Тёмный

ISKU DIYAARINTA MAALINTA XAFLADEEDA WAXAAN TAGAY MEESHA TIMAHA😱 

Sundus Ayaanle
Подписаться 506 тыс.
Просмотров 35 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

26 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 248   
@queenqadriina8080
@queenqadriina8080 3 часа назад
Maantoo kle dadka garabkaaga waligaa hilmaami maysay m.a macalimow ,cumeer iyo daqoow waa wiilal ixtiraam badan oo walalnimada wax ka aqana ❤sundusy problem iska kla yaray wax walba saa rabto alle hakaga dhigo oo waqti nasiino qado xaflada adoo saan ukla daadsan u murugsan yay kugu soo kaline ❤😊
@FartuunXasan-cf8zy
@FartuunXasan-cf8zy 3 часа назад
Sundusteena wa poqorada RU-vid ka in ay tahay ya igu racasan❤❤❤❤❤
@AmiiroMuhumed
@AmiiroMuhumed 2 часа назад
Ani❤❤
@SundusCiroobe
@SundusCiroobe 8 минут назад
Ani❤
@siraadbrown
@siraadbrown 3 часа назад
Sundusey Xaflda Hawsheed mayare e in aay sifiican oo guruxon ku dhacdaaan ku rajaayn 😊❤
@Farhia-r9f
@Farhia-r9f 3 часа назад
Sunduseeey maclimow sida walshis kujeclyehe ilasho wlhy dadka waxa lakala barta markad ubahato marwalba sas garbkaga uyehe ina aderka dadka kadaweyeso ❤😍😊🥹
@saynabmusse8568
@saynabmusse8568 Час назад
Sax
@IbtiHosh
@IbtiHosh 3 часа назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledgeable and The most shine all created prophet Muhammad scw ❤😊
@IqroNuur-lm7uh
@IqroNuur-lm7uh 2 часа назад
Scw scw 🎉😢❤😊
@IqroNuur-lm7uh
@IqroNuur-lm7uh 2 часа назад
Scw scw scw scw 😢🎉❤😊
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 49 минут назад
❤Scw
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 48 минут назад
❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NadiiraMohamed-y4f
@NadiiraMohamed-y4f 3 часа назад
Sundus abyo wiiLasha iLaasho wllhi way ku jeceLyihiin❤
@ayaanmuhumed174
@ayaanmuhumed174 3 часа назад
Haday wllshas ilashan waydo waadoqonimo
@muniiramohamud8702
@muniiramohamud8702 3 часа назад
Ayy sundus wilashan ilasho wilal qima bdan weye wlhi oo xushmad badane❤️
@Dagan9322
@Dagan9322 3 часа назад
Sundus guuleyso qli wiilasha cumeer io macalimow waa garab wlhi allow wiilasha somaliyeed nodaah❤❤❤
@AasiyaJaamc-wm3ur
@AasiyaJaamc-wm3ur 57 минут назад
Sundus waan kuu hambalyaynaya qli wan ogaahy xalfadada soo dhaw hal wxa Lee kaa Codsan hana is qawin dhar ku gu dhagan oo ku sawiro ha soo xidhan qli waa iga talo kaga timi wlshaa ku jecel❤❤
@CawoFaizal
@CawoFaizal 2 часа назад
Sundus Hal mid samee hadal xikmadaysan maalintaa meesha kasoo jeedi adoo farxad muujinayah soona qoro hadalka😊
@SagalMuumin
@SagalMuumin 2 часа назад
Jah talo wllnimo ❤❤
@khadraomar2731
@khadraomar2731 3 часа назад
Wiilasheen Allah ha no daaysto saay grabkeed uga so muuq daan m.a😊
@SalmaHafidh-bn2hy
@SalmaHafidh-bn2hy 2 часа назад
Sundus garbageedha Cumeer, Macalimow, Deqow,Zaki Somali iyo Faadhil ❤❤❤❤
@BushraSuleiman-i6i
@BushraSuleiman-i6i 3 часа назад
NAXRIS BADANAA MACLIMO🥺☺️ WALALNIMO ❤ILAHY HAKU CFIYO SUNDUSEEY😢AMIN
@Esma-s5e
@Esma-s5e 2 часа назад
Sundusey wilasha dhiige ku shuben msha allh❤teda kle xaflada ada leh ha deganto tariib fudedka guriga ugu tag😊adiga iyo walasha halmar holka isla so gala habenkas hala yaabo😮
@ayaanmuhumed174
@ayaanmuhumed174 40 минут назад
Waa talo fiican qaado sudusay adiga iyo hani habeeka soowada gala halmar
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 3 часа назад
Moclimuu Deeqaw cumeer zaki somali faadil alle markan dhaho faarax naxariis udaa dadbaa ilayaba sundusay legends kaas ilaasho walalaha walahi nin raga waligaa haka shikin ❤❤❤❤❤
@Shugri498
@Shugri498 3 часа назад
Sundus tintaada ha qaawin please sababto ah azxaptada OO dhan Alle dartii yeysan kuu nicin dhar said kugu dhagana ha xiran Fuddaydkana Iska daa waa iga talo
@ShukriCiise-qj1rr
@ShukriCiise-qj1rr 2 часа назад
Waano wllnimo❤😊🔥
@SagalMaxamuud-oc3kb
@SagalMaxamuud-oc3kb 2 часа назад
Waa sax abayo wlhi hadi aad tinta qaawiso meshas bankaga carari
@dhamaysdumar7147
@dhamaysdumar7147 2 часа назад
jah sundus willal qiimo badan baa haysata ilaasho saxibadaa😢❤❤
@Bahjuuniindhadeeqa212
@Bahjuuniindhadeeqa212 3 часа назад
Jah Wallnimo Macalimow ilaasho Sundus Waa kafara Farxadaduna jecelyhy❤Cumeer deqow Iyaguna waa sxbo jira Lagu tashankaro❤
@SahroxuseenSahro-k7z
@SahroxuseenSahro-k7z 3 часа назад
Sundus dar Alle Ayaan kuujeclahay apaayo❤🥰
@SuleekhaXasan-tz3yu
@SuleekhaXasan-tz3yu Час назад
Boqoradeeni yarissteydaa farxad ku nolow abaayo markasta farxasnow qalbiyyyyy sunduseyyy❤❤
@Thebeutyher
@Thebeutyher 3 часа назад
Allaha ku fududeeyo xaflad intas qof isku imaanayan ma hoolyare saa jeceshay iney ku noqoto rajeynaa keep going ❤
@Alisha-abdalla
@Alisha-abdalla 48 минут назад
Sundusey is deji waxwalba khayr bay kugu dhamanayan wakhtigaga qado adigon dhafar ahayn nastay habenkas hoolka xaflada imow mideda kale fudayd dhan habenka iska dhaaf qalbi waxad diyarsata hadal yar oo koban oo xigmadaysan aad so jedisid habenkas sii qoro isha’allah mideda kale asxabta wilalasha Ama gabdhahaba dadka fiican ee ku Garab taagan ilaasho oo so dhowayso oo walshod cml u dhaqaale wax la beerto dad baa ugu wanagsan sundusey dadka commentiga ay kusoo qoraana akhriso talooyin fiican bay kuso qorayan oo ku anfacaya marwalba ee qaado isha’allah❤
@User-wrg23se4
@User-wrg23se4 2 часа назад
Yrey sundus dhafarka iska ilali indhaha hostoda dhafar ka muqdo 😢❤
@jamiilamaxamed418
@jamiilamaxamed418 Час назад
Sunduseey abayo wlhi makeup la aanta qurux mashallh❤balasha indhaha foolxuno ka dhigaayeen
@TalisoCiise-f3c
@TalisoCiise-f3c Час назад
Sundus barada walhi gabar lugu dey ay thy m.a sundus guul wacan ❤❤
@sundusdaahir12
@sundusdaahir12 2 часа назад
dadka waxa la kala barta marka baahantahay iyo marka tahay basta macalimow iyo cumeer the goats❤️😍👏🏻
@farhiyoabdiqadirabdi
@farhiyoabdiqadirabdi 3 часа назад
Sundusey qali isdaji teeda kle xaflada adaa leh haka ciyaarin isdaji xooga fudedka adi io wllasha isla soogala xaflada ❤gbdhaha kle na hakadanbeyan
@falisShiikhDooncabdi
@falisShiikhDooncabdi 2 часа назад
Dadka waxaa lakabartaa malinka aad garabka ubahanthy marka macalimoow cumeer deqow Amira intaas way ku garabistageen adna saa ugarabtagnow makrkay kuu bahdaan😢😢😢😢❤❤❤
@HanaMoha-w8e
@HanaMoha-w8e 3 часа назад
Macalimow cumeer iyo deqow ilaasho walal hoya iyo aaba cml kunoqdeen Allah isku kiin dhowro❤
@SagalMaxamuud-oc3kb
@SagalMaxamuud-oc3kb 2 часа назад
Qalbi xabxab allh hakufududeeyo howsha abaayo guleyso ❤🎉
@AxmadKhayr-i8g
@AxmadKhayr-i8g 3 часа назад
Ala bila makeup ku qurux badanida sundusey❤
@IstaahilNuur-vf8lh
@IstaahilNuur-vf8lh 3 часа назад
Sundus xaflada xamasada intay ku qaado ha .fudadanin markaa hadlaysid iyo markad jasayso isdaji waa iga talo wlshei mcn ❤❤❤🫡🫡🫡
@rahaafhusein705
@rahaafhusein705 2 часа назад
Hhhhhhh sundus wa naag fudud lo qabn maayo
@Fathiibrahim5245
@Fathiibrahim5245 2 часа назад
Talo wllnimo😢
@SalmoCabdulahi-d6v
@SalmoCabdulahi-d6v 3 часа назад
Hore usoco abayo mcn sundus ayanle hore usoco❤❤🎉🎉
@legendkhayrovic1094
@legendkhayrovic1094 3 часа назад
alla nimaan walaal haysan ha cadaabin
@zahraabdirahman1357
@zahraabdirahman1357 56 минут назад
Walaley talo aankugu darsado Dadka hadee garabku siiyaan sigaara ugu mahadceli ee maantoodhan hasheegshegin sax qofka wee wanagsantahy inaa wanagisa sheegto lkn adigana waa dadashaa inaadan wax adiga qabsankarin oo marwalba garab ubaahantahay ayaa nadareensisa taasna adee hadhow kugu soolaabandoonta qofka wax ugabahato weydiiso sigaarana uga mahad celi oo anaga horteena hakeenin ilaa mararka qaar mooyane Guuleyso qaali🥰
@rahaafhusein705
@rahaafhusein705 2 часа назад
Cuumer io macalimow sideey ku ilashanayaan adna u ilaasho farxad qurux badan io xaflad kla kcsan bn ku rajyn sister
@nasiixamacalim1473
@nasiixamacalim1473 3 часа назад
Sundus Insha Allah xalfadada iney si qurxon kugu dhacda kurajeyneynaa 🥰🥰
@SalmoCabdulahi-d6v
@SalmoCabdulahi-d6v 3 часа назад
Wow manta waxa ahey qof ka ugu horeyo comment kabixinayo video ❤❤😂😂
@RaqiaAdan
@RaqiaAdan 3 часа назад
Abayo xaflada qof qof usoo gala sasay ku fiicantay ❤
@Naciimocabdik
@Naciimocabdik 3 часа назад
Sudus abayo ilaahay hagu garab istaago qalbi😢
@SahroQorane
@SahroQorane 3 часа назад
Sundus Qurux ❤❤❤
@fadumoYusuf-l7z
@fadumoYusuf-l7z 3 часа назад
Aww turuxleydeda 😍
@QamarHussein-wp7pf
@QamarHussein-wp7pf 3 часа назад
Sundus qurux bdn keep going congratulations 500k ❤❤ I can't wait xafladeeda❤🎉🥰😍💗♥️🌹❤️❣️🏵️🌷🪷💐🌹
@IfraaxSaacid
@IfraaxSaacid 3 часа назад
My queen hory usoco 🎉❤
@AdnaMoha-x4j
@AdnaMoha-x4j 3 часа назад
Sundus kulahaa Fans sundusoo dhan aboosto ha la idinka arko ma naga bixinee lacagta😅😅😅
@Haniguray2345
@Haniguray2345 3 часа назад
Masha Allah sister
@MaryamDahir-vh2xd
@MaryamDahir-vh2xd 3 часа назад
Wlhy malin taa Garab Ubahan tahy Qofka so istaga Garab kaga Mar naba ilaawi may sid mucalimo Waa Nasab kamila wlhy Sundus mucalimo ilaaasho Mar walba Garab Taag now Waayo Dhiig Kuushu Bay allow kudaaa mucalimo Waa wiil ad uwang san ina adeer Kaaa ilaasho Bayo Qali Ax😢😢
@Sumaya-zm8ze
@Sumaya-zm8ze 3 часа назад
Anaa u horeeya caawa❤😂
@Garaaado
@Garaaado 2 часа назад
Sunduseey abaayo plz habenka xalfadada maryo kugu fhagan ha xidahn fudedkana iska yaree si yaro dagan ujaas wlhy wa ku jeclhy ❤❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 49 минут назад
Masha"Allah ❤ Sundusteena Qaali Aroos Rasmi Aaba Lagaa Dhigoyaaa Miyaaa❤😂😂😂😂😂 I Love You Sundus Ayaanlle Horay U Soco Qaalli❤❤❤🎉💝💝💝🤲👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@Nasroketibe
@Nasroketibe 3 часа назад
Masha Allah wa iska jecalahay sundus iyo hani
@KowsarMahamed-d9s
@KowsarMahamed-d9s 3 часа назад
Nolosheydi sundsvall Ayaanle❤❤
@MaryamaXaajiabuukar-r5j
@MaryamaXaajiabuukar-r5j 2 часа назад
Sunduseyy wllhi Maclimo sida walashi oo kle bu ku ixtiraama wuna ku garab tagan yahay pyo ilaasho plz 😭💕
@MuxuboMohamedAbdirahman
@MuxuboMohamedAbdirahman Час назад
Sundusy ilaasho walalada wayo malinta garab ubahanthy bay ku garab tagnyhne❤😊
@AmiiroMuhumed
@AmiiroMuhumed 3 часа назад
m,a wlhy sundus dad badan baa garabkeda ka so moqan kln cumer oi macalimow m,a ❤wey garab is tagen 🎉
@Farhiaabdullahimaxamuud-bs9ms
@Farhiaabdullahimaxamuud-bs9ms 3 часа назад
Allaha kucaafiyo Abaayo❤❤
@IntisaarMaxamed-nj4zo
@IntisaarMaxamed-nj4zo 3 часа назад
Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran cimran team team cadnaan team armhna team ladan team 27❤
@AsmaAbdi-k4r
@AsmaAbdi-k4r 2 часа назад
TEAM sundus Ayanke sister bqoradaydii Qaali nolosheyda farxadn wans marwalba dadaal badan ❤❤❤❤❤
@Xaawo-o3q
@Xaawo-o3q 3 часа назад
Marka ku wan frsanaayo 👀 Wx kle ma imarnbo😂😂😂😂 l❤u Team 27
@Fathiibrahim5245
@Fathiibrahim5245 2 часа назад
Sunudusey wankujeclanhy inad farintayda arragta rajayna xaflad dagan ba quruxbdn dance gada hadaganaado fudfudydka yare marka hadlayso ha qalqalin siadag uhadal qurxon marka waxwalba daganaan haku ahadan say kugu qurxonadan plz madaxa haqawin dhar kadhedher haxiran dhar zaidkugu dhagan haxiran well done siqurux bdn inay kugu dhacda rajayna i.a
@fatumadiriye59
@fatumadiriye59 27 минут назад
M.a wa talo wanagsan❤❤
@aaliadahir5088
@aaliadahir5088 3 часа назад
Insha allah waxa rajaynaya inay noqoto tii uqurzaneed❤️❤️
@siyadmohamed7953
@siyadmohamed7953 2 часа назад
Wallalayal igu la saliya nabigena mohamed (scw)❤❤❤❤❤❤
@YaasminAbdinasir
@YaasminAbdinasir Час назад
ScW scw scw ❤❤❤
@Qali007
@Qali007 3 часа назад
Manshalah ❤
@Fatima-r9l7f
@Fatima-r9l7f 3 часа назад
Masha Allah sundus qimo badan ❤❤❤
@Sihaam-o5i
@Sihaam-o5i 3 часа назад
Love you sundus ❤❤
@IkraamAhmed-v3d
@IkraamAhmed-v3d Час назад
Mash Allah allow wiilsha nag qadin 🤲🤲
@YaasminAbdulaahiaxmed
@YaasminAbdulaahiaxmed 2 часа назад
Sundus.abaayu.dharsaaid.kukodha kan hasookashanen xalfada😢 Qalbi 🫶
@Akwadani
@Akwadani 58 минут назад
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@Maryama161
@Maryama161 2 часа назад
Wooow hani. Ayaanle welcome ❤❤❤
@adenamiiroali303
@adenamiiroali303 Час назад
Sundus wajigeefu in uu bararan yahsy baa moodaa iyo waliba surka ee gabdha maxaa kudhacay bisimkee❤❤❤.
@SalmaHafidh-bn2hy
@SalmaHafidh-bn2hy 2 часа назад
Waxaas aa jeceel lagadahaa😂😂 cumeer adhi model kadawa wareeeg😂😂😂 Ish cala Macalimow ❤❤
@FardawsaMohaa
@FardawsaMohaa 2 часа назад
Queenteena sundus ayanle😔❤️
@NaciimoQaasim-k6o
@NaciimoQaasim-k6o 3 часа назад
Sundus meday saxibadadi sharafey waadiga keliga rafadaye sorry yaah😂😂
@Intisarcreates
@Intisarcreates 3 часа назад
Saaxiib kabo wxaa la bartaa maalintaa u baahato😂😂😂
@NimcaCabdi-p2x
@NimcaCabdi-p2x 55 минут назад
sooy idinka marabin iney ka hardo maxa is badalay sooyda dhaheysan wey ku mahdisha ee kahar maxa caawo amiiro uwey dineysan Dee sidaa rabdan ayay wax udhacena dabal daga Dee
@FIlsanXasan-f9k
@FIlsanXasan-f9k Час назад
Team sundus ayaanle 🎉🎉🎉
@MARYAMA-cg3wn
@MARYAMA-cg3wn 3 часа назад
Anaa uhoreeyo isiii 😂
@rayaanaahmed8249
@rayaanaahmed8249 3 часа назад
❤😂🎉
@Anhaar-xw8hh
@Anhaar-xw8hh Час назад
Amiira ma isku dhacdeen
@marwanyare8624
@marwanyare8624 3 часа назад
Water gang❤🎉hambalyo sundus
@Ista565
@Ista565 Час назад
Amiira xaflad kulama qabanqaabineyso
@AminaAminasahra-p1q
@AminaAminasahra-p1q 3 часа назад
Sundusey illahi darti kujclhay ❤❤
@PhardowzaMohaaa
@PhardowzaMohaaa 2 часа назад
Boqradeyda sundua ayanle💋❤️
@AmoulMostafa
@AmoulMostafa 3 часа назад
😂😂😂😂😂 dharka sii diyarsada dagyso cumeer ma rooxan ahan ban idiinku nimanaa😂😂😂
@حواءحسين-ف8ف
@حواءحسين-ف8ف 3 часа назад
Sundus walagu yeshay sida ugashay kamirada caafimad malihid walagu yeshay sundus
@HalimoDhaqana
@HalimoDhaqana Час назад
Asc🎉xaflad wacan❤🥰🥰🥰🥰
@FatxiMahad-r8x
@FatxiMahad-r8x 3 часа назад
Cawa Qofka ugu horeyo noqday❤😅
@HayeeyHayeey
@HayeeyHayeey 3 часа назад
Waxan sugnaaba waa xafladaada❤💋😍💞
@NajmaEge-ov5fm
@NajmaEge-ov5fm 3 часа назад
Ana ugu horeyey mesha yala kle oo joga😢😊
@SumayaMohamed-k5w
@SumayaMohamed-k5w 3 часа назад
Sunduseey abayo Haarta ma makeup baa ku galsiiyay tolow 😢
@SumayomohamedAxmed
@SumayomohamedAxmed 2 часа назад
Boqoradeena sundus ❤❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 3 часа назад
Subxanallah ninka lagu hagajinayo salon dumar ma ficna waa dadka xumay magacoda ma rabo uf 🤧
@muhamaxamed9554
@muhamaxamed9554 39 минут назад
Nabarada awfaas mari hada taqaanid 😊
@osmandaad8275
@osmandaad8275 3 часа назад
Seexaarka iskiigadhaqeey waayaab😂❤❤❤❤❤
@Niimoniimo-m4z
@Niimoniimo-m4z 3 часа назад
Mansha allah
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 3 часа назад
Mashaa Allaah Gratulerer med dagen sunudusu🎂🎉🎊🎉
@zainabmohamudjama-bu3nm
@zainabmohamudjama-bu3nm 3 часа назад
Dadka inay hindi aqoon Monday bohod ajaahe aad u wanaagsan yahay jalow soco jiib gahwa ikeen qaxwe😂😂
@Ruunmuhumedali
@Ruunmuhumedali 2 часа назад
1:34 gabdhahaan ani waanba yaabee meeshii alle subxaanahu watacaalaa uu yiri jirkiina dhan astura maxey kas iyo maag banaanka ugu soo dhigaan qooraha😢
@AsmaReermagaal-lf3yc
@AsmaReermagaal-lf3yc 3 минуты назад
Sundustyda 🎉🎉❤❤❤
@mahdiaasma5773
@mahdiaasma5773 3 часа назад
Mashallah
@HareedMilaano
@HareedMilaano 39 минут назад
😂😂 Hani Ayaanle
@FaadumoYusuf-x2p
@FaadumoYusuf-x2p 3 часа назад
Ar heedhe maxas nagula hadasheen soomali laidunnogaayee😂😂
@KeynaanMohamud-qy8tp
@KeynaanMohamud-qy8tp 2 часа назад
Hi yarta waan kaa qaad nay is shid shidanaa shidan❤
Далее
9 BILOOD XANUUNKA HOOYADEEN NAGA SOO MARTAY AYAAN…?
24:41
XAFLADA SUNDUS AYAANLE IYO SHOOPING WADAJIR AH
11:08
Просмотров 10 тыс.
Физика пасты Карбонара 🧪🔬
00:57
новое испытание
00:40
Просмотров 314 тыс.
🎙А НЕ СПЕТЬ ли мне ПЕСНЮ?🕺🏼
3:06:10
ISKU DIYAARINTA XAFLADA IYO RAFAADKA ADUUNKA
12:25
Просмотров 23 тыс.
Физика пасты Карбонара 🧪🔬
00:57