya xun oo sii khaldan uu fahma
@baradhobaradho1152
@baradhobaradho1152 6 лет назад
Mmmmmm really
@jalaqsanqurux5315
@jalaqsanqurux5315 5 лет назад
Ax ax Alla maxaan kaligeey ooyay murugo & xasuus yaa rabi ha ii fududeeyo
@mayaahmed230
@mayaahmed230 6 лет назад
Fanaanka kaliye nolosha dhabta ah ka heesa wax jira iyo xaqiiqada jacaylka alle labadi is jecel isu wanaaji
@malyunmuxudincawale8504
@malyunmuxudincawale8504 6 лет назад
Muxuu geesiga runtaa Marnaba waxa aanu Gayn Jclku gudoon dhahaa😤 KABARAI thanks inbadan
@jcliyajamuryadabarakesanso5167
Kabaral lyrics mdxagu kor ha ahaado wlalkay qli 💞💞💞 Tgeero wyn Ku ahy iskalaaje 👌👌👌
@Ciidle1
@Ciidle1 11 месяцев назад
Intuu garab keeda yahey Nacabka kala goynta jecel Gurigii samir kaan ka galey.
@Al.nasiixa-kheyr
@Al.nasiixa-kheyr 5 месяцев назад
Maanta dib uguso laabtay heeskan😢😢🎉🎉thu/23/24
@takkaapsher3881
@takkaapsher3881 6 лет назад
Wa hees dareenkeeda wadata iskalaaji waan ku wataa Waad ku mahadsantahay kabarai soo tabintaada
@abdifatahnuur3785
@abdifatahnuur3785 6 лет назад
Jaceeyl soomaali kaagalay xumaan kama dhamaato iyo qayaano rag iyo dumarba
@abdishakurismail2274
@abdishakurismail2274 5 лет назад
Heestiiheesaha
@AhmedHassanUbah
@AhmedHassanUbah 5 лет назад
Xaqiiq wlhi
@EsaxFX
@EsaxFX 5 лет назад
Waan kugu raacsahay
@sarahjeiden7934
@sarahjeiden7934 5 лет назад
Isha katuurtay
@haimoamar8642
@haimoamar8642 5 лет назад
Waa runta
@xlastzone9130
@xlastzone9130 6 лет назад
Jaceylow mxd na dhibtay wll😭💔
@abdiazizdhodi160
@abdiazizdhodi160 6 лет назад
heees io Badh weye👏👏👏iskalaji thanks laciib
@indhokafiya4567
@indhokafiya4567 4 года назад
Wow waa hees cajiiba iskalaajiga cashaqa ninkan heesihiisa waan wada jeclahay
@jamilaalijama7920
@jamilaalijama7920 6 лет назад
Thnks BaRaI LYRICS iskalaji cadn mahan love ku ah ushegaaa yaqeeey
@abiibrahim-bw5ei
@abiibrahim-bw5ei 8 месяцев назад
danta aya hoos ii dhigtay waana alah mahadi ila maanta noloshay qayrkee heleen anu nasiib reer iyo awlaad uma yeelan wa ayo dantu maxay ciishay wiil aduunyada anu wa dawada farxadaha ka socda aduunka cidla kali taaganahay lkn rabi wuxu ku qoray marna ha ka calaacalin khayr rajee naftanay inbadan baa been isku mawalisay lkn walhi hadeed waa adkaysan waayay dantu maxay i ciishay ax rabiyaw ada ii maqan
@axmedbebe7144
@axmedbebe7144 6 лет назад
Iskilaaji anigu gcn baa kuu taagay laandhere wxn qalbiyada dadka ahyn kama hadashid aad bn kugu Mahad celin adiga io abwaankii heesatan sameyay thanks KABARAi Lyrics
@cabdishakurnuur7100
@cabdishakurnuur7100 6 лет назад
Gurigii samirkan ka galay eesha calaa hees dee inderow heesahagu waxay noqoden kuwo aniga iga hadlaya xaliimo jaarkayga ah ayan samir ka qaatey 😂❤️❤️noolow legend Iskalaji
@zuusuugaasoomar116
@zuusuugaasoomar116 6 лет назад
Waaw
@jaalehamzepro8667
@jaalehamzepro8667 6 лет назад
intuu garabkeedu yahay nacabka kala goynta jecel gurigii samir baan kagalay ax yaa ABWAAN calooshayda miyaad ogayd thanx kabari lyris
@qalbiwanagsidahoyaded8998
@qalbiwanagsidahoyaded8998 6 лет назад
Gun iyo wa gobee jacelku muxu godob rebaya iskilaaji cod malable thnks kabarai 😍😍
@qalbiwanagsidahoyaded8998
@qalbiwanagsidahoyaded8998 6 лет назад
Kabarai Lyrics sxb adigo mhdsnd waxn jclan laha xaawo kiin iyo laki xaaji hesta shiribka ah inkasto an hesta magaceda aqon iyado lyrics ah im bdn thnks
@cabdiqanirookey7336
@cabdiqanirookey7336 Год назад
Gun Iyo Waa Gobee Jaceylkuye Muxuu godob Reebayaa Guul Iyo Keenaa Midnimo Muxuu Kala Gaynayaaa Labo aan Kala Go'i Kareyn Legend Iskalaaji Mohamed Bk Iyo Nimcaan Hilaac Iyo Abdifatah Yare Ahmed biif (Ahmed kheyr) Heesohooda Waan Ku Raaxeystaa Xaqiiqdi 😥😥💔💔
@amirhassan3448
@amirhassan3448 3 года назад
Gurigii samirkaan ka galay eesh calaa hees fanaan jira iskalaaji 💯💯✅✅✅✅
@mohamedrooble6474
@mohamedrooble6474 3 года назад
Hadad igu raacsanahy in iskalaaji yahay macalinka jacaylka liketa hayla dhaafin wll Ama jiif istaagnoow ama shaqo hay 😂😂😂😂😂😂😂😂
@AliMohamed-hc6rm
@AliMohamed-hc6rm 3 года назад
A
@AliMohamed-hc6rm
@AliMohamed-hc6rm 3 года назад
A
@AliMohamed-hc6rm
@AliMohamed-hc6rm 3 года назад
1
@miskihassanali8178
@miskihassanali8178 5 лет назад
Waa yaba iskalaaji marwalba halka aan marayo unbu ka so saaraa hays aan cadi ahayn
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 5 лет назад
ana uga go.ay hurdada oo kun iyo kow baa gurxuma nacabka kala goynta jecel gurigi samirkan ka galey my legend cabdicasiis cali ciise iskilaaji
@HodanHuseen-z3q
@HodanHuseen-z3q Год назад
1.9.2023 😢😢😢😢😢😢😢❤
@abdirizackadam771
@abdirizackadam771 5 лет назад
Anna mantaaa GURIGII SAMIRKA SOO GALAY oo ii koow (1) yahay kadib 7 sano iyo dheeraad Jaceylkeygii aan soo gardaadinayay oo CAFIS ISWEEDAARANAY 🤦‍♂️🙇‍♂️🤦‍♂️ Anoo Nin Ragga ah oo Bahdeyda iyo BarBaaarta aan asxaabta nahay igu tilmaami jireen Ad-adeeg iyo inaa ahay nimaan nixin maxaan ILMADEEYDA CELSHOO CALOOSHA KA OOYAY 😢😭 MAXAAN NAFTA KU SAMIR SIIYAY INAAN MEEL WACAN KU DAMBEEYN DOONO😴😓😴
@faizaosman9635
@faizaosman9635 Год назад
Nloshaba sidas iska ah wllky illhy badl fiicn ha ku siiyo🥺
@abdirisackadan9005
@abdirisackadan9005 Год назад
@@faizaosman9635 Thanks abyo ❤️
@libanmilano673
@libanmilano673 6 лет назад
muxuu kala gaynayaa Laba aan kala go I karyn 😭😭 🎤 iskalaji legend 🙏🙏💯💯💯💯💯💯
@farxiyaibraahim6737
@farxiyaibraahim6737 6 лет назад
Eesh.cala.wa.hes.inaba.cadi.ahen
@farxiyaibraahim6737
@farxiyaibraahim6737 6 лет назад
Ww.
@farhiadahirhalane6427
@farhiadahirhalane6427 5 лет назад
😂🤣😂😂😂😂😂😭😴😛😜👌💜💜💜💜💞💞💞
@ilhaanjaamac9401
@ilhaanjaamac9401 4 года назад
Sxx😭😭😭😭😭
@soolnugaal8816
@soolnugaal8816 6 лет назад
Www waleee IN laysameya lamooda kuwan gurigii samirka kagalay noolow iskalaji Thnks KABaRal LYRiCs
@hanoolaatogobtu1173
@hanoolaatogobtu1173 6 лет назад
maxaan keli ooyay anoo nin raga samirku waa cajiib
@hanoolaatogobtu1173
@hanoolaatogobtu1173 6 лет назад
thanks sxb kabarai lryric keep moving bro hore usoco sxb aad ayan uga hela inta badan lyrics aad so geliso
@oneofthegreatest2448
@oneofthegreatest2448 6 лет назад
Jclk mayaqano rag
@hanoolaatogobtu1173
@hanoolaatogobtu1173 6 лет назад
dumarka ayaan jeclayn ninka romantic ah alle waxa uu kusaliday dumarka mid ad adag oo aan u naxayn ba
@lakicabdi5999
@lakicabdi5999 6 лет назад
Maxaaan kali oyey anoo dumara cilada wala wada qabaa ma ku gulaystay wll aniga steil may
@xafatulcarabboosaso4919
@xafatulcarabboosaso4919 6 лет назад
sxb jecel rag iyo dmar makala lahan hada jecel dha. kuhayo ohin murug iyo farxad intaba wa arkaysa majiro jecel dhab ah oo an murug iyo wal wal lahen dabcan anigna waqti badan wan oyay si lamid ah qoftyda
@diamondyare8882
@diamondyare8882 6 лет назад
Iskalaji wlh fanaan jiro marwalbo waxuu taabta sirta nolosha
@diamondyare8882
@diamondyare8882 6 лет назад
Thnks bro
@dajiyadajiya330
@dajiyadajiya330 3 года назад
Waaw al fanaan iskalaaji runtii waa hees caadi ahayn waxad tahay fanan lagu dayan karo
@bahjainaahmed8685
@bahjainaahmed8685 5 лет назад
😢😢😢😢😢 gurigii samirka kagalay heesta caadi ma ahaaa
@sudiyanoofficial7787
@sudiyanoofficial7787 4 года назад
Hestan wn ilmeyay runti 😭😭 jclka anaga wax xuman kadhigany
@maxamedaxmed9869
@maxamedaxmed9869 6 лет назад
iskalaji nin culus qali bad nagu thy hees iyo badh boqor horey usoco
@deeqismail253
@deeqismail253 4 года назад
muxu gaasiga runta marnaba waxa anu gaYin jacaYlku gudoondhaha 2020/5/septemper 💖 xasus
@khadromuuse2156
@khadromuuse2156 8 месяцев назад
Waan jeclahy heesta alxm 2024/2/7 xaaajigyga safar sii ahy allow u fududee maxay murugiyo xasuus dartii qalbiyada u guban ❤❤❤❤ turkia ❤
@farahsaed8329
@farahsaed8329 6 лет назад
Ababaaay wakas fanka buuxaa dhanksta heestani eryo laxan music way kadhisnthy ❤❤❤👌👌👌👌kabarye hore usoc wll
@anshaxyarejr7729
@anshaxyarejr7729 6 лет назад
Pppppp Gun iyo waa Gobe jacaylku muxuu Godob reebayaa Guul iyo keenaaa midnimo Nscabka kala Goynta jecel Gurigii Gurigii samirkan kaGalay 👌👌👌👌👌👌👐👐👐👏👏👏👏👏💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💖💖💖💖💋💋💋💋💋❣❣❣💘💘💘💘 inta Nacabka Gurigii Samirka ka gashay likta iigu roonada Cadowga jacaylka ha jabo
@anshaxyarejr7729
@anshaxyarejr7729 6 лет назад
Kabarai Lyrics 👍👍👍👍✍✍✍👍👍👍👍👍👍👍 iskilaaji iigu roonow sxb nolol maalmed uu iiyhy Codkiisa 👌👌👌👌👌👌👌👌
@ffff7804
@ffff7804 4 года назад
😭😭😭😭😭🙏 Ilahay hakaa raali noqdo wlal ango wayn Ayaan dhaandhaan unoqdy qof kle drtiis😭
@hawohaawo3043
@hawohaawo3043 6 лет назад
wow wow axsan hees codka/woo erayada/100 qorka/100 👍👍👍👍👍👍💓💓💓💓 ninkan hesaha dareenka waxa moda in o aniga igu tala galay
@aragsanqaali263
@aragsanqaali263 6 лет назад
Iskalajo nimanka dhan asagaa ugu leh walee anoo xaqireen codka allah kudaayo
@haboon1139
@haboon1139 6 лет назад
hobolka qarniga alfanaan cabdicaziiz izkalaaji💖♥️gun iyo waa gobe jacaylku muxu godob reebaya😍
@boqoradasomalilan1825
@boqoradasomalilan1825 6 лет назад
wwwwwwwwwwww iskalaaji boqorka codka youtube waxan uso gala waa dhagaysiiga heesahisa 😍😍😍😍👌👌
@leylamohamud1180
@leylamohamud1180 6 лет назад
Woooooow iskalaaji waan ka danbeeya heesahaaga ii noolow fanaan qaaliya 😘😘😘😘
@NiciimaFaysal-uz2rl
@NiciimaFaysal-uz2rl 2 месяца назад
Maanta Dib uGu Soo laabtay Heeskan. 19/7/2024 😭💔
@abdulhakimzoobe3245
@abdulhakimzoobe3245 5 лет назад
Muxuu Niyaduu Godladay abwaan abwaan dhaaafay hori u soco
@zizohgood4213
@zizohgood4213 6 лет назад
muxu.kala goynaya laba aan.kala go,i karayn ....... really waxabad moda inay marxaladayda saka ku kacay iyado cusub hestan aniga iga hadlayso
@xaawoluulshariif7621
@xaawoluulshariif7621 4 года назад
Aah jcyl alle qalbigeena ka tirtiro wlhi jclekeyga4sano wada socney ayaa iga careysn 2isbuuc aan kala amusanhy mar qura qalbigeyga kama saarin waayo aad ayaan u jclhy allow qalbigeyga ii daji asxaabta iisoo duceyaaa
@hanihappydhalpuntlander2489
@hanihappydhalpuntlander2489 6 лет назад
Madaxa fanaaninta #iskalaji cod iyo style is bahaysty hry usoco boqor
@xamdaahmed4874
@xamdaahmed4874 2 года назад
23/6/2022/ time 9:00 xasuus adag wlhi ragga soomaaliyed sida hablaha qalpiga looga jabiyo way yaqanaan walipa way ku dheereeyaa 💔😭💔
@xanaanabdi2006
@xanaanabdi2006 Год назад
Xaqiiq wllhi
@iam.legendar
@iam.legendar Год назад
maya wll
@asmamohamedmahamoud7393
@asmamohamedmahamoud7393 Год назад
Ha wlhi hintaad soo dhawyso ayuu qalbigaaga siduu doona u galayaa😢
@bilanealibilanealu3223
@bilanealibilanealu3223 4 года назад
Hibo ebee kusiyey leskama dhaahlo Masha Allah oof calegue Iskalaaji 😍😍😍❤❤❤❤❤
@shakaaldepana2644
@shakaaldepana2644 6 лет назад
Waaaaaw iskalaaaji nin culus 👌👌👌👌 gar iyo waa gardaro xubiga maxuuu goonyaaa xariiir ✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
@caliosmaanmaxamuud5128
@caliosmaanmaxamuud5128 5 лет назад
Xaaaaax jeceeyl ayaad aa utaaqaa
@abdullahisaladhirad6596
@abdullahisaladhirad6596 6 лет назад
Heest si toos ah bay ii tabanay wlhi int ia daremays 😍😍
@asmamohamedmahamoud7393
@asmamohamedmahamoud7393 2 года назад
Maxay murug iyo xasuus Dartii qalbiyada u gubaan 🥺 😍
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
Waw thanks brother kabaria lyrics wxn ku mhd celiyo grn mayee jasakala khair bro mcn heesba heesta ay ka ficn tahay uunba laga hela adaa uhaysta heesaha lyrics ka ah👌👌👌 from hargiesa 😃😃
@sucaadcabdle1626
@sucaadcabdle1626 6 лет назад
skalaaji bilaa codish
@najuumahamed9352
@najuumahamed9352 6 лет назад
Iskalaji ku jcelahay wlhi codkaga l need in aad iso qado hees najam like igu qbta
@FilasanHassan
@FilasanHassan 6 месяцев назад
😢💔 waxa erey lagu kobi karo ma ahn jaceylku😢
@maeshhaji1300
@maeshhaji1300 5 лет назад
Codkaga Illah haku barakeyo wanku xiisnay from Winnipeg noso noqo
@munoabdulahi1726
@munoabdulahi1726 6 лет назад
Nacabka kala goynta jecel guriga samirkan kagalay walee ish calaa qiyas iyo daren aan inawa cadi ehen😍😍😍😍
@muunaahmed9872
@muunaahmed9872 6 лет назад
Haaaye iskalaajina heesihiisu waa non Stop 💓ku tageeraa wallee
@najaxmaxamed5344
@najaxmaxamed5344 6 лет назад
KABARAI soo tabintaada wad kumahadsanthy bro
@fitahkassim
@fitahkassim 3 года назад
Heestaan xasuus gaar ah ayey igu leedahay hadaan maqlo waxbaa iga gurxama lkn caanshaqa calafkaa ka weyn
@munoabdulahi1726
@munoabdulahi1726 6 лет назад
Boqorka codka inaa tahay waanku qiray walee tariqdana wey ku xusi doontaa iskalaji 😍😍😍❤❤💋❤💋❤💋❤💋❤
@jeysheenoqatarooz6088
@jeysheenoqatarooz6088 5 лет назад
Ana Ugu Go Ay Hurdada Oo Kun iyo Kow Kala Soo Baxay Anigo Aan Ka Gaabinayn intuu Garabkeedu Yahay Nacabka Kala Gooynta Jecel Gurigii Samirkaan Ka Galay 🙌
@maankadeeqa2486
@maankadeeqa2486 6 лет назад
Caaadi maaahin heesaha iskalaaaji waa xaqiiq jirto qof walbo taawaneeso noooloooow👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@eeloofficial8791
@eeloofficial8791 Год назад
Heeestan Sigaar Ah Bay i samaysaa Wlih Alle Cafaku Muxuu Naka Kaxeeeyey GabDha Adunka Ujecelaa Nolosha Alle Haku Hagaajiyo
@dheemanaadan6595
@dheemanaadan6595 6 лет назад
Waaaaw iskalaji fanankayga Wanku taganahay
@khadaraanioslo
@khadaraanioslo 5 лет назад
Wlh hestan abwan ka sameye Malaha anigo I ogaaaa Alla maxuu wayaha cilay nin raga
@ayancadey9846
@ayancadey9846 6 лет назад
Maxay murugo iyo xasuus dartii qalbiyada u guban !! Gudaha holcamayanoo maxay murugada guntani Inbadan goba siin ilmada hees inaaba an cadi aheyn best fanaan
@kaafiyamohamed5928
@kaafiyamohamed5928 6 лет назад
Allah yaa cisak iskalaaji eesh calaa hees alle sawt mcn waa kugu manaystay walee ❤❤👏👏
@filsanmukh4286
@filsanmukh4286 10 месяцев назад
Mar hore jacayl awadi anoo oyaya dhagaysanayay hadana anigo qoslaya alxm ugu danbayn Waan bogsaday
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 года назад
Ana ugu go.ay hurdada nacabka kala goynta jecel gurigi samirka ka galay hees macan waye
@MYare-rk3vx
@MYare-rk3vx 5 месяцев назад
Nacbka kalagonta jecl gurga samirkan kagaly❤❤.
@abwaangamaaye2867
@abwaangamaaye2867 6 лет назад
Maxaay Muruga iyo Xasuus Dartii Qalbiyadda u Guban❎ DEELQAAF. Maxaay Gocasha iyo Xasuus Dartii Qalbiyadda u Guban✅sax😃😃😃
@abwaangamaaye2867
@abwaangamaaye2867 6 лет назад
Kabarai Lyrics sxb Aad ayaad u Mahadsantahay waan kula socdaa
@cumarcali971
@cumarcali971 4 года назад
Anu iga had layaa🤲
Далее
ISKALAAJI NAXARIIS JACAYL WAA HEES AAD U MACAAN!
6:55
Просмотров 313 тыс.
Iskilaaji hees cusub gocasho 2017
4:55
Просмотров 166 тыс.
ISKALAJI || Laba Wajiile || hees lyrics +2018
4:45