Тёмный

ISKASHATO MAKUFTO BEEN BADAN RUN BAA KA DANBEتنظيف وتنظيم 

Ruumi Channel
Подписаться 85 тыс.
Просмотров 12 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 45   
@chouchouchoukri1211
@chouchouchoukri1211 8 месяцев назад
Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my ruumi sis ❤
@ifrahinabarkad7721
@ifrahinabarkad7721 8 месяцев назад
Runtii aad ayay ii farxad galisaa markaan daawado muuqaaladaada. Waxaan jeclaan lahaa inaad sameyso laba muuqaal maalintii laakiin aad ayey kuugu adkaan doontaa. walaashay way sii socotaa ilaah haku barakeeyo hana ku abaal mariyo waayo adiga ayaa nagu dhiiri galinaya Tan iyo markii aan raacay fiidiyowyadaada noloshaydu waxay noqotay mid firfircoon oo fudud. Aad baad u mahadsantahay
@MohamedOum-k8u
@MohamedOum-k8u 8 месяцев назад
Masha alah alahaku barakeeyo walaalo❤
@asmaxasan7803
@asmaxasan7803 8 месяцев назад
mansha allah waa kula soconaa waanan kaa faaiidnay wll❤❤❤❤
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 8 месяцев назад
Masha Allah❤❤❤❤❤❤
@GghHhh-c8t
@GghHhh-c8t 8 месяцев назад
Masha allaah wll aamiin ❤❤❤❤❤💯🤲🙏🏻❤❤💋❤
@AmranDaahir-e2u
@AmranDaahir-e2u 8 месяцев назад
Wankujecelahay.xabiibti.hore.usoco
@luulibrahimcumar4265
@luulibrahimcumar4265 8 месяцев назад
Masha allah allaha ku daysto caruurta ❤❤ Xabiibti biyaha kulul sharci ahaan lama daadiyo wayo waxa lagayaabaa in buraacada isaga nool yihin noolo aanan indhahena qaban marka xabiibti marka daadinaa qabooji
@aminaabdullahi6913
@aminaabdullahi6913 8 месяцев назад
Masha Allah🎉🎉🎉
@SouadAlimed
@SouadAlimed 8 месяцев назад
Mashallah huno
@hawahassan4841
@hawahassan4841 8 месяцев назад
Mashaa Allah. Beautiful family!!
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 8 месяцев назад
Manshaallah 😍iskashato been mahan
@umacabdirisaq6399
@umacabdirisaq6399 8 месяцев назад
ASC abaayo ilaah ha ku barakeyo xoogaa
@ryanyusuf1843
@ryanyusuf1843 8 месяцев назад
Mashaa Allah
@suadamohamud7556
@suadamohamud7556 8 месяцев назад
Masha’allah Allahuma Mubarak. Aad u jeclahay video ga. Kettle jalmada biyaha kariso. Qal iyo shampada welasha ku dhaq. Aad kugu nadiifinaya
@FaisaAhmed-wm7pd
@FaisaAhmed-wm7pd 8 месяцев назад
Asc masha alllha
@hiboharaf5504
@hiboharaf5504 8 месяцев назад
Maasha'allah aad bay ufiicantahy ilmahaaga inaad dhagaysatid ,ladoodin qalbigiisaad ogaanaysaa ,soomaali waxay barteen ilmaha naga aamus intay dhahaan hadhow ilmihu inuu raadsado cid warka ka dhagaysata .
@FartuunhusseinAxmed-kv1dk
@FartuunhusseinAxmed-kv1dk 8 месяцев назад
Masha allah ❤❤
@bilanahmednour8595
@bilanahmednour8595 8 месяцев назад
Wankula sogadhay qalii alaha kudayooh cafimadkaba
@naimaos5286
@naimaos5286 8 месяцев назад
Wale filsan way ka raysay maanshaa allaah tabarakallaah horay u socoo qaali sakay hawshii aan bilaabay baan ilaa hada wada
@fardowsoabdikadir847
@fardowsoabdikadir847 8 месяцев назад
Wlee mlinwalb wnkuso eega sdii shaahii bad iiqabataa dhnk dhaqala nso badi qali❤😊
@FaisaAhmed-wm7pd
@FaisaAhmed-wm7pd 8 месяцев назад
My sister ❤
@UmoZaki
@UmoZaki 8 месяцев назад
Waxan ahaya hooyo soomaliye hadafle ple isoo boqo walashay ❤
@anisamohamed9720
@anisamohamed9720 8 месяцев назад
Xbbti qalka ansaladada lagu darsado an ku dhaqda tijabi adine insh allh
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 8 месяцев назад
صل الله عليه وسلم وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Masha Allah tabarakallah macanto Jizakallahu qer macanto waxa lagaga dayda nadafada macanto Ciyalka wey fiican tahay inad barto inay ku sacideyan ayagane waxay ku baranayan Shaqada macanto Allaha idin barakeyo Yaa Rabi Allaha ku xafido adiga iyo ehelkaga dhamaan Yaa Rabi
@fadumomohamed-uf3lb
@fadumomohamed-uf3lb 8 месяцев назад
Run bay ku sheegen❤❤❤
@umulqeyrburaale
@umulqeyrburaale 8 месяцев назад
Ruumi abaayo buraash maa ku dhaqeysaa jarjarada mise wx kale ani teyda sanadki halmar nin iii dhaqa xagee lagu gadaa buraashka noo soo sheeg uk jooga walhi wnkaa faaidey taydavwey ureysaa walhi nin unmbaa u raadiya
@FaadumoMohamud-eq3de
@FaadumoMohamud-eq3de 8 месяцев назад
Hooyo laysiyada ayaan ahay lkn quruxey intaan muuqaldaada daawaday wax yaaba dan ayaa iska kay badalay
@asmaxasan7803
@asmaxasan7803 8 месяцев назад
kkkk😂😂😂😂❤
@mariamdjama6088
@mariamdjama6088 7 месяцев назад
Wan kula so garay abayo ❤
@Exlacme
@Exlacme 8 месяцев назад
Ruumi sariirtada cabirkeda waa meeqo sariir gadan rabaa so in iguwaynato marabo 200x2030 UK size Thanks
@ruumichannel
@ruumichannel 8 месяцев назад
Teydu wey wen tahay. 200 160 waye
@kadrahassan2567
@kadrahassan2567 8 месяцев назад
Filsan faceed karoo igu salaan waxaa ku wey diiyay jarajarada sidee ku qalali
@aminaabdullahi6913
@aminaabdullahi6913 8 месяцев назад
From America i like how you clean 🎉🎉🎉🎉🎉
@AbdiazizJaamac
@AbdiazizJaamac 8 месяцев назад
Wan kula soogadhiy ruun dhiib ba danaa 😂masha alaah ale ha ku bara keeyeey xajiy lacag 😂 xagu aadiy ruun eey waxan ahiy hooyo niin ma ihiy eey ma soomaliya ba usoo dir tiy xajiy lacaag
@ruumichannel
@ruumichannel 8 месяцев назад
Haaaa kkkkkkk
@BadraJacvar
@BadraJacvar 8 месяцев назад
Hhh ruumiyay dadkad sheegaysid man ku daawana😂
@najmaAbdi717
@najmaAbdi717 8 месяцев назад
Ruumiyey xaaji lacag maanatustid 😂😂
@som1
@som1 8 месяцев назад
Ruumiii where is the letter H for Home? Who took it off lol kkkk xx
@ruumichannel
@ruumichannel 8 месяцев назад
Wala cunay hahhhahahah
@NAIRUS4219
@NAIRUS4219 8 месяцев назад
Asc wancusubanahy
@UmoZaki
@UmoZaki 8 месяцев назад
Roomiye wll youtuba furtaya isoo garaba jogsada an❤ wn dadalaye
@Nura-p7d
@Nura-p7d 8 месяцев назад
Wan ku saray hore u soci
@UmoZaki
@UmoZaki 8 месяцев назад
Thanks xbti
@ilhaniman7303
@ilhaniman7303 8 месяцев назад
Wanku saray horay usoco wll
Далее
MANTA ANTI BAA LE II KENAYRUUMI ROUTINE
13:35
Просмотров 10 тыс.
How to get skins for FREE? #standoff #skins #coins
00:34
morning Routin
10:06
Просмотров 2,8 тыс.
FULL MORNING ROUTIN. SKIN CARE
25:21
Просмотров 44 тыс.
18/21 | ARONIA AYAAN SAMEESTAY SADAQANA WAAN KABIXIYAY!
13:01
GURIGEYGA# DHAR#IYO IS DHAXYAL  BAN U NACAY TALDAN QADO
11:27